WAAN LA ILMEEYEY QISADIISA AADKA U XANUUNKA BADNEED😭💔❤️‍🩹❤️‍🩹💔

Sdílet
Vložit

Komentáře • 1,6K

  • @user-wb5ud3yg8z
    @user-wb5ud3yg8z Před 10 měsíci +99

    An is xasusino saliga nabiga scw 😢

  • @ubaxsalad4891
    @ubaxsalad4891 Před 10 měsíci +37

    Allaah ha unaxariisto sagal adigan qalbiga ha kuu qaboo jiyo ibraahim qisadaadoo kale way isoo martay waana lanoolahay xasuustaa ilaa maanta waana 20 sano ka hor samir oo qado qadarka allaah waad mahadsantihiin walalayaal

  • @haniindhoz7770
    @haniindhoz7770 Před 10 měsíci +17

    Qiso ka xanuun badan Ma dhagaysan ilaa hada ilmada waa ceshan waayey 😭😭😭. Sagal alle ha unxaristo ibraahim isna samir haka siiyo

    • @NajaxAxmed-ge8zl
      @NajaxAxmed-ge8zl Před 8 dny

      Qiso ka xanuun banana dhagaysan ilaa hada ilmada waa ceshan 😂😂😂😂sagal allha ha unaxariisto ibraahin wll. Allah samir kasiyo

  • @naimaabdisalan6341
    @naimaabdisalan6341 Před 10 měsíci +7

    Runtii waa qiso aad uxanuun badan 😢😢😢😢oo murugteeda le balse wllo ilaahay badel kheyr qaba ha kusiiyo

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 Před 10 měsíci +90

    Sabar iyo iimaan ilaahay haku siiyo walal gabar kale oo sagal oo kale uwanaagsan ilaahay hakula kulmiyo walaal amiin 🤲❤😭

  • @hodanmaxamed9303
    @hodanmaxamed9303 Před 10 měsíci +21

    Fiicnan lahyda inay dunida korkeda joogto sagal Maadama aan geeri sax ah lagu ogayn😢alle how naxariisto wl adna qalbiga hakuu qabojiyo🤲😭

  • @ugasmoalimahmedodey38
    @ugasmoalimahmedodey38 Před 9 měsíci +19

    Sabar iyo iiman ilaahay Haku siiyo walal gabar kale oo Sagal oo kale uwanaagsan ilahay hakula kulmiyo walaal amiin yaa rabi 🤲❤😂

  • @yaasmiinmohamed8275
    @yaasmiinmohamed8275 Před 10 měsíci +4

    ilaahay ha unaxariisto sagal janatul fardawsa haku abaal mariyo iyada iyo asxaabteedi aamin yaa rabi😢

  • @user-wu8lh6ze1s
    @user-wu8lh6ze1s Před 10 měsíci +144

    Qof kasta oo iigusoo duceeya sagal in allah janada ka waraabiyo ee ila dareemay murugada allah haydinka abaal mariyo wllayal 😢❤

    • @farhaantahlil1933
      @farhaantahlil1933 Před 10 měsíci +2

      Alle ha unxristo pro runti wa qiso xNun bdn😢

    • @hanaahassanali6575
      @hanaahassanali6575 Před 10 měsíci

      Janadiii haka warabiyo ❤😢

    • @nuuraaadan
      @nuuraaadan Před 10 měsíci

      wllo ilaahy isagaa weyne janoyinkisa ta ugu saraysa e fardawsa haku casuumo ad ayan uga xumahy se waa wax Alle qoray😭

    • @freefiregarena7611
      @freefiregarena7611 Před 10 měsíci +1

      Sxb samir iyo iimaan Allaha kaa siiyo
      You made me cry really 😰😰😰😰

    • @fatimaabdiahmed5806
      @fatimaabdiahmed5806 Před 10 měsíci

      Ilhay ha unaxaristo sagal wll kalimteedi gabar kubuxisana ha kusiiyo nolosha kuma ciisho

