Ha daawan muqaalkaani berito!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 07. 2024
  • Waa fadhiga 3aad ee silsilada dib u dhigida, fadhigaani waa midkaan ku raadin lahayn xalka!
    Tusmada Fadhiga:
    00:00 Hordhac
    00:56 Tusmada
    01:31 Afoogy
    02:00 Muraajaco!
    03:14 Is-Xasuusin
    04:15 Isla'egta.
    04:48 Qiimaha!
    05:48 Xalka
    06:42 Filasho! & Filasho
    07:12 Xalka
    08:40 Waqtiga!
    09:27 Xalka
    10:14 Firdhisanaan!
    10:36 Xalka
    11:00 Gabgabadii
    12:02 Iswaydiinta Fadhiga
    Tixraac:
    www.amazon.com/Procrastinatio...
    www.mcleanhospital.org/essent...
    Fadhiga 1aad (Dib udhigida - Khatartiisa): • Khatarta Dib u dhigidd...
    Fadhiga 1aad (Dib udhigida- Sababtiisa): • Sabata kaynta Dib u Dh...
    Pomodoro Technique: • Kaliya 25 daqiiqo Ku q...
    Waxyar: • 😥Xariirka ka dhaxeeya ...
    Deegaanka: • 🌏Saamaynta deegaanku k...
    Is Edbin: • 🙃 Muxuu yahay waxa ku ...
    Caado xun: • 🔨 ❌ Xeelado aa ku dumi...
    Buug Yaraha: afoogy.com/dabagallida-caadada/
    Sharaxa Buugyaraha • Workshop || Sida Caado...
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinkeeda: afoogy.com/all-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 147

  • @nastehabdi3563
    @nastehabdi3563 Před rokem +23

    Ustaade mahadsanid waxbadan ayaan ka faa'iiday Muuqalka xiga, nooga dhig KALAFIRSANAANTA/التشتت 😊

  • @warsameofficial
    @warsameofficial Před rokem +3

    Distraction
    Waa ciwaan aad muhiim u ah dhamaan dhalinyarada soo koreysa una baahanahay inan ahaano ( noqono ) kuwa organize ah 😊
    Next topic kasoo dhig ustaad Salman Madow

  • @maxamedismaciil3676
    @maxamedismaciil3676 Před rokem +5

    muqalkan waxaa daawaday waqtigi ugu haboona bertio oo ah 17/7/2023 waxan rabaa inaa qabto qorshe aan dajistay oo socanayo mudo isbuuc ah insha allah muuqalakan wax badan ka faa'iiday commentigan isbuuc ka dib reply soo gali doona anigo fuliyay qorshahaas inash allah mahadsandi ustad salman maadow ma aqaan abaalkaga waxan ku gudo jantul fardows allah nagu kulmiyo

  • @fuaadcali4882
    @fuaadcali4882 Před rokem

    Haa ustaad waa muhiim fadhiga ka fidhidhsanata eebe haku gargalo

  • @ahmed-nour638
    @ahmed-nour638 Před 10 měsíci

    Muuqaalakan waa muuqaal xilligiisii yimid ustaad Salmaan maadow Allaha kuxafido 🙏

  • @user-em7he1rj6l
    @user-em7he1rj6l Před 10 měsíci +1

    Jazaka Allah kheir
    distraction topic an zaid ugu baahan ne waye ustad
    Salmaam maddow 💛🧡

  • @MaslahRaage
    @MaslahRaage Před rokem +1

    Haa muhiim wye

  • @yonisabdulqaadir3923
    @yonisabdulqaadir3923 Před rokem

    Mahadsanid Ustaadi❤

  • @Cadnaan27
    @Cadnaan27 Před rokem +1

    Muqaal naftirkiisa aa dib u dhigtay runtii I don't know reason aa dib ugu dhigtay motivational speakers wax waa iga bedeli la,yihiin ustaad sbbta ii sheek tns

