Dabar Go'a Af Soomaaliga ?! | Ku Qorida Soomaaliga Xarfaha Roomaanka |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 08. 2022
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 742

  • @asmawarzame5953
    @asmawarzame5953 Před rokem +54

    Qofkii ugu ficnaa ugu maqaam ka sarreyay ee dunida soo mara waa nabigeena Muhammad scw ❤❤

  • @Asmarr_04.
    @Asmarr_04. Před rokem +99

    Asc Qof walbo Muslim Ah waa jeclahy Dadkayga 💕😘

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 Před rokem +19

    Mapkii soomaalidu waa kaas
    Aad soo qaadatey, mahadsenid walal cumar.

  • @huzenhazan8898
    @huzenhazan8898 Před rokem +114

    Mahadsanid ustaad ✊🏿
    Afsoomaaligu wuu dabar go’ayaaa waliba wakhti aan dheerayn waan yaabaa markaan arko Dadkeena kuwa ugu waayayn hadii ayrabaan inay meel ka qudbadeeyaan ama ka hadlaaan Qasab 5_ 7 eray oo afkale ah ayaa kujiro iyadoo waliba uuu sigiican ugu luuqaynayo unahaysto inay haybad iyo hurumartahay mxd umalayn dhalinyaradiina
    Ufuurso heesaha imika dhalin yartu dhagaysato waaad yaabi inaynu afsoomaali ku hadalnaba lama moodo heesuhuna 💯/100 waa waxyaabaha afka dhisa Xataaa dadka qaaar isma fahmaysaan hadaaad asfomali caadiya ku hadlayso inaaad gabay iyo waxlamida akhrinayso ayay moodayaa yaaab

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL Před rokem +36

    Soomaaliya ilaa hada maey qoran book afkeyda oo idil kuwada qoran yihiin manta waxaa wax kubaranaa luuqado kale anaga xaqa ayaa uleenahy in aan wax ku barano luuqadeyna🇸🇴🥺💔

    • @husseinyousuf8111
      @husseinyousuf8111 Před rokem

      Luuqadaada kuma baran kartid waqtigaan la joogo.

    • @caamirroobleofficial9097
      @caamirroobleofficial9097 Před rokem

      Fadlan iso boqo

    • @user-pn4gb1mz9p
      @user-pn4gb1mz9p Před rokem +3

      Yaa kaa xigo inaad adiga qorto buuga aad sheegeyso

    • @yahyeahmed4775
      @yahyeahmed4775 Před rokem +2

      @@husseinyousuf8111 dalka turkiga ku nooLay wa dhif iyo naadir qof english kula hadlayo dhaman turki ayay ku wada hadlayan ilaa Kooda wax bartay luuqadooduna 100M ka badan ayaa ku hadasho bini aaadam nooc walpa sxb marka luqadena adkaysano

  • @hanadyare8364
    @hanadyare8364 Před rokem +32

    Runtii Waa Moowduuc Muhim Ah Oo Aan Rajaynaynay in Maalin Un Ka Hadli Doonto Macalin Cumar Inshaar ALLAHA Ku Sharfo Aduun iyo Aakhiraba , Maalin Un Way imaandoonaan RAG Noo ilaaliya DIINTEENA iyo DHAQANKEENA iyo AFKEENA iyo XUDUUDAHEENABA Hadii Alle idmo , Waxan Maanta Madax Ku Sheega Noo Ah Walleesan Madax Noogu Ahaynee Waa Adoomo Reer GALBEED

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 Před rokem +16

    Waa muhim in la badbaadiyo afkeena somaliga 💡

  • @abwaanmohamedofficial8240

    Sida magacyga aad ka garan kartaan aniga waxaan ahay Qof bartay wax badan ka yaqaan
    Taariikhda iyo suugaanta Afka soomaaliga
    Cumar inshaar waxa uu ina waydiiyay su'aal uusan jawaab sugan inaga siin oo u dhacaysa sidan:
    Maxaa inoo keenay xarfaha Roomaanka?
    Sababta ugu weyn ee inoo keentay Xarfahan Ayaa ahayd In ay dalka yaaleen Mashiino Daabaca laatiiniga
    Hadii Ay soomaalidu markaa isku dayi lahaayeen in ay mashiin kale Soo iibsadaan waxa ay ku noqon lahayd caqabad
    Qarashkiisa IWM
    Waxaan filayaa inaan su,aashaa idinka jawaaba
    Wasalaamu calaykum Waraxmatullahi wa barakaatu💖💯

