Cabdikariim Cali Shaah | Qalbi Dila

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 01. 2017
  • Subscribe if you want new videos in your subscription box/email
    FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.com/u/0/b/1159220...
    / dalmar_d
    / dalmar
    / caweyskadalmar
    Instagram / caweyskadalmar
    TUMBLR / caweyskadalmar
  • Zábava

Komentáře • 808

  • @naciimadamx3912
    @naciimadamx3912 Před rokem +134

    Hestan wxn ad ugu ilmayn jiray 12/8/2022 hadmu qalbdile ka so durkaya
    Hada qoralkan wxn qoraya ano ka so kabsaday dhawaci 19/5/2023 qofki iga danbeyow like isar si an uso xasusto qaralkayga

  • @zidiikabdirahmaan1199
    @zidiikabdirahmaan1199 Před rokem +153

    2023 hadaad usoo gashay daawashadeeda like iisaar
    Ismaan lahayn cid daawanaysa 2023😮

  • @user-nv6uo4wr2s
    @user-nv6uo4wr2s Před 2 měsíci +18

    Who watching 2024😂❤

  • @anisoabdi1076
    @anisoabdi1076 Před 5 lety +186

    Musalsal aya ku so gaashaa saan uu raadiinayaa Ahay hader so heelaya like ii sare Hadi aad dareemi karto jacelka dhabat ah 😍😍😍😢😢😢😢

  • @nuradiinlayla4716
    @nuradiinlayla4716 Před rokem +48

    Ilaahyo Bisha Barakaysan ee Ramadan 2023 1444 hijriyada nabad nagu garsiyo amiin amiin 🤲🥺

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official Před 2 lety +109

    Heestan ya Hada ila dhagaysanaya 😅👋♥️

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 Před 5 měsíci +14

    2024 ilaa hada wan dhegaysta hestan❤😢

  • @moemud6984
    @moemud6984 Před 3 lety +55

    2021 hadaad dawaneso like ta dhac kusii wad ba aragtaaye

  • @bintucadamimaxamed4928
    @bintucadamimaxamed4928 Před 11 měsíci +9

    Heesta waxaan dhagaysan jiray 2017 kiiih balse barigaaa waaaa iska dhagaysan jiray,, lakin hada waxaaan u dhagaystaaah 2023 😢😢😢😢😢😢😢 xanun an daremi

  • @hanadupdy6867
    @hanadupdy6867 Před 2 lety +45

    2022 la marayaa ila hda waan daawanaya hda iga dambeso like saar🔥🥺💯Qalpi dila💔

  • @rashiidqudhac2600
    @rashiidqudhac2600 Před 2 lety +125

    Heestan 2022 hada dhagaysanaysid wax garad baad tahay 😂 ❤

  • @nadahmohammoud7363
    @nadahmohammoud7363 Před 6 lety +64

    ❤❤❤ bartii doogtiyo dilaaca lahayd dictorkii qudhee dareemilahaa ayaa dooxo isii damqaaye sidee daawiyo dabiib uhelaa💔💔💔 wlhy waan jeclaaday heesta wakhtigan lataaganyahay isaga taageera axya fanaan ****

  • @sagalmuseharun4192
    @sagalmuseharun4192 Před 6 lety +58

    waaaw hargeisa Somaliland dadka wada heesaha xigmada kaso baxa allow idin daaa

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 Před 6 měsíci +9

    Still watching 2024 ❤❤❤

  • @dreamcometrue2039
    @dreamcometrue2039 Před 6 lety +15

    Waah waah ileen somali maryooley dad talent leh wali wa la ga helin what a talent keep going boy🔝🔥💯

  • @hanaqasim8780
    @hanaqasim8780 Před 3 lety +32

    Heestaa saan u raadinayay caawa ayaan helay🤣🤣🤣 anoon u jeedin hees iyo badh🌹🌹🌹

  • @xamseciise8780
    @xamseciise8780 Před 2 lety +11

    Wllhay
    Heesta100
    Erayada100
    Musiga100
    Laxanka100
    Cabdikariin cali shah
    Hore usoco zxp qali

  • @sulthanmalik9182
    @sulthanmalik9182 Před 4 lety +22

    Abdikarim ali shah qalbi dhaya
    Yaa sidayda daawanaya 2020

  • @nurexmxed611
    @nurexmxed611 Před 6 lety +47

    Wlhy waa fanan buuxa ebow tageere buuxa ayan ku ahay

    • @shiinetube2102
      @shiinetube2102 Před 3 lety

      Hhh warya reer xamar.. eeboow wa maxay ?
      😂😂😂
      Ninkani wa reer burco waxa ma fahmaye

