Dhibaatooyinka jacaylka midkee u nugul ragga iyo haweenka?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 10. 2022

Komentáře • 184

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 Před rokem +21

    ustaad max'ed cali waji Allah ha ku dhawro or barakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Před rokem +15

    Maxamed cali waji ilaahay haku barakeyo noolow waa Ragii runta aha noolow cimri dheer iyo caafimaad ilaahay haku siiyo
    Guulayso.

  • @Shukryhussayn
    @Shukryhussayn Před rokem +9

    Ilahay darti ban u jecelahay Mohammed Ali waji ❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedyare5696
    @mohamedyare5696 Před rokem +64

    Allah odayga laandheerasanaa Wlh laandheeranimada laguu sheegaayo waa shaqsiyadda qofka ❤

    • @ahmedadem1829
      @ahmedadem1829 Před rokem +4

      Waa run wll lkn somali reernimaa dishay

    • @qadanbisle5261
      @qadanbisle5261 Před rokem +3

      Haa Wlhy waa nasab xalala m.a waanada xariirnimada daacadnimada iyo udhimrinta dhalinta iyo dunwanaaga waa waxa aad ucajiiba imluhuudhalaa nasiib badan wlhy I love it

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 Před rokem +12

    Parnamijkani waa mid fiican xata dhalinyarada guryaha iyo shaqada uun ku caajisay ayuu xiiso uyahay soo badiya oo igu soo taggareya wan kasoo qayb galay mmtv thanks all of workers

  • @salmonellatyphi2601
    @salmonellatyphi2601 Před rokem +4

    War universal dooda qofka hadalkee ku celiyaan, wariyahan wuuka dhageystay thanks wariye

  • @fatxiyabintujama8799
    @fatxiyabintujama8799 Před rokem +4

    Weey macalinkeygii somaaliga maxamed cali ilahay cimri dheer iyo caafimaad hasiiyo
    Waanku salamayaa macalin

  • @khadracaydiidmuuse5397
    @khadracaydiidmuuse5397 Před rokem +1

    Mm tv wxn rajaynya in Aan ka so qayb galo incha allha mohameth Anther wllo Alle haku sharfo sida qurxda badan ee nogu so gudbiso warbaahinta qurxda badan

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 Před rokem +26

    Kkkkkkkkk aniga waxa ii sheekaysy gabadh markay yarayd oo caashaq ku dhacy 2 sano ayuu hayay oo ay sheegan kariwydey waxy tidhi marka aan arko ninka halka aan taakanahy ayan ku qalayey waan xanuusaday waan dhegabely maalinti danbe aniga oo dhar ku maydhaya guriga hortiisa ayuu isoo hormary dabadeed waan carary aniga oo si diyarrda u duulaya ayaan galay gurigii berendaha markan marayo ayaan tabty kooran ka (ama light) waxay joogtay jabuuti oo u yaqana kooranka.waxy tidhi liydhka oo ka soo go ay gidaarka ayaan taabty waxy tidhi liydhkii wuu ila booday waan dhiman gaadhay wuxu igu turay gidaar kii kale xaalad khatar ah ayaa ila soo deristey lakin maalinti ayaa iigu danbeysy nin aan jeclaado. Marka annga oo dhalinyaro badan ah ayay talo nasiisay waxy tidhi hadaa wax jeclatan kooranka ogaada kkkkk waa talo dhalinyaro..