    • @user-pn4gb1mz9p
      @user-pn4gb1mz9p Před rokem +1

      Mahadsanid wax aan ogeen ayaan kaa ogaaday

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 Před rokem +2

      Qoraalkaada waxaa ku jiray erayga ((Su,aal)) laakiin qoraalkaasa waa qaldan yaha hadaba qoraalka oo sax ah waa sidaan "Su'aal"
      Tan kale wariyaha barnaamijkaan kama hadal xuruufta laatiinka oo haddii aan rabno waxaa isticmaali karnaa xuruufta carabiga, ee waxa uu ka hadlaayo waa af' ahaan....

    • @Zakibinxaaji1
      @Zakibinxaaji1 Před rokem +1

      🤔

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 Před rokem +4

      @@IRIR-SAMAALE_114 Afka Soomaaliga waxa dhalan rog ba’an u geystay ereyo doolqaad ah, kuwaas oo afka carabiga inooga soo doolqaaday. Immika waxad adeegsatay ereyda: sax, su’aal, halkii aad ka adeegsan lahayd qumman/toosan iyo weyddiin.
      Waxa is weyddiintu tahay Soomaalidu maxay carabta u xigsataa, ileen iyaguba afkeenna halis bey ku yihiine?

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 Před rokem +1

      Afsoomaali baa laga hadlayaa waxaana la adeegsanayaa ereyada: beyaan, ummad, su’aal, luuqad, wasaarad, isticmaal, socod iyo ereyo badan oo kale, kuwaas oo xagga carabta inooga soo doolqaaday.
      Haddana cid baa la dhaliilayaa!

  • @sooyaal24films
    @sooyaal24films Před rokem +23

    Qodob muhiima ka hadashy ustaad soomalida waxa jira Dad badan oo aan qorin akhrina Sida Jaboutianka inkasta oo aanay qurux badnayn inaan magacaabo lkn waa wax aan arkay oo jira

  • @hamutgamer4826
    @hamutgamer4826 Před rokem +21

    Ogaansho Best youtuber💝

    • @kiimiko5655
      @kiimiko5655 Před rokem

      Kuma fahmin

    • @Amn09888
      @Amn09888 Před rokem +2

      Faalooyinka muqaalada ayaad ka garan inuu afsomaligu baaba'ayo midba carabi kusoqoraya midba english kuso qoraya

  • @awshan571
    @awshan571 Před rokem +13

    Af somaliga sidii loo qoray dib looguma noqon ,wali waa qabyo, waa wali fadhiid .
    Tusaale :-
    Afsomaliga waxa la qoray sanadkii 1972
    1974-1975 waxa dhacay abaar tii dabadheer.
    1976-1977 somalia 🇸🇴 waxay gashay Dagaal kii itoobiya,somali galbed.
    1978 waxa dhacay afganbigii fashilmay .
    1979-1980 waxa baxay jabhadihii Ssdf iyo snm .
    1981-1990 somaliya waxay la dagalamaysay jabhadihii .
    1990 wixii ka danbeyayna waxba kama jirin somalia 🇸🇴 mamul Dawladed .✅💯

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash Před rokem

      Mahadsan tahay wax kaa faaidey

  • @reyxaanmedia9762
    @reyxaanmedia9762 Před rokem +132

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @jibriilofficial9705
    @jibriilofficial9705 Před rokem +14

    Inshallah mar uun dadkayga soomaliyeed madaxweyne wan uu noqo 🥺👋
    Viva 5 somaliyeed 🇸🇴
    Illahay Riyadayda hay Rumeeyo 😴

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Před rokem +2

      Inaan tariq dhigdo ama wax fcn dadkaga uqawato. Qasab mahan Ina madax weyno noqoto!!

