Fanaanada Sahra Ilays oo macnaysay heestii Oromada ahayd ee ay xalay qaaday

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 06. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 277

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 14 dny +3

    Saraha waa somalilaandar waxan leyahay hore u soco noolow in badan guuleyso guul somalilaan ❤❤❤❤❤

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim Před 19 dny +11

    Inta iso booqatey like isaara❤😢

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 Před 19 dny +8

    Adkaatay😃😃😃😃 Soto Scalo
    Muuse Biixina goormu ethiopian inogu heesi dona ama odhan dona xabashi ban ahay😄😄

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Před 19 dny +5

    Zahra gob ayaad tahay jaarso reero badan oo Isaaqa iyo samarona ayey reer Ayey u yihiin❤

  • @gamachuuOfficialTube
    @gamachuuOfficialTube Před 15 dny +2

    I am com from Djibouti i like romo song be for Sahara ilyas 🎉🎉

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Před 19 dny +5

    Sahra Tigre baa kuu haray hibo Nura iyo AUN fatima Qasim waligod kuma heesin Oromo allaha kaa cafiyo

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 Před 16 dny +1

      Sowata fanaanta reer konfureed sida Asha Abdo swahili ku heesi jirtey 😏😏. Allah ha uu naxariisto Maxamed Moge arabi buu ku hesi jirey sow lagama dhegeysan jirin heesihiisa ila Sudan. Fananta somaliland waa inay international noqodan heeso badan ku heesan. Ma swahiliga ka ficaan amhari ama oromo🤔🤔

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 Před 19 dny +5

    Guulayso ❤❤❤sahra ilays we love you ❤❤❤Somali landar ❤❤❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 19 dny +2

    Inshall Allah it is time to recozning republiken of somaliland ❤❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 19 dny +4

    Mash alllllah sahra ilays nolow fariid❤

  • @zesi23
    @zesi23 Před 18 dny +1

    Cawaaaaaaaale baaaa Na deeeqa ooo Na Mideeeya🇸🇴🇸🇴😍😍💋

  • @nasserabdi2630
    @nasserabdi2630 Před 18 dny

    MashAllah Sahra Ilays waa Somalilander asala qofku waa inuu afaf badan ku hadlaa waliba kuwa cushitic ee geeska like Sawahili, Afar, Oromo, Arabic, Amharic, Tigrinya.....

  • @Twa917
    @Twa917 Před 18 dny +1

    ❤❤❤asc waxaan ahaay somaliland walha waa danbi hadad tidhahdaan. Amxaro ayaa Somali noga fcn war ilahay ka yaba oo dadka xumanta ka daya. Itobiyan ilahay inaga dhigee

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p Před 12 dny +1

    Maashaa Allah
    Guul Sland

  • @lamandhbbf3639
    @lamandhbbf3639 Před 15 dny

    Ku soco edo Sahra, Fanaadada qaranka waxan ku garaadsaday ayado wadankeeda u heesaysa noolow maamo ❤️💚🤍

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 Před 19 dny

    Alaah ha idin biyo aaamiiin yaa rabi ❤waa habaar ab dheeda

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 Před 19 dny +2

    Masha Allah guul somaliland and Ethiopia 🇪🇹 🙏 ❤️ 💖 ♥️

    • @AhmedMohamed-uf9bx
      @AhmedMohamed-uf9bx Před 19 dny +1

      Heesta jaceelka iidoor iyo axmaar yaa sababay 😂 Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina
      Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 18 dny

      oromow car location kaaga isoo dir, ?!

  • @MurtiEntertainment
    @MurtiEntertainment Před 15 dny +1

    Sahra is not easy ❤

  • @faysalmahdi2714
    @faysalmahdi2714 Před 19 dny +20

    Soomalia ha noolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdirahmanabdulahi4760
    @abdirahmanabdulahi4760 Před 17 dny +1

    Mansha Allah, Iron lady, Go forward. The best singer full of wisdom that I have ever heard in my life, Ignore the violent words based on tribalism in the social media and social circles; it is an open secret. They see their false moral supermen or conquerors to go against your innovations, new way of doing things, and better lifestyle, and they are unsatisfied with your well-recognized contribution for the national day of Somaliland.

