FANAN CAAN AH AYAAN QIYAAMAY 7 BILOOD AYEY ISBITAAL KU JURTAY SIDOO KALE MUQAALKEEDA AH OO…..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 03. 2024

Komentáře • 1,1K

  • @ubaxabdullah8864
    @ubaxabdullah8864 Před 3 měsíci +291

    Kusaliya nabiga scw scw scw allow danbidhaaf banku waydisty

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 3 měsíci +83

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤

  • @kamaalabdirizaaq562
    @kamaalabdirizaaq562 Před 3 měsíci +141

    Nio Yaa nasiiya Gabadh saan dhan Noo jecel meel kasta maray wax ijecel wayey Wlhi Hadan heli laha 1Second kama fogan lhyn🥺❤️ gabadhan ilahay qlpiga haw qaboojiyo🤲

    • @kawthermohamudhersi8890
      @kawthermohamudhersi8890 Před 3 měsíci +14

      Nin walba sasuu dhahaa Markay ku jeclaato oo kuu soo jeesato baa nici lahayd😂

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Před 3 měsíci

      ​@@kawthermohamudhersi8890kkķkkkkk waad iga qoslisay lkn meeshaan haday rag hadli lahaayen ileen faarax manta yaan lagaa dareemin unbu ku jiraaye meeshan oohinta idin so dhaafi laheyden waxa raga meel walba yaala xaliimo walee idinkaba masaajid kama aadaantaan waxa sameyneysiin kaliya

    • @user-sd1uf8my8y
      @user-sd1uf8my8y Před 3 měsíci

      Waxas wilkasta iska dhaha

    • @user-uw5wr2dl5x
      @user-uw5wr2dl5x Před 3 měsíci

      Anaaa diyaraaa akhwaan😂😂

    • @user-sd1uf8my8y
      @user-sd1uf8my8y Před 3 měsíci

      @@user-uw5wr2dl5x wayahy

  • @IqraMahamuud-ve1gs
    @IqraMahamuud-ve1gs Před 3 měsíci +534

    Inta tiktok kaso aragty like 🥹❤️

  • @AnasmaxamedAhmed-kj4rp
    @AnasmaxamedAhmed-kj4rp Před 3 měsíci +63

    😢ABYOH NOLOSHA WAA DULQAAD IO SAMAR 😢QALPIGAGA ALLAH HAKUU DAJIYO 😢❤

  • @user-ro5kg5wt8i
    @user-ro5kg5wt8i Před 3 měsíci +107

    ❤️markii an yara waxa la igu koriyey dhab haween ❤️marki an wax jcladeyna waxan dagey qalbi haween ❤️dumarku waxa loo abuurey naxriis ee looma abuurin dulleyn ❤️ Maxa loo dhibateya gabdhahena mar walba 😢😢

  • @AsmoHassan-dz8um
    @AsmoHassan-dz8um Před 3 měsíci +38

    Wllhi gabdha markasta gabar Qalbi.laga jibiyaa yaa rabi gabdhahena noo xifdi😢😢

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp Před 3 měsíci +2

      Wlhi wiilzha markaste qalpiga laga jabiya rabi wiilzha xifdi

  • @NajaxCarab-zl7vm
    @NajaxCarab-zl7vm Před 3 měsíci +40

    Qofkii Aan jeclaa Qabribuu galee Qaadiroow allow Allow Qalbiga iiGa reeb Wllzhey Maria Alle Badel Qeyr Qaba hakuuGu Badallo iNsha allah Asaana Alle ha UNaxariisto 😢😢

