Muuqalkani waxa uu ku tusinaya farxada waxa ay tahay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 05. 2021
  • Hadii aad Jeceshay inad Ka qayb qaadatid caawinta dadka tabalaySan nagalaSoo xiriir
    Instagram kan dhakhtarrr
    Ama number kan +252 63 4368286

Komentáře • 758

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr  Před 3 lety +419

    Muuqalkan waxa aan Ku farxad Galinay ilmo farobadan IYO hooyoyin
    Si wanaaga aynu sameenay uu u gaaro dad faro badan like saar

    • @mohayousf5317
      @mohayousf5317 Před 3 lety +8

      Halke ayaa lacgta lagu so diraa zxb wan wayay melan idinku so Diro wlly wan ka qayb qadaan laahaa intaan awoodo zxb dhakhtar🙏

    • @essaali9075
      @essaali9075 Před 3 lety +2

      Alle ha idin barakeyo dhamantiba dad aan waxba haysan ayd ka farxisene

    • @Dhakhtarrr
      @Dhakhtarrr  Před 3 lety +9

      @@mohayousf5317 4368286 numbarkaS walal

    • @mohayousf5317
      @mohayousf5317 Před 3 lety +2

      Waad mahd santahay wll qlli wan kuso diray

    • @nimomuhumed9917
      @nimomuhumed9917 Před 3 lety +2

      Shaqadaa fiicaan haalka ka sii wada illaahy haaydinka kaalmeeyo

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser. Před 3 lety +618

    Wixii ugu qiimaha badnaa ee aan waligay qabtay ayuu ahaa alle ha inaga dhigo kuwa isku gargaara

    • @saedmoh1450
      @saedmoh1450 Před 3 lety +3

      Hore u socda wll

    • @Pettotheworld
      @Pettotheworld Před 3 lety +4

      War qaysaw bro zhP azxaptadana share out u samee si iyakana ay subscriber's badan u helan de

    • @hideeyes8565
      @hideeyes8565 Před 3 lety

      AllaH hakaaa AQplooo DanpiGagna hadhaaFo qaYs qeyzar wll

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Před 3 lety +2

      Masha Allah JazaakAllah khayr Guys♥️🙏🙏🙏I’m social worker,, really this my job ❤️❤️❤️Autismka , special needs, , iyocaruuraha stanhouse ka degan,danyarta ahna waan la soo shaqeeyay,, respect waan u hayaa,, I wish inaan idinla shaqayn lahaa 🙏

    • @Abdiqani1.
      @Abdiqani1. Před 3 lety

      Aamin

  • @maaweell
    @maaweell Před 3 lety +241

    Ilaahay ayaa mahad iska leh Na garansiiyey inaan Caawino Dadkeena Baahan ilaahaw Noogu Bedel Bedel khayr qaba

  • @hananhasan9066
    @hananhasan9066 Před 3 lety +38

    Walhi bilahi talahi waad iga ilmeysiisen hunoyal waxan Alle idinka baryaya in uu miisanka xasanadka idinku daro inzhallah huno dhamantiin inamadaydii DHAKHTAR,QAYS iyo MAWEEL huno saas isku garab taagnada abidkiin😢😢♥️🖤

  • @hudaayanle4933
    @hudaayanle4933 Před 3 lety +53

    Dhakhtar ilahay Dhaman tiiin Misanka Xasanadka Haydiin Saro 🤲🏼😭😭😭

  • @karaamoboy
    @karaamoboy Před 3 lety +19

    Walhi wan ilmeeyey dar ilahay
    Waxan ahay wiil dhalinyara oo jecel inuu dadka caawiyo lkn aan waxba hayn
    Ilahay waxan ka baryaya inuu faraj khayr ii furo ani iyo dhalin yarta ila midkaba
    Si an u cawino walalahena baahan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fathaabdi9154
    @fathaabdi9154 Před 3 lety +138

