SIXIRKII AAN SAXIIBTEYDII full

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #supercarab#higsino#haguleystojaceylka#qiso

Komentáře • 357

  • @Asmamaxamed6453
    @Asmamaxamed6453 Před 8 měsíci +75

    Gabdhow waliga ha soo dhawaysan gabadh wax jira dad aad saixb ka dhiganaysan oo dhabarka idnka tooganaya waliga qof kaa ad jeceshahy bareefad haku ahado hadii Kale sida gabadhan ku dhacday baa idnku dhici doonta wixina qarsadad waa iga Talo 🙏
    Gabadhan wax leeyey wax samaysay wax Alle RaLi ka ahayn oo sixir baad faraha La gashay ilhaay danbi dhaaf waydiso oo xaga Alle u carar ilhaay haku cafiyo wax Rajeeynaya inay gabadhas aad dhibatadad badadn u gaysatay inay iska ka cafin doonto insha allh

  • @Khaduujlbrahim
    @Khaduujlbrahim Před 8 měsíci +71

    Runtii waa xanuun😢 waa markii igu horeysay ee aan maqlo qiso nocaan ah

  • @geesiga22
    @geesiga22 Před 7 měsíci +13

    Subxaanallah wlhi waa arrin xanuunkeyda wadato wax aan dhaho garan maayo Alle ha u gargaaro qalbigeyda Alle ha u dhowro keliya ducada badsi nin wanaagsan iyo caruur wanaagsan allaha ku siiyo

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před 7 měsíci +17

    Subxanallah illahey ma faa.idiyo kuwa Quraafaadka ku shaqeesta.Allah ku iqaab dhah.

  • @samiirasm1834
    @samiirasm1834 Před 8 měsíci +20

    Allow qof wuxuu leyhy damac hana galin😢 Abaayo illahy u noqo hdduu alle raali kaa noqo maqliuqisa raali wuu kaa noqonaa intass ayan ku dhahaa istiqfaartadana ku dadaal😢🥹🥺🤲

    • @user-pu5ld9sz3w
      @user-pu5ld9sz3w Před 6 měsíci +1

      Mya wlashei Allah qalad aad asiga ka gashay wuu cafiyaa balse adoomadiisa ilaa aad cafis kasoo dalbato ma.ahanee ma.cafiyo sawabtoo Allah waa غفوررحيم😢 dulmiga Allah ayaa iska xarimay adomadiisa wuu ka xarimay

    • @FaizaBileMacalin
      @FaizaBileMacalin Před 6 měsíci

      ❤😍

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Před 7 měsíci +6

    Masha Allah xifdullah wall noo soo badi qisooyinkan oo kale Thanks👍❤️❤️❤️❤️👍👍👍

  • @guidetoquran9240
    @guidetoquran9240 Před 6 měsíci +3

    Inta grbka kasoo aragtay waan idin salaamay

  • @SaciidMacalin-rf5uz
    @SaciidMacalin-rf5uz Před 4 měsíci +2

    Wlhi gabadhaas wey isixirtay lkn maanta alx jeceylkeygan lajooga❤❤❤❤

  • @nafisocali9869
    @nafisocali9869 Před 8 měsíci +10

    alle hakaa dul qaado dhibaatada ku heysato ayadaneh inta ay ku cafineeso haka harin oo bari 😢

  • @mahamedsaadaq8395
    @mahamedsaadaq8395 Před 7 měsíci +6

    Subxanallah ((لاتقنطو من رحمةالله))
    Abaayo hadii ay albaabada aduunyada kaso xir xirmayn waxa jiro albaab anan xirmanin oo ah ka ALLAH (sw) asaga maciin agtisa laga helina meel kale lagama helo.
    Ulaabo ALLAHI ku abuuray ugana tobad keen dambigad kagashay iyo kuwa ad adomihisa ka gashay waxa laga yaabaa inay ku sakhiranto inay ku cafiyan adomihisana, dhibka ad kujirtana uu kaasaro
    ((اللهم انا نعوذبك من فتنة الدنيا و الاخره))🤲

