Waa Kuma wariyaha Saxda ah | who is the journalist 😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 01. 2023

Komentáře • 876

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +216

    Hadaad Aragto Magaca Nabigeena muxammed sallallaahu calayhi wasallam
    Suubanaha
    #Likesaarintajecel
    Intii iigu qoslkabadaned 17:00

  • @fy4r
    @fy4r Před rokem +193

    TEAM QEYS LIKE TA 👋 ....... sea more

  • @munaabdinour2322
    @munaabdinour2322 Před rokem +59

    Anigu wxn wataa laydhna ima dulmari karo laydhna ima hor mari karo😂😭 this guy is so fun wlhi hadaLpa gam piLadii izagaan u sudhay🤣🤣🏃‍♀️

  • @Dalmarshow1
    @Dalmarshow1 Před rokem +50

    Muuqalka xaqiisa siiya 😆❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +25

    Four legends always legends keeps goings dhakhtarka and qays qeyser and maxamed and bidixo another's levels this is challenges ♥️💪☝️💯☝️👍👍👍😎

  • @fadxiyamaxamuud5208
    @fadxiyamaxamuud5208 Před rokem +5

    inanka xidhan koodhka buluuga iyo qays waa talati leeyihiin 😂😂😂😂

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 Před rokem +23

    Best journalism qays qayse and nest dhakhter two legend 😁🥰

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Před rokem +29

    4 gentlemen friends oo funny ah walahi qosol.ayaa tihin marka 4tiina wada joogtaan😂😂

  • @zalmanuuramohamed118
    @zalmanuuramohamed118 Před rokem +17

    Wan idin salamay my Team 🙏🏻 dhakhdar go forward huno

  • @zaraendho7595
    @zaraendho7595 Před rokem +22

    Qays real journalist ❤😂😂

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 Před rokem +10

    Alaa baayee ka qays ku xigaa waa funny😂😭😭😭😭

  • @tayasiirsaed3345
    @tayasiirsaed3345 Před rokem +10

    best wariye waa dhakhtar wariyanimada waxa ka shaqysankar dhakhtrr oo biriskiisa kala soo bixi kara plz pert2 ka soo sameeya walahi waan qosolay maxamed niyad same waa naga qoslisiya 😂😂😂😂🥰

  • @rahmaabdi7868
    @rahmaabdi7868 Před rokem +13

    Allah please part 2 noo sameyaa Waan ka helay qosol baa iga dhamaatay ❤️😂🤣 wallahi c waxaan u maleyn inuu qays kuu fiicnaan lahaa waryanimada.

  • @waxigabaro5009
    @waxigabaro5009 Před rokem +15

    Waa video ugu funny sanaa ee aan arko 😂😂😂🤣🤣🤣

  • @yurubdheemanraqiyomahamed1110

    🤣🤣🤣🤣🤣 mr qayqeysar wariye heer caalami uwaramy😍😍

  • @nimcaannimcaan-zz8gt
    @nimcaannimcaan-zz8gt Před rokem +5

    Zxp part 2 ka sameee wllhy barmaamuj ad iga qosliyay weyaane😂😂

  • @Osman_mursal
    @Osman_mursal Před rokem +10

    part 2 wariye walbo magaalo ha utartamo mid hargeyso mid mogadisho mid burco mid garowe wlhi best buu noqon🤣🤣🤣

  • @raxmaahmed171
    @raxmaahmed171 Před rokem +5

    Alla wiilashan jecliyaa walahi qosolka iga dhamaday alle haydiin daayo ilmaderayal❤🙏

  • @roodayaasin6843
    @roodayaasin6843 Před rokem +7

    Wiilka madow fany wlhi daganaan iyo qosol isku darsaday😂😍

  • @maahir102
    @maahir102 Před rokem +16

    Walaaladay miss you wlh waayadan idinma daawan video yadiina anoo dhola cadaynayaan bilaaba anoo aad uqoslaya oo raba videoga inuu sii socdo ayuu iga dhamaada noolaada inty nololi jirto walalayaal

  • @ALI7LEE
    @ALI7LEE Před rokem +2

    Guys that was so funny and entertaining…..keep going bro

  • @AishaHersi5577
    @AishaHersi5577 Před rokem +4

    Legends 😂 Wllhi video ka qosol badan ma arag 😅 part two

  • @Rayale7
    @Rayale7 Před rokem +1

    So badiya
    Waa barnaamij xiiso badan wlhi
    Xili u dhamaaday warkamahayn video,gu