  • @CabdifataaxCabdilaahi-ok8dd
    @CabdifataaxCabdilaahi-ok8dd Před 11 měsíci

    Maashaaa Allaaah ustaad

  • @waaya-aragchannel
    @waaya-aragchannel Před rokem

    Mahadsanid ustaad maadow

  • @maxamedcabdibucul7593
    @maxamedcabdibucul7593 Před rokem +5

    جزاك الله خير الجزاء استاذ سلمان
    ونرجوا منك موضوع في التشتت

  • @user-vp1eu5kc8l
    @user-vp1eu5kc8l Před rokem

    Mahadsanid ustaad maadow ❤

  • @SAMAAN24
    @SAMAAN24 Před rokem

    Mahadsanid ustaadii 😊

  • @zekidhagacade
    @zekidhagacade Před rokem

    Ustaade mahadsanid ❤

  • @B.jaamac
    @B.jaamac Před rokem

    Masha allaah mahadsanid ustaad

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 Před rokem

    Mahadsanid ustaad salmaan maadow ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nx2lh2iu4p
    @user-nx2lh2iu4p Před 4 měsíci

    Haa macalin

  • @deeqocabdi3459
    @deeqocabdi3459 Před rokem +1

    Thank you teacher❤

  • @ruunabdullahi8745
    @ruunabdullahi8745 Před rokem

    Mahadsanid ustad😊

  • @mohamedabdikarin1552
    @mohamedabdikarin1552 Před rokem

    Mahadsanid Ustaad

  • @xariirxarro3037
    @xariirxarro3037 Před 10 měsíci

    Thanks ustaad❤

  • @sadakabdirashid
    @sadakabdirashid Před rokem

    Mahadsanid Ustaad Salmaan

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa Před rokem

    Mahadsanid, Ustaad.

  • @Zahruush
    @Zahruush Před rokem

    Jazakallh khayr ustaad

  • @faizasaciid2750
    @faizasaciid2750 Před rokem

    Waa mawduuc muhiimaa.. mahadsanid ustaad, جزاك الله خير

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 Před rokem

    Jazakallahu kheyr 🤲 ust

  • @Qosliye
    @Qosliye Před 11 měsíci

    Waad mahadsantahay sxp

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad muuqal meelo badan taaban waaye👏

  • @axmedxuseenchanel2928
    @axmedxuseenchanel2928 Před rokem +1

    Keep going teacher

  • @Sacadmedia
    @Sacadmedia Před rokem

    شكران

  • @Abyahussein01
    @Abyahussein01 Před rokem

    Haa, kasoo samee wll mahadsanid.

  • @alxikmamedia4462
    @alxikmamedia4462 Před rokem +1

    Thanks ustaad ❤😊

  • @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq

    Waamahdsanthy macalin

  • @cashuur10
    @cashuur10 Před 11 měsíci

    Thanks teacher

  • @zabarsabriyeabdi
    @zabarsabriyeabdi Před 11 měsíci

    Mahadsanthy ❤

  • @AbdishakurMuhammadAli_
    @AbdishakurMuhammadAli_ Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad ❤😮

  • @nouhahmed5982
    @nouhahmed5982 Před rokem

    Shukran ustaad wax bdn ayaa ii baxay runtih😊

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 Před rokem

    Mahadsanid ustad salman

  • @halimoabdiaziz7726
    @halimoabdiaziz7726 Před rokem

    Allahuma barik

  • @maxamedkatiite8583
    @maxamedkatiite8583 Před rokem

    Masha allah ustaad waan kulasogaaray dhamaadka❤

  • @drMohamudaden
    @drMohamudaden Před rokem

    mahadsanid ustaad salmaan maadow waxaa ii tahay dhiiragaliyahayga, macallinkeyga allah kaa raali noqdo

  • @sirtanolosha1122
    @sirtanolosha1122 Před rokem

    Ustaad jasakalah mawduucan waa midha dhal Insha Allah inuu wax badan nofaideyo rajaynayna❤ jaskalh

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Před rokem +4

    Maashallaah mawduuc muhiimadiisa aad uwayn yahay maqal, muuqaal iyo macluumaad ahaanba waa mid tayadiisa sarayso
    Fadlan kala tagsanaanta ama kala firdhisanaanta fadhi faah faahsan nooga soo diyaari ustaad.

