MUXAADARO CUSUB 2017 | Luuqada Soomaaliga & Ahamiyadeedda - sh Mustafe xaaji ismaaciil

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
    www.youtube.co...

Komentáře • 172

  • @maxamedcali5527
    @maxamedcali5527 Před 6 lety +32

    Hooyadey waxaanu soo kala maqanay mudo sanad ah habeen dhaweyd ayay ilsoo hadashay waxeyna igu tidhi hooyo waxaan ogaa inaan sheekh mustafe jeclayd oo aad dhageysan jirtay markaad xafada joogtay oo aad u jeclayd imnka ma dhagaysataa hooyadey allah ha xafido iyo sheekh mustafaba

  • @gamingtime4138
    @gamingtime4138 Před 6 lety +4

    Sheekh aad ayad u mahadsantay
    Run ahaantii waxan ka fahmay muxaadaradan
    Inaanay jirin luuqad cilmi ah ee in la korsado uun luuqadaada

  • @hamdalaki7185
    @hamdalaki7185 Před 6 lety +3

    Allow cimriga, caqliga, cafimaadka,awlaada,xaaska,cilmiga , ku barakee oo siliic iyo saxariir ka hay hoygaga Allow janatul fardawsal aclaa ka dhiig rabow sida uu nuugu helan yahay isagana uu barakee Alle ha noo ka daayo shiikh mustafe.. Amiiin

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 Před 6 lety +14

    Shiikhunaaa Ilaahay Haku xifdiyo Wllhy Shiikhan Waan jeclahay😍

  • @MohamedOmar-sg1yn
    @MohamedOmar-sg1yn Před 6 lety +65

    Sheekh mustafe laga soo bilaabo maalintii aan fasalka koobaad ee dugsiga sare (Noradin ) galay ilaa maanta aadbaan kuugu xidhanay, ilaahay dartiina waankuu jeclahay sheekh ilaahay hanookaa daayee.

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 Před 6 lety +1

      googaa dugsigaygii ayaad dhigataa hada iswiidhan ban joiga waxan ka baxay dugsiga sare ee nuradiin laanta sheekh madar

    • @thexaynoosh
      @thexaynoosh Před 5 lety +2

      Googaa anigu imikaan dhigtaa Noradin, xiisadii ugu horaysay maalintii aan form1 bilaabay, wlhy macallinku wuxuu nagu lahaa Muxadaroyinka Sh Mustafe waa waajib in aad dhagaysataan. Ilaahay haka abaal mariyo'e Dugsigaa Noradin wax badan ayuu i baray oo waayahu markay kakanaadaan aan kaga bixi karo.

    • @ahmettharpiofficail6777
      @ahmettharpiofficail6777 Před 2 lety

      Ilaa hada maad dhigataa😳

    • @axmed4362
      @axmed4362 Před rokem

      Maxamedoow sheekhu Waa shaqsi qaali ah oo in la jeclaado ay tahay Adna Allaah ha ku jeclaado.

  • @Dhamays
    @Dhamays Před 6 lety +12

    Maansha Allaah Ilahay Caqliga, Cimriga Iyo Caafimaadka Ha Kuu Barakeeyo

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 Před 6 lety +6

    Sheekh Mustafe Hajji Ismail haruun
    Ilaahay subxanawatacaala cimriga iyo cilmigaba allle ya ku barakeeyo
    Waxad tahay hagaha nolosha
    Waa aqoonyahan mufakir

  • @aminaqaran5075
    @aminaqaran5075 Před 6 lety +10

    Ilaahay cilmigaaga iyo caqligaagaa hakuu barakeeyo masha allah

  • @mubaarikmaxamuud4014
    @mubaarikmaxamuud4014 Před 6 lety +2

    Mcnhlaah Alle cilmiga hakuu siyaadiyo Alle janada haku geeyo aakhirna sheekh mustafe xaaji.ismaaciil haruuun

  • @ahmedlaashin7329
    @ahmedlaashin7329 Před 6 lety +7

    ilahey dartii baan ku jecelahay allah ku dhowro adun iyo aaqiro sheikhena xafidakallah

  • @daacad1420
    @daacad1420 Před 6 lety +7

    AFKAAGA KUFAAN OO HIRGALI
    Alle haku ilaaliyo sh.mustafe.

  • @mohamedabdimohamoud8328
    @mohamedabdimohamoud8328 Před 2 lety +2

    Masha allah muxaadaradii ugu wanaagsanayd ee jirkeygu aad ula socday iska daa dhagahaygee
    afka somaliga aad baan u jiclahay in aan ka qayb qaato korintiisa

  • @nadaabdirisak5802
    @nadaabdirisak5802 Před 6 lety +10

    allah ku maamuuso
    rasuulka scw agtiisa rabi rug kaaga yeeel

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 Před 5 lety +2

    sheekh mustafe allah cimriga iyo cafimad ka hku dheereyo macalin kyGa youtube balse wn jeclaan lahaaaa in aan maaalin uun kula kulmo si aaan ila taliso sidiii an u noqon lahaaa sidada okle alah ha ika dhigo sheekh mustafe oo kle iso duceya walalayaaal muslim kow

  • @bashiirabdiweliabdilaahi2476

    اللهم أدخل جنتك الأعلى شيخنا مصطفى وغيره من المسلمين

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Před 6 lety +10

    Mansha Allah sheikh mustafe Ilahay cimriga iyo caafimaadkaba hakuu dheereyo

    • @BayahowProduction
      @BayahowProduction Před 6 lety +2

      Kowther hassan ameen

    • @mymesqad9819
      @mymesqad9819 Před 6 lety +2

      Kowther hassan Aamiin waa Qof Ilaahey Jidkiiaa ku toosan ee aan is tus tus ka ahayn .

