Heart Touching | qof walba oo dareen Leh wuu tabanaya muqalkan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 01. 2021

Komentáře • 495

  • @amiiramukhtar2756
    @amiiramukhtar2756 Před 3 lety +147

    Sikastaba ha ahaate hoyodi ku dhashaa nasiib leh 🥺❤️

    • @aminamohamed308
      @aminamohamed308 Před 3 lety +5

      Mashaa Allah deeh walalo qofka wanaagsan ama naxariista leeh mashaa Allah baa ladahaa xuman na hai arkin

    • @casha697
      @casha697 Před 3 lety

      😭Wllo wanoyay markan arkay cawintadad ilahay haku dhafo wllo🥰

    • @raaqiyaaxmed7079
      @raaqiyaaxmed7079 Před 3 lety

      Mashaaalllh

    • @somoabdirizaq1442
      @somoabdirizaq1442 Před 3 lety

      Masha alah haa wlhy wiil edeb leh oo dadka cawi naya ilahy ha ku Sharfo bwe maxamud dhakhtar

  • @maaweell
    @maaweell Před 3 lety +118

    Heart touching 😭❤

  • @najmaabdallah2867
    @najmaabdallah2867 Před 3 lety +94

    I’m sitting in tears . How can we help these people. I would personally like to make a donation for both my parents and build. Water well.

  • @salmaanibrahin3844
    @salmaanibrahin3844 Před 3 lety +11

    saaxiib adigoo mahadsan markaad barnaamijyadan bilaabayso na soo ogaysi si aanu kaagala qayb qaadano markaa hayna kala reebin si aanad adna u kicinde 🥰❤

  • @cabdisamadmuuse5376
    @cabdisamadmuuse5376 Před 3 lety +12

    😭❤ dhakhtar alle hakaa abaal mariyo caruur badan iyo hooyoyin aya dareen siisay in bini adamnimo iyo naxariis jirto😢😢😢😢😢

  • @user-nq8mc6wz2s
    @user-nq8mc6wz2s Před 3 lety +10

    Aduunyo cid kulabnooca majirto wllkay saad cida ubahan caawinta ucaawisay alle if iyo aa khiroba haku caawiyo aamin aamin💯🙌

  • @DhagaxKure
    @DhagaxKure Před 3 lety +42

    Mansha Allah, wonderful lad's.. We need people like you guys somaliland respect

  • @nimcohassan7268
    @nimcohassan7268 Před 3 lety +20

    Baby da yar isku magac ba nahay Illahay ha deysto 😭🙏🖤🖤nimco she’s so cute🖤🖤

  • @Sagalahm2000
    @Sagalahm2000 Před 3 lety +23

    I feel happy for the children because the children love those who are kind to them. Thnks guys 👌🍇

  • @bilan9379
    @bilan9379 Před 3 lety +7

    Such beautiful kids masha Allah.. I like how Xirsi was giving his buskut to his younger siblings, they already know the meaning of giving even though they are in such situations, subhanalah
    Very humble people..

  • @wardamostaphe4962
    @wardamostaphe4962 Před 3 lety +10

    We need a ppl like you may Allah bless you 💔

  • @abdullahiakramofficial8822

    Wallahi marka aan arkay saad dadka u caawinaysaan waan ooyay😭😭
    Waxa aan idin leeyay keep going 💓❤️❤️

  • @cabdiraxmanwacdaro633
    @cabdiraxmanwacdaro633 Před 3 lety +6

    Waa hawlhihii loo igamadaY inaY qabtaaan
    MadaxwaYnuhu ama wasiiradu ama maaYirku ama xildhanadu
    Hore usoco wll dhakhtar

  • @qadanhassan6471
    @qadanhassan6471 Před 3 lety +30

    Mch allh tabarka allh wiilkan waa Inaan ixtiraam badan aynu kor qadno yotobkisa ifka wax laysgu yaahe keep going wllky kuma aqaano lkn waxa iso jiity hab dhaqnkga 💝

  • @siyadbruh9811
    @siyadbruh9811 Před 3 lety +11

    Subxannallah May Allah provide these beautiful souls😢😭 our people needs so much help . Yaa Allah Alxamduliah for absolutely everything.

