Gabadhii Uu Jeclaa Ayuu Aroskeda Tagay Isaga Oo Aan Garanayn Qisadi Iigu Naxdinta Badnayd

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Komentáře • 1K

  • @shaymasharaf1535
    @shaymasharaf1535 Před 4 lety +67

    Waligay qofaan isjecelnay maan waydiisan lacag waayo waa danbi inaad qof xaqiisa cunto waliba aanad dan ka lahayn 😭😥

  • @diihaalchannel3402
    @diihaalchannel3402 Před 4 lety +31

    Macalinkaygi 2012 iyo saami collage illahay haa ku xifdiyo macalin c/raxmaan cilmi xirsi

  • @munamire9656
    @munamire9656 Před 4 lety +134

    Bisinka gabadhu xaasid sanaydaa hadayba xumaysay waayo ay ugu wacday arooskeeda doqon bay ahayd dhaliyaro iska illaliya nabsiga i am sorry

    • @ilwaadcali9545
      @ilwaadcali9545 Před 4 lety

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ax ax ax ax ax ax ax ax

    • @fihiimadeeq9478
      @fihiimadeeq9478 Před 4 lety

      Wlhi waa runta

    • @scherzer6428
      @scherzer6428 Před 4 lety

      Mini adan ma ahayn danaysaty aheyd wll alle midsharafle alle hakusiyo

    • @suweydaqurux869
      @suweydaqurux869 Před 3 lety

      Xasidad bey ahed lkn ida ohiin ku danbeyn

  • @my_queen_muna_qaali716
    @my_queen_muna_qaali716 Před 4 lety +21

    😭😭Wlhi waa qiso aad u xanuun badan murugadeedana wadata alle badal khyr qaba haku siiyo hno laga yabaa inaanay khyrba kuu ahayne guul ban ku rajaynayaa🙏🙏🙏🙏

  • @ugbaadshuuriyaciise4294
    @ugbaadshuuriyaciise4294 Před 4 lety +42

    Waligayba shilin kamaan qaadin wiil aaan sheekaysano runtiih ilahay naguma sugo subxanallah

  • @mariyanagiib3590
    @mariyanagiib3590 Před 4 lety +20

    maxamed qisada wa qiso aad u xanuun badan gunimadu ma fiicne gobanimo ku noolw waal nabsi baxbad heli haw bixin 😭😭😭😭😭😭

  • @toozanejr8024
    @toozanejr8024 Před 4 lety +183

    Clraxamaan qiiro magca cusub asxabta waligay 100 lake magaadhin

    • @diiniali2684
      @diiniali2684 Před 4 lety

      Mashalah dar daaaranka aad baan u qadanaay beenta iyo qiyaanaada hala joojiya dumaroow

    • @ubaxsalax9623
      @ubaxsalax9623 Před 4 lety

      Wlky cabdiraxmaan qiso baan kula wadaagi lahaa oo ani igu dhacdiy

  • @nimosweet9324
    @nimosweet9324 Před 4 lety +47

    😭😭😭Ax ax ax waa qiso Xanuun badan😙 illahay badal khayr qaba hasiiyo wiikaas 🤐

    • @Zulthan_Yarre
      @Zulthan_Yarre Před 4 lety

      Qiso Xanuunkeeda Wadata weeye Alle Qalbiga ha uga Reebo 😥😥😥😥🤲

    • @bebomahdi38
      @bebomahdi38 Před 4 lety

      Ax ax walhi wa xanuun badan 😥😥😥💔

    • @sakhiyahennadesigns4108
      @sakhiyahennadesigns4108 Před 4 lety

      @@Zulthan_Yarre 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @naimajanno6068
      @naimajanno6068 Před 4 lety

      Aaaaaamin

  • @xamdaturkish3177
    @xamdaturkish3177 Před 4 lety +22

    Inallhi wa inaaileyhi rajicuun illah hakuu boog dhayo wlla mid intaba ku ilowsisa allh haku siiyo axaxaxaxax waa arin naxditeda leh