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 Před rokem

    😂😂😂😂😂😂😂waaan oooyey wllhi sxb part two sxb inshallah

  • @marwaabdikader9373
    @marwaabdikader9373 Před rokem +5

    Nio naga soo badaya barnamijkan gabigiisuba was funny wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hoodomuuxaba1480
    @hoodomuuxaba1480 Před rokem +13

    parti 2 wllo waryen wax nooqn kar cabdi raxman iyo dhakhtr 🥰🙏

  • @nadaabdirahman1906
    @nadaabdirahman1906 Před rokem +30

    Qays qaysar 🥰 the best journalist 🤴

  • @baariyaabdilaahi1122-jc7ln
    @baariyaabdilaahi1122-jc7ln Před 11 měsíci +2

    Qays iyo dhakhtar tob weriyaal weeye.👏👏

  • @queenamula5385
    @queenamula5385 Před rokem +4

    Dhakhtar wilka kale waa funny shaqo shaqadiina ahayn hor cararteen😂😂

  • @muniishacarab477
    @muniishacarab477 Před rokem +4

    MY PRO KEEP GOUN😜❤️

  • @naajuhussein1787
    @naajuhussein1787 Před rokem +5

    dhakhtar mi fav youtuber wariyaha umada😂

  • @nadajamac8405
    @nadajamac8405 Před rokem +4

    Dhakhtar iyo qays 😂 funny wlhy 😂❤

  • @yaasinabd4958
    @yaasinabd4958 Před rokem +3

    Qeys & wuu iga qosliye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Raga culs baa is hellaye qey Wariye Wlhi pls part 2

  • @israahmed1923
    @israahmed1923 Před rokem +5

    wlhy qays qaysar wariye wuu noqon karaa so funny👌🤗

  • @haniismail9902
    @haniismail9902 Před rokem

    Masha alh ilhy haydiin xafido teem aan tageero keep going 😘

  • @Ina.a86
    @Ina.a86 Před rokem +4

    هههههههههههه رائع
    You are the best announcer with high tea prices keep going wll 👏

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 Před rokem +1

    Caadi maaha wallahi 😂😂😂Plz part 2 soo samee
    😂😂😂

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 Před rokem

    Mansha allh wlhi funny ayaa tihiin caawa qosol iguma hadhin please part2 kaso sameeya hadii qosol lodhimanlaha caawa ayaan udhimanlahaa😅😅😅😅😅🥰🥰🥰🥰🙏🙏

  • @samsammaxamed5515
    @samsammaxamed5515 Před rokem

    Wlhy beerka i casaadey dhamaantiin funny ayaad tihiin keep going

  • @nasroabdalletarabi5234
    @nasroabdalletarabi5234 Před rokem +4

    Moha ibra ma nagu dhaga hadlysa dadka jawiga badala kulaha So Funny wiilashyda four gentlemen 😄😁🤣🤣

  • @aishamire4894
    @aishamire4894 Před rokem +5

    wan fuurey wiilashan wanba ku heystaa from mogdisho🇸🇴 Qeys siin lahaa anigu

  • @hamdahamda3973
    @hamdahamda3973 Před rokem +8

    Qays he is the real journalist and funny🤣🤣😂😂

  • @hamthaahamthmahamtth2273

    I can’t wait walhi party two😂😂😂💪

  • @bilanmustafe1521
    @bilanmustafe1521 Před rokem +3

    Laydhna ima dul mari karo imana hor mari karo niyadsame waaw wariye u noqankaraa ❤😊😊😊😍

  • @ayaanali2478
    @ayaanali2478 Před rokem +1

    Plz part two😀😀😀 wllhi qosol udhintay

  • @nastehoapdi2708
    @nastehoapdi2708 Před rokem +9

    Qeys qeysar iyo WiiLKa udhaw ba siin laHaa 😁😂

  • @sabaadmumin6275
    @sabaadmumin6275 Před rokem +1

    Maalin dheelay waan dawada 😂😂 walahay full fani 😂😂😂😂😂😂🤣

  • @lailamohamet8358
    @lailamohamet8358 Před rokem

    Please part tooo dhakhtar😅😅😅😅😅😅
    Ala wlhi sidaan u qosly
    Xga waryenimada waxn siiyey
    Laba codleeye niyadsamee💯

  • @maahir102
    @maahir102 Před rokem +5

    Dhakhtarbaa ugu dhawdhaw wariyenimo 😍

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 Před rokem +1

    The funniest video I wacht 2023 😂😂😂😂😂

  • @armyman5751
    @armyman5751 Před rokem +8

    Funny wllhy zxpyaal sharaf iyo karaamo😂😂😂😂😂😂Part two kasoo sameeyaa lkn shardiyadan haw yaallaan:-
    1-inuu mid kastaa isku yeelo cod wariye caan ah.
    2-in uuna illaa 15 second nasan uu hadalka uun wado.