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 Před 3 měsíci +26

    Yaa Rabi Ilahow Gabdhaha Qalbiga U Qabooji

  • @Scar_vlog
    @Scar_vlog Před 3 měsíci +68

    Inata Khadar keyow umaleyneyso like 👍

  • @nishaashiine3027
    @nishaashiine3027 Před 3 měsíci +53

    Maria abshir yusuf 😢😢sxb deyda rasmiga😢qalbigaaga alle haku qabojiyk😢😢😢😢😢

  • @hodanabdilahi2342
    @hodanabdilahi2342 Před 3 měsíci +31

    Illahayw waa bil rmadan darta u af xidhnay illahayw qof ijecel oo ixanaaneeya isii 😢😢😢😢aday awoodaada tahay

  • @Mohamed_kd
    @Mohamed_kd Před 3 měsíci +83

    Waxan Salamayaa Dhalinyarda Gobta ah ee aan Halkaan Ku Saaxiibnay❤️😮

  • @user-xd7tf6kw9f
    @user-xd7tf6kw9f Před 3 měsíci +63

    Waa wareey maal mahan oo hin baa socoto war gabdha soomaaliyeed qalbi jabka halaga daayo

    • @drgarad
      @drgarad Před 3 měsíci +3

      Ragga baa ka daran, lkn ma hadlaan ragga.

  • @user-vm1ie2vi9v
    @user-vm1ie2vi9v Před 3 měsíci +20

    Muqaalka dhameys tir gabadha ha nafisto xanuun ka haayo banaanka haday keento way ficnaan I.a😢❤

  • @user-zo5vf3vh1k
    @user-zo5vf3vh1k Před 3 měsíci +4

    Ya rabii wax kafarxiyo sii akhhiro iyo adunba Amiin

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 Před 3 měsíci +11

    Qalbiga laguma ciyaaro subxanallah illaahay waa idiin waydinaya malinta qiyaame
    lkn nin aan ku qabin sidas odhan loma jeclado waa khalad jacaylka dhabtii waa guurka kadib markas unba qofka ogaane illaahay qalbiga haw qaboojiyo miskiinta 😢❤

    • @Nashaad452
      @Nashaad452 Před 3 měsíci +3

      Ani wiil 2020 ki kala harney xta alan wa jclhy weli qof kle lama hdl abayo iso ducey bal 😢💔😀

    • @adnomoha8067
      @adnomoha8067 Před 3 měsíci

      @@Nashaad452sorry apyo badal kheyr qabo aniga waxba maba jeclaado maxaa yelay qofka hadaa isku dhacno bari baan aqaanay xataa madhaho wlhi 😂

  • @user-cl7pr6ly2j
    @user-cl7pr6ly2j Před 3 měsíci +11

    Horta waa suaal muhiim somali maxamedow gabarkasta oo naxariis bdn mxyeh u dhiptoda oo qalpiga loga jabiyeh😭😭♥️

    • @aizha327
      @aizha327 Před 3 měsíci

      😢😢😢😢😢

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 Před 3 měsíci +6

    Ha jeclaan
    Nin xiriir keliya kaala dhexeya
    Qalbigaaga ha wada siin
    Lugna isaga kula jir
    Lugna banaanka hakuu taalo
    Bax dheh intuusan tag ku oran
    Be storong gabdho
    Inaa lilaah
    No inaad duleyste aan kuusoo jeedin qiyaano badan isi siisan
    Stop cry xbbti be storong ok

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před 3 měsíci +5

    Ax ax 😢😢 Allah unaxariisto samir iyo imaan haka siiyo 😢😢😢😢
    Anga dareemayo o xajigayga iga intay 😢 Allah unaxariisto dhaman 😢

  • @user-gi1xc1zb7w
    @user-gi1xc1zb7w Před 3 měsíci +8

    Ramadan Mubarak ❤❤❤❤

  • @ShaaficiAxmed-ds7np
    @ShaaficiAxmed-ds7np Před 3 měsíci +31

    Soory Abayo macan umaqalamtid murugada farxadbaad uqalantaa
    Hadaad mertay kalinimo
    Dib ushida magalada jawiyada
    Macaan baad maamuus kuleedahy
    Waxad tahay muraayad marlabaad ha iga jabin

