AX WIIL IS JECLEN QUDBI SIRO IGU GURSADAY LAKIN CAFIMADKISA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 03. 2023
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE
  • Zábava

Komentáře • 500

  • @realog2022
    @realog2022 Před rokem +276

    Inta jecel in ay ramadaanka dhan wada soonto ismuujiya
    👇👍

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +129

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Před rokem +106

    Rabi hanagu gaar siiyo Ramadaanka cimri dheer iyo cibaado suuban aamiin hahilmaamin in aad dhahdo aamiin 💥💥❤❤❤❤

  • @nuurcool
    @nuurcool Před rokem +107

    Aynu ku salino suubanihii aynu jecla Scw scw

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 Před rokem +24

    Nabigu scw wuxu lehyahay gabadh kastaa oo lagursado ayadon waligeda u'idmin ama u' saan ogeen nikaaxeda wa baadil wa baadil wa baadil

  • @somalifanprojfilms
    @somalifanprojfilms Před rokem +15

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😥

  • @abuubakarabdukadir9483
    @abuubakarabdukadir9483 Před rokem +126

    اللهم بلغنا رمضان وبارك لنا في شعبان 🤲🤲🤲

  • @abdallahs.mohamed6789
    @abdallahs.mohamed6789 Před rokem +84

    Asc wrx...
    Waan idiin salaamay Ridwan & Hibaaq
    Wall Hibaaq marka hore Ilaahay baa ku jecel, kuna badbaadshay, takale Maherkaa mid saxa muu ahaynba, waayo adugu isma bixin kartid walaayo shaqo kuma lihid, waalidkaa iyo walaaladaa kula dhashay baa u xaq leh, is dhawr wallo, oo dabin caynkaa oo kale ha u noqon markale insha Allah waa iga talo iyo dardaaran wallo.
    THANK YOU. FROM 🇺🇸

    • @shakirsbofficial5631
      @shakirsbofficial5631 Před rokem +9

      Calanka Mxa iska galay adi Waba wanise Mxa calanka USA 🇺🇸 uso sare Igu so Yac ma gawada 😂😂

    • @abdallahs.mohamed6789
      @abdallahs.mohamed6789 Před rokem +10

      May wall si khalada baad wax u fahantay, anugu ianakaa Ridwan baan darensinayaa inaan waddan kale kasoo salaamay, wall baahi iyo damac caynkaa ahi midna iguma jiro, qof xaas iyo carruur intaba haysta baan ahay, raali ahow, dhanka wanaagga uun uqaado!

    • @mohanabdi3715
      @mohanabdi3715 Před rokem +1

      ​@@shakirsbofficial5631 🤣🤣 imtixana thy waaa ıga qoslisay wlh

    • @farxiyasvalogs
      @farxiyasvalogs Před rokem

      ​@@abdallahs.mohamed6789 aboo soomali ba wada nahay wadan muhiim maha, meesha joogno canjeero iyo shaaxa walaqana madowna wa naloo yaqana. Keep going aduunka dafahiisa ka dawana ridwan wuu ogyahay waxan wa social media

    • @ayaansiciid3768
      @ayaansiciid3768 Před rokem

      ​@@shakirsbofficial5631 😂😂

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO Před rokem +40

    Masha allah gabar caqli badan allaha ku dayo abayo qurux

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 Před rokem +17

    Wlhi nagaha waxa samaynaya wanaga indha adag ilahayaw na ilali amiin

    • @amahnur9836
      @amahnur9836 Před rokem +1

      Abaayo ma aragtay ina adeegaas ilaheey hanaga heeyo wlhi wax xun waaye

  • @axmednuur8265
    @axmednuur8265 Před rokem +4

    Mahadsanid adeer salaad shugri tuko.
    Maansha Allaah.

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +38

    Legendary ustaad ridhwan isaq another's levels 💯⚽️👍💪😎💯

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Před 4 měsíci

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.
    Ridwaan aad baa u mahadsan tahay Jzka-Allaahu khayran, sida aad reerka u caawisay,Adiga Ridwaan ahaana Illaahay cimrigaaga ha dheereeyo,Farxad Xaas wanaagsan awlaad wanaagsan oo ehludiinana Illaahay ha ku siiyo, Walaasheen Hanna Iyo walaalkeen C/xakiim na Rabi kuwo reerkooda si fcn u dhaqda quruxna kusiiwada noolaada Illaahay haka dhigo awlaada Illaahay ha u xifdiyo, baariyiin Iyo Elludiina Allaha uga dhigo,Aamiin yaa rabi, Wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Mohamedin wacalaa aalihiii wasaxbihii wasalam ❤❤❤.