    • @mabsuuddiamond5331
      @mabsuuddiamond5331 Před 4 lety

      Qiso jacayl aniga ima so marin hadanaa ma amino qisoyinkana wan iska dhagaystaa sasbaabn ka qaday jacaylkabaa

  • @sesarabdi3699
    @sesarabdi3699 Před 4 lety +18

    la'ilaha ilallah caakuuye jcylku xaanun badana wll badal khyr qaaba insh allah illahay haku siiiyo 😓😓😭😭

  • @shamsaomar9076
    @shamsaomar9076 Před 4 lety +24

    سبحان الله
    Runtii waa qiso xanuun bdn weligy qiso noocan ah ma arkin.......👈

  • @cafaafapdale9016
    @cafaafapdale9016 Před 4 lety +22

    Wlhi qisa ka xanuun badan ma arag taas bini aadamba maaheyn yaa rabi bini aadan saan u caqli xuna ma jiraa 🙄🤔taas aduun iyo aakhiraba warba u yaal iska cafi wll cafiska wax kawanaagsan ma jiraan😭🤔

  • @sahrahasan9901
    @sahrahasan9901 Před 4 lety +24

    Subxanalaah gabadhu xumeydaa yaa.... Allow gabadh wanagsan kulakulmi yarabiiii amiiin

    • @halimamohamed7213
      @halimamohamed7213 Před 4 lety +2

      Waxaa hubaal ah gabadhaas nabsiga wiilkaan maskiinka ah inuukasoo bixidoono waxaan waa aduunyo taas waa xaasid naxariis lahayn lkn waxaan layaabanahay wiilka baarjilacsanaa mataasaan lahadlilahaay , walaal hakaniyad jebin gabdha iskumid maahan walaal macaan guul baankuurajeynayaa niyada iskadhiso waaguuleysanee insha Allaah horey usoco guusha waa hortaada walaal macaan

  • @wardaxasliyaxilojano7506
    @wardaxasliyaxilojano7506 Před 4 lety +20

    Ax ax ax wlhy taazi axmaqad ayey ahayd bila adantinimada waxpa may aqoon wllkay qof xunpaa ku helazhay

  • @hodannour2008
    @hodannour2008 Před 4 lety +16

    Waa qisadii abid igu murugada badnayd😭😭

  • @TheOnePercentt_
    @TheOnePercentt_ Před 4 lety +47

    Baaye iyo boowe hankina iyo hamigiina illahy hayni fudaydiyo e subscribe igu qabta

    • @alwahamart7384
      @alwahamart7384 Před 4 lety

      Salaamaad min kuli aafaad illahay xisaabtiisa aya u dambaysa naagtaasi xaasidsana subxaanallaaah

  • @dheemandhalad442
    @dheemandhalad442 Před 4 lety +38

    😭😭😭😭😭Yaa allah ilahayow qalbiga uga reeb bal sawiro 38 kilo qof noqoday aduunka farxad ku arki mayso qumayadaa😡😡😡

  • @hipagahmet5611
    @hipagahmet5611 Před 4 lety +15

    Ilahy qalbiga haku qabjiyoh abwe mcn walhi bilahi wan ilmeye runti waa naag u damiir lah khaymdu waa waaa xaran 😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏

  • @rayaanaragsan5339
    @rayaanaragsan5339 Před 4 lety +4

    wlhi aniga hda i hyaa waana mrkii iigu horeysey wiilkana waanu wda soconaa alle ha ii xifdiyo more duco❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @XOGSIDEMEDIA1
    @XOGSIDEMEDIA1 Před 4 lety +18

    Doqonbay ahayd naagtaasi nabsigu wuu helayaa wakhti ay ahaataba

  • @nuurahassan8316
    @nuurahassan8316 Před 4 lety +22

    This is emotionally story I can’t believe someone you give your heart, trusted and everything can damage you heart that’s something unacceptable. Believe that whatever she did on previous today she will regret. My advice is no revenge move on as you said that you already forgave her but never look on back again...