    We need a millions of people like you guys 🥰jasakumullah khyr😍

  • @simanabdulahi5126
    @simanabdulahi5126 Před 3 lety +28

    walhi la ilmeyay hadalka maamooyinka waan fahmi kara da
    duruuftoda waaya waan soo. maray😢

  • @khalidshayga5473
    @khalidshayga5473 Před 3 lety +47

    ILAHAY haidinka farxiyo idinkana sxb

  • @kifuuzhmohha6358
    @kifuuzhmohha6358 Před 3 lety +15

    Walahi naxariista iyo farxadan ku dareemay cawimada umada baahan aad cawisen idinka iyo intii gacan ka gaysataba ma qiyasi karo aadban ugu faraxsanahay wali inay adunkan joogan dad ibnu adamnimada wax ka yaqana jazakumullah dhalinyaro dadaalkana si wada allena garabkina ha galo❤️💯

  • @sharmarkey.5165
    @sharmarkey.5165 Před 3 lety +15

    Jazakallah walal, wax ka farxad badani ma jirto ciyaal aan ogeyn inay ciidayan oo aad ciidsiisen!🖤🙌🏿

  • @amaalmaxamed1185
    @amaalmaxamed1185 Před 3 lety +3

    🥺🥺allxamdulilah haday joogan wilal saa ah ilahay khy ha idinsiyo amiin 😢

  • @faadumocalishire1873
    @faadumocalishire1873 Před 3 lety +38

    Manshallah

    • @Dhakhtarrr
      @Dhakhtarrr  Před 3 lety +11

      My lovely mom🥰♥️

    • @saedabdirisak5952
      @saedabdirisak5952 Před 3 lety

      Allah hakuu xafido Maamo wall

    • @radwamahamed8795
      @radwamahamed8795 Před 3 lety +2

      Hooyo wanaagsan waxad haysataa wiil wiilsha ka qiimo bdn oo ku dayashoo mudan allh haa sharfoo hooyo gaariyaa❤❤❤

  • @mohamedcabdi6188
    @mohamedcabdi6188 Před 3 lety +13

    Video iigu quruxda badana iyo ugu fiicna ee aan dawado wlhi bilahi ilahay meel khery qaabta ha inaga siiyo

  • @rashiid187
    @rashiid187 Před 2 lety +6

    The hug from that little boy is priceless may Allah grant you Jannah fardowsa

  • @ahmedzaki927
    @ahmedzaki927 Před 2 lety +2

    Sidaad caruurta uga farxisay Allh hakaga farxiyo
    Barnamij qalbiga taabanaya 😊

  • @saadiqmohamed176
    @saadiqmohamed176 Před 3 lety +8

    Anoo colosha kujira ayu abahay iga dhinty wllhi saa'id ban uga damqaday😰😰 gulaysta wll

  • @fatemaali4241
    @fatemaali4241 Před 3 lety +5

    من اجمل الأعمال انك ترسم الفرحه بقلوب المساكين الله يجعلها في ميزان حسناتكم

  • @aznabaznab8338
    @aznabaznab8338 Před 3 lety +7

    Am soo happy to see our fellow somalis helping each it makes me proud 😭😭

  • @afnaanadam6423
    @afnaanadam6423 Před 3 lety +13

    Maxamuud dhakhtar
    Abdirahman qeys
    Abdisamet mawell
    Rabi meeshad kaso bxiseen bdal khyrqaba hydiinku siiyo wxaad noo tihin tusale rabi hydin xfdiyo 🤲😢

  • @alimahamed6858
    @alimahamed6858 Před 3 lety +16

    Yaranteydi wakhtiyo adag Ayan mar zoo marey ciido dhawr ah janis uman helin inan farxo oo an dhar helo, aad buu ii qiiro galiyey videogani sanadka danbe wxn jeclahay inan idinkala qayb qato barnamijka oo inti karankey ah aan ka qayb galo alle ha igu simo insha allah

