QAMAR IYO SCHOOL TAAGAN

Sdílet
Vložit

Komentáře • 494

  • @xananxadari9202
    @xananxadari9202 Před 10 měsíci +148

    School taagan xiisad taagan arday taagan samurad taagan kuli wada taagan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy Před 10 měsíci +76

    The best person ever The most knowledge able and most shine all created prophet Mohamed ❤❤❤❤

  • @XamdaLuul-wf1wh
    @XamdaLuul-wf1wh Před 10 měsíci +51

    😂😂😂😂😂😂😂😂 legend Qamar suugani waaa Af somaligii oo qof ah hore u soco😂😂😂😂

  • @care2157
    @care2157 Před 10 měsíci +15

    Qamar waa fanan creative leh, hal kalmad uu keenay buu soomali oo dhan ka gaday

  • @hodanjamaccali-pi1dh
    @hodanjamaccali-pi1dh Před 10 měsíci +22

    Wlhi wa funny 😅😅😅😅😅 waar Qamar nogu so celi bal su uqurxeystey eeg marku wadnkiisi yimi ee uu ukla baxey eeg mansha allah 😂😂❤❤❤

  • @CraxmaanCismaan-eo8iw
    @CraxmaanCismaan-eo8iw Před 10 měsíci +40

    Qamar waa funny part sameeya😂🎉😂😂😂😂vardaydaa i jiidaysa

  • @NourAhmed-17
    @NourAhmed-17 Před 10 měsíci +53

    Aniga Ayaaba Barnaajimkaan Taagni Ku Dhamaystay Oo Walahia 😂😂😂

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 Před 10 měsíci +48

    Anigiibaa qoslee kulaha qamar qosolkana maa laga taagay😂😂😂

  • @BarkhadAbdirizak-ws4tn
    @BarkhadAbdirizak-ws4tn Před 10 měsíci +32

    Abdalle jamaal ninka kaliya ee Naga baraajeeyey cadaanka❤❤😊

  • @roumanhassan345
    @roumanhassan345 Před 10 měsíci +8

    Legend of the Legend Abdalla jamaal qofka kaliya een ka taagero hargaysa keep going brother 💪💪💓

  • @hudayfikeyze1372
    @hudayfikeyze1372 Před 10 měsíci +42

    Qamar so badiya wa funyy e😂 legend always legend qamar suugani

  • @SadaamSeerbiya-dr2hc
    @SadaamSeerbiya-dr2hc Před 10 měsíci +12

    Inta 🐐 ka fanka qamar sugaani ila taageerta🦁🔥

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 Před 10 měsíci +11

    Waa ley tagy primary and secondary school 😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 10 měsíci +25

    Four legends always abdale Jamal and madar and qawdhan qamar sugaani best teachers ❤💯💯👍❤💯😎

  • @sharmaboy9676
    @sharmaboy9676 Před 10 měsíci +12

    QAMAR THE LEHAND NINKA RAGA WUU QALDAMA LEGAND QAMAR AMA QARAMI FROM INTA MADAXA MADOW🇸🇱

  • @MohamedAhmed-im7cx
    @MohamedAhmed-im7cx Před 10 měsíci +3

    Qamar mar kale ayanu codsanayna oo ardaydu yihiin
    1.xadari
    2.davadhuub
    3.shukri yooyw

  • @barkhadahmet
    @barkhadahmet Před 10 měsíci +20

    “Russia taagan oo hallan bay isu taagan yihiin iyada iyo ukraine Palestine iyo Israel waa kuwan is hor taagan” 😂😂

  • @hipakabdi6929
    @hipakabdi6929 Před 10 měsíci +5

    Qamar ma macalin buu so ahaa tolow😅

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 Před 10 měsíci +32

    Qamar isn't easy 😂

  • @khadijamaxamed5420
    @khadijamaxamed5420 Před 10 měsíci +2

    Abdle jamaal best youtuber keep going

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Před 10 měsíci +21

    " Lucky people are self-aware, work hard, have high integrity and good manners, show up on time, show high rate of learning, are optimistic, kind and generous ". Please read this may be it change your life
    . ~ your daily motivation diet

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 10 měsíci +1

    Qamar suugaani weli waa taagan yahay kwrn hee 😂😂

  • @AbdirahmanVigos
    @AbdirahmanVigos Před 10 měsíci +13

    Team izaaaq reply and like😊😮

  • @user-px9gw1ku4t
    @user-px9gw1ku4t Před 10 měsíci +1

    Cabdalle jamal iyo teamkiisa aad baan idiin salaamay, qamar waan salaamay, show macalin buu ahaa😅😅😅😅

