PRANK QURUX KU DHIGLE IYO MARISH AAN MADAXA ISKU GALIYAY SORRY SIDAN UMA MALAYNAYN..💔😩

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 649

  • @amintube1723
    @amintube1723  Před 3 lety +318

    czcams.com/video/PXMjb-JkgsA/video.html Arjun sodhaweeya 🙏

    • @keyteserar8234
      @keyteserar8234 Před 3 lety +6

      Amin mariya ayaa ka xanejisay miyaa

    • @kariimmohamed570
      @kariimmohamed570 Před 3 lety +6

      Amiin in lagu tumo waaye waayo marish oohin ka keentay

    • @munasaryare1523
      @munasaryare1523 Před 3 lety +3

      Aamiin maxaa kawadaa sxbow aniga iyo maarish inuu jacayl naga dhaxewyo waa ogtahee

    • @fadhilalio8120
      @fadhilalio8120 Před 3 lety +2

      Walaley markad xanaqdid wad folxuntahy kowdeh hahanaqn wankubaryaa hhhhh sory intas na kaftan wey
      Aminow kadaa ciyarta koftas wayo runtii Anaa jecelba hhh

    • @ubaxcumar6419
      @ubaxcumar6419 Před 3 lety +2

      Wllhi hdaa ag joogelahaa mil xun ayaan kudhuflahaa

  • @kingsaalax3302
    @kingsaalax3302 Před 3 lety +344

    Timir lafbaa ku jirta ' maariyo iny jeceshahay qurux kudhiigle lake saar👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @bakeyleofficial6967
    @bakeyleofficial6967 Před 3 lety +235

    marish jacaylkeda inay wacatay inta ila aragtay like dhac😂

  • @omarsafariofficial5219
    @omarsafariofficial5219 Před 3 lety +56

    Walalheyga somali hada nabigana jaceshahina 2kg gaari rabaha 100 biis iga dhimana I garsiya ilahey dartis rasuulka dartis igu saara hada muslim tihin

  • @landaali6296
    @landaali6296 Před 3 lety +324

    Waan ognahay inya xidhiidh leeyihiin Maria iyo qurux lkn Dadka iskaga jeedinaysaan keep going Dhamaanteen

    • @mustafeahmed4274
      @mustafeahmed4274 Před 3 lety +3

      Jardinka mad ku aragtay ayago fadhiya 😂😂😂🕊

    • @landaali6296
      @landaali6296 Před 3 lety +2

      @@mustafeahmed4274 Jardin waaxay ma fahmayee Waqooyegaan ahee 😂

    • @mustafeahmed4274
      @mustafeahmed4274 Před 3 lety +2

      @@landaali6296 ar reer waqoya jardiin meesha dadka is jecel fadhistan maho. seeska la fadhiisto o kale 😂😂😂

    • @sayidhashi9600
      @sayidhashi9600 Před 3 lety +2

      @@landaali6296 kkk seeska ayay kawada jirdiin😂

    • @landaali6296
      @landaali6296 Před 3 lety +3

      @@mustafeahmed4274 Haa gartay waxaan mooday jirdil micnaha dagaal 😂😂

  • @amintube1723
    @amintube1723  Před 3 lety +61

    Https://instagram.com/Amin_tube28 follow so dheh instagram keyga

  • @adonejob795
    @adonejob795 Před 3 lety +110

    Waxaan noqdey qofkii ugu horeeyey my asxpta like iisaara

  • @gudgudestudio840
    @gudgudestudio840 Před 3 lety +138

    Sidii oo qurux ku dhiigle ninkeedii yahay ayay ka dacwaysay
    Inta ila aragtay like dhac dhac

    • @sharmoak4713
      @sharmoak4713 Před 3 lety +4

      Wllked kaweyn cml waye fahan caanow

    • @zahlaawikadiye2654
      @zahlaawikadiye2654 Před 3 lety +6

      Wa madaxa ugu sareya groupkoda saas ay utiri kaalay lahadal bro

  • @abdikadirmaclim217
    @abdikadirmaclim217 Před 3 lety +25

    Guys what's wrong plz can we make amin happy to make him reach 100k bcz his fellow mates they're enjoying themselves by reaching 100k