    • @QEU9
      @QEU9 Před 14 dny

      Nothing is ironic here, all I see is an old grandmother who lost her identity, singing somebody else's melody you fool, she is not pure somali anyway she belong to Jarsa tribe.

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt Před 19 dny

    Mansha Allah Sahra hore usoco.

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Před 19 dny +2

    just imagine after 50 years we all will speak oromo language naafta naaga

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Před 19 dny

      Caqligasga nasquska ah baa taa ku tusay afka oromadu wuu jiray ka somaliguns wuu jiray maxaa loogu hadliwaayay labada luuqadood waa walalo wayba Wada jorden abid wayba sii Wada jiro doonaan

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Před 19 dny +2

      @@HindaAbdulle-fl2jjceeb maha af sawaxile ba waad ku hadashaan

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 Před 16 dny +2

      In afafka la baratto ceeb maha waa cilmi ee reer Somalia unba jahilnimada jecel.

    • @mohammedhassanademadem
      @mohammedhassanademadem Před 16 dny +2

      @@naimajama5303 May Allah augment your knowledge and bless your hands, sister Naima Jama.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 19 dny

    Vive zahra qaranka mansh Allah. Somaliland and ethiopian we are brothers and sisters ❤❤❤

  • @KhaloCabdi
    @KhaloCabdi Před 19 dny +4

    Niow nagadaa af xabshi allahaaga hadad taqano somaligu miyuu kugu adagyahey Somaliland luuqada somaliga ayaa lagaga helaa markaa hbashi ka dhac English ku hess hadad dontid

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 Před 15 dny

      Ethiopia 🇪🇹 waa dalkeda . Wana kuwa Somalia 🇸🇴 kugu dubeeya .

    • @KhaloCabdi
      @KhaloCabdi Před 15 dny

      @@NOREDIN666 waryaahe bro jamhuriyada ayaan ahey ha icaayin wax hubso from burco

  • @mussaahmed2049
    @mussaahmed2049 Před 19 dny +5

    You are Best singer I have ever seen in my entire life, noolow walal

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc Před 18 dny

    نستغفر الله ونتوب إليه....وما كان الله معذّبهم وهم يستغفرون

  • @mahdihoussein6247
    @mahdihoussein6247 Před 18 dny +1

    Nin qoyan biyo iskama dhowro reer Hargaysa Dhulku waa dhul Soomaaliyeed ee iskaga baxa oromiya aada

  • @NewMeAllthatway
    @NewMeAllthatway Před 15 dny

    Cajib hadii hada la dhahayo waa in af oromoda iyo xabashiga 😢 its Sad

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 Před 15 dny

    Guuleyso wallaashay. Somaliland 🇬🇶 & Ethiopia 🇪🇹 isir & nasbad bay wadagan. ♥️ dugaagta somalia reer NIIKO bilaa isirka ah aya ka xun . Wllnimada 2 dal.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 19 dny

    Sahray Halkaa Kahay 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 19 dny

    Wow Somali. Oromo. Amharic 👏🏾

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 18 dny

      been baad isku sgheegtay ormomumam waay burburaysa

  • @NimaMuhamed
    @NimaMuhamed Před 11 dny

    ❤❤❤❤❤Somalilad.gul❤❤❤❤🎉🎉🫶🫶🫶🫶🫶👍👍👍👍👍👍👍💪💪💪💪💪💋💋💋💋💋💯💯💯🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💛💛💯💯🌹🌹🌹🙏🙏👍👍👍👍🫶🫶🫶❤️❤️❤️❤️

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před 11 dny

    Masha allah sahra ileys waa fananad qaran noolow guul somaliland 🤲💪💪👍👍👍❤❤❤❤💚💚💚💚🤍

  • @ugaasoibrahim6516
    @ugaasoibrahim6516 Před 9 dny

    Eedo I'll iyo cawri la aaw cadawga hajabo noolow adigiyo carurtaadaba Allah idin xafido amin amin guul iyo gobanimo,

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 18 dny

    Fananaad weyn Allah weynee oo reer Somaliland ah weyaan. Somaliland ha nolato Sahra Ilays naa ha nolato. Guul Somaliland ❤️❤️❤️

  • @leilaamar8056
    @leilaamar8056 Před 18 dny +1

    She's a liar, that woman 😮 she's started singing before 24 years we got prouve videos clip .