    • @faadumobashiir3222
      @faadumobashiir3222 Před 3 lety +1

      😭😭😭😭😭

    • @Najma-Mohamed
      @Najma-Mohamed Před 2 lety

      Wllhi I can’t understand how someone can be so evil Subhana’Allah… But Karma is real!

  • @maandaarchannel544
    @maandaarchannel544 Před 4 lety +17

    Run ahaanti ani ahaan wey itaabatay qisadaada xanuunkabadan maxamed cusmaan

  • @arafadtubeec164
    @arafadtubeec164 Před 4 lety +13

    Walhi waa qisadiii igu naxdinta badanayd een aan maq lo. Allaha ku sharfo.allaha mid khayer qabta kusiiyo zhp

  • @kifaxalii4574
    @kifaxalii4574 Před 4 lety +16

    Kaah😭😭Qiiso xanuun badan 😤😤😥 dhiilada qalbi adkaa😭🙏✅

  • @happybintuaden1839
    @happybintuaden1839 Před 4 lety +12

    ax ax waa murugo inteeda leeg qisada wiilkaa kudhacdey😭 😭

  • @sheekha.
    @sheekha. Před 4 lety +9

    Waligaa hanoqon ruux loosabro
    Ee noqo ruuxa sabra
    Waad heli ruux kaa meeydha intaaba
    Waliba daacad nimadaada ayaad ku heleeeysaa wlle. 💔💔💔💔😭😭😭

  • @xaliimoxurmo7277
    @xaliimoxurmo7277 Před 4 lety +19

    Sorrey wl wlhi wa qiso xanun bdn ilahy badal kheyr qaba haku siiyo wadna helaysa nasibkaga ayada nabsigas kama maqna iska cafi wlo iyadana 😥

  • @ugbaadshuuriyaciise4294
    @ugbaadshuuriyaciise4294 Před 4 lety +13

    Runtiih Hadaaan xumeeyay umaaan waceen aroooskayga si dagan ayaan ugu sheegi laha

  • @aishanoor4884
    @aishanoor4884 Před 4 lety +9

    Masha Allah qof qalbi wanagsn
    Aa tahy illhy mid kheir qabto
    Oo wanagsn dinac walbo
    Illhy kuweydina
    Wllky

  • @ifkaali3796
    @ifkaali3796 Před 4 lety +10

    Subxaana laah qalbi adkaydee oo xumanta ay niinka uu qabtay waynaydee. Niin aanay rabin maxay ku falaysa lacagtiisa subxaana laah

  • @saarayousuff8172
    @saarayousuff8172 Před 4 lety +43

    Qiso xanun badan weeye.
    Jacayl xanun leh wuu iso maray alxm hada wan bogsaday😭😭😭😭😭😭

    • @juliemalik1940
      @juliemalik1940 Před 4 lety

      Kula mid ban ahay wllo alx

    • @omarw5124
      @omarw5124 Před 4 lety

      😄😄war bahalku dadkii wuu laayay..

    • @khaledkenan9592
      @khaledkenan9592 Před 4 lety

      😭😭 alhamdullillah wll Allah mid kafcn hakusiyo

    • @khaledkenan9592
      @khaledkenan9592 Před 4 lety

      @@juliemalik1940😭 wllo qaali Allah hakufarax galiyo wlhi geyanka somalidu qimaha jacelka mayaqanan

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 Před 4 lety +5

    Subxana allah Iillahy Qalbiga haku adkeeyo wall lkn nabsigi wu imanaa Iillahy ku daa wall😭😭😭😭😭😭😭