  • @user-abdirsak_AK
    @user-abdirsak_AK Před 8 měsíci +10

    Qofka saxiirka ilhy wuka caroda adunkna nolo frxdleh mahelo subhanallh

  • @MunoMunomanka-du1tv
    @MunoMunomanka-du1tv Před 7 měsíci +14

    Saaxiibada qaar waa wax laga duceysto ilhow dadkas camal naga hay🥺

  • @alial-somaal3631
    @alial-somaal3631 Před 7 měsíci +11

    God sireed haqodin hadii ad qodana hadhereynin ... Ilahayow khaatumo wanaagsan nagu dil

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg Před 8 měsíci +15

    Asaxbeey baryahn wan ka maqnaa wan xanusanyyy xumadii ayaa igu dhacdy isoo duceeyaa inuu allh cafimaad isiiyo saka alxmdulilh wan ficanhy
    Isoo duceeyaa inuu allh inta igu hadhy iga dulqaado xanuunka 😭🤲

    • @user-tk8dp5ix9v
      @user-tk8dp5ix9v Před 8 měsíci +1

      allha ku cafiyo abyo😢

    • @shukriilkacas1354
      @shukriilkacas1354 Před 8 měsíci +1

      Allaha kucaafiyo

    • @NimcoNajax-kq9qg
      @NimcoNajax-kq9qg Před 8 měsíci

      ​@@shukriilkacas1354 aaaamin aaaamin aaaamin qali 🤲😿

    • @NimcoNajax-kq9qg
      @NimcoNajax-kq9qg Před 8 měsíci

      ​@@user-tk8dp5ix9v aaaamin aaaamin aaaamin wllshy mcn 🤲😿

    • @user-rb1eg5ch7t
      @user-rb1eg5ch7t Před 8 měsíci +1

      Marka ugu horeysa Astaqfarta badi alle u noqo cafis waydiso tan xikta wada walpa u mar sa kula kulmi lahyd zxbtada isku duup ku oy ku dheh hda rpata xita idil I iga cfinysa kama tagta wan hupa iany ku cafin doontao Allah qalbigana xku qawojiyo

  • @HassanFatouma-eq4qc
    @HassanFatouma-eq4qc Před 8 měsíci +5

    Subhallah Allah Akbar

  • @user-ji8dm2qx3h
    @user-ji8dm2qx3h Před 5 měsíci +2

    Adigane shukran wllkena jazaakallahu qeyr❤❤❤❤

  • @kaltumaomar2008
    @kaltumaomar2008 Před 7 měsíci +7

    Yaa Alaah intee laga Helaa qof caruurta hooyada kaga dhimatay inuu kula koriyo.Hamiga atlaheyd gabadhas waqti ay kuqaadaney Qalbigeeda inuu sokabmo dhaawaciisa Masahlalee Allah yasahal 😢❤️‍🔥💔❤️‍🩹Adiga walaaley sharki weyn ayad gashay Awalan Towbah. Taaniyan Allah s.w.a.Rahmadiis haka quursan ee shalay sidaad sheydaanka ukaalmeysatay inuu wiilka Qabigiisa kusoo jiido jacrl. Hadana Ilaahey Aeoodisa ukaalmeyso in Gabadha iyo wiolkaba Qalbigooda cafis Rahmad kuugaliyo. Alaah haduu dono Arintaas waa kun fayakun Reerkas u docey siniyd firan aysan kaa eheen dan kaliya inaad guur hesho. Ee Daacad Allah ilaahey na haku danbi dhaafo wabillaho towfiiq🙌❤

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan5840 Před 7 měsíci +13

    Naag saxiib ma gasho aniga xiitaa sixiir ay naag aan saxibo nahay ay igu sameysey ayan la dhibanahay o ilmo galenka la idhigey walalaha halkan ku xiran iso duceya in ilahey iga dulqado ayadana masibo rabani ah ilahey u ku rido walahi waxan ka qustey in aan dadka dhan aan ka amiin baxoo 😢😢