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před rokem +1

      Viva = hanoolaato
      Viva (aftalyaani)

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před rokem

      Uqabato ✔

  • @MohamedIbrahim-sn6wt
    @MohamedIbrahim-sn6wt Před rokem +20

    Afsoomali waa language-ka ugu fiican adduunka

    • @wonderShare1
      @wonderShare1 Před rokem +13

      Oo hadda adiga sidaan makula sxnthy qodobka laga hadlaayo ayaadba kow ka tahay mxaa language u adeegsan adigoo af ama luqada dhihi kara

    • @abdisamedmahamed1380
      @abdisamedmahamed1380 Před rokem +4

      somaaliga waa Afka ugu fiican afafka aduunka

    • @TolerantAcceptingModernCommuni
      @TolerantAcceptingModernCommuni Před rokem

      Af carabiga, Ingariiska, Spanish, Jarmal aa ka fiican, hadii eey somaalida afkoodi qoraan, iyo eey qoraal ka buugaagta bilaabaan eey af fiican ahaane.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 Před rokem

      @@wonderShare1 👏👏👏

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 Před rokem

      @@abdisamedmahamed1380 👏👏👏

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 Před rokem +11

    Waan kula so soconaa ogaansho, omar inshaar mahadsanid.

  • @jaaneadam8437
    @jaaneadam8437 Před rokem +49

    الله يعزك اخونا عمر ماشاء الله عليك 💯✅✊🏼

    • @jaaneadam8437
      @jaaneadam8437 Před rokem +3

      @Eng British 🤦🏼‍♂️ luqadaan leeskuma haysto tan waa tii diinteena af carabi maxuma in aad baratid waa luqada ugu wanaagsan ee caalamka lasoco mida laga hadlayo wa English ka ee iska raadiyan maryooley iyo waxyabahan kle galbeedka loga hadlo

    • @naciimoabshir1611
      @naciimoabshir1611 Před rokem +1

      @Eng British subxanall hada luqada carabiga miya ku kentay af carabiga wa luqatul islam io luqa yamul qiyamaha luku hadlo ,luqata laka hadlayo wa luqata eglish hada bal magacadi firi

    • @Nono-fm5mj
      @Nono-fm5mj Před rokem +1

      @@naciimoabshir1611 soomaliga ayan ka jecelahey carabiga

    • @jaaneadam8437
      @jaaneadam8437 Před rokem

      @Eng British 🤦🏼‍♂️

    • @shakuradam3054
      @shakuradam3054 Před rokem +1

      naga soco wasakhyohoon carabigu wuu kasharaf badanyahay af somaligan galadu ay noqortay

  • @mahamedhusen4133
    @mahamedhusen4133 Před rokem +6

    Mahadsanid walaalkay mawduucyo muhimah ayaad kahadashaa . Waxaan kuuso jeedinlahaa inaad kahadasho cilmaaniyadda iyo dimuqràdiyadda oo faahfaahsan

    • @mohamedshooqi9572
      @mohamedshooqi9572 Před rokem +2

      1. Cilmaaniyada waa in lakala saaro diinta iyo dowladnimada sidoo kale lakala saaro diinta iyo nolosha , tusaale dowladaha calmaaniyiinta ah nidaamkooda doowladeed waxee ku xukmiyaan waa falsafad iyo afkaar diinta weeka fogyihiin mana ku dhaqmaan .
      Si guud ahaaneed calmaaniyada waa in diinta meel la iska dhigo kaliya ah diinta loogu tago goobaha cibaadada kadibna lagu dhaqmin tusaale kale dalka Turkey waa calmaaniyiin dowlada iyo shucuubta sababta waa fikirkaas . Qofka siduu u rabo u dhaqmaa diin kuma dhaqmaayo nolosha , dowlada waxbarashada wax waliba .
      2.Democracy waa xukun shacabka oo ah Shacabka wax dooran demo waa eray Giriig ah waana shacab halka kratos tahay xukun, si guud ahaaneed dimoqraadiyada wa xukunka shacabka.
      Lkn akhlaaqda iyo dhaqanka weeka fogyihiin dowladaha xukunkoodu yahay dimuqaradiyada waa kuwa dhaqan xumada faafiya, waa xukun shacab oo aanan diin ku dhisneen sidii la rabo loo dhaqmaayo.