  • @abdirahmanhussein3491
    @abdirahmanhussein3491 Před 6 lety +6

    Jazakallah illahow caawi adoon iyo aaqiro

  • @cabdirisaaqaxmed6993
    @cabdirisaaqaxmed6993 Před 6 lety +19

    Barakalaah Sheeq Mustafaa ilaahey janada hakugu bishaareeyo

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 Před 6 lety +6

    masha alh Ilahay darti ban Shiikh mustafa u jecelhy Allah haku barakeeyo

  • @itaqilaahiimaan4533
    @itaqilaahiimaan4533 Před 6 lety +3

    ASC
    AFKII HOOYO OO LAGA TEGAY WUXUU SABABAY IN ILMIHII IYO WAALID KII LOO KALA TURJUMO
    NATIIJADEE DIINA NOQOTAY IN DHALAAN BADAN LAGU TACAB KHASAARO DHIBTA UGU WAYN EE SOOMAALI DA QURBAHA HAYSATA ARINKAN AYAA U SABAB AH MEEL KALE YAAN WAX LAGA RAADIN JZK LAAH KHAIR SH MUSTAFE.

  • @a.m.m2854
    @a.m.m2854 Před 6 lety +1

    Shekha aan ugu jeclahay culimada Soomaaliyeed

  • @ahmedomer4953
    @ahmedomer4953 Před 6 lety +1

    Sh mustafe waa dhiiri galiyaha dadka somalida dhinac kasta oo nolosha ah Allah haynagu anfaco talooyinkiisa

  • @abdillahidaauud2490
    @abdillahidaauud2490 Před 5 lety +1

    jasaaku allah khayr sheekh allah cimriga iyo caqliba ha kuu barakeeyo

  • @maxamedakramabdilghani3974

    Jazak allah khayr sheekh mustafe xaaji ismaciil

  • @fartunyusuf8204
    @fartunyusuf8204 Před 6 lety +10

    Subxanalaah wll dadka unlike ta saraya miyay bukan mise wax San iyo wax fican makal sari yaqanan ? Allaha barakeyo sh mustafe iyo culumada lamidka ah wanag bu ino shegaya markasu qofi Unlike saraya xaqa Allaha inafahm siiyo amiin

    • @abdirashidmohammed
      @abdirashidmohammed Před 6 lety +1

      Fartun Yusuf Wall hala yaabin. Afkana ha is kaga wasaqen, Ma aysan garan weyn Sh. Wx uuka hadlayo ee qurux bey modan unlike.

    • @artismagraphics
      @artismagraphics Před 6 lety +1

      Fartun Yusuf - waxay moodaan download intooda badan ula kac kama ahan baan isleeyahay.

    • @learnorteach6341
      @learnorteach6341 Před 5 lety

      waxay ila tahay ma fahan sana ee ilam aha inay ka tahay run ahaan

  • @MohamedOmar-ym8mv
    @MohamedOmar-ym8mv Před 2 lety +1

    Manshaallah, shk Allah hakubarakeyo cilmigaga

  • @marymasaid1298
    @marymasaid1298 Před 6 lety +26

    Dadku waxay afkooda jèclaanayaan markay dalkooda iyo dadnimadooda jeclaadan...
    Macnoba uma samaynyo afkoodu

    • @daacad1420
      @daacad1420 Před 6 lety +1

      Ishaad ka riday

    • @ayaanleilyaasmahomed3810
      @ayaanleilyaasmahomed3810 Před 6 lety +1

      Hadal kagasi wa run wall

    • @dmgproduction5
      @dmgproduction5 Před 6 lety +3

      Waa sax laakiin yey ka sugayaan inuu dalkooda iyo dadnimadooda jecleysiiyo waa inay iyaga gartaan oo soo ceshtaan sharaftoodii

    • @salmaanmukhlis8778
      @salmaanmukhlis8778 Před 3 lety

      Waxaan xasuustay, macallinkii markaan iskuulka dhiganayay hadal uu dhahay. Wuxu ahaa sidan :- Macallinku wuxu hayay Dukaan, kadib inan'yar ayaa u timid waxayna doonaysaa "Chocolate " ayaan rabaa maxaad rabtaa? ?
      Yaa! 😂😂😂😂ayuu yidhi. .....Jukulaato ayaan rabaa ayay dhahday, macallinkiina intuu yaabay ayuu dhahay : naa naga hordhaqaaq yacni inay caayayso ayuu moodayba 😂😂😂😂😂. ..
      AFKU WUXU LA'XOOGYAHAY MAGLIGA XAWDA KAAJARA!
      WAAR AFKIINU WAA KAN Dunnida ugu qanisan hadaad baranaysaan. ......!

  • @abdulmajidarte9406
    @abdulmajidarte9406 Před 6 lety

    Cashar macno aad u baaladhan ku fadhiya, oo u baahan in lagu camal falo oo la tixraaco, sheekha illahay ha ka abaal mariyo.🙌🙌🙌

  • @yonisadan3562
    @yonisadan3562 Před 6 lety

    ALLE habarakayo sh. Mustafa iyo Culimada Somaliyeed.

  • @fartuundahir7760
    @fartuundahir7760 Před 6 lety +1

    Mash allaah alle dardii ban ku jecalahay allaah ku barkeeyo adi iyo dhamaaan inta