  • @mohamedarab1319
    @mohamedarab1319 Před 3 lety +2

    Ilahay hakaa abaal mariyo dhamaantiin aamiin

  • @nimoomar1489
    @nimoomar1489 Před 3 lety +13

    Waligay CZcams video comment ma ka bixin, but this video really made my day! I repeated the intron a few times🥺🥺 Seeing these beautiful little smiles was the best thing I ever seen! It gave me a sense of what true happiness really looks like. May Allah bless you with endless happiness, you are doing a great job👏🏾

  • @apdirashiidmohamed5360
    @apdirashiidmohamed5360 Před 3 lety +3

    Shaqo Wacan ayaad qabatay safamale Halka kasii wad dadaalkaas
    I am proud of you brothers

  • @shiinetube2102
    @shiinetube2102 Před 3 lety +7

    Am very shocked , this video had me in tears . it's so wonderful how generous these young guys are .
    We need these type of kind people 😢

  • @awrgaadhiracay345
    @awrgaadhiracay345 Před 3 lety +3

    Wlhi ilmo ayaa iga timi ILAAHEY BEDEL KHEYR QAPA INZHA ALLAH HA IDINKU BEDELLO LEGENDRS

  • @simraanmahmood7080
    @simraanmahmood7080 Před 3 lety +10

    Ilahy camalka uu ugu jecelhy waa inad ka farxiso wllkaga 😪MashAllh kudayasho mudantihiin 🥰🥰 hore usocda

  • @adnaahmad100
    @adnaahmad100 Před 3 lety +1

    Ilahay haydinka farxiyo idinkana sidaad uga farxiseen masaakiintaa jazakalah khayr 😭🤲❤

  • @zuhuurabdirashid5376
    @zuhuurabdirashid5376 Před 3 lety +2

    Masha Allah Yaa Allah Farxadooda wax loo dhigo Aan jirin Ilaahay Ajar Ha idinka siiyo idinka iyo intii soo baxsatay Anagana Allaha Na siiyo waxan Baxsano Aamiin yaa rabi dhamanteen

  • @khadraidil7858
    @khadraidil7858 Před 3 lety +4

    Masha Allah walaalayaal hawl aad U fiican ayaad qabateen inaad dadkaas masaakiinta Ka farxisaan idinka iyo intii wax la baxdayba Ilaahay ha idinka Abaal MariYo ilaahay xooga iyo xoolaha ha idin barakeeyo Aamiin

  • @fahaddheerad1787
    @fahaddheerad1787 Před 2 lety +1

    Dhakhtar Alle haku xifdiyo waxaa ka farxisay caruurta qalbiyadooda adiga iyo asxabtada Alle ha idin ka ajar siiyo Amin amin

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 3 lety +10

    Masha Allah JazaakAllah khayr wllo ♥️🙏🙏🙏I’m social worker,, really this my job ❤️❤️❤️Autismka , special needs, , iyo caruurahas danyarta ahna waan la soo shaqeeyay,, respect waan u hayaa

  • @user-ks6hv6fg8d
    @user-ks6hv6fg8d Před 3 lety +7

    الله يجزيكم كل الخير ويجعلكم من أهل الجنه يإخواني 👏👏👏

  • @ugbaadfaysal
    @ugbaadfaysal Před 3 lety +3

    Mashallah inamadeena wax fiican Ayad qabanaysan waxa kale oo sifiican I cajabiyay sidaad nadiif u tihiin dhalinyaro saas ah way yarhiin 👍👍

  • @RashkaDeyr
    @RashkaDeyr Před 3 lety +11

    Mashaa Allah, May Allah reward you ur good deeds u have done to this poor people. 😍

  • @moaddaani5228
    @moaddaani5228 Před 3 lety +9

    Mansha-alh dhakhtar
    Good job guys
    May allah reward everyone who are part of this great deed. Amiin amiin