  • @zalmacayuuni4208
    @zalmacayuuni4208 Před 3 lety +66

    Still i'm watching this song 2021😭♥️

  • @kalthumabdullemohamed9359

    Jecl daranon daryelba lehen 😥🥺
    Ax yaa hees
    Cabdikarim ali shaah♥️❤

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 Před 6 lety +17

    Fanaankan Aadban U Jeclahey Allah Ha Barakeeyo

  • @nimcoshaam4702
    @nimcoshaam4702 Před 2 lety +6

    Hadmuu qalbi Dila kasoo durkayaa taloow qalbi nacas ayaan noqday 😭😭😭

  • @bakaalciro6471
    @bakaalciro6471 Před 6 lety +21

    Waa fanaaan walaahi 😭😭😭❤

  • @hersimire1420
    @hersimire1420 Před 6 lety +126

    Reer waqooyi + funka somaliga = 100 ma igu raacdeen

  • @yaasiinshabeel813
    @yaasiinshabeel813 Před 2 lety +6

    Dalkan iyo dadkanba meel fogbaa laga keene yaan dib loo celin abdikarim❤

  • @faizacadey4169
    @faizacadey4169 Před 3 lety +20

    Hataa tiktok ku sooo arakty oo soo radisay like dhac hhhh

  • @caqlikoriye593
    @caqlikoriye593 Před rokem +10

    A. A Shaah bro you are the King 👑 of melody's
    We need more songs

  • @user-vl8xl4mx1m
    @user-vl8xl4mx1m Před 6 měsíci +4

    Still I watching 2024>💔🥺

  • @anisoabdi1076
    @anisoabdi1076 Před 5 lety +8

    Wwww wlhi hestaan meel aya ii taabaanes Abdikima walal keeb going 😍😍😍😍😍

  • @BarkhadTech
    @BarkhadTech Před 4 lety +11

    Wlhy hadii laYgu dhiHi laHa waa kuma Fanaanka aad dhiHi laHyd waa kuma Fanaanka qudhee somaLiba ledHy waxan ku tilmaami laHs ninkan✌

    • @naag-weyn
      @naag-weyn Před 5 měsíci

      Calashaan inadeerkaa😉😹

  • @amaalabdeeq501
    @amaalabdeeq501 Před 6 lety +15

    aniga wilka waban Ku haystaa hestana cadi maha wow nice song c\kiin uuumac 💙❤❤❤

    • @fatimahassan9593
      @fatimahassan9593 Před 2 lety

      Legend waah😂✌

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 Před 2 lety

      @@fatimahassan9593 Markaa bay jeclayd adigana sheli markuu arooska gamaaye baad lahayd waan jeclahay lol 😂😂

  • @ciiseaadan1970
    @ciiseaadan1970 Před 3 lety +14

    Heestan saan uraadinayay baan hda helay❤️💔

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 Před 4 měsíci +1

    What a amazing song.!😮
    Legend Abdikariin Ali shaah
    Bartii Doogtiyo Dilaaca lahyd
    Drkii qudhee dareemi lahaa
    Ayaa dooxoo isii damqayee
    Sidee daawiyo dabiib uhelaa
    Still listining 08/03/2024🎻🔥

  • @queenlubna2435
    @queenlubna2435 Před 6 lety +9

    canugan codkiisa cadi maha cod cajiib ayuu leeyahay👏👏👏

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Před 7 měsíci +5

    Still Hit GouT 2024🐐🔥

  • @queenmuslimah9303
    @queenmuslimah9303 Před rokem +9

    12/oct/2018-24/sep/2022💔
    Ilahow jcyl iyo nolol lamaane dooni maye Qalbigyga xanuunka iga bi "i rabow cafimaad isaree I promise I will never love someone again yaa raaabi mke me heartless yaa Allah💔👏🏽

    • @marwaabdoo9727
      @marwaabdoo9727 Před rokem

      Tolow imika sidee weeyan xaaladaadu walaal? Ma bogsatey? Healing takes a time, 6 months ago ayeyba ahayd e.