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO Před rokem +3

    Barre cumar waad mahadsantahay baraarujin aad loogu baahnaa ayaad samaysay balse weedhaha aad adeegsatay intaad soo jeedinaysaywaa dadaashay waadna noo ifisay tubta afkayagu ku socdo guulayso abti cumar
    Waxaan gefay waad itoosin kadhaa
    Mahadsanid

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 Před rokem +2

    Mahadsanid wall wa waxlo bahanyahay inlagu bararugo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před rokem +31

    Prophet Muhammad ❤ The greatest man who ever walked the face of Earth 🌎 🙌🏽

    • @zuhaipalli3739
      @zuhaipalli3739 Před rokem +3

      Bro cid shaki kagama jiro nabi mohamed wuxu aha lkn meelo ay kaga habon tahay in lagaga saliyo aya jiro meel walpo laguma so qoro hees ,riwayad,reaction melwalpa wa ku qoraysan scw

    • @kiimiko5655
      @kiimiko5655 Před rokem

      Somali baan baa ahay

    • @caamirroobleofficial9097
      @caamirroobleofficial9097 Před rokem

      Fadlan iso boqo

    • @deikhassan8518
      @deikhassan8518 Před rokem

      SCW

    • @deikhassan8518
      @deikhassan8518 Před rokem +1

      Ilaalinta afkaaga hooyo waajib ayaa kaa saaran

  • @najipmohamed
    @najipmohamed Před rokem +13

    Maanta anna ugu horeya waligay 10like ma helin like wllalayal👍

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Před rokem +2

    SHUKRAN Omar inshaar waxad ka mid tahay dadka fara kutiris ah ee somalida o wali Damiirkuudo noolyahay 👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯☑❤

  • @abdallaadam5456
    @abdallaadam5456 Před rokem +3

    Wcs abuu faysal m.a wa mawduuc qurux badan
    جزاك الله خيرا في حياته و بعد مماته 👌👌

  • @cmant__kudhigle4622
    @cmant__kudhigle4622 Před rokem +15

    Waxan jooga Somali Galbeed jigjiga school ka dugsi sare ayan ahy af soomaaliga wali ma arak madoblagu bixiyo waa dabar go'a cadia 🥵😔

    • @alleyaqaan4728
      @alleyaqaan4728 Před rokem +1

      Hadii aydaan afsoomaali dhigan hadaa ma afxabashibaad dhigataan?

    • @Amn09888
      @Amn09888 Před rokem

      @@alleyaqaan4728 Dugsiyada gaarka looleeyahy waa lagu dhiga somali axmaari carabi eng lkn kuwa dawlada laguma dhigo umalyn

    • @alleyaqaan4728
      @alleyaqaan4728 Před rokem

      @@Amn09888 Haa sax adigu miyaad joogtaa jigjiga

    • @marwankhan1755
      @marwankhan1755 Před rokem

      😳😳😳😳 yaaaa bisinka waar meesha waad ku ba deene hoogteene nio dagaalama oo goosta anaguna hadaanu nahy somalia iyo somaliland ba waan idin caawinayna dhaaqalaha iyo waxbarashadaba markaa is xoreeya waayo anagu masoo faraglin karno oo gaaladii sare ayaa soo yaa caysa nacala abohod kuyaal markaa idinka dagaalami karee hubka aanu idin siinee dagaalama oo is xoreeya cidkale oo aan itoobiya ahayn haday soo faragashato anaguna waanu soo faragashanaynaa markaa ka somaliland ahaa hub waanu idinku caawin karna hadad is xoraysana axsan weeye oo wax barashada iyo dhaqaalaha wixii aanu awoodno waanu idinku caawin 🥰🥰🥰

  • @saeedadam9960
    @saeedadam9960 Před rokem +5

    Mahadsanid Ustaad,
    Waxad ka hadashay mawduuc mihiim ah oo mudan in qofwalba oo soomali ah la gaadhsiiyo si uu naftiisa u xisaabiyo inuu ka qayb yahay burburinta afka soomaaliga. Masuuliyiinta soomaaliyeedna ha ogaadaan cida ay wax u soo qorayaan inay yihiin dadka afka soomaliga ku hadla.
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.