  • @qaaliymawlid9863
    @qaaliymawlid9863 Před rokem +1

    qeysba u qalma ✌😁big respect walaladeyy 🥰

  • @quensahour1476
    @quensahour1476 Před rokem +2

    Walhi. Cawa. Aaad iyo ayay. Iga qosliyeeen. Anon. Qosol an karyn. 😂😂 keep going. Ilmaderyaaal.

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 Před rokem +4

    🤣🤣🤣Qays Mid maha wlhi Wan Furay Parti 2 idinka sugayna

  • @asmacismaanbade7049
    @asmacismaanbade7049 Před rokem +1

    astaaaqfurulaaahi wllhi bilaaahi indhihiii ayaaa icasaadey sidaan u qoslayey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂alle ha idin barakeeyo walaaladey dhaamaantiinba wada qosol ayaad tihiin 💯💯💯💯❤❤❤❤ee barti 2 noso maseeya fadlan🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hudamustafe8449
    @hudamustafe8449 Před rokem

    qaysqaysar waa ku wataa pro intiinuba wa iisimantihiin blse ani qysar doory wa madsantihiin♡

  • @mumtaztakar1011
    @mumtaztakar1011 Před rokem +43

    Team dhakhtar iyo team qeys qeysar 😂😂

  • @rudwandeqzi2939
    @rudwandeqzi2939 Před rokem +1

    Best CZcamsr dhakhtar 👊

  • @sarurowabi8128
    @sarurowabi8128 Před rokem +3

    Beautiful

  • @bulzhaawihofficial789

    Mah mah horaa tiri "
    Hadalkana lakala oran og
    allehna lakala bari og
    Qays qaysar wan ku wadanaa pr0H ♥️

  • @nasrafaarah7876
    @nasrafaarah7876 Před rokem +17

    qays qaysar iyo wiilka ku xiga waxay leeyihiin xirfad weriyanimo😂 labadiina kle funny ayaad tihiin

  • @sagalsiman1249
    @sagalsiman1249 Před rokem +1

    Teem dhakhtar iyo teem qays qaysar wnsalaamayaa wlaalahy jeclhy labada yutubr eean soomaaliland oodhan kataageero noolaada ❤❤❤❤

  • @surimohammad9185
    @surimohammad9185 Před rokem +5

    alaaa qosolkii iiga dhamaadey anigaa laydhna iima kor marikarro laydhna iima hor marikarro war ninkaas saxaafdaa u baahn😂😂😂

  • @awetoahmed382
    @awetoahmed382 Před rokem +14

    Can't stop laughing wlh😂 u guys r so funny I vote ya'll 100%💖

  • @amiiradhalad8364
    @amiiradhalad8364 Před rokem

    Dhakhtar ka iyo inanka ka horeya love you pro 👍👍 farxadii oo dad ah wlhi tihiiN hh

