Yaa ugu caqli badan asxaabtayda PART ONE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024

Komentáře • 722

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr  Před rokem +299

    Wax yar baa inoga haray 100k si aynu u gaarno muqalkan 20k like hala gaarsiiyo siina shar gareeya saxibayaal 🤍♥️👏🏻

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 Před rokem +230

    Hdaad ujeedo magaca nabigeena muxamed scw
    Like Saara 👍 ❤

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 Před rokem +141

    the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤🕋🤲

    • @atika5785
      @atika5785 Před rokem

      Hadaad jeceshahay Nebiga adeec oo xumaanta iyo fanka isga bax ninba ninka uu jecel yabay ayuu adeecaa

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 Před rokem

      Scw❤

    • @ikazziabdi9752
      @ikazziabdi9752 Před rokem

      Ina ader nawad garanmayo ii micney

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Před rokem +267

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 Před rokem

      Scw❤

    • @AmalMohamed-ld2rb
      @AmalMohamed-ld2rb Před rokem

      صل الله عليه وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @hasanadem404
    @hasanadem404 Před rokem +112

    Kusali nabigeena muxamed scw ❤️❤️❤️

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před rokem +86

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️ ﷺ 🤍```📿🕋✨

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Před rokem +26

    Kuligiin waad caqli badan tihiin MA Sha Allah. Mustaqbal fiican insha Allah.

  • @Suldan952
    @Suldan952 Před rokem +116

    Hadaad u jeedo magaca ALLAH love saar

  • @qaliniyobuuk
    @qaliniyobuuk Před rokem +13

    Wilasheena quruxda badan waad aqli badantihiin dhamaantiin 👦 👯‍♂️ 👬 👦 💙💙

  • @glamorousgirlblack9597
    @glamorousgirlblack9597 Před rokem +26

    Abaha iyo sanbaladaba
    Alaa ILAHOW caqliga ha waayin😇😇🤣😂 He so funny 🥳🥳🥳

  • @naanimohamed788
    @naanimohamed788 Před rokem +80

    Dhakhtar sidu su,aahsha u keeny so funny😂😂

  • @ayaanbalanyo8760
    @ayaanbalanyo8760 Před rokem +21

    Muuqaalo sificn loogu fikiray waxuun ka faidaysid ama ka qoslinaya Dhakhtar iyo asxabtiisa guulaysta from🇸🇱👀🥰

    • @Samimusic.1
      @Samimusic.1 Před rokem

      Seirra Leone ayaad kaso jeeda miya 🤔

    • @ayaanbalanyo8760
      @ayaanbalanyo8760 Před rokem

      @@Samimusic.1 dhulkii uduga Puntland🥰

    • @Samimusic.1
      @Samimusic.1 Před rokem +1

      Puntland aa ma maamul goboleedki manu ahayn.
      Lkn calankan seirra leone 🇸🇱 aya iska leh

  • @umoafyare8389
    @umoafyare8389 Před rokem +8

    ina adeer Dhakhtarow shinbin danbe hanagu tilmamin Barnamijkana wanu ka helnee no sobadiya 🙏

  • @Ilwaathahmett1122
    @Ilwaathahmett1122 Před rokem +18

    Qays qayser waa mucjiso wllllhi😂😂😂😂😂

  • @rayannuura1904
    @rayannuura1904 Před rokem +23

    Dhakhtar waa smart ❤❤

  • @ismaildhinbil8251
    @ismaildhinbil8251 Před rokem +6

    Sxp dhaktar iyo qays qaysar wax lacuno oo aan nacnac ahayn waa nabad xageena puntland Waxa loga yaqana nacnac burbur mahadsanid dhakhtar iyo asxaaptisa

  • @hibosultan
    @hibosultan Před rokem +17

    Dhakhtar ninka kobad ee aan kooxda ka tagero🥰

  • @farahabdi7194
    @farahabdi7194 Před rokem +18

    Rag is helay wixiinuba waxaad tihiin Rijaalo ilma adeer♥️📌

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo Před rokem +17

    Wlhi waa video funny ah😂😂
    My Team kor ahaada ❤🙏🏼

  • @khadarapdirahman9763
    @khadarapdirahman9763 Před rokem +19

    My team dhakhtar ismuujiyaH🥰🥰🥰❤️❤️❤️

  • @cadceed11
    @cadceed11 Před rokem +5

    Walee macalinku maaha nin hawl yar
    Macalinka youtobe ufura talent buu leeyahaye halmar aan soo wada qorno macalinka

  • @duniyobadalaanod9686
    @duniyobadalaanod9686 Před rokem +9

    Qays qaysar abwe please 🙏 😢 😭 wanku barya qatiinada qoorta kugu jirta iska bixi wa iga codsi😢🙈🤲

