ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO KAFTANKA FANKA
VloĆŸit
- Äas pĆidĂĄn 1. 03. 2021
- la'aantiin madaxaa na xanuuni đ
sharaf ayay inoo tahay in aanu asxaab idinla noqono waanad ku mahadsan tihiin sidaad mar walbo noo garab taagan tihiin
ayto azonto
/ â
Abdala jamaal
/ â
khaalid ck
/ khalid__ck - ZĂĄbava
Cabdikariin cali shaah in laguso celiyo inta rapta farta taagaâïž
ââââââ
Khalid Kamil Kaasa Legend Ah Walahi Soo Qabta Dhe
Cabdi kariin â€â€â€â€â€â€â€â€â€waaa fans wallaah
C.kariin cali shaah legend inta jecel in mar labaad la soo celiyo like tađđ€©đ
Ismaciil aarkađâ
Inta rasuulka jecel kusali scw
Scw
Scw scw
Scw scw scw
scw scw scw sc scwâ€â€â€â€
Scw scw
Abdikariim Ali Shah walahi xiita waa qof qalbi Salim iyo fanan cod MCN waan Ku wata gar iyo gardarabađ„șâ€ïž
Abdalla Jamaal please ismaciil aarka Soo Qabo Markaad Timaado Inshallh
War ninku ma isagaa jogaba
Uu jooga
Ma joogo waa la sii diyaariyey fananka
@@hoodomahamud6939 Waan ognahay wll
Plz wlll ismail aarka
Ismail Aarka inta igu raaacsan 1m hala gaadhsiiyO like ta â€ïžâ€ïžđđđ
True walahi đ đ đ Jeefka lagu dawanaya đ€Łđ€Łđđ
OMG "Hanaan socodka laafyaha"đ€©đ€©đ€©đ€©đ€©đ€©đ€©đ€©
One of my favourite song đ«âš
đ«Abdikariin Cali Shaah --------->>>>>>
My favourite singer 2022đ«
Walahi waan qoslay
Waxn caawa ooy tarikhdu tahay 2023/ 5/4 FRIDAY 20:20 soo booqday videogan oo aan kusoo ceshceshtay ama dawaday markii kowad labad sadexad iyo kabadnba wlhy the best waraysi for ever m,a ABDIKARIIN ALI MAHMOUD SHAAH MY FAV SONGER đ€Žđ„đ€+ majaajilayste aan is ogayn qof furfuran oo markasta happy ahđ€©â„ïžabdlle Jamal Abdalla keep going pro from Germany we love you guys â„ïž
Same markii 2 aad baan dawanaya đđ
Next ismacil aarka. Inta igu racsan like dhac
âïž
War ninkaa halay keeno
Ismaciil Abdullhi ismaciiil aarka
Halazoo qabto iyo qamar suugaani
haa wllhi
Qudhiyo xadadaa ninkii loo baahnaa inoo codsateen
Ninkan Fananimada Jilaanima Udheer Lkin Waxay Isku So Baxaan Gurey Barwaqoâđ
Aar imika guribarwaaqo way islaayeen nio isagoo reaction kasoo bixinaya ma aragtay đ€š
@@axmedali6603
War Sxb Mala Waad Kaftamaysa Rag Is Qaban Kara Oo shaqo ka dhaxaysaba Ma Ahayne Beenta Negeda Nio.
Wlhi waa markii 5 een dawado I love abdikariim pls ku soo celiyaa mar kalaan rabbnaye â€ïžđŻ
Aad ayaan idiin jecelahay aidarous iyo abdallah iyo fananki fananinta iyo qosliya đ abdikarim ali shah aad baan kuu wataa walal horey uu socda dhamaantin đââïžđđ
Ismaaciil aarka kusoo xejiya Next
Waad mhdsanthn Abdala nd Caydarusđđ
Next Salax sanaag legend can't wait him
Wlhi Waaa Best Barnaamij Abdikarim Ali Shaaah Ilahay Iyo Umadiisuba Way Jecel Yihiin
Cabdi kariin cali shaah markaan arkaybaan soogalay wlhi from đ©đȘ g
Noso noqo cabdikariinđąđąđąđą Nosooo celiyađđđâ€ïžđ
Ismail aarka in the building sooo qabta wiilkaas taageero number one bn u ahy legendâ„ïžâ
Tolow sideebu uyahay fanaan qof aan fanka abdikariin ali shaah uga danbayninâ€
Abdikarim ali shah tagero buxa wllhi†thanks abdale & jamal best CZcams's.