  • @nasraabdi7173
    @nasraabdi7173 Před 10 měsíci +19

    Ilaahay janadii fardosa haa ka warabiyo Amin Amin sagal ya rabii wllo anikaa ku boxiin boskey gabdha wlli qly hadii ana aaraktid commenteka keyka wlky iso qabo ❤❤

  • @qadancumar6071
    @qadancumar6071 Před 10 měsíci +4

    Allha ha u naxariisto qabrigana nuuro janatu fardowsa ha ku casuumo kuwii janada ku kulmana ha kadhigo amiin amiin ya rabbi 🙏

  • @hamdiqueen9064
    @hamdiqueen9064 Před 10 měsíci +14

    رحمها الله رحمة واسعة ورزقها الله جنة الفردوس الاعلي اختي سجل😭😭😭🙌🙌🙌🙌

  • @katihassan3038
    @katihassan3038 Před 10 měsíci +62

    Ilaahay janadii fardosa haa kaa waraabiyo. Amin Amin y'a rabi.
    Adikana Ilaahay qalbika haa ku qabojiyo walal 😢

  • @fadumomaxamud738
    @fadumomaxamud738 Před 10 měsíci +10

    Walaal illaahay janatul firdaawsa hakawaraabiyo adigan qalbiga hakuu qaboojiyo waa qiso murugteedaleh balse wax walboo kusoomaraa waa imtixaamka nafta illaahay hablaha soomaaliyeed hakaasiiyo mid qalbigaaga dabka kadamisa oo kusamirsiisa 4 xaasna udhiganta insha allaah

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 Před 10 měsíci +2

    Sabar iyo iimaan rabi haku siiyo bro sagalna ilaahy janada Fardoussa hagu deeqo sdkl ilaahy janadaaas ha idingu kulmiyo maalinta aakhiro bro mid sagal cml ah ama so dhawaysa aduunka hakugu deeqo allahuma ameen yrbi

  • @sahramohamedkheyre
    @sahramohamedkheyre Před 10 měsíci +7

    Alh unaxristo adigana qalbiga alh kuqabojiyo abowe Wlh xanun ayad darentay 😢😢

  • @falisa576
    @falisa576 Před 10 měsíci +19

    Allaha u naxariisto walasheen sagal
    Jannatul firdawsa' Al'aclaa Allaha ugu
    Bishaareeyo adigana qalbiga Allaha
    Kuu qaboojiyo gabar lamida sagalna
    Allaha kugu deeqo Amiiiin

    • @user-be2fj4ut4m
      @user-be2fj4ut4m Před 10 měsíci

      Allaha u naxariisto walasheen sagal ilaahy jannatula faradawsa ha ugu bishaareyo wllo adigan qalbiga Allaha kuu qaboojiyo gabara sagal udhiga matana ilaahy ha kuugu deeqo wllky insha Allah 😢

  • @princesszuhur3677
    @princesszuhur3677 Před 10 měsíci +4

    Qalbiga rabbi haku qaboojiyo walal 😭😭😭gabdhan sadaqo u bixi rabbi gabar wanagsan haku siiyo🤲

  • @umalkheyrwarsame1147
    @umalkheyrwarsame1147 Před 10 měsíci +8

    Anigaba jecelkeygi 19 /October/2019 habeen jimca 9:00 aya la dilay 2 sano & 6bil is jecleyn😢 anigo xasuusan hadana Nolosha Walidka xita hadey dhintan uma joogsaneyso Dhamantood Allaha u naxariisto😢

  • @user-zc4ii1lc4l
    @user-zc4ii1lc4l Před 10 měsíci +5

    Ilahay janatul fardowzo ha giiyo walallshen😢😢😢

  • @roodahuriye4378
    @roodahuriye4378 Před 10 měsíci +13

    Yaaa rapi ilahaw adoonkan Qalpiga uqapooji🤲😭😭😭

  • @amranmukhtaar4731
    @amranmukhtaar4731 Před 9 měsíci +5

    Allaah ha u naxariisto wll sagal adigana qalbiga ha kaga reebo insha allh kuwii jannada ku kulma ha idinka dhigo🤲😭😭😭

