GABAR IYO HAWARYARTEEDA OO HAL NIN ISLA MEHERSADEY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • #supercarab #higsino #haguleystojaceylka #qiso

Komentáře • 72

  • @AnasAli-vb2ek
    @AnasAli-vb2ek Před 3 měsíci +26

    MARWALPO WXAN KU LEYHY HA GUULEYSTO JECEYLKA🎉❤WAA ANIGO AH SUPER CARAP 😂

  • @Khaduujlbrahim
    @Khaduujlbrahim Před 3 měsíci +17

    Anaa ugu sohoreyaa manta❤

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před 3 měsíci +9

    Ax ax 😢😢😮 walahi waa xanuun badana 😢😢
    Haa usheeg habaryar waxa walaba😢😢😢😢😢

  • @user-qq1xh2zs7j
    @user-qq1xh2zs7j Před 3 měsíci +20

    Ninka iska fur cunukaakana korso habaryartaana ka fur midaas aa ku dhihi lahaa abaayo😭😭😭

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g Před 3 měsíci +2

    😢😢😢😢 ax ax ax maskinta dhibka usheg tey maxauu uqiyaaamey bisinka Nabiga xadis laga soowariye uu ahay ninka yuusan kulmin gabar iyo habaryartet iyo eeda det lawadana mid uun baa furmeysa ee usheeeg oo lawadag alla qiyaanado waaa xanun oo waxqariska wa dhib yaan wax la qarsan midakle gabar aaan famaligeda bixin nin yey san isku aaminin xalal baa ladhaha waaa zinadiii oola qurxiye marka kadig toonaada wll super carap taladada kuugu raaac sanahey ❤

  • @user-fy8rk7yw2c
    @user-fy8rk7yw2c Před 3 měsíci +4

    Waa xanu adiga ubaa daremokara xanka abayo Walhi ani waxa laqaba walkeye subar carb fikirkisa abayo sida same wan ku so ducenaa inshalah alle Haku fududeyo 😢❤❤

  • @user-wi9nk1gd9t
    @user-wi9nk1gd9t Před 3 měsíci +3

    Walee waa xanuun habaryartaa usheeg xaqiiqda

  • @SamiraCaydaruus
    @SamiraCaydaruus Před 3 měsíci +6

    Wll waxan odhan kara inata uu supar carab uu shegay marka inats same wllshay ilhy ha ka sare supar carab ka dhagyso wlshay allh qabob iyo naxaris alleh ka idin siyo wlshay

  • @samiirasm1834
    @samiirasm1834 Před 3 měsíci +4

    Ha guuleysto jecelka ❤

  • @MohamedMaalim-io9nw
    @MohamedMaalim-io9nw Před 3 měsíci +3

    Abayo tan weywa kugu dacdhe lkn waxa wanag sanani laheydh ina kor hore ushegto haparyarta lkn hadha weywa dacdhe 😢 lawadhag haparyarta wax walbo jiro l😢 Gabdhaheyna somaliyedh ayakane wax ha ka bartan❤

  • @user-ck3vv1eo5m
    @user-ck3vv1eo5m Před 3 měsíci +4

    Nolashaydii suu udhahayo ayaan kahelay walaahi😂

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před 3 měsíci +3

    Ani ahaan waxaan ku dhihi laha habar yartaada u sheeg ka dib go aanka ugu horeeyo aad qaadaneyso in uu noqdo in aad Abtiga aad la wadaagto I.a xal ilaahey swt keeni doonaa I.a

  • @NawaalAbdi-eg2om
    @NawaalAbdi-eg2om Před 3 měsíci +2

    Alx ilhow qalbiga uqawoji habayarta adna abyo ushg habo wax walibo sase udecen ninkas madax hbo ugu qad adna iska fur 😢😢

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 Před 3 měsíci +2

    Abayo kow abti usheeg, kadibna habo usheg oo abti ku dhaha naga wala fur oo dacwey eyga xunka eh!.Allah kufududeyo habibty. Wa xal adag lkn haiskukoobin abayo abtiyal usheeg

  • @saalax3162
    @saalax3162 Před 3 měsíci +14

    Qisadaan camal ayaa hada kohor wlahi goob joog u ahaan wali midaa lawadaba caruur UDHALEY

