Waa kuma Dhakhtar | Suaalo IYO Jaawbo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 11. 2022

Komentáře • 510

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser. Před rokem +564

    Congratulations Family ❤️🙏

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Před rokem +183

    Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Suuban Muhammad scw
    Like Saar💕💌🙏

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi Před rokem +51

    Wll xadiiskii uu Nabigu scw sheegay sifooyinkiisa ayaad leedahay (itaqqillaah Xaytha maa kunta wa’ adbic sayia xasanah tamxuhaa Waqaaliqinaasa biquluqil xasanah) Alle haku xifdiyo ❤masha Allah ✅

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před rokem +36

    Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤. It's not a crime to tell them your age those who ask. You have to be proud of your age. That's a part of your history and who you're.

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před rokem +35

    Dhakhtar 500k gaadhsiya waa inan wanagsan oo umadiisa caawiya ❤️👍🏾

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 Před rokem +43

    More than 200k young people, we can do it in a short time As he made the people of Bahan happy, let's make him happy❤❤❤🙏

  • @omarN
    @omarN Před rokem +45

    Legend. Reer burco waa dad xalaal ku ababay wallahi. Adiga iyo Qays Qayser waxa tihiin ubaxa burco.

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Před rokem +187

    Haddii aad aragto magaca Allaah love saar 💟🙏

    • @beertanolosha8727
      @beertanolosha8727 Před rokem +1

      Zxp subscribe qaarban la tartamayaaye hhhhh

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 Před rokem

      Allah ❤️

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 Před rokem

      @@beertanolosha8727 kkkkk yaad latartameysaa maxaad soo gudbisaa aniguna aan kuusaaro. Laakiin waa inaan channel kaaga booqdo.

    • @beertanolosha8727
      @beertanolosha8727 Před rokem

      Dee wll isaar subscribe hadaan bilaabayaa qorshe ban ku jira si aad iigu xidhnaato hhh

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 Před rokem +1

      @@beertanolosha8727 waa kuu saaray.

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Před rokem +8

    Reer Burco dadka waan ka jeclahay illahay amarkii waxaa isoo raaca reer jarar ❤

  • @suhayromohaz5417
    @suhayromohaz5417 Před rokem +20

    Maxamuud dhakhtar barasho wacn form puntalnd 😍🇺🇿

  • @abdirahmanarale
    @abdirahmanarale Před rokem +5

    Legend Dhakhtar zxp wanku wataa aniga taageerahaada 1 wad ban ahay runtii keep going sharaf iyo karaamo ku noolow marwalbo

  • @kaldeeqmedia
    @kaldeeqmedia Před rokem +44

    Boqorka Koonkani waa ALLAH 😍
    Dhakhtar madaxa iisaaran tahay
    Markan waa markaagii
    Horay usoco sxib
    Waad gaari kartaa heer walbo aad nolosha aad ku hamido ✍️

  • @ziinaahmedciise4899
    @ziinaahmedciise4899 Před rokem +2

    Dhakhtar guuul wlllo alle waxkasto wngsn hakula kulmiyo noloshu waaa intaxane alle haku fududeyo dadka kugu mashquulay hayjojin guurku waaa calaf guuul iyo gobanimo wllky dar alle ayaan kugu tagera

  • @falisa576
    @falisa576 Před rokem +5

    Masha Allaah tabarakallaah wallee inad
    Gobtahay labadii waalid ee ku dhashay
    Allaha barakeeyo halkaa horay uga soco
    200k wad gaari doontaa walal insha Allaah

  • @zmh6794
    @zmh6794 Před rokem +12

    قال صلى الله عليه وسلم (( تُنْكَحُ المَرأةُ لأرْبَعٍ : لمالها ولِحَسَبِهَا ولِجَمَالِهَا ولِدينِهَا : فَاظْفَرْ بِداتِ الدِّين تَرَبَتْ يَدَاكَ )) متفق
    عليه
    Waa sida xadiisku wll

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Před rokem +9

    Maaaash alllh wiilkane waa wiil bulshaawi ah oo qalbi furan dadkana dhex gala Maaaash alllh ilahey nagamakaqado