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před rokem +6

    Masha allah habo allah ku xifdiyo. Allah aya kan badbadiyey shartisay.

  • @faisal-iv6hj
    @faisal-iv6hj Před rokem +8

    Ridhwaan qeer Allah kusiyo walahi shekoyin funny 🤣 ayaa kala soconaa halkan hore usoco wall nosobadi

  • @nafisoabdikariim3320
    @nafisoabdikariim3320 Před rokem +16

    Alxm abyo ilaahba kufurtay wlhi weyertahay gabar SAS ufikirta guulayso my ss gabdho idinkana is ilaaliya allena talada udhiibta rabi hanawada furto aamin❤

    • @iman1527
      @iman1527 Před 4 měsíci

      Hadi gabarta hore gur uso marty qudba siro maku gursan kara

  • @DrAbdinajiibAbdalletareey

    Subanallah mrba hdeey qub siro imaato meesha wxboma yalaan ,ilaheey gabdha masakiinta eh oo caqlikooda ku filneyn ilaheey sharto ha ka qbto insha Allah.

  • @hipakismael3783
    @hipakismael3783 Před rokem +9

    Gabadh degan oo caqli badan alle haku xafido wlashay❤

  • @Keydka_Taariikhda
    @Keydka_Taariikhda Před rokem +24

    Diinteena Wax Sir la yiraahdo Wey Reebtay
    ليس ديننا دين السر ولكن ديننا دين الإعلام
    Deenteena Waxba meysan Qarin Wax Walbo in La Muujiyo Ayey Baneysay , Khudbasirana Nin Ku Jecel Kuuma Quuro , Nin U baqayo Caruurtiisa iyo Xaaskiisa in lagu Ceynayo Khudbasiro Maba Sameeyo , intii ku Dhacday Alle Ha u Dambi Dhaafo Intii sameyn doontana alle haka Qabto .

    • @amalgamjama4613
      @amalgamjama4613 Před rokem +2

      Guurka macnihiisa aya ah inla iclaamiyo lana ogaysiiyo walid iyo Qaraba sida aan aaminsanahey qurbo siro majirto lkn waxey dhanta in ay xaran iskugu lkn Maher qarsoon walaga fiicanyhey runtii subxanallah ❤❤❤

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 Před rokem

      Qudbasirada waa waxjira bulshada in badan oo ka midana wey ku dhisan tahay, tusaale nin baa naag qaba naag kale inuu guursado buu rabaa xariiftiisa danbe wuu u sheegayaa lkn xariiftii hore ma yeelayso raggana 4 baa loo baneeyay culimada u waaweyn baa qeyb is qudbasiraysata.

    • @amalgamjama4613
      @amalgamjama4613 Před rokem +3

      @@ahmedqumbe3644
      Sida somalida u isticmasho ayaba khalad ah waayo intii gabadha lagu guursada hadana lagu inkira inad dhahdid maqabo that’s mean wayba kafurantahey hada naagtada kale kudhahdo naagakle maqabo kuna dhaarato malasocota taas qarinta laftigeeda aya wanagsaneyn si aanba layskuinkirin dadbadan ay kudhacdey si khaldan loo isticmaalan uso joogney it’s not really good inad walidka usheegta muhiin ah naagtada waxba naagta kale kama galin maXd uguur saneysa hadiba aad cabsaneysid Sheeko usheeg hakugu raacdo ama kugudiido tankaleba wad usheegta they’re some person gabdhuhu hadey ku diido iska joog maxa kuwalaya ama katasho adey kutaal lkn hakala qarin wa??

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 Před rokem +1

      @@amalgamjama4613
      Wlley anigu xukun ma gaarayo maxkamadna maahi lkn waxaan idiin sheegay bulshada ineysan dhisnaan lahayn haddaan wax lakala qarin, 99% ragga xaaskooda hore wey ka qariyaan hadhow markay muddo qabaan bey ka war heshaa ama ay carruur u dhasho, aduunku maaha fikradaada kaliya bani aadamku isku duruuf iyo isku nolol maaha dadkana ha xukumin, ee isbarbardhig badan samee.

