Heestan Markii Uu Duubay Ayuu Waashay Waa Qisada Fanaan Xaaskiisii Uu Wasiir Ka Qaaday “Oohin”

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Instagrame In Dayax Films-----------
    / dayaxfilms_
    =====================
    Tiktok In Dayax-films-------------
    www.tiktok.com...
    =====================
    Facebook In Dayax Films------------
    / dayaxfilmsofficial
    =====================
    WhatsApp In Dayax--------
    +252654996735

Komentáře • 266

  • @DayaxFilms
    @DayaxFilms  Před 3 lety +97

    WhatsApp In Qiso Iyo Qiiro--------
    +252654996735

  • @jaltuayaana6563
    @jaltuayaana6563 Před 3 lety +33

    Qiso iYo qiiro maalin Qudha imuusan dhaafin Thnks dayax films sida Qurux badan inoga soo ban dhigto adna hore usoco walalo 😘

  • @abdikariimmouse8181
    @abdikariimmouse8181 Před 3 lety +14

    Dayax films dadbadn oo jacylka Aqoon baad wxkabartay like isar

  • @naagadagofficial3744
    @naagadagofficial3744 Před 3 lety +21

    Waaali aa🙄
    Maanta anaa u horeeyee like ha ila dhaafina

  • @nafiisaqali2336
    @nafiisaqali2336 Před 3 lety +8

    Alle cafimadkiisa ha uso celiyo cafimadka waxkasta lagu hela😢❤

  • @amiinayaanle4745
    @amiinayaanle4745 Před 3 lety +67

    Qisadani waxay ku dhacday alfanaan najiib yuusuf oo reer jigjiga ah waxaanu dhaanto la qaaday nimco dareen heestana isagaa qaaday markii miyir ugu danbaysay waana sideed sano ka hor waa qiso qiiro leh wlahi

  • @abdirashidcolaadmohamett6
    @abdirashidcolaadmohamett6 Před 3 lety +21

    Wallahi waaa arin naxdin dareen leh oo nin walba uusan ka gudbi karin ani ayaaa la kulmay qisadan camal lkn nasiib darro sida ninkaa garab iyo wax wax dareenkii xanuunka lahaa ila wadaago wan waaye waxa aana filayaa in aan ka soo muuqan doono barnaamijka qiso iyo qiiro 😭

  • @SAKISALAL39
    @SAKISALAL39 Před 3 lety +5

    Team dayax like kutufa

  • @aabbccdd3355
    @aabbccdd3355 Před 3 lety +17

    Music waa furinle inta fahantay like ha iladhaafin🤣🤣

  • @patrickknan774
    @patrickknan774 Před 3 lety +11

    《 Lyrics 》Patrick Knan
    Qalbiga Gogol Baa Utaal
    Naftaa Garabkeeda Jecel
    Dharaar Kama Go,I Karoo
    Kagaabso Markaan Idhaah !
    Idhaahdo Markaan Idhaahdo !
    Go,Aanka Ma Qaadan Karo !!
    Marna Kala Go, Eeniyo !
    Kala Gooni Noqoshadu !
    Anay Igu Tahay Gubtaanyee X2 !
    Ha,Igu Gabin Duruuftoo !
    Ha,Igu Goyn Gacmaha Madhan X2 !
    Hadaad Ani Ii Go,Diyo
    Hadaad Garabsato Cid Kale
    Xagayga Gobaad Katahay
    Xulasho Gaari Mudan Iyo
    Mudan Gaari Xulasho Mudan
    Wanaaga Gaydaad Tahay
    《 Hadaad Heestan Dhigaysigeeda Rabto Kuqor CZcams Ugu Yaran Eray Aad Ka Xasuusato 》

  • @thecoze3
    @thecoze3 Před 3 lety +4

    Waaaar Dayaxow Brotha Wanu U Xiisnay Wllhie Qisoyinki ✊

  • @mssfaridoyy5081
    @mssfaridoyy5081 Před 3 lety +5

    Wlhi wa xanuuun jeclka qofka laga tago dareemi kara xanunkisa ax 😓😓😓💔

  • @gacalyare5298
    @gacalyare5298 Před 3 lety +12

    omg wlhi.waaa xanun ilahy naguma kalifo waxan dumarow hanti allh bixiye bisinka.qabsada ooo.iimanka.dhuuqsada gabdhihii ilahay lacag uuba jeclaysiiyay😭