    • @queenmuslimah9303
      @queenmuslimah9303 Před rokem

      @@marwaabdoo9727 may wll mcn still am in pain wlhi way adagthy lkiin aduunka igu adag iyo xnuunkn 😢

    • @XaliimoMohamed-jl1gf
      @XaliimoMohamed-jl1gf Před rokem

      ​@@queenmuslimah9303ilhy haka saaro wllo mcn ❤😢

    • @naima3769
      @naima3769 Před měsícem

      Abayo hda see daremeysa 😢💔

  • @anwarmohamet3458
    @anwarmohamet3458 Před 3 lety +150

    Still i'm watching 😂❤

  • @dejiyadheeman6303
    @dejiyadheeman6303 Před 7 lety +11

    Hesahaygii haa ban ku haya abdikarin yare❤️🔑

  • @shamai1570
    @shamai1570 Před rokem +7

    Cabdikarim Ali Shaah what a wonderful voice and song I really love the way you sing it's splendid amazing 😊😍😍

  • @ayaandhalad9604
    @ayaandhalad9604 Před 6 lety +30

    Heesta 5 ta sanee soo socota 😍😍

    • @Mustafe.17
      @Mustafe.17 Před 2 lety +2

      Hee mxaa dhacya 2 more years left😁

    • @mohammedelzhaahid6740
      @mohammedelzhaahid6740 Před 2 lety +1

      4 ba baxday hal sano ba harsan 😂😂😂😂

    • @Cabdicasiiscige
      @Cabdicasiiscige Před 2 lety +1

      5 sanno kadib ayaan daawanayaaba.

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 Před 2 lety

      @@Cabdicasiiscige 5 maalin baan kaaga dambeeye anigana saaxib 😂

    • @hafsaahmet9876
      @hafsaahmet9876 Před 2 lety

      @@Ehel_Caashaq1 anaa adna laba isbuuc kaa dambeeyo Taliye😂

  • @mandajiyoz3679
    @mandajiyoz3679 Před 5 lety +6

    Yaadhagysanya ilaaa hada 1/11/2018😥😥😥😥😥😥😭

  • @ilwaadsharaf7231
    @ilwaadsharaf7231 Před 6 lety +9

    axax yasalam jaceyl darano daryalba lahalen rakan doqonkah kusudurkay axax yafanan 💔💔💔💔😢😢😢😢waxa daremikar qofki jaceyl kudhacay

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Před 2 lety +9

    WllaHa Ninkaan waa Lagend HeesiHiisa KamaBa Daalo Keep Going Abdikarin🥰🔥

  • @warsanmoalim1191
    @warsanmoalim1191 Před 6 lety +28

    Ax wlhi waa waxa ihaysta that’s why heestaan usoo raadshay

  • @nasibabdi9782
    @nasibabdi9782 Před 6 lety +4

    Ka durka Muuse Faladagan iyo Deeqo Afro 😂😂😂
    Abdi kariin Walle fanaanba tahay
    Jacayl daran daryeelba lahayn
    Hankan doqonkee kusii durkayaa
    Hadmuu qalbi dila kasoo durkaaya👏👏👏👏👏👏👏😍😍😍😍

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Před 2 lety +25

    The Start Of The LeGend ina Ali ShaH🎧,
    Now And The Rest Is Being A History👏💖.

  • @hodaxusen9369
    @hodaxusen9369 Před 6 lety +4

    Jacyl daranoo daryeelba lahyn dumarkan doqmahe kusi ordayaa hadmay qalbi dile kaso durkyan waah waah wxsa heesa way igu socota

  • @kokeee_athe2907
    @kokeee_athe2907 Před 2 lety +6

    Still I’m watching this song 2022🥺
    5/5/2022 jaceyL darano, daryeelba lahayn💔

  • @ridwansaed1043
    @ridwansaed1043 Před 6 lety +32

    Imisan la lahaa reer burco fanaan qarxa ma laha, garacaaba yaa leh bal waa taase. Codkaaga ku maal magalka zhpoh

  • @Ina-Rooble
    @Ina-Rooble Před 2 lety +24

    Legend abdikarim ali shah 🙌still watching 2022

  • @jaweyriyoahmed9188
    @jaweyriyoahmed9188 Před rokem +4

    Still I’m watching 😢9/12/2022💔side dawo iyo dabib u helaa

  • @zhaficiapdyrahman7490
    @zhaficiapdyrahman7490 Před 6 lety +12

    Jacayl daran daryeel lahayn
    Ragan Doqonka ku zii durkayaa
    Hadmuu Qalpi Dila kazoo durkayaa
    🎙🎙🎶🎶🎶😙😙

  • @abdisalanjamal6322
    @abdisalanjamal6322 Před 6 lety +9

    Ninkan waa Cabdicasis Iskalaaji oo yar....

