Gabdhoow RAG Waakan Ee Yarkan Raadiya, Masha Allah😍❤️

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

Komentáře • 205

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Před 4 měsíci +4

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

    • @dofaali227
      @dofaali227 Před 4 měsíci

      Canada Toronto
      Halkee ka helaa

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 Před 4 měsíci +10

    Masha allah beautiful house and elegant i liked it as we somali our has always mess and overcrowded

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Před 4 měsíci +3

      I think we should stop buying things every now and then and become minimalist to live in a simple self breathing place.

    • @salmaabukar273
      @salmaabukar273 Před 4 měsíci +1

      @@nim5-r1v exactly

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Před 4 měsíci +8

    Waa run , ma malaynaysid inta jeer oo aan dad ku muranay fathia iyo diinteeda . Caad igama saarna inaad ku xidhan tahay diintaada iyo ilaahay ❤❤❤ guuleyso gacalo❤

  • @anabm.hussein7145
    @anabm.hussein7145 Před 4 měsíci +6

    I agree with you 100% illahay waa lala sheekaystaa oo wax walba si faah faahsan ayaa arimahaga looga sheekeeyaa wax walba raxmaanku saa u dalbatay baa yaad h helaysaa. Ahow na xalaal quute sadaqada iyo dikriga ku dadaala.

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye8049 Před 4 měsíci +5

    Masha alah fatxiyo dadkan warkoda ka bax way kaa muqta in ad gabar wanagsan tahay ragana wilkan oo kale ha noo badiyo

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q Před 4 měsíci +7

    Walaahi in badan adigaa ka diin jacel oo ka qalbi jilcsan waxaanad timid adigoo very young ah USA

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Před 4 měsíci +8

    Waa somali, carabaha ayuu ku koray, carabtuu la doodaa. ❤❤❤, waa halyeey.

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 Před 4 měsíci +3

    Walahi sh umal ama sheekh mustafe fadixayay adaa ka diin jecel. Waayo iyagu dhaqaale ayay ku raadiyan

    • @SakiMoha-qm5mi
      @SakiMoha-qm5mi Před 4 měsíci

      Nooga dhamow culumada naag yahow naaga kala arag
      Waan ku ogahay waxaad ku biirta qaybta xalimoyinka marka No problem Somalia khaniisin badani way joogan kula yaabi maayo
      Ee orad adna dabada udhigo cadaanka adiyo wllshaaba isku si hala idiin garaacee 😂😂😂

    • @mohamedsharif1266
      @mohamedsharif1266 Před 4 měsíci

      Adigiyo culimadaba anaa wasa khaniis tahaw fahamkiisu liita. Culimadu waa ayo ma kuwan somaliya xabaalaha ka dhigay ma kuwan caruurta fuula. Ma kuwan somali malaayiinka cilaaj ka furtay ee dadkui wada waalay ma kuwan aan ubadkooda kala aqoon ee bilaa dhaqanka ah guri xun baad ku soo kortay waalid wanaagsana kuna soo barbaarin qoraalkaga ayaa laga fahmaya. Cudur baa kaa buuxa iyo cuqdad. Wixii xun ba waa la sheegaya. Khaniis yahaw

  • @khadarhassan4366
    @khadarhassan4366 Před 4 měsíci +2

    Markay arintu diin soo gasho Khaladaad baa naga fakada Dadkeenan Duleyste iyo dhaqanka adag la dagaalamaya Marka waa inaan ka gaabsano .habaryar Guulayso❤

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 Před 4 měsíci +14

    Your house remains me the house I use to have in Norway before dulayste sell it 😢
    In Norway

    • @ZAhmed-jn2yq
      @ZAhmed-jn2yq Před 4 měsíci +3

      😢 sory duleyste is everywhre

    • @FauziaFarrah
      @FauziaFarrah Před 4 měsíci +1

      😂😂😂😂😂😂 maskiin.. buy another one inshallah

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před 4 měsíci +5

    Beautiful home and nature ❤❤ somalidu badankoodu qofkii ka fikir duwanaada waxay ku ahaabadeyaan diintu neceb yahy