  • @khadaribrahimjama9546
    @khadaribrahimjama9546 Před 3 lety +14

    Waxa ay galaafatay
    Geesi sooma jeestaa
    Gob intuu jacayl helay
    Gun la'aadi ay heshay
    Waxa geliyay muudhkaa
    Gabigiisba kala rogay
    Waa jaceyl ku gaamuray
    Dumar tii gadiis hayd
    Duni geedkan aan jirin
    Damaceedi uu galay
    Balse maalinbay garan
    Isna uu ka gama dhigo
    Iyaduna gubtahayn yada
    Keli ay la gaar noqon 😢🤕

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 Před 3 lety +2

      Midaasi waarunoo
      Midii dayacday dahab
      Mar uun bay garaniyoo
      Maxaan fursado dayacay
      Maxaan duunyo doortay
      Maantaan mugdi galoo
      Guurbaan doonayaa
      Midkii aan hore ugatay
      Midkan wuu kawacnaa
      Isana waa bogsadoo
      Mid wacan intuu hello
      Meeldheer saartaybuu
      Sidii madaxweynihii
      Intuu usameeyey gaadh
      Gabadhaa iidhawra yiri
      Iyana wey ooyaysaa
      Maantay kagubanaysaa
      Midkii nabsi lagagalaa
      Mar inuu dheefta heli
      meel bay noogu taal
      allow siduu rabo nooga yeel

  • @musbaahmusbaah7435
    @musbaahmusbaah7435 Před 3 lety +10

    Asc abowe keep going 💪

  • @siciidaction5821
    @siciidaction5821 Před 3 lety +6

    Wllhi Naagi Tolkaa Maaha...Qalbi Jabay uun baa dareemi kara xaalkan😪😪

    • @kalthumaahmedmohamed4315
      @kalthumaahmedmohamed4315 Před 3 lety +2

      Isku wada mid maaha wllo gabdhahu 👸wey jiraan kuwo dhaldhalaalka aduunka uun raacraaca💔

    • @salmocadey1827
      @salmocadey1827 Před 3 lety +2

      Ragaba qaar sidaas ah baa ku jira

    • @siciidaction5821
      @siciidaction5821 Před 3 lety +1

      @@kalthumaahmedmohamed4315 Been Maaha Wll Waa Laysku Dhex Jiraa

    • @siciidaction5821
      @siciidaction5821 Před 3 lety

      @@salmocadey1827 Waarun Oo Way Jiraan wll

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 Před 3 lety +8

    Walahi waa qiso xanuun badan murugada jecel waa xaalkiisa😭😭😭😭😭

  • @AhmetArtten
    @AhmetArtten Před 6 měsíci

    Qisada najiib cawa ayaan mar labad dhagaysana...
    Waa dareen nin walbo ragganimo lagu tuhmo uusan ka gudbi karin.
    "Ha igu gabin duruftoo
    Ha igu goon gacmaha maran"😢

  • @popcriminal1432
    @popcriminal1432 Před 3 lety +6

    🥺🥺Allow u gargaar ya rabi 🤲

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 Před 3 lety +4

    Walahi qof wax garanaya oo arkay umbaa darmeeri kara xanuunka jacaylku leeyahy 💔💔💔💔💔💔😭😭

  • @boqoraddiamond8938
    @boqoraddiamond8938 Před 3 lety +8

    Qof kaadagey ha uxiiqin hana u xanuunsan waligaa alle isku xir una sheeg nafdaade badel ka kheerbadan inaad haleysid.

    • @Zuldan_Lp_Official
      @Zuldan_Lp_Official Před 2 lety +1

      Wali laguma helin waa lagu Dhiman yahy wali Kan sheekhyo uu ku dhcay oo saladii xita ay Tujinayen Ragcado oa tagay ayaa jira