  • @perfectlyrics3503
    @perfectlyrics3503 Před 3 lety +4

    Walaahi wan ilmeeyay well done guys dadkeena hala caawiyo nio markasta hala xasuusto waxad haysato dad badani ma haysto so xasuuso kuwa dhibatysan mrkasta❤❤👏👏

  • @naazircazka
    @naazircazka Před 3 lety +7

    Wax wax la Taro Kuwii ugu mudaan Ayaad wax tarteen ka wrn bAri adigoo wax Ubaahan Hadii Yarankaasi aad Manata Ka Varxisen maalin meel kaaga soo baxo ku dhaho sidad iga Varxisay Malaintaan Maabahn Ayaan Adan maanat kaaga Varxinayaa mxd dareemi lahayd wllkyow Dhakhtarow😭😭😭😭😭🙏🙏😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Aduunku waa Intaaas Malinkaagi waa ka Soo baxdy malinkoodan waan Eegayanaa wllkyow😭🙏

  • @hamseabdiweli8573
    @hamseabdiweli8573 Před 3 lety +2

    Am very proud of you guys
    Shaqo aad u wanaagsan baad qabateen oo ubad yaryar iyo hooyooyin baad ka farxiseene alle miisaanka xasanaadka ha idinku daro oo faraxad ku noolaada❤️.

  • @abdulhakimnor8130
    @abdulhakimnor8130 Před 3 lety +2

    Waan bogaadinayaa @dhakhtar hoosha aa wadaan, illahey ajar iyo xasanaat ha idinka siiyo.
    Wlhi muuqaalka waa mid ilin indhaheyga ka keenay 🙏🏽🥺♥️

  • @hanadiadam0
    @hanadiadam0 Před 3 lety +6

    Wan qiirooday walhy runtii
    Meshad kaso saarten Alla khyr haydinku badaLo 🥺🥺🥺

  • @nasriahmed1179
    @nasriahmed1179 Před 3 lety

    iLaHeY ayaa idhi hadba saad isku xananeysan ayunbanu idinku naxarizan apti iLaHeY muradkaga oon macziyo lahayn alle Haku siiyo wlhi waan ooyay markan arkay muuqalka fican جزاك الله خيرا اخي العزيز 🥺💛💛

  • @Oumar2313
    @Oumar2313 Před 3 lety +3

    Ma aqaano Wlhi wax aan darenkeyga Ku Cabiro 😥
    Waxaad sameysen Wanaag Aan Laso Koobi Karin Farxada Uu abuuray
    Ilaah Ha Idinka Abaal Mariyo Walalayaal🤲🤲

  • @garowe22
    @garowe22 Před 3 lety +2

    Ilahey Khair badan had idin wada siiyo. The work you’re doing for our people is amazing.

  • @hamdafani3669
    @hamdafani3669 Před 3 lety +7

    Ilahy wxan kabaryayaa sidaad uga farxiseen allha hydinka frxiyo🥰🤲💘

  • @aminataali8793
    @aminataali8793 Před 3 lety +2

    Mashaallh dhakhter you are a very compassionate human being. You are worthy

  • @hoodoali7272
    @hoodoali7272 Před 3 lety +4

    Masha'allah tabarakalaah 😭😭
    Ilin farxad ayaa iga timi runtii waa waxlagufarxo in laysxilqaamo Oo dadkeena bahan waxloo ururiyo dad bdn Oo wxa jira hankiina le se meel aywaxkabilabaan iyo wxy qabtaan an awoodayn sida Anigoo kle 😪
    walaal Alle dhamaantiin haydin barakeeyo saad iga farxiseen hoyooyinka haydinka farxiyo 🤲🤲hada iigu kiin horeysa se Insha'Allah garabkiina ayaan nahay hore usocda🌺✊

  • @updicaziizhazzan932
    @updicaziizhazzan932 Před 3 lety +6

    mnsha allh wlloyal waxaad tihiiin dhalinyaro eegta dadka tabalaysan oo markaana sida ay u farxad galin lahaayeen eega wxaan idin leyahay alle haydin barakeeyo ♥️👑