  • @muniirfarax5369
    @muniirfarax5369 Před 3 lety +195

    War lamaanaha jacaykooda qarsanaa maxad ugu ciyaree dhicisowow

  • @kamaaldiinofficial3704
    @kamaaldiinofficial3704 Před 3 lety +76

    15 hours aa jiiftay away saladii ALLE WEYNE haku so hanuuniyo

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Před 3 lety +2

      🤣🤣vaar weyn aa kusoqabatay really

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 Před 3 lety +2

      Danbi maha saladu hadey hurdo kugu dhaafto

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Před 3 lety +1

      @@upsidesalam2870 halamr iyo wax lamid ah o kadis iska ah haa lkn hadad caadeysato hurda kasto kujir walagu heystaa waxa heysata mobile programa o salada kukicin kara waxa dhihi karta dadka iso waca waqtiga tukaneysaan lkn marwalbo hirdo kuheyso adna ogtahay inadan sokaceyna isture dheh hurdey igu dhaftay wax soconayo ilama aha koley

    • @mariyanmariyan874
      @mariyanmariyan874 Před 3 lety

      @@upsidesalam2870 haa salaada adoo ilaalinayo haday hurdo kudhaafiso dhibmaleh lkn inaa iska hurdo waxsoconayo maaha shaqada waautoosnaa salada maillaalino

  • @nasteho1293
    @nasteho1293 Před 3 lety +76

    Walahi I love this team you guys are more than teams I hope y’all stay together forever ♾❤️🥺🤞🏾🤞🏾

  • @sacdiyaabdullahi5747
    @sacdiyaabdullahi5747 Před 3 lety +92

    Qof igama soo horeen manta😂😂aminow glam by suu prank ku samee

  • @mariasaid8077
    @mariasaid8077 Před 3 lety +60

    War yaahe wiilka yarkaa 34K maraya 100K gaarsiya secml xasidnimo miyaa

    • @haniladan2822
      @haniladan2822 Před 2 lety

      Adiga wan jacelhy soo dheh markaa soo viyows helaa

  • @saabiriinacabdulahi4645
    @saabiriinacabdulahi4645 Před 3 lety +56

    Indha koos koos Wyyeh 🤣Hurdo la. Aan ka Muqato 😁😆so happy 😇😀marsh Wad ka gishatey 😃

  • @abdiqanihajiismail148
    @abdiqanihajiismail148 Před 3 lety +22

    Marish and RESPECT, DISCIPLINE is her natural, so Amin dicisow sent dare this lady to entertain her like this, you should have some respect!

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 Před 3 lety +22

    Aminaw dumaashidayo noo daa gabadh reer sh bini idiris bini isixaaq
    Qurux kudhiigle reerkoda

  • @khaalidcismaan5372
    @khaalidcismaan5372 Před 3 lety +36

    Marqaati kanoqda inaa ani ugu horeeyo daawashada love haleyziiyo qarabo

  • @mohamedfanag6491
    @mohamedfanag6491 Před 3 lety +21

    Amiin hadii aad rabtid inuu channelka horay usocdo update kadhig malinkii isku day inaad at least
    2vedio keep going man hhhhh

  • @mo-dhobleydhobley2495
    @mo-dhobleydhobley2495 Před 3 lety +93

    Keep going bro amin😘

  • @wacdarogroup4419
    @wacdarogroup4419 Před 3 lety +31

    Walaal mcn alaah dartii iigu sooboqo waa iga cudsi walaal mcn plz adoonkaa walaal lagu yahay 😭🙏😭

  • @mustafejokar729
    @mustafejokar729 Před 2 lety +3

    Maarish iney ka xanaaqday hadalada laga sheekayo jcylkeeda inta ila aragtay like dhac🥰

  • @nassiabsalim5695
    @nassiabsalim5695 Před 3 lety +58

    inta jecel chalengeka pouse ismujiya

  • @wizer1594
    @wizer1594 Před 3 lety +63

    Na runta sheeg 😂😂😂😂😂waxn sugyey inta ramuud madxa lga saaryo amiinow😂😂😂😂😂

  • @nassiabsalim5695
    @nassiabsalim5695 Před 3 lety +32

    Amin wan kusalamey challenge ka pouse no sobadidhi xaley wan kushege se camal

  • @salaxeysomangacal3404
    @salaxeysomangacal3404 Před 3 lety +19

    Waa arin loo baahnaa in aad muujiso dadka aan xishooneyn in ey malada joojiyaan mr dhicisow keep going

  • @khalidbishar4206
    @khalidbishar4206 Před 3 lety +26

    Amiiin wllh u make it lke reality for her bro she even flabbergasted But marish keep gaining the power of ur love 💘 digle %%%

  • @Fawziamuuse
    @Fawziamuuse Před 3 lety +32

    Wanka xumahay amiin inaa marish qurux saas ugashid team Maria qurux hadaa nahay wankaa aarsan donaa insha allah💪

  • @zakariyemohamed6072
    @zakariyemohamed6072 Před 3 lety +11

    Amiin kuma jclo marish qurux Ku dhiigle ayey jcshhy adiga jclkaaga ma xooga awowe

