WAXN ISKU DIYARINAYA 5 SANO SINGLE NIMO AH😂😂

Sdílet
Vložit

Komentáře • 645

  • @xaniifaxaajicali1490
    @xaniifaxaajicali1490 Před 2 lety +27

    Inta markay gursaty kdb dawanyso like 5tii sano 5bil ku bedelataya hee😁😂😂

  • @keivahmed972
    @keivahmed972 Před 2 lety +77

    Lkn balantii waka baxsaday hda wa gursatay😁😁😁🤣

  • @susu-gf9cs
    @susu-gf9cs Před 2 lety +208

    Routines so sameey aqwaan😂😂😂

  • @ROCK_GEEZYMUSIC
    @ROCK_GEEZYMUSIC Před 2 lety +212

    Wllkey ama wlshey goorma kugu dambeeysay inaad kusaliso nabigeeni suubanaa SCW SCW SCW SCW DHAmaan an ku salino 123

  • @rumaanruun7400
    @rumaanruun7400 Před 2 lety +29

    Welcome back to CZcams quruxey vlog routine iyo challenge noso samey waa cadsi🙏❤️❤️❤️

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet Před 2 lety +47

    Every Time she is Happy😊 maria👸 👑 Good bless 🙌🏻

  • @ishwaqcabdle294
    @ishwaqcabdle294 Před 2 lety +103

    abayo wlhi funny ahaa iska tahay wn iska kaa jeclhy keep going♡︎

  • @fahimadiamond8473
    @fahimadiamond8473 Před 2 lety +11

    Inta aroska kadib dawaneyso like😂❤

  • @fathiyoabdi8982
    @fathiyoabdi8982 Před 2 lety +24

    Single kulhaa 6/62022 isturtayaaa hambaliyo sis💍😭🤣🤣🤣🤣

  • @queen__happy5712
    @queen__happy5712 Před 2 lety +28

    Ayyy m.a welcome back boqorada jadwalkaaga /routinekaaga nosoo duub ok quen keep going 🥰🥰❤❤

  • @rahmabarkad7070
    @rahmabarkad7070 Před 2 lety +12

    Hhhhhhhh walhi wan qoosolaye mashalaha walo keep going ❤️💯💯 ♥️💖 waxad tahaye qof faniyaa

  • @barwaaqoibrahimosman603
    @barwaaqoibrahimosman603 Před 2 lety +76

    Routines soo samee apayo wan ku jeclahay poqorada wad qurxisay❤️💋💯😍

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 Před 2 lety +19

    Horay u soco abaayo qali soo badi video yada guulayso inshaa Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👸🌹

  • @ayaanindho8140
    @ayaanindho8140 Před 2 lety +2

    Masha allh MAARIYA wllhi waan ku jacelahay Abaayo macan hore usoco ❤❤🥳🥳

  • @miss_world5049
    @miss_world5049 Před 2 lety +32

    Dumashikeenma soo dhawoo😃😃😂mar hadaad labo sac bilaawday😃😃😂 nagu soo biir

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 Před 2 lety +16

    6 bilood ka dib in lagu yaacay inta og 🤣😂😅

  • @hadiyamohamed3993
    @hadiyamohamed3993 Před 2 lety +48

    Wlhi anigo niyada kugu haya iga so hor baxday I love you ziz from SOMALILAND

  • @mustalifomohamett4719
    @mustalifomohamett4719 Před 2 lety +4

    Hal sano xata ayadoo kasoo wareegin aba istuurtay legendnimo🤣🤣

  • @mariaali677
    @mariaali677 Před 2 lety +18

    Yaa dawanaya 6 month kadib ayado marwo ah😂🏃‍♀️

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 Před 2 lety +10

    Mashaa Allah horey usoco qaali rootiga bacada maxaykugu ridiwaayeen

  • @hindaahmed5534
    @hindaahmed5534 Před 2 lety +44

    Ma.allah qali 🥰🥰funny bathy wlhi 😁wnkujacelahy xabbti allaha ikaxitiyo

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 Před 2 lety +2

    mar mar akshanka waa ku fiican tahey tiktok soo galo oo comedi ah euwaayado waa ku fiirsanaeyna waaba ku jeclahey inagee