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Před 3 měsíci +6

    Wlhi wa qiso xano badan

  • @user-nt8ox5vg3v
    @user-nt8ox5vg3v Před 3 měsíci +2

    Subxa NAlaaah ilahey.xaufudideyo walshey

  • @AwoHodanita
    @AwoHodanita Před 3 měsíci +1

    Amiin🙏🙏🙏🙏

  • @XaawaKiin-po4fd
    @XaawaKiin-po4fd Před 3 měsíci +3

    wlhi iskufikirad nahay habaryar lawadaag dheh😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-jb2ys9ie6j
    @user-jb2ys9ie6j Před 3 měsíci +1

    Wllhi qisaa xanun badhaan

  • @user-xn8gs4fv2o
    @user-xn8gs4fv2o Před 3 měsíci +9

    21:33 kulaha xalal isku ah yaa meheriyy bila wali meher maha😂😂😂

  • @AdnishHassan
    @AdnishHassan Před 3 měsíci +1

    Fikirkada kula qaba carabow miid xal fcn Laga heli kro neh wu yahay apyo mcn ilhy haku fududeyo 😢

  • @user-uz8iw8xi8g
    @user-uz8iw8xi8g Před 3 měsíci +1

    Wllahi warun talada walakey supr intaas inta xalka imaanay saliga nabiga badi i.a xal wuu imanaa

  • @xaliimoxuseen6707
    @xaliimoxuseen6707 Před 3 měsíci +2

    Go aankaga sax ah ilmo 2jeerba maqarsamooyo
    Iyadana istiqfaarta habadiso

  • @adanibrahimdikotar72
    @adanibrahimdikotar72 Před 3 měsíci +1

    Rabi talo saaro ninka ku qaba waxba ha ka aamusnaan ee si degan oo Caro laheyn xaalada ula wadaag ileyn asaga ma oga inuu habaryar taada qabo ka dib xalka si wadajir ah go'aan uga gaara
    Alah ha fudeeyo insha Allah

  • @user-sk4qb3mw6o
    @user-sk4qb3mw6o Před 3 měsíci +2

    Asc abay waxad samesaa ninka usheeg kudheh anigu wankujeclehee habar yar furkudheh markuu furo kadib habar yar usheeg adiguna iskafur

  • @Shortfilims3968
    @Shortfilims3968 Před 3 měsíci +2

    Wll mid samee habaryartaa usgeeg goaan wada gaadha abtigaana ujooga m.a isaga usheega waayo abtiga wadankaa joogtan wuu uga aqoon og yahay hadii kiisku uu adkaado inkasta uuna adkaneyn marla 2 option mid uunbay noqon inuu adiga ku qabo maadama leysku kiin ogyahy markas sababta uuku qabyana loo egayo ilmahaas midna waajirtayo wad diidi karta ana korsanyee iga fura waa dhihi karta option 2aad abtigaa 2 diinba hydin ka qaado madaxiina , wakhtiguna waa qali intaaney sheekadu qarxin oo iaga gaadhin hore uga faaideyso wakhtiga 😢😢😢😢 illahyba wax fudeydine