  • @libanmohamed59
    @libanmohamed59 Před 3 lety +12

    Ninkeda cml u wacatay ninka meshas waxa kacad in prank ahan si public lo soo bandhigan rabo xiriirkoda kusocda🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abubakardahir7212
    @abubakardahir7212 Před 3 lety +19

    Waaa idin salami sxbyal aminow qofti Maria aheed waad karaysi Manta walhi walshay Maria rali noqo walale lkn waa lagu fahmi inaad dabecada almost zero katahay pole sister

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 3 lety +30

    Plz glam by suu ku samee😂👏

  • @home59076
    @home59076 Před 3 lety +18

    AMIIN ADI WAA SHAQO JECESHAHAY 7MIN LOVE AA BIXINOOSAA 200K HADAA GAARTO SAAN LEE AHOW OK!

  • @mansurali4474
    @mansurali4474 Před 3 lety +38

    Team waa yaab malmahan wad gaabisen mxa riwaayada prank nigama hyne

  • @samircde7543
    @samircde7543 Před 3 lety +20

    Wan kahuma marish ...anyway keep going my brother and my sister one love always

  • @nassiabsalim5695
    @nassiabsalim5695 Před 3 lety +30

    I am the first person prankan thawanayo

  • @zamzamcookingandbeauty8596

    Waan araknaa in marish aad ugu xanaajisey amiin yare toogadiisa asakana sugeenaa

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 Před 3 lety +6

    Mansha Allah waa sababta aan Marish ooga helo dulqaad iyo.Ixtiraam ayay isku darsatay gabdh gurigeeda dhaxdisa sidaa kugu ixtiramaysa xagee laga helaa gabdha kale haday tahy mar hore ayay dhihi lahayd guriga iiga bax...

  • @earncryptocurrencies8751
    @earncryptocurrencies8751 Před 3 lety +33

    Aamiin legend hadaan 100 ku gaarsiin karo walhi waan kugaar siin lahaa keep going my friend

  • @abdihakimmohamedabdullahig1905

    Salaada aada kadib firsanaa i.a

  • @abdikadirmukhtar3200
    @abdikadirmukhtar3200 Před 3 lety +23

    Keep going Amin dhicisow my brother nolasha kuma ciisho

  • @mahadbashirhassan9127
    @mahadbashirhassan9127 Před 3 lety +30

    she is so good loughing wlhi
    don't make her sad bro

  • @mohamedcabdirashiid2903
    @mohamedcabdirashiid2903 Před 3 lety +16

    Marish beauty dhipka kadhafa pranki kuma ficno wllhi maskiin waye

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety +8

    Aminow challenge gii luuqada English zo zamee, adiga, jack iyo marizh

  • @cumarcabdiqaadir9955
    @cumarcabdiqaadir9955 Před 3 lety +10

    Kkkkkkkkkkk wlhi Amiin nin dhib badanaa thy gabadha waad ka ooysiin gartay Team Qurux mu dhiigle ❤✌

    • @yasinsiyaad5325
      @yasinsiyaad5325 Před 2 lety

      𝐃𝐡𝐢𝐜𝐢𝐬𝐨𝐰 𝐰𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐭𝐚𝐚

  • @omaari155
    @omaari155 Před 3 lety +4

    Wiiil gabar
    Nin naag
    Dhibka jiro muxuu yahay oo gabadhu naag oga xanaqday
    Nin iyo naagba sow maaha jinsi?

  • @liltyger7388
    @liltyger7388 Před 3 lety +43

    Dicisow dibka aniga miyad igaracdhey nh 😂 wll

  • @KingOfTheKingsMrGugac
    @KingOfTheKingsMrGugac Před 3 lety +22

    Aduunka marish prank in lagu sameeyo ugu jeclahay maalin wlbo halagu sameeyo marish xnqa qurux ayay ku tahay 😁😁😁

    • @mk6098
      @mk6098 Před 3 lety +1

      Waa cenkaas

  • @iprahimclahi7592
    @iprahimclahi7592 Před 3 lety +42

    Keep going legend amiin dhicisow😀😀😀

  • @idriskosar2318
    @idriskosar2318 Před 3 lety +13

    Markay Marish xanaaqdo waxay noqotaa qurux

  • @selmadugsiiya8626
    @selmadugsiiya8626 Před 3 lety +7

    Amiin chanel inad lahyd ma ogayn manta arkaY wana kuH saaraY hore usoco wllll

  • @ayaanguribila1836
    @ayaanguribila1836 Před 3 lety +10

    Aamin maria xanaaqa ka ilaali blz farxadeeda jecel nahy❤️❤️❤️😥

  • @cade4139
    @cade4139 Před 3 lety +21

    Hhhh quruux ku dhiigle prank waali ah u diyaari😁🥰🥰🥰

  • @zuu_zuuquenofgirls679
    @zuu_zuuquenofgirls679 Před 3 lety +16

    Amin dhicisow isku dhir nimada jooji😂 teeda kale dhicisow maka xanaaqdaa hadaa ka xanaaqdi aboo raali noqo😂