  • @leyloahmedabdimoha857
    @leyloahmedabdimoha857 Před 8 měsíci +13

    Illahay ayaa qalda weyn ka gashay walaasha ayaaba iga daran oo wax yaaalada xun xun kuu sawirtay wx yaalo wanaagsan kaaga dhigtay subxaanallah sixirka ma wanaagsan haddna qof ku aaminay lama qiyaamo 😊

  • @mulkiadan1432
    @mulkiadan1432 Před 8 měsíci +8

    Wlhi waa qiso aad uxun😢😢 bsinka😭😭subxan allah

  • @user-wf3dg8et7o
    @user-wf3dg8et7o Před 4 měsíci +1

    Mahasanid❤❤❤❤❤ Shukran may Allah bless you

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 Před 7 měsíci +6

    Sumxanalaah washirki Allan Radli kama ahan ,walaahi sixir Afgooye walagu xamanjireey
    Allaahu waclam☝️☝️🤲

  • @user-kw5ph9eh8u
    @user-kw5ph9eh8u Před 7 měsíci +3

    Wlhi waa qiso xanuun badan in la cafiyo mais taahisho 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😏😏🥹

  • @user-kw5ph9eh8u
    @user-kw5ph9eh8u Před 7 měsíci +3

    Waa qiso xanuun badan runtii wlhi waan qiirooday 😢😢😢😢😢 in la cafiyo mais taahisho 😏😏😏😢😢😢😢

  • @user-os2ei5ph1t
    @user-os2ei5ph1t Před 7 měsíci +5

    Ax wan ka xumahy ee mlle talo Saro cafisn waydiso waa qiso Laga noxo😭😭😭😭😭💔💔

  • @user-vw1lg3rb3s
    @user-vw1lg3rb3s Před 8 měsíci +5

    Subxanalah Subxanalah qof sixir aaminsan maficno ale ha hanuuniyo

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 Před 8 měsíci +9

    Subxanalaah.dumarka.qaar.iyagaa.cadow.isku.ah.😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-kw5ph9eh8u
    @user-kw5ph9eh8u Před 7 měsíci +4

    Wlhi waa qiso xanuun badan in la cafiyo mais taahisho 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @UbdirhmaanCabdifataah-yr9dc
    @UbdirhmaanCabdifataah-yr9dc Před 5 měsíci +2

    Runtii wa qiso aad u xanuun badan😢😢

  • @SAMIRA-bd7js
    @SAMIRA-bd7js Před 8 měsíci +16

    walhi waligi ma maqlin qiso tan ka xanun badan😢

  • @Rahmiita
    @Rahmiita Před 8 měsíci +70

    Ana uhoreyo Inta Canjerada ku kor dubaneyso wani salamy 🖐️😂❤

  • @user-ss1eb9mt5m
    @user-ss1eb9mt5m Před 8 měsíci +7

    Cafiska waa wax wanagsan waxa lakayaba inee jano kumuteesato haiska cafiso ilahey dartiiiisa 😢

  • @user-ji8dm2qx3h
    @user-ji8dm2qx3h Před 5 měsíci +2

    Xqqdii waa qiso cajiibah 😳 lkn gabdha sixirka isticmashay alle ayaad dambi weeyn kagashay alle cafis weydiiso😮 kadibna lamanahaas cafis weydiiso xutaa dadka dhexdooda ku weydiiso waligaa qof bini aadmah ha u isticmaalin sidaan Ookale waa iga talao gabareey🙏🙏🙏🙏🙏

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 Před 7 měsíci +3

    Allah is ane ❤ ❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nafisaibrahim4531
    @nafisaibrahim4531 Před 7 měsíci +11

    Alhamdullilah ani waligeybo naag ama ninbo saxiib lamaan noqon hada ka dambena ma rabo 🙏🙏