  • @hyatuugurl3954
    @hyatuugurl3954 Před 4 lety +12

    Alla cadawsanaa bisinkee 😭
    Hooy dadaw nabsigu meel ma jiree iska ilaaliya

  • @nurtomohamed795
    @nurtomohamed795 Před 4 lety +1

    Subxanalah ilaahay badel qer qaba haku siiyo

  • @seynabibraahim2214
    @seynabibraahim2214 Před 4 lety +8

    Marka hore wa qiso murugo leh lkn qofka ku qiyaaamay asaga ayey ka jarantahay asaga ayey dhibeysaa lkn marka ay arinta cml kula kulunta wa inaad laba rakaco oo suna ah ad tukataa kadibna Allah ayaa qalbiga ku qaboojinaayo
    Qof daacad ah way jirta gabdhaha oo dhan ma wado xumo Allah qof wanaagsan haku siiyo wlhi wax wanaagsan ma ahan in qof qalbigiisa la dhaawaco

  • @ayanabdullahi3932
    @ayanabdullahi3932 Před 4 lety +18

    Jaceylku ha waaro alleh nabsina hanaga hayo aaamin🙏🙏🙏🙏

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 Před 4 lety

      Subscriber nagu dhiiri gali sharaf bay noo thy soo bookhashadadu

    • @mohaismail6806
      @mohaismail6806 Před 4 lety

      Jcylkan aad shegayso cun o weliba ku maydho mel haku geeyo yartay adiga dan unaci

  • @ugbaadmaax2989
    @ugbaadmaax2989 Před 4 lety +14

    Subxanalaah Qof Muslim ah may ahayn taasi wlhi 😭😭😭😭😭
    Qalbi adkaa qof may ahayn inalilaahi wa INA ilayhi rajicuun 😭😭😭😭😭😭😭

  • @iskufilaninabashir6401
    @iskufilaninabashir6401 Před 4 lety +22

    Ax jecel wlhi waa wax xun aduunka jecel baan unibcanay qofkii soomaray baagaranaya wlhi sorry wllky

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash2332 Před 4 lety +3

    Noosoo badiya qisooyinka aan kaydsanyn sidan cml thanks

  • @yasinhassan2677
    @yasinhassan2677 Před 4 lety +18

    "alla caloool xumo waynaa"
    nabsi waa ma baaqdee
    adoo baahan la arkee
    inaan kuu badheedhee
    adigoo bukoodoo
    bogsadaana hawl yarayn
    bir ku goysayeey
    aheey! aheey barasheediinii

  • @nimcoofficial5534
    @nimcoofficial5534 Před 4 lety +5

    Waa qiiso aad uu xanuun badan wlhi qalbigygan tabatay

  • @hamzayouareawesome253
    @hamzayouareawesome253 Před 4 lety +1

    Walaal ha ujoonina kadaydayo gayaankaa ha uguurla aan qof aan arxan lahayin walaal mid ku ilowsiisa allahaay hakusiiyo

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 Před 4 lety +4

    Woo mahamed inchaallah you get another one inchallah

  • @raxmayusuf5475
    @raxmayusuf5475 Před 4 lety +11

    Ax ax wiil wllk isaku qiso iso dhawo baan nahaya oo nago wad dhacaay illhya qalbiga ha ku qabojiyo wll sorri wa murugo qof so maraay baan garaan kar samir oo raabi isak bari illahya bAa mida ka wangsn k u sinaaya

  • @dagansharaf9644
    @dagansharaf9644 Před 4 lety +19

    Wllhii waa murugo io qiyano weyn way heli nabsiga

  • @nadifanuur7925
    @nadifanuur7925 Před 4 lety

    Subxana llha xasisana gabadha nartaaa allh ku fogeyo

  • @abdirahamanhassan6499

    Hordaa weligaaa angu qofaan hooydaa aheeen ma jacylaaan illahaaan ima jaclisyo we love you hooyo

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 Před 4 lety +9

    😭😭😭😭 Subxanallah qoftu miyaanay ilaahay ka baqayn oo qabri sugayn

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 Před 4 lety +7

    Walaahi waa arin laga murugoodo
    Lkn c/raxman adiga wll weligaa cid majeclaatay

    • @ayaanbare2753
      @ayaanbare2753 Před 4 lety

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @miskikadiye6246
    @miskikadiye6246 Před 4 lety +1