  • @salmaanfaarax756
    @salmaanfaarax756 Před 7 lety +8

    waaaaaaaaaw eshcalaaaa heees afku kuma go o abdi kariin yare hambaloyo wllo

  • @kingrazhka8232
    @kingrazhka8232 Před 6 lety +18

    Jacayl daran daryeel lahayn
    Ragan Doqonka ku zii durkayaa
    Hadmuu Qalpi Dila kazoo durkayaa
    Bezt wlhi Ina Ali shaah kaa hayaa

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Před 4 lety +1

      ragan maaha hankan doqonkee kusii durkayaa weeyaan

    • @ayuub_hassan
      @ayuub_hassan Před 2 lety

      @@wehelashaq3368 remember 😂🤛

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 Před 6 lety +2

    Esh-Caallaa Fanaan well done bro big Respect waxad tahay next BK

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před rokem +4

    Still I am listening 🎶 my favourite song ina Ali shah big legend

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Před 2 lety +4

    Still I,m Watching this song🥺❤️

  • @deeqacabdirahmaan6902
    @deeqacabdirahmaan6902 Před rokem +12

    Jacayl darnoo daryeelba lahayn 😢
    1/72023 dhagaysanaa waqti saq dhexe ah waxaan rajaynayaa inaan helo qofkaygii saxda ahaa inshalah
    Like isaar saan u xasuusti😊

  • @sabrinabdi9192
    @sabrinabdi9192 Před 2 lety +10

    Still i love this song 🥺❤️
    20/5/2022🥺😢

  • @hamze884
    @hamze884 Před rokem +7

    Still I’m watching this song 2023❤😭

  • @user-gt8ym3sw4y
    @user-gt8ym3sw4y Před 5 měsíci +1

    Still I'm watching 👀 song 😢😢❤

  • @axmedmaxamed5355
    @axmedmaxamed5355 Před 5 lety +12

    woow woow hees iyo badh weye inta ka heshay ilke isara

  • @dhdhfufhfhchchdhducjfjfjcj872

    best hees codka00%%
    ereyada100%
    hore u soco
    abdikarin
    burcawi fanaan
    buxa inad tahay
    waa xaqiiiiq
    from burco❤

  • @fartuunali3334
    @fartuunali3334 Před 3 lety +7

    Wxdareena anoon heestn kuqabin baan misna niyad dareemin 26/09/2020

  • @NatashaKamas-jf6jw
    @NatashaKamas-jf6jw Před 8 měsíci +3

    22/5/2023😢heestan Xazuz igu ledahay ano wagi hore fahmi jirin aya malintas fahmay wayo waxad modaysa iney qalbigeyga ka hadlayso 😢😢Hadana 11/11/2023 waxan daremaya waxaz o dhan ina kaso kabsaday casharna ay itahay😢lkn xazuzteyda noqotay difac yaro qurux badan😢wax walbana aan uga firsaDo❤️‍🩹🥺

  • @wadhloowadhloo5965
    @wadhloowadhloo5965 Před 4 lety +6

    ❤❤❤❤❤cabdikariin cali shaah yaa dhagaysanaya 2020

  • @ahmedosokobar7155
    @ahmedosokobar7155 Před 5 lety +6

    Msha alh Heestan kudileysa tlhi said 💔

  • @abdisalanjamal6322
    @abdisalanjamal6322 Před 6 lety +1

    Fanaan yar misna toolmoon....Alle haku xifdio

  • @seibaahmet1821
    @seibaahmet1821 Před 7 měsíci +1

    Still I'M Watching 24/12/2023🥺

  • @nemokookie97
    @nemokookie97 Před 4 měsíci

    Jceylkaa hestaan u qabo ma dhamadao❤hesta cabdikariin ku bartay qalbi dila😢

  • @Qani_10
    @Qani_10 Před 2 lety +5

    Still i'm listening.... 30/7/2022 habeyn axad 9:24pm☜︎︎︎ ☞︎︎︎ Lᴀɢᴇɴᴅ Aʙᴅɪᴋᴀʀɪɪɴ Aʟɪ sʜᴀᴀʜ 🙏 ★Ereyada heesta ugu cajiibsan ☟︎︎︎ in kastoo heesta erey laga naco ku jirin🙏
    bartii doogta iyo dilaaca laheyd💔
    digtoorkii qura dareemi lahaa🥺
    ayaa doxoo isii damqayee💘
    sideen daawo iyo dabiib u helaa💊💝
    Jaceyl daranoooo daryeelba laheyn💔
    hankaan doqonkee ku sii durgayaa💞
    hadmuu qalbi dila ka soo durgayaa🥺

  • @mohametbazhe1631
    @mohametbazhe1631 Před 6 lety +4

    ereyada 100/100
    laxanka 100/100
    music 100/100
    fanaanka1 100/100
    tlhi qof somali dhapa unbaa fahmi karaa .micnaha ku duuban heestan.