  • @museali8972
    @museali8972 Před 19 dny

    MASHALAH SAHRA ILEYS GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤

  • @BarlinHashi
    @BarlinHashi Před 16 dny

    Subhanalaah

  • @AbokorAli-io9qs
    @AbokorAli-io9qs Před 18 dny

    ❤❤Ethiopia Our Brothers 🇮🇹 Somaliland And Ethiopia 🇪🇹

  • @HoodoSagal-ho7kd
    @HoodoSagal-ho7kd Před 19 dny

    M.a sahra ilays afkaa doonto ku Hees ❤❤❤❤❤❤❤

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf Před 15 dny +1

    Somaliland biiya rajiimka halaynagaqabto xabashida

  • @HA-jq1mu
    @HA-jq1mu Před 13 dny

    Somaliland, all day everyday.
    💚💚💚
    🤍🤍🤍
    ❤❤❤

  • @Hamze_mi1an
    @Hamze_mi1an Před 18 dny

    Dirdhaba kalay sahary❤❤❤❤

  • @user-ln2tb6sc2r
    @user-ln2tb6sc2r Před 19 dny

    Mashallh habo

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 Před 19 dny +1

    Intee fanaaniin iyo abwaaniin afaf kala duwan
    Ku heesay iyo kuwo ku gabyay luuqado qalaad
    Ee ka fuqa gabadha sharafta leh dad yohow wada sirgaxan

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Před 19 dny +1

    soomaaliland xukunka ka jiraa kama naxariis bada kii kacaanka somaali xukun xumo ayay eeday

  • @user-ty7hh9iy7k
    @user-ty7hh9iy7k Před 16 dny

    🇸🇴
    Soomaaliya
    biiya
    biiya
    biiya biiya jaalatuu
    jaalatuu
    🇸🇴
    Soomaaliya haagarnad haagarnad turuu haagarnaad!

  • @mohamedhassanhoussein8627

    Wariye uskag baad tahay faysal cali warsame waydii hakuu ku dhashay utopia ayuu ku dhashay

  • @rudwaansulub4835
    @rudwaansulub4835 Před 19 dny +2

    Ilma left nagaa gabigeena orama somalinamada idinku khasaare ah

    • @xaroguled3126
      @xaroguled3126 Před 19 dny +2

      Somali nimadu waa wax kaga xishoda imika oo laga yaqyaqsado oo calamka waxa xun oo dhan loso qato marka ina dhiloy qado somalinimada oo adiga wax ha ku tarto

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis8173 Před 18 dny

    Wax Soomaali la yidhaa ma jirto.... wa SAMAALE
    Sahri waa gabadh Madaxweyne - dir - irir - Samaale oo dhalad ah. Waana Somalilander.

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 Před 18 dny +1

      Jaarso Waa Oromo maxaa dir ka galey balse sahra Waa fanand Waa gabar somali nimda cidi kama xigto ciyaalkeda ah

  • @user-jx7qb6lr6u
    @user-jx7qb6lr6u Před 18 dny

    M.alh eedo guulayso waligaa magaca beesha jaarsona kufaan ookoruqaad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ifrahcumar4352
      @ifrahcumar4352 Před 16 dny

      Jaarso waa dir isaaqnawaa dir❤❤❤

    • @Inaxaaji65
      @Inaxaaji65 Před 10 dny

      ​@@ifrahcumar4352Jaarsadu waa oromo la soomaaliyeeyay😂

  • @Inaxaaji65
    @Inaxaaji65 Před 10 dny

    "Isagu sow nin oromo ah maaha oo hadduu doonana sow dhinac soomaali kama ah"😂

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 Před 19 dny +1

    Sahra iwm u sheega NASABADI MA LUNTO , Xamar iyo Amxaarna XAMAR BAA I XIGTA

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 18 dny

    Subxaanalaah habaryehey isku xishoo

  • @FeyeslYoutubeoromo
    @FeyeslYoutubeoromo Před 18 dny

    Aaani kee Anhaannii dhuugii❤❤❤

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Před 19 dny

    Markihore waxay ahayd fanaaninta deegaanka ee ilays band waa meesha u ugubaxay magaca sahra ilays kadib ayay usowareegtay jamuriyadda barakaysan ee somaliland