  • @mohamethmk5710
    @mohamethmk5710 Před 3 lety +2

    ALLE HALKAAD KAZOO SAARTEEN WAX KA WAYN HAYDINKU BADALO WALHI FARXAD BAN LA ILMEEYEY ALLE HAYDIN SHARFO MY PROTHERZ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @somaliandcurious
    @somaliandcurious Před 3 lety +2

    Mashallaaah what a beautiful way to end the Ramadan

  • @fardusabdi3215
    @fardusabdi3215 Před 3 lety +1

    Masha allaah alle haidinka abaal mariyo
    Walhi qiiro darteed waan la ooyay
    Abaalkiina alle janatul firdaws haka yeelo
    Wanagu lashegaa waa inaad farxad siiso dadka masaakinta ah qaato

  • @maadiiichannel8623
    @maadiiichannel8623 Před 3 lety +2

    M.a aleh haydinka abaal mariyo my brothers. Qaysqeysar 🤴🏼 dhakhtar 🤴🏼maaweel🤴🏼❤️🥺 waad naxariisbadantiin wll

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Před 2 lety +2

    Mashallah!!! The truth is you have opened a new window by assisting the poor people who cannot afford to assist their children. May Allah bless you all.

  • @aminamohamed308
    @aminamohamed308 Před 3 lety +3

    Mashaa Allah Tabarakallah Allahuma bariik my brothers

  • @saidali7233
    @saidali7233 Před 2 lety

    asc dhakhtar nin naxariis badan aragti dheer allah ha ku xifdiyo wax walba oo cadow ah Allah ha kaa badbaadiyo aamiin

  • @Ko-nc7hz
    @Ko-nc7hz Před 3 lety +6

    I’m proud of you guys I couldn’t imagine my feeling may allah bless our mothers

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Před 2 lety

    M.a wax laqabtoo wixii ugu wangsaan ayaad qabtay wllo sadaqaduu waa wax ugu qalisan ilaahay miskanka xasanadka hakugu daro 🙏🙏🙏

  • @halimohussein9999
    @halimohussein9999 Před 3 lety +2

    The best of humanity is when you make others happy masha Allah

  • @abdiqafaromar5016
    @abdiqafaromar5016 Před 3 lety +1

    M.a iam almost crying. Doctar keep moving.

  • @binfarascade4391
    @binfarascade4391 Před 3 lety +2

    Masha Allah جزاكم الله خيراً

  • @adoontiallah731
    @adoontiallah731 Před 3 lety +7

    Mashalh wll allah miisanka xasanaadka hakuugu daro 🥺🤲

  • @mohamudosman9735
    @mohamudosman9735 Před 3 lety

    Dhakhtar walal ilahey haku barakeyo adiga iyo asxabtada uu qays ka mid yahay wxa thin rag aad iyo aad u wngzn alle hayni xifdiyo mzha allah

  • @siciidkhaliif1733
    @siciidkhaliif1733 Před 3 lety +5

    You deserve more than billion subscribers, if I could I would give it to you brother dhakhtar 💯❤

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 Před 3 lety +1

    ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا

  • @ahmedmohamoudhassan8200
    @ahmedmohamoudhassan8200 Před 3 lety +4

    Mash allah ilaahay haydin xifdoyo kuwa hadhkiisa malin qiyaaamah hadhsada Alleh hadinka dhigo

  • @nasiibkheyr8946
    @nasiibkheyr8946 Před 3 lety

    Mashallah xataa saad uhadleysaan naxariis iyo xidhmadbaa kujirta , jazakallah kheyr walaalayaal 🙏🏾

  • @zagalcabdiyuusuf3157
    @zagalcabdiyuusuf3157 Před 2 lety +1

    Mashalah guul iyo gobanimo dhakhtar iyo abdi raxaman

  • @Oneofakind49
    @Oneofakind49 Před 3 lety +8

    Masha'Allah, watching from London, you guys are different, amazing masha'Allah!