  • @IlyaasRaajaa-ez3pd
    @IlyaasRaajaa-ez3pd Před 6 měsíci +1

    Caashaq eraygaas❤soo carabi maahin yaa ustaad cumar

  • @cadnaanfarhan1948
    @cadnaanfarhan1948 Před rokem +2

    Mahadsanid zhp qof wax fahmi kara ayaad tahy
    Insha Allah waxaan isku dayi doonaa
    ina aan Afsomaliga soo nooleeyo
    Insha Allah Alle hayla garab galo

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni7352 Před rokem +5

    Say wlhi waxaba ka daran wasaradaha dalka😅😅

  • @ahmedshariif9951
    @ahmedshariif9951 Před rokem

    Mahadsanid ustad wa wax lagaxumaado

  • @AbdikhalikMHashi
    @AbdikhalikMHashi Před rokem +1

    Waad Ku Mahadsantahay Ustaad Cumar inshaar. Mar-walba Utaagnida, Dhowrida Afka-Hooyo.

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 Před rokem +12

    Dhibta laguma waaro dhaxal loomayeesho Insha Allah guul waa dhawdee rajadu yay kaadhamaan

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 Před rokem +3

    Masha allah macalin guuleyso mar walba wlhi wax badan baad naga badashay oo waaqac ah dadaal kaad buxiso alle ha kaa ajar siiyo
    Today first pin i wish

    • @muxudiin4499
      @muxudiin4499 Před rokem

      To day first pin wish soomali miyaa hadda maxaa laga hadlaayay sxp waa iga codsi markaa af soomali ku hadleesid wax English hasoo dhax gelin

  • @nasriina3355
    @nasriina3355 Před rokem +10

    Muuqaalkaan waa muhiim ee meel walbo aan gaarsiino.
    Mida kale cumaroow waxaa jirto qofka meelaha qaar ee dawlada ka shaqeeya ee aan English ka si fiican ugu hadli karin waaba la yasaayaa oo waxaa laga soo qaadanaa qof aan wax aqoon .
    Muhiimada koowaadna waxaan la siiyaa qofka luuqadda English si fiican ugu Hadli karo, ama passport ajnabi wato, waana sababta dhalinya badan ee dalka wax ku baratay ee luuqada si fiican uugu Hadli karin ay shaqo la'aan u yihiin . Waana caqabadda ugu badan ee dhalinyarada maanta heysata ee sidee looga bixi karaa ??????

  • @abdulkadiryuusufabdi7581

    Wax dabar go'aya ayaa iska yar, ee UMMADDA lagu wada dhalay qurbaha HA BARTAAN AF SOOMAALIGA....!!
    ISKA DAAYA LUUQADAHA QALAAD ....
    WAAD RIYOONAYSAAN....

  • @ahmedqumbe3644
    @ahmedqumbe3644 Před rokem +4

    Afka-carabiga shibanayaal afsoomaali ah baan ku jirin sida tusaale:- G, Dh iwm
    Shaqalada sida:- E, EE, O, OO
    Carabiga fartiisa laguma qori karo afsoomaali sxb.

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 Před rokem +8

    700k coming soon in sha allah ustaad 0mar inshaar ❤❤🔥💯

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA Před rokem +1

    Thanks, ogaansho, waa arin in badan ani igu soo dhacday, sababta dawladu afka qalaad wax ugu qorto marka ay bulshada wax u sheegayso, gaar ahaan twitter ka.

