Muuqaaladii Ugu Quruxda Badnaa Xuska 26 June

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 06. 2024
  • #DEG_DEG_DAAWO
    Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
    Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyeparty.org
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

Komentáře • 54

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před 13 dny +6

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Před 12 dny

    Maanshaa allaah guul qaranka Somaliland guul night good

  • @umretaaj9939
    @umretaaj9939 Před 13 dny +8

    Maan shaa Allah tabarakallah

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo Před 12 dny

    Mash'allah Mash'allah Mash'allah guulaysta Allah Cadowga ha kaa qabto mudane Madaxeweyne 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-ir4ft9ir8t
    @user-ir4ft9ir8t Před 12 dny

    Mashalh mashalh guuuuul guuuuuul soomalilan

  • @SiciidRada
    @SiciidRada Před 11 dny

    Snd guul io gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @UmalkhayrCapdi
    @UmalkhayrCapdi Před 12 dny

    ❤❤❤❤❤ insha allh guuuul

  • @user-mu2ql5su3w
    @user-mu2ql5su3w Před 11 dny

    Mashalaah masha allh somaliland Ha Nolaato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Guul iyo gobnimo

  • @zahraibrahim6236
    @zahraibrahim6236 Před 13 dny +3

    Marshallah mashallah❤

  • @israahmed-mh3tg
    @israahmed-mh3tg Před 11 dny

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CashaIsmaciil
    @CashaIsmaciil Před 12 dny

    Maashal mouse bixii guul❤❤❤❤

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 Před 12 dny

    Mashallah Somaliland guul MW MUUSE BIIXI GUUL CIDANKA QARANKA SOMALILAND GUUL

  • @user-oi7tf9rm1f
    @user-oi7tf9rm1f Před 13 dny +2

    Mansha Allah ❤❤❤ hanacawryina qadaaaaad waynay ❤❤❤ guuuuuuuuuuuuuul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 13 dny

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @samirafarah8085
    @samirafarah8085 Před 12 dny

    Guul somaliland

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 13 dny +1

    Illaahay I'll iyo cawrida xaasadka ha inaga qabto
    Way wada ooyayaan huwaantii.
    Waa hees qac ka yeedhsiisay huwanta

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Před 10 dny

    Beautiful Masha Allah 💚🤍❤️🫡🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 13 dny +1

    Yaan dib loola heshiin huwanta
    Ha qulqulaan illaahay dib nooguma soo celiyo

  • @zahracwali3550
    @zahracwali3550 Před 13 dny +3

    Waxa nasib dara ina somalia cadow u haysatan amxarana xigal modan😢 duli ba is baden wlhi

    • @ladanladan1718
      @ladanladan1718 Před 12 dny

      Adiga iyo koonfur ayaa duliya oo dad qalato ah oo kuwii ushaqynay cuny qaarna u xidhan yihiin somali kulama ihi ku faar yahy xabshi ayaa nasabah oo asxaatii nabigu ku bad baaday oo isinka sharf badan nacalaa idinku yaale idin ku is cuna somaliland guul inshallah abida allow cadowga somaliland jabi

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 Před 13 dny

    Masha Allah tabarakallah guul iyo gobanimo JSL 💚🤍❤

  • @dahirabdi000
    @dahirabdi000 Před 13 dny +1

    Guulguul❤guul

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Před 13 dny

    Somaaliland ❤❤26❤loov❤somaaliland ❤dhukeeda❤iyadaa❤uxora❤guul ❤guul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maamiyewaxdhaamalawaa9114

    Allow nabada iyo barwaaqada idiin siyaadi

  • @abdifarah4301
    @abdifarah4301 Před 13 dny +1

    Awadal stadt iyo khatumo gul

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 13 dny

    Guuuuuuuul somaliland❤❤

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 Před 13 dny +1

    Kuwii murara dilaacsana quuruday ka dhiiten waxay so qooraya ka garo naftaa haysaa guul Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 13 dny

    Xaasidku ha dhaco

  • @nourianeima4636
    @nourianeima4636 Před 13 dny

    Ma sha Allah , Allahayow Xaasiidinta iyo kuwa neceb Qaranka Somaliland sharkooda naga hay . Amiin Amiin ya Allah
    Guul Somaliland forever 💪🏾💚🤍♥️

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 Před 13 dny

    Somaliland gul guuul insha Allah ❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Před 13 dny

    M

  • @NiciimaCaalin
    @NiciimaCaalin Před 12 dny +1

    Muuse iyo inta uu wataba dadak laga qabto anigu amaxaar ab iyo isir toonma wagano somaali kuma doorsanyano cuqadad halayska daayo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 13 dny +1

    Tuugo ururtey masaakintana waa baqtiyeen ayagana saacado Rolex wada sitan

  • @rushhassan1808
    @rushhassan1808 Před 13 dny +1

    No calaacal hhhhhhhh. Reer abtiyaaaal bada somali baa leh iyo samaroon gumaysiga u yeerta waa ka shalay doontaaane waleeee amxaaar citiraf walateeen amxaar haku aqoonsadoo bal car wax ku hel yaaab

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 13 dny +2

    Biixi Dictatorship waqtigiisa dhamaa ICC AYAA LOO GUDBIYEY XASUUQA LAASCAANO sawiro laga qaadey dumar iyo caruur waxa ku marqaatifurey Faysal Bootaan