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc Před 4 měsíci +14

    I know this guy, i watched most of his videos on tiktok, he's smart, out of the box and way better than duleyste but he has some weird traits,first he's anti arab he has an irrational hate towards Arabs then i found out he's qurani and quranis -if you don't khow- believe that quran is the only source of revelation in Islam and all sunnah is nonsense arabic books they do exist in some countries like Pakistan, do not confuse them with some people who criticise some hadiths, i myself believe that all hadiths are not valid, every unreasonable hadith which goes against the quran is false even it's in sahihu al bukhari but quranis denied all hadiths and that's dangerous as a Muslim

    • @suhassan937
      @suhassan937 Před 4 měsíci +4

      Mash Allah wlhi u just said what I hd in mind jzk

    • @FF-by6ci
      @FF-by6ci Před 4 měsíci

      Arabs treat Somali People and other blacks worse than dogs, perhaps you haven't lived in any Arab country working low paid jobs, but they treat their workers inhumanely. As for his personal beliefs, thats between him and his God. He can be an athiest for all I care as long as he is for Somali people and for Somali culture, no one needs to have an Arab culture in order to be Muslim.

    • @Haffsah0
      @Haffsah0 Před 4 měsíci +2

      Well educated human🎉

    • @mohamedkhalif3938
      @mohamedkhalif3938 Před 4 měsíci

      Naagtan waay waalan tahay, shaqay3lo faarax kuma donaya, dee maraykanka lasheekeeyso

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Před 4 měsíci +5

    Naa waa fariid yar kani mashallah ❤❤❤❤

  • @arilleyspro6060
    @arilleyspro6060 Před 4 měsíci +7

    Beautiful home Masha allah❤

  • @kayy5516
    @kayy5516 Před 4 měsíci +2

    Dua should be SMART ( specific, measurable, attainable, realistic and timely)

  • @hawomohamed8775
    @hawomohamed8775 Před 4 měsíci +4

    Masha Allaah tabarakallaah guri qurux badan weye Illaahay haku calfo fadxiya albabada guri cidna ha tusin iyo meelaha lagasoo galo please 😅

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 Před 4 měsíci +2

    Ma sha Allah
    Very unique
    Stylish n expensive products with quality.

  • @zuhurali5477
    @zuhurali5477 Před 4 měsíci +2

    A/c fadxiye walaal ha ujoojin camasiirta iyo dadka xun alle ha kaa xiftiyo ninka aad guursatana alle ku qoray oo sawj salixa alle ha kaga dhigo walaal qaali alle ha ku xiftiyo adiga iyo caruurtaada iyo sawjkaaga alle ha ku xiftiyo ❤❤❤❤❤❤❤faraxad ku noolow❤

  • @burco7626
    @burco7626 Před 4 měsíci +2

    Salaam, beautiful soul 💕
    Whatever he is is between him and Allah, swt. If you think differently from Somali's, they will see you as a threat
    He is a very intelligent young man, masha Allah.

  • @deeqajamaali9906
    @deeqajamaali9906 Před 4 měsíci +2

    Mashallah nag karti badan bad tay wll qali gurigaga sad ubahaysay baba ka helay allah haku xafido adiyo famligagaba xasidkagu allah ha ka qabto🥰

  • @malakaaay
    @malakaaay Před 4 měsíci +10

    wiilasha qoyan baa dhashay Naagaha somaliyeed ayaa xun oo si xun usoo koriyey wiilasha . dhibka haysta wiilasha waa qabyaalad taasna naagaha ayaa kusoo bar baariyey 😢 markey isku duulayaan wiilashu naagaha somaliyeed colaada ayeey sii oogaan sacab keey u tumaan 😢😢😢

  • @yasmiinanas6303
    @yasmiinanas6303 Před 4 měsíci +3

    Mashallah beautiful house symbol and classic 👍♥️♥️

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad Před 4 měsíci +3

    Mashallaah Allahuma baarik guri quruxbadan❤

  • @khadramohamed1716
    @khadramohamed1716 Před 4 měsíci +2

    Wow. He’s so young too and they should learn from him Faraxyaasha

  • @user-hg3ft4yg4q
    @user-hg3ft4yg4q Před 4 měsíci +4

    Masha allah it’s so beautiful ❤

  • @dekahaji
    @dekahaji Před 4 měsíci +4

    Beautiful house allaahuma baarik.