  • @maaidaaadan8920
    @maaidaaadan8920 Před 3 měsíci +5

    Wlhi wan ilmeyay gabadhan shekadeda tu ani igu dhacda ka daran oo ka xanun badan 😢hadan dhoho wnka shekeynaa taxano bey noqoneysaa Mr wlbo hablaha wanagsan urka jilicsan le mexey udhibtodan baayo mcnto qalbiga Allaha kuu qabojiyo qof qiimahaga yaqano sida ubad uu dhalo kale ku xambaranayo allaha kusiyo adiga iyo ani iyo inta Nala midka ahba ❤

    • @user-yd6xy2oc8u
      @user-yd6xy2oc8u Před 3 měsíci

      Adna mid khayr qaba alaha kugu badalo ina ader

  • @mursalabdi336
    @mursalabdi336 Před 3 měsíci +3

    Sister be strong woman Ilaahay ayaa si weyn ku jecele midna ogow kaas kuu ilaahay kuugu talagaley ma'uusan ahayn ee waxba ha murugoon ee waxaad dhahdaa alxamdulillah waayo waa qof aan kuu qalmin qiimahaagana garan waayay ayuu ahaa eebe wuu ku dhaafiyay kheyr ayayna kuu ahayd waana laga yaaba inaad hada garan lkn wad ogaan hubaalna qofkii saxda ahaaa wuu soo socdaa wuuna imaan Allah kuuma waayin ee bishaareyso mida kale aduunyadan ayaa ahba maanta wax kabaro cashirna ka qaado that's it.
    #Allah is the best planners.....

  • @adnan_toya
    @adnan_toya Před 3 měsíci +3

    Ana ku dha wacan xababa ikalay wa kaxumahy waxa lagu geystay 😢😢😢

  • @user-qd1wd3bu6x
    @user-qd1wd3bu6x Před 3 měsíci +10

    😢😢😢😢😢😢😢 waa lailmeeyay qisada gabadhan abayo hauooyin ee horay ogasano mid kusharfa baad helaysaaye

  • @naciimoshardi5818
    @naciimoshardi5818 Před 3 měsíci +89

    Aboowe qiso haayaa intee kaala so xiriiraa iisheeg abowe😢

    • @abdifatahmohamed3123
      @abdifatahmohamed3123 Před 3 měsíci +2

      naciimoshardi5818 aniga aya ku siinayo isheeg qisada abayo

    • @naciimoshardi5818
      @naciimoshardi5818 Před 3 měsíci

      @@abdifatahmohamed3123 Sidee kuugu shegaa abowe

    • @safiyaxuseen97
      @safiyaxuseen97 Před 3 měsíci +1

      Ax ax

    • @kadraahmed4522
      @kadraahmed4522 Před 3 měsíci +3

      Abayo adana ha ooyin hadii lagu waraysto saan gabar ooyeysa ula ooyayay indhihiba i madobaday

    • @Hamze_mi1an
      @Hamze_mi1an Před 3 měsíci

      Si ad qiso hadhaw ka shekaysin usamaysin ayad mel kastaba gashin

  • @wllmata5319
    @wllmata5319 Před 3 měsíci +30

    From tiktok 😢

  • @user-mk8zy5lf4p
    @user-mk8zy5lf4p Před 3 měsíci +6

    Ramadan mubarak❤❤❤❤ Jakarta salaan sare

  • @bishaarfarhan1237
    @bishaarfarhan1237 Před 3 měsíci +12

    2017 gabar isbaranay ilaa 2024 gabdho badan igu waa lay lanbaarkaaga isii waan kasocdaa ogow gabadha aya daa kaa keen sankarta jacaylka waa na is qabnaa hada alx 🙏🙏🙏

  • @halimaabdullahi7432
    @halimaabdullahi7432 Před 3 měsíci +6

    A s c sor hoyo wan ka xumahay xaqa alaha tuso warya meysan gabar kula dhalan maxad gabadha qalbigeda ugu ciyari hoyo adigana mid ka qeyr badan alaha ku siyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 měsíci