  • @haboonabdi1482
    @haboonabdi1482 Před 10 měsíci +2

    #Abdala jamaal❤❤❤ fanaan qamar ku fiican macalin nimada ❤❤❤❤wa lay tagaye ❤❤from borama

  • @AbdulrahmanAbdullah-hy7os
    @AbdulrahmanAbdullah-hy7os Před 10 měsíci +4

    Isaaq iyo Dhulbane WaY is hor tagan yihiin 😂😂

  • @F-pg3ky
    @F-pg3ky Před 10 měsíci +4

    😂😂😂 abdalla iyo yarka shadhka diilmaha leh waa xaraabo miidhan 😂😂 “ anigu tolkay baan u yeedhan lahaa” 😂😂

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Před 10 měsíci +1

    Abdala jamaal and Qamarkah Fankah zhidah Waan idin taageeraa wllhi bilaahi zhpayaaL guulaystah♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @zh_cheroze
    @zh_cheroze Před 10 měsíci +8

    Qamarka in the building waa funny😂😂

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 Před 10 měsíci +2

    Waxani waa Legend wlhi xataa xiisad taagni ah buu dadkii taagayaa😂😂

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 Před 10 měsíci

    Cabdalle jamaal iyo timkiisa allaah ha ka caraysinina 😮😮😮 ka hara fanaaninta nolasha yaad ka dhicine

  • @azmaxiin5675
    @azmaxiin5675 Před 10 měsíci

    Haga cajisiin yutub ka 1m ino balanah insha alah🎉❤❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Před 10 měsíci +2

    Kaltuuneey muhiimadaadu waa k xaraf kaagu waa w 😂😂😂😂😭😂😂😂qawdhan mid maaha waa dadkii galaasyada qulbi jiray🤣🤣🤣😂 ABDALA JAMAL ABDALLA keep going pro we love you guys ♥️❤❤♥️🥀🥀

  • @umalkhayraxmedcabdi4177
    @umalkhayraxmedcabdi4177 Před 10 měsíci +1

    Mawliid wa lajan
    Allaa allaa kulahaa fani weyan

  • @user-lo4tm6vn5b
    @user-lo4tm6vn5b Před 10 měsíci +10

    This is so funny 😂😂😂😂 do more comedy like this one

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 Před 10 měsíci +6

    Qamar.mid maaha aniga ardaydayda ijiidasa kulahaa saan usugayay barnamijkaan 😂😂😂

  • @mrssomaliland2
    @mrssomaliland2 Před 10 měsíci

    Msha allah barnaamijyo aan aad u jeclashay baan ka dawada chanal kaagan abdala halkaa kawad masha allah

  • @alxamcabdi6125
    @alxamcabdi6125 Před 10 měsíci

    Alla wlhy waakhayar fani ah abdali jaml iyo marda inaankn kle msharanyo magacisa iyo macalinka qamar sobadiya iskulka

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Před 10 měsíci +2

    Keep going my pro 👍 👌

  • @maxamedsiciid883
    @maxamedsiciid883 Před 10 měsíci +4

    INTA JIFKA KU DAWANYSA ☝️😂

  • @niciimaahmed3983
    @niciimaahmed3983 Před 10 měsíci +3

    abdall jamaalo qamar oo funny wye noo sooo badi please ❤🐐

  • @nimcodagan8410
    @nimcodagan8410 Před 10 měsíci +3

    Part 2 wll so same Legends wll keep going cabdale iyo teamkisa wlhi funny waaye

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 Před 10 měsíci +8

    Qamar hadalka meel kama dooni😅😅 aniga ardaydayda ijiidaysa😂

  • @abdulhafizidris-xk2pc
    @abdulhafizidris-xk2pc Před 10 měsíci +3

    Waxa xasustay heesti😂😂😂😂❤ qamar legend

  • @fahmicabdi4108
    @fahmicabdi4108 Před 10 měsíci +6

    Qamar macalin buu aha 😂😂

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE Před 10 měsíci +1

    Qamar wllhi waa nature jeesteeyay😂😂😂😂

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 Před 10 měsíci +2

    Cabdikariin cali shaah casharadiisaa ka fiican kan mr waaley taagey kuma heysano

  • @ansalabdikadir5889
    @ansalabdikadir5889 Před 10 měsíci +1

    The best CZcamsr 👌 abdle jamaal abdale ❤❤❤

  • @MuunaIsMaIL-zl2qw
    @MuunaIsMaIL-zl2qw Před 10 měsíci +2

    War abdalaw Ana mnta first ah d3

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Před 10 měsíci +1

    Qamar Soo Badi he is funny wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Esmaselef_7
    @Esmaselef_7 Před 10 měsíci +1