  • @napiihamahamed6425
    @napiihamahamed6425 Před 10 měsíci +5

    Alla ilaahayoow geerida been uga dhig 😢 oo haday nooshahay dib u kulmi 😢😢😢

  • @rahmocurdan
    @rahmocurdan Před 3 měsíci +1

    Waligy intaan qiso dhagysty maan ilmyn illlahow unxariiso gabadhs wlasheen ah wiilkna illhy qlbiga ha u qaboojiyo 😢😢gabr wngsna allh ha siiyo😢😢😢

  • @deeqayusuf8985
    @deeqayusuf8985 Před 10 měsíci +3

    Xaqiiqatan wlhi qisadan wiilkan qalbigayga tabatahy 😭😭😭ilhay ha u naxariisto sagal adiga ne wllo badal khayr qaba ilahay kaga rajeyaynayaa inshallah 🤲🏼🤲🏼

  • @fardousemouse5318
    @fardousemouse5318 Před 10 měsíci +5

    ilahay ha u naxaristo wlll rabina qalbiga hakaga maydho madal ayado kalana haku siyo amiiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭

  • @abdifitaahmursal6806
    @abdifitaahmursal6806 Před 10 měsíci +1

    Ilaahay ha unaxariisto sagal janatul fardowso ilahay ha ka waraabiyo Qalbiga ilahay ha kuu qaboojiyo sxp 😢😢😢

  • @WardayIsmaaciil-ib7yr
    @WardayIsmaaciil-ib7yr Před 10 měsíci +11

    رحمها الله رحمة واسعة ورزقن الله جنة الفردوس اعلي

  • @aymanabdiaxmed2961
    @aymanabdiaxmed2961 Před 10 měsíci +7

    😢😢qisadii igu xanunka badaneyn 😢runtii waan ilmeyey allh ha unaxaristo 😢badal wngsan allh hakusiyo😢

  • @abdifatahmohamed865
    @abdifatahmohamed865 Před 10 měsíci +11

    إنالله وإناإليه راجعون.
    أللهم أغفرلها وارحمها ووسع قبرها وأدخلها جنة ألفردوس ألأعلي. ءامين

  • @user-sj3eh8mz2g
    @user-sj3eh8mz2g Před 2 měsíci +1

    Alle. Hawnaxariisto. Wallashay. Wallahi. Waa. Qiso. Xunuun. Badan. Weye. Wallakay na. Alle. Qalbiga. Hawga. Saroo. Gabadh. Gobonomo. Kobasatay. Alle hakusiiyo.

  • @user-xk8ut2ds1l
    @user-xk8ut2ds1l Před 9 měsíci +2

    Runtii wiilkaan qisadiisa waa qiso aad u xanun badan runtii runtii qof walba ayaa dareemi kara wllkey samir alle ha ku siiyo 😢😢😢

  • @jaabirxasan4936
    @jaabirxasan4936 Před 10 měsíci +9

    Allah ha unaxriiso wllo adina qalbiga Allah kuu qaboojiyo😢

  • @user-un3jh1ki2k
    @user-un3jh1ki2k Před 10 měsíci +5

    Allaha u naxariisto wll qalbigana allaha kuu qaboojiyo samir iyo iimaan balaaran allaha ku siiyo