  • @fatumoabshir6357
    @fatumoabshir6357 Před 4 měsíci +4

    Habo wiilka aad so sartey waxay ku haystan oo gaal ku dhahaan wuxuu yiri xaawo iyo nabi aadan csm ma jiraan buu dhahay cadan hayley keeno markii dambe wuxu dhahay wan tobad keney dhaliyarnima kentey sanado ka hor ahayd talyanigu jogaa tahrib ku yimid

  • @canbaro-p2t
    @canbaro-p2t Před 4 měsíci +4

    Nothing is wrong with following the Quran but we can't deny the hadith and the sunnah of the prophet Mohammed scw

  • @funfamily3902
    @funfamily3902 Před 4 měsíci +2

    Fathia,
    You are so funny yet honest. I like when you imitate your (abtiyal) side.🤣🤣🤣

  • @Anbaro.
    @Anbaro. Před 4 měsíci +3

    Asc walaal Farhiya waan kuu nasteexaynayaa wixii aadan garanayn oo diinta ah ha ka hadlin.
    Quraani dadka ah Xadiis ma aaminsana ogow maaha in ay qaar diidayan qaarna yeelayan.
    Waad fiican tahay walaal ee diinta iska ilaali.

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Před 4 měsíci +1

    I'm not a fan of open plan but your house looks nice. Mashallah mar adigoo gardenka fadhiga inoo soo duub!

  • @positivenergy6232
    @positivenergy6232 Před 26 dny

    Fadxiya waxan ogahay dadkeena somaalida ah waxan filayaa 100 sano oo danbe in ay na marna Fahmi karin u jeedada Nolosha ama the point of the life. Waan jeclaan lahaa hadii 5% ay u fikiri lahaayeen sida wiilkaa yar dadka aduunka Waa ban lakaftami lahayn. Fadxiya aad baad u samirbadantahay waxaa tahay qof muhiima much love ❤️💕💚 Allah bless you my dear sister

  • @meyranomar140
    @meyranomar140 Před 4 měsíci +3

    Masha Allah perfect said❤❤❤

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 Před 4 měsíci +3

    Habo macan please caradada yey ku qaadin awal baaba cadowgagu badnaye
    quraniyiinta waa la sheegey iney soo bixi donaan oo aaqiru zemenka kow fiqigaa oo axkaantii dhameyd ee cibaadada ayaa la inkirayaa second na axaadiithta oo alot of axaadiith baa la inkirayaa oo qur,anka bes baan aamin sanahay bey dhahayaan laakiin ma fahamsana quraanka lagu ordayo in axaadiithta lagu fasirey oo nabiga scw qowlkiisii uu yahay fiqigana yacni cilmu axkaamtana axaadiithta lagu fasirey
    Marka dadkan wareersan yeysan arimo diimeed afka kuu gelin xabibty ❤️
    Thanks 😘

  • @hiboawciise5433
    @hiboawciise5433 Před 4 měsíci +1

    Maanshaa Allaah kanyari aqli badnaa dadiisa iyo ismale maskaxdiisu waaliil aad uyar aqli qofwan ALLAAH kudeeqay yaasalaam ALLAAH habarakeeyo

  • @beyourself9293
    @beyourself9293 Před 4 měsíci +2

    Fathia guriga quruxda badan MashAllah 🥰 Dulayste hakaa cawryo, kuligood qol qudhmay bay ka so hadlaan 😂😂

  • @xaliimoxayi5597
    @xaliimoxayi5597 Před 4 měsíci +3

    Qurux badanidaa mashllh tabaraka raxmaan❤🎉

  • @sadiaabdulahi6311
    @sadiaabdulahi6311 Před 4 měsíci +1

    Fathiya qofkii khaldama asagay utaalaa lkn waxaan ku oran laha ha dambaabin adigoo is oranaya qof iska celi waayo qofku hadii uu Hal xadiis diido wuu kabaxayaa diinta.