    .sorry Maria😢😢😢😢. Allaah Macaka. Ummadda qofkii qayaana Allaha ciqaabo. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤️ ♥️ ❤

  • @yarkabisha9326
    @yarkabisha9326 Před 3 měsíci +20

    Ragoow dumarku wa masaakiin e qalbiyadooda dhowra o hadiinan jeclayn Runta usheega

  • @DeeqoUbahmohamett-bx5ls
    @DeeqoUbahmohamett-bx5ls Před 3 měsíci +3

    Ku saliya nabiga scw

  • @user-km6pr6ch5d
    @user-km6pr6ch5d Před 3 měsíci +4

    Nolasha wa wada qiso. Qiso walbo xanuun aye wadta walhi 🎉🎉

  • @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088
    @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088 Před 3 měsíci +6

    Iska ilow wixii hore kuu soo maray oo ku dhibay
    laakiin waligaa ha ilaawin casharka ad ka bartay Allah talo saro horayna uga soco walashey

  • @xawiiwociise3691
    @xawiiwociise3691 Před 3 měsíci +8

    Jaceylka mar walbo dumarka wuu xanuun jiyaa❤😭😢🫶

  • @Nucmaanchanel
    @Nucmaanchanel Před 3 měsíci +8

    Mid kawanaagsan ilahy haku siiyo wllshy

  • @SaredoChannel2024
    @SaredoChannel2024 Před 3 měsíci +3

    Aaax dareen jecyl oo dhab ah wlhi Aya gabadha ku dhacay illahay ha ka masaxo in sha allah❤guuleyso ha ooyin😢aaamu xbbti😢

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp Před 3 měsíci +1

    Aallah ha u naxariisto Aamiin wllke

  • @AbdirahmanHobal
    @AbdirahmanHobal Před 3 měsíci +16

    Wllhi waa qiso xanuun badan wll ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo

  • @FartuunKhaliif-xc3fe
    @FartuunKhaliif-xc3fe Před 3 měsíci +6

    Sorry sis Maria Maria ilaahy qalbiga haku qaboojiyo

  • @user-tc9ov3go8y
    @user-tc9ov3go8y Před 3 měsíci +2

    From tiktok ✌🏻✌🏻

  • @ahmedthinka3602
    @ahmedthinka3602 Před 3 měsíci +2

    Ilhy ha unaxariisto

  • @user-yc6kh4yh4t
    @user-yc6kh4yh4t Před 3 měsíci +8

    Waa ka xumahay abaayo 😢😢😢nin somali xaqa allah ha tuso

  • @Nasriina564
    @Nasriina564 Před 3 měsíci +9

    Illahay qalbiga hakaaga reebo walalo ani April/2023 buu siyar iskaga soo jaray xidhidhkeni break bnka qaatay ok bn idhi fikir iyo xasuuso gali jiray hadana waxan dhahay everything uuku sheegi jiray been waaye zero kaso qaad haduu ku rabo lambarkaga wuu yaqan sharaftaada ka weyn in aad qofka goaansaday ka fikirtid kac salaad tuko ka ducayso laga yaaba in aanu khayr ii again haduu khayr kuu yhyna shalayba siyar bdisku baraten haduu so noqdana diidi maayo alxmdulilah mantaba ka bogsaday lkn way igu adagthy in aan xidhiidh serious ah samaysto insha allah illahay ban waydiisanayaa mid khayr ii leh aan idhibin oo i khayaamin

  • @user-vq3fy4sk6i
    @user-vq3fy4sk6i Před 3 měsíci

    Yaa rabi ilaahow gabadhan qalbiga u daji wllshey maariya ilaahy waxaan kuu weydiiyey badal. Khayr leh waa bil barakaysan oo ramadaan ah siniyad ah kugu duceeyey wllshey ilaahy muxubadiisa haka maydho qalbigaaga wllo ha ooyin ilaahy isku xidh. 😢😢😢