    • @RakiaAbdillahi
      @RakiaAbdillahi Před rokem

      ​@@ahmedqumbe3644 wilayadu wa wajib guur bilaa wilaayana guur saxa maha
      Ninka xaslaha ah xaskle donaya rerkedi bu si qarsodi ah uga donty somha mrka qudbo siro lama dhhi karo lkn kan bila wilayada ah ba qudbo siro la dhhi karaa hdana guur sxa mha

  • @calibaashi2729
    @calibaashi2729 Před rokem +20

    Qof ha aamini xamar hiv ayaa wareegaayo.

  • @ehludikri3778
    @ehludikri3778 Před rokem +4

    Qiso la alifey bey iila egtahay oo wacyi galin ah.
    Hadey run tahay iyo hadii la alifeyba well done

  • @socdaal252
    @socdaal252 Před rokem +2

    Masha Allah

  • @nadaraadan3099
    @nadaraadan3099 Před rokem +23

    Balaayo nin ha aa Minto Subxaana allh ilaahow shartooda naga qabo

    • @abdirisaqyusuf6839
      @abdirisaqyusuf6839 Před rokem +7

      lkn wll yadu maxoolaa siday nin iskaga raacaysaa yadoon cid ogayn

    • @nadaraadan3099
      @nadaraadan3099 Před rokem +1

      @@abdirisaqyusuf6839 runtaa waaye qub siro hadaba kamaqlo leeyguma ogo waligeeyna ima dhihin mana I dhihi karo

    • @mohamet35
      @mohamet35 Před rokem

      Balyo naag ahaminto ilahow naagaha shartida naga qabi

    • @adnaanmohamed4450
      @adnaanmohamed4450 Před rokem

      ​@@nadaraadan3099 qudbo siraa rabaa 😂😂

    • @lovetoeat3012
      @lovetoeat3012 Před rokem

      ​@@adnaanmohamed4450 yaa kaa yeelayawaxaas🤨

  • @isramahamed
    @isramahamed Před rokem +1

    ala.abaaYo ilahyy baa kubad baa diYee ax dH3H 🥺🤲✨

  • @abdibashir8651
    @abdibashir8651 Před rokem

    Walal maan waahaatahaye aqiilileeye Allah hsku arekete sidhaa kuusoo

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +31

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fotballontop
    @fotballontop Před rokem

    Maashaa Allah. Waa sheeko fiican.

  • @guuleedahmet1270
    @guuleedahmet1270 Před rokem

    M.allah caqliga Allah hakuu barakeey

  • @apdalehusein9945
    @apdalehusein9945 Před rokem +33

    masha alllh gabar caqli leh weye keep going abyo 🙊❤️

  • @blackgbg5468
    @blackgbg5468 Před rokem +8

    That is it 😂😂 waan ka helay

  • @abdibashir8651
    @abdibashir8651 Před rokem

    Ruuti laagmaaha laag Allah ayaa noobalanqadhe reseeqena marmarka waaguurgaa owasto jecly iyo ehraanam

  • @hamse3469
    @hamse3469 Před rokem +17

    Caqli baad lahayd wll m.a guulayso😂😂

    • @abuhamza4774
      @abuhamza4774 Před rokem +3

      Abayo fasaqa muxuu ahaay guurkaas mar huraba sax maaheen

  • @abdibashir8651
    @abdibashir8651 Před rokem

    Walal maan waankujelehay emasigursana wahanwsaudun wanalagategi almuhim wadini iyo gur halal haadadraalikutayahaye ruunti quurahley ayatahaye walal maan

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před rokem +35

    Sheekadan Wax lasoo Aliftee U Egtahy Qofki Wax garad Wuu fahmay😂😂
    Abayo ilmo manihine beenta Nagadaa😂
    Gabar Nikaxeda Reer keda Ka qarsay Su Ugu soo dhacay fikirka Ah Aan isa sobarno😂
    Any way Wakugu qadanay❤

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 Před rokem +27

    Awalbo wada xun bey kusocoty guur an dadkeyga ogen wamaxay ishhhh 🤧nin kudahayo yanlanaogaan dulku kugujidee ,

    • @abdirahmannoor175
      @abdirahmannoor175 Před rokem +1

      𝐓𝐡𝐚𝐭 𝐢𝐬 𝐢𝐭😂😂🖐️

    • @hibanura1929
      @hibanura1929 Před rokem

      Taas aney isbuucan igu dhacday waan ismehersanay 5 bari baan leyahay aan isbaarno wow imermerinaa Ana gas aanba usiiyay