  • @hanaancosoble2423
    @hanaancosoble2423 Před 7 měsíci +3

    Alla saaxib nageed saan miyaa mida kle wiilka hduu ku dhiman lahaa mxee suubin laheed😢😢

  • @Samiyitamouse7
    @Samiyitamouse7 Před 8 měsíci +6

    Bismillah subxanallah

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 6 měsíci +3

    si walpoon u jecelhy zxpty kamaaq qaateeeen 😢😢😢😢😢😢

  • @zainabyussuf9218
    @zainabyussuf9218 Před 7 měsíci +4

    Allah kuma cafiyo weliba cadaab if iyo mid aakhiroba kugu rid. Cafisna uma qalantidi

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 Před 6 měsíci +2

    Subxaanallah sixirka waa qofka dilashy ee Allaha ha u toobad keentay culimada Soomaaliyeed kenya joogta ha u sheegta inay cafis wey diisatay ay diideen maxay laga rabaa inay sameysa oo dambigaas ugu toobad keenta

  • @muhibamaanka89
    @muhibamaanka89 Před 7 měsíci +4

    Ilaaheey nolosha cariiri hakugu geliyo qof dhan noloshiisa iyo mustaqbalkiisa ayaadku ciyaarty aniga waxaa isoo marty qiso tan oo kle ah wiil aan aad u jeclaa ayaa naaguu horay u furay iga sixratay 1 sano waxaanku noolaa nolol mugdi ah 😢😢😢😢

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před 7 měsíci +5

    Kkkkkkkk.Qofkii Sixir sameeya Qofkuu illahey ku Celiyaa

  • @user-ez4ug7ng2u
    @user-ez4ug7ng2u Před 8 měsíci +7

    Ruunti waa qiso cathar laga baran karo ax 😢😢😢😢😢

  • @user-lp6ti2ii3f
    @user-lp6ti2ii3f Před 7 měsíci +4

    Wlhi waa qiso xanun badan lkn iney iskacafiyan ayey aheed allaha waxan rajena yaa iney kucafiso saxibtada i.n wlhi ad ayey uxanun badan 😭😭😭😭 allow iskucili kadhig kuwi shali ahaa allah talada saaro abyo mcn i.n zxptada iney kucafiso 😢😢😢

  • @user-lp6ti2ii3f
    @user-lp6ti2ii3f Před 7 měsíci +6

    Horta been ma ahan lkn dad allah iskumid ma ahan isku iman ma ahan allow ha itusin quf ani rabo iney qufkaley hami kagalo 😢😢

  • @FatxialiHeydar-fj9kv
    @FatxialiHeydar-fj9kv Před 8 měsíci +6

    Runtii waa qiso xanunbtan qofwlabaa waxa uusmeyo ayuu inqaabtiisa maraa qoftanah illahynah qald ayey
    Ka shay sxbtednah way xumeysay runtii hadii aay gabdha cafiso xitaa illahy kuma cafinaayo maxayely waxad labar bardhigtay shirka marka walalo inqaabtad waad mareysaa danbika illahy aadkashaynah waa shirka wayn runtii waxn latalinaa gabdhah damcsn in uu waxaas aay ku dhaqaqto ogow waxas hadii aad kudhaqadid naarta ayaad kumuteysneysaa illahow umadan bad badi ❤haguuleysto jeclk❤

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 Před 7 měsíci +8

    Subhanallah that’s why I hate Naag iyo saaxibtinimadeeda. Illah ayn kamagangalny inta Sixirka iyo balaayada wadato Ameen 🤲🤲🤲. Mahadsanid brother 🙏

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 Před 7 měsíci +3

    Waligaa sir hagalin 😢😢😢😢😢😢ilahy baan ka magangly naag sikstay saaxb kuula tahy sirtaada laguma amino

