Barnaamijka Qaraaxo Caawa Waxaa Ku Marti ah Fananka C/kariin Cali shaah | Astaan HD 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 05. 2021

Komentáře • 1K

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 Před 3 lety +1717

    Laylatul qadri ilahay hakula kulmiyo wll like isaar 🤲👍🏿
    From Spain 🇪🇸

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal Před 3 lety +851

    Abdi kariin ali sorry bro 🤞🏾

    • @rakiaapdirahman4965
      @rakiaapdirahman4965 Před 3 lety +7

      You were there tho😂😂
      Sorry abdikariin ninbad tahay dulqaad badane🥇👈🏻

    • @guyoguuto4904
      @guyoguuto4904 Před 3 lety +7

      Xagee sxb ku jirtay adiga o qabanaya ckarin ban arkaye nimanka halka waxa ka cad in barnaminka qaraxo kamid ahayd Abdale jamaal✊✊

    • @AarkaBihidareys
      @AarkaBihidareys Před 3 lety +4

      😅😅ma ogeed prankga

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi Před 3 lety +5

      Wr Ninku wuu Cadho dHawyahee ka qabo Ragga yaanu baange La dHicine

    • @aminabdi1903
      @aminabdi1903 Před 3 lety +3

      @@guyoguuto4904 astaan buu ushaqeeya

  • @kingkoofi6009
    @kingkoofi6009 Před 3 lety +170

    darawalka kaliya aanan hortiisa fiirin marka uu gariga wado inta igu raac san like hhhhhh

  • @hayaatgoudy8208
    @hayaatgoudy8208 Před 3 lety +60

    Inta jecl in Allah subxana watacal la kulan siyo habenka layitul quadriga love iii sar

  • @zidalisharif201
    @zidalisharif201 Před 3 lety +248

    Quf walbo owlad leh owladisa bari allah ugu dhigo quf walbo haysam owlad bar ah allah siyo iyo sowjad bari allah u sahlo ilah dartisa idinku duceyay somali wen like dhac ku siya💓

  • @daadirbuubuuleofficial9178
    @daadirbuubuuleofficial9178 Před 3 lety +109

    Ninka gaariga wada inuu wato maskiga u wato inuu ku qoran yahay Team 27 Ama asad Haggio intii aragtay like I saara

  • @ccasiismohamed297
    @ccasiismohamed297 Před 3 lety +518

    Inta faraxday markay c kariin cali shaah aragtay like ii saara😅

  • @officialabdikariimalishaah2625

    Wixii i helaan la yaabay Kkkkkkkkkk Walee astaaneey laydinma gali karo Dhamaan asxaabta salaan sare 🙏👑

  • @genyadasoomaliland9160
    @genyadasoomaliland9160 Před 3 lety +376

    Inta ay surprise ku noqoty C/Ali shaah like

  • @baliilogofficiall4255
    @baliilogofficiall4255 Před 3 lety +231

    Inta mnta soneet oo so anfurtay ilah hanaka aqbale like.👍

  • @falizhedar647
    @falizhedar647 Před 3 lety +153

    Odaygeyga Abdi Kariin Ali shaah
    Inta markey Magaciiza maqashay fakatax soo Tiri ismuujiya🙏❤️

    • @mohaabdi1374
      @mohaabdi1374 Před 3 lety +1

      Ina lillah bal waxn maqla ina adamow 🤣

    • @enggarantinmedia9253
      @enggarantinmedia9253 Před 3 lety

      😂😂😂😂Odeygeena kuLaha Afku ku go

    • @falizhedar647
      @falizhedar647 Před 3 lety

      @@enggarantinmedia9253
      Mxad afka ii goyn🤔🙄🤣

    • @enggarantinmedia9253
      @enggarantinmedia9253 Před 3 lety +1

      @@falizhedar647 XariiFad wad naga badisey 😂😂😂✌

    • @falizhedar647
      @falizhedar647 Před 3 lety

      @@enggarantinmedia9253
      Coming soon caruskena jaaw🤣😁🤸‍♀️

  • @MkXiddo
    @MkXiddo Před 3 lety +29

    ALfanaan Abdikariem Ali Shah inta taagerta ismuujiya 🙌🏿❤️

  • @loyalahmed8105
    @loyalahmed8105 Před 3 lety +22

    Ilahay laylatul qadriga ha ina la wada kulmiyo amiin dhaha inta sonkii ku bilowday ee wali ku
    Jirta Alle ha inaga Aqbalo dhamaanteenba 👍👍👍🤲🤲🤲