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 Před 4 měsíci

    Wish You great weekend Habo Fathia. I already called me (i love caadan ) i told them be nice to others. So I move on and I pray for Humanity Habo Fathia. Alhamdulillah everything from God Our Creator. Habo don't listen to haters Habo God blessed you every life moments 🙏🏻🙏🏼🙏🏼🙏🏻♥️♥️♥️♥️♥️

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Před 4 měsíci +3

    Waa saxantahay wiilkas yar ayagii ayaa ku hoos nool dumarka guursaday wey caynayaan

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 Před 4 měsíci +1

    Maasha allaah fathia qalbigaga ayaa nadiifa qofka marka hore waa inuu qalbigiisa nadiifiyaa markaa ayaa waxkasta Ilahay kuu furfurayaa

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n Před 4 měsíci

    Ayada wixii amaana waa rag intakalena rag maahan yaab waa layaab hanooso laabane namood umada ilhy hakaa qabteeoo alle haku soo hadiyeeyo

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 Před 4 měsíci +1

    Masha allh qosolkaga waa sun ta duleeste ha kaga ilmee siisid kuma Wayne libaxadee na cimriga iyo caa fimadka allha kuu bara keeyo oo cibadoleh aaamiin ❤❤❤❤

  • @MuadGahiye
    @MuadGahiye Před 4 měsíci +2

    Fathiyay diintu caqli iyo fikir maha ee ka gaabso qofkii xadiiska rasuulka hadal ka keenaa waa isaga oo quranka hadal galiyay mid ma rumayn kartid midna kama tagi kartid ee walalo arintu markay diin gasho ka gaabso aakhiradada ilaashu waxay kula tahay maha diintu
    Rabi hana sugo khatima wanaagsana hanagu dilo

  • @FaraxMaxamud-dt5gn
    @FaraxMaxamud-dt5gn Před 4 měsíci +1

    Quraaan qof cid kumagaya hada aragto wa mid xadiis aan saxiix ahayn daliishanaya o raba inan laga hor imaan

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 Před 18 dny

    What an amazing young man, thank you habo, love you.

  • @hamdahabimana8399
    @hamdahabimana8399 Před 4 měsíci +2

    I have followed this young man since those beginnings on TikTok, I really love him. recently I came across a live show where a group was insulting Somali women married to foreign men. When I said so to post their photos to you, I was blocked.

    • @nurdadiini5992
      @nurdadiini5992 Před 4 měsíci +1

      Muhiimada ma ahan guurka ee waa in gabadha soomaliyada ah Muslimada ay guursato nin muslim cadaan, madow iyo casaan ma ahan muhiimada😊😊

  • @fmohamed5930
    @fmohamed5930 Před 4 měsíci +2

    Maasha Allaah wallaale Fadxiyay keep going don't listen to them

  • @nimoElmi-pn9ki
    @nimoElmi-pn9ki Před 4 měsíci +2

    Mashaa Allah fadxiya waad ku saxsantahay inaad natusto wayo friends kaagan nahay

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Před 4 měsíci +12

    It's true , I also trust quran morethan anything else, There is many baseless hatheses. So we have to be very careful , what we believe and we have to check if the hadis is base or has a link to quran . Period ❤

    • @She_knows
      @She_knows Před 4 měsíci +4

      What I do is I do not take any Hadith that contradicts the Qur’an. The Qur’an is the first source of reference for Muslims and the Hadith is to interpret that so a Hadith contradicting the Qur’an is huge red flag that it was probably made up.