  • @munahasan8435
    @munahasan8435 Před 10 měsíci +5

    Yaa allah🥺waa the first video aan si emotional ah aan U Ooyay una QiiRooDaY wuu isaameyy wll HadaLkaagii ahaa “wxn Aaminsanhy inuu iga nasiib badan yhy qofka jacaylkiisa ka dhimatay ee qabriga ku Ogaada” Ibrahim🥺SaGaL waY inaga tagtaY inoomana soo LabaNaYso awaLba alle ayaa ina siiyay Oo qoRaY inaad is BaraTan Kadibna isagaa inaga JecLaaDaY oo inaga OofsaDaY intaasun baY aduunkana ku Lahayd CalaF alle Ha unaxariisto wll Runtii wxa thy wiiL AdkaYsi badan sidan ka dareemayno qalbigaaga HoLac Ayaa ka BaxaYa dhooLa CadaYn Na waY kaa muqataa m.Allah wllo SaGaL maanta way inaga tagtaY KaliYaata waxaY inooga bahanthy ba aH inaYnu U duCaYno Quran Badana U akhrino Runtii aniga idinma aqaano Labadiinaba lkn waxaan idinku DucaYnaYaa HadaD saGaL aduunka isku Calfawan waydaan in alle AkhiRo kaaga dhigo XuuRaL caYntada sidan hadalkaaga ka dareemayyna WaxaY ahayd QoF aad U Cibaado badan Oo Alle na u dhaw🥺الله يا ارحم الراحمين 🤲Ibrahim wllo Adigana intad ifka joogto alle Kuma Tuso wax ku dhibka مراة الصالحة alle ha kugu deeqo mid Aad ku ilowdo dhibato iyo Daal kastood soo martay wllo Sido klena kugu La DucaYsa SaGaL iyo intii dhimaTaYba wllo🤲ilhy haku sakhiRo Wax kastod niyada ku hayso khayrkooda wll.
    U duceeYa soomali WaYneeY idinkuna Wiilkas soomaliyeed🤲
    Runtii Xaraf walboon qoRaYy waxa idhahayga BurqiYaY ilin Waana markii iigu HoRaYsaY een Maqlo qiso Sidano kle u Xanuun badan
    Waan Kaa sheekaYn doona wll Hadii aanan Nafta Waayin wlhi insha Allah ☹️🥺

  • @user-kg4rc7ry8c
    @user-kg4rc7ry8c Před 10 měsíci +3

    Alle Jannatu Fardawsa Aclaa Ha ku arsaaqo wll sagal🤲😭😭😭

  • @cayuushmaxamed273
    @cayuushmaxamed273 Před 10 měsíci +6

    Ilahey ha u naxaristo sagal😢
    Macqul ma thy ibraahimow sagal booskeda ina ku buxiyo mabo buuxi kare jaceyl kagi kugu horeye matamo thy anigabo jaceylkeygi sidas u waye still inow nol yhy uma leya anigo og inow Tahribe then dhinte😢

    • @ayankassim
      @ayankassim Před 10 měsíci

      Sorry sister 💔🥺🫀🤍

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 Před 10 měsíci +3

    Axax qalbiga ilahay ka reebo waa qiso xanuun badan 😢🤲

  • @asmamahamud
    @asmamahamud Před 10 měsíci

    Alle ha uu naxaristo wlshen sagal iyo dhaman umada musliminta adigana sabar iyo imaan wllky

  • @shukriabukar-rf9tp
    @shukriabukar-rf9tp Před 10 měsíci +4

    😢😢 allah swc jannadisa hasiyo walal adigana midku badasha allah kugu deeqo amiin

  • @calimursal1067
    @calimursal1067 Před 10 měsíci +3

    Allah ha u naxriisto sxb 😢 xasuus waa haysaa u ducaylee sxb 😭😭🙏

  • @QueenHaldhaa-jo1fr
    @QueenHaldhaa-jo1fr Před 10 měsíci

    Ax Ala Qalbiga
    Wlasheen ilaahay ha u naxariisto adna samir iyo imaan Hakaa siiyo