  • @MohamedMaalim-io9nw
    @MohamedMaalim-io9nw Před 3 měsíci +3

    😢😢😢

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg Před 3 měsíci +2

    Subxanllh 😢

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 Před 3 měsíci +5

    Horta qaladka ay habaryartaa & inanteedu ay galeen waxa weeye meherkaa qarsoon sababta guurka uu alle u shaaciya yidhi ee inanta waligeeda looga dooranayaana waa midan oo kale oo dhici karta hadaba diiniyan inan & habaryarteed lama wada qabi karo diiniyan oo ta hore ayaa furmaysa markaa hada habaryartaa way furan tahay ee wax ba madax yaanay raadsan mida kale waxaad qarisaa way ku qarsadaan bay soomaalidu ku maahmaahdaa markii hore inaad qariso way ahayd oo ninka inaad iska furto habaryartaana ka furto ayay ahayd markii aad se ogaatay inaad uur leedahay inaad isla waqtigaa arrinta habaryartaa u sheegto ayay ahayd hada oo 5 bilood ka soo wareegtay si qaldan ayay kuu fahmi kartaaba & inaad ninka iyada ka dooratay ba markaad arrinta ogaatay oo aad go aan satay inaad la sii joogto qofkii habaryartaa xumeeyay mideeda kale anigu ka talo ahaan uurku markuu cusbaa ayaan soo ridi lahaaba inkastooy diiniyan xaaraan thy sababtoo i fur hadaad hada ninka tidhaahdo mabaan ku qabin ayuu iska odhan karaa maxaa yeelay ninka habaryartaa sidaa u xumeeyay wax walba ka filo meherkiinana alle ayuun baa 3 idinku ahaa hadaba intaad ninka madax furasho waydiisan habaryartaa wax walba u sheeg inkastood la soo raagtay hadana iyadaa hooyadaa ah oo si uun bay yeeliye arrinta u sheeg si aad ninka uga wada aargoosataan hadii aanay habaryaro xumaan ba kuu qaadin alle arrimaha hakuu sahlo qaali waanu kuu ducaynaynaa

  • @user-vp7gh5rw8q
    @user-vp7gh5rw8q Před 2 měsíci

    Walaahi waa qiso xanuun badan
    Lknsa abaayo addunyada wax la arkeynin ma leh marka abaayo marka ugu horeyso rabigaaga talada saaro habar yartaa usheeg
    Waayo abaayo wax walba hada ku heysto waxaa kaga weynanayo ayaa ah in habaryataa qalad kuu fahanto
    Ogoow hooyo waa xaliyaha ilaahey ka sakow ilaaheyna qalbiga ha kuu qaboojiyo ilaaheyna ha kuu fududeeyo culeyska ku heyso

  • @SumayoCalixasan
    @SumayoCalixasan Před 3 měsíci +1

    Marke habyteed uqabe meyas. Arki jirin😂😂😂

  • @laylasalax3865
    @laylasalax3865 Před 3 měsíci +2

    😢😢

  • @jihaancabdimajiid4231
    @jihaancabdimajiid4231 Před 3 měsíci

    Ax😅Ax😅Ax😅wlh waa xnun abayo super carab taladisa qado oo habar yarta usheg Alle hku fududeyo wanku ducena

  • @RumnMoha
    @RumnMoha Před 18 dny +1

    Adiga iska fuur hoyana kafuur kadib hooyo ha ogaysiin ninkaa inu yahy wax idin wada qabayy hal nin😢

  • @IlyasSayil-ef9rc
    @IlyasSayil-ef9rc Před 3 měsíci +2

    l have good ideas

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 Před 3 měsíci

    Badi saliga nabiga scw insh Allah wax walbo wanag ayey ku dhamaanayan ❤❤❤❤

  • @Samirnasri638
    @Samirnasri638 Před 3 měsíci +4

    First comment

  • @user-wg2ox7bf7k
    @user-wg2ox7bf7k Před měsícem

    Sheekhda. Bal weydii xal

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu Před 3 měsíci +2

    😢😢😢😢😢

  • @Najminaa
    @Najminaa Před 3 měsíci

    Xanun badanaa😢27:29

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 Před 3 měsíci +1

    Teeda kale abayo gabar meher kuma dhaco ilaa waliigeda mesha uu joogo. Diiniyan ninka maba indin qabo adi iyo habaryartaa. Lkn wax walba sheeg oo ha qarsanin. Adigu qalad kuma lihid. Findi cindi geel wa ninka.

  • @HiboBarkhad-ov4cc
    @HiboBarkhad-ov4cc Před 2 měsíci

    habarysrteedna maqabo iyadana maqabo ee alle danbi dhaf hawaydiisteen

  • @maryanxuseen7462
    @maryanxuseen7462 Před 3 měsíci +2

    Ninkas habayarta ayu qabay adi meher makuu qabanayo diniyan ee ilmaha iska korso habayar ka fur ninka

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 Před 3 měsíci +1

    abayo waxad samesa ninka iska fur abayo marka ninka iska furto HBO yarna wadanka ken kabacdi dacweya kana fur

  • @AwoHodanita
    @AwoHodanita Před 3 měsíci

    Subxanllh😂😂😂😂

  • @RaxmaCabase
    @RaxmaCabase Před 2 měsíci

    5:43

  • @RumnMoha
    @RumnMoha Před 18 dny

    ❤😢

  • @fadimadahir
    @fadimadahir Před 3 měsíci +1

    Abyo talada Supercarab qaado waayo hadiii aad habaryartaa marna hooyo kuu aheyd hadii aadka qariso waad kla go,eysiiin siwalbo intee meelo kle ka maqlilaheyd afkaaga ha ka maqasho nin ka nah is ka fura .....