  • @fatuushcabdiraxmam604
    @fatuushcabdiraxmam604 Před 3 lety +7

    Nin danbe jacel lama wadaagi doono mana Aamin dooni intey noolo igu jirto😢

  • @akrammodelofficial4976
    @akrammodelofficial4976 Před 3 lety +7

    Dayax ninka hada maficnaday mise wali waye 😁🙏 keep going

  • @mosalad3098
    @mosalad3098 Před 3 lety +1

    Dayax films qisoo yinka noso badiya

  • @gabarhabargidir1834
    @gabarhabargidir1834 Před 3 lety +8

    Gabdhoow lacag 💲 wax ma tardee qalbiyada dadka dhoowra 💔😢💔

  • @farxaanabdi3522
    @farxaanabdi3522 Před 3 lety +2

    Heestan ine ani iga hadleso moda🥲🥲😢
    Gabadhan isjecleen mudo sanad iyo dhowr ah
    Yaa go aan lama filaan ah iga qatatey
    Iguna tiri nolosheda waka saarey
    Qoralkasto uqoro lama eegeyo😢😢😢

  • @fatumoabdishakur7155
    @fatumoabdishakur7155 Před 3 lety +8

    Haigu gabin duruuftoo haigu goyn gacmaha maran😭................duunyadu wax masheegto lkn dadnimadaa wax sheegta

  • @qaaliaadan916
    @qaaliaadan916 Před 3 lety +1

    Legend dayax films

  • @mubaariktiger4929
    @mubaariktiger4929 Před 3 lety +1

    Alle cafimad baynu uwaydiineynaa alle ha cafiyo

  • @faadumofani5615
    @faadumofani5615 Před 3 lety +2

    Badal kheyr qaba bn allha uwaydiinayaa nolsha samirka kaasho horay usoco

  • @makozyare5739
    @makozyare5739 Před 3 lety +1

    Thank u Mr dayax shaqo waxan

  • @zuxufisubeergalaydh9597

    2022 yaa dawanaya qiisada like sar

  • @shukrisharaf2452
    @shukrisharaf2452 Před 3 lety +5

    Ragga hanti la'aan in looga tago ciil bey moodayaan markey gabadha la guursanayaan ciilmaaha miyaa??

  • @richhome3678
    @richhome3678 Před 3 lety +13

    Fanaanka laga hadlaayo waa khadar hanad🙄🙄
    Aniguba tii aan dumarka ka doortay iyaduba lacag ayeey idhaafsatay dumar abaal maleh intooda badan ciil ma qabo io dhiiri gelin bay ii noqotay✍

  • @talisomaarey7419
    @talisomaarey7419 Před 3 lety +3

    Team dayax is muujiya ❤️👑

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 Před 3 lety +4

    Asc wxan sameya qisoyinka calamka afsomali cartoon iso booqo Nd Support wllo insha allh Mhdsanid ❤️✊🏽

    • @fanahmire9136
      @fanahmire9136 Před 3 lety

      Wlhi way itaabatay heeestaaan thanks dayax films markaas Kadib ayaaan subscribers ta siiyay

  • @hodansaleban4824
    @hodansaleban4824 Před 3 lety +1

    Wllhy banan qof i jecel kaga tageen aduun
    Muhiimadu wa jeceyl😭😭

  • @salmanyakhii1030
    @salmanyakhii1030 Před 3 lety +2

    Ilaahey waxn uga baryayaa inuu mirikiisa u soo celiyo walalken najiib Yuusuf oo deegan ahan ka soo jeeda Dowlad deeganka somalida

  • @khadraaadan9001
    @khadraaadan9001 Před 3 lety +2

    Ax damiir xumaa qoftu miyaan qalbi naxariis leh Ku oolin

  • @learnnewinfo
    @learnnewinfo Před 3 lety +6

    Team Dayax Isxilqaama Channelkayga Gala Oo Meesha Cas Cadeeya

    • @abdirahmanqalonbi4966
      @abdirahmanqalonbi4966 Před 3 lety

      Somaliland maxad u qaadi lahayiid wadiga ku ah nacabee

    • @learnnewinfo
      @learnnewinfo Před 3 lety +1

      @@abdirahmanqalonbi4966 abti Afsomaliga Iska Sax Kuma Fahmine

    • @learnnewinfo
      @learnnewinfo Před 3 lety +1

      @@abdirahmanqalonbi4966 Maxaad Ka Wada Ani Somaliland Ma Necbi Ee Dalkayga Waan Jeclahay i Love Somaliland💚🤍❤️