  • @dolamohamud2966
    @dolamohamud2966 Před 2 lety +1

    Right now am in Kenya and I am schooling.InshaAllah very soon I'll finish and then help all of them.Right now I can only pray for them😔😔😔😔

  • @Queen-rk9zi
    @Queen-rk9zi Před 3 lety +13

    Mash alh walalo alle ha ka abaal mariyo
    Sadaqads aad bixineyso 😢💕

  • @muslimtv353
    @muslimtv353 Před 3 lety +9

    Mnsha Allah Brother alle Hakaa Aqabalo Sama falka aad sameyneyso iyo u Naxariisashada dadka Masaakiinta ah wax kaweyn inaad bixinaysana waan ogahay halkaaa kawad sama falka❤❤😭😭😭😭😭😭

  • @almaz100
    @almaz100 Před 2 lety +1

    Masha allah hooyadii ku dhashay nasiib leh 🥺😭✅

  • @stepstojannah
    @stepstojannah Před 3 lety +17

    Asc walaalayaal I soo booqda channelkeyga waa channel Quran iyo tafsiir iyo ducoyin sii gudbi si qofkii u dhageysto ajarka uheshid jazakalaahu kheer

  • @naimoibrahim.1339
    @naimoibrahim.1339 Před 3 lety +4

    Waxaan dareemay naxariis walhi io daganaan markaan dawanayay alhmdulilah allah ajarkeda haku siiyo🥰

  • @kamaalahmed5706
    @kamaalahmed5706 Před 3 lety

    Daruuf baa ka maquuta wlhi, rabbiyow u gargaar dadkeyga, idinkana ajar Allah ha idinka siiyo.

  • @khadraadan5027
    @khadraadan5027 Před 3 lety +2

    Masha Allah dhalinyaradas walaladood cawinaya you guys have such Golden hearts ♥️ ❤️ keep going insha Allah.

  • @alimohameth
    @alimohameth Před 3 lety +3

    RaG WalHie Raga Ugu Mudan Baad Tihiin Asxaabey adiyo qays qaysar iyo khakhtaR😭😓♥️♥️♥️♥️

  • @GloLeaders
    @GloLeaders Před 3 lety +4

    Every little things is something when you don't have it , so thank you guys for giving whatever you can maan sha Allah

  • @kaltounhagi2256
    @kaltounhagi2256 Před 3 lety +3

    Amazing job. Well done Dhakhtar 👏. You're the best CZcamsr of the year .

  • @mrpirate3020
    @mrpirate3020 Před 3 lety +4

    What a beautiful moments ❤️ Love that kids..... They deserved more but anyway Jasakallahu kheir wlll

  • @sulaimanessa6347
    @sulaimanessa6347 Před 3 lety +9

    This is how some of our people lead their lives. They need help and more

  • @lovenmercyfdc4291
    @lovenmercyfdc4291 Před 3 lety +1

    Tabaraka’Allah masha’Allah Alle ha idin barakeeyo dadkeeno naxariistaa ayey u bahanyihiin, Well done 👍💐🥰

  • @boqorkadhaantada4558
    @boqorkadhaantada4558 Před 3 lety +4

    Masha Allah, great job guys might Allah reward you for your good deeds amiin.# kp up the good work brothers.

  • @khalifadrake4514
    @khalifadrake4514 Před 3 lety +4

    You are so amazing Brother , very inspiring and emotional.

  • @filsanahmed641
    @filsanahmed641 Před 3 lety +2

    Maamo iyo baaba fiican idin soo barbaariyayy guulaysta walaal labada daaroodba🥰😇🙏♥️

  • @omarabdi9758
    @omarabdi9758 Před 3 lety

    We need people like u God bless guys

  • @wasiiraessa9404
    @wasiiraessa9404 Před 3 lety +1

    Mncha Allah Wlky qli M.Dhakhtar Qof qalbi Wanaagsan o Ku dayasho mudan baad thy Waliga Ha Mudan Ciil Wllkeyow❤

  • @dolamohamud2966
    @dolamohamud2966 Před 2 lety

    manshAllah walalkey qaali......ilhy jannah hakawarawiyo InshaAllah dhadhkan san usacidhe waligaa🥰🥰🥰😔😔😔

  • @minauhmeth1091
    @minauhmeth1091 Před 3 lety +4

    Masha allah wll waxaa thy qof ku dayasho mudan jasaakalah♥️

  • @RAGEHXARAGO
    @RAGEHXARAGO Před 2 lety

    Waxan reer SL ugu yaabay gabar 6jir ah oo ay dhalikaraan bay walal ku yeediyan SubhanAllah. MashAllah laakin waa ajar wanagsan. Laakin Abti dex