    Mansha allaah cabdi raxmaan walla cimrigaa hajiro

  • @essovadanyofficial4554
    @essovadanyofficial4554 Před 4 lety +2

    👏👏👏 Waxaas ba Qiso la yidhaa woooooow

  • @farhiobigix8311
    @farhiobigix8311 Před 4 lety +20

    Subxanallah khiyanadu ma ficana walahy dadka sas sameyo ilahay xaqa ha fahamsiyo sorry sorry wllky 😭😭😭😭😭😭😭

  • @FadumoJiinje
    @FadumoJiinje Před 4 lety +5

    Naagtaas illahay haka abaalmariyo 😭😭

  • @salmamohamed-fz3yf
    @salmamohamed-fz3yf Před 4 lety +1

    Badal khyr qaba alle hakugu Bedelo wllo

  • @fardawsahussein5065
    @fardawsahussein5065 Před 4 lety +4

    war walaalaw hada un ka fagaw waxna ha caawinin waxan kuugu ducaynayaa ilaahay ha ku siiyo gabdh wax kasta oo wanaag ah ku dhanyahay rabi haku siiyo walal ha is dhihin habluhu waa wada noocaa udoono wadankaagii soomaaliya gabdh

  • @nuurtomohamed1692
    @nuurtomohamed1692 Před 4 lety +7

    😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲 ilaahayoow bedel Kheeyr qaba sii rabbiyoow

    • @nuuraali8315
      @nuuraali8315 Před 4 lety

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭zory zory proh 😭😭

  • @fadumoalnaser1721
    @fadumoalnaser1721 Před 4 lety +21

    Oh sorry wlahy waan oyay qof ijecel maan arag lkn haduu alle itusaba inaan dhwro baa igu baalana wuxuu doonaba hanoqde

  • @fadumonuuraani8736
    @fadumonuuraani8736 Před 4 lety

    Salamu calakum jacalaka waay nolasha dadakaa jacalaka ayanay ciiyaraa laa moodin laacaga yanaana laaaga dhiigin Salamu ❤❤❤💥💥💥

  • @ibtisaamaragsan5048
    @ibtisaamaragsan5048 Před 4 lety +6

    Subaxanllah waa xanuun walhi ax 😭😢

  • @fatifarah5699
    @fatifarah5699 Před 4 lety +7

    subaxallah walahey waan ilbiyey 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ladanbarre1311
    @ladanbarre1311 Před 4 lety

    Ax ax ax ax walhi waaa qiso murugo badan alle hakajasasiiyo maaanta waxaaa ku badbaadiyey alle iyo daacadnimada aad usamaysay iyo sadaqa ax ax walhi samir wallo alle wuuu kusiinayaaye badalkeeda

  • @masturmohamed8779
    @masturmohamed8779 Před 4 lety

    Ax ax ax ax wa qiso xanun badan allhe niyad hakaga rebo wll qli

  • @haxmed2876
    @haxmed2876 Před 4 lety +6

    Waa wiil caqli badan mashaAllah.

  • @qalbiuroon1334
    @qalbiuroon1334 Před 4 lety +9

    Qofka daacata ah qof wanaagsan ma helo doqon aan calaf laheen ayeey aheed,Iyada ayaana dhibqabto oo waligeey qoomameen qumayada😡😡

  • @mukhtarsaeedabdi9626
    @mukhtarsaeedabdi9626 Před 4 lety +1

    Waa qiso xanuun badan
    Wllalkay noloshu kuma xumayso
    Ilaaheyna meel wanaagsan haku mariyo
    Abdiraxman wad ku mahadsantahay fariintan saad noola wadaagtay.