  • @fihimalaki1757
    @fihimalaki1757 Před 3 lety +1

    Ax ax ax😭😭😭😭qiiro badal khyrqaba insha Allah

  • @prancessdiamand684
    @prancessdiamand684 Před 2 lety

    Waa qiso murugo leh walhy

  • @shifaasheq9699
    @shifaasheq9699 Před 3 lety

    Dayax no soo badi qisooyinka wallo😍

  • @xamdaosman7005
    @xamdaosman7005 Před 3 lety +2

    Ax Alle ha ku cafiyo 😭

  • @safiafarah9126
    @safiafarah9126 Před 3 lety +1

    Ax ax ax ax walhy waan ilmeyey ilaahy hacaafiyo

  • @zir_mk_lyrics3881
    @zir_mk_lyrics3881 Před 3 lety +1

    In dumaR jcyL lala jiLo iyo in si dhab ah loo jeClaaDo wxY ka jeCeL yhiiN in LaLa jiLo ________jcyl dumaR baan yaqaaN _____naf maLaha runTii ___illahaY naaG jcyL iiGuMa riDo 🥺💔

  • @nboss8028
    @nboss8028 Před 3 lety +1

    Subxanallah ya allah xaqa tuso somali inshallah wallahi waxaan ahaano dad diinta ku wanaagsan dalkeena kaliya ma butnurin waceey saameysay xataa diintii iyo dhaqan kii war maxaa qaldan

  • @liojeams7550
    @liojeams7550 Před 3 lety +3

    Najiib yuusuf ayaa qaaday heestan 😭

  • @mawliidahmed4015
    @mawliidahmed4015 Před 3 lety +3

    Ax ax waa qisad aniga igu dhacde tano kale waa xasuus aniga meel iqodey

  • @maxamedcabdilaahi5174
    @maxamedcabdilaahi5174 Před 2 lety

    gudgudon kawaa yuhu ileen galaba wacayn

  • @dhashoabomuuse5732
    @dhashoabomuuse5732 Před 3 lety

    Wll nabrkaa qiso iyo qiro isoo sheeg

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 Před 3 lety +1

    Manshalah waxaad jacayl ah qof wax jecel goon ma qadan karo was run ilaahow cafi

  • @Za07Editz
    @Za07Editz Před 2 lety

    Ex-reer jigjiga Fanaan najib yuusuf hadda wuu soo caafimaad 2022
    9 Sano ayuu xaalad adag ku qaatay jigjiga

  • @Gaabka
    @Gaabka Před 10 měsíci

    Ok

  • @mohameddeeq3002
    @mohameddeeq3002 Před 3 lety

    Keep going brother

  • @mohamettapdy6262
    @mohamettapdy6262 Před 3 lety

    MAGICIISANA WAA NAJIIB

  • @barwaqoofficialchannel5631

    😭cawa qisada wan ka sexan wayey iyo xasuus bay i galisay iyo habenki lay sheegay inu walshay najip waliba aniga iyo ahmed budul iyo beele ayaa nalo wada sheegay o joogay jig jiga

  • @shokanitube1219
    @shokanitube1219 Před 3 lety +1

    Legend

  • @fadumahassan2531
    @fadumahassan2531 Před 3 lety +1

    Ax waa xanun wallahi

  • @qadanzhiino6941
    @qadanzhiino6941 Před 3 lety +2

    Wllhi markaan dhagaysanaayo barnaamijka qizo iyo qiiro anigaaba ooya 😭😭

  • @kaamilaarka2651
    @kaamilaarka2651 Před 3 lety

    Qiso yinka u dhaxeeya rag iyo haweenka dhex mara intaba wa guracanyihin nolol qabdaran ba Ku so maraysa lkn aday kugu xirantahay saad Alle iskugu xirtoh qofkan hortiis ba noolayd Be strong 💪