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Před 13 dny

      Meeqay Shabaab dishay oo uu Xijaar gabay amnigii loo xil saaray meeqaasa lagu dilay diyaaradihii lagu duqeeyay shacabka Soomaaliland doowladii kaligii taliska ahayd. Cid Muuse wax ka qaadayso ma jirto waayo Soomaali oo dhan baa is dishay 4 xabo oo reer Laascaanood ah cidi wax ka soo qaadi mayso ee iska aamus

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Před 13 dny

    ❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 Před 12 dny

    Xukunkii dalku digtaytar ship iyo boqortooyuu noqday intii xilka iyo maamulka ay imaadeen ama la doortay 2017kii muuse biixi xukuumadiisa iyo xisbiga kulmiyaha cusub iyo xil iyo xukun jacaylka sii haynta iyo sii jooga iyo sii maamulka iyo musuq maasuqa doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada iyo musuq maasuqa iyo boobka hantida iyo maalka dalka iyo dadka iyo dulmiga hantida gaarka ah ee dadka iyo boobka dhulka iyo baloodhada dadka iyo mudo kordhin doonka iyo jacaylka sii jooga xilka iyo xukunka dalka muuse biixi iyo wax walba oo ay ku qaadanayso xil sii hayntaa iyo xukun sii joogaasi xoog u sheegasho xisbiyada mucaaridka ah iyo musuq maasuqba doorashooyinka madaxtooyada iyo xisbiyada iyo ururada

  • @user-bv4jc4en7g
    @user-bv4jc4en7g Před 11 dny

    War tolkay yoow samali nimadi away war cadaw inaad so dhay satiin ictiraaf laguma hello

  • @koreyekorey100
    @koreyekorey100 Před 13 dny +1

    Eedoorkii Haday Fahmeen in Xabashidu tahay Xabiib kkkkk Soo Idinkama Ilbaxsanin Hadaanu Absame Nahay 1938 Ayaanu Anagu intaanu Dhanaha Ceelka BULAALE quruurada ka buuxinay Ayaanu Adeer Xayle Salaase ugaynay kolkaasaanu kunidhi Waa Ilmaday Eedoor iyo Ingriis nagadaadiyeen ee Adaanu kuraacnaye Dhulkanaga Noosoo celi
    Heesahaan uqaadnana Sidaneey ahaayeen
    ( Ethiopia Aadanoow nugus iyo Arlada Absamaa lahaan jirayeeeey)
    ( Adeerkay maqnaan jiraatahayeey Asafoow Askar meey Qoreeysaayeey )
    Heestaanu qaadnay 1938 Ayaad maanta 2024 naga dabaqaadeen Kusoo dhowaada Ethiopia Canjeero macaan Gacmo furan iyo Qalbi Fidsan Daarood na Xagana wuu idinka soo horeeyay kkkkkkk

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 13 dny

    Xaasidku soomaaliland ha jabo . Huwantii hees fiican ayaa loo soo qaaday waar soomaaliland socotay
    Daaraadow iyo huwanay cidi idiinma bah a naga goosta oo ha soo noqonina

  • @sahrawarsame725
    @sahrawarsame725 Před 13 dny +1

    😂😂😂 iiwad sheekada xadkee

  • @MssQueenSAADIA
    @MssQueenSAADIA Před 13 dny

    😂😂😂😂😂😂

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc Před 13 dny +1

    Damac iyo Ficil yaanu idin fitnayn reer Kulmiyow...shaydaanka iska naara

  • @rushhassan1808
    @rushhassan1808 Před 13 dny

    80 jiro xayawaanku caqli dhaaama wajigu dhamaaday baaa dadka soo hotfadhiya walaaahi inta khaatumo nooshahay citiraaaf cirka ka soo lushaaa calaacalka iyo oohinta yareeya abtiyaaal yaaan laydinka dareemin hhhhhhh yaaab gaal jacayl amxaaray ula gashay

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane Před 13 dny +2

    Walaahi kulmiye karaaamadii umada si walba waaa u kufsaday ooo waxaynu asalka somaliga iyo islaaamkaba ku ahayn ayuuu kufsaday , xataaa caqiiiidadii diiinta ayay ku dheeleeen islaaaam amxaaaar kaaa xigo ilaaahow kuwaaa ma Nahin anagu

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 13 dny +2

    Somaliland waa burburtey beentii dhamaatey 32sano wataa la soo afjarey biixi dictatorship waqtigiisa dhamaa waa baxsad

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Před 13 dny

      Soomaaliland waa la aqoonsaday ama ooya ama iska daaya waa waxa ka cabaadsiiyay Xasan Xaraash oo uu u yiri Itoobiya bada waan u ogol nahay guul Soomaaliland

    • @Zara-xe5fn
      @Zara-xe5fn Před 13 dny

      Somalind odhan kumay xasuuqin waa only muuse 😂😂

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 13 dny

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @dahirabdi000
    @dahirabdi000 Před 13 dny +1

    Guulguul❤guul

  • @dahirabdi000
    @dahirabdi000 Před 13 dny +1

    Guulguul❤guul

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z Před 13 dny

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