Waar ninkan Yaa ila SugaYy âđ
Fananimada Jilaanimaa udheer đ€Łđ€Łâ€
đ„°đ„°đ„°đ„°đ„°đ„°wooow
Sababtoo ah waa nin Reer Burco ah nio
Alla waa inantii mobilka heshay đđđđ€
Naagta kaliye comments caanka Ku ahđđđ
@@raxmaabdi1234 hhhh
Ismail arka soo qabo inta igu raacsan like dhacku sii
â„ïžâïž
Abdikariim wa funny waye Abdalla jamal iyo caydaruus keep going đđđđŻ
From Arimaheena keep going bro Abdallah
Inta kusoo ceshceshaty 5 ilama 4 jeer gacanta Abdikariim ali shaah i love u walhy anoo xanuusanaya yaad iga qosliseen thangs my brothers keep going đ„°đ„°đ„°â€â€â€â€
Alle Haku Caafiyo wll
Amiin wllâ€
ILAAHAY ha ku caafiyo wll guulayso đđŸ
now wlhi diqi ku shamystypa
Ilaahy haku cafiyo sister
Ismaaciil aaar pleace and pleace my brothers đźđčđźđčđ„°
It's not pleace, it's please
Ma garirane.lkn wanu Ku faraxna
Walalkyi cabdikarin cali magaci hajiro
Mansh allh lama kala daco walhi
Toolu sidiye maxyi isku yihin
@@saddamkhanvlogger7427 gacanta kaga dhacde kaa3 tooshka sheekhow
Keep going young legend Abdoukarim islu da ba'an nahy
Commenti wa xalal manta
Abdikarin Ali shahđ legend
Ismaaciil aarka intaa rabtaa farta taaga
Illahay balankii ninka la yidha c/kariin cali shaah waa nin full respect u haye legend đ of the legends
Labada bilood ee uu yaal hbn walba hadanan dawan masexdo Brothers keep goingâ€
Legend cabdikariin Cali shah fananka ugu farxada badan fananiinta đđŸđđŸ
Abdikariin iyo abdala jamal nd Asanto
Inamadaydiii đ€Žđœâ„ïž
Next ismail aarka so qabta
Ismaciil aarka nosoo qapta cabdle iyo caydruusow
Imisa jiif ku dawanaya aniga 1âïžđđđđ
we canât wait abdikariin cali shaah
NEXT AL FANAN ISMAIL AARKA WAAH MACANEYEH INTA XISAYNASA LIKE ISKU MUUJIYA
Next ismaaciil aarka inta igu raacsan love saar
Abdikariim ali shaah siduu u dhaartaan ku qoslaađđđ âwllhi waa iga dhab iyo blhiâ kuyeh
Marlay siduu ruuxyahay
Hadan midka kale unoqon
Miyay wada maalayan
Kalgacal wada muudsadaan
my favourite song â€ïž
Ismacil aarka ayanu sugaynaađđ„°
Ismaaciil arka ayaan Odinga codsaday inta igu raacsan is muujiya đđ
đ
Clkariin cali shaah fannan aan jeclahy hore usoco wllky next kadhiga cabdi yare đ
Abdikaarin cali shaah Hala soo celiyo wllo thanks nagadaya ismaacil aarka
Ismaaciil Aark intaa igu raaczan like zaarâ€
Ismaaciil aarka
Waligay anoon dawan chanalkan ayaa markaan Arkay Ckariin cali kaba la'aan kusoo cararay yaa dawo uun i idhahda ckariin loveâ€đđŻđ€Č
Cali saki
Allaha maxan ku jeclahay wllky Abdi karincali shaah sharaf korkaaga ha Ahaatoh keep going
Cabdi kariin cali shaah đ„°đ„°đ„°đ„°đ„° I Love you maashaa Allha keep goin
ismaacil aarka inta rabta ee igu raacsan farta taagââ
Mar labaad soo qabo ina Ali shaaH shacbiyadiisa aya kacsanâ
Again Again Ina Ali Shah â€ïž
Full respect wlllhi upthikarim alibshah
EzmaiL Aarka Doon Ina MoHamEd AbdiLaHi Baan Sheegayaa ShoodHe Maan Iga Daayoođ đ đââïž
Next ismaacil aarka inta rapta like dhac â€ïžđ„ș
Cabdikarim faan uma bahna big live my fans from jabuuti
Abdikariim Ali shaah waa fnanka kliya ee Familkygu tageran adaa ku jclhy wllky frxd warta ku jarayna malintayada samysayeđ„°đâ€
Ismaacil Aarka next ka soo dhiga awow
Ismaciil aar igu xigsiiya boqorty0 wn idin wata iga wlee inti igu raacday farta đđ
Form arimaheena fansgada waa familkeyga keep going bro
Keep Going
Bro i still watch this show đ is rly funny
Inta rapto Ismail aarka ismuujiyađđ
Aar fankan ubahanhy ismacil arkađâ€
Masha allah wllalyashy keep going
Deeqsan abdinaasir macalin ceydiid boqoradeydii hala keeno đ„°đ„°đđđ
Ismaciil aarka Legend The Second plzđ€©
Abdi kariiim wlhi waa fanan aan jeclhyâ„ïžâ„ïžâ„ïž
Mash Allah wlladlady hore u socda
Saalax sanaaG nosoo Qapta boQortooYâ°...â„ïžđ€đč
Next Ismaciil Aarka Noo Soo Qabta Inta Igu Raacsan Like Dhac Kusii Hdii Kleđđ
From Arimhena wilcom wll qali â€ïžđŻâ€ïžđŻđč
Wll walahi abdale iyo abdi kariin si kal iyo laaba ayaan idiin jecelhy â„ïžâ„ïž
Ismail Aarka Fanaankeyga Wiilkaas Nooso Qabo
Quruxlowgeen Our kingđ€Žđâ€ïžđ§Ąđžđđ
Saalax sanaag soo Qabo walaL â€â
Abdi karem aliAli shaah waan taageeraa nio keep going
Waar wlhi waa LeGenDđŻđ
Ismaciil aarka intii igu taageersan inuu next noqdo like teedaay.