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 Před rokem +8

    Dood Aad U wanaagsan Oday Ruug Cadaa Maxamed Waji waa Oday aan Dar ILAAHAY U jeclahay Nin Wax garadnimo, laandheernimo Aqoon intaba leh sidoo kale Wax aan ka helaaa Sheekooyinkiisa Cajiibka iyo Barnaamijka sheeko iyo Kun Sheeko ee uu Leeyahay 🙏🏿👍✅✊🏾Halyeey Qaran baad tahaan leeyahay Xushmad buuxda🙌🏾

  • @Borama1960
    @Borama1960 Před rokem +25

    Wonderful discussions 👏 👏 👏 Very wise smart old man. Much respect 🙏 👏

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Před rokem +3

    Mohamed Ali waji hablaha wuu kuqarxiyay dhamaantiin waxaad tihiin jaanis raadis iyo wax idin dhoofiya amaba mid lacag leh! very true

  • @engaptikanidaib3020
    @engaptikanidaib3020 Před rokem +14

    Wonderful discussion 😥😥

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Před rokem +6

    Barnamijyadan aad ban uga hela doodaha MM TV insha allh mar wan kaso qeyb gali doona insha allah❤

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 Před rokem +5

    Masha Allah talooyinka mohamed (weji) jzkhayrain.

  • @ilhanali3868
    @ilhanali3868 Před rokem +4

    Aad ban oga hely program kan mahadsanidiin bahda MMTV🙏❤

  • @allaahbaaweynninkiaminaaaw1845

    الحب بعد زواج
    Jacayl waa guurka Dabadii

    • @hudamustafeyuusuf9020
      @hudamustafeyuusuf9020 Před rokem +4

      Taasi waa fikiraaga

    • @allaahbaaweynninkiaminaaaw1845
      @allaahbaaweynninkiaminaaaw1845 Před rokem +5

      @@hudamustafeyuusuf9020 fikirkeyga mahee waa hadeynu Islam nahay jacaylka dhabta ahi waa ka guurka ka dambeya diintenuna sheegtey yaa ukhtaa

    • @zaamzaakin4465
      @zaamzaakin4465 Před rokem +3

      Sidaas weeye

    • @hudamustafeyuusuf9020
      @hudamustafeyuusuf9020 Před rokem +1

      @@allaahbaaweynninkiaminaaaw1845 قال تعالى (قد شغفها حبا) لذا هذا الحب قبل ولا بعد الزواج

    • @cawaalekulmiye9883
      @cawaalekulmiye9883 Před rokem

      @@hudamustafeyuusuf9020 Maxaad uga tagtay qaybta labaad ee aayado ?
      Waxaan u aragnaa inay ku jirto habaab ama habow cad : إِنَّا لَنَرَاهَا فِي ضَلَالٍ مُّبِينٍ

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 Před rokem +1

    Sadexda qodob ee abwanku sheegay wlh waa ruun waliga haa qusan ee Allah talo saro thanks abwan

  • @adam-awil-ismail
    @adam-awil-ismail Před rokem +3

    Anigu qisadan dabar jacayl waxan ka idhi qofkii kuqadiraya qiimeeyoo qofkaan kuxurmayn iskaga qanacoo niyadu waa muraayad qaaliyahe hakuba qaban ruux kuquudhsadayoo ka quuso qafkaad besta utahayoo macaanka qub oo adhaadhka darso marbay qaalibtahay qofkii fahmayoow

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 Před rokem +2

    Wariye rugcadaa ah ,indheer garad ah maxamed cabdi waji qof markastaba xikmad iyo waxkuu kordhinayana hadalkiisu alle cimriga iyo caafimadka ha ubarakeeyo .

  • @garaadhassanmumin3572
    @garaadhassanmumin3572 Před rokem +1

    Aad bn uga HeLay Parnamigka ee please soo badiya parnamigkan oo kale siba haka imaan Maxamed Cali waji 🙏🙏🙏

  • @djimos9058
    @djimos9058 Před rokem

    Masha allah banamish qiimale sobadiya wan salamaya abwaninta uhoreyo maxamed cal waji

  • @zakariyeabdirashiid8426
    @zakariyeabdirashiid8426 Před rokem +2

    Barmaamijkaan aad ayaa ula dhacay anina taarikhyo badan oo jacel eh ayaa leyahay oo iku dhacay fadlan ila so xiriira insha allaah