  • @yussufalihussein346
    @yussufalihussein346 Před 3 měsíci +2

    Qalbiga alle haku qaboojiyo wllshey mcn

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed Před 3 měsíci +3

    Alle ha unaxariisto 😢😢

  • @qadanali599
    @qadanali599 Před 3 měsíci +7

    Si kasta Hadii aad u jeceshay naftaada kaanta rool oo ha is jilcin salaad tuko ilaahay bari in uu qalbiga kaaga masaxo naf yar oo daciif ah in aad sidaaso dhan ugu oydaa ma ku fiicna wll haddii kale aniga ilasoo xidhiidh aa wax badan ku sheege wll plz

  • @user-rc6oq3fb1p
    @user-rc6oq3fb1p Před 3 měsíci +5

    Alaaaaaahh qurux badaney ha ooynin🥺🥺🥰👑

  • @ikraannuriya2777
    @ikraannuriya2777 Před 3 měsíci +6

    Ninka inad shegto ayay ahayd isba waji kuma dhigine😢

  • @user-nj1pu3dn4j
    @user-nj1pu3dn4j Před 3 měsíci +5

    Kula mid ban ahy ❤️‍🩹 isku sii baynu wx u wada qabnah

  • @Abukaate
    @Abukaate Před 3 měsíci +7

    Jakaarta walaalkey qaali ah qofka marki emotuonal noqdo hore ka jar video ga please waa naga codsi 5 second ka badan hasii wadin. Qofka marku ilinta so dhameysto soo celu

  • @Happ147
    @Happ147 Před 3 měsíci +1

    Ilahy qalbiga haku kabo wall

  • @user-wz2jd6lv2d
    @user-wz2jd6lv2d Před 3 měsíci +1

    Iska samir walalo inchallh waad ilaawin manta malin ahayn ayaad farxi wllo waan kula dareemyaa dhibka alle ayaan xaq ka sugayn malinka qiyaame wax marwalipa qalbigeen loo dhaawaco alle ayaa dhahaay qofkii ruux dumar ka ooyisiiyaa waan ka xisaabinyaa inchallh alle cadaalad ka sugayn 😢😢

  • @nusybamoha5740
    @nusybamoha5740 Před 3 měsíci +3

    Asc walshy aad baan ku slm qisa aad baa uu dhages alle unaxaristo Wil xiri niga dhaxes mid xita abyo xiri labad aad baan u dhagste hada ka hore qisa ayab iso marte lkn uma jawin hore u socod Mark aad be u xanun badn tahye qalbig alle ku qabijiyo

  • @QadanRashiid
    @QadanRashiid Před 3 měsíci

    Alle ha u naxariiso wllshay

  • @kor_dahab7919
    @kor_dahab7919 Před 3 měsíci +1

    Alla xanuun badanaa ilahow qalbiga u qaboji yaa rabi😢😢😢

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 Před 3 měsíci +4

    Sorry hno alle qalbiga haku qaboojiyo 😢

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste Před 3 měsíci +7

    Samar ka badi dheh walshei 😢

  • @SaabarincabdiXaashi-mn1jh
    @SaabarincabdiXaashi-mn1jh Před 3 měsíci

    Ilahaye qalbigaga hakuu qaboojiyo❤

  • @user-nt3np1rw9s
    @user-nt3np1rw9s Před 3 měsíci +2

    illahey amarkiisa reer xamarka hadalkooda waan ku caajisaa ish😢😢😢🎉

  • @XamdXusen
    @XamdXusen Před 3 měsíci +6

    Sorry sis 😢

  • @YusriinaPea2023-il3hi
    @YusriinaPea2023-il3hi Před 3 měsíci +3

    Wllhi marka dhageestay mariya qisadeeda wllhi wail meyay abayo sawar kabadi ya allaah