  • @bashirabdirizak4237
    @bashirabdirizak4237 Před 3 lety

    Dayaxow heeztan xagaa laga helayaa

  • @yaasmiinabdillaahi5676

    Omg so painful Allah yashfiik huuno

  • @farhioadan9074
    @farhioadan9074 Před 3 lety +1

    Aniga kalaya qisadan iga qora bal oo iga dhagysta😪

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 Před 3 lety +1

    😓🥺so painful 😢

  • @ciiltiramaxamed9613
    @ciiltiramaxamed9613 Před 3 lety +3

    Haygu gabin duruufto haygu go’ayn gacmaha madhan 😢😢

  • @ubax8016
    @ubax8016 Před 3 lety +2

    Wan ogaaa Najib 😭😭😭😭😭😭😭 asaga markan arko ayan ilmeeyaa

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 Před 3 lety +1

    Heestaan Fanaankee qaadey

  • @maxamedcabdilaahi5174
    @maxamedcabdilaahi5174 Před 2 lety

    Maxamed cabdilahi

  • @Shamsa74
    @Shamsa74 Před 3 lety

    Jacaylka ayaan baadi goob ugu jiraa

  • @farhanphilipen7029
    @farhanphilipen7029 Před 3 lety +7

    War ma i arkisaaan qiso igu dhacday ayaan dayax udhiibi rabaaye waad ilmayn dontaan 😀😀😀😜

  • @mohamedhassanmohamuud7326

    Runtii Qiso Qalbiga Taabanaysa waaye

  • @Sh-kj3qf
    @Sh-kj3qf Před 3 lety +2

    Taaz dadka xnun zoo arkaY uunpa dareEmi kara zorry prO ilaHy qalpiga haku adkeYo nazpzi paa danpeye iz adkaye wll mCn😪😪😭

  • @Qalbi3330
    @Qalbi3330 Před 3 lety +1

    Heestan halkee ka heela waa hees aad uu mcne

    • @nimcoaxmad6498
      @nimcoaxmad6498 Před 3 lety

      Waxaa qaaday najiib yusuf waa wiil reer jigjiga ah

  • @xaawoabdisalah8910
    @xaawoabdisalah8910 Před 3 lety

    masha alaah horay usoco

  • @ruwaydaqalbi222
    @ruwaydaqalbi222 Před 3 lety +6

    Qisadani WlHi waa qiso qalbiga iga taabatay igana ilmaysiisay 😭noloshydana samayn ku yelaty durba😭qisadn jaceyl WAxaa dareemi karra qof jeceylka dhabtaa wax ka yaqaana oo qiimihiisa garanya 😭😭😭😭qissadan dhamaan cidda ay gaadho usoo duceeya wiilkan soomaaliyed ee dhibaataysan😭waxaanan fariin udirayaa dhamaan dhalinyarada soomaaliyed meelwalba oy joogan ,inay ilaaliyaan qalbiyada ragga iyo dumarkaba 😴inkastoy waxwalba qoraal yihiin hadana ka taxadira ,beenta ay qaar kiin u sheegayaan qalbi jecel hadana dhawacayan 😭😭😭😭😭😭😭😭 wiil Kan usoo duceeya😭😭😭😭😭🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808

    Ax ax ax 😨😨😨😨

  • @nimcosaciid5380
    @nimcosaciid5380 Před 3 lety +1

    Pleaze heesta magaceeda ishega iyo fananka magacisa

  • @asraasraabdi2333
    @asraasraabdi2333 Před 3 lety

    Yaarabi 😰😰😰😰😰🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼hanuunbadanaa yaarabi qalbe adagaa😭😭😭😭😭😭😭😭jacel💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 Před 2 lety

    😭😭💔💔💔💔😭

  • @aamiinuk9700
    @aamiinuk9700 Před 3 lety

    Alle ha caafiyo 😭😭😭😭😭😭😭

  • @khadarhello9071
    @khadarhello9071 Před 3 lety +4

    Waxan hya qiso runti dayax hadii aan ka shekayn laha uu ooyi laha lkn ma jecli inan dadka public la wadago

    • @fathaalim7750
      @fathaalim7750 Před 3 lety +1

      Walal nosoo gudbi please

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 Před 3 lety

      Qifkasta qisadiisa ha gudbiyo waad ku nafisaysaa dadka aad ka xishonysa waxba kama galin adigu isnafis caloosha ka siida waxa ku dhibayaa