  • @taarofihri-qo2wn
    @taarofihri-qo2wn Před 2 měsíci

    Alx ilaahaybaa mahadle qalbigayga hal qofbaan u ogalahay wlhi waa illaaahay rabijacalnii khaliilak fidunyaa wal aakhira

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Před rokem +2

    Waa barnaamij daawasho mudan. Asc

  • @taarofihri-qo2wn
    @taarofihri-qo2wn Před 2 měsíci

    Rabijacalnii aakhiri khaliilik❤❤❤❤ anta waliyii fidunyaa wal aakhira tawafanii aakhiri khaliilik wa musliman

  • @user-cf4eu7il1h
    @user-cf4eu7il1h Před rokem +9

    Most men only want you in Haram🤮 اللهم احفظنا منهم ومن حب الحرام 🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏 يا رب العالمينً

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 Před rokem

    Adeer wajji one of fvrt cuqaal ✊🏿✊🏿✊🏿

  • @mumtaazabdulhi2679
    @mumtaazabdulhi2679 Před rokem +6

    Jecel wa wax jiro lkn malin kasta in qalbiga laga jabsho wa xanun lkn qof ku jecel in ad hesha muhiim eh Walhi ❤

  • @sharmakejama9495
    @sharmakejama9495 Před rokem

    MohameTt Ali waji Rapi haku Xiftiyo Akhirana haku Sharfo

  • @dekowrage1643
    @dekowrage1643 Před rokem +7

    A very interesting debate,hat off the old man for his wise words and guidance.

  • @khadaryasin6795
    @khadaryasin6795 Před rokem +5

    Badaanaa ragayaa wax horjeclada
    Dumarkuna wax waa jecladaan laakin waa qarsadaan waa ki xoshood badan yihiin raga

  • @ridwaanzubier2688
    @ridwaanzubier2688 Před rokem +3

    Koly jacaylka badanaa waxa qaada dumarka balse rago waa la god galaa sidii cilmi ismaaciil liibaan cilmi boodhari .
    Caashqa haween waa horaa caadil soo rogay 😟

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 Před rokem +1

    M.a hana loo soo badiyo barnamijkan🥰

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 Před rokem +4

    Fadlan meesha iska wayneeya waa cidhidhiyee qashafadahaasina indhay nagaga toosnaayen khasatan anigu indhaha wan kala furi kari waysy wajina nagu salama intii uu nooshekayay ee aan qosolnay wuu ku mahadsanyahay

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man Před rokem +1

      Intaa ka weyn kubad miyaa lagu ciyaadhayaa

    • @mariaahmed9018
      @mariaahmed9018 Před rokem

      @@TheReal_Man maya dhalin yaro iyo wayel wixi aqoon leh ayaa imanlaha madal happy oodadka deeqda oon guracloo fadhisan ayay noqon lahayd

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 Před rokem

    mansha Allah mansha Allah

  • @abdilahifatah3802
    @abdilahifatah3802 Před rokem

    Jacayl waa wax jira. Walahi waan ohaaday anigaba jacayl ii haya 💝

  • @fadumomohamed4460
    @fadumomohamed4460 Před rokem +6

    So badiya yakh issue of hearts 💕

  • @mustafeahmet2947
    @mustafeahmet2947 Před rokem +3

    Barnamijka danpe waxad ka dhigtaa lacag iyo jacayl kee awod padan

  • @zakariyeabdirashiid8426

    Masha allaah

  • @Naima90900
    @Naima90900 Před rokem

    Wow best video❤

  • @SaidAdan
    @SaidAdan Před rokem +5

    Jacayl ma jiree lacag ka hadla

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 Před rokem +1

    Cdi mhn mansada wlhi wn ka hela dodahan oo kle mrky quseyaan qisoyin jaceyl ❤❤

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 Před rokem +3

    Jaceylka waa Fakhri. Dadka ladan waxba majeclaadaan. Jawaabtu wataa.Jaceylku waa saboolnimo

    • @bashiirtarabbi
      @bashiirtarabbi Před rokem

      Maya, jacaylku waa qooq.👌🤣

    • @gudbifariinta3958
      @gudbifariinta3958 Před rokem

      @@bashiirtarabbi
      Qooq is the same thing as Jaceyl. People living in poverty do get sick because of qooq. The equivalent word for Qooq in English is depression.