  • @umalibrahin8140
    @umalibrahin8140 Před 10 měsíci +2

    Waa qiiso xanuun badan alle qabriga wasaaca ha uga dhigo wllo 🤲🤲🤲

  • @Uus998
    @Uus998 Před 10 měsíci +8

    I’m so sorry for your lost 😢😢 illah u naxariisto walsheen sagl

  • @samiiracadaani7937
    @samiiracadaani7937 Před 10 měsíci +5

    Qadar waa qof qalbi wanaagsan wuu ilmeeyay waa xanuun qisadani

  • @user-ne5xh4hr4y
    @user-ne5xh4hr4y Před 9 měsíci +2

    Awalan Allah u naxariisto Adigana samir iyo imaan Allah ka siiyo
    Xaqiiqdii wan ilmeye marka arkay qisadan❤❤

  • @user-jb1li7kh7q
    @user-jb1li7kh7q Před 10 měsíci +2

    Alle ha u naxariisto ilaahey kuwi janada ku kulma ha idinka yeelo😭😭😭😭

  • @Capsule_99
    @Capsule_99 Před 4 měsíci +2

    Allha unaxariisto sagal iyo intii kale oo dhimatayba🤲😢

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 Před 10 měsíci +4

    Walal aad iyo aad ayaan ucalool xumaaday ilaahay hau naxariisto sagal shahiid ayeey ku dhimatay janada fardoowso ilaahay haidunku kulmiyo adiga iyo sagal😭🤲❤

  • @sharmaarkeshaxari8650
    @sharmaarkeshaxari8650 Před 8 měsíci +1

    Ilahey janatul firdowsa haka warawiyo sagal adiga samir allaha kasiyo sxb😢

  • @mustalifomahamudali1963
    @mustalifomahamudali1963 Před 10 měsíci +2

    Ilaahay Hawnaxaristo wllo samir iyo iiman adiganaa ilahay haka siiyo🤲👍

  • @TazniimxarirMaxamed-ge9cu
    @TazniimxarirMaxamed-ge9cu Před 9 měsíci +4

    IlahEY QaLbiga haku Qabojio wll ibRaHiN😭😭😭💔🤲

  • @user-zl9yo2up2i
    @user-zl9yo2up2i Před 10 měsíci +1

    Ilaheyy ha u naxariisTo🥺😭 janatul fardows haka waraabiyo sagaleyy🤲🏻🤲🏻😭🥺

  • @ahmedibraahim6823
    @ahmedibraahim6823 Před 10 měsíci

    ILaahay Haw Naxariisto walal Adigana iLaahay Qalbiga Hakaga Reebo🤲

  • @MA-oo4hj
    @MA-oo4hj Před 9 měsíci +5

    اللهم ارحمها واغفر لها واجعل قبرها روضة من رياض الجنة

  • @user-yd3tn7bp8x
    @user-yd3tn7bp8x Před 10 měsíci +3

    Sxp wllhi wanaga osiye wllken 😢😢 gawadhana Allah unaxristo 🤲🤲

  • @hamdamuse8903
    @hamdamuse8903 Před 10 měsíci +2

    Rabiga Raxmaanka ahi Hawnaxariisto walal Inagana Haynoogu dapa Naxariisto🤲🤲😢

  • @MuniiraAli-qg8zf
    @MuniiraAli-qg8zf Před 4 měsíci +1

    Ilaahay janadii fardosa haa kaa waraabiyo adikana ilaahay qalbika haa ku qabojiyo inadeer aamiin aamiin aamiin yaa rabbi 🤲😭

  • @Farxadii
    @Farxadii Před 10 měsíci +9

    الله يرحمها ويغفر لها يارب ويسكنها فسيح جناته 😢😢

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 Před 10 měsíci +7

    😢😢😢😢😢ibrahim qalbiga allha ku qabojiyo

  • @munahasan8435
    @munahasan8435 Před 10 měsíci +1

    Hadalkaa Farxada Badnaa Eed iLaa Hada SaGaL ka sugaysana alle hakuugu baDaLo ha kugu bushareeyo mid Aad ku Faraxdoo Hadalkaa SaGaL ku ilowsiiya 🤲allhuma Aamiin Yaa Rabi

