Documentary-ga Waa Kuma Abdikariin Ali Shah Waxa Uu Kaga Hadlaya Noloshiisa Khaaska Ah Part-1

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 02. 2024
  • Instagrame In Dayax Films-----------
    / dayaxfilms_
    =====================
    Tiktok In Dayax-films-------------
    www.tiktok.com/@dayax_films?l...
    =====================
    Facebook In Dayax Films------------
    / dayaxfilmsofficial
    =====================
    WhatsApp In Dayax--------
    +254746936234
  • Zábava

Komentáře • 135

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 4 měsíci +79

    ❤: wuxuu safray asagoo 12 jir ah
    wuxuu guursaday asagoo 25 jir ah
    wuxuu dhintay asagoo 63 jir ah🥺🥺

    • @intifaacmuuse2030
      @intifaacmuuse2030 Před 4 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdirazakibrahim8501
    @abdirazakibrahim8501 Před 4 měsíci +34

    Wlhi hadu fanan jiro waa abdikarin mulaxameyste fanan majaajileste goatka fanka🐐

    • @user-iq4gg6vb2s
      @user-iq4gg6vb2s Před 4 měsíci

      ❤Maansha alah maansha alah walaahi waa run Mucjiso heesaha uu laxameeyey cid ma keeni karto hog walba waa laxamaynayaa ❤sax waa run dad baa iska laxameeya iyagoon waa jiraan ❤ ereyo hada ma ii laxamayn tlf yaa haya fadlan ❤

  • @Apwaanka
    @Apwaanka Před 4 měsíci +18

    Goat 🐐 fanka cabdikariim cali shaah waxan kusii rajaynayaaa waliba inaad ku gulaysato biladii singer of the year ♥️ proh

  • @bbenacnac
    @bbenacnac Před 4 měsíci +22

    The real goat cabdikariim cali shah 🥰❤️❤️

  • @DALMARCK4914
    @DALMARCK4914 Před 4 měsíci +15

    Waa laysku raacay inuu yahay goatka fanka 1

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 Před 4 měsíci +13

    Aabaha fanka The goat Abdikariim ali shaah🔥

  • @yaasmiin1234yasmin-nr1wp
    @yaasmiin1234yasmin-nr1wp Před 4 měsíci +14

    What a goat ninkan waaa luxay fanka go forward brother we love you 🥰👏

  • @cabdiraxmaandhacar-gj3oi
    @cabdiraxmaandhacar-gj3oi Před 4 měsíci +7

    The real goat walhi nin aan ahyn c/kariim ma tagero fanka inshalah waan soo gelin fanka.

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 4 měsíci +18

    Abdikarin Ali shah the one and only legend best singer my favourite singer our captain

  • @filsanhassen5113
    @filsanhassen5113 Před 4 měsíci +5

    Wa fanankaa kaliye ee hesihisa oo dhan aan ka xisa dhicin ❤ Goet abdikarim ali shah

  • @ihsanmiza-xk3rc
    @ihsanmiza-xk3rc Před 4 měsíci +9

    🕊️Abdikarim Ali shah waxan barthy ama an maqlay markan hes inan dhagaysto bilamay Ila iyo manta wa goatkayga fanan insha Allah waxn rajaynaya inu Djibouti inu nogu solabto 🎉🎉🎉 hambalyo horay uso wana ku slmy Adi iyo dhaman umada Muslim ah asc

  • @shucaanproduction
    @shucaanproduction Před 4 měsíci +3

    Goatka fannka
    Tarikhdiisa so dhamaystir
    Zhp oo so wad
    Hanaguna raajinine hore u so dhig wallo

  • @somalimedia3226
    @somalimedia3226 Před 4 měsíci +3

    Cabdikariin Cali Shaah boqor Ilaahay iyo adoomihiisuba jecelyihiin. Sharaf ku waar.❤

  • @MaxamedMaame-zu4dl
    @MaxamedMaame-zu4dl Před 4 měsíci +3

    Aar wuxu ma duni kalu ka imi codkisa intan la gadhin lxnkisa dhiiga shiilaya wuu goat dhaafay wlhi ❤

  • @suldaand
    @suldaand Před 4 měsíci +9

    G.o.a.t fanka soomalida wakhtigan xaadirka ah
    Cabdikariin cali shaah.