  • @jilaagaqarsoon4971
    @jilaagaqarsoon4971 Před 3 lety +235

    Ninka Aan u Aaminzanahay inuu yahay fananka hargeisa marka laga reebo qamarka ayaad soo qabateen inta igu racsan reer hargeisa ismuujiya●

  • @khalidabdulahi4809
    @khalidabdulahi4809 Před 3 lety +16

    Ujeedkiiba meesha way ka sareen kuwan iyaga unba is haysta
    Cabdikarin ali shaah wakhti ay kaga xanaajiyaan mayna siin inta ila aragtay like 🤚🏼😊🤗😂

  • @fadumiinafadumiina4591
    @fadumiinafadumiina4591 Před 3 lety +120

    Nin Weyn Baa Cawo Lasoo Qabtay Ina Cali Shaax🖤

    • @Curub1.
      @Curub1. Před 3 lety

      Subscribe wlo isara
      Walo wa tobnkii dambee ramadane

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs Před 3 lety

      Fadlan CZcams keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid .

  • @xamdigobaad5792
    @xamdigobaad5792 Před 3 lety +184

    Inta jiliinkoda ku haysanin like 😌

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 3 lety +10

    My fav singer abdikariin ali shaah 🤴🖤🥀🦋

  • @zaaked7930
    @zaaked7930 Před 3 lety +59

    REER SOMALILAND HAPPY INDEPENDENCE DAY 18 MAY 💚💭❤

  • @sumayahuseen3223
    @sumayahuseen3223 Před 3 lety +60

    Reer Hargeysa Cadi Maha
    Darawalka Ku heesta Waba Qosol miiraN😅

  • @user-fw7wk8si7y
    @user-fw7wk8si7y Před 3 lety +105

    Waa prank bay baraty
    Reer burco wxaa miyaa loola yimaada
    Viva gobolka raga😍😍

    • @Majabe1
      @Majabe1 Před 3 lety +8

      Naago tihiin maydinka rag is yaqana reer burcoy 😂😂😂 waar aniguba reer hawdban ahaye haygu soo degdegina imikaba hadaad commentayga akhrisaday😂😂

    • @ayanayni8938
      @ayanayni8938 Před 3 lety +2

      @@Majabe1 🤣🤣arap rag adag🥰💉 from hy reer abtishey 🥰

    • @wardoudi9993
      @wardoudi9993 Před 2 lety

      @@Majabe1 kulaylkiuo dada anaga aragney reer hawd wn idin qirey ilmaderyaall from burco

    • @Majabe1
      @Majabe1 Před 2 lety +1

      @@wardoudi9993 thanks Wllo

  • @naimafarah7180
    @naimafarah7180 Před 3 lety +94

    Inta ila aragtay in uu darawalku xiranyahay mask gii team 27 asadhagio 😘❤️❤️❤️

  • @ayanlesamaale
    @ayanlesamaale Před 3 lety +61

    Reer Hargaysa Reer Muqdisho ayaa ka yara dagan waxooga da'gaalka kuma dagdagaan Ree Muqdisho. Salan sare Form Germany/Djibouti.

    • @thiagotakaweyne6562
      @thiagotakaweyne6562 Před 3 lety

      Ninkani wa reer burco 🙂

    • @farxiyaabdiraxmaan3080
      @farxiyaabdiraxmaan3080 Před 3 lety +10

      Ninka ragi maha inuu qato wax walpa wan idin zalamey raga dhiga le awladul caazima hargeysa

    • @mulkiahmed1979
      @mulkiahmed1979 Před 3 lety +4

      marqaanka ayaa keenaya walal

    • @prettysagalsweet1778
      @prettysagalsweet1778 Před 3 lety +4

      @@thiagotakaweyne6562 hhh haduu ahaan lahaa nin edeb leh oo aan dagaalamin na reer hargeysuu noqon lahaa somaliland waa mid ee waxba ha kala qaad qaadin😳

    • @prettysagalsweet1778
      @prettysagalsweet1778 Před 3 lety +3

      @@mulkiahmed1979 🤣🏃‍♀️mirqaan ka lacag tooda ugoysey ee idinka naagihiina niikiya lacag ma sii saan🙄