  • @mustafexasan6988
    @mustafexasan6988 Před 3 lety +11

    Alle haydin sharfo wllyal runti wax fcn sameyseen

  • @ibrahimosman3492
    @ibrahimosman3492 Před 3 lety

    Jazakallah. Bro illhay haka raali noqdo sidad u caawisay allah ku caawiyo

  • @newgenerationstudents3434

    Heart touching❤️😭 dhakhtar sxb qali alle wax kasta oo aad jeceshahay gacanta midigta hakaga dhiibo

  • @hamdaapdinazir803
    @hamdaapdinazir803 Před 3 lety +2

    Labdaan nin aadban utaageera inzhallaH GuuL Baan idiin rajeeya mar walba iLhy haidin barkeeyO ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 Před 3 lety +1

    Masha.Allaah Allaah ha ku barakeeyo hooyo akhiro iyo aduunba kuwo badan oo idinla fac ah oon waxba ogeyna qalbiga Allaah ha u furo

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 Před 3 lety +1

    Masha allah Hoyo qaali caqligaga allaha ku barakeeeyo caawi masaakiinta

  • @abdirahmanadanhersi1155
    @abdirahmanadanhersi1155 Před 3 lety +1

    Masha Allah meel Kala kahelin farxada aad siinayso caruurta sxb farxada caruurta wa cajiib wlhi🙏🙏🙏

  • @Nuritahaji
    @Nuritahaji Před 3 lety +1

    They deserve more than that🥺. Great job guys

  • @eatlivefresh2902
    @eatlivefresh2902 Před 3 lety +2

    Mashallah little thing can make big impact you brought smile to those kids face 😍😊

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před 3 lety

    ماشاء الله تبارك الله اللهم بارك.
    Ilaahay Ajar iyo Xasanaad ha kaasiyo, dadkeenu was in ay kacaan oo dadka caawaiyaan

  • @mohamedidiris3436
    @mohamedidiris3436 Před 3 lety +4

    Mansha alaah ragani wa rag cajiiba, falsafad fcna way faafinayaan ❤️wan ka helay arinkooda

  • @roodoramaas9256
    @roodoramaas9256 Před 5 měsíci

    MashaaAllh dhaktar I'm very Appreciative .really your humble person wll Alle haku xafido inshaaAllh ❤❤❤

  • @lifeofkea5287
    @lifeofkea5287 Před 3 lety

    Mazhallha walhi inta dawanayay vedioga wan ilamaynayay 😭😭qof naxaris badan aya tahaya wllo allha ku xafido ❤️🙏🏼

  • @ozackmusic
    @ozackmusic Před 3 lety +1

    Mashallh wiilal idinkoo kala ah bay Hooyo somliyed ku Fanta xafidullh bro jasakallh❤️👑🙏🏽

  • @munaabdale6581
    @munaabdale6581 Před 3 lety +6

    So painful 💕Illahay miisaanka xasanadka allaha kugu daro❤

  • @mohamedjama9339
    @mohamedjama9339 Před 3 lety +4

    Mashallah heart touching guys. Keep the good work please

  • @sagalbaashe2553
    @sagalbaashe2553 Před 3 lety +1

    Manshalha wlal dhakhtar alle hakugu badelo badel khayr leh ❤️
    naxaristada oo keliyta ❤️❤️❤️

  • @najuumbilcan9301
    @najuumbilcan9301 Před 3 lety +2

    Masha allah wlhi inayrna ha ahaate wllka wuxu ubhnyhy oo aad siiso farxdu dareemayo alle unba og siiba caruurta

  • @Miftaax
    @Miftaax Před 3 lety +2

    you have done greate job bro insha allah i hope every person in here will take footstep

  • @balqisaabdi8618
    @balqisaabdi8618 Před 3 lety +1

    Masha Allah tawaraka Allah your very kind heart young man may Allah bless you in this life and hereafter inshaa allah 🙏💖❤

  • @farduusadaan8304
    @farduusadaan8304 Před 2 lety

    Mansha alllah maaweel iyo qese qeysr iyo maxmamud dhagtar alle haydin xafido dad qalib safiya dar alle ayaan idin jeclhay labad darodba guulesta insha alllah

  • @brownybonniey
    @brownybonniey Před 3 lety

    I love your kindness wllo keep that simplicity 💕

  • @amalhashi3978
    @amalhashi3978 Před 3 lety

    Oh this made me cry this is amazing these guys are an amazing people keep it up guys make Allah make you happy as u make these kids happy

  • @hannaha188
    @hannaha188 Před 3 lety +2

    May Allah reward you for it ❤️

  • @KICK276
    @KICK276 Před 3 lety +3

    Ma sha alah ❤️❤️👍🏾👍🏾 I loved this vedio so much,let it continues, helping others is a great 👍🏾 ma sha alah ❤️❤️👋🏽👋🏽