  • @updikani2856
    @updikani2856 Před 4 měsíci +12

    Nin weyn baad soo qabatay Abdikariim ali shaah

  • @mohamedamiinabdihashi8019
    @mohamedamiinabdihashi8019 Před 4 měsíci +10

    Dayaxow wll zakariye kobciye soo qabo waan hubaa inuu kala kici doono muuqlkaad kasoo duubto waayoo waligii lama waraysan , waana abwaaam+ laxamiiste +fanaan : kobciyanana heesaha ugu danbeeyo badanaa isagaa leh . Wll waa codsiye soo qabo adoo mahdsn ninkaa?

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 Před 4 měsíci +1

    Captan goat ka fanka somalida the laxamiste musishan ❤the lgend kep goin

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 Před 4 měsíci +2

    Goet fanka abdikariim Ali Shaah ❤

  • @Khadershine6686
    @Khadershine6686 Před 4 měsíci +1

    Goat 🐐 fanka keep going fanaan

  • @Mohamed.Cabsiiye
    @Mohamed.Cabsiiye Před 4 měsíci +3

    Abdikariin Ali Shaah The Real Goat 🐐🎶🔥

  • @shidelyrics2136
    @shidelyrics2136 Před 4 měsíci +1

    Gaotka fanka❤

  • @Ugbaadindhojacayl
    @Ugbaadindhojacayl Před 4 měsíci +1

    Wow❤

  • @Muztaphemuktar1
    @Muztaphemuktar1 Před 4 měsíci +7

    Fankuba waa clkrin cali shaah iyo inyroo lagu qurxiyay😂😂❤

  • @AbdikarimFuad
    @AbdikarimFuad Před 4 měsíci +2

    Goat ka fanka c/karim Ali shaah 🎉

  • @user-ig2kv1qs4j
    @user-ig2kv1qs4j Před 4 měsíci

    Masha Ala

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 Před 4 měsíci

    Heesahaaga sxb Saar iyo Raap ku soo badi aad kuugu sii kla kici❤❤❤

  • @cabdikhuburo266
    @cabdikhuburo266 Před 19 hodinami

    The Goat

  • @yoonisjama
    @yoonisjama Před 4 měsíci +2

    The Real Goat 🐐 ❤

  • @abdullaahimohamed7164
    @abdullaahimohamed7164 Před 4 měsíci

    Cabdirixaman ina abti soo laabasho wacn❤

  • @Coday25
    @Coday25 Před 4 měsíci +4

    GOATKA fanka Qamar suuugaan

  • @SuhurMohamed-it5uo
    @SuhurMohamed-it5uo Před 4 měsíci

    My brother hore u soco ❤

  • @abdisalanfarah3832
    @abdisalanfarah3832 Před 4 měsíci

    Goatka fanka

  • @Jaabirawiljama
    @Jaabirawiljama Před 4 měsíci +1

    The real goat opdekarllm ali shaah.❤

  • @mazCuudmohaN
    @mazCuudmohaN Před 4 měsíci +1

    The gout apdikarin cali shah❤

  • @Crisaq143
    @Crisaq143 Před 4 měsíci +1

    Captainka Fanka Abdikarin ali shah❤
    Goatka Fanka Qamar suugaani❤

  • @Saamiya802
    @Saamiya802 Před 4 měsíci

    Goat ka fanka ina Ali shaah

  • @farhaanaxmed663
    @farhaanaxmed663 Před 4 měsíci +2

    The real goat ina Ali tea

  • @saleebaanseeto3446
    @saleebaanseeto3446 Před 4 měsíci +3

    Fankuba wa abdikarim ali shah

  • @siyatFarh
    @siyatFarh Před měsícem

    the real goat abdikarin ali shah

  • @NajaxMaxamuud-fz3ju
    @NajaxMaxamuud-fz3ju Před 4 měsíci +1

    Qamarka ❤

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 Před 4 měsíci +1

    Goat ka Fanka✊🔥INA ALI TEA🎤🔥

  • @bahjabilan7327
    @bahjabilan7327 Před 4 měsíci

    Goat❤❤

  • @sharmaakeCabdi-ps2pz
    @sharmaakeCabdi-ps2pz Před 4 měsíci

    Legend abdikariim ali shaah

  • @user-zuhayp
    @user-zuhayp Před 4 měsíci

    The goat

  • @guledomar8304
    @guledomar8304 Před 4 měsíci +2

    Fanku Haduu Hadlilahaa Abdikariin Ali shaaH ayuu Ku HadaaQi Lahaa ThE Goat 🐐 Wixii Afsomali ku Hadla Oo dhan 4Year Laxankiza Ayuunbaa lagu Heesaa 😮