  • @hamdiyar4204
    @hamdiyar4204 Před 3 lety +1

    Alaa qisoyin waa jiran lkn way kala xanun badantahay

  • @adeecaabdi6441
    @adeecaabdi6441 Před 3 lety

    Ax Ax 😭😭😢😔😓

  • @maxamedbishar235
    @maxamedbishar235 Před 3 lety

    Masha.allah horay usoco hee ♥

  • @najaxosman747
    @najaxosman747 Před 3 lety +1

    Ka gaaBso maarkaN iraaH GoaaN kama QadaN Karo😞🥺😭OmG

  • @libaxatogdher996
    @libaxatogdher996 Před 2 lety

    GABDHAHA HADA JIRA HANTI HADII AADAN U HEYSAN KALAMA HAYAN XARIGA EE OGOW

  • @AsAs-qj6tj
    @AsAs-qj6tj Před 3 lety

    Ax ax 😭 Alle ha cfiyo

  • @mohamettapdy6262
    @mohamettapdy6262 Před 3 lety +1

    HAL MAR HEESTO DHAMAS AH SO GALI ZHP WAA LAGA SARAY MARKII HORE EE ZO GALI ZHP

  • @duriyyobarqadle
    @duriyyobarqadle Před 3 lety +1

    Miskiin 🥺😢😢😒

  • @marishmohamet9122
    @marishmohamet9122 Před 3 lety +2

    Jcyl waa caadb aduun qf uun lgu tuso.😭😭💔💔😭 Hdna ninkii ma caafimdey mise

  • @rahmabashiir6964
    @rahmabashiir6964 Před 3 lety +3

    Qofkii ugu horeeyay🥵🥵🥵🥵

  • @maxameddoodi4905
    @maxameddoodi4905 Před 3 lety

    Waan dareemi karaa. Sababto ah waan isoo joogay qof jcly ku dhcy hadaan soo ban dhigo inay dad badi ka aamini bxi lhyn erayga jcl la dhaho waligoona door bidi lahaayin inay kali noqdaan

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      Maxamed Doodi
      waar jacayl ma ahee ninka waa la dhacay oo reerkiisii ayaa laga qaaday!

  • @h.k.d7504
    @h.k.d7504 Před 3 lety

    Qisoyinkaa maad uxil sarantahay abowe tan Ani iqabsataa 😄😄😄😄😄

  • @WaaheenMedia
    @WaaheenMedia Před 3 lety +3

    Waar sxb waan faafiyey kow dheh Abdirahman Elmi Hirsi way is xiiso galisay, horena uma maqal sheekadan sida hada aan ogaaday waxay dhacday 8 sano ka hor iyo Kililka 5aad ee Itoobiya

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 Před 2 lety

    Walhy intaa qiso dawanay waa tii ugu xanuun badaaned jacyl lama helo laakin lacag wad sameysan kartaa lkn waa jacylka iyo xanuunkiis wlhy waa dareen xanuun leh hadn wax dareem qofka uu ku dhaco

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 Před 3 lety +3

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman igaarsiya

  • @salmacabdinaasir9169
    @salmacabdinaasir9169 Před 3 lety +2

    Lacagtu waa lama huraan😘🥰Annaga Quruxdayadu waa lacag Hadaan Dumar Nahay. Jaceyl nin somali Ah waxba ma sheegayo barri markuu lacag Helo Adoo dhib u soo marey Naag kula guursanayaa oo Wax kasta Hilmaamayaa Oo Gabdh Qeyrkaaya ku Aroosayaa Lacag Aanu Adiga kugu Aroosin iyo Farxad Aanad Adigu ka Helin😏 Intaad Yertiin Eed Qurux badantiin mid Lacag iyo Jaceyl wada Hayya Nolosha ku Aamina Hadhow Haduu kaa Tago Xanuun mlhn Waayo Adba Waayo baa lagu koolkoolinaayay 😁 Ragga Soomaaliyeedoow Shaqeysta intaad Fadhi ku dirir iyo Siyaasad intaad ka sheekeyneysaan. Lacag sameeya Ninkii lacag leh baa Dumar Hantiyee. Riyadaad ku jirtaan ka baxa oo Tabca Hadii kale intaa laguu sheekeeyo baa lagaaga baxayaaa ileeen love madhan wax ma tareee💔😥

    • @AbdiqaniAbdisalan
      @AbdiqaniAbdisalan Před rokem

      😀Waad Qaldantahay Hadaad sidaa Aaminsantahay Irsaaqada Alaa bixiya

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo Před 3 lety +4

    Barnaamijkaas ayaan rabaa inaan ka qayb galo jaceylna iguma dhicine seen yeelaa?😂🤣💯

  • @hamdiyar4204
    @hamdiyar4204 Před 3 lety

    Walakala xanun badanyahay leee