  • @user-ed8zp9ik7v
    @user-ed8zp9ik7v Před 8 měsíci +12

    Waa qiso xuun badan nagna zaxiib ma gasho walhi 😢😢

  • @SamiiroMaxamuud-rs1rp
    @SamiiroMaxamuud-rs1rp Před 7 měsíci +5

    😢waxn ku taro mhyo lkn mraarka qaar waa fcnthy in lays cafiyo 😢allahy cafis way diiso sixirku waa waxa yaabaha ugu khatarsan 😢wllhi ani ahaan waxad isoo kor dhisay cilmi iga mqanaa waad mhdsn thy😢

  • @user-qy1wr7eq2m
    @user-qy1wr7eq2m Před 6 měsíci +2

    Subxanalah 😢 wakxmhy gbda saas logale wale faida makadeftid saaxir malibano

  • @sudiaanush9684
    @sudiaanush9684 Před 8 měsíci +16

    Mar wlpo qisoyinka nocan ha aan dawado wllhi saxibtinmda ka amin baxa 😢

  • @cabdifataahxaajixubi1674
    @cabdifataahxaajixubi1674 Před 7 měsíci +6

    Wlhi dulmigu waa mid maalin uun soo ifbaxa😢😢

  • @nuseibaabdul2298
    @nuseibaabdul2298 Před 7 měsíci +8

    Asc akhii can u share without music plz I can’t hear the qisa very well at the same time it’s haraam

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 Před 6 měsíci +2

    Subxanallah,qiyano,wan,waye,wlh,

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti Před 8 měsíci +20

    Subxana allah 😢😢😢😢😢😢 ax ax ax hadeyba is helen iney iska cafiyaaan ayaa fiicneed alle waxa uuu jecel yahey kuma samra ooo cafiska badan 😢😢😢

  • @hasnahaji6991
    @hasnahaji6991 Před 6 měsíci +1

    Asc Mashallah Mashallah qisooyinka aad soo gudbiso Saddex ayaan dhegaystay kuli aad bay u fiicnaayeen waana kuwo aad u xiiso badan sidaa aad u sheegaysana waad mid aad kuu soo jeedanaaya mashallah xataa codkaka xataa aad ku soo gudbinayso waa mid aad wanaagsan waxaan ku leeyahay hore u soco jir oo joog. Mahadsanid.

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před 7 měsíci +3

    Saaxirad illahey ma liibaaniyo.Qumayo.Masiibo waa taas.

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před 8 měsíci +6

    Marka hore ilaahey swt cafis weydiso io toowbad keen marka xigtana qalbigaaga ilaahey swt ha kuu qawoojiyo abaayo haddii aad wllshaa jeceylkeeda ku taageeri laheyd wllhi waxaa xaqiiqo ah in ilaahey swt kugu awaal marin lahaa sida wllshaa sxpkeeda uu u qurux badan yhy cml wiil ka sii qurux badan in aad hesho lkn maxaa sameysay hee dambi weyn oo ilaahey swt raali ka aheyn soorry abaayo ax ax 😢😢

  • @user-wt2fh3vm5q
    @user-wt2fh3vm5q Před 7 měsíci +3

    Wllo waxaan rabaa inaan qiso kula wadaago waana qiso anig igu dhacdy 😢💔😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 6 měsíci +2

    xanuun weeyi wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @degan4
    @degan4 Před 7 měsíci +4

    Ilaahay raali geli
    Si walaashaa kuu cafiso😢😢

    • @degan4
      @degan4 Před 7 měsíci

      Sixirka waa falshaydaan ee ka fogaada😮😮

  • @user-qc9ho2vs3k
    @user-qc9ho2vs3k Před 6 měsíci +2

    Mahasanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muhiim5926
    @Muhiim5926 Před 7 měsíci +9