  • @hamzekeo
    @hamzekeo Před rokem +6

    Waa kugu raacsanahay cumar inshaar🔥🔥👏

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před rokem +8

    waxaa Lagu Faanayaa ingiriis Iyo Carabi Oo Dadka Ku Hadla Aysan Waxba Noo Ogayn, Fadlan afka Hooyo Daba qabad Ha Lagu sameeyo.

  • @omarabdijaamac361
    @omarabdijaamac361 Před rokem +3

    Wax cajiibaa ka hadashay omar inshaar waana xaqiiqo aan maanta ku baraarugay dhibta af soomaaliga ka jirta qoraalkiisa iyo akhrintiisaba
    Mahadsanid in badan

  • @yuusufdaacad6616
    @yuusufdaacad6616 Před rokem +1

    جزاك الله خيرا

  • @AhmedMohamed-ko5pi
    @AhmedMohamed-ko5pi Před rokem

    Thnks ustaadi

  • @deikhassan8518
    @deikhassan8518 Před rokem

    Mahadsanid sxb shaqo wanaagsan ayaad heysaa

  • @abdirahmanmo12
    @abdirahmanmo12 Před rokem +7

    Khayr alla haku siiyo wll walahi habeen dhawayd ayaa dhalin yaro saxiibo nahay ayaa mawduucan su aalo ka waydiiyay oo ku dhahay maxay ku dhacday siyaasiyiin teenu waxay so qorayaan in ay kusoo qoraan leeqad aan somaali aheen dadka larabo inay wax usheegana ay somaali yihiin bulshaduna ayna aheen dad wax wada bartay baran barnaamukan dhawr mawduuc ugaso hadal insha allah alla haku xafido wll omar jasakalah khayr wll👋
    Somaali nimadeene aanku faano wlalayal sikasto aad aqoon yahay utahay dadkaaga luuqadooda kula hadal sayna udareemin inay yihiin dad ay wax kadhiman yiin waad salaamantihiin idinkuna alla haydin xafido meelkasto aad joogtan 👋

  • @bishaarosubeer71
    @bishaarosubeer71 Před rokem +4

    Marka laga yimaado in dhalinyartu isugu tahniyadeeyaan Af-Khalaad , dhanka kale waxaa jira markii aad fariimo qoraal ah isdhaafsanaysaan inney adeegsadaan , Xarfo an Af-Somaaligaba kujirin sida , Vicn, pelo , powe payo zethy iyo kuwo kaloo badan , Taas waxaba kasii daran oo xarigga goosatay erayada dhalintu addeegsato ee aan Af-keenna sal iyo raad toona kulahayn balse noqday is Afgaradka dhalinta

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před rokem +5

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @ismaanyare4179
    @ismaanyare4179 Před rokem

    masha allah alle ha inooka xafido wllken jazakallahu qeyr

  • @cilmibaaris.
    @cilmibaaris. Před rokem

    Omar inshaar CZcamsrka ugu Fiican Soomaalida
    Mahadsanid inbadan

  • @AhmettNani
    @AhmettNani Před rokem

    Ustaaz su,aal iga dhax guxeeysay ayaad ka hadashay wllhi wadani dhab ayaad thy wllky hore u soco Ogaansho

  • @abdirahmanahmad6640
    @abdirahmanahmad6640 Před rokem

    Mahadsanid

  • @omolianoofficial7486
    @omolianoofficial7486 Před rokem +1

    Arigaan wa sax afsomalika wasi dhabar go-aaya

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 Před rokem

    Waa runtaa walaahi waa bes hadà wixii ka’dambeeyá Af’Soomaali igu’ogow inshaAlLaah JazakalLaahu kheyran.