  • @raxmaalixasan4097
    @raxmaalixasan4097 Před 2 lety +8

    Waaw m.a Allah Ku xifdiyo abaayo marwalba asturnaantada Ku faan

  • @arizonaaz2466
    @arizonaaz2466 Před 2 lety +6

    Inshallah keep going sister you doing great job!!! 👍

  • @queennada6969
    @queennada6969 Před 2 lety +6

    Routinekaga iyo skin care kagaa creamda izticmazho plz nozo same hppti

  • @cumarkumaandoyare497
    @cumarkumaandoyare497 Před 2 lety +2

    Waaw,well done dhabtii keep going ❤❤❤❤❤❤🤙🤙

  • @AhmethANJ
    @AhmethANJ Před 2 lety +6

    MariyaaY 5 Sano Mee WlloH SawdiGi Is XaliyaY😂😂😂😂 Macha AllaH IlahaY Haysu KiN BarakeeYo Inader🥰🙏

  • @ikraanikraan4
    @ikraanikraan4 Před 2 lety +42

    Boqorada istelka wan kujeclahay walhi hori usoco abaayo mcn

  • @shugrimohammed9499
    @shugrimohammed9499 Před 2 lety +7

    Masha Allah horma wacan abayo

  • @lifewithzuzu6597
    @lifewithzuzu6597 Před 2 lety +31

    Beautiful ❤️❤️👑

  • @khadarabdulahi4022
    @khadarabdulahi4022 Před 2 lety +7

    Mansha Allah keep going sister 🙏

  • @ahlamqueen3602
    @ahlamqueen3602 Před 2 lety +1

    Wwww abyo wankugu farxa walhi keep going welcom back

  • @muntazkaize2835
    @muntazkaize2835 Před 2 lety +3

    Waw qurux sidado kale wllih 💯😘🌝❤️

  • @riyaanabshirriyaanabshir2896

    The queen is back maria abshir ❣️🌹

  • @muhiimhassanmohamed6619
    @muhiimhassanmohamed6619 Před 2 lety +1

    Wow masha Allah sis welcome back

  • @saacidmaxamedgelle9004
    @saacidmaxamedgelle9004 Před 2 lety +18

    Dhanteye kashka Ayaa kugu Diray😂😂😂😂😂😂😂

  • @sapirinmusa8766
    @sapirinmusa8766 Před 2 lety +2

    Ya videogan dawanaya iyada iyo haykal Markey is arosteen🤗🤗😁😁

  • @muqtaar1726
    @muqtaar1726 Před 2 lety +13

    Saanaa ciwaanka muuqaalka ayaan ku qoslay 5 Sano singlenimo iyo arooska hada 🤣🤣🤣

  • @fatimamuhammedabdi9325
    @fatimamuhammedabdi9325 Před 2 lety +8

    Hormar wacan wlshy ❤

  • @daahirqalinle30
    @daahirqalinle30 Před 2 lety +2

    love you boqorada Stella 😍🇸🇴hanoolaaTo xabiibi

  • @maryancusmaan1618
    @maryancusmaan1618 Před 2 lety +1

    Abaayo walaahi taageerahaaga ahay m.a allah kuxafido 😍

  • @falastinyaxye7555
    @falastinyaxye7555 Před 2 lety +2

    Mashala Allah abaayo macato Booqurada 😍😍💋💋😍😍

  • @nastexobbenalkabbe3102
    @nastexobbenalkabbe3102 Před 2 lety +3

    Awwww mashallh ❤️ ish calaa qurux

  • @nimcocabdi1912
    @nimcocabdi1912 Před 2 lety +3

    Hada soo boqotay markay guursatay ka dib😍🤗

  • @anisaabdi3671
    @anisaabdi3671 Před 2 lety +3

    Masha allh beautiful single room

  • @mahadrelaxtion9571
    @mahadrelaxtion9571 Před 2 lety +2

    Keep going 💪 boqorada xamar wayn👸👸

  • @booshafsa7590
    @booshafsa7590 Před 2 lety +5

    Wawa mash Allah Aniga wajecleestay

  • @musaybaaadan9863
    @musaybaaadan9863 Před 2 lety +14

    Hadad hadlysid hadal xikmad leh ku hadal ama iska amu qofyahay😗

  • @mariyamahad9012
    @mariyamahad9012 Před 2 lety

    Waakujeclhy quenteyda hore usoco wa samida love kugu ahay tagere nambar 1

  • @maymunwehliye3910
    @maymunwehliye3910 Před 2 lety +2

    Wlh waanagudhereysay quruxey 2ba sanokadheg kkkk🥰🥰😘⚘💝

  • @ayaandayib7093