  • @niimuuppe2004
    @niimuuppe2004 Před 3 lety +3

    Anigo hadalka ku hdlesan fahmeenin baan abdikarin cali shax jacel aan u qapo ban u dawanaya ilove you Abdikarin cali shaax🥰❤😘

  • @najmaabdirahman3963
    @najmaabdirahman3963 Před 3 lety +37

    Inta sugaysay abdi kareem ali shaaah farta taaag😂😂✌

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 Před 3 lety +48

    kululaa dadkaygu 🥰💚

  • @samaarsuusuu4717
    @samaarsuusuu4717 Před 3 lety +6

    Masha Allah fanaankeena qaali ah kusalamay from muqdhisho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somalitiktok8430
    @somalitiktok8430 Před 3 lety +86

    InTa ramaDaaNku HaL maaLin ka taGin like isaaRa

  • @kowsarhoreeye229
    @kowsarhoreeye229 Před 3 lety +48

    Buuq by kuhyn majili yaqaanin casiiim oday buuqaaye le ku hysty😇

  • @maxamedbidhi7424
    @maxamedbidhi7424 Před 3 lety +75

    kkkkk comentiyada aqri baan islahaa comment vidioka quseeya maan arag subscribe iyo like tuugsi lee comment aqris waan iskadaanayaa hada kadib

  • @nimcoabdi2594
    @nimcoabdi2594 Před 3 lety +141

    Nin rer burco ah😂😂 miyad ku degdegaysan

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 Před 3 lety +6

    legend lapa maaha wllhi fanaan wayn capdikariin cali dhaah

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Před 3 lety +74

    inta maraky arktay Abdikarin ali shaah isku naxday ismuujiya iyagoo sariirta jiifa hhhh

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 Před 3 lety +6

    Maftuux Cadceed noo keena musician-ka faraha macan 🎹🎹🎹🎹🎹

  • @yaxyeh.moxamed3266
    @yaxyeh.moxamed3266 Před 3 lety +26

    adoo jiifa oo kabo la aan ah hadaa daawanyso like isaar

  • @hamzemarcoz1327
    @hamzemarcoz1327 Před 3 lety +8

    inta MarkaY Apdirkarin Ali shaaH markaY AragtaY Soo carartaY 👍

  • @astrodaproducer
    @astrodaproducer Před 3 lety +3

    Oww legend driver markale!!🙏🙏😂

  • @ajooztomaxamuud2784
    @ajooztomaxamuud2784 Před 3 lety +6

    asc wllyal✋💓

  • @hipohupthi1232
    @hipohupthi1232 Před 3 lety +30

    Inta ay kadiz ku noqoty like 😂😳

  • @hirsaaqaofficail2329
    @hirsaaqaofficail2329 Před 3 lety +3

    Ramadaan mubaarak bisha barakeysan awgeed 1k igaadhsiya allh dartii

  • @Ronaldothegoat73
    @Ronaldothegoat73 Před 3 lety +62

    😂😂😂😂 reer Somaliland xaaka qaldan labadi nin Ayaka aaba is heystaa war adinka Kala aamusa oo qofka prank kusameeya hhh

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 Před 3 lety +3

      Dirawalkaa Naga Badawa😅😅

    • @bashirmalele7537
      @bashirmalele7537 Před 3 lety +7

      Sidaa xita prank weye
      Fananka iin laga yabsada unba muhimida ah

    • @naemaahmed7250
      @naemaahmed7250 Před 3 lety +9

      Anaga sheekadas tooska hadii nolala yimado prank ahayd suuro gal maha marka wa in sheekada laso yar maldaha dulqaad ka ngu yare😄😄

    • @Ronaldothegoat73
      @Ronaldothegoat73 Před 3 lety +2

      @@naemaahmed7250 wuxuu dulqaadka idinku yaryahayna majirtee muran leeka adagtihiin hadaa is dagaaleysiina sida niman rag oo kale ah iskuma dagaashan qamar suugani mar uu ninka kale isku booden baan arkay sidi naagihi oo kale eeyba isku qabsadeen yaahu dheh hhhhhh