Hhhhhhhhhh cadi
One of my favorite singer and youtobers Abdikarim Shaah & Abdale Jamal And aidarus Asonto. Keep going brotherâs
Eshcalee m.a wll aan tageero abdikrin ali shaah đâ€
Hanansocdka laafayah was heestii magcyga laygu bixiyey Kadib markii uu maqly abahy iydo meherad ka baxysa waqtigii uu indhoolku qaadi jiray ana aan uurka hooyaday ku jiray kadib markaan dhashay baa istaaar lay bixiyey waaba ii farxad hadii aan iyo live dawanyo đallhmdulhi thanks apdi kariin ali shah
Lkn heestas indhoolka boonis aya ka wadaa aya filaa lkn asaga malahan koobi ahaan ayuu isoo qaday Omar nuur abdulle aya iska leh sorry inaa ku saxo aya jecleystay madaama ey magacaagi qayb ka mida tahay
Waan kugu han bal yaynaya wlaal
Next salah sanag inti igu racsan likeâ€ïž
muqsisho waad tagteen
A.ababana waad tagteen
hargeyasana waad joogtaan
đhalmar jijiga noogu imaada oo prank cajiba sameyađđ
Madaxda jigjiga joogta hala sharfoo haloo tago from hargeisa somaliland đ€ŽđžđŻđčâ€
@@hindahodan938 Haloo Tixgaliyo codsigaaa insha alaH
From hargeisa somaliland đâ„ïžđ
@@axmeddhereye957 aad iyo aad wllky sharafi korkaaga ha ahaato đ€ŽđŻ
Kaalay jijiga waa runeđ
@@hindahodan938 respect full đâ„ïž
Manshalaha Allah abidkarem ALI Shaah
Waa marki sadaxaad walhi aan daawado â€ïž
Heer hargeysa hdlkiina jecliya from putland jag iniigu ahy
Soo dhww wllzhy anaguna bazh Ayn kugu nhy
Garoowe igu salaam huno
Jamhuuriya barakaysan one love dadki layga beeray đđŹâ€đȘđșđđ
Wowww Abdala jamal wlhi waa barnamioj cajiibah wan ka heelay runti masha Allah keep going my brother
Legend cabdikariin Cali shaaH go forward
Soo celi ninkan wlhi waaa xaraabeđđ
War ninkan wa legend Abdi Karin Ali shaahđ
Next Ismacil aarka đ
Dhaarta ku teh ideydan hadhow iga bixineyn ina cali waa funny wllhiđđđâ€
đđđđđđđ thank you guys walhi wanqoslay manta
Intii jiifka ku dawanysa đ„°liketa
IZMAACIIL AAR KA ZOO QABTA ABDALE Y
JAMAAL IYO AZOONTO YAA NAGU RAAC SAN âïžđ
Keep going brother's đ
Mansha allah ilaahay wax ka qayr badan hakuugu badalo bixitaankaa aad ka baxday fanka
Heesti abdikariin Aad ku baratey ilaheyban kugu dhariyey matahy "sida dhalanka idhawri ogida".
Wakhtigii ololaha 2017 garanaya reer somaliland.đđ
Maya aanu wxn ku bartay qalbi dila đ
đđ„đ„đĄđą đđđđ§ đŠđđđĄđ đđ§đąđ đź đđ đĄđđŹđđ đ€đź đđđ«đđČđ€Łđ„°đ„°đ„°đ„°â€ïžđ
đ€Łđ€Łmise afar dhan
Afar dhan ayan anigu ku bartay inti hore dagasdagas ayu aha
Haa wlhi taasan ku bartay anu wliba malinti lagu dhawaaaqay dorashada habeenimadeediđ€©đč
Ismail Aarka LEGENDARY ino so qabo nioâđ
Ismail aarka so qabođ„°đ„°
Cod kagaa kuheysata waan ku heystaađđđđđ€
Abdikarin wall nulal farxad lah kurajayna waxan jacalan laha ina markala nusu dubtođđ
saalax sanaag imisa raba in loo yeedhoâ