    • @ummyusufsadiiq7828
      @ummyusufsadiiq7828 Před 4 měsíci +2

      The quran and the sahiih hadith go hand in hand as there is no Islam without Muhammad (Saw).
      I think the point is that we have to look into the authenticity of all hadith before we practice and teach it because to leave authentic hadith is to deny Muhammad (Saw) moreover we know that there is no innovation in religious matters.

    • @nugaal012
      @nugaal012 Před 4 měsíci

      I am afraid you are wrong about the Quranisys. They are a sect that solely believe that the Quran is the only authority that is rightful guidance and reject the Sunnah of the Prophet Muhamed. However, their views are rejected by the fast majority of the muslim scholars. The fact is without Hadiths we, muslims, would not have known how to perform prayers. The Angel Jibriil had shown the prophet how to perform the rituals and pillars of Salah. Thus, the instructions of how to perform muslin salaat have been introduced through the ahadeeth of the prophet. (SAW). This is just one example. But the fact is that Allah has commanded us to the follow the prophet if we were true believers. Quranists are threading on a thin path.
      يَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓا۟ أَطِيعُوا۟ ٱللَّهَ وَأَطِيعُوا۟ ٱلرَّسُولَ وَأُو۟لِى ٱلْأَمْرِ مِنكُمْ ۖ فَإِن تَنَـٰزَعْتُمْ فِى شَىْءٍۢ فَرُدُّوهُ إِلَى ٱللَّهِ وَٱلرَّسُولِ إِن كُنتُمْ تُؤْمِنُونَ بِٱللَّهِ وَٱلْيَوْمِ ٱلْـَٔاخِرِ ۚ ذَٰلِكَ خَيْرٌۭ وَأَحْسَنُ تَأْوِيلًا ٥٩
      O you who believe, obey Allah and obey the Messenger and those in authority among you. Then, if you quarrel about something, revert it back to Allah and the Messenger, if you believe in Allah and the Last Day. That is good, and the best at the end.

    • @nabaadlove6019
      @nabaadlove6019 Před 4 měsíci

      @@ummyusufsadiiq7828
      Exactly, that's what I meant, hadith have to have direct link to the quran. If it contradicts to quran, than there is no no.
      Allah says in the quran think and be critical thinker, do not listen every one who's dressed like a sheekh. If sheekhs can make mistakes.

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 Před 4 měsíci +1

    Maasha alaah qof reer magaal ah guri uu sharaxay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @STR1KER_EDITS
    @STR1KER_EDITS Před 4 měsíci +1

    Asc fatxiyaay, walal Canada ayaan ku noolahay. Waxaan jecelahay ama aan ku hamiyo inbadan adiga ayaan iska midney. Waxaan rabaa walaal inaad noo soo samayso video aad kaga hadlayso ama kula talinayso tallaabooyinka ugu fiican ee la qaado markaad rabto inaad guri ka iibsato qurbaha.

  • @shiiddo
    @shiiddo Před 4 měsíci +2

    masha allaah masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaarsheempire8827
    @kaarsheempire8827 Před 4 měsíci +2

    Wow wiilku run badanaaaa 😮

  • @user-lu8vx9bb6x
    @user-lu8vx9bb6x Před 4 měsíci +3

    Dabi ka wayni ma jiro in qof gaal lagu tilmaamo
    Adoon hubin

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 Před 4 měsíci +2

    Masha Allah aad baad u qurxbadan tahay habo

  • @user-lu8vx9bb6x
    @user-lu8vx9bb6x Před 4 měsíci +6

    Dulayste
    Danayste
    Dayace
    Dibindaabyeeye

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Před 4 měsíci +1

      😂😂😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 4 měsíci +1

      Dakhare
      Dilaaciye
      Darxumeeye
      Dildiliye
      Dooxe

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 4 měsíci +1

    What a great young man wallah

  • @aniisohareed6958
    @aniisohareed6958 Před 4 měsíci +1

    *Anaa Qur,aaniyada Nabi muxamedna scws waan jeclahay wuxuu noo keenayba waa quraan nabiguna dhaqanka quraankuu na baraayey❤❤.*

    • @hallad598
      @hallad598 Před 4 měsíci

      Qur'aani walaal sidaad u fahantay ma aha. Qur'aani waa koox ama firqo diiddan xadiiska oo idil. If you got time, do on your research on quranite sect.