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 Před 3 lety

      @@Ronaldothegoat73 nagahan siday isku qabsdaan wax Xun meyAA 🐶

  • @kawtharzhuzhu4927
    @kawtharzhuzhu4927 Před 3 lety +3

    Wow another level 24 hours kayar iyo 100k view and above 👏🥰SOMALILAND dhiiGa

  • @zekisiciidcalidhiddin7950

    Legend cabdikariin cali shah 👏👏

  • @Anynomouslyyyher
    @Anynomouslyyyher Před 3 lety

    abdikarim ali shaah runtii best singer😍😍

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 Před 3 lety +15

    Abdi kariin ali shaah Fanaan ka aan ugu jecelahay

  • @aishaabdirahmanmohamed8061

    Big fanan 💪❤abdikariin ali shaah

  • @lameeraysoofficial63
    @lameeraysoofficial63 Před 3 lety +2

    Istaqfuralah abdikariin ali shaah ilaahaybuu caaayay subxanalah

  • @Big__Cisto
    @Big__Cisto Před 3 lety

    Soo dhamaystira videoga de

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj Před 3 lety +7

    Asc walalahy Soomaaliyeed Ramadaan kaarim fadlan🙏 iso boqoda illaahay waxad jeceshahay haa kugu bishareyoo inshallh 🙏🙏

  • @anigaanigalewaye4498
    @anigaanigalewaye4498 Před 3 lety +25

    Aniga waxan jeclahay dadka muqdisho walahi

  • @abdihamidsuugaani9616
    @abdihamidsuugaani9616 Před 3 lety

    Waw wlhi waa farxay markaan in Ali shaah

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig Před 3 lety +2

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞

  • @Shanthino
    @Shanthino Před 3 lety +39

    😆😆😆 prank ya lagu samaynaaa wa fahmi waye Abdkarin mise ka kle

    • @misssmile3470
      @misssmile3470 Před 3 lety +2

      Wlhi wn kula yaabanhy ani xataa yaa lagu semeenoya prankiga😂😂

    • @amaalqueen5981
      @amaalqueen5981 Před 3 lety

      Cabdikariin cali shaah ayaa lagu samaynayaa

  • @Abdirahmangs
    @Abdirahmangs Před 3 lety +10

    Kuwa muqdisho jiliin weeyaan waxoogu prank-ga runta ah waa kan astaan tv aad baad umahadsan tihiin

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 Před 3 lety

    Thnks

  • @amalzain3437
    @amalzain3437 Před 3 lety

    Abdikariim ali shaah wa nin dulqaad leh♥️

  • @princessmacaani4145
    @princessmacaani4145 Před 3 lety +33

    Ya ma idinka is dagalaa nila dhahy mse qofkaa ka xanajiya 😂😂

  • @Beergooye
    @Beergooye Před 3 lety +27

    Si fiican loo ma maqlo ee codka iska soo hagajiya videoga ha iska soo galininee 🤣🤣🤣🤣

  • @asmasicid740
    @asmasicid740 Před 3 lety

    Cabdi kariim Cali shaaah my fav fanan ayu imikana wn wataba

  • @zharmakemohiyadiin2314

    Thnkz Ninkan dirsanay 🤩😅🖐🖐

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety +3

    Reer hargeiza Somaliland wan idin zalaamay😍😘😘

  • @fatumoahmed8844
    @fatumoahmed8844 Před 3 lety +11

    Inta tiktok kusoo aragty soo cararty😂🏃‍♀️

  • @nasralaki2778
    @nasralaki2778 Před 3 lety +1

    My favorite singer dulqaad dadnimo xishood kaftan daganaan qurux intaba isku darsaday abdikariin ali shaah nolow inty nolol jirto

    • @asmakhadar3935
      @asmakhadar3935 Před 3 lety

      dulqaad majire ninku wa reer burco😂😂👋🏻

  • @ikramdahir7614
    @ikramdahir7614 Před 3 lety

    Love ban ku ahay ninkan c/kriim 🤤

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 Před 3 lety +75

    Meesha qaylo uun baa lagu hayaa ninka Xamar jooga si fiican u jila

    • @mohamedali2132
      @mohamedali2132 Před 3 lety +14

      Aad iyo aad kan dirawalkaa wax qasaaya
      In uu isida casaam oo kale uu kan gadaal jooga iyo fanaan ka uu ukala baxay ahayd halkii laga rabay in yagu ay ka xanajiyaan and qofka martida ayay dagaal isku bilabeen ba iyaga dhexdoodi waraa raga muqdisho ayaa good actors ah

    • @abdikhadiribrahim90
      @abdikhadiribrahim90 Před 3 lety +1

      @@mohamedali2132 saxiix

    • @aytaali2338
      @aytaali2338 Před 3 lety +2

      inuu xanqaa mihima qofku man too dhan sod nagaa la tirsadraptaa😂😁

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs Před 3 lety

      Fadlan CZcams keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid ..