  • @user-um1mg3dx1q
    @user-um1mg3dx1q Před 4 měsíci +2

    GoUt fanka somaliyeed

  • @sahrokhaliil1220
    @sahrokhaliil1220 Před 4 měsíci +1

    goat ❤

  • @asmaqali-ym6hk
    @asmaqali-ym6hk Před 4 měsíci

    We love brother ❤

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 Před 4 měsíci

    allha is one ☝️ 😢❤

  • @ayaniita9386
    @ayaniita9386 Před 4 měsíci +5

    Dadka qisadooda jacayl nilawadagan lkn ani maanta wa kaduwanahay.....😂Cabdikariim ali shaah❤ma ogtihiin macagiisa waxan radinayay 1bil ku dhawaad
    2019 bisha 10 dhexdeeda waxan muqal yar ku arkay tiktok somali markas kuma badneen qof ba wuxu so dhigay naftaan dilayeey ha ooyin qalbiga dumayoow adkeeyso danteyda qofkaan utuuray hadaa durba maanta weyday daryeel marna igama waayin dareen xiisaha abuura inta dirac laga filayay dulqaadna maan yareysan😢wax badan youtube sogalay suu iga hor imaado wa wayay fanaanka magaciisa ma aqani dadka meesha jogayna abdiqani isku filan iyo bilan adan aan ka aqanay iyo bulshaawi magarti inaa hawrar searching kareeyo mesha muqalada ado sa u arko fanaanka magaciisa mudo kadib anoo intii iskaga ceshceshto halahaas yarta ah baan maalin jimco ah qudbada kadib inti ino dawanayo baan arkay inay ka bilaabato laxanka iskalaaji ku xiga music bulshaawi codka abdikariim kadib magaca cali ba shucuc ku jiray lagayabee qofka so dhigay inu editing mariyay ama wax la mid ah shash udanbeysay somtel internet ka isticmali jiray😂nina uturan jiray badana jimcaha ma qabto mopileka ano wicin oo isleh manta heshay magaca fanaanka baan utuuray lacagta wu iga qawan wayay shirkada wacay mid iga qabtay lacagta wa qalday mar kle wacay nin kle iga qabtay wu iso tuuray datadii lkn 4G i furneed lacagta hawada lagu cunay😔❤$1.5 le igu jirtay .5 abti ka qatay waku shubtay Cabdikariim shah le ku qoray youtube wahelay ugu danbeen❤qofkas dhibka kamaray manta fanaan anka jeclahay majiro wallhi🤴ina ali shah wa kun boqor❤alle ha xafidee❤

  • @user-pr2rq2kq5u
    @user-pr2rq2kq5u Před 4 měsíci

    Got abdikarin aly shah🎉

  • @maxamedsiciid9106
    @maxamedsiciid9106 Před 4 měsíci +1

    mucjiso 🙏🙏🙏🙏xaga fanka hada inan cid kaga daba hadlayn ban ogahay

  • @heatheradam974
    @heatheradam974 Před 4 měsíci

    Every single song I knw dmnnn

  • @user-fz1ud6lb9u
    @user-fz1ud6lb9u Před 4 měsíci

    Gout shaah

  • @Armaan_addou
    @Armaan_addou Před 4 měsíci

    The goat 🐐

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Před 4 měsíci +1

    Real goat 🐐

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 Před 4 měsíci +5

    Goatka fanka qamar sugaani weeye waad cabda cabdalaysee😂😂😂

  • @user-ej6fy9dj3i
    @user-ej6fy9dj3i Před 4 měsíci

    Really goat c/kariin Cali ☕

  • @farxaanmaxamed5509
    @farxaanmaxamed5509 Před 4 měsíci

    C....goat

  • @the_aadan_5pkaligiinoole16
    @the_aadan_5pkaligiinoole16 Před 4 měsíci +1

    Dayax fimz🫡

  • @SaalaxYare-vx8ht
    @SaalaxYare-vx8ht Před 4 měsíci +2

    Qamar sugaani baa ah goatka fanka

  • @SamiaJama-in5lq
    @SamiaJama-in5lq Před 4 měsíci +1

    Ciyaaal October bada cas❤

  • @abdallaeid045
    @abdallaeid045 Před 4 měsíci +2

    Inkastuu mulaxan yahay Lkn Xoogaa Waxaa la
    Moodaa in ay yara isku egyihiin laxamada abdikariim uu sameeyo