  • @ridwaanburhaan859
    @ridwaanburhaan859 Před rokem +15

    xaqiiqatan markaan runta kahadlo markasta waxan dhahaa luuqaddan maxaa luuqad iiga dhigay maahan inaan luuqadayda necbahay balse waa inay tahay luuqad aan waxba ku qornayn hadaad cilmi ubaahatid , buug kala duwan iyo xog kasta ood ubaahanthy intaad soomaali kuheli kartid aad bay yartahay waxay dantu igu kaliftaa inaan English ama carabi adeegsato si aan xogta uhelo, luuqadeenna inaan dadaal badan galino waa muhiim si ay qiimo uyeelato

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 Před rokem

    Allah yabaarik fiK Ustaad💯🥰

  • @tasniimmedia1479
    @tasniimmedia1479 Před rokem

    Subxanalaah soo badi Video yadaan ilahay haka qabto dadka kuwaan

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674

    Waa sax wll horay usoco asc

  • @cabdiqadarcalicabdiqadarca9855

    Allah ha kubarakeeyo walaal

  • @GenZNation935
    @GenZNation935 Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 Před rokem

    Shukran walal cumar

  • @mohamedshaker8717
    @mohamedshaker8717 Před rokem

    Muuqaallada aad kahadasho kuwa aan ugu jeclahay waa kuwa af-soomaaliga ka hadla, hakaga hadhin halkaa in sha allh.
    Alle cilmiga hakuu barakeeyo walaal.

  • @falkiye0079
    @falkiye0079 Před rokem

    Aad baan ku Salaamaya ustaad Cumar inshaar

  • @maxamedahmed2469
    @maxamedahmed2469 Před rokem

    Pare sare ogansho ALLE haka rali aHade

  • @user-mo7hn6gn9f
    @user-mo7hn6gn9f Před rokem +1

    Ani Hambalyo Hambalyo aa iga badan🎆🎁🎀
    Luqada carabiga ayaa luqad walba ka weyn lkn
    Luqada soomaaliga ha jirto✊🇸🇴💙🤍💙
    Ustad cumar qof caqli leh kudayasho mudan masha Allah🤍💞👏

  • @AIZEL41237
    @AIZEL41237 Před rokem +2

    Luuqada soomaaliga waa luuqada ugu fudud aduunka

  • @barreibraahim2522
    @barreibraahim2522 Před rokem +10

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم

  • @hamdiabdikarem8940
    @hamdiabdikarem8940 Před rokem

    Wll barnamijyadan oo kale noo soo badi.
    Mahadsanid.

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před rokem

    MASHA ALLAH OGAANSHO WLL ADIGA AREGTIDA IYO QIIMEYTA DADKA WAAD KU SHARAFSAN TAHAY,

  • @Zayid_pubg
    @Zayid_pubg Před rokem +1

    Am first pro umar inshaar

  • @nasrahayle1437
    @nasrahayle1437 Před rokem

    Asc walal allahuma bararak waxa tahay geesi waligana hesbadalin masha allah tabaraka

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 Před rokem

    thanks sir

  • @yousufugaas5888
    @yousufugaas5888 Před rokem +2

    الله لا إله الا هو الحي القيوم

  • @hudiefiadem4304
    @hudiefiadem4304 Před rokem

    وا برنامج أآد لووجو باهنا sidaaso kale waa barnamij in badan aan sugaayey ku mahadsanid dr inzhar 👏

  • @mahamedshukri1627
    @mahamedshukri1627 Před rokem

    Alle hakuu danbi dhaafo sxb iyo dhamaan umda soo maliyeed

  • @caashomaxamed2892
    @caashomaxamed2892 Před rokem

    Walahi waa mowduuc aad umuhiima
    Somalida kay kubaraarugan Allah hakadhigo

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před rokem +1

    Afkeenu isagoon awalba saamayn lahayn xududkeenana dhaafin in isla isagii laga tago waa la yaab faalooyinka la soo qoray ayaan indhaha yara mariyey kuwaa soo qoraya omar waar caadi u soo qora cumar is ugu yaraan inta aynu kaga duwan nahay afafka kale u muujino.