    • @zaamzaakin4465
      @zaamzaakin4465 Před rokem +1

      😂😂😂

  • @hassamizmail2899
    @hassamizmail2899 Před rokem +4

    Dadku badanaa, ciyaal isasoo uruursaday. Adeer shahwadiina xalaalmiiranimo ku raadsada.

  • @dahirmaxamed6967
    @dahirmaxamed6967 Před rokem

    Wamaxay jacail waa dhadig iyo lab

  • @dahirmaxamed6967
    @dahirmaxamed6967 Před rokem

    Asc waxa jira jacail walalan kasina jidmaleheyahay

  • @user-om5cz7vt6d
    @user-om5cz7vt6d Před 10 měsíci

    Marnaba ha u ogolaan waxyaabaha aad rabto in ay ku hilmamsiyaan wixii aad heysatey🤴🏾💔

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 Před rokem +5

    Waad mahadsantihiin wiilka wariyaha ah ee barnaamijka daadihinaya waan umahadnaqayaa shaqo fican ayu qabtey lakin waxad doomoda qaabka doodaha looqabto inuu ubahan yahey inuu daraseeyo qaabka lo qabto dooda runti daldalooloyin ayaa kamuqda qaabka daadihinta . Tababar yar hadii uugudaro ok ayey noqonlaheyd xirfadiisu . Waan idin mahad celin MM Tv .

  • @nimaanshaqale7865
    @nimaanshaqale7865 Před rokem +1

    Abwaan KHaliil Radaal waa dhap nolasha Laysma Dhiipo wax walpa waa aY dhcn Zamirkuna waa zad Inantse Ninks Waxa Soo Ciliyay waa Dacada ay ahyD Wax Kle maHa Iyo Nabsi wyn Nabsiguna Ma soo Daaho Runte 😅

  • @musharafkodah
    @musharafkodah Před rokem +2

    waa dullinimo in dumarka iyo raga la is dhex fadhiisiyo dalku waa dal islaam ah halakala saaro raga iyo dumarka

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Před rokem +3

    45:03
    Naftiisu u baqay hareeriisa bal eega ninka waa loo hanjabay😂😂😂🏃🏻

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Před rokem

    Subxaana al xishood waa laga guuray ee baw na asutr ceeb

  • @fardusabdi9996
    @fardusabdi9996 Před rokem

    Maclinkaygiii maxamed cali

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 Před rokem +1

    Aderkan ilahey cimrigisa hadhereyo walahi wa wax garad xikmad socoto ah

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 Před rokem +1

    aad baan u salamaya gabadh qisadaas qiso u dhow igala kulan tay ilaahayna dambigeeda ha iga dhaafo

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před měsícem

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 Před rokem +3

    Wakhtigan lama qiyasi karo jacayl gododlow jacayl xiisa

  • @ismailkarama391
    @ismailkarama391 Před rokem +5

    Aaaaaa
    Mmtv haga leexan wadadii aad haysey hanoqon sida universal tv waxaad tihiin tvga ugu wanaagsan somaliland iska ilaaliya wll doodaha madhaleyskaa

  • @salmanmufakir5189
    @salmanmufakir5189 Před rokem +3

    Samankan miya jacyl laga hadlaya,, camal LA aan

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 Před rokem +3

    Barnamijkan wa muhiin lakiin waxa ka sii muhiimsan in aad kala sartan dhalinta oo isku qasan rag iyo dumar guur iyo dhismo guri waxa ka horeyay ilalinta diinta halkaas ayuu ku ilashmaya guriga iyo dhalinta

