Gabadhii Laaluushka U Gaysey Jurorkii Kiiskii Dadkii Lagu Haystey Lacagtii Caruurta Oo La Qabtay🤔

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

Komentáře • 142

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Před měsícem +8

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

    • @iskufilan174
      @iskufilan174 Před měsícem

      I try to order fadxiyaay waa 11 number oo furaha ku jiro

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 Před měsícem +17

    SOMALI MARYOLEY Caalamka 200,, Sano AYEY Kadanbeyan ,, Waxa Fiican wey Necebyihiin Waxa Xuna Wey Jecel Yihiin Subhanallaah 😊

  • @zarahhassan4823
    @zarahhassan4823 Před měsícem +5

    I will be forever grateful that I’m a citizen of America!
    I will never break any law

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 Před měsícem

      What a beautiful place to live in if we telling the truth wallahi !

  • @kaltunfarah1006
    @kaltunfarah1006 Před měsícem +6

    Mansha alah inabti anigu qosolkaga mansha alah iyo afkaga quruxbadaan ban ku dawada somali wax badan lahadshay haday wax maqlayan ❤❤

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 Před měsícem +8

    Caku Somali marki asxaan losameyo maxay Jisarnimada uffff

  • @sabrinibrahim3629
    @sabrinibrahim3629 Před měsícem +4

    You look so gorgeous Masha'Allah habo

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 Před měsícem +7

    Ilaa shaylay waxan dhahayey farxiya gorme sogalaysaa ❤❤

  • @barni5847
    @barni5847 Před měsícem +9

    Tuug ka nacasaysa abiid man araag

  • @DRasmamaxamed
    @DRasmamaxamed Před měsícem +1

    Habo fatxiya cabsiiye ❤ well organized person ayaa tahy habo you are my role model runtii waxbadan ayaa dadka uxaqiijisay thanks for the energy aad ku bixinayso si aan wax badan u ogaano alle grants you janah ameen ameen

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 Před měsícem +6

    Maclaa xawayanka u tirsan iskada dadkee

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Před měsícem +2

    My beautiful inadeer 😊ASC we love you😊

  • @fauziahussein565
    @fauziahussein565 Před měsícem +3

    Ilaahow fatxiya aysan nadabagelin😂😂😂😂😂😂

  • @aminayusuf517
    @aminayusuf517 Před měsícem +7

    SubxanAllah miskiinta 30 kun maxay tartaa, may shaqayso mid xalaal ah?

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 Před měsícem

      Yes I swear i was thinking that she get about a half a million or so😂 what is thi???

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před měsícem +9

    Dadkaan asalkooda wa umad meel baas oo kakuma iyo Dadaab oo kenyati musuq isla walaqanjireen then America ayaa loo soo qaaday! Kakuma iyo Dadaab system ayaa wada saaran! Real fugees swim the channel

  • @ayaanlooyarkadumarka9212
    @ayaanlooyarkadumarka9212 Před měsícem +6

    What was he thinking 🤔 markaasookale I feel like Somalidu waxay umaleeyaan dadku sidooda oo kale xawayaan yihiin 😮

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 Před měsícem +8

    Very corrupted people

  • @azuz1698
    @azuz1698 Před měsícem +6

    Obviously they know nothing about the American criminal justice system. So dumb.

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Před měsícem +3

    Waa Baqtiyaay sidaan u khoslayay.

  • @user-vi1tp6kz5t
    @user-vi1tp6kz5t Před 26 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤farxiya guleso macaney

  • @Mahammmedi
    @Mahammmedi Před měsícem +3

    J uriga wa gabar Somalia 🇸🇴 amina her name proud of her

  • @SuhurAdan-fi3ke
    @SuhurAdan-fi3ke Před měsícem +6

    Alla live kaagu wuu idhaafay waa sugayeye waxaan soo xasuustay maalinkii aad lahayd haddaa lasoo qabanayaa tii lacagta gaysay kkk

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před měsícem +1

    Naa fadxiya habaryar macaanto wallaahi waayaab waa laqayliyay waa la aamus umadaan xagee loosocdaa bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi

  • @KhadroAli-fz1jt
    @KhadroAli-fz1jt Před měsícem +6

    Wadamada baaba oodhan waxala degay musuqa iyo baqtiga ay caadaysten sharciga labaal maro Africa iyo Asia yaba howbadnadane

  • @subanjibriil3607
    @subanjibriil3607 Před měsícem +7

    😂😂😂sadex nin oo walalo ah reer dhan oo tuug ah aya galaftay

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před měsícem +2

    Walahi somali wa dad wareysan intey jogan maba atsan kafakarin

  • @IsraCabdinasir-oj8sj
    @IsraCabdinasir-oj8sj Před měsícem +1

    You made my day habo i love you 😂😂

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před měsícem +2

    😂😂😂😂😂😂 fathiyaay allow ku xafid , ❤❤❤❤❤

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před měsícem +5

    Shekadaan see iso socotay balad kaaga ayeey isku soo kobtay!