  • @masnaaxmed426
    @masnaaxmed426 Před rokem

    Alla qalbigaaay😭😭😭si baan noqday intaan daawanyey Alle wll badal khyr qaba haku siiyo ayn ku leeyahy habluhuna isku wda mid maahe noloshaada hore u wado iskana cafi walaasha una duce adna farxad ku noolow idan Alle

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 Před 4 lety +13

    😥😂😫😪Wllo hore u soco ilaahey mid qeer qabta waa kuugu duceeyay inshaallaa 😍🤩❤️💚🖕

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 Před 3 lety

      Sticker aadan micnihiisa aqoon ha isticmaalin

    • @anisaduela9784
      @anisaduela9784 Před 3 lety

      @@abdalaali6591 heee

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 Před 3 lety

      @@anisaduela9784 waxad isku dartay oohin qosol hadana waxaad kusii dartay 🖕oo micnahedu tahay fuck .
      Hadana waad uqiironaysay qofka sidee wax uwaday

    • @anisaduela9784
      @anisaduela9784 Před 3 lety

      @@abdalaali6591 waryaa waxaad ka hadleyso ma fahmin

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 Před 3 lety

      @@anisaduela9784 raali noqo xbti 😁

  • @nimao_ayaan
    @nimao_ayaan Před 4 lety +6

    Wllhi waa igu panaantahay nin rageed😣😣😣🤗

  • @mariyaquen4978
    @mariyaquen4978 Před 4 lety

    Alla wllo maxad waxaso lacga usisay ano daremaya inu jcyl Ku qas bayo gabdha somaliyed aminad maleh wlhy ax ax wilasha somaliyed in San logalo ma mudna 😭😭😭😭😭

  • @cismaankaarshe2923
    @cismaankaarshe2923 Před 2 lety

    Alle khayr hasiiyo waa qof qalbi wacan walahi 😭😭😭adbay uxuntay inaad dhawac do qalbi dacad kuah

  • @hony1435
    @hony1435 Před 4 lety +6

    Walahay walalo Wa qiso xauun badan illahay qalbiga haku adkeeyo

  • @fardusyusuf7207
    @fardusyusuf7207 Před 4 lety +4

    Ax ax waa qiso xun isha allah mid ku dejisad heli

  • @hodanabdi3430
    @hodanabdi3430 Před 4 lety

    Alla nagtu xumaa wall rabi hakusiiyo marwo wanagsan odacada oraliya

  • @edabsaninajama1571
    @edabsaninajama1571 Před 4 lety

    Wax walbo waa waa qoral iyo qadar Rabbi noloshada horay u dhis walal wana ka xumahay runtii

  • @nadiaabdalla7337
    @nadiaabdalla7337 Před 4 lety +4

    Qiso Xanuun Badan Weeye Wlhi😭Mohamed Osman Wll Adigana Khayr Badan Ku Rajaynayaa
    Ilaahay Gabadh Wngsan Oo Xumanta Gabadhasi kugu samaysay ku ilowsiisa Ha ku siiyo
    Insha Allah Bi Idmi Laaah❤😭

  • @cafaafapdale9016
    @cafaafapdale9016 Před 4 lety +12

    Wlhi kalsoonida badani wey ku dishaa sideed ugu aaminty lacagtaa dhan qumayada 🙄

  • @reo9475
    @reo9475 Před 4 lety +1

    USA ayaan joogaa Maanta oodhan waxaan daawanayay video yadada
    Aad ayaan kuga helay
    Sheekooyinkan oo kale soo badi
    Thank you♥️