    @ayaandayib7093 Před 2 lety +4

    Inta dawaneysa arooskeda kabacdi like saara

  • @xubisiciid552
    @xubisiciid552 Před 2 lety +1

    5bil kadib wa aqal gashay qofyhey dhibka naga dhaaaf ❤

  • @sofiaali6822
    @sofiaali6822 Před 2 lety +2

    Happy gal always ❤💕💞💞

  • @jaja_gaming2804
    @jaja_gaming2804 Před 2 lety +3

    Balantii waa ka baxdayeeeey💔💔💔💔💔💔Hambalyo dumaashi🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zayidcali6336
    @zayidcali6336 Před 2 lety

    Msha allah wllshay hore usoco hargaysa caday kaso salamayaa

  • @caynicudoon9767
    @caynicudoon9767 Před 2 lety +1

    Ayy my sister keep goinn😍😍

  • @falastinyaxye7555
    @falastinyaxye7555 Před 2 lety +3

    Mashala Allah abaayo macato Booqurada

  • @istaahilabdihuseen4271
    @istaahilabdihuseen4271 Před 2 lety +3

    Aaway 5tii Sano aad go aamisay maariyaay😁😂

  • @amalxasantaakow9344
    @amalxasantaakow9344 Před 2 lety

    m. washey aad aya ku daara allh dartii ayan kuu jclhy xpiiti

  • @mahadrelaxtion9571
    @mahadrelaxtion9571 Před 2 lety +1

    Wll mcn horeey usoco 😇😁

  • @sadiyaisman
    @sadiyaisman Před 2 lety

    Masha Allah qaali horay usoco ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍

  • @dajiyapahnanofficial6845
    @dajiyapahnanofficial6845 Před 2 lety +2

    runtii mudo yar aqaana mariya lkn se saaida ujeclaaday..
    wiil hada ahy 5y singalnimo iska dhaafo one day gurigiina ma sijoogteen 😅🥰🥰

  • @anuushka3522
    @anuushka3522 Před 2 lety +2

    M.a nolow hppit 😇💛💙💜

  • @maryamdiriye6103
    @maryamdiriye6103 Před 2 lety +2

    Ayy ma
    Allllh bqorada👑❤️✊🏻

  • @fartuunsheekh8973
    @fartuunsheekh8973 Před 2 lety +1

    M.a soo labasho wacan my bbe

  • @Mssruuxi8087
    @Mssruuxi8087 Před 2 lety +2

    Guuleeso marwalba boqoradaay ❤️

  • @fadumasayid7864
    @fadumasayid7864 Před 2 lety

    M.a wllshay qali

  • @amkaabdi132
    @amkaabdi132 Před 2 lety

    Samada sometimes ayeee Furantahy Wll Qali Allh yuusn Kaagadhawenin Laqwiga iskadaay Any Keep FORWARD Dear

  • @higadmohamed2513
    @higadmohamed2513 Před 2 lety +2

    Waan ku salamay abayo qurux

  • @nimcojaamacbuuay3492
    @nimcojaamacbuuay3492 Před 2 lety +3

    Masha allaah alaab qurux badan

  • @hodanmaxamed2746
    @hodanmaxamed2746 Před 2 lety +2

    Masha allah abaayo mcb

  • @queenlight7049
    @queenlight7049 Před 2 lety +4

    Abaayo marwalo saan cml soo samey❣️🥰💯💋❤️

  • @suleekhaipraahim3275
    @suleekhaipraahim3275 Před 2 lety +1

    Masha aallh abayo gurigaga

  • @saacidmaxamedgelle9004
    @saacidmaxamedgelle9004 Před 2 lety +4

    Hormar wacan✌️😂

  • @husseinalihassan6105
    @husseinalihassan6105 Před 2 lety +1

    Ani iyo adhi barakallah boqorada styleka

  • @careysabdi2390
    @careysabdi2390 Před 2 lety +1

    Hormar wacan wallashey

  • @xalimosacdiyo4873
    @xalimosacdiyo4873 Před 2 lety

    Msh alh queen of world sis wan kusalamy

  • @farahibrahimcabdilaahi3754

    hambalyo boqorada istelka arooskaga adiga iyo haykal masha allah 💍👰🆎💍👰🆎💖💕💓💖💕💓

  • @osmanahmed6576
    @osmanahmed6576 Před 2 lety +1

    Gabry camerada wa lagu washta e iska jir dabcasr io dadki ka horeyy ka wareysoh 😂 anyway big fan 🥰