    • @nastehahassan2593
      @nastehahassan2593 Před rokem

      @@hibanura1929 is ilaali mugoo

    • @amahnur9836
      @amahnur9836 Před rokem +1

      ​@@hibanura1929 ka fagoow abaayo sharaf ma ahan nin ku jacelna ma ahan

  • @sucadomuse3068
    @sucadomuse3068 Před rokem +1

    Inantu wa fariid M.shllh

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 Před rokem +17

    Gabar gurigooda jogto walayada laga qadaayo walalked iyo aabahed joogo side loo mehrinaa sheeko xariirtan wnka helay mid kale noo bilow

  • @abdihassanibrahim9913
    @abdihassanibrahim9913 Před rokem +7

    Kaa Maher ma ahaan mana laku qabo mana nikaxsanid wyo qudba Siro majirto

  • @ziyaaaaaaaaaaaaaa777
    @ziyaaaaaaaaaaaaaa777 Před rokem +1

    Bismilahi wa badaday alxm dheh

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Před rokem +8

    Wax an wa ridkaga kula ogay wa dhib abayo allah bah ka qabtay 💕💞🙏

  • @MohamedHassan-tp4dn
    @MohamedHassan-tp4dn Před rokem +6

    marmar halkan waxalagahelah sheeko fani ah kkk

  • @mohamedabdikadir291
    @mohamedabdikadir291 Před rokem

    Ridhwn issack sxb qoftaan igu soo xiriiri ubaahanahy nio qofta waa wax garade

  • @aragsanmohamud3302
    @aragsanmohamud3302 Před rokem

    Aubxanalah gur qarsodi ma gala dumarka ayaga is bahdila runti ee dumarow isku badnada balo walba ha aaminine

  • @xubimedia1060
    @xubimedia1060 Před rokem

    M.allh hablo caafimaadku waa muhiim👈👋

  • @abdiahmed5981
    @abdiahmed5981 Před rokem

    sxb ridwaan saa samee legend baa tahaye

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 Před rokem +1

    Walalo nikaax usan rerkiina ogeyn wax jiro mahan mana banaano
    Mida kale dibka iyo xanunka qofku kudambeynaayo waa gabadh oo hadey nin qarsato ayada unbaa uur qadeyso kuguna inkirayaa haduu rabo marka Allah na asturo

  • @abdibashir8651
    @abdibashir8651 Před rokem

    Walal maan maaguursaate haadaa misse

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před rokem +26

    Teamkeygi single ka ahaa away wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 Před rokem

    Ruunti gofki illahey Saman ladona gofna kalama tashado ee aniga waxan dixilaha kuuwa gurka garsonida xagajia iyo kuuwa gurka walidka laaogyaxay sameya waina lisbara sida loogada cafimatka lamanaxa isgursana insha Allah

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před rokem +3

    Very smart

  • @sahramohamud9741
    @sahramohamud9741 Před rokem +7

    Meher garis ah ma jiro habo cudurkiisa ilaah baa kaa gabtay alxamdulilaah dheh

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Před rokem +5

    Ridwaan 👍👍❤

  • @xamdaxaali9305
    @xamdaxaali9305 Před rokem +1

    Masha Allah waa Gabar aqli badan
    Xagaa kaga hay 👍💯

  • @yussufhassan486
    @yussufhassan486 Před rokem

    Wonderful 🌎 world we r here wotld kkk

  • @ubaxaden2485
    @ubaxaden2485 Před rokem +6

    Wan sugaye bar maa mijkan wan uxise tijabe jecelkaga ridwanow nosobadi

  • @myrumeyzaahmed3486
    @myrumeyzaahmed3486 Před rokem +5

    Qudba siro waaba xaaraan mana ku xiranto marki horeba kuma qabin maxaad fasaqdaaa😢dadkan jaahilnimada wali maanay kabixin

  • @farhiyahaaji5024
    @farhiyahaaji5024 Před rokem +1

    Maasha allah maasha allah walahii waa gabar fiican abaayo qaali ilahay ha ku xafido waa qayaano kaa nin fiican maha ilahay ayaa ka qabtay tuukbu aha kaa daacad musan ahayn Subxanallah 😢