  • @asiiliyeeyozliya1577
    @asiiliyeeyozliya1577 Před 7 lety +9

    Hadmu qalbi dile ka so durkaya😓😓😓beztii weeye heeztani

  • @shrwy9269
    @shrwy9269 Před 2 lety +1

    Favouite song wllhi i always listen it

  • @abdirahman2134
    @abdirahman2134 Před 3 lety +5

    Weli iskama deyn heestan daawashadeda🥺🥺

  • @ROONETV
    @ROONETV Před 2 lety +9

    HEESTAAN WAXEEY II NQOTAY DAWO 💯❤️💔😢😢😢

  • @hamzedugsie4086
    @hamzedugsie4086 Před 6 lety +3

    ziden dawiyo Dabiib u helaa best song wllhi Abdi karim yre

  • @boqorkayurub9361
    @boqorkayurub9361 Před 6 lety +1

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo sxb guul wacan hori u soco dad badan ayaad dhantaa walhi guul wacan

  • @muztaqiinhassan9457
    @muztaqiinhassan9457 Před 2 lety +2

    28/10/2021 yaaa ila dhagysnyaa 💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭

  • @muniirqurpo6088
    @muniirqurpo6088 Před 2 lety +3

    Still i'm waching 😫😭❤️‍🔥

  • @Tntsport.12
    @Tntsport.12 Před 7 měsíci +3

    Still inta 2024 daawanaysa 👍 a

  • @amounkeize4202
    @amounkeize4202 Před 3 lety +2

    Sidee daaqiyo dugsiin uhelaa
    Heskan kma daalo ilaa hdaa
    Yaa ila dhagysanaya 23, 5 ,2021🙁

  • @monamohamed7448
    @monamohamed7448 Před 6 lety +13

    Go forward Bro
    You're talented

  • @nachmayusuf3560
    @nachmayusuf3560 Před rokem +4

    Axsan yaa hees😭🕊❤

  • @yasinothmansheikh8046
    @yasinothmansheikh8046 Před rokem +12

    I can't forget this song 😢💔

  • @foozick6870
    @foozick6870 Před 7 lety +43

    Abwaan #Hamed_Haraf waan ku aaminsanaY boqoR
    top song ❤
    CiYaal #CALAAMADA like ila Gaadha

    • @ahmedjooker3148
      @ahmedjooker3148 Před 7 lety

      fawsi ciise
      Wanku saarnay wa xafadehee kan hesaya

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Před 3 lety

      Mr foozi salaan sare zxp after 3yrs ayaan replay kuusoo galay heestan kama daalo iyo dhamaan heesaha legend Abdi kariin Ali shaah

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Před 3 lety

      @@ahmedjooker3148 waa ree burco Abdikarin zxp

  • @Ina-Rooble
    @Ina-Rooble Před rokem +2

    Yaaa Ila daaawanaya 2023 😊❤

  • @sheeno1813
    @sheeno1813 Před 3 lety +6

    My favourite 🎵 song

  • @kayaabsheNin
    @kayaabsheNin Před 6 lety +1

    ax yaa ax yaa hees sxb nice bro

  • @baliilboy708
    @baliilboy708 Před rokem +1

    Still I'm watching 👀 😌 🙂 🙃 😎

  • @yaasiraravaat4735
    @yaasiraravaat4735 Před rokem +3

    My favourite sonG 😩❤️

  • @siilsiil671
    @siilsiil671 Před 6 lety +7

    Wlhi waa hees dhamaystiran axya fanan

  • @maxamedbadhoole1517
    @maxamedbadhoole1517 Před 8 měsíci

    C/kariin cali shaah legend of goat 🐐 fanka ❤😊

  • @user-kh1vf1sm9h
    @user-kh1vf1sm9h Před rokem +1

    Still I'm watching big legend apdikariin ali🎉❤

  • @abwaanabdizalaanmascuud4572

    anigoo ah abwaan Abdi salan karan wxan leeyahay mnsh allh fanan wa hees shidan

  • @maaida1643
    @maaida1643 Před 6 lety +5

    Ax💔 waxaa dareeni kara qofka Jacyel dhaba soow maray

  • @Ahmet_Epdirahman_Fiin
    @Ahmet_Epdirahman_Fiin Před 2 lety +2

    Is the Best Weyan ILa Maanta Heesta Keliya Madax Iga saran Clkarim

  • @muparikafqarshe2881
    @muparikafqarshe2881 Před 2 měsíci

    Heesta marwalba wan dhagaysta what a song ❤❤