  • @maryamawil9305
    @maryamawil9305 Před rokem +5

    Qeys Qaysar waa funny 😅😅😅😅

  • @nimcocumar5127
    @nimcocumar5127 Před rokem +1

    Dadka keliyee iga qosliya big fan my brothers

  • @juariyackariin849
    @juariyackariin849 Před rokem +3

    Dhakhtarr walhi wuu iga qosliyay sida uu warqada kasiinayo😁😁

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 Před rokem

    Masha Allah alaha idin xafido farxadana Alaha idin siyaadiyo 🤲😘

  • @hibohoch5398
    @hibohoch5398 Před rokem +19

    Qays qaysar is the best journalist 👏part 2 please

  • @AniisaAbdilahi-os8uc
    @AniisaAbdilahi-os8uc Před měsícem +1

    Waa markii 5aad ee ceshto muqalkan so funny wlhi 😂

  • @Bazhkachanel
    @Bazhkachanel Před rokem +1

    I can’t wait part two zhpiyaaaal ❤🎉🥹

  • @nasraomar5834
    @nasraomar5834 Před rokem +2

    Manooli😂😂😂😂
    Part twoooo plz🙏😭😂

  • @kalgacal123
    @kalgacal123 Před rokem +11

    Inamadaydii❤
    Qays qaysar iyo niyad same ayaa wariyenimo udhaw ❤😍😍😍

  • @hamthaahamthmahamtth2273

    Niyad zame funny weeyan😂😂💪💃🏼

  • @inanaser9917
    @inanaser9917 Před rokem +3

    Laydhna ima dulmari karo laydhna ima hor mari karo funny weeye intaasi 😂😂😂😂

  • @nastexoabdilahi6343
    @nastexoabdilahi6343 Před rokem

    Wariye qays qaysar kusobaxayaa keep going brothers

  • @maxamanurcabdiosman2043

    Walhi qosolki ba iga dhameysen so funny tihin keep going

  • @luulsabriye3421
    @luulsabriye3421 Před rokem

    Walhi waa funny prat 2 noo keyn wll plz😂😂😂😂😂😂😂

  • @naimaahmed9848
    @naimaahmed9848 Před rokem

    cidiyo casta😅 wllo so badiya 3 part kaso samya😊

  • @amalfarah2930
    @amalfarah2930 Před rokem +6

    Laydhna ima dulmari karo imana hoos marikaro so funny 😂😂😂

  • @bahjaali5413
    @bahjaali5413 Před rokem +2

    Alla kuwaana se codka naagta u keneen le, lkn macagaca cali waa dulmiseen 🙉 hhhhh Gentlemeeen

  • @Saara765.
    @Saara765. Před rokem +1

    Dhamaantiin funny baa tihiin part 2 idinkaga fadhinaa insha allah

  • @AnisaOmarmoh
    @AnisaOmarmoh Před rokem +1

    Allla Saan Uqoslaayi Waan Daaalay Qeysar So Makarofanka Ugu Halyey markii LA wareysanaayi🙈😂😂

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Před rokem +1

    Niyad same the one an only😂😂😭😭😭😩😩💙

  • @nouhismail9052
    @nouhismail9052 Před rokem

    My village idaacada love isaara 💖❤

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 Před rokem

    Wlhi caawa beerkiiba icasaady qosol awgii isagoo futo gadismay anigu waan idin wataa qays qayser iyo dhakhtar iyo maxamed iyo maxamed😁😁😁😁😁🤲🤲😁 please part2 kaso sameeya

  • @abdihakinsulaiman9853
    @abdihakinsulaiman9853 Před rokem +42

    Qays is so funny 😹 🤣

  • @z012y
    @z012y Před rokem +3

    Wuu la istaagay warkii wllhi 😂 😂

  • @farhiyaisakh6940
    @farhiyaisakh6940 Před rokem

    Dhakhtar caadi ma ahan waa Fanny wlh🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před rokem

    Nice And Funny Video Afar Nin Oo Kala Daran Baa Is Heley Qays So Fnny🤣

  • @samsamcilmi6590
    @samsamcilmi6590 Před rokem

    Soo Dira part 2 wallhi waa Barmaamuj aan ku xiranahy🥰

  • @deganguray48
    @deganguray48 Před rokem

    Keep going my brothers👏😂

  • @ayanmahamoud6327
    @ayanmahamoud6327 Před rokem

    Qaysar 1one dhakhatar 2 nisyadsame 3 wiilka kale wuuuku fartay waarmaanay sidaasi Cadalad ahayn kkkkk wilasheena waa funny wlhy waan wataaa

  • @AsiyaNoor-qd7jt
    @AsiyaNoor-qd7jt Před rokem

    Masha Allah

  • @hoododaaif5912
    @hoododaaif5912 Před rokem

    Qays qaysar so fani wariye fane ah

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 Před rokem +1

    Dhakhtaroow hanagu qaali garayn shaahaa intii horaanu layaabanee 😂

  • @caraboslo
    @caraboslo Před rokem +1

    Ninkan qeys ag fadhiya he i the best jurnalist wllhi takale waaba funy

  • @asomasoum6873
    @asomasoum6873 Před rokem +1

    Waa sax iim waan vcnahay weeye😂

  • @fatmaandruwaya6908
    @fatmaandruwaya6908 Před rokem

    Wararka midka sheegaaayey dad heer baadiyo ah oo kusoo badanaayo magaalada waa uu qaldanaa sababtuna waxa weeye dee anagu dhan halkaas ayaa kasoo faracmanay oo reer guuraa soo eheen marka inaa ka reebtaan fiicnaa laheed 🥰🥰🥰🥰🖤