  • @al-cadaala4874
    @al-cadaala4874 Před 18 dny +1

    Horta islaantaan ma odaygii waan buufinaynaaa dhihi jiray miyaa dhalay😅

    • @maryamruunmaxamud4514
      @maryamruunmaxamud4514 Před 14 dny

      Maya oday somali ahi maba dhakalin wllo ee wa Ethiopian qolo la dhaho jaarso weeye mahn somali ee carurteda unba somali ah

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 Před 19 dny +1

    Fanaaniinta sland ayay ka midtahay

  • @GudoonsheGudoomiye
    @GudoonsheGudoomiye Před 15 dny

    Ma anaan yaabin ilaa sodonkii sano ee but burka ayaa hargrysa ileen xabasho foolaneysay Aloow Reer Waqooyi u naxariiso marxuumiinta

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Před 19 dny

    aad bay ugu qurux badantahay af walba .a

  • @mohamedomar-mn8ks
    @mohamedomar-mn8ks Před 19 dny

    soo anigii ogaa markadi horaba oroma ehed ee somalida ha isku dirin

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 Před 19 dny +9

    Miskiina waa habar la waalay ictiraaf inta cirku kuu jiro ayuu kuu jira miskiin ayaa dalasa😂😂😂😂😂😂😂

    • @basbaas12
      @basbaas12 Před 18 dny

      Nabad iyo Nolol inta cirku kuu jiro ayuuu kuu jiraa. Ciilkaa, nacaybkaa Somaliland iyo qaraxaa ku noolow.

    • @aroostv5047
      @aroostv5047 Před 18 dny

      Ictiraaf ma rabnaba qayladiina ka helnaa 😂

    • @AbokorAli-io9qs
      @AbokorAli-io9qs Před 18 dny

      😂😂Adna Miskiin United Inta Todobada Samo In Ka Dheer Buu Kuu Jiraa Ana Waa Leywaalay Adna Waan Lagu Waalay

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 Před 15 dny

      Siiilkaaga yuu ka qaylin 😂. Inata aad waalato oo futada qaawiso ha Cararin suuqayada 😂 inadhahga oo shan ah aya la aqoonsanya Somaliland ❤

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 Před 15 dny

      Waxa ku fiicnayd inaad soo google Garayso Somaliland 🇬🇶. Xabasha is geli ama bahal dameer Somaliland indhahaga 5 ah ya la aqoonsanaya. 😂 hadna wa dawlad calanleh.

  • @kc_king4276
    @kc_king4276 Před 18 dny +1

    Anoo amaanaya somaliland ayn heesta oromana ku amaanay somalina ku amaanay😡😡 marka somaliland ma dad oroma ah baa ku jira? Miyayna somali ahayn waliba duriyadii ahna dadyowga dadka somaliyesd kuwa ugu sharafta badan ahahn marka laga tago siyaasiyiinta danaha kale wata

    • @Kaafi1mk
      @Kaafi1mk Před 17 dny

      Ninyhw haa e waxaan la yaabay ma taqaanaa.
      Walee isku wax baan la yaabna6

  • @samriyecapull2101
    @samriyecapull2101 Před 19 dny

    Sahra ilays haday Ethiopian 🇪🇹 tahay waa sax anagoo isaaqa hargeysa Somaliland 🇭🇺 ku kornay ayaa ku dhalanay daror ethiopia 🇪🇹 kana soo jeedna waana wadankayagii labaad faqashta somalia 🇸🇴 ayaa cay iyo cabaad wada

  • @AdenBare-by2xi
    @AdenBare-by2xi Před 16 dny

    Waa yaab Bal aaway afkaadi hooyo ee afsoomaaliga midakale tan waxay cadeesay in soomaaliland Waan kaxunahay dhaqankaan cusub ee wax isku tura