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is Před rokem +1

    سبحا ن لله

  • @layloabdulahi-tv5fc
    @layloabdulahi-tv5fc Před rokem +8

    😂single nimada ku dhiman kara lee nin sidu rawo umayeloyo❌😎

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi Před rokem +1

    Horta Hablahan Mediaha la soo fadhiista Nin baannu xidhiidh lahayn miyaanay Walaal iyo Aabe iyo Ehel lahayn oo waxan Daawanaya

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 Před rokem +5

    Familiga haduu kamidyhy wa qasab wadmaqli astaqfirullah gabadhan positive ayey uegthy halabaaro hadeyba qudbo siro yeshay hadaladeda waxban kadehanayaa

  • @abdullahihaaji2380
    @abdullahihaaji2380 Před rokem +3

    M.a gawadhaan fareet waYe

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Před 4 měsíci

    Gabar yar oo aqli badan,habo ilaahay hakaa qabto duleeyste dambe sifiican aa sameeysay hadaa ku xirtey caafiimaad baadhis

  • @ummsumeyaahmed5457
    @ummsumeyaahmed5457 Před rokem

    Walahu waclam

  • @shaamofficial9867
    @shaamofficial9867 Před rokem

    wlh nimanka aqligoda wa aska sidan qudbo siro cidina ogen hadana xaskeyga thy isku key dhiib iska dhahaya marku dantisa kagaro wad iso urte keep going ay la imadan wa cadadooda

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Před rokem +10

    Bisinka waa dhibaato allaah ayaa kaa qabtay

  • @faisal-iv6hj
    @faisal-iv6hj Před rokem

    Asc hibaaq salan kadib wall awalba maher musan ehyn Allah kaqabtay

  • @safiadahir576
    @safiadahir576 Před rokem +1

    Sheekadan run ani ilma ah lkn allah ba og

  • @abuquhafah4994
    @abuquhafah4994 Před rokem +6

    اللهم بلغنا

    • @abuquhafah4994
      @abuquhafah4994 Před rokem

      ASC wrwb khudba sira wa xaran nabikah wuxu yire salawatu rabi wasalamu calehi wa badil qofkah marku dambi u kudaco mala shek sheko qarso adika iyo rabika bes Hali daxeyo guur wa hal wane ki ilahey baney marki khudba sira lakula guur sado hashegin mxa yele dambiki kashe Aya shekisa

    • @abuquhafah4994
      @abuquhafah4994 Před rokem

      Dadkah badikod wey ogyihin inu ya hay dambi qof magala jogo oo culama daxjogo sidu ugaraneynin khudba sira wa ceb

  • @qalbinuura5731
    @qalbinuura5731 Před rokem

    Ilaah ayaa kubad baadiye

  • @momostaph3610
    @momostaph3610 Před rokem +2

    Qoftaan hadalka waxbaa ka muqdo waxey u egtahay qof wax qarinaayo wixi jiro alle unbaa og hadal fasiix la qadan karo ma muuqdo meshan..

  • @CiyaarJecelofficial
    @CiyaarJecelofficial Před rokem +1

    Her smile 😘

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Před rokem

    Ok walalo waligaa ha ka yeelin

  • @adarmahamud444
    @adarmahamud444 Před 5 měsíci

    Nolosha inta ku dhiman allaha farxadkugu dhameyo

  • @ummuirfaan1609
    @ummuirfaan1609 Před rokem

    Illahey ayaa kabadbadiyay

  • @myqeenumiyma4310
    @myqeenumiyma4310 Před rokem +1

    inta shiku ila jacel ☝😍

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 Před rokem +1

    Wan hubaa inaad tahay gabadh diin /qiimo /qurux isku darsatay baa tahaye guur muuqda oo waaridku ogyahay la imoow Allaha kuxafidee walaashey

  • @abdiahmed5981
    @abdiahmed5981 Před rokem

    mida kale hibaaq waaba doiqeyka sxb ridwaan ixsaan iisamee iskaaya bar inantaas
    reerkeeda waan kadoonayaa caafimaad baaris diyaar baa la ahay dhaqtarka waa isuraacaeynaa

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 Před rokem +1

    Oo maxaad hada isku ceebeyni Love ❤

  • @ladansaxar5452
    @ladansaxar5452 Před rokem +11

    Gabdhaha waxn kula talin in adan dadkaaga wxba ka qarsan weliba hoyadaa sikasta oo ay ukulushahay hoyada sxb ayaa laga dhigtaa alle ku badbaadshy lkn Wx fcn ma adan samyn