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 Před 9 měsíci +1

    Habo sabur yasbaruuna inalaaha macal saabiriinl jacaylka Runtaa aad iyo aad yuu uqiimo badan yahay 3guuur ayaan soomaray 3jacayl yaan ku guursaday haba jacayl kululaadan jacaylkii 1aadyaan uyaraa iwas 17years dugsi sare dhiganaysa macali jaamac waan yaraa jacaylkii2aad ilmahayga aabahood20yearold 3caruuran udhalay wuu dhintay ilaahay ha unaxariisto aamiin aamiin 😭🤲🤲 jacaylkii 3aad 17years yaan is qabnaa 1cunugaa udhalay alxamdulilaah Rabil caalamiin walaahi 3guur nolol fiican guur wanaagsan xushmad kala danbeyn ogaada jacayl xaasid ma waayo nimcada ku jirto lama shegsheego hooyadii caqlibadan xishoota ku kalsoon odageeda Raaliyo nadaafad akhlaaq wanaagsan gurigeedu wuu horamaraa habo guurso ilaahay gabadhii ku qanci lahayd ha kuu sahlo aamiin aamiin aamiin 🤲 keep going ❤️

  • @zagalcabdizagal1011
    @zagalcabdizagal1011 Před 9 měsíci +11

    Msha allh wiilkena allh hakuilaaliyo ❤ from somaliland

  • @queentacadalefaadumoladan4122
    @queentacadalefaadumoladan4122 Před 10 měsíci +3

    😢😢😢😢😢😢😢allh ha u naxariisto😢 sagal 😢😢😢 wll ibrahim😢qalbiga😢allh hakuu qaboojiyo 😢 mid qeyr qabta oo kuu buuxisa booska sagal ❤allh hasoo diro😢 ruux qisadiisa la ilmeeyo iigu horeysay wll😢marka ta igu dhacday lagasoo tago😢

  • @ShaymaCabdiMaxamed
    @ShaymaCabdiMaxamed Před 10 měsíci +1

    Ilahay janatuul fardowsa ha kawaraabiyo alle qalbiga ha ku adkeeyo wll😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-sr1wv2jc3f
    @user-sr1wv2jc3f Před 4 měsíci +1

    Ilaahay ha u naxariisto sagal
    Wll adigana allaha qalbiga kuu qaboojiyo😢😢

  • @user-nd4rs4io6p
    @user-nd4rs4io6p Před 9 měsíci +5

    Amiin amiiin ilahay ha unaxariisto janto fardawsa haka waarabiyo amiin

  • @user-iz4ii5fs3v
    @user-iz4ii5fs3v Před 10 měsíci +3

    الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته 😢asigana badal qayr qaba insha allh

  • @Maryanekhalif
    @Maryanekhalif Před 10 měsíci +2

    Abwe qalbiga Allah hakuqawojiyo 😢samir iyo iman rabii hakusiyo 😢😢😢

  • @zamzammaxamuud6335
    @zamzammaxamuud6335 Před 9 měsíci +1

    Ilahay how naxariista wllo adiga Allaah cawil khayr qaba haku siiyo Amiin Ya Allaaah

  • @naimaadem2016
    @naimaadem2016 Před 10 měsíci +8

    أنا الله وانا اليه راجعون 😢😢😢
    اللهم أغفر لها وارحمها ويسكنها الفردوس الأعلى يارب العالمين 😢😢🤲🤲🤲

  • @faizamohamed9080
    @faizamohamed9080 Před 10 měsíci +8

    Labteyda waxa kuduugan dushaney kamuuqaneyne wlhi hadan sobandhigi lahaa qabri baaa laiiqodi wlhi 😭😭😭😭😭😭