  • @meditationandbreeze7497

    Yes ustaad aad u mahadsantahay Kala firidhisanaanta waa dhibaato na heesato ee ka soo hadasho jazaakalaah ❤️

  • @mohammedyusufmedia2803
    @mohammedyusufmedia2803 Před 10 měsíci

    Shukran jazaakumullahu kheyr ustaad salmaan Allah ha ku Barakeyo ustaad

  • @ayaanahmed4685
    @ayaanahmed4685 Před rokem +1

    Waad ku mahadsan tahay sidaad noola wadaagtay aqoontaada, wakhtigaagana noogu hurtay ustaad. Baarakallaahu fiik.

  • @user-pr2wj6bn9b
    @user-pr2wj6bn9b Před rokem

    Waa ku jeclahay macalin horay usoco wax ku dhiba ha arkin❤

  • @ridwaanmaxamuud7249
    @ridwaanmaxamuud7249 Před rokem

    Mansha alah mahadsanid ustaad

  • @hoodoaxmed630
    @hoodoaxmed630 Před rokem

    Mnshallh alleh hakaa jazaaisiiyo ustad

  • @zinmarkabdulahi1964
    @zinmarkabdulahi1964 Před rokem

    Mahadsanid walaalkeni .
    Muqalka distructions nosodiyaari. IA.

  • @MohamedAbdiMadoobe-jn7or

    Wallahi ustaad dar ilaahay baan kuu jeclahay

  • @zahramayow2068
    @zahramayow2068 Před rokem +1

    Masha Allah ustaad

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Před rokem +1

    GUULEYSO USTAAD

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 Před rokem

    Thanks

  • @abdirahmanmousefarah9944

    Masha Allah ❤ Ustaad Salmaan Maadow ka so hadal kala Firdhisanaanta In Sha Allah

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před rokem +1

    Asalaamu Alaykuma masha Allaha thanks jemma Mubarak first one 🎉

  • @daadirmaxamuud4393
    @daadirmaxamuud4393 Před rokem

    جزاك الله خيرا يا أستاذ

  • @AbdinaasirHussein-dd4ez
    @AbdinaasirHussein-dd4ez Před rokem +1

    Haa ustaad soo diyari muqalka ku sabsan kala firdhananta mahadsanid😊

  • @CabdicasiisAli-vb5lt
    @CabdicasiisAli-vb5lt Před 10 měsíci +1

    Msh alla

  • @amiinisse6366
    @amiinisse6366 Před rokem +4

    Mahadsanid ustaad
    Waaan jeclaanlahaa in aad fadhi nooga soo sameeso distraction ka.

  • @itixaaantube8258
    @itixaaantube8258 Před rokem

    M. A ustadi Wan dhamestay

  • @NAJIIB738
    @NAJIIB738 Před rokem

    Haa wll

  • @hamdaabdirahman8377
    @hamdaabdirahman8377 Před rokem

    Mawduuc ka so diyaari.

  • @dalmarcade1237
    @dalmarcade1237 Před rokem

    Haa ustad sare 🎉

  • @deeqsandaahir8136
    @deeqsandaahir8136 Před 11 měsíci

    Haa ustaad kalafirdhisananta mowduuc nogaso diyaari insha allah shugran ❤

  • @cabdulaahigargaar5844

    Mnzha Allh

  • @Aminrag451
    @Aminrag451 Před 11 měsíci

    Mashaallah

  • @hafsamohamed5738
    @hafsamohamed5738 Před rokem

    Mhdsanid ustaad

  • @SULTANZAKARIYABINMOHAMED-lw9dy

    Jazakallahu qeyran. Ustadh wax badan ayan kaa faaiday, fadlan distraction muqaal goni ah ka soo samey.

  • @user-nz7fs6yp9w
    @user-nz7fs6yp9w Před 6 měsíci

    Haa nososdhig macalin🎉❤❤

  • @zakariyeofficialchannel9752

    Mahadsanid ustaad mawduucaan aad ka hadashay waa mid faa iido leh oo aan ku jòojin karno dib udhigista ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin allaha kaa siiyo anagana allaha hanagu anfaco

  • @cabdishakurjeckzon8389

    Thanks ustaad

  • @user-jg6wm9yv9p
    @user-jg6wm9yv9p Před rokem

    haa ustaad, kala daadsanaanta in aan wax ka fahmo aad baan u rajeeyhaa ee macalin bal wax ka dheh.
    waana ku mahadsan tahay sida quruxda badan ee muuqaalada aad noogu soo diyaariso aadna mar walba wax noo barto wax badan ayaan aniga ahaan kaa faa'iidaa ustaad.