  • @abdiqani_4942
    @abdiqani_4942 Před 3 lety +1

    @Dhakhtar iyo Qays illaahay ha idin barakeeyo saaxibayal wlhi bani'aadanimo ayaa wali qalbigiina ka qoyan khatumo wanaagsan qaba iyo Alle ku dhawaanshiyo ayaan idiin rajaynayaa runtii labadiina shakhsi ku dayasho ayaad mudan tihiin hore u socda walaalayaal 👏🏻👏🏻

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac7923 Před 3 lety +1

    OMG! Welldone guys,
    it really made me cry to see that,
    Dhakhtar channel and qays qayser channel U have done great brothers.

  • @saabir3667
    @saabir3667 Před 3 lety

    Jasa akalaahu khayr , wllo ilaahay waalidkaa ha barakeeyo akhiro iyo aduunba. Ilaahayna dabigaaga ha kui gu dhaafo

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 Před 2 lety

    Masha allah tabarakalah wiilkan yar umdena ilahay usoo diray somaliyey haloo diro lacag si uu umada u siiyo

  • @tokiyaproductionstudio8063

    The best CZcamsr somali Ah Bad tahay shaqa wacan waad Gadhi heerkad rabto zxp😍

  • @zahrahasanabdi883
    @zahrahasanabdi883 Před 3 lety

    Rabi ha idinka abaal mariyo wlaldy waN jclhy chanaleskina proud of u wlh😍😍😍😍😍😍

  • @radwamahamed8795
    @radwamahamed8795 Před 3 lety

    Wilaal khyrka ku zxpy hooyi idin dhaasha nasiib bdn allh ha idiin sharfoo allh haa idin naxariisto adun iyo akhiirabaa

  • @liibaansanjab2075
    @liibaansanjab2075 Před 3 lety +3

    Wajigaga ayay ku qornthy inaad thy nin naxriseed sidaa ugu gargaarto bulshda eed ugu naxriisto rabbi naxriistiisa hakuugu deeqo if iyo akhiraba

  • @marwaabdi5706
    @marwaabdi5706 Před 3 lety

    Maasha Allah Tabarakallaah
    They are so sweet they helping people
    I wish I can cantact with them

  • @khadarmohamed9212
    @khadarmohamed9212 Před 3 lety +1

    Masha allah zxp alle ha kaa abaal mariyo mo dhakhtar

  • @afnaansaed8663
    @afnaansaed8663 Před 3 lety

    Alle hakaa abaal mariyo qof qalbi wanagsan baad tahaye Alle hakuugu dhiibo waxa intaa kabadan horimar wanaagsan wllo

  • @SomaliTiktok318
    @SomaliTiktok318 Před 3 lety

    😢🙏yaa rabbi umadaada caawi Walal wax wanagsan bad samaynaysaaa Ilahay haka abaal mariyo 😘

  • @ggtl304
    @ggtl304 Před 3 lety

    Masha a Allah ,rag ku dayasho mudan ❤️from muqdisho

  • @ijaaboosoble5266
    @ijaaboosoble5266 Před 3 lety

    Aah walaahi xanuun ilaahey qeyr badan haku siiyo maansha alaah

  • @anisali2266
    @anisali2266 Před 3 lety +2

    Maasha allah ilaahay haidinak ajarsiiyo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 3 lety

    Masha Allah way fiicanthy in caruurta laga farxiyo.. JAZAllah khayr

  • @guiledvlogs2996
    @guiledvlogs2996 Před 3 lety

    Dareenka farxadu run ahaaan tii waa ka ugu fican markan yarnahay wxan aan ogeyn la inagaga far xin jirey alle haku garab galoh wloh dhakhter

  • @farduuzbella3189
    @farduuzbella3189 Před 3 lety

    Mansha allaaah wllo ilahay ha idinka farxiyo sidaad caruurta uga farxiseen mansha allaaah dad idinka nasiib badan aduunka kuma noola wlhy kudayashaad mudan yihiin

  • @nasriinmaxamed137
    @nasriinmaxamed137 Před 3 lety

    Masha Allh wllo qlli Allh haidn siyo awlada barkaisn

  • @cabdaleadaan1066
    @cabdaleadaan1066 Před 3 lety +2

    Intan CZcams dawanayay qofadika ka wacn wlhi wlikay Madwan hooyadi ko dhashay ay nasiib lah keep going wlhi I hope you when I watching I'm carrying wlhi😭😭😭😭😭

  • @Abdirahman-Abtiyo
    @Abdirahman-Abtiyo Před 3 lety

    Hi Mr Dhakhtar it's me Abdirahman Abtiyo. Proud to subscribe your channel and to be part of this amazing Dhakhtar Family. Nice to meet you also you are smart and humble guy.