    Illahow nabsi aanan galin anagana aan nalaga galin😢

  • @user-yd3by8ql7n
    @user-yd3by8ql7n Před 5 měsíci +2

    Subxanallah 😢😭😭

  • @Cumaryare-by7xm
    @Cumaryare-by7xm Před 8 měsíci +13

    Ani horta gabar dhan ma aaminayi masiiwada😂😂😂😂😂

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 7 měsíci +3

    ❤s❤c❤w❤subxanallah❤❤yrbii wllahi qofyhy Madan aheyn sxb ama wll 😢wyo se udamci karta gbdh sxbta ah ningursanayo in ad damacdo why udamcikarta??? Xaasidad bathy oo weliba lamanahas isgursanrabay isku quriwayay subxanallah 😢cadowsanidaa?subxanallah hadana wxa udhhayso icfiya waa nololxumada kuso wafaqday mhine wllnimo umadhheysid icfiya ee taada ayad egeysaa?subxanallah allow umadada kaqabo nuucas oo kale yrabbii amiin manaxdo an sariiganeynin bathy sbxnallah iimaan malihid 😂😂

  • @user-po4pj3cj6u
    @user-po4pj3cj6u Před 6 měsíci +2

    Qiyaanomafiicnowlhi walashey waxlessamey siikucafiso 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hoodomaxamedxabado2098
    @hoodomaxamedxabado2098 Před 8 měsíci +11

    😂😂😂 waxa kle an hayno ma jirto lama cafinayo

  • @rahmamedmed2768
    @rahmamedmed2768 Před 7 měsíci +2

    Asc wll thanks you ❤❤❤

  • @user-sn7ql4lz5r
    @user-sn7ql4lz5r Před 8 měsíci +5

    Ax wan ka xumahay ee alle talo saro cafisna waydiso waa qiso laga noxo ax 😭😭

  • @khadrabintusheikh8862
    @khadrabintusheikh8862 Před 3 měsíci +1

    Cafisku waa dawo
    Waana danbi dhaaf Allah
    Inay iska cafiyaan ayaa fiican

  • @jamajijo6674
    @jamajijo6674 Před 3 měsíci +1

    Subxaan Allah Subxaan Allah Subxaan Allah Subxaan Allah Subxaan Allah Subxaan Allah Subxaan Allah Subxaan Allah Subxaan Allah Subxaan

  • @user-fo1fo4ju2r
    @user-fo1fo4ju2r Před 6 měsíci +1

    Suxba Allah wllhi waa xanuun 😂😂😂

  • @SamiiroMaxamuud-rs1rp
    @SamiiroMaxamuud-rs1rp Před 7 měsíci +3

    Allahayow dadka is jecel nolosha kuwaari kuna midee
    Mida kle abaayo talo iga qaado waxad smeesay waa sixir ee alle utoobad keen mida kle abayo cafisku waa muhiim ee iska cafiya please 🥺 cafisku waa aqli

  • @iftinahmed995
    @iftinahmed995 Před 8 měsíci +6

    ax xanuun badana 😭

  • @halimaibrahim-fx1pp
    @halimaibrahim-fx1pp Před 7 měsíci +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MunoMohamed-sr5su
    @MunoMohamed-sr5su Před 8 měsíci +8

    Xumaanta mrkaa sameeneesid waa kula mcntahy lkn dhamaadka waa qaraartahy

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm Před 4 měsíci +1

    Ku ducey mayo balo kuku dhacde waxan necbahy dad is jecel qof kala fogeyo wlh wa xanun na ilahey bari balayad qabtahee😢😢

  • @Mariamohaomer
    @Mariamohaomer Před 8 měsíci +2

    Alle u towbad keen horta islaanimadada wax ba ku jiree ina qof biliaadama ad sixirto waa alle ka furasho

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 Před 6 měsíci +1

    Subxanallah,ilaho,ayaan,kamagan,galnay,😊

  • @user-wq2bj7jw7x
    @user-wq2bj7jw7x Před 6 měsíci +1

    Ilahay wllo cafis waydiso😢😢😢 dikrigana badi ilahay aya ku gargari kara

  • @user-mv8mj7qf3f
    @user-mv8mj7qf3f Před 7 měsíci +4

    Ani zhp waa leyhy wlhi waa jeclahay😢😢

  • @ikramyazin7281
    @ikramyazin7281 Před 7 měsíci +2

    I hate background music because it’s Haram 🎶 💔😭

  • @mirnaaaali6169
    @mirnaaaali6169 Před 7 měsíci +5

    Alla ani sxbad xun ban lahan jiray oo ex kygii sxb la ah wax kasto bey iiga gudbin jirtay hda wax la dhaho majiran 😂