  • @ikransirat2510
    @ikransirat2510 Před 3 měsíci +2

    I feel soory Abayo mcn 😢😭😭😭😭

  • @ahmedsharif9454
    @ahmedsharif9454 Před 3 měsíci

    Wallaahi waa qof daacad ilaahow ayada ookale iisahal yaa allaah

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 Před 3 měsíci +3

    Subhanallah😢😢😢

    • @user-ei4yj5zw3k
      @user-ei4yj5zw3k Před 3 měsíci

      Waliga qof biliaadamah laidkuma bahdilo waayo qof marka jeclaaneyso ufiir so hasku dhiibin wlhi markas waxarabo aya kasameysaneya

  • @CumarcaliCumarr
    @CumarcaliCumarr Před 3 měsíci +4

    inta tiktok kasoo aragtay lik iisaara😅

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 3 měsíci +1

    wcs wlc Brother 👍

  • @user-ox9mc5vg5j
    @user-ox9mc5vg5j Před 3 měsíci

    Alle qalbiga haa kuqabojiyo wll gabdha An anqalbi ga laga jabin waay yartahaye mida kale gabadha ba gabadhay ka naxaris badantahay ba ladhawaca

  • @Khadarsicii-lq6lb
    @Khadarsicii-lq6lb Před 3 měsíci +4

    Wlh xariiif magaaalo ayaaa helay qoftaaan

  • @XamdiMaxamed-ut6jj
    @XamdiMaxamed-ut6jj Před 3 měsíci +4

    Aniga qiiso xanun badan wan hayaa lkn Yan ku nafisaa oo iliinta 😢iga tirtiro😫😭🥲😥

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy Před 3 měsíci

    Aduunka waa maalmo iyo daqiiqado iyo inkayar wadada xaqa ah allah sw hanagu dilo

  • @HIILHAbled
    @HIILHAbled Před 3 měsíci

    Abaayo qalbiga alle haku qaboojiyo

  • @Hooyo259
    @Hooyo259 Před 3 měsíci +9

    😢😢😢xaaladaan anaaa hada ku jira waliba mid iqaba allow adaa caadil ah😢

    • @Peysoney
      @Peysoney Před 3 měsíci +1

      ax ilhey ha ku fududeyo abayo
      niin wa qiyanlee wllhi

    • @Asma-Axmed
      @Asma-Axmed Před 3 měsíci +2

      Ax abyo ab sidokale walhi wll dhibkasa ii haysta waliba miid iqaba😢

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 Před 3 měsíci +2

      de wll hadad xaalad xun ku daremayso maxad naftada u ciqabaysa gebigisana ka fagow oo ilahay talo saaro marna kuma dayacaye

    • @khadandualeh332
      @khadandualeh332 Před 3 měsíci +3

      Wll akhriso xawqalda iyo saliga nabiga calsalatu wasalm siba ibrahimiya salatul laylatul tuuko ilahay cibadadiso badi qali

    • @Hamdacadaani05
      @Hamdacadaani05 Před 3 měsíci +1

      Anigabo abyo😢

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 Před 3 měsíci +3

    Sorry 😢 Abayo. Dulqaad muji. Inuu kafogada Kheyr inuu Ilahey S.W kugadari lagayabaa. Inshaa Allah! Kheyr baan kurajeyna iyo mustaqbal nuraya 🤲

  • @user-jx3mo6ce6c
    @user-jx3mo6ce6c Před 3 měsíci

    Alle ha unaxariisto 😢

  • @Pubgmobile-zc4ig
    @Pubgmobile-zc4ig Před 2 měsíci

    Wan idin salamyaa inta hada ladhibatooneysa dhawacyada❤😢

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 Před 3 měsíci +6

    Gabdhahan somalida Hindi ya maadan bilaa macno uoyahaya nin shabel naagod uuf Allah iyo rasulkisa scwm uoye uuf