  • @safaali8735
    @safaali8735 Před rokem +1

    Madama noqdey qofta ugu horeyse su,asha loga jawaby waan ku farxy runti Dhakhtarr respect ❣️💓

  • @nboss8028
    @nboss8028 Před rokem +2

    Mansha allah barasho wanaagsan walaalkiis I like your answer somali meel lo dhaafo ma laha well done ❤

  • @hibomahamoudegeh3789
    @hibomahamoudegeh3789 Před rokem +1

    Mashallaah wllo dhakhtaroow anigu waxan kugu bartay sadaqo alle haku xiftiyo akhiro iyo aduun ba amiin

  • @samdasummar501
    @samdasummar501 Před rokem +1

    Much needed video suaalahan is weydiin jiray mhdsanid Sidaad no jaahil tirtay

  • @munasiciid9286
    @munasiciid9286 Před rokem +4

    Mnsha allah wll barsho wacan si wacan kaga booganaye alle ha ku barkeeyo wll qali 1milion Insha allah

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 Před rokem +3

    MncHa allHa ❤ mohamuud cismaan Mohamed dhakhtar horumar wacan nolasha ka gaadh keeping going ♥

  • @ayaanbalanyo8760
    @ayaanbalanyo8760 Před rokem +1

    Channel ka dhakhtar 2021 dabayaqadiisi baan bartay runtii qurba nacasta jognay xafada ku dawan jirnay khas ahan hooyaday way jeclyd una ducaysaa wilashan masha allah yarkaas wa ogayn qaliinkiisi ilaa dhmdkiisi
    Meshan iyo meel ka saraysaba wad uqalanta rer mudug hada nhy rer Burco wanu tagerna🥰😆🙋‍♀️

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 Před rokem

    Masha Allah aduun akhiiro waad ilaabas waxa taraka umadad somali guulso inada ❤

  • @najuuabdirahman2171
    @najuuabdirahman2171 Před rokem

    Mansha Allah mohamud cismaan mohamed dhakhtar waad gaadhi 200k insha allah guulayso labada doorba walal qaali 👏❤💯

  • @xamdaxamda641
    @xamdaxamda641 Před rokem +1

    Waaaaw dhakhtar sifiican baad ugu jawaaaabtay 👍

  • @asmadheman7773
    @asmadheman7773 Před rokem +5

    Walhi wan iskaka jeclhy ilahy ha ku xafido my big brother ❤

  • @mustafeaxmed8807
    @mustafeaxmed8807 Před rokem +3

    Walhi bilaa tolaahi zhb somaliwayn kuwada dadka caaya millions gaadhsiiyaaan idhegaysta zhbyaal somaliwayn wlkeen Dhalhter channel ku qiimaaa waxa wanaagsan ee uu muda badan jaariga een La iLoobikarin een qof qabtay uu dhif iyo naadiryay een Dahabzhiil iyo telesom qaban ee taajiriinta somali qaban ee ah jaariga sida wiilkan yar ee nabarka buuran kasoo taagnaaa qanjaha ku qiimeeya zhbyaal oo wallkeen 10 days ku gaadhsiiya i millions thousands of subscribers

  • @rahmarahma9457
    @rahmarahma9457 Před rokem +2

    Masha allah allhumma barik huuno fariid yarbatahay. Somali warbadan allah news jecelaa

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 Před rokem +88

    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @farxiyashine3349
    @farxiyashine3349 Před rokem +5

    Abti inta iyo in ka bdn waa u qalantaa keep going 🥰🥰♥️❤

  • @Shukrijeyte
    @Shukrijeyte Před rokem +8

    Congratulations 🎈🎊 bro🎉
    Although u deserve to reach billions of subscribers I wish you to improve the program for helping the needy pple