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 Před měsícem +1

    Waasaarney xaajiyo like .walahi waa caruur masaakuina oo aan aqoon waxy sameeynayaan waa grnwaayeen in la dhageeysanyo .

  • @abdirahmanmohamed779
    @abdirahmanmohamed779 Před měsícem +1

    Asc walaal waxaan way na cebeeyen ilaah hana asturo

  • @farhiogure3691
    @farhiogure3691 Před měsícem +1

    You are funny😂😂😂

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před měsícem +1

    Haa wallaahi movie gii bay run moodeen

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 Před měsícem +2

    Waa caab supxanalha

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 Před měsícem

    This is beautiful sis❤

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 Před měsícem +3

    Walahay waa sheeko mucjiso ah subxanallah ilahayow naxafid aduun iyo aakhiroba amiin yaa allah walahay calosha I xanuntay bal dadkas walidkii dhalay haday nol yihiin maxay daremayan?

  • @ismahanabdi9389
    @ismahanabdi9389 Před měsícem +1

    Good job

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 Před měsícem +2

    Dubai is Number One for dhinaca kamaradaha la daawado xata huudheelada la seexdo wa lagu daawada

  • @ru.storytimeanimation3103
    @ru.storytimeanimation3103 Před měsícem

    ❤❤❤❤asc walaalo qali

  • @kaltunfarah1006
    @kaltunfarah1006 Před měsícem +3

    Farxiya wa runta dhikar ban qaba milixda daa baa lay dhaha mana dayo ala run badanidaa

  • @faadumomohamed4630
    @faadumomohamed4630 Před měsícem +1

    Mashaallah Fathia xaqiiqda ayaad ka hadashaa 😂😂😂😂

  • @hodhare961
    @hodhare961 Před měsícem

    Fatxiyay meesha wax baa ka dhacay kk noolow sister

  • @Humanity894
    @Humanity894 Před měsícem +7

    she could've watched fbi files, it would have saved her from this lol. She watched too many action shows.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem +1

      😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem +1

      Weliba kuwa hindida ayeey badsatay😂😂

  • @fadumaabdulle9728
    @fadumaabdulle9728 Před měsícem +2

    Asc

  • @hana8824
    @hana8824 Před měsícem +1

    Magafeyaasha qaarbaa Somali ah meelwalba waanku jirnaa

  • @husseinahmed8244
    @husseinahmed8244 Před měsícem

    Hadalkaada ma xumo lkn waxa haleenaayo waa qosolka badan

  • @AbdirahinomarGedi-ls1ez
    @AbdirahinomarGedi-ls1ez Před měsícem +1

    Asc habo fathia absi ❤gabar waa wye cida salnata kaqadeýso

  • @burco7626
    @burco7626 Před měsícem +1

    Salaam, beautiful soul 💕
    This is nonsense 😒 in this day and age they think they can behave like this and get away with it.
    I hope they get thought a lesson they never forget disgusting.

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 Před měsícem

    Masaakiin way ceeboobeen

  • @nimcomohamed3784
    @nimcomohamed3784 Před měsícem +1

    I’m sorry the family of the 3 guys. But your reactions got me dying 😂😂😂😂😂😂😭😭

  • @Sahra881
    @Sahra881 Před měsícem

    Istaaq furullaah

  • @hananismail3157
    @hananismail3157 Před měsícem

    Miyeey waalayihiin

  • @DunXarirachannel
    @DunXarirachannel Před měsícem +1

    😂😂 somalidu tuugnimada doonimada uu dheerr qof la hasto ayu wx uu diraya😂

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před měsícem +2

    War anaga yaab aragnay. Farhiya

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před měsícem +1

    Im trying to order from you i couldn't do it please help me with fadhiya❤

  • @manaan-v2r
    @manaan-v2r Před měsícem +1

    Asc
    ❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před měsícem +5

    James Bond filimadisi iyaay dawatay iyado lulonaysa miskintu😂😂😂 mida kale dadkasi qurba ma goor dhaw bay so galen wayo badhista dabiyada aad bay ugu adagyin reer galbeesku meel walba cc kaam iya ugu xidhan irbad dhulka ku dhacda kama qarsomeyso

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 Před měsícem +1

    Waxaan sidee uku soo dhaceyn dadkan caqlika waa horo ka istagay laxowla wala quwat 😂

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před měsícem +1

    Meesha ma Somalia Bay moodeen

  • @Muxmux238
    @Muxmux238 Před měsícem +1

    You are so funny farhiyo 😢

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 Před měsícem +1

    Somalida reer kuunfureed wa wada tuug waxa aan aaminsanahay in uu ciyaal suuqa reer waqooye uu ka daacadsanyahay Sheekha reer kuunfureed

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Acuudu bilaah xageed dadka dhan iskugu qabatay?