  • @shukriabdirisaqmohamed6713

    The best CZcamsr in Hergaisa💯💯😶
    Lkn Dhakhtroow ninkn weyn oo gcnta qalinka ku worth waxy😂😂😂

  • @cismancisman2908
    @cismancisman2908 Před rokem +27

    Niyadsame is smart person 😅❤

  • @fadumoxasan9285
    @fadumoxasan9285 Před rokem +5

    manshlaa wlhy suaalahni caqli saaiday ubahnyiin cajiib waar maclinku cilmi badanaa

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 Před rokem +1

    Dhalin yaro aad baan idiin salamay Walal dhakhtar baryahan waad ka caajistay caawinta walalaha danyarta ahaa please haka dalin allaha kaa khayr siyee

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 Před rokem +10

    9:23/17:33 Dhakhtarr xadhigu meeshuu ka guntanaa baad heshay markaa 🤣🤣🤣🤣 lgn😇

  • @nuuranuura5568
    @nuuranuura5568 Před rokem +1

    Halgu saliyo xabibkeen maxameed scw scw scw scw scw scw scw

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Před rokem +7

    100 inyar ayaa noga dhiman kaca team dhakhtarr❤️❤️

  • @samiaharago2182
    @samiaharago2182 Před rokem +12

    Insha alah intaa dan part two soogalin waxad gaadhay saa 100k 🥰❤🤣I like this video🥰❤🤣

  • @freshman6936
    @freshman6936 Před rokem +6

    Sookii Lahaa Mididu Hal Kiiloo Oo Qudha Ayay Goynaysaa Uun😂😂

  • @ilhanali9753
    @ilhanali9753 Před rokem +23

    It has been a while since I watched this channel....missed you guys ❤ Horay usocda

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 Před rokem +2

    Barnaamija waxba laga faaidaya plz soo badiya
    Dhakhtar

  • @natashaahmed8385
    @natashaahmed8385 Před rokem +11

    Dhaktarka nin aan tagero keep going hno🥰

  • @Shakureyy
    @Shakureyy Před rokem +6

    Su,aasha Ood Fahanta Wa Jawaabta Barkeeda Somali Wa Wada Caqli😅 Socda Waxbarashade Ka Hor Mareen

  • @yuzufhashi2929
    @yuzufhashi2929 Před rokem +5

    Ninkan su aaLaha idin waydiinayaa idaajaa buu daawadaa 😂👑

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Před rokem +6

    Qays Qayser Legend Big man 👨 🙌 👏

  • @WardaOroShow
    @WardaOroShow Před rokem +3

    Aar qeys muxuu qoorta ku xidhanyay waa ceeb ee diinta islaamkuna ma ogalaa please iska bixi wllkayga muslimkaaa

  • @shamsahassan1885
    @shamsahassan1885 Před rokem +23

    You guys makes us smile from heart as always keep going walaalo☺️❤

  • @tayasiirsaed3345
    @tayasiirsaed3345 Před rokem +2

    labo su,aalo baa igu adka oo xikmad baad naa waa taa qaysqaysar iyo adiga walahi lkn halkeedii baad dhigtee aqli baaa idiku dhan walahi alle hadii dayo hadii lagu dhihi laha soo xul youtuparka ugu fican dhakhtarr baan ka dhigi lahaa walahi😍🥰🥰🥰🥰

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před rokem +6

    Dhakhtar waa nin aqli badan ❤️❤️👍🏾💪🏾

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Před rokem +2

    Dhamaantiin makala dhacdaaan Masha Allah guulaysta

  • @mdmunna2735
    @mdmunna2735 Před rokem +1

    Su aasha Sidoo oga jwbay masha allaah Cajiib waaye caqligii 😊 😮

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Před rokem

    Barnaamijyada sidaan ah soo badiya aad ayay u faa'ido badanyihiin

  • @roodayaasin6843
    @roodayaasin6843 Před rokem +4

    Dhakhatar wlhi waa qosol kulahaa shibirood shinbiruu waxay Dee gabdhahodii 🤣🤣🤣🥰😍

  • @saarasaid2147
    @saarasaid2147 Před rokem +1

    Wlhi funy tihiin soo badiya barnaamijmiyada noocn ah

  • @shaakiramohamed3962
    @shaakiramohamed3962 Před rokem +5

    dhakhtarrrrrr love you brohh so muchhh

  • @maankaali9003
    @maankaali9003 Před rokem +3

    War ina adeer dhagtarow nabaad anigu mafahmin🤩🤩🥰

  • @abdirashidhashi5955
    @abdirashidhashi5955 Před rokem +1

    Videoga aanan daawashadiisa ka daalin wlhi
    Qays” war shaw ninkaan Doctor caqliba maleh”