  • @GC21701
    @GC21701 Před 18 dny +1

    She is stopped ignorant and has no respect. I Habarawal sacad muuse waanan difaaci magaca somali all my life and I am pro Somaliland , Somali lander but that didn’t make me to hate our brothers and sisters somali people. Dhulbaanu iskuhaynaa ee Habashi waanu umidaysanahay

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Před 19 dny +5

    Waa nasiib daro in maanta af Ethiopië yan hargeysa loogaga heeso

    • @AhmedMohamed-uf9bx
      @AhmedMohamed-uf9bx Před 19 dny +1

      Heesta jaceelka iidoor iyo axmaar yaa sababay 😂 Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina
      Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂

    • @samiaabdi2018
      @samiaabdi2018 Před 19 dny

      @@AhmedMohamed-uf9bx idr xishood waligeed ayuu ragu kala adkaan jireen

  • @QEU9
    @QEU9 Před 14 dny

    Waa umad iyadii is iibineeysa tuugsi iyo bahdil..manta Oromo in lagu heeso iyo xabashi waa duli nimo meeshi ugu hooseeysay...luqadada iyo dhaqankaga lala shirtagaa, qowm duloobay iga dheh

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 Před 18 dny

    Waxba ahra ilays hakfafine anaguba harxabushed baanunaha oonadhashay &habar manado hagudawikhona

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob Před 18 dny

    Kuwait heesta soqaday habarjeclomiyey Shaheen sanbuurlaantiis maqadeyaan40berimarkan moray mahamed ibrahim cigaal Ismail cali abokor siyaad bare iyoqoladiu araweelo london wanqashaydii kaqadeyey ina kofil ayeyday margaret tager igabixisay laster city ilahey xisabta haufududeye

  • @abdiwahabDahir
    @abdiwahabDahir Před 19 dny

    mxy qabiil kuugu duri kabahaaga ka qiima badane intaad dalkaaga hees ku difaacday shacabkaga kuu og hore u u soco mss ilays madaxadad noo saarantahay wll

  • @Mudaneey
    @Mudaneey Před 17 dny

    War waxaan waa oromo jaarso waa Oromo

  • @user-bn4fh1ft4u
    @user-bn4fh1ft4u Před 19 dny

    Hooyadaa hawsha bada kawas bada mahooyadaa baale mise aabahaa saqajaamad yaheyn hooyadaa iyo oromadaa tahayba was anagu oromo iyo xabashi midna aqoonsi ugama baahnin orod oromka garacaa utag haku dhabee

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 Před 19 dny

    War wariye yar yar eyda dadka sualaalo xun xun dadka waydiinaya reer somaliland wa maxay somalida

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz Před 14 dny

    Sahra ilays waa muwadiinad reer somaliland wana fananad qalii nagu ah wana dumashidayo ma maqlii karno cebweye gabadhi waa dhaxdiin hasee yeshe waa inan reer somaliland talabad imisa somalilandh ku abtiirsado itobiya ku dhashay marka sahra lama aflagadayn karoo hala xiishodo wad salamantiin

  • @ahmedalin
    @ahmedalin Před 18 dny

    TIGREEGII & CAFARTII MIYAAD ILLOWDAY SAHRAAY?

  • @MrAkim87
    @MrAkim87 Před 19 dny

    Waxan ku farax sanahay inaad tubtii khasaaraha waara qaadeen, jiilalka soo socdana aad silic uga tagteen.

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad Před 19 dny

    Sahra waa oromo un islaan oromaa waxba sheegi meyso

  • @miicaadsiciidcdhuux3720
    @miicaadsiciidcdhuux3720 Před 19 dny +1

    S/land biiya bismillahiyaw

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Před 19 dny

    Oroma jaarsadii af soomaaliga ku taaqanay inay hada idoor iyo qabiil soomaaliya sheegtaan wax la layaabo maaha waayoo Oromadii kale cawaanka uhda ahay iyo Abaa gadhihii af soomaaliga aan ku hadli jirin ee soomaalida necbaa ayayba u yeedheen oo dabada loo niikiinayaan.