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem +1

      Somali tuugnimada iyo inay wax dhacaan caadi bay latahay familygaaga ayaaba ku dhacayaa markaad wadanka ku soo laabatid dhaqanka tuugnimada weyka simanyihiin ama waqooyi ama koonfur.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      @@sunshineseaandvitamind8620 Umad laga acuudu bileeyso ayaanu nahay. Subxaanaka yaa cadiim.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem +1

      @@sunshineseaandvitamind8620 Msalinkasta waa ceeb hor leh, maba daalno mana isla yaabno, RABBI YASSIR

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Před měsícem +1

    Fadxiyaa waa runtaa somalida tarbiyada ayaa ka halowday

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 Před měsícem +3

    inabti you tell truth but it hurts from them they not think what they doing before the something happens don’t play games for this country lol carefully 😂😂

  • @niss799
    @niss799 Před měsícem +1

    I can watch you and Candace owns cover the most boring and annoying topics 😂 your humour is unmatched habo ❤️❤️

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x Před měsícem

    Wall Fathia waxaan ku soo gudbiyey wiigii hore walaahy anigoo Uk 🇬🇧 joogo ayaa Wlhy qajiley I am sorry 😢 😅😢😅Wlhy wey waasheen oo miyeey xishoonay kuwanigaa ka naxey markaan arkey 3 walaalo ah oo tuuga ah sorry 😢😢😢😢😢😢😢

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 Před měsícem +1

    😂😂😂😂 Balaayo aan kaa qoslin balaayo maaha .

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Před měsícem

    Jinnkayga baa ku jecel absiiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před měsícem +1

    somali indho adkaa ,,laaluush ayay meel kasta la taaganyahin

  • @caashayarcaashayar8488
    @caashayarcaashayar8488 Před měsícem +1

    Is the juror Somali ? Is Ladan the transporter ? What a waste of opportunity this young beautiful lady put herself into!

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 Před měsícem

    Fatxiyay ma faqash baa?

  • @munaa7
    @munaa7 Před měsícem +3

    Actually I like it this way it’s like you sitting right in front of us..they trying to copy TikTok.

  • @user-jk7fi5oz2f
    @user-jk7fi5oz2f Před měsícem +2

    Somalida walee cayn daaqdeen ayaa looyaabaa

  • @suleekho232
    @suleekho232 Před měsícem

    Hadan ayada ahay lacagta intaan qato ayaan aduunka meel ka gali laga. Naagtii nasiibka badnad oo nasiibka daran.
    Lacagtaas gacanta intay gashatoh ayay banana mari lahayd.

  • @HiboAli-sl8bu
    @HiboAli-sl8bu Před měsícem +2

    Way nasii cebeysay illahay siiqad 😂😂😂😂😂

  • @farhiyahussein6794
    @farhiyahussein6794 Před měsícem +2

    Somalidu waa dad walan😂😂

  • @user-dx2hl8sn9b
    @user-dx2hl8sn9b Před měsícem +2

    The biggest fitna the my ummah will be love of money phohet Muhammad peace be u him

  • @qumanali3552
    @qumanali3552 Před měsícem +1

    Aniga dadka America joogo waxanba ku arkay maskaxda tagan illahow iga badbadi inataysan maskaxda istag i noqon wa inan sii carara🤔 waxa ay sameynayan dad maskadu shaqeynaysaba maha bisinka🤦‍♀️

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před měsícem

    Qof xidhan oo dembigii sii badsaday,Tuugonino Caqli xumo lagu daray,Telefoonkiisa oo lala wanaaga ma Fahsana,Dadkani sharciga ma bartaan nasiib daro waxay bartaan sida wax la isku Daba-mar iyo,waxaa ka daran Family dhan oo Dembi ku wada jira Yaa Allah

  • @user-fo6dy4ls8t
    @user-fo6dy4ls8t Před měsícem +1

    How dare they tried to do that!