    • @mustafaabiib1916
      @mustafaabiib1916 Před 3 lety +1

      @@socdaalfilmsvlogs meesha dawrsiga la dhaaf

  • @sumayoqali1031
    @sumayoqali1031 Před 3 lety +15

    Rer muqdisho ismuujiya🥰😂

    • @Malkon1
      @Malkon1 Před 3 lety

      War waxan mba lada wan karo wlhi muqdisho ku leh barnaamijka🤦‍♂️😃🥰

    • @sumayoqali1031
      @sumayoqali1031 Před 3 lety +1

      @@Malkon1 kkk haa ma aragtay

  • @aytaali2338
    @aytaali2338 Před 3 lety +1

    😂alle apdikariin ali shaaxh ❤😘

  • @zamzamsaalah7669
    @zamzamsaalah7669 Před 3 lety +17

    INTA HARGEYZA MARKUU PARNAAMIJKA KA IMAAN00Y0 XIIZEEYZA LIKE TA 👇😃

  • @haliimamohamed5570
    @haliimamohamed5570 Před 3 lety +17

    Horta kan darawlka ahi qeylo badanaa muu sida casaam iska aamuusnado oo mar mar uun hdlo ninka kle ayaa laga rbaa inoo qofka ka xanaajiyo

  • @maxamuudmaxamed9714
    @maxamuudmaxamed9714 Před 3 lety +18

    Waxaan rabaa inaan ugu like bato ee dhac dhac ku siiYa❤❤❤
    👇👇👇👇👇

  • @abdiqanimohamed4321
    @abdiqanimohamed4321 Před 3 lety

    Mnsha allah

  • @farduusaxmed9730
    @farduusaxmed9730 Před 3 lety +1

    Wiil hoog ina ali shaaah

  • @canabqurux8235
    @canabqurux8235 Před 3 lety +13

    Alla rer hargeyso hadalkoda mafahmayo🥺🥺

  • @xamsemaxamed5071
    @xamsemaxamed5071 Před 3 lety +8

    Inta C/Kariin CaLi ZhaaH Ma qazhay DaLaq Zoo TiDhi Like Izaar

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 Před 3 lety +1

    Hayaay abdi kariin ali shaah

  • @mariyahuseen8083
    @mariyahuseen8083 Před 3 lety +1

    Darawalka kaliya ee hortiisa eeegin markuu soconaaa legend😄

  • @ibrahimiiman2587
    @ibrahimiiman2587 Před 3 lety +11

    Fadlan domark sooqbt Pilze ugbaad aragsan 💚 ✌

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 Před 3 lety +3

    ayyyy san usugaayey🙆‍♂️

  • @apzhiirofficial7014
    @apzhiirofficial7014 Před 3 lety +1

    Cabdikariim cali shaah famous

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Před 3 lety +7

    Abdikariin Ali SHaaH - Ninkaas Oo KaLiYa AYaan SugaaYeY Aniga Iyo Qaraaxo WeY Noo kaLa DHamaaTeY Imika Wixii KaLepa haYzTa

  • @munitayousoph5709
    @munitayousoph5709 Před 3 lety +2

    Qaraxada muqdisho ayaa ka fiican kuwan hargeisa

  • @micnamalahan
    @micnamalahan Před 3 lety +70

    war ninkaan gaariga maba fiirinaayo jidka ; waaba ka Naxay , prank ka daran :D
    Like 👍🏾 hadaa ka cabsatay Darawalnimada🤭😮