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE Před 2 lety

    Adduunka waxaan ugu farxad badanahay markaan arko qof soomaaliyeed oo damiirka ku jiraa Uu yahay mid damqaday islamarkaana u sabab noqday farxada dadkiisa kuwa liita jazakallaahu khayr wall

  • @nasraaadaney793
    @nasraaadaney793 Před 3 lety +8

    😭😭😭wllhi waan Qiiroday iLaahay haydinka Abaal mariyo😭

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 Před 3 lety +2

    Mashallah tabarakallaah allaaha haydin xafido wlloh qalih ❤️❤️❤️

  • @hanaaamira9119
    @hanaaamira9119 Před 3 lety +2

    ماشاء الله يا جزاك كل خير. الله يوفقكم يارب🥰

  • @drabdisataar1186
    @drabdisataar1186 Před 3 lety +1

    dhaqtar sxb hal fakir aan idinku darsanaa Plz qofka numberkisa kor nooso saara si'aan waxaa awoodno ugu dirno
    Ducada aad dalbanayso iyadaa toos kuugu imanayso haddii aad wax la baxdo Xujo ha raacin
    إنما نطعمكم لوجه الله لا نريد منكم جزاء ولا شكورا
    Alle ha idinka abaal siiyo caawinta aad caawiseen cagihiinna hoostooda ayaad ka heli doontaan❤️
    From Muqdisho 🙏

  • @hazznahmeth6824
    @hazznahmeth6824 Před 3 lety

    Kani waa muuqaalki ugu quruxda badnaa ee aan arko bisha ramadaan.
    JazakumullaH khyr guyz💯🙋‍♂️

  • @MohamedMohamed-kj6rv
    @MohamedMohamed-kj6rv Před 3 lety +2

    You guys are doing awesome job.
    Thank you.

  • @ahmetkayse5023
    @ahmetkayse5023 Před 3 lety +2

    Mncha allah dhakhtar..... Allah make your dream and work true and successful 👌💯

  • @dahirmohamed116
    @dahirmohamed116 Před 3 lety

    M.a sxpayal
    Wad dareemi karrtaan quruxda iyo sharafta qofka sadaqo bixiyay sidhu illhaay u maamusay Allah ha ini Sharfo

  • @daahirsalebanm.dorthopedic8090

    Well done jasaakalahu khayr

  • @wacanofficial1335
    @wacanofficial1335 Před 3 lety +2

    Jazakalahum khayr♥️

  • @zainabsuuri9318
    @zainabsuuri9318 Před 3 lety

    Farxdu wxy ku jirta farxda ad walaalhgah ka farxinzid Alle haydin ka abaal mariyo akhiro iyo aduunbah hore uu soco wllky One 💕 🙏

  • @cabdidheere2189
    @cabdidheere2189 Před 3 lety

    runtii shaqooyinkaanu gabnay ayaydun haysaan allena wanaagiina ayuu noogu naxariisanayaa ee ka sii badiya waqtiga ciidka iyo waqtiyada kaleba wada anaguna duco iyo wixii karaanka ahba waanu idinla garab taagan nahay
    بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا

  • @haweyahaibeahmed125
    @haweyahaibeahmed125 Před 2 lety

    Masha allah wll maantan youtubekaga arkey runtii anoo farxad ilmeynayan dhameystey alle haydin xafido saad maalinka ugafarxisen😭😭😭😭🥰

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 Před 3 lety

    Allaha idin barakeeyo caruurti waad ka farxiseen mashaallaah

  • @salmanmoha1061
    @salmanmoha1061 Před 3 lety

    Gabdhaha wa naxaris kaliya marwalbo ka fakarayan walalohod mashaalah adinkana ajar allaha idin ka siiyo intii baxsatay sadaqada 🙏