  • @aadanmooto3965
    @aadanmooto3965 Před 4 měsíci +1

    Goat Qamar

  • @ayanlejr1854
    @ayanlejr1854 Před 4 měsíci

    Macalimuuu

  • @IzmahanAydiid
    @IzmahanAydiid Před 4 měsíci +1

    Waa nin landheera Oo h j adan madoobe ah😂❤❤

  • @Bawaaq
    @Bawaaq Před 4 měsíci

    Hi

  • @yonezcrown
    @yonezcrown Před 4 měsíci +5

    maa qosli karee ya iso share gareeyay😂

    • @abdirazakibrahim8501
      @abdirazakibrahim8501 Před 4 měsíci +1

      Af dheerow nin an ku kala jecleen baad garan kiisa ku dhganthy

    • @quluupmideeye6370
      @quluupmideeye6370 Před 4 měsíci

      ​@@abdirazakibrahim8501adigu ma xaaskii ina ali shaah baad tahay maxd la gubanaysaa 😂😂

  • @gabyaaye3
    @gabyaaye3 Před 3 měsíci

    Only goat 🐐

  • @MunaSaleebaan
    @MunaSaleebaan Před měsícem

    Goat tea fogaatay

  • @UpdihakiimMohmoud
    @UpdihakiimMohmoud Před 4 měsíci +1

    Real goat qamar suugaani❤

  • @user-sk6kx2yh5q
    @user-sk6kx2yh5q Před 4 měsíci +1

    Baba Qamar

  • @FatuushAhmed-wc6uh
    @FatuushAhmed-wc6uh Před 4 měsíci +2

    Qamar suuGani iyo saalax sanag soo samee❤

  • @user-pd5ho5hn3b
    @user-pd5ho5hn3b Před 4 měsíci +1

    Qamar inoogu xigsiiii noo

  • @user-eh9uq6zj5p
    @user-eh9uq6zj5p Před 4 měsíci +1

    Real goat qamar suugaani😂

  • @suugaanimusic3569
    @suugaanimusic3569 Před 4 měsíci

    YAA SALAAM LAYSMA CAASIYE XIRFADLE SARE AYAA TAHAY WALIPA AF GAABAN DAYAXOW 🎉BADI PROGRAM YADAN HAD KA DIB WLL

  • @axmedmouse-kz7gv
    @axmedmouse-kz7gv Před 4 měsíci +1

    Goatka markale soqbo

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s Před 4 měsíci

    Gadhkina badashay

  • @cabdiraxmaanaxmed2105
    @cabdiraxmaanaxmed2105 Před 4 měsíci +1

    War haaye Qamar maad ilow deen waa sidee imika 😮

  • @Mohamedaydiid230
    @Mohamedaydiid230 Před 4 měsíci

    Fankuba waa ina ali tea

  • @jowharatul_qalbi33
    @jowharatul_qalbi33 Před 4 měsíci

    Ereyo badan oo Hees Markii ay Noqota ubaahan Laxan Anigaa haayo🥺🤍

  • @amiiraismail2402
    @amiiraismail2402 Před 4 měsíci

    Heesah anaa jeclhy dhamna isga laxanka saray ileen😂

  • @naasireid8638
    @naasireid8638 Před 4 měsíci +1

    Wadiiqo qaluucda ayuu wadiiqo tuusan mooday alle ha hadeeyo

  • @apduladam5434
    @apduladam5434 Před 4 měsíci +1

    Qof afmaladahana yaqan laxanku waxba lama aha

  • @ahmedbaddal4860
    @ahmedbaddal4860 Před 4 měsíci +1

    Maxamed abdi abdilahi qamarsugani

    • @MohamedAmin-ky3qn
      @MohamedAmin-ky3qn Před 4 měsíci +2

      Jow waalaaa Ku Haysa Wlhi Caqliguu Kuumuu Kala Go,in Fanka Iyo Codka hadaad taqaano waa ninkan Ina Karo Ee Qudhacan iska Qayliya ee sida orgacda u ciya meesha kala Tag

  • @Hamzehayole
    @Hamzehayole Před měsícem

    Inappropriate cali. Maxumud

  • @user-ne5nd2pe3i
    @user-ne5nd2pe3i Před 4 měsíci

    ᴡᴀʀ ᴍᴀsᴜʟ ᴄᴜᴍᴀᴍᴀᴅᴀᴅᴀ ʟᴀᴍᴀ ʜᴀʏsᴀɴ.ᴋᴀʀᴏ ᴡᴀɴ.ᴋᴜɢᴜ ᴛᴜᴜʀᴀʏ ᴀʙᴅɪ ᴋᴀʀɪᴍ❤😊

  • @AiSomaliland
    @AiSomaliland Před 4 měsíci +3

    Yaa ku yidhi darajada u sarreysa fanka ayuu gaadhay adduun Mohamed Saleban tubeec iyo Mohamed mooge ka tagay alle khayr haka dhigo wad riyoonaysaane hindi dad ku heesaya la ammaanaya hhh fan waa kii hore.