  • @duniyobadalaanod9686
    @duniyobadalaanod9686 Před rokem +18

    Su,aasha ugu danbaysa wa funny 😁 😂 qof caqli leh baa fahmi kra umbulce miya dab lagu damiya mise dab damis wangartay anigu qish banku siiyay😃😃😫😢

    • @phoenixgaming7677
      @phoenixgaming7677 Před rokem

      Hhhhhhh balo anaa waxaan ka fikiraayay inan baad baadiyo caruurta 😅😅😅😂oo uu masaajidku gubto

    • @duniyobadalaanod9686
      @duniyobadalaanod9686 Před rokem

      @@phoenixgaming7677 kkkk haa hada mafahantay marka😄

    • @phoenixgaming7677
      @phoenixgaming7677 Před rokem

      @@duniyobadalaanod9686 kkkkk zxp imisa jeer baad qish u dhiibtay ardayda

    • @duniyobadalaanod9686
      @duniyobadalaanod9686 Před rokem

      @@phoenixgaming7677 kkk mArar badan 😃😄adiga hada kamida

  • @Apdirahmannn
    @Apdirahmannn Před rokem +8

    Mohamutt cismann mohamett mohamutt brotherre🤴🥰

  • @xamsexassan35
    @xamsexassan35 Před rokem +1

    Par2 zhp maxamuud dhaķhtar big legend 100 coming son insha allah prother

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Před rokem +3

    Maaskiin wax caano doontyba idinkuma jiraan.
    Logama wado dad ( caruur iyo ciroole maha).
    Wixi danbe ee miyi iyo dhaqan ah ila soo xidhiidha insha allah.
    Lama kala maskax badnee wa la kala sawirasho badanyay

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před rokem +3

    Maash Allah Tabarikalaha SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 🕋Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @nimcojamac8138
    @nimcojamac8138 Před rokem +6

    M.a dhalinyaro fikir cub layimi dhakhtar qays qayser niyad same zaki sayn funny tihin ❤

  • @ibrahimahmed9424
    @ibrahimahmed9424 Před rokem +1

    Say mnshllh somali Intel agence xisaabaha yaa garan aya......

  • @hazamiahmet7253
    @hazamiahmet7253 Před rokem

    Mnsha alah wan ka hely sida ay uga jawaaben sualaaha balse waxaan kasii helay sida ay isku xig xigaan ay uga jawaaben suaalaha guuleysta sxibayaal

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 Před rokem

    Noqo ka udanbeeya noqo si aad feker uga qadatid kuwa horee anu nabadka markiiba waan gartay suala kale iyado laga jawabay xata ma fahmin manshallaah cawan ku soo biiray xaafada waan ku saray eedo

  • @faadumomahamed9725
    @faadumomahamed9725 Před rokem +5

    Dhakhtar funny paa thy wll iga qoslisa😅😅

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 Před rokem

    Nabaad ani ahaan waxan kusheegi lahaa naqa soo baxa waqtiga roobka ee xoolaha ladaaqsado ama waqtiga barwaaqada

  • @bilancabdiraxmaan8096
    @bilancabdiraxmaan8096 Před rokem +3

    9:24 dhakhar reactionkiisa iga qosliyey

  • @fadumoxasan9285
    @fadumoxasan9285 Před rokem +2

    wllken 100 kun gaadhsiya please from burco

  • @Islam-The-Ultimate-Peace

    Barnaamuj ad u fiican

  • @AmalMohamed-ld2rb
    @AmalMohamed-ld2rb Před rokem +1

    المعلم الكبير الله يبارك فيك ويحفظك

  • @muniitaofficial5101
    @muniitaofficial5101 Před rokem +1

    Msha allh inamada duriyadu qurux badan

  • @nafisaismail6686
    @nafisaismail6686 Před rokem +3

    Qays yaa ugu aqli badan 😂👏

  • @omarabdo6643
    @omarabdo6643 Před rokem +1

    Barnaamij isku darsady xikmad + qosol 😍💎

  • @nimcoxasan138
    @nimcoxasan138 Před rokem +1

    Dhakhtar you have a long vision MashaAllah

  • @shukriismaciil7268
    @shukriismaciil7268 Před rokem

    laacib hore oo soo jaby dhakhtarr wanku watta abti

  • @cqaniasad3838
    @cqaniasad3838 Před rokem +2

    1 million subscriber ayad uqalanta brother guulayso

  • @nasraahmed9773
    @nasraahmed9773 Před rokem +5

    😂😂😂😂mansha allh ninku caqli badanaa

  • @hamda7360
    @hamda7360 Před rokem

    First ku sali nabiga scw

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +14

    Legendary always legendary keeps goings dhakhtarka go forwards another's levels best ideals 💯💔💔