  • @fathimoha433
    @fathimoha433 Před 4 lety +1

    Subxaana laah qoftu cadowsanaa

  • @ifrahomar7854
    @ifrahomar7854 Před 4 lety +3

    Alxmdulila ciidna madhibin ilhayow.dacad nagu dil.oonagu nole

  • @Ayoub_Qarxis
    @Ayoub_Qarxis Před 4 lety +20

    Mnsha allah nin qalbi wanagsn oo iiman leh ba Tahay sxb cabdirixman ❤

  • @marwokafiya2443
    @marwokafiya2443 Před 4 lety

    Wlhi waaa qisadi igu naxadinta badanad

  • @ayaanmaxamuud4646
    @ayaanmaxamuud4646 Před 4 lety

    Ala niku waa nin qalbi wanagsan alle mid khayr qabta hakusiiyo ku ilowsii

  • @asacadaani7814
    @asacadaani7814 Před 4 lety +31

    *Nin rageedkasta gabadh xunba dhirbaaxda Sorry walaal😰😰😰*

  • @idrisarab3783
    @idrisarab3783 Před 4 lety +8

    So painful 😣

  • @luulabdi5013
    @luulabdi5013 Před 4 lety

    Allaahu akbar wallhi wllo qiso yaabadan ayaad igu wareerisee Bal gumarkana raadi wllo qaaali oohintii ayaad nagu dishee

  • @samiraduran5043
    @samiraduran5043 Před 4 lety +1

    Masha Allah waa wiil qalbi wanaagsan Allaha ku xafido

  • @mumtazmahamed2237
    @mumtazmahamed2237 Před 4 lety +3

    ax way

  • @aa0miin467
    @aa0miin467 Před 4 lety +16

    Nafsiga haad ba sida😭

  • @neecawmedia3887
    @neecawmedia3887 Před 4 lety

    Zxb dayax films waan idin taageera

  • @deeqoisman4373
    @deeqoisman4373 Před 4 lety +1

    Al hees ta ba raba magceda isheeeg xaax mid ka daran qisa aney igu dhacadey

  • @muniiradacar1485
    @muniiradacar1485 Před 4 lety +13

    Xaasidsana naagta yaahu lkni ragu xaasid waaye anigaba ma aminaayo nin rag tan iso martay bn ogahy

  • @rahiimahaji8969
    @rahiimahaji8969 Před 4 lety +7

    😭😭😭😭😭😭😭😭OMG

  • @aminasheegow8429
    @aminasheegow8429 Před 4 lety +1

    Ilahay unaxaristo

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 Před 3 lety

    Arintaan anigaa ka badbaadey laakiin hooyadeey marna saaxiib aan la tashto ah ayaa iga badbaadisay waxayna i tiri gabadhaan qayaano ayey wadataa lacag waxba maahee qalbiga yey kaa dhaawicin, waxay ku dhaqmeysana dhaqan iyo xishood maaha gabarna waan soo ahaan jirey gabar aan loo geed fariisan oo lacag uun ka hadleyso ma ila qumana. Lacagtey iweydiisateyna waxay ahayd 10,000 oo dollar. Hooyo allah xifdiyo wey ii nooshahay. Ilaahay ka sokoow ayadaa I bad baadisay. Uga dambeyn waxay soo baxdey qayaanadeeda markaan iri aan kuu geed fariisto wax kastana waan kaa bixinaa. Qalbigeygana waan ka gooyey qof I qayaanaya ma jeclaan karo

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 Před 4 lety +9

    Asc cabdiraxman hore soco waan kutagesah marnajik waa wacay gaali 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @safiyaahmed6293
    @safiyaahmed6293 Před 4 lety +5

    Lacagtay ka dhamaysay waxaaba iiga daran arooskeeda ay ku casuuntay naftiisa ay halista galisay
    Aqlixumada ku jirta waa waxay intaas oo dhan qof aysan rabin xoolihiisa u cunaysay. Aduunkaan qofba qalbigaaga lama wada siiyo .

  • @zahriitajenicad476
    @zahriitajenicad476 Před 4 lety

    Ax ax qiso aad u xanun bdn nagtu inkaar qabsanaaa nasib baa ka jari donaa adna badel qayr qaba

  • @abdirahmanmosman
    @abdirahmanmosman Před 4 lety

    alle ha ku samir siiyo wll

  • @qaliladanqaliladan5941
    @qaliladanqaliladan5941 Před 4 lety +8

    Jcyl wx la yidhahda ma jiiro ila la isguursado ninkaga jeclow naagtada jeclow bas

  • @rahmasiciid9995
    @rahmasiciid9995 Před 4 lety +3

    Allah qalbiga Ilahy badal khayr qaba ha ku siiyo wllo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