    • @updikani2856
      @updikani2856 Před 4 měsíci +3

      kkkk Markaa maxaa ku dhibay maad tubeec you tube ka raadsatid

    • @abdifatah7195
      @abdifatah7195 Před 3 měsíci

      ​@@updikani2856 hhhhh jawaab munaasiba

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s Před 4 měsíci

    Ninkan haku walicene. Dhibta ku haysa sheego

  • @Naazir_yousuph
    @Naazir_yousuph Před 4 měsíci +1

    Abdirisaaq Carab Laxanka Malhe iga Cun Pro😅😂

  • @Aamiin873
    @Aamiin873 Před 4 měsíci +1

    Maxamed maame kaa sugayna libaax

  • @maxamudhasan4398
    @maxamudhasan4398 Před 4 měsíci +1

    Walhi waa sidaydoo kle naystu ima qabto😂

  • @Shiremilictube
    @Shiremilictube Před 4 měsíci

    CZcams wuukaa kacee wall hargaysa iska imo😂

  • @aabdi8896
    @aabdi8896 Před 4 měsíci

    Ina cali shaah nin walba waxa uu kaga tegay kamanka sida uu utumo iska hees maaha

  • @mumtaazfarax7229
    @mumtaazfarax7229 Před 4 měsíci

    War horta kagarka xaa u soo cadeesatay

  • @quluupmideeye6370
    @quluupmideeye6370 Před 4 měsíci +1

    Heesahaaas oo dhan hal laxan baa lasaray markaa waa hal laxanleh wyeH goatkuna waa qamarka

    • @updikani2856
      @updikani2856 Před 4 měsíci +2

      😂😂😂😂😂😂 ma macal youtube ala maxaa dhib ku haysata nio

    • @Hanadhaaji6
      @Hanadhaaji6 Před 4 měsíci +1

      Adu Meel kasta Maad ka ooynaysa 😂😂

    • @Hanadhaaji6
      @Hanadhaaji6 Před 4 měsíci

      ​@@updikani2856ma ila Aragtay 😂

    • @quluupmideeye6370
      @quluupmideeye6370 Před 4 měsíci

      Ma seedigiinba waydinka difaacayee🤣🤣🤣

    • @Hanadhaaji6
      @Hanadhaaji6 Před 4 měsíci

      @@quluupmideeye6370 inaan Yaro qayrka ah ayaad Ka Dabo ooynaysa 😂 meshad Ku aragtidba Qamar ayaad ka Dabo ordaysa 😂

  • @xaraaroofficial4048
    @xaraaroofficial4048 Před 4 měsíci

    Cag weyn 😂😂

  • @abdicasiismudug2086
    @abdicasiismudug2086 Před 4 měsíci +1

    Ismaaciil aarka kasoo samey

  • @OdayAhmed-tl7cs
    @OdayAhmed-tl7cs Před 4 měsíci +27

    Qamar Always Goat

    • @farahancadan8966
      @farahancadan8966 Před 4 měsíci +8

      qamarkan aad la hoos yaacaysan waa nocma ninka 😂😂

    • @AbdirahmaanJamac
      @AbdirahmaanJamac Před 4 měsíci

      Hadaad Qamar ka tiriiba fanka waxba kama taqaanid ninkan shakasta oo fanka ku saabsan u yaqaana lkn qamar uu ciyaa

    • @faisamohamoud1453
      @faisamohamoud1453 Před 4 měsíci +3

      Qamar iyo Cabdikariin waa walaalo wa niman rer shixisaqa

    • @khadirrichman
      @khadirrichman Před 4 měsíci

      ​@@AbdirahmaanJamacqof kastaba choose ayu leeyahay marka muhiim maaha kaaga in lagugu raaco best best best qamar sugaani maxad ka badali kartaaaaaaaa laxamaysataha qarniga ❤