  • @mohameddheeg2558
    @mohameddheeg2558 Před 3 lety +2

    Allle haydinka jasaa i siiyo wll i.a anna waa kutala jiraa inaan dadka baahan garab istaago lana farxo malwalba alle hayna garansiiyo qiimaha wlaaladeen.
    Thankz qays

  • @abdimohamoud6168
    @abdimohamoud6168 Před 3 lety

    Young Somalilanders helping our people jasaka khayr viva you

  • @hipaaqaxmed5028
    @hipaaqaxmed5028 Před 3 lety +1

    Manshllah alle haydinka abal mariyo wlladay Abdirahman Abdisamad and mahamud jasakallah

  • @zerpiyajama5150
    @zerpiyajama5150 Před 3 lety

    Sidaad waalidka iyo caruurta uga farxisay alle haka farxiyo brother ❤️❤️🙏

  • @khadrafaysal9243
    @khadrafaysal9243 Před 3 lety +4

    Machallah best young mind blowing brothers ❤️🥰

  • @mukhonour6336
    @mukhonour6336 Před 3 lety

    MnshaAllah jazakallahu khyr sxpal runtii wa arin aad logu farxo arin khyriya ayaad wadan, waxan jeclan lahaa inaad ila so xidhiidhan si aan uga qayb qaato wan jeclaa inan waqti hore ka qayb qaato, fadlan meel aan idinkala so xidhiidho iishega wd Mhdsnidin

  • @libinmohamed6247
    @libinmohamed6247 Před 3 lety

    manshallah walalow qeyrka ka shaqeynayo we are proud of uu ilahay ajar ha idinka siyoo duco waad qadateen

  • @ismailnuur3696
    @ismailnuur3696 Před 3 lety +1

    I am very happy to see this thanks keep going

  • @sulekajeh4276
    @sulekajeh4276 Před 3 lety +3

    May alaah protect all of your and all muslins people amiin keep going gays insha alaah may alaah give you the rewards🥰🤗

  • @Bilal-hq3gb
    @Bilal-hq3gb Před 3 lety +2

    Xilli adag ayaad dadka ka farxiseen ilaahay khayr badan haydinsiiyo.
    Dadku hadii saa looga farxiyo wax ka wanaagsan maleh sidaa inaad uwadaan ayaan idinku dhiiri galinaya channelkan incha allh hormar wayn ayuu gaadhaya

  • @abdalla_kimon5108
    @abdalla_kimon5108 Před 3 lety +1

    Jazaakalah Legend dhaqtar

  • @maxamuudabdullaahi6336

    WlHi WxqaPadkiiNa Wan JecLaHy WlaaL qLi DhaqTar AlleH HakuGu BadaLo WnaaGas WaxaD KuFarxDo HoY AlleH HakaGa YeeLo JanaDa😭💜😍🙏🏿

  • @quruxdatv5722
    @quruxdatv5722 Před 3 lety +2

    maansha laha wiilashayada ilaahey ha idin barakeeyooo xasanaad ilaahey ha idinka siiyo masaakiinta aad ka farxiseena💖🥇🥇💕💕🎉

  • @ifraaxmohamed3276
    @ifraaxmohamed3276 Před 2 lety

    Masha allah inamadeyda qaliga aha alle hano kiin dayo farxad igu noloda inta noloshina ka dhiman

  • @faraxaxmed1673
    @faraxaxmed1673 Před 3 lety +3

    Farxada hooyo waa ubadkeeda oo faraxsan Allow aduun iyo aakhiraba u naxariiso hooyoyinkeen Rabbi haydinka jazzaa.imariyo wlalayaal idinkana

  • @malyungandal8566
    @malyungandal8566 Před 2 lety

    Guuleysta Alle ha idin xifdiyo wiilasheen sidaad dadka oga farxiseen Alle ha idiin xifdiyo