  • @Sahra881
    @Sahra881 Před 4 měsíci +2

    Maansha alaah youtube ma leeyahay wiilka Habo?

  • @user-pw4vg5ci1u
    @user-pw4vg5ci1u Před 4 měsíci +2

    Mashalaah beautiful 😊

  • @The4a.m
    @The4a.m Před 4 měsíci +2

    Exactly 👍🏼

  • @The4a.m
    @The4a.m Před 4 měsíci +1

    😂😂😂😂 farxiyaay waakugu waashteen habo Allaha caafiyo duleeste wuu dhibanyahay 😅

  • @Nasrayusuf8985
    @Nasrayusuf8985 Před 4 měsíci +1

    mansha allah tabaarakallaah allah ha idin xifdiyo habo I'm so proud of you guuleeysta aduun iyo aakhiroba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muhiim701
    @Muhiim701 Před 4 měsíci +1

    Masha Allah tabaraka Laah. Allaha kuu barakeeyo inta aan heysan Allaha u kaso

  • @Lovelyyy-i6v
    @Lovelyyy-i6v Před 4 měsíci +1

    MashaAllah caqliga Allaha kubarakeeyo

  • @suubanaliquwaax3516
    @suubanaliquwaax3516 Před 4 měsíci +2

    Xabiibtii Quran’s waxaa weeye Dadka quraanka kaliy Aaminsan oo Diiday Xadiista oo dhan Nooca uu Rabo ha ahaadee . Saas baan maqlay

    • @GuledAar
      @GuledAar Před 4 měsíci +1

      Diintu fikir jyo waxay ila tahay ma'aha, hadaad maanta axaadiista diido bari na aayadaha ayaad diidi doonto.

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 Před 4 měsíci +3

    Yamani maaha waa wiil majeerteena

  • @nima3696
    @nima3696 Před 4 měsíci +3

    beautifull house but too much materials..

  • @baroenglishwithameeramohamed
    @baroenglishwithameeramohamed Před 4 měsíci +1

    ASC qaali waan ku salaamay/ Guuleyso.

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Před 4 měsíci

    Farxiyooy ragii somaliyeed tabartoodii waxay noqotay inay gabar somaliyeed cayan oo googaradahooda kalala dan , سبحان الله ilahow haday hadii hanuun uqoran yahay waxaase ragga kasii xun gabadhii usoracda inay gabarkale socayso ma ilowdeen idinkuba inad gabdho tihiin oberi kuso cayn

  • @user-fz6pf2pj1n
    @user-fz6pf2pj1n Před 4 měsíci +2

    Maxaad u badale talagada hadaynan waxa qabeen sis😂

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x Před 4 měsíci +2

    Asc Fathia abaayo wiilka yeree Somali px1 Ayaan tegey tiktok isagoo leh dad baa soo qaatey sawiro iyagoo leh waa gaal isagaa u jawaabey dadka isagoo leh qofkii qof dhahaya Laa Ilaaha Maxamed rasuululaah. Yiraahda waa gaal qofkaa diinta waa ka baxay waana runtiis ee abaayo Somali waa waasheen ee maaha gaal wiilkas ee yaan been laula soo cararin qaali sis ❤❤❤❤❤❤👋👋👋👋👋🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🌹🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖💖🤫🤫🤫🤫🤫🤫

  • @hodanjama2924
    @hodanjama2924 Před 4 měsíci +1

    MashaAllah it’s beautiful home

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 Před 4 měsíci +2

    Allah ha kugu xafido Ameen

  • @Sonic-860
    @Sonic-860 Před 4 měsíci +1

    Mashll every simple and cute ❤️🥰🥰🌹🌹

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před 4 měsíci +1

    Waa naagta aan ka yaabay oo iga shaah cab badan anigu 7 waarkoow ah ayàan Ka dulboodaa maalinkii.