  • @begreatfulleverythinguhave7966

    Mansha allah walal ilahay noocaga ha badsho wadanimada ku dheertay

  • @ducaaleciise9044
    @ducaaleciise9044 Před rokem

    M.a dee cumarow alle caqligaga iyo fahamkaga haku barakeeyo wllhi arinta aad hada kahadashay horay waan u fahansanaa balse mel an uga hadlo aya wayay

  • @cimraancmn1826
    @cimraancmn1826 Před rokem +2

    OMAR INSHAR MAGACYGU WAA CIMRAAN WAXAAN KAA SOO SALAAMAYAA DALKII HOOYO WAXAAN KU LEEYAHAY GUULEYSO SXB🖐🖐

  • @abdihakimhassan5907
    @abdihakimhassan5907 Před rokem +2

    Waxaab arday jamacad ka barta wadanka Turkey waxa isoo jiiratay qodobkaas 18:04
    Waxay dhahaan Turkidu (Osmanlıçe) macnaha luuqadii cusmaaniyiinta waana qasab in arday kasta Cashar /Course ka qaato xiliga jaamacada mahadsnid cumar inshar❤️

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 Před rokem +2

    Wa mawduuc muhiim ah runtii in laga hadlan ay tahy wqti xadirkan wxase nasiib daro ah in umada ddka ugu sareyay ay yihiin kwa qayb ka ah ddka sameyna ficiladas ama adegsada inta ugu badan "

  • @mohamedkadarkaasim3282

    Waan ku taageeraa wll omar🙌🙌

  • @elespanol1932
    @elespanol1932 Před rokem

    Jabuti horay bu ugu dhintay

  • @faaycumar1465
    @faaycumar1465 Před rokem +1

    Komantiga dadka qoraa ugu horeyo fadlan luuqadeena hooyo aanku so qorno waa mahadsan thy walal cumar

  • @cundrum2634
    @cundrum2634 Před rokem

    Shar dhamanted allaha kaa dhawro

  • @marcianursu5310
    @marcianursu5310 Před rokem

    Masha alah wll wa xaqiiq wllhi wana wax lalayaabo in wasaradaha somalia ay kuqoraan af kale

  • @samaalechannel8670
    @samaalechannel8670 Před rokem

    ماشالله سحب وحفيعن أيا نوشيكتي
    Isku day inaa fahanto qoraalka carabiga ah

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před rokem +3

    Wa sax walahi😢Somali wa dad iska gado umadaha kale.Wxy jec yihiin wx wlba ineey ku daydaan Sida labiska dharka hadalada qaar. Sida timaha loo jarto si walba.Ayagoo sidaasa ayey markey dhexdooda noqoto wxy dhahaan Anigoo laan dheere ah.Waxada wa lagu faanaa.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před rokem +2

    Keep going my brother

    • @mustafmascuud5095
      @mustafmascuud5095 Před rokem

      Af English maxa ugu so qore dabar go'a af-somaliga qeeb ka tahay😂

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 Před rokem

    Waa barnaamij aan in badan sugaynay baad kahdashay mahadsanid wll cumar

  • @jameeomar9700
    @jameeomar9700 Před rokem

    THNKS USTAAD WAAD NA BARAARUJSY

  • @hawoahmed5645
    @hawoahmed5645 Před rokem

    Allha ku dhooro ustd wax badn i barty kuna anfacy

  • @sacatosman2137
    @sacatosman2137 Před rokem +1

    Af kaygow Qaali baad tahay 💯❤

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 Před rokem

    Asc Ree Ogaansho!

  • @msom352
    @msom352 Před rokem +3

    DJIBOUTI zxp ka ku hadlaya ee aad fahmi karayso Alx dheh
    Somali xattaa ma aaminsana inay yihiin
    Français d'Afrique

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 Před rokem

    Barakallah xaqiiq baad ka hadashay

  • @mohamedyaldaram935
    @mohamedyaldaram935 Před rokem

    اللهم أعيننا

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Před rokem +1

    Waa nasiib dare soomaalida waa geel jire reer magaal ismooday oo ilbax shaara ah

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 Před rokem

    Hormar aya loo arkaa in laku hadlo af qalaad

  • @mohamedbashiir5746
    @mohamedbashiir5746 Před rokem +9

    Masha allah waa mowduuc muhiim ah

  • @cabdallashaamil2076
    @cabdallashaamil2076 Před rokem

    Ustaad omar inshar ❣wlhi ilahay Dartis kuu jeclahy 🙏