  • @apdiqaadiryahye2438
    @apdiqaadiryahye2438 Před 8 měsíci +5

    Tani ma mudan in lacafiyo walhy 😢😢

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax2605 Před 7 měsíci +1

    Subxaanallaah Allaahu akbar

  • @mr-ed7kv
    @mr-ed7kv Před 8 měsíci +2

    Si, The best ayaa utabisay

  • @NajahNajah-uq8ij
    @NajahNajah-uq8ij Před 8 měsíci +4

    Kaliya tobad keen ilaahy wuu ku cafinaya❤

  • @foos81
    @foos81 Před 7 měsíci +3

    Asc asxaabta walahi waa sheeko aad iyo aad xiskeyga iyo qalbigeyga gilgishay💔

  • @cafiifo5580
    @cafiifo5580 Před 8 měsíci +3

    Wllhi wa xanuun mida kle sxbtimada ani maba aamino nolshyda kali an u ahy nag wax laso dhawaysto mahan ani waxa ka naxy gbadha lagu sameyy o wiilky jeclyd laga dulqady iyado ilmo boski hoyo ugu jerta ax😢 ilhw qof malin isameyy wnag haba yarade abalku iga mudna aanan gees marin 🤲🤲😢

  • @user-ts7er9nb4e
    @user-ts7er9nb4e Před 7 měsíci +1

    Machaalla 😢😢😢😢😢😢

  • @user-ux2px8fv6d
    @user-ux2px8fv6d Před 6 měsíci +1

    Jiyaan qurux

  • @user-tj3jn8lv123
    @user-tj3jn8lv123 Před 7 měsíci +4

    ilaahay abaayo hakuu dhib dhaamamo

  • @kiinapdirisaaqmuuse2122
    @kiinapdirisaaqmuuse2122 Před 8 měsíci +5

    Runtii waa Murug aan Yareen lk Napsigu ma Har0 ee is ilaaliya . Dumar00w idina aaxptiina qayaanda ka daaya aakhiro xasuusnada😢

  • @user-ci2lj7hy3q
    @user-ci2lj7hy3q Před 7 měsíci +2

    Wllo khayr allha kusiiyo

  • @zuzuahmed980
    @zuzuahmed980 Před 7 měsíci +3

    Skeekoyinka qaar maficno in laga shekeyo sababto ah dadka qaar iimaanka daciif ka ah aya arimahan okale kudhaqaqi Dona aniga fekerkeyga wa sidas

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 Před 7 měsíci

      Waa fikir wayn se la dayn maayo soo gudbinta qisooyinka saaxib. 😎😄

  • @user-yc8ze3di8t
    @user-yc8ze3di8t Před 6 měsíci +2

    𝙽𝚊𝚊𝚐 𝚜𝚡𝚙 𝚖𝚊𝚕𝚎𝚑😢

  • @user-hu1dh3st9v
    @user-hu1dh3st9v Před 8 měsíci +6

    Marka hore ilaahey denbi dhaaf weydiiso tankale saaxibta utag oo weydiiso cafis mardenbe hau noqan waxaas oo kale dhib ma ahanee dheef maku heleysid hadaad unoqato soon oo salaada badso tasbiihda hakatagin siwalbo ahaato waxaa laga yaaba in ay ku cafiso i.a in ay ku cafiso ayaan kuu rajenaa

  • @user-gl8bq4uz8v
    @user-gl8bq4uz8v Před 7 měsíci +2

    Walhi anig ahta waxn dhihilah Gawdhas ookudhacd dhiwtar walig hacafin abyo Tas silc adooyo aykugilisy hacfiyan anig ku dha hy haa sistr waligd hacfiyi tas