  • @icanthear141
    @icanthear141 Před rokem

    sxpow top level waye videoyadaada ,waxtar wee leeyihiin ,wena haboon yihin

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ Před rokem +1

    Mahadsanid ust
    Haa distraction nooga samey mowduuc gooni ah

  • @ahmed-nour638
    @ahmed-nour638 Před 10 měsíci

    Haa ustaad Kala daad sanaanta mowduuc kasoo samee waa arin wanaagsan mahadsanid

  • @dagan12349
    @dagan12349 Před rokem

    Waad mahadsan thy ustaad salman

  • @mohamed12g70
    @mohamed12g70 Před rokem

    Mahad Sanid Ustaad

  • @suleekhaabdala5003
    @suleekhaabdala5003 Před rokem

    Haa ustaad mo soodhig vdo kala fidhsananta

  • @naciimaabdi4490
    @naciimaabdi4490 Před rokem

    M.shalah wll❤

  • @mukhtarshafici8871
    @mukhtarshafici8871 Před rokem

    Haa ustad kala fardisanaanta mawduuc nooga soodiyaari

  • @kobcigaraadkaaga5682
    @kobcigaraadkaaga5682 Před rokem

    Jazaakallqahu kheyr waan kula dhameystay faa idana wan ka Helay
    إصنع التشتت موضوعا

  • @AhmedHassan-yb8uj
    @AhmedHassan-yb8uj Před rokem

    Masha allah ustaad muhiimada warkaaga waxaan u arkaa waxaan ufahmey guul hadaad rabtiD waa inaad waxaa qabanysid joogto uwado oo aadan kacaajisin❤

  • @mariam-nw6pk
    @mariam-nw6pk Před rokem

    Soo diyaari ustaad التشتت

  • @YasinIlkayare
    @YasinIlkayare Před rokem +2

    Asc ustaad aad ayaad u mahadsantahay, waxan kaa codsan lahaa in aad kala dirdhisanaanta iyo xalkeeda nooga soo hadasho.

  • @mohamedsheikhdahirabdullah6034

    aabaha computerka because are you perfect

  • @m.tayosame9123
    @m.tayosame9123 Před 6 měsíci

    Waan dhamaystay

  • @hamzehusein7
    @hamzehusein7 Před rokem

    Mahadsanid ustaad nooga dhig casharka xiga distractions

  • @cxakiinismaaciil4863
    @cxakiinismaaciil4863 Před rokem +1

    Good

  • @user-uc9zk3tr1i
    @user-uc9zk3tr1i Před rokem

    Thanks mcln

  • @apdilaahiapdiapdilaahi9299

    We are waiting next ep distraction...

  • @OsmaanMaxamuudcali-vq4br

    15/7/2023❤
    Sabti 3:13:33

  • @foosiomer4279
    @foosiomer4279 Před rokem +1

    Masha allah wlhi anuu waxan ku mashquuleyba sida aad u edit gareysay muqaalkan . Muqaalkani wlhi aniga ahaan wax badan baa uga duwan yahay waxaana ku baxay wkhtigii video yada hore wakhti ka badan. Masha allah illhay xirfadahaaga iyo aqoontadaba alle hakuu barakeeyo .... amiin insha allah

  • @amalomee
    @amalomee Před rokem

    😊😊

  • @user-tx4ne1oh8z
    @user-tx4ne1oh8z Před rokem

    jazakallah

  • @cabdulaahi2879
    @cabdulaahi2879 Před rokem

    Haa ustaad waan kula talin lahaa

  • @Sakariyejacelow51
    @Sakariyejacelow51 Před rokem +1

    I hope that if I reach the goal of the cake we will be remembered

  • @abdirahmanmousefarah9944

    Kula dhamaystay Wll ❤❤❤❤❤

  • @maankayare2143
    @maankayare2143 Před rokem

    Waka faiiday macalin