  • @naciimamaxamed2938
    @naciimamaxamed2938 Před rokem +1

    First one mashllh hore u soco

  • @ikraaninacali4293
    @ikraaninacali4293 Před rokem +7

    dhakhtarwo allaha ku xifdio bro keep going

  • @hothan369
    @hothan369 Před rokem +1

    Masha Alah alaha haku barakeeyo Wiilka Yar eed cawisay Bari ayuu isaguna ku cawin doona insha Allah

  • @rodamuhumed7839
    @rodamuhumed7839 Před rokem +1

    Hore u soco inankayagii yaraa guulayso abbid

  • @taksanhassan85
    @taksanhassan85 Před rokem +2

    Wll wan Ku wata wllhi huray u sucu cadow dahktar❣️

  • @Letsgosrt
    @Letsgosrt Před rokem +28

    “Qolo maad tahay?”
    “SOMALI”
    Gacan baan ku tagay sxb somalinimada naga badan🇸🇴

    • @sabirabdi2913
      @sabirabdi2913 Před rokem +2

      He is lander

    • @umnalka7740
      @umnalka7740 Před rokem +4

      @@sabirabdi2913 walaal waan ku salaamay asagoo Lander ah ayuu hadana Soomaali yahay Soomaali waa un Soomaali no mater gobalkaad ka timaado caadi iska dhig cuqdadana iska saar we are all brothers and sisters evan the whole nation of muslins

    • @arliininacabdi6643
      @arliininacabdi6643 Před rokem +1

      @@umnalka7740 ader wxy soomaliganad nala hoos ordeyso soomaliganad sheegeyso landernimadanu kaga kalsoonahy marka jaamka naga da👋🤐

    • @amiiraarale3121
      @amiiraarale3121 Před rokem +1

      @@sabirabdi2913 sorry for u inu asiga dhaho soomaali ahay adina s lander ad laso taganthy wuuw🤪

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 Před rokem +1

    Dhakhtar waxas oo dhan waa kula soo marnay legend tahay❤🖐

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 Před rokem +1

    Insha allah intaa iyo kabadan waa u qalanta wll hadii halmar kabadan la isku ogalan lahaa waa ku saari lahaa markasta guul wacan

  • @user-qz1er9zt3h
    @user-qz1er9zt3h Před 5 měsíci

    Dhaakhtar ma jeclan lahayad wax ad hore uweydey inaad dib uhesho ❤

  • @hipak964
    @hipak964 Před rokem +4

    Wlloh ilhya meel walood tagtoH farxaad ku war
    Wxaan kugu xidganaaah 0 kaso bilaabysaa incha allah wanku rajyanyah 1m incha allah wanku wataaa wlloH

  • @shabcaancabdi2598
    @shabcaancabdi2598 Před rokem +2

    Ma sha alllh keep going maxmuud dhakhtar 👑👑👑💕

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 Před rokem

    This is the First video I watch it and I give you subscribes Because the talent u have very smart And I hope you’re gonna make you target 👌

  • @nimcoibnujaamac8165
    @nimcoibnujaamac8165 Před rokem +2

    Masha allaah wll kay illaahay hamigaag iyo hadafkaga ha ku siiyo farxada ku noolow 🤭❤❤❤💯💯💥

  • @halgenmohamed1484
    @halgenmohamed1484 Před rokem +1

    Masha allh wiil yaro fiican baatahy keep going bro

  • @raxomoha5481
    @raxomoha5481 Před rokem +3

    Maxamuud dhakhtarrr boqol ina ka badan uqalanta horey osoco❤️

  • @muniiroinamuniro8381
    @muniiroinamuniro8381 Před rokem +11

    Dhakhtar waa nin cajiba 😍🤠

  • @nashadali9846
    @nashadali9846 Před rokem

    Masha allah tabaarakalaah wllo alle ha ku xifdiyo you look like cali banat Saad dadka baahiyaadkooda uga shaqqaysid jasaakalaah khayr wllo

  • @nawalfuaad3510
    @nawalfuaad3510 Před rokem +2

    Favorite CZcamsr❤️🥺

  • @nemojama8015
    @nemojama8015 Před rokem

    Horumar wacan mahamoud dhaqtar 🥳🥳🥳🥳
    Aadbaan ufaraxsanhy inaad 100k gaadhey insha Allah intaa inka badan waad gaadhi wllo