    • @barwaqoibrahim8356
      @barwaqoibrahim8356 Před rokem

      Waa runtaa walhi wll ilahy ha ku barakeeyo

    • @cabdirahmancumar9806
      @cabdirahmancumar9806 Před rokem

      Hal nin unba dhex fadhiiye teeda kale raga aya badan sida darted dhinaca kle lo fadhiisiyey ee xumaan ha raadine dadka fikirka khaldan kala dhex bax

    • @barwaqoibrahim8356
      @barwaqoibrahim8356 Před rokem +1

      @@cabdirahmancumar9806 fikirka khaladan aad sheegeysaa waa maxay ma ilhy diintisa hala ilaaliyo hadaa ma umada dhakada ka kor baa lagu yidhaahdaa xishood wll oo jodhkaaga naar ka ilaali wax kasta faan la iskuma moode

    • @cabdirahmancumar9806
      @cabdirahmancumar9806 Před rokem

      Horta waxan ka hadlayo fahan qofna qof dhakada kama saarne sheydaan ba ku tusaya adiga oo qof walba kursi bu ku fadhiyaa ee wax aan oolin mesha ka hakeenin dadku wey kala baxsan yihiin labadan qofna kuraasta aya ka buuxsan tay oo sidas ayay kurasta ugu fadhiisten dadka cilad ma wada heyso ee ado kle ha moodin sister

    • @barwaqoibrahim8356
      @barwaqoibrahim8356 Před rokem

      @@cabdirahmancumar9806 ciladaad sheegeyso adaa yaqaana maxaa u diidey iney koonaha fadhiistaan shadhaabo aamus hadba adigu wax aanad garanayn Ha ka hadline

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před rokem

    Jeceylka xanuumiidhii 💔💔

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Před rokem +4

    Mahad sanidin MMTV

  • @raxmamuhumed1595
    @raxmamuhumed1595 Před rokem

    Allayle anuu igu dhex bakhtiyey

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 Před rokem +1

    Wixiiba dhamaysay weji wn ka helay shekadisa wixiba wad no sheegty hadanu qadano faaidnay

  • @user-oo3mm7ut8d
    @user-oo3mm7ut8d Před 7 měsíci

    😢

  • @haniqalo5532
    @haniqalo5532 Před rokem

    😊😊😊

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 Před rokem

    haduu aniga i hayaa jcyl lkn habluhu intay is adkaynayaan bay waxkasta noqdan hal bacad lagu lisay

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před rokem +3

    Bᴀʀʀʀᴇ Sᴀʀᴇ Mᴀxᴀᴍᴇᴅ Cᴀʟɪ Mʏ Tᴇᴀᴄʜᴇʀ 🥰

  • @abubokor0628
    @abubokor0628 Před rokem +2

    Jacayl ku guurka uuka danbeeyaa guurka ka had la dadka haku daalinina fisqiga

  • @khadracaydiidmuuse5397

    🥺♥️

  • @abdinourdaahir4640
    @abdinourdaahir4640 Před rokem

    Waxaan tvga ka codsan lahaa inay barnaamij kasta ay qayb ka siiyaan abwaan mahamed cali waji cil badan ban ka faaidanay

  • @halimofarah4949
    @halimofarah4949 Před rokem

    War tv ga waan ka he lay waa dad ilbax ah barnaamij ya dii saan kahelay

  • @yaameen305
    @yaameen305 Před rokem +1

    Meesha waxa isugu yimi wariye Waji mooye inta kale waa ciyaal aan wax waaya aragnimo ah cidna uga faa’iidayn karayn

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 Před rokem +1

      Aar Qoyay Bisad Ha Moodin Ninkan Funanada Xidhan Ee Stage Ka FadHiya Hadanad Garanayn Hdalkisa Dhadhami

  • @XARRAGO
    @XARRAGO Před 11 měsíci

    “War Waxaad jeclaatay was Caage maaha naag”

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 Před rokem +2

    Jacayl calafbaan u nacay...