  • @user-hg3ft4yg4q
    @user-hg3ft4yg4q Před 4 měsíci +2

    Masha allah

  • @AhmedMohamed-kv2mx
    @AhmedMohamed-kv2mx Před 4 měsíci +2

    Nice house tour edo

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 Před 4 měsíci +2

    Maashaa allaah gurigaagu waa qurux

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 Před 4 měsíci +1

    Qordheere is brilliant 😊

  • @zahramohmed6566
    @zahramohmed6566 Před 4 měsíci +1

    Masha alah he is handsome

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 Před 4 měsíci

    Jaahilliin ha ujawaabin because qiimahaaga ayaa kaqaalisan fathia

  • @fadumohassan4154
    @fadumohassan4154 Před měsícem

    Farhiyo waxan u bahanay saliida ee halkee ka heli karaa

  • @maryanhaji1053
    @maryanhaji1053 Před 4 měsíci +1

    Masha’ALLAH

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 Před 4 měsíci

    Allah qof walba naftiisa raaciyey lakin somalida waxaa la raaciyey umada kale. Waa gaal wuu neefsadey wuu dhuusey Shaqa kale maleh

  • @FaraxMaxamud-dt5gn
    @FaraxMaxamud-dt5gn Před 4 měsíci +2

    Farxiyo qosolkaagu waa funy

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji Před měsícem

    Alla Wiilka Run badanaa and he is very handsome ❤❤❤❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 4 měsíci +2

    sug quraaniyinta wa dad quranka inyar ka rumaysan xadiisydna diida dhamantooda marka dadkasi maha dad hagagsan quraniyin ma aminana quranka odhan inyar bay aminaan faraxiya hubi dadkan adaa yaabi doona iyaga quraaniyin la baxay maha in quranka lagugu maayo dadkasi xadina ma ogola quranka sidan ku shegayo ma wada aminsana wa dad belayo heshan wa firooyinki la sheegay loo kala baxayay mid ka mida

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 Před 4 měsíci +1

    Masha Allah hoom ❤❤

  • @sadiaabdulahi6311
    @sadiaabdulahi6311 Před 4 měsíci

    Fathiya wiilkaan waxba ha taageerin wuu kabaxay diinta marka qof ilaahay gii asaga abuuray beeniyay maxaa wax laga qaataa?

  • @umuzaynab4749
    @umuzaynab4749 Před 4 měsíci +1

    Maashallaa fatxiya❤❤❤❤🎉🎉🎉i love you huuno❤❤❤

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Před 4 měsíci +1

    That is true❤❤❤

  • @maysuunodawaa1679
    @maysuunodawaa1679 Před 4 měsíci +1

    Wiilkan waa mj wana reer bosaso wuxu joga talyaniga

  • @OGADHIINLEY
    @OGADHIINLEY Před 4 měsíci +1

    Waaa guri quruxbadan

  • @joeyyousuf3206
    @joeyyousuf3206 Před 4 měsíci +1

    Salaan sare good harted sister

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 Před 4 měsíci +1

    90% waa lazy xaqiiq da Ragga hada jooga nah walahi xoolo wey ka liitan ama yeela dheh ama ha yeelin noloshoda dhan waxey noqo tey Dumarka in dirac ku dhagan. Hal kii qof oo ka maskax fiican dagaal iyo ceeb in u raadshan ayey u raadiyan.

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji Před měsícem

    Waa inan yaroo aqli badan ❤❤❤❤

  • @degaa1276
    @degaa1276 Před 4 měsíci +1

    Abayo hadhageesan dadkaa

  • @samireabdi6855
    @samireabdi6855 Před 4 měsíci +1

    Inankan magacii fariid ka ah