  • @naraacadeey552
    @naraacadeey552 Před 2 lety +5

    5sano saan maa u danbeysay aroosada 🤣🤣 hambalyo abyo 💖💋💯🤍🤍🤍

  • @dekdoolar24
    @dekdoolar24 Před 2 lety

    Kkk wlll boqorada iskaguurso gabadh goorku wuu ufcnyahay

  • @naciimohassein6623
    @naciimohassein6623 Před 2 lety

    dhaanteeeye isku so laaabta fadlan wlhi wa isku so baxeysaan😢💋😍

  • @odi____bahalchenel2022

    Maasha alaah horay usoco

  • @OmarMohamed-vk8qi
    @OmarMohamed-vk8qi Před 2 lety

    Masha Allah walashey mcn wan kujecl

  • @umuriyanriyan6930
    @umuriyanriyan6930 Před 2 lety +1

    Walaalay maad qashinka gubatay waqti ayaaba u haysaane 5qof olo nadaafadeeda kabadan

  • @abdiqani7038
    @abdiqani7038 Před 2 lety +2

    Meesha aad kashaqeeso iyo waxa aad qabato noosoo duup please ♥

  • @yaasmiinabshir5345
    @yaasmiinabshir5345 Před 2 lety

    Samii magaca ita danbe wdagna _____jecelhy wlhi maria🥰😘😘🥰💋

  • @shamsimaxamed116
    @shamsimaxamed116 Před 2 lety +1

    keep going mi sis iyo iskabulo nimo 5

  • @sahraabdi1449
    @sahraabdi1449 Před 2 lety +2

    Keep going hapipitii❤❤❤❤

  • @aasiyoabshir4865
    @aasiyoabshir4865 Před 2 lety +3

    xppt ana 5 sano isku diyaarinyaye midwavery markaa dhamayso waa kuu soo socdaaa ogow

  • @sakinaskytv9604
    @sakinaskytv9604 Před 2 lety +2

    Masha alaah

  • @haawohasan2376
    @haawohasan2376 Před 2 lety +2

    Morning Routine plz 🙏 😴

  • @caaqilaxmed859
    @caaqilaxmed859 Před 2 lety

    Masha allah qurux waaye lagaama caajisaayo ee adilee ha caajisan dadka kugu xiran hadaa adiga caajisto eyagane wey caajisaayaan adilee is kala kici abaayo

  • @simansaafi1464
    @simansaafi1464 Před 2 lety +1

    Naag nol inaatahy ana kuqire👑💪

  • @majogta3930
    @majogta3930 Před 2 lety +2

    Queen 👸🙏💞

  • @sophiamohmetmohmut1945
    @sophiamohmetmohmut1945 Před 2 lety +1

    routine noso samey sxby😍

  • @abdiazizmraage1654
    @abdiazizmraage1654 Před 2 lety +1

    Wcs ee walaashay horey usoco

  • @samsamahmeddubad5989
    @samsamahmeddubad5989 Před 2 lety

    Hada dumshiyo Madan ahyn xbbitii 😍 inadeer Kay haykal isku Mac tihiin noh form hargysa ka so salamaya 🙋

  • @abdirahmandhagacadde8214
    @abdirahmandhagacadde8214 Před 2 lety +4

    Hhhhhhhhh
    Xafada markay Marti imaato qolkayga daruftiisa albaabka wey iskasolaabaan cida
    Halmar Lee qarash isgalinaa bis waa markaa islaantii hagaajinlaheed aa keeno
    😃😃😃😃😃😃😃

  • @faraxcumar4448
    @faraxcumar4448 Před 2 lety +2

    Masha allh qurx badan