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před 19 dny

    Midnimo dhimatu kusii dhagan yahe dhagaha ugu rida inaaney dhacayn

  • @AA_yusuf
    @AA_yusuf Před 19 dny

    Waa xabashiyad inaatahay wey cadaatay hanoo wadin

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 18 dny

    wlahi aad baan uga xumahay in reerkii isaaaq la oran jiray aay Taariikhdaas marayaan, war Graxajisow Kurisga qabsad hadaad rabtaan in aad soo celisaan almiini ugu yaraan sumacdii reerkiina... inaa lilaah

  • @hallad598
    @hallad598 Před 19 dny

    Illeen waa Itoobiyaan. Way qiratay in ay Itoobiyaan tahay. War hooy Soomaaliyeey dalkan Xabashida ka ilaashada.

  • @Hamze_mi1an
    @Hamze_mi1an Před 18 dny

    Somaliland inuku fana,waxan ininka so salamay dirdhaba,rer hebel ha isku filadan horta,horay uu socda,wlhi been maha xamar xabashida ino dhanta ilahay ba ina dilay,wayo anigu intasan ku so lekaday waligay wxba kama sheganin,wixi hore wa wax tagay lkn hada xabashi aya ino dhanta

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni Před 18 dny

    Aduun yadu inay ogato inay ictiraaf rapto kulaha oo ma orama aduunka oo dhan inad u calacashaan😂😂😂

  • @sakariyehassan8741
    @sakariyehassan8741 Před 19 dny

    Isku dhedhejinta gaaladda meel xun bay kugula danbaysaa.
    Ethiopian aduu hadaas ku faanayso, anagu soomali ayaanu nahy.

  • @HassanKoyla
    @HassanKoyla Před 14 dny

    Habartan afka ureysa waxa ay ku hadleyso waxa ay ku jirtaa riyo

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 18 dny

    Nidaamkii SL ma halkaasuu ku danbeeyey ?

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob Před 18 dny

    Siyaad bare iyimid london wannabe uqaday iyo arawelo bush house ayeeyo ina kofil margaret tager iga bixisay

  • @FeyeslYoutubeoromo
    @FeyeslYoutubeoromo Před 18 dny

    Saaraa iibiisiituu❤❤❤❤❤❤❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Před 19 dny +1

    Mansha allaaah mamo macaan ilaahy haku xafido mamo ❤❤❤❤somaliland 💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚🤍🤍🤍💯💯💯

  • @hkayir916
    @hkayir916 Před 19 dny +12

    Viva sahra ilays waa pure somalilander ah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @hkayir916
      @hkayir916 Před 19 dny

      @@KingMadar-xh3sk qabiilka hooyada waa somalilander like your mum ... waligay ma arag suaal suaashada ka xun

  • @user-ld3nf4kn4v
    @user-ld3nf4kn4v Před 18 dny

    ❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 Před 18 dny

    sahra ilays astaanta fanka somaliland

  • @Kaafi1mk
    @Kaafi1mk Před 17 dny

    Deee dap qurux badan haduu maaf iska haysatid walal wa ayo cida aaf u baaqayso mise somali land oromo ah, axmaaro ah baa jira
    Wa ayo cida aadu baaqayso
    Ish
    War qoladan xaafadii bay ceebeyen

  • @user-zn1tz1ln9l
    @user-zn1tz1ln9l Před 19 dny

    Waa yaab haddii xabashidii dagaal wax nooga qaadi waayeen.somali diirka nooga eg iney xabashi noo soo dhex maraan. Xasanow dadkaan intey itoobiyaan noqon u ogolow iney dowlad noqdaan

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Před 19 dny

    Somaaliland ❤guu❤loov

  • @Kaafi1mk
    @Kaafi1mk Před 17 dny

    Habartan waa kuwii na dhaafi jirey ee hotelada xabashida adisababa so seexan jirey baan u malayn

  • @aydarusali5488
    @aydarusali5488 Před 15 dny

    Naagtaan waa oromo yaan lagu dagmin somaliland Dan uma.hayso lafti nagaa wax ba iskuma nihin

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 Před 19 dny

    Islaantii oromada aheed sow maahaa