  • @Istirah_Tareche
    @Istirah_Tareche Před 3 lety

    Abdikarim Ali sah 😭❤

  • @cabdiqaadiryare1990
    @cabdiqaadiryare1990 Před 2 lety

    😍🤣😂😂keeb going wagu heysata bro qamar sukani hhhh

  • @mahadiimaaan7337
    @mahadiimaaan7337 Před 3 lety +3

    Wllky marna zhpkay cabdikariin ali

  • @abwaancaqlisame
    @abwaancaqlisame Před 3 lety +30

    Inta aragty Labadan nin ee jilayaa😅way ka jiliin fiican yihiin odygii yaraaye miskiinka ahaa😅😅

  • @nazriinapdirahman6027
    @nazriinapdirahman6027 Před 3 lety

    Cabdikariim wlhi wa adke ninraga weye
    Ar ilove you wll

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 Před 3 lety +2

    Abdi kariin ali shaah qosol kuu ku qurux badan yahay

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 3 lety +69

    Qof kasto commentigayga arka waxan u rajenaya cafimat io cibado suaban🤲✊

  • @haniali4142
    @haniali4142 Před 3 lety +3

    Rer hargaiza jiliin garn maayaan rer muqdisho kuhystaa😍😍from hargeisa

  • @nastehoshire4488
    @nastehoshire4488 Před 3 lety

    Cabdikariiiiiiiiiiiiiim❣️

  • @zuldanofficial5252
    @zuldanofficial5252 Před 3 lety +1

    Ina cali shaah iyo qamar kaliya daawadey

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 Před 3 lety +5

    Qaybta hargaaysa waa eber wlhi darawlku maba fahansana shaqadiisa fananka ayay ahyd in laga qaraaxaysto balse ayagi baba isku buuqaya! Camera duna wa eber wx quality malaha.
    Qabyta xmr aya diyaarsan dadkaasa qaraxada wx ka yaqaana rer hargaysa inay is dilayaan ayaaaba la mooda.

    • @kawzmoht1955
      @kawzmoht1955 Před 3 lety

      Markanad wixi fahmayn wa iska nooca naa qofku ila caqli bu leyahe cameraduna way hortalaye marka ay labada qofiba raali iskga noqdan ka cadhaysinta fananka sow fahmi mayo inu prank yhy wuxu imnka wuxunbu modaya in mid ahaan raga wax ka khaldanyhn somha ader reer hargaisa mha reer xamarka jileca ee an waxba lga fahmyn

  • @ibraabdalla6579
    @ibraabdalla6579 Před 3 lety +81

    Qofkii Video Gan DhameestE Woo Iga Dulqad Badan Yahay Wlhi😓😹Hal Xabo Kama Fahmin Inta Ila midka Ah Like Ii Saara😹👍

    • @qnnaimoch1725
      @qnnaimoch1725 Před 3 lety +5

      😂😂anagaa fhmyna walalaw qaylda way noogu bxdaba

    • @munaabdi4779
      @munaabdi4779 Před 3 lety +3

      🤣🤣🤣kula mid ayaan ahay wlhi hal xabo ma fahmin

    • @bushraoffcial7065
      @bushraoffcial7065 Před 3 lety +2

      aniga saan dhagta u dhiganaaye waxaa fahmeesa is dhahaaye waa daalay xabad wlh kama fahmin😅😂

    • @ayaanmustafe5783
      @ayaanmustafe5783 Před 3 lety +3

      Hhhhh Wllo anagaa fahmaynaa wlhi anaguna reer xamarka fahmin

    • @puresomalilander3248
      @puresomalilander3248 Před 3 lety +3

      Dadbaa Fahmaya kor ooGa bax Hadad Fahmyn😂✌

  • @ahmeth_aprhulrahman
    @ahmeth_aprhulrahman Před 3 lety

    De wasxe inader wa mahdsantey in cali zhaah

  • @ayanhassan3748
    @ayanhassan3748 Před 3 lety

    Xafadahaagi bada cas ahaaa😀🥰🥰🥰

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 Před 3 lety +28

    Oday qa saaye iyo moq disha ku heystaa yaa ilamida qaraabo🙋‍♂️👈

  • @abdalladaacad5625
    @abdalladaacad5625 Před 3 lety +12

    Mnta dhan wxaad ku dhameseen prankigii Waryaaheee 😂😂😂

  • @carboosheyare5301
    @carboosheyare5301 Před 3 lety

    Waa wax laysla ogyahay

  • @najmamohamed5914
    @najmamohamed5914 Před 3 lety

    Abdikareim wa nin dulqaad bdn ❤