  • @qaalidumar1302
    @qaalidumar1302 Před 3 měsíci

    Waxaas dhan waxaa ukeeni qariska waye usheeg habaryarta iskane fur

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 Před 3 měsíci

    Ax😭😭😭😭

  • @abdallasalxan846
    @abdallasalxan846 Před 3 měsíci +1

    Waxaa dhici karta inuu ninku idiin khayaanin oo gabadha iyo habaryarteed uu isku aqoon calaa kuli xaal la Tasho Culimada

  • @AmiiradaJiilka
    @AmiiradaJiilka Před 2 měsíci

    32:43

  • @RaaxoCabdi-tg6by
    @RaaxoCabdi-tg6by Před 3 měsíci +1

    ax sharciga islamku waa xaran hadi labo isku walida in lakulmiyo marka meherkagu waxba kama jiraane habaryarta lawadag wax danbiyana kumalihid oo waxba kamad ogayn
    Meherka hore unba saxa

  • @MeranOlad
    @MeranOlad Před 3 měsíci +1

    Fikradada ayan kularacsanahy qadar dhacay canan male qaladna walasaxa

  • @unknown-tl1pj
    @unknown-tl1pj Před 3 měsíci +1

    I can’t be the only person who thinks all of this sheeko isa lies
    The math isn’t mathing 😅

  • @user-ou1gc1wo6k
    @user-ou1gc1wo6k Před 3 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Před měsícem

    Asc abyo marka hore kow markaa isbaraneyseen ninka inaad habaryar usheegto eheen waayo intaaas ilaa xariir jaceel aad soobineyseen gabar hadaad usheegi laheed arinteeda ayeey kusheegi markaas ayaad ninkaas madaxeeda uguqaadi lageed mey dhicin
    Wax aad qarsato waa dhib markale habar yar wax hakaqarin usheeg oo kudheh habaryar saas ayaa jirto marka aan kuumiiday kuusheegi rabay ayaad murugtaada ila wadaagtay habaryar utug arinta usheeg ninkaasna yuu kaafakan keynyo imow lawadaag abti habar hausheegto arita culumo haloosheego ninakas 2 diinaba madaxiina halaga qaado abayo salaad tuleyl tuko ilahay tala saaro tasbiixdana kudadaal guurka qarsooniga waaa danbi weyn abayo ilahay usoonoqo oo toobad keeen😢

  • @user-ez4fo1hp9n
    @user-ez4fo1hp9n Před měsícem

    inta laborikacato

  • @AmiiradaJiilka
    @AmiiradaJiilka Před 2 měsíci

    🄰🅇🄰🅇 🄰

  • @Khayodoonka
    @Khayodoonka Před 14 dny

    Urka iskasooo xaaq kadina ogow inuu naag kulaqabo furkudhe kadibna ani ifurkudhe ilahyna hakuu fududeyo wll

  • @user-je7em7oj7z
    @user-je7em7oj7z Před 3 měsíci

    Ax ax iska fuur habarqabaha cunugagana korso

  • @user-ez4fo1hp9n
    @user-ez4fo1hp9n Před měsícem

    Tuko

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 Před 3 měsíci +1

    Wa arin xun , habo usheeg wayo way oganeysa hadey ogatana wadkala go,aysan isaga uurka usheg iskafurna waayo wa nin xuno dumarka kuciyara ilmana iska korso

  • @AmiiradaJiilka
    @AmiiradaJiilka Před 2 měsíci

    😭🄰🅇🄰🅇.🄰🄱🄰

  • @Ugbaad473
    @Ugbaad473 Před 2 měsíci

    😢😢😢