    Qamar mustaqbalka wuxu noqon Donna macalin taagan😅😅 meel ku qorta culimo🤣🤣

  • @ayaaanali3793
    @ayaaanali3793 Před 10 měsíci

    Yutubarka kaliya ee aan tageero hore u soco

  • @apdikhalaqothman4239
    @apdikhalaqothman4239 Před 10 měsíci +3

    Inta la tagay farta taga 😂😂

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Před 10 měsíci +7

    Aniga ardeydeyda ijiidaysa waa funny wlhi qamar 🤣🤣🤣😂

  • @mubarigboodhle5640
    @mubarigboodhle5640 Před 10 měsíci +2

    Ustaad wardi xarafka R ayuu lunsadey wuu taagay xarafka 😅

  • @xayiAhmad
    @xayiAhmad Před 10 měsíci

    Boqorow kal iyo laab waku xiisay wll qali ❤❤❤one love wll bigfan

  • @ayaancabdi4521
    @ayaancabdi4521 Před 10 měsíci +2

    Xisadi u horeyse tagni lagu dhigto qamar baa dhigay😂😂

  • @user-ml1we9zv2k
    @user-ml1we9zv2k Před 10 měsíci +1

    wallaahi baribaanu taagni kudhiganay xiisad hhhh😂😂😂😂😂

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali Před 10 měsíci +2

    Waa Laytagay oo practical❤

  • @spacecam7
    @spacecam7 Před 10 měsíci +2

    Comment taagaan Always Legends 😂 😂

  • @hindamuxumed-ll8qq
    @hindamuxumed-ll8qq Před 10 měsíci

    Mashalaah cabdale jamal cabdale hor mar wacan wll 🥰

  • @amaalabdi6621
    @amaalabdi6621 Před 10 měsíci

    Masha allah waxaan ka helaa wilkan abdalah ladhaho

  • @sahramaxamed181
    @sahramaxamed181 Před 8 měsíci +1

    Tusmooy ila wadaag aaminaay
    waan ku tabayaaye

  • @ApdiqaniMaxamed-tr9sf
    @ApdiqaniMaxamed-tr9sf Před 10 měsíci

    Mohomed apdi apdilahi mahomed wardi qamar sugani wa lay tagya😂❤ pest legend

  • @zalmanmohumed2837
    @zalmanmohumed2837 Před 10 měsíci +6

    Anuu maqaade nin qamar layidhaba qaada😂😅

  • @sucaadandirahman514
    @sucaadandirahman514 Před 10 měsíci +4

    😂😂😂😂 Wa idinka laifintagaydee😂😂

  • @bushraabdi5622
    @bushraabdi5622 Před 10 měsíci +1

    Qal qal lagu beer qamarna may dhaafin 😂😂😂😂😂😂 qowdhan dhib socda waaye

  • @ilyaas100
    @ilyaas100 Před 10 měsíci +3

    Gooja cadde xita wa la taaganyy mcalin😂😂

  • @user-ml1we9zv2k
    @user-ml1we9zv2k Před 10 měsíci +2

    asc Abdaloow wllo barnaamijyadaada qaybo diini ah kosoo dar oo so aalo ah

  • @Asadhaajio27
    @Asadhaajio27 Před 10 měsíci +32

    İbadet edilecek tek varlık Allah'tır 😢❤❤

  • @user-yv5hq8wf6s
    @user-yv5hq8wf6s Před 10 měsíci

    Wan.din.salamay.inamada.aadka.utaageero.❤❤❤❤❤❤❤abdalle.jamaal.iyo.macalinka.qamar..ilmaadeeradayda.qliga.adbaa.umahsantihin.walaalahayga