    • @ZamzamXasansalaad
      @ZamzamXasansalaad Před 10 měsíci

      Sorry byo noga shekeey😢😢😢

    • @faizamohamed9080
      @faizamohamed9080 Před 10 měsíci

      @@ZamzamXasansalaad mcney qisadeyda hadan kashekeyo dad badan baa nolosha nacaayo sideyda ookale 😭😭😭😭😭

    • @ZamzamXasansalaad
      @ZamzamXasansalaad Před 10 měsíci

      @@faizamohamed9080 waxa lga yaba dad badan ay ku dhicilaheed iney darta ugu badbadan😭😭😭

    • @user-gv8hg8pj4j
      @user-gv8hg8pj4j Před 10 měsíci

      ​@@faizamohamed9080ax ax qalpiyada bini aadamka waxa ka dhex guuxaya qisooyin layaab leh oo dadka qaar aanay aaminayn wllhi😢

    • @faizaabdi4754
      @faizaabdi4754 Před 10 měsíci

      Isku dey barmamijkan inad kaga qayb qaadato😢

  • @user-vm8ei4jy7o
    @user-vm8ei4jy7o Před 10 měsíci +1

    Allah ha u naxariisto wlll
    Adna ilaaheyyy samir iyo iibaan alle hakaa siiyo😢

  • @raaqiyomohamed3800
    @raaqiyomohamed3800 Před 10 měsíci +8

    Wllhi wan ilmeye allha u naxaristo sagal😭😭

  • @asmoabdi3349
    @asmoabdi3349 Před 10 měsíci +6

    😢ax srry wllo really is so painful 😢 story 😢 Allow unaxariiso sagal amen ya Raabi 😭🤲🤲🤲adiga na wllo Alle qalbika haku qaboojiyo 😢🤲amen ya Raabi 💖 wllo salat labo rakaco tuugo plz Alle kabari inuu qalbika kasaaro anyway recalled never end really 😭🙏srry wllo again

  • @user-mx2jm5ti4j
    @user-mx2jm5ti4j Před 10 měsíci

    ibraahim waan ka xumahay qisadaan xanuunka badan wlh waan la ilmeeyay intaad ka shekenesay sabar iiman rabi hakaa siiyo waa meel aan u wada socono dhamaanteena inaa hesho qof sagal cml waan kugu duceynaa

  • @user-ln9qs5lp6p
    @user-ln9qs5lp6p Před 9 měsíci +1

    Alle ha u naxaristo wllky sagal alle janada ha geeyo insha allh 😢

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před 10 měsíci +3

    😭😭😭😭😭 qiso xanun badan Ilahey Samir iyo imaan haku siiyo abowe Sagalna Allaha unaxariisto 🤲🤲🤲😭😭😭😭😭

  • @cashacali517
    @cashacali517 Před 10 měsíci +6

    ishalah ilahay haku siiyo iyadan ilahay haunxarisato Aamiin

  • @Muraayiita_ppe-iw5mz
    @Muraayiita_ppe-iw5mz Před 9 měsíci +1

    Allah ha unaxariisto inta dhimatay sxp🥺🤲adneh samir iyo imaan Allah kaasiiyo😢wll

  • @user-zk2eq6fp3w
    @user-zk2eq6fp3w Před 28 dny

    Alle ha u naxariisto wll janatu al firdawsna ale ha ka waraabiyo wll iyada dhamaan muslimiinta

  • @maryanomar2018
    @maryanomar2018 Před 10 měsíci +4

    Allah unaxaristo wlshen sagal 😢🤲🏻🥺

  • @FarduuzMaxamudk
    @FarduuzMaxamudk Před 10 měsíci +3

    Walalakena illahey haunaxariisto
    Qalbiga alllha hakuqaboojoyo
    Illahey janato firdowsa hakawaraabiyo tunti wan ilimiyey
    Waxaan eebe kaaga baryaa inow qof boskeeda kubuxiyo inaa heshidi😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @ixsaanmaxamed
      @ixsaanmaxamed Před 10 měsíci