  • @xamseclfatax7791
    @xamseclfatax7791 Před 3 lety +18

    Waree neef brank kiga iskadaa😅♥️

  • @ibraahimcabdikariim5114
    @ibraahimcabdikariim5114 Před 3 lety +38

    Keep going pro.
    Amiin dhicisoow prank noo badi.
    Hhhhhhh. I was jocking pro..

  • @ikraammowlid8565
    @ikraammowlid8565 Před 3 lety +18

    Amiin isku dirow😂😂maria kulel wye iyadh dhan😂😂jack digsi cml hdalka loguh karkariye😂😂😂first COMMENT 😂

  • @skofficial5059
    @skofficial5059 Před 3 lety +32

    Waxilashego waxle kajiro tim amin ismujiya

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh Před 3 lety +31

    Ameen Legend❤

  • @ardoluulaa143hassan3
    @ardoluulaa143hassan3 Před 3 lety +23

    Prank intu kadhamatey miyad naaya iyo waxan wangsanen kula hadaleysa gawadha bisinka
    From marishi sorry xabibtii
    Iska celi ninka waa facade kkk

  • @kingoslo7293
    @kingoslo7293 Před 3 lety +18

    Si qumn bad oga qaylisisay wlhi keep going sxp

  • @ahmedgorod8313
    @ahmedgorod8313 Před 3 lety +39

    Keep going brother ❣️💔💖

  • @khadaradam1593
    @khadaradam1593 Před 3 lety +23

    I am really admired how you perform your pranks bro. Tha sequence and stereotypic words and actions

  • @gaaradoyusuf9319
    @gaaradoyusuf9319 Před 3 lety +15

    Walhi waxn aniga maka helin bilacalk xuushmad iyo dadnimo 💔💔

  • @omarsham9441
    @omarsham9441 Před 3 lety +7

    Amiin sxb dad kaas wey is jecel yihiin ka dhamoow ❤

  • @daudhassan3777
    @daudhassan3777 Před 2 lety +6

    Wana kaga mahadcelinayna sida wanagsan ee ad uga xanajisay

  • @nuuxcumarnuuxcumarcismaan2804

    Marish naag waa nacebthy thanks aamin pro

  • @mahadsaid7985
    @mahadsaid7985 Před 3 lety +17

    😅😅 qurux ku dhiig le iyo sucaad soo qwo challenge

  • @jeimiabjie2160
    @jeimiabjie2160 Před 3 lety +32

    Keep going pro

  • @abdirahmanabdulwahab2010
    @abdirahmanabdulwahab2010 Před 3 lety +5

    Amiinoow gabadha nooga leexo yaqay🤣🤣🤣marish raalli noqo yaqay

  • @farhaanmohameth
    @farhaanmohameth Před 3 lety +5

    horaa Loo idhi Kaftanku waa runTo La qaboJinayo
    Dhicizow Yaan LagA Daremin Inaad Ka xunTahY
    Marish io Jack♥️ Igu Qado Pro😅

  • @moxamedxassan784
    @moxamedxassan784 Před 3 lety +3

    Wakaxumahay pranka nocan ah am So sorry Mariah iskacafii walalkaga Amin.Amin adigana walasha raligarey noh waxan nileyahay p/😍

  • @king...3695
    @king...3695 Před 3 lety +13

    Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey.,

  • @wizer1594
    @wizer1594 Před 3 lety +10

    😂😂😂yaa qaylo ku bilwdy ar marishaaa yax

  • @xanadofficial275
    @xanadofficial275 Před 3 lety +6

    Runti amba wan xanaaqey walashey mcn ❤💖💕

  • @cabaasmahamuud3247
    @cabaasmahamuud3247 Před 3 lety +6

    Teem qurux ku dhiigle ruwaaayadii maad noo soo deesaan

  • @hippohassan8838
    @hippohassan8838 Před 3 lety +4

    xidhiidh maa ka dhexeeya qurux ku dhiigle iyo mariish ❤❤💘💘💋💋

  • @drismailabdalla4185
    @drismailabdalla4185 Před 2 lety +8

    The best prank in the history

  • @Anazz-apdi
    @Anazz-apdi Před 3 lety +4

    misbaax love you
    in igu heesata like iisara🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @kaahpost
    @kaahpost Před 3 lety +22