  • @user-jw1ps2zu5r
    @user-jw1ps2zu5r Před 10 měsíci +3

    Ya taagann hadda😂❤

  • @CADAANISHOW
    @CADAANISHOW Před 10 měsíci +1

    kusali nabiga scw hada jeceshay xambiib keena maxamed scw isoobokho

  • @sacdiyoaxmed2562
    @sacdiyoaxmed2562 Před 10 měsíci +4

    Qowdhan walataky 😂😂😂 wll adban nitakeraa

  • @user-bh7xl3oo2c
    @user-bh7xl3oo2c Před 10 měsíci +1

    Aniguba intuu dhamaanayey waan taagnaa 😂

  • @nimabashir5570
    @nimabashir5570 Před 10 měsíci

    Heesti gaasira maad qadidi madar qaday lenged mgacayga ❤😂😂

  • @bushaaromaxamed2611
    @bushaaromaxamed2611 Před 10 měsíci

    Qamar sugaani waa fani❤😊

  • @hodohuseinhaji7724
    @hodohuseinhaji7724 Před 10 měsíci +1

    Kulahaa ka heesi wayaa waalidkiipa iigu yeedhi😂😂😂😂 maba oga in laga saari😂😂😂

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Před 10 měsíci +1

    Wallaahi fani waaye

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 Před 10 měsíci +1

    Qamar xitaa anagiibuu na taagay walee 😂😂😂😂

  • @CabdaleAxmed-nt3pl
    @CabdaleAxmed-nt3pl Před 10 měsíci +2

    Qamar ii guri barwaaq isu balami xaga fanka

  • @MssBarni
    @MssBarni Před 10 měsíci +7

    Abdalle Jamaal baa na taagay ❤ plz love igu qabo

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu Před 10 měsíci +1

    Cabdikariin cali shaah soo celi neo❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před 10 měsíci +1

    Schoolka sidii dhagxanta latagan yahay 😂😂😂

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH Před 10 měsíci

    Waalidkaa iiGu Yeedhi Doonaa waa sax 😂😂😂

  • @habsan430
    @habsan430 Před 10 měsíci +18

    Inalilaahi school la tagan yhy miya😂😂😂

  • @zuheipabdilahi5068
    @zuheipabdilahi5068 Před 10 měsíci +2

    Qamarow teacher baad ku wacneyd music o Ayaad Ardeydii wadnaHa ku ridey😂

  • @ismahanosman298
    @ismahanosman298 Před 10 měsíci +4

    Wali miyu tagan yahy qamar 😂😂

  • @apdirizakhindi-nq3en
    @apdirizakhindi-nq3en Před 10 měsíci

    Macalinkan waxa uu dheer yahay macalimiinta kle shaxshax da😅😅😅😅

  • @user-fr8fs9in6i
    @user-fr8fs9in6i Před 10 měsíci +1

    Muuqaalka taagni ban ku waaday 😂😂

  • @NadrawiSalaax
    @NadrawiSalaax Před 10 měsíci +2

    Qamar soo badi barnamijyadiisa

  • @user-rh3lb7mk1l
    @user-rh3lb7mk1l Před 10 měsíci

    Waar qamar legend sanaa😂😂😂

  • @ikkieubdy6042
    @ikkieubdy6042 Před 10 měsíci +5

    Qawdhan wa funny 😂❤

  • @foosiyaMuusecabdillaahi
    @foosiyaMuusecabdillaahi Před 10 měsíci +1

    Qamar talantibii buleeyahay ruwayada😂😂😂

  • @nimcocabdi7516
    @nimcocabdi7516 Před 10 měsíci

    Iskuul tagan xiisad tagan macalin iyo arday taagan😂😂😂😂😂

  • @user-dt9sj3en3d
    @user-dt9sj3en3d Před 10 měsíci +1

    What a wonderful program

  • @amaalmaxamedcabdi1760
    @amaalmaxamedcabdi1760 Před 10 měsíci +1

    Qawdhan waawataa walhi😂😂😂barnamij uu yaxye soo soo daayo oo aanu qawdhan ku jirin ma daawado

  • @kowsarmuuse2302
    @kowsarmuuse2302 Před 10 měsíci

    Waa gel jire qamar kuyee istaaga cawa barnaamij kagu uma qurxona sidii hore calashaan ninkas aan xataa nagihiisa cuni katin

  • @zubaydamaame842
    @zubaydamaame842 Před 10 měsíci +2

    Qamar sugani isn't easy 😂

  • @XaliimoAadanMaxamed-kq8sn
    @XaliimoAadanMaxamed-kq8sn Před 10 měsíci +1

    Isaaaqaàa. Dadkoda waaweyn zaanay udhaqmayaaan😂😂😂 akhas.