Xog Abiye oo Wacad ku maray burburinta Jabuuti &Gelle oo madax kale Paspor-kii kala laabtay,Maxabiis

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Komentáře • 28

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 13 dny +12

    Midawaalab. Oo. Soomaaliya. Waxay. Rabaan. Waxay. Biyaagu. Doonayaan. In. Ladheego. Jabuuti. Iyagaa. Baada. Keenay. Allh Oo. Soomaali. Usahaal. Yaa. Raabi

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před 13 dny +2

    Abii asaga lagu heysta madaxtoyada ethoipia oo jabhado madax ka yihiin ethiopia

  • @AbokorShide
    @AbokorShide Před 13 dny +2

    Waa. Dheereeyay. Geele. Nigis. Malaha. Itaalamalaha. Geele

  • @user-hp7hn5cv9z
    @user-hp7hn5cv9z Před 8 dny

    Haye🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedhussein7873
    @mohamedhussein7873 Před 8 dny

    Inta oo sano ayan dhabta kuhaynay slnd wày nagu xaartay

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Před 13 dny +1

    Somaliland waa cadowga umada somaliyeed

  • @asliaybakar2731
    @asliaybakar2731 Před 12 dny

    400 hadii la inka waayo waa dushiinka la inka rabaa

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t Před 10 dny

    Benale.nagaxishow

  • @muminamumin17
    @muminamumin17 Před 10 dny

    Asc hanalagaqato eyga sumeesan abii waxayrabaan sidii israaiil falastiin dalkeedauugaqaadatay ingumeestaha dalkeenauqaataan waawareysoomaaliyeey jiifkakakaca

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 10 dny

    Ma.argagaxisaa.awood.la.mooday

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Před 13 dny

    Weriye ha xiiqin ma jirto go'aan firdhiye keligii ka gaadhi karo maxaabiista lagamana wada hadlin.warkana ka qaado khaatumo ee ha ka qaadan Hargeisa iyo garowe

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 Před 13 dny

    Marka horeba war ma heysid cidina jabuuti pasapor kama heysato

    • @ammmmgmail
      @ammmmgmail Před 13 dny

      Madaxda Somaliland oo dhan baa passportka Djibouti dibadaha ugu baxa Europe, America, Carabta iyo caalamka kaleba.

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL Před 13 dny

    Warxan waryayaal maha wa jajusen itobeyan ah o xooga lasiyo illahey ha noga qabo weli kan mam ku jiro ma moodid in somali yahay

  • @ayaanlecabdiraxman3568

    Faysal cabdi bootaan ha lasiidaayo oo ciraaq ma dawlad baa kajirta mayna sida ree falastiin lalawareegin ciraaq ma jirto waa laqaatay maba jirto galbeedku say doonaan ayay kayeelaan dunidan sidan uu abiye wax u wadaani malaha sax maha ma sharcigii gumaystayaasha ayuu abiye ka dulguuri karaa oo muu bedli karaa dagaal kallese miyuu furi karaa waa yaab

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg Před 13 dny

    Golaha khusuusida ssc khaatomo ma ogola in dan biilayaasha snm maxa biis loo siidaayo igad iyo cidkale laga yeeli maayo in lasii daayo maxaa biis

  • @abdimohamedabdulahi2994

    War nin yahow beenta iska jooji oo xishood !!

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 Před 13 dny

    Ma passport xun oo lagaga noqay ayaa dhabar jab ah nacas

  • @aminazahra3337
    @aminazahra3337 Před 13 dny

    😂abii gabalkiisaa dhacay waa orom ay oromadii kale ay nacday iska dad cid kale

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d Před 10 dny

    Beenta nagada

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Před 13 dny +1

    Shiinaha Jabuuti hadii ayey arimahaa faraha Lagalo waa in jabuuti laga eryo

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Před 13 dny

    Beenle beenle dhalay

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 13 dny +1

    Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