  • @faraxahmedfaraxahmed7676

    Mansha allh wll tageran idin ahay adiga iyo qays qaysar ba in ta in kabadan ban idin rajanayaa inssa allah😇😇😇😇😇😇😇😇🥰hanbalyo

  • @sabnacabdullahi7511
    @sabnacabdullahi7511 Před rokem +5

    Masha allah keep going bro❤❤🙏🙏🙏

  • @mounaahmed7061
    @mounaahmed7061 Před rokem

    Tu sais je t’aime trop, je te supporte à vrai dire ❤❤❤ keep going Mahamoud Ismael Mahamed.

  • @feysalxasan9260
    @feysalxasan9260 Před rokem

    Masha allah illahy hku xafido wll wad udan tahy in ka badn inad gaadho wll qaali 🥰❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @faadumocaday8144
    @faadumocaday8144 Před rokem

    asc abowe anigo ku aqoonin ayan ilaahey dartis ku jecladay maxa yeelay waxa tahy qof qalbi wanagsan o asxan badan masha Allah ilaahey haku xifdiyo ilxun kuma aragto abowe hurumar ayanku rajeynaya

  • @abdullahimohamedali8987
    @abdullahimohamedali8987 Před rokem +2

    Masha Allah brother hadaan awoodo in aan keligay 100k subs ku siin kadho waan siin lahaa lkn maalin uun waad gaadhi doontaa marnaba ha guul daraysan wll qli🎉👑❤

  • @user-qz1er9zt3h
    @user-qz1er9zt3h Před 5 měsíci

    Congratulations ❤🎉 inta iyo in ka badan wad uqalanta keep going bowe mcn ❤

  • @kadra825
    @kadra825 Před rokem +1

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم ماشاءلله تبارك الرحمن الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Před rokem +1

    Wll waxaa tahay wiil aad u wanagsan ilahey ha kusiiyo gabar wanagsan sidii adigoo kale ah insh allh

  • @lakifarah8715
    @lakifarah8715 Před rokem

    Congratulations Congratulations million jeer wllky qali family dhakhatarr

  • @sahramohamad6039
    @sahramohamad6039 Před rokem

    Congratulations walal keep going ilahey ha ku xifdiyo walal

  • @ayaancabdilaahi8254
    @ayaancabdilaahi8254 Před rokem

    Mashalah wlll horee usooco

  • @israahmedali6128
    @israahmedali6128 Před rokem +5

    Legend keep going 🥳 brother

  • @munalakin7359
    @munalakin7359 Před rokem

    Horay usoco wllo waliba samafalkii soo celi insha alah ilahay haku xiftiyo wllo

  • @yurubahmed1404
    @yurubahmed1404 Před 11 měsíci

    Barasho wacan oo wngsn wll qali 🖤

  • @cabdicadceed8662
    @cabdicadceed8662 Před rokem

    Maasha allah waanku faraxsanahy horey usocodkaaga saaxib guulayso dhaqaaqnay

  • @nazriawil856
    @nazriawil856 Před rokem +4

    Keep Going my brother ❤🎉

  • @caddeheey2013
    @caddeheey2013 Před rokem

    Mash@llaah sami baa mahay Mohamud Mohamud oo dhan waa fariidiin. Keep going bro. Waad ku mahadanyahay sxb sidaad noola qeysatay noloshaada Jiroo joog Dhakhtar