  • @engrxiddig
    @engrxiddig Před rokem +2

    Gabadhu sheeko xariir mcna m.a cabqari

  • @user-ke3zj1pc9w
    @user-ke3zj1pc9w Před 8 měsíci

    Legend ridwan issack ❤

  • @ebrahimmohamed7305
    @ebrahimmohamed7305 Před rokem +6

    Guurkaas waa baadil waxna kama jiro

  • @yaa5406
    @yaa5406 Před rokem

    Ridwaan waxaan ku odhanlahaa fadlan iska daa qaabka xun aad barnaamijka ubilawdo sida yaw yaw waaninkii hebel ahaa waa wax aadu xun sifiican oo akhyaarnimo ah uhadal 🤧🤧🤧🤧🤧🤧🤧

  • @fotballontop
    @fotballontop Před rokem

    Waa gabadh maskax fiican.

  • @daysaneahmed1427
    @daysaneahmed1427 Před rokem

    Waan balansanee isma aanan soo wicin
    Jeceylka inta aan ku aaqay waa dhaafay

  • @mhassan4506
    @mhassan4506 Před rokem +1

    Yahuuuu indha aadkaa

  • @ummuirfaan1609
    @ummuirfaan1609 Před rokem

    Meherkas majiro

  • @sagalmaxamedcumar7141

    Wlahi letsma xaqiree waa gabar degan
    Deganaanta waxee kaalin weyn ka qaadataa aqlaaqda

  • @i.o4916
    @i.o4916 Před 5 měsíci

    Guur qurbo Siro somali caadi ay kadigtayn

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 Před rokem +1

    Diinta ayaaba ka hadashey in aan gabar aan ehelka ogoyn waxba kama jiraan Meherkaas.

  • @aweysmaxamed-ki6ye
    @aweysmaxamed-ki6ye Před rokem

    Gabdha.ha.nagu.dirin.hibaqey❤

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 Před rokem +3

    Abyo qudba siro maficno iska ilali gabdaha Daman waxkulatalin laha ine qudbo sira iskadafa bcz raga qaar maficno kiguur ujedo rerka ukena plz hoyo mcn iyo abo mcn haogadan intaasa igaa tala aah gabdo

  • @maaidimaanka
    @maaidimaanka Před rokem

    M.a. 🥰🥰

  • @captaineussuph5940
    @captaineussuph5940 Před rokem +3

    Goftaaan caqliley wayee. Halaguyaco 😍

    • @fatimaaa8140
      @fatimaaa8140 Před rokem +2

      Caqli aa ma caqliga ay ku ogalaatay inaa si qarsooni ah loo guursado 😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhiyahaaji5024
    @farhiyahaaji5024 Před rokem

    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @abdisalam6761
    @abdisalam6761 Před rokem +1

    Markii hore iyada jeclatay qof wax jacel wax madidi kara hadee wax dideso awal ayee didi lahed lkn washeko mada awal

  • @sumayayusuf4478
    @sumayayusuf4478 Před rokem +4

    Gabadhan hada nahy teamka Ridwan izaq doqomo mey Ina moda 😂😂anyway Ridwan dartisa u dhaeste benteda qoftan 😂

  • @jannaatmd6314
    @jannaatmd6314 Před rokem +6

    Mid bari qudbo sire igula heshiyay ban waxan ku balamiyay xafadena kadib wllky iyo adeerky ubalamiyay o shekada an ushegy waxa yar kadib bay sogaracen fadhiga so gala idhi sharab idinkeni ku idhi inta is baray
    Sharabki wa kenay lkn ninkii dib il isumanu saarin😂 moogi in washamsi lagu qaaday iyo inkale allah aclam koly 1sac kadib isago sibaxaya baqbaqa ka fiirinayay wuna nabad qabay buraha xargaga kudhacyaa moogi😂😂😂😂

    • @cafiifa_lifestyle
      @cafiifa_lifestyle Před rokem +3

      Wale nag nool tahay nin hdiiba qudbisiro kula yimado wa la lugooya wale

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Před rokem +2

    Meherka qarsodiga ah wuxu khalad ku yahy gabr kawaran walayadada so dhiib laleyahy wa xaraan walhi wyo gabdha dadkeda masulka ah ba walayada leh subxannlh