      Walaaky ilaahay huunaxariiso 😢😢 qabliga Allah haku qaboojoyo😢😢😢😢

  • @hilaalbishaar5123
    @hilaalbishaar5123 Před 10 měsíci

    Ilaahay ha u naxariisto adigana qalbiga haku qabojiyo huuno mcn🥺

  • @filsanabiib2575
    @filsanabiib2575 Před 10 měsíci +1

    Hno illahy ha u naxariisto janadul fardosa allah haka waraabiyo illahy adigana qalbiga hakuu qaboojiyo🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Xafsomaxamad-lg1ze
    @Xafsomaxamad-lg1ze Před 10 měsíci +5

    Alllh ha unaxaristo wlle adiganah qalbiga alllh haku qaboojiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    Wlhi waa ilmeeyey😢😢😢 sorry wlky

  • @Hamsedhamac
    @Hamsedhamac Před 10 měsíci +3

    Murugiyo dhibadnaa
    Maalmuu qadhaadhaa
    Maskaxduna kumaqanaa
    Wxay mudatay mooyee
    Mashaqada dhexdaydiyo
    Igu maran dhibtee ii masruuf
    Allahayaw😢

  • @user-xt4ei8wz5v
    @user-xt4ei8wz5v Před 6 měsíci

    ilaahey janatul firdows haka warabiyo adne qalbiga hakuu qabojiyo😢😢😢😢

  • @iqradhacow8457
    @iqradhacow8457 Před 10 měsíci

    Allaha una xariisto sagal wlo adigane allaha qalbiga hakuu qaboojiyo gabar wanaagsan sidi sagalne rabi haku siiyo wllo

  • @hamdahassan6969
    @hamdahassan6969 Před 10 měsíci +5

    😭 sorry wll sabar iyo iimaan ilaahy haku siiyo walal 😭😭😭

  • @ismahaanmohamed777
    @ismahaanmohamed777 Před 10 měsíci +11

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها الجنة الفردوس 😭😭😭😭

  • @SergioYare
    @SergioYare Před 9 měsíci +1

    Allaha unaxariisto sagal janatul fardowso allaha ka waraabiyo 😭😭

  • @nadiiraibrahim3401
    @nadiiraibrahim3401 Před 10 měsíci

    Ilahy ha u naxaristo sagal ilahy adigana badal khayr qaba haku siiyo wll

  • @fahmokarar2243
    @fahmokarar2243 Před 10 měsíci +5

    Wallhi Waa xanuun waan ooye 😥😭

  • @user-dg4iu9eq9l
    @user-dg4iu9eq9l Před 10 měsíci +3

    😢🥺😭 Alla ha unaxariisto 🤲

  • @raxmocabdi2876
    @raxmocabdi2876 Před 9 měsíci +1

    Allaha unaxariisto adigana mid kaaga sii kheyr badan allaha kuugu badalo wllo😢😢😢😢😢

  • @somalimigrate1
    @somalimigrate1 Před 2 měsíci

    ilahay ha u naxariisto sagal wllo ibrahimaw Alle janada ha idinku kulmiyo danbigiinana ha dhaafo walaalo

  • @FarhanCabdile-qv9ih
    @FarhanCabdile-qv9ih Před 10 měsíci +8

    Allha unaxariisto adna badala qayr qaba
    Allha ku siiyo 🤲💔
    Waa qiso xanuun iyo daren leh ✍️
    Wanaagu waa shayga kaliya 🧏
    ee xasuus 🤦‍♀️
    Aan la,ilaawin reeba 😢

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 Před 10 měsíci +6

    Allha u naxaristo sagal❤

  • @anisaabdulkadir711
    @anisaabdulkadir711 Před 10 měsíci +2

    Allaa maxaa dad badan si dhab isu jecel is waayeen Allaah ha u naxariisto Sagal 😭😭