  • @Bazhkachanel
    @Bazhkachanel Před rokem +1

    Big fan wllkie maxamuud ❤❤

  • @prifrah5243
    @prifrah5243 Před rokem

    M.a tagero weyn ban ku ahy wll baramishyada wan hore usoco wllky

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 Před rokem

    Masha Allaah wiilkey horumar wacan insha Allaah

  • @bilanabdi9107
    @bilanabdi9107 Před rokem

    Msh bro hore usocdo wax suga 1m insh waadna garaysaa insh

  • @amunali1330
    @amunali1330 Před rokem

    dhaqtar wall Hoyo ma waxay kasojeda soil iyo sanag 👍👍👍👍❤️

  • @bintuibrahim194
    @bintuibrahim194 Před rokem +1

    Dhakhtar suaashaydu waa inaad quruxlow tahay 🤣keep going pro

  • @najaxabdirizak8925
    @najaxabdirizak8925 Před rokem +3

    Keep going my hero✊❤

  • @amaalmoha765
    @amaalmoha765 Před rokem

    Congratulation bro intaan io in ka bdn waad u qalantaaa i.a 200k ku rajetnaaa 🥰🥰🥰🥰

  • @qadirjaamac8320
    @qadirjaamac8320 Před rokem +1

    Hore u soco wllo alle hku shrfo

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 Před rokem

    MA sha Alah tabaraka beautiful information.from you

  • @hamthanasir3777
    @hamthanasir3777 Před rokem +5

    Keep going brother👍👍👍👍

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Před rokem +1

    Mnshlah keep going abti👑💯

  • @itz_fatma
    @itz_fatma Před rokem +3

    Keep rocking brother❤

  • @aaminomohamed7524
    @aaminomohamed7524 Před rokem +1

    Mansha allaah hoory usoco wll

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Před rokem +16

    Dhalinyaro na soo booqda
    Waxaan soo Gudbinaa qaab fudud oo loo baranayo English
    Nagu soo biira noo cimaamada
    Insha Allah

  • @zuthanazaliha6080
    @zuthanazaliha6080 Před rokem

    Maazhlaah hnoH sidaa bulshada aad u cawineyzo adi rapi haku garap gallo hnoH 🙏

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před rokem

    Baraka Allah Tabaaraka Allah.

  • @abdizamedjama5020
    @abdizamedjama5020 Před rokem +3

    Mohamoud Osman mohamed waan ku salaamay sxp childhood friend & my ex classmates nin aad uqalbi wangsan baad ahyd sxp wllhi tahyna ee halkaa kasii wad dadaalka greetings from uk 🇬🇧.

  • @Hhaysdhibinwaliga
    @Hhaysdhibinwaliga Před rokem +2

    Inad Egypt 🇪🇬 noogu imatan adiyo qays qaysar wan jeclaan lahaa ❤

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Před rokem +1

    Maashaa allaah wll guulayso

  • @boqoradiiali5387
    @boqoradiiali5387 Před rokem

    Inaad da’da iyo wixii la mid ahba inad qariso wa khalad madma dad badan aad role model u tahay #fikirkayga

  • @hananomerhanaan4117
    @hananomerhanaan4117 Před rokem +1

    Keep going Mohamutt👍❤

  • @hudahaashi9826
    @hudahaashi9826 Před rokem +4

    Dhakhtar waan ku wataa walaal

  • @asiyaxasan9768
    @asiyaxasan9768 Před rokem

    Somali nimada ka badan wllo intas iyo inkabadna wad u qalanta keep going ayan kuleyhy

  • @jaamacziciid7961
    @jaamacziciid7961 Před rokem

    Keep going zxb dhakhtar

  • @neimaabdihoussein8453

    Keep going bro from Djibouti 💙💙

  • @user-tf3ny7pk4f
    @user-tf3ny7pk4f Před 12 dny

    Inta qof ee canka ee dagado waxad tahay qofka ugu dagan ee ugu naxarista badan❤

  • @bisharohassanhassan232
    @bisharohassanhassan232 Před rokem +3

    🥰🥰🥰 hormar wacn wllo🥰🥰

  • @samsamcilmi6590
    @samsamcilmi6590 Před rokem

    Mcha Allh Dhakhtar qof wangzn baa Tahy walhi keep going wll🥰😇

  • @ikraammohamuud1514
    @ikraammohamuud1514 Před rokem

    Wiilkan waa wilyaro wacn nolshan rajbadnkl walhy Hore usoc wLLo💖🥰

  • @MaymaAwale
    @MaymaAwale Před rokem +1

    Dhakhtar my favourite CZcamsr from muqdisho 🥰