    • @Dhakhtarrr
      @Dhakhtarrr  Před 3 lety

      👍abtiyo thank you so much it’s a pleasure 👋

  • @drabdilahifahmi2415
    @drabdilahifahmi2415 Před 3 lety

    Masha allah sxp allah haka jazai siiyo camal wanaagsan ayaad haysaaye

  • @wllzakiofficial1
    @wllzakiofficial1 Před 3 lety +3

    wow allaha ku barakeyo sxb

  • @curiyeshattaofficial4711

    M.a aalh bro ilahay hakugu casuumo janooyinkiisa qaaligaa zxp walahay waxad tahin maxamed iyo qays Qaysar dhalinta kali aan CZcamsrs ka taageero 🤩😍🤩guul Labada daaroodba my brothers from anther mathers 😍

  • @alphamale7173
    @alphamale7173 Před 3 lety +1

    maasha Allah khayr alle ha ku siiya

  • @abdishakurfaisal3985
    @abdishakurfaisal3985 Před 3 lety

    Mashallah wlhi wax wanagsan baad wll samaysay allah haka abaal mariyo maxamuud dhakhtar

  • @jamilaaden7527
    @jamilaaden7527 Před 3 lety

    This’s amazing wlhi
    Abalkga jano Alle haka dhigo wllo
    Manshallah 🥺😭

  • @hassanmohamud304
    @hassanmohamud304 Před 3 lety +4

    You guys are legends
    Love from Somalia 🇸🇴 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @simansaida5677
    @simansaida5677 Před 3 lety

    Waa kuwaan Dhalintii waddanka wax u qaban laheyd! Odayaasha duqoobey ee waxbaeashada ku yar tahey waa in Siyaasada laga eryaa! Mashallah wiilashaan.

    • @simansaida5677
      @simansaida5677 Před 3 lety

      Waa meel beylaha ah meesheey dadka ku nool yihiin! Aawey dowladdii? Waa dowlad ku dhisan: Qowda maqashii waxna howqaban!

  • @Queen_nimco
    @Queen_nimco Před 3 lety

    Walaahi qalbigaaa I dhaqaaqay dhibaatada saqiiradaas ka muuqada asagooodna wadano nabad ah ayee ku nool yihiiin wax ay cunan iyo wax ay cabaan iska daaye wax barasho iyo cafimaad bilaasha ayeey haystaaan kuwana sidaas ayeee I duruufeysan yihiiin allahu Akbar illahay waa Caadil dhibkana waa ka saari karaa caruuurtaaaas 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @omarabdi4151
    @omarabdi4151 Před 3 lety

    Walalyal Allaha idhin hafidho. Masakinta in lasacido Aya ah wax Aaqiro iyo Adunba lagu libano. Love you from NFD kenya

  • @aminamohamed308
    @aminamohamed308 Před 3 lety +1

    Mashaa Allah tabarakallah
    Allah haku barakeeyo walalo

  • @naimaahmed7719
    @naimaahmed7719 Před 3 lety

    Masha Allah wllky waan ku farxay wax tarka dadka tabalaysan alle hakaa farxiyo 😥😥

  • @abibawale4976
    @abibawale4976 Před 3 lety

    Maaaasha allah labadii nin ee qalbiga wanaagsan baa is helay maasha allah waan jeclhy wllhi labaadasi nin ba alle ha noo xiftiyo geesiyaal naxariis badn waaye allow qalbigood iyo rajadooda mid hirgasha uga dhig 🥰🥰🥰🥰🥰💖❣❣❣❣💝💝💝

  • @ruweidaismail2945
    @ruweidaismail2945 Před 3 lety +1

    Mashallah 😢😞❤️Allah ha idinka Abaalmariyo

  • @shashmuusegeedigeedi1667

    Maasha Allah allha idin dhowro naxariisto aad ufidineysaan reer miyiga

  • @mohammedaqadir821
    @mohammedaqadir821 Před 3 lety +1

    Masha Allah brother and keep going

  • @khadarOsman-xn8zo
    @khadarOsman-xn8zo Před 3 lety +6

    ❤️Monch allah pro ❤️