  • @nimcocabdilaahi3152
    @nimcocabdilaahi3152 Před rokem

    Wlhi waa fani soo badiya

  • @hamseshuriye3794
    @hamseshuriye3794 Před rokem

    Waa marks dayoxu dhaco xidiguusoojeedaan pin

  • @abdigeedi2342
    @abdigeedi2342 Před rokem

    Waa dayax iyo cadeeda iyo xidigaa

  • @especialeyes3404
    @especialeyes3404 Před rokem

    Anigoo aan dhamaysana waxaan isleeyay qays qaysar ayaa caqli badan Allah ha u daayee

  • @najaxsiciid6885
    @najaxsiciid6885 Před rokem +5

    Keep going my brother love you dhagtar ❤🤴😫

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 Před rokem +1

    dhakhtar,macalinka io wliba qays mxd isku tihiin especially mclinka io dhakhtar🤔🤔🤔

  • @sooraanwaysacade
    @sooraanwaysacade Před rokem

    Aniga tii dahabkaa iga yaabisay.
    Su,aalahan soo badiya waa hal xidhaale.

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880

    Dhakhtarow adoon si kale ii fahmin qays waxaa ku dhahdaa iska bixi katiinada qoorta ugu jirta ma fiicno inay wiilasha xirteen hormar wacan nii rajeynaa guuleysta my favorite guys

  • @xamsesaleban1100
    @xamsesaleban1100 Před rokem

    Msha allh rag culus ba is hely

  • @amiraamir4633
    @amiraamir4633 Před rokem +3

    Wooow dadihiyaha😍 wan ku haysta ❤

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 Před rokem +1

    Qays qaysar ayaa ugu caqli badan dhakhtar igu qado zhp 🥰🥰🥰🤣

  • @sahramohamad6039
    @sahramohamad6039 Před rokem +1

    Masha alah ilahey ha idin xafido walalo

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    Asxabta an jeclahay nolada dhaqtar love you♥️🔐

  • @mssmonday7902
    @mssmonday7902 Před rokem +14

    😂😂😂barnaamij qurux badn
    Dhakhtar is intilligent

  • @cabduraxmaanicumar9684

    Ragani waa rijaaliin waan wataa guulaystan leyahay

  • @nuuradiinxassan763
    @nuuradiinxassan763 Před rokem +1

    Waa 8.30 habenmo weye dhaqtar

  • @axlaamsiyaad2316
    @axlaamsiyaad2316 Před rokem +3

    DhakhTar 4EVeR
    DhakhTar in the building

  • @cabdishakurxuseenmoh
    @cabdishakurxuseenmoh Před rokem +1

    dhakhtar pro wan ku wata waxyar maskaxda dip uyar riixdey jood jop pro 😁👍👍

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 Před rokem

    Yes maanta Ana u horeeyay

  • @ayanhassan1565
    @ayanhassan1565 Před rokem +1

    Dhakhtar caqligii oo soconaya anigu dhakhtar baan kobka caqliga siiyay suashii ugu adkayd ayuu kajawabay 😂🥰🥰🥰

  • @farxiyasiciid7256
    @farxiyasiciid7256 Před rokem

    Hadan isku dayo su’aasha koobad
    Habenka ugu horeya mid baan jari lahaa habenka labadna laban jari lahaa
    Markasan tii hore intan kasoo ceshado siin lahaa labada habenka sadexadna xabadii aan ka soo ceshaday ayaan ugu dari lahaa
    Habeenka afradna afartii isku talay ayaan siin lahaa sadexdii hore ayaan ka soo ceshan lahaa habenka shanadna afartii ayaan xabadii ugu dari lahaa habenka lixadna labadii isku dhagana ayaan siin lahaa xabadii ayaan ka soo ceshan lahaa habenka todobadna xabadii baan siin lahaa

  • @roodayaasin6843
    @roodayaasin6843 Před rokem

    Ninka dhexda ku jiree cabadi waa fany wlhi aqligisa khatar waaaye

  • @nuurasaleban6358
    @nuurasaleban6358 Před rokem

    Mnshallah hore u soco inader

  • @lakiamed2312
    @lakiamed2312 Před rokem

    Wll dhakhtar waa dababtay ilahay toobad u celi shaydan ayaa carabkaga leexiyay ilahayow caqliga hano wayin xagad ka dhihi lahayd waxad dhahday ilahayow caqliga ha wayin marka istaqfurulah

  • @jamaclingard96
    @jamaclingard96 Před rokem +2

    asxapta 100k wx yar inooga hadhay si aynu ugaadhno hala sheer gareeyo

  • @cabdisamaddaarood8011

    War dhakhtaroo zxp inan ku arkaan rabaa waana ku taageeraa zxp qalia

  • @user-mh2pc6bu3d
    @user-mh2pc6bu3d Před 10 měsíci

    Dhakhtarrr wa caqligi qof ah wllhy