  • @quenofmind4667
    @quenofmind4667 Před rokem

    wariyahan halayga cuno😂 weji alle labada daaroodba ha guuleeyo

  • @bushraaadam3395
    @bushraaadam3395 Před rokem

    Miskiin gabadha Ax🙏

  • @nimco84
    @nimco84 Před rokem +8

    Jcyl nin somali waxba kama taqan don’t loss your sleep sis

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Před rokem

    Adiguna jecaylow

  • @HaniSaleebaan-qp1lu
    @HaniSaleebaan-qp1lu Před 9 měsíci

    Wiil moyaad rabtey inaaad guursato

  • @XamdaBilan-co9st
    @XamdaBilan-co9st Před rokem

    1:02

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 Před rokem

    wajiyow ma inaan sariirta sawir uga dagnaad rabtaa 😂

  • @xamdacabdijaamac1223
    @xamdacabdijaamac1223 Před rokem +1

    Qabiil ma yaqano dookhu

  • @cwasacmahamuud2099
    @cwasacmahamuud2099 Před rokem

    wlhi

  • @KalidAdan12
    @KalidAdan12 Před rokem +1

    Suaasha aan ilaa hada jawaabteedii sugayaa waa dadka yaa ugu naxariis badan ?🤔🤔

  • @ZakariyeAhmed
    @ZakariyeAhmed Před rokem

    Hablaha Camera kalexiya way isku dhexdanyan

  • @idrisssaid4923
    @idrisssaid4923 Před rokem +5

    Hargeisa filimata hindiga xalugu mataloo 😂😂

  • @saedmohamed8608
    @saedmohamed8608 Před rokem +7

    Ala maxa mid qiironaya mesha isugu imi dad wada jeexjeexan🤣🤣

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn Před rokem +2

    Mirihisey haleyneysaa aba isagay habareysaa hakafogado dhigarka farax umarono naxtin kumarona habeen anoo socdaa riyoday calwasad qof cabsan ookale ribaa kaqeylisay xirada horteda mirinayada xafada kacararnay dowlad weydhacday cidamo dagan bilalabis gudaha soomara xafada yatihin kugu dhaho lafta xafadas dagan aan aheen oo lashegto lafta xafadas dagan baxirada miranayada kujira saa jidcadkii hadan ujeday saqdhexe tahay nafteydana ushegay armaa fakanweydan luguhin kusodonaten xirada hada gartan afkeda nilaqabsada dad hadaba eyaha ciyaya ariga kadhicineyn oo adakeda maqlena baa waxa ubaxay alaa nimanka qoryaha sitaa daya ala weycabeysten wanasoegayan ala wey hadliraban xogna uqayliyo indhaha gadiyo oo farihitagtago saa gadon sodhahnay cabsi lalailmeyneyn oo dacwo qeyli cidilasocotay cabsato subahdi ridi timid midkalana dhinac laga goostay dariska lahaa ilaa hada waxa ilabin riyo soojed aan soconaya

  • @haatufmediapro3804
    @haatufmediapro3804 Před rokem

    Hada ma gabaygii ayaa socda

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 Před rokem

    Maanso maaha tani waa sheko cadiya

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 Před rokem

    Raga unug ani ahaan raygayga😔

  • @albertoyahya
    @albertoyahya Před rokem

    waxaas anigu maba aaminsani waa khuraafaad

  • @maxamedahmed-ts5px
    @maxamedahmed-ts5px Před rokem

    M

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 Před rokem

    Musalsal Lee iga dheh

  • @Ahmed-jk6go
    @Ahmed-jk6go Před rokem +1

    Hdi jcyl laso hdal qado dadku koomey wada galaan hh

  • @M-KHALIF
    @M-KHALIF Před rokem

    War anigu naciimaan jeclaaaday