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 Před měsícem +2

    Waa gabadh yar waa laga caqli badiyay maaha wax lagu maadsado qof wallalka ah dhibaato ku dhacday aan u ducayno

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Před měsícem +3

      30 years old baa gabadh yar ah? Indha adayg iyo dafiraad😂

    • @Degmodeqa
      @Degmodeqa Před měsícem +3

      Aan uducayno kute, markaad leedahay dhibaato kudhacday mayna ahayn dhibtu miday lugohooda kudoonteen? Tuuga iyo kufsadaha ayay uduceeyaan xageed kutaqaanay inay inanyartahay? Waa 30 and above.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Waa bilaabatay, kow, gabar yar mii?

  • @fabu2526
    @fabu2526 Před měsícem +1

    maxaa qosal ah

  • @ru.storytimeanimation3103
    @ru.storytimeanimation3103 Před měsícem

    Kkkkk😂walaalo somali maxaad taqana

  • @ayaanlooyarkadumarka9212
    @ayaanlooyarkadumarka9212 Před měsícem +2

    Maybe she was told that was acting and she was laadarka shaqaaladiisa 😂

  • @kinzimahamoud3393
    @kinzimahamoud3393 Před měsícem +1

    Hollywood film style😂

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 Před měsícem +1

    Soomaali aduunka dad ka talo xun ma arag 😔

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před měsícem +1

    Farxiya cabsiiye dadka maxaa kakhaldan see naagaysan aqoon gurigeeda u aadaan maxaa khaldan

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 Před měsícem +1

    Little beautiful criminal .

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Před měsícem +2

    Waxaan arkay islaan le wiil baa magafe iga haystaa ee lacag hala ii aruurito wwaxaan iri yaan laga bixin markay waxaa arkaan way soo baxayaan hadhawwna waa hooyo iisoo tuugso

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před měsícem

    Waxba haku digan walal waa walaaladaa wax kasta wuu dhacaa aduunka waa dadkii ku garab istaagi lahaa hadaad u baahato.
    Somalinima naga dhaxaysa isku reer manihin.
    Ma khaldame waa ALLE

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Před měsícem +1

      Digashada aad sheegaysaa maxay tahay? Ma khalad khalad ku sax oo magacayagii iyo Diinta yadiiba dhulka ku jiid baa in laga hadlo oo Lagula yaabo digasho ah? Maqaadiir maaha sidani walaal ee waa indho adayg iyo cawaanimo!!!

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 Před měsícem

      Thanks walal, I moved to MN in 2009, from SanJose, before that I lived in Beaverton, OR. Meelahaas kuma soo arkin waxan ku arkay MN. Hadana wan ka dhalanay.
      Thanks walal،
      ALLAH protect you, hooyo, safiya and Hodman. Iyo xaajigaba

  • @sahraduale2235
    @sahraduale2235 Před měsícem

    somali musuq baan looga taag helayn

  • @farhiogure3691
    @farhiogure3691 Před měsícem +1

    😂😂😂😂

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Před měsícem +1

    😂waaba yaab wllhi
    abeatiful little criniminal kulaha
    😂waxay dalkii ku gubeen weeye waxasi subxanallaah 😮😢

  • @samirr546
    @samirr546 Před měsícem +3

    Waa la soo dayn laandheerayaasha
    Odayaashii baa soo hadli
    Maleeshiyaadkii ilkaha la'aa ee qiiqayey baa maraykan dagaal la geli!!

  • @queensuqramahamed5971
    @queensuqramahamed5971 Před měsícem +2

    😂😂😂😂 oo somalida US joga mawexey naqden sida shaqalaha kenyatiga ah shaqalaha Nairobi wexey u arkan somalida hadi laxado inaney dembi oo maxaba lolayabi adomeyda somalidiba aya lacagta masakinta ee cuntada dadka gajoneya xadey amerikooy xalqaado

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem

      Yey adoon u tahay markaad adoomeyda ugu yeedhaysid? Walaal please cunsurnimada joojiya wadamadaad qaxootiga ku tihiin ixtiraama oo dadkooda ha yasina ha liidina wax idinka idinka liita aduunkama ma joogaanee. Subhanallah!

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤😂

  • @zarahhassan4823
    @zarahhassan4823 Před měsícem +1

    A movie will be made of this, what a shame for the Somali people walahi!

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem +1

    17:47 Bulshada Somaliyeed ayaa gabdhaha Somaliyeed xijaabka ku khasabta markaa la yaab malaha in shiikh iyo shaydaanad ba xidhaan. Ikhtiyaar ma jiro.

  • @llubnahmed
    @llubnahmed Před měsícem +1

    When greed gets the better of you is a massive problem Somali Iyo corruption wa walaalo

  • @halima8680
    @halima8680 Před měsícem

    Maxmada gilti baa layri hadana madaxwayna ayuu u sharaxaya maxay tahay sharciga. Yaala amerika

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před měsícem +1

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před měsícem +2

    Walaahi they so dumb 😅😅😅😅