    • @luulwarsame87
      @luulwarsame87 Před 3 měsíci +3

      Sida hadhihin abayo jacayl ku waxanun badan yahay ilahay kuguma keeno kaaso kale ilahow waxan nonaxeyn Qalbiga hanaga raacin Amin

  • @meysarcadaanichannel8960
    @meysarcadaanichannel8960 Před 3 měsíci +4

    Wll Jakarta qof darenka bulshada ilaliyo ayaa tahay m.a balse qofka inuu nafiso ayuu rawaa ilintisa is ok barnamij ka siwad hajoojin wll qali
    Haku celin hadalka iyo ilinta hanafiso sxb qali

  • @HanadKeywo
    @HanadKeywo Před 3 měsíci +1

    Jakarta welcome ❤

  • @abdihakimmohamuttalitt5503
    @abdihakimmohamuttalitt5503 Před 3 měsíci +1

    Mid Nacalad Ku dhacdey Gabdhaan heley Ilaahy Wax Khayr ha Kugu Bdelo😢

  • @mohagamingofficial8427
    @mohagamingofficial8427 Před 3 měsíci +8

    Ragoow dumarka aa unaxarisano qalbi jabka aa ka joojino😢

  • @user-fu3og7sf4p
    @user-fu3og7sf4p Před 3 měsíci +6

    Meesha gabdhaha laga soomaro bal noo sheeg Ina adeerey❤❤❤

    • @nimcohussain8147
      @nimcohussain8147 Před 3 měsíci +2

      Inaa midwalbo ka oysiso maarabtaa mcnto daacan aan kuu noqonaa waligaa ma murugoneysid saas waye sxb lkn gabdhaha masakiinta haku dhihin kuwa kibirka badan ladhac 😂😂

    • @user-fu3og7sf4p
      @user-fu3og7sf4p Před 3 měsíci

      @@nimcohussain8147 mala hubaa warkaas , oo maxaan been ugu sheegaa gabar wlshy ah anigoo runta u sheegi karo

    • @user-fu3og7sf4p
      @user-fu3og7sf4p Před 3 měsíci

      @@nimcohussain8147 wax kale soo sheeg daacad inta u noqonaa kabaha u qaadeynaahe

    • @MohameddegCawkebowy11
      @MohameddegCawkebowy11 Před 3 měsíci

      Adiga aayu kuka bilawaya😂😂​@@nimcohussain8147

  • @NaimaOsman-cq9rw
    @NaimaOsman-cq9rw Před 3 měsíci

    Quruxley wa wan yartahy mashallah

  • @HamdaHodan-gv9gn
    @HamdaHodan-gv9gn Před 2 měsíci

    Mariyo walashay samirku uu fiican

  • @EglanAhmedAbdi
    @EglanAhmedAbdi Před 3 měsíci +18

    Ilahay Qalbiga ha kaga reebo wllo balse waxan layabahay gabar nin aan qabin wuu ibahdilay leh see aniga nin xiriir igala dhexo oo ii bahdilaa sikaston u jeclahay marba hadan ka dareemo gabis bartas ban ku jaraa siduu iiga marmay ban ana ooga marmayaa nafteydana waxan u shegaa kumanan
    jecel oo farxad iyo ixtiraam hegan oo la ah iney daqadaha u tagan yihin
    Bayayal hal tala ayan idin sinayaa ninka sikastood u jeceshay intaa oyi lehed ohinta kubadalo farxad xiriir cusub sameeso waliba qof adiga ku jecel xiriir la wadaag markas furka murugada wad tureysaa 👸🏻👍

    • @AhmedIbrahim-hb7ei
      @AhmedIbrahim-hb7ei Před 3 měsíci +1

      Nin rag wan ku jecle haduu ku doho ha aminin dia markasto wan damac badhane wan xiseyna dumarka balse ma jeclaano sas u ogadha 😂