    Glam by suu Soqaba 😂

  • @abdirisaaqahmed6632
    @abdirisaaqahmed6632 Před 3 lety +12

    Xbda sida ha u galin Mel an laga taaban ka tabatay VR JOOGI 😂😂😂😂

  • @cumarahmed651
    @cumarahmed651 Před 3 lety +21

    keep going bro

  • @fatihamohamodabdullahilaya420

    Wllhi marish isku midnhy naaa qofkiii igu dhaha waa ugacan qaaadaa😡😂anyway idinku faaanaa my crashes❤❤❤

  • @feysalbadal4019
    @feysalbadal4019 Před 3 lety +8

    Amin naxaris dar naa
    Qof qali kaxana jisey

  • @mansurali4474
    @mansurali4474 Před 3 lety +19

    Keep going wll amin

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 Před 3 lety +5

    Fake prank
    Weeye marish o wax lagu sameeyay sidan uma aamusteene sida shiniday u qaylin lahayd 😁

  • @najiibali7183
    @najiibali7183 Před 3 lety +5

    inte sxbtinimadan ad uqoroxbadan iyo kalsonida isku jirto ila argtay like me

  • @maryanahmed5385
    @maryanahmed5385 Před 3 lety +2

    Aaminow qofkii dhaho marish iyo quruxkudhiigle wey isjecelyihiin love usaaree nio bistar aatahay

  • @samatarcumar6499
    @samatarcumar6499 Před 3 lety +12

    Keep going my bro

  • @kaafisoshariif1693
    @kaafisoshariif1693 Před 3 lety +15

    Keep going bro amiin

  • @ahmetmaalin
    @ahmetmaalin Před 3 lety +6

    Walal Aminow 100k wxad u gaadhi la'dahy dhanka Alle aya laga haysta ee intad is garato walal Waxad samyso wad ogtehe is hagaaji si uu Alle kuu hagajiyo... Mahadsanid.. walal 😍👏

    • @Dhaqan-Studio
      @Dhaqan-Studio Před 3 lety

      Ok

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 Před 3 lety

      Maxad ka ogatahy diintisa inu ku fiicanyhay iyo in kale 🤔mida kale dar alle 100k laguma gaadho magaratey

    • @ahmetmaalin
      @ahmetmaalin Před 3 lety

      @@upsidesalam2870 walal simply Illahy waxanu kuu qorin ma gaadhid, teda kle hadan wax u shego wa walalkay brother marka haysku mashqulin waxan ogahyna inad ogato muhiim maha

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 Před 3 lety

      @@ahmetmaalin adu dadka mashquulka ka da diintisa midh kamey geline

    • @ahmetmaalin
      @ahmetmaalin Před 3 lety

      @@upsidesalam2870 Hajja Adeer dee dhamad iga yeeelo 😏

  • @mohaahmed2154
    @mohaahmed2154 Před 3 lety +12

    Nio DhiBlow TaHeY AMinow🤣😆😂

  • @sahalyareofficialchannel2879

    Q.kudhiigle sxb horta wakusoo baxday maarish ani ani wan kehelay warkaas 😂😂😂👉sharma boy

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Před 2 lety +3

    #Darenkeeda ayaad prank ahaan noogu soo bandhigtay.😋🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @suhaybaahmed4459
    @suhaybaahmed4459 Před 3 lety +12

    Keep going bro amin

  • @NadhiradowNadhiradow
    @NadhiradowNadhiradow Před 3 lety +16

    Keep going bro 😘

  • @abdikafiqalbixabxab3977
    @abdikafiqalbixabxab3977 Před 3 lety +3

    War waa maxay saan war 100k hala poopsiiyo sxbkeen🤜🤛❤

  • @azhaargurey2891
    @azhaargurey2891 Před 3 lety +1

    Amiin waa kuu jedaa naagtii malin hore wacayasy waxy ku dhhaday marish ka har wlaee waxaa soo wado iyo wabiga yaa ween

  • @mohamotabdi6851
    @mohamotabdi6851 Před 3 lety +16

    Var!!!!!!!! Inuuu fake prank yahay 9:55
    Amin wuxuu yidhi waxaan jeclhy inaad dadka u soo bandhigo runta🤣🤣🤣🤣👍

  • @maryamamudug6997
    @maryamamudug6997 Před 3 lety +9

    Umadu dhibadanaa qurux ku dhiigle muyuusan Nin ahayn waa su'aal da' wayne