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 Před 3 měsíci

      ​@@AhmedIbrahim-hb7eikuwa oyaya aragnay marka adiga o kale mawada aha naagti jilicsan hala bahdilo 😂

    • @munomohamed5142
      @munomohamed5142 Před 3 měsíci +1

      Yes I Agree with you sis 💯

    • @AhmedIbrahim-hb7ei
      @AhmedIbrahim-hb7ei Před 3 měsíci

      @@ikraammohamed5717 Haa waa sax balse muxu u oyaa ma taqana ? Waxu rabaa in uu qalbigaga xadho barito markad si dab aad u jeclaato waxwalbo aad usameysane wuxu ka raca mid kale oo damacisa ku cusub. Raga wuxu xisaye dumarka markaas argisa ku cusuban sidha dumarka eey u xiiseyan qalbka latest ka aah

    • @user-hf5el8ub2b
      @user-hf5el8ub2b Před 3 měsíci

      Qalbiga sow wax ku jeclado wey adg tah lkn hadow mar wax jeclado sido wax ku ilow wey adg tah marka ha isk had Lin wll bls ❤😢uduceyo qalbiga iow ilah u qaboniyo

  • @Mucaweya
    @Mucaweya Před 3 měsíci +4

    Wa xanun badan tahi

  • @ahmedjr1939
    @ahmedjr1939 Před 3 měsíci

    From tiktok ✌️

  • @iqrawadani863
    @iqrawadani863 Před 3 měsíci +2

    Sorry😢😢😢😢😢 sister oh😢

  • @KafeeyoSaciidxaashi
    @KafeeyoSaciidxaashi Před 3 měsíci +18

    Sorry wllsh😢😢😢😢

  • @Dalmar177hussen
    @Dalmar177hussen Před 3 měsíci +47

    Fanankas socdal wayo like issar❤

  • @kifahisak2183
    @kifahisak2183 Před 3 měsíci +1

    Ilintada nin ha tusin abayo jecel wax la iloobi karo waaye waqti naftada gal qalbiga alle haku qabojiyo abyo

  • @user-cb8cn3hg2q
    @user-cb8cn3hg2q Před 3 měsíci

    alle QalbiGa hakuu qaboojiyo pyo

  • @ZakariyeadenHusein
    @ZakariyeadenHusein Před 3 měsíci +4

    Sorry abyo wan kaa xumahy wxaad jeclty quf an aqoniin qimahaa at ledahay iyo jaceylka at uu qaday qimahisaa umaqalmiin inii lagu dhawaaco wyo Dumarkaa wey qalbi jilacsanyihiiin maa ficno inii.ladawaco
    Raganimado maa ahaan inii dumarkaa ladawaco wyo Dumarkaa wey nugulyihiiin Sorry 😢😢😢😢

  • @user-cj1on4ug6e
    @user-cj1on4ug6e Před 3 měsíci +4

    Ilahow qalbigeda uqaboji

  • @user-wv7jb8qt8p
    @user-wv7jb8qt8p Před 3 měsíci

    Sorry maria apyoh 😢😢
    Rabi qalbiga haku qaboji
    Allah ku intay ulaabo asaga Aya kujecel oo Marna kuneceynin, astaqfarta badi
    Rabi ayaa farxad kusiinaayo Inshallah 😢😢😢😢

  • @xawom3016
    @xawom3016 Před 3 měsíci

    Alaha daweeyo gabadhaan, markasta qofka daacada ah ayaa xanuun gaaraa. Yaab!!
    Waxa an kula talin lahaa dhalinyarada rag iyo dumarba marka hore qof diin le la xariira. Hadii kale khayaano iyo lugooyo kama dhamaaneysaan.

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji4227 Před 3 měsíci +6

    Horta waka xumahay Gabartaan ilenteda lkn mida jirto Aniga mida igu dhacday wlhi hada neh Wax caadi ila tahay yacni wax weyn kma dhigan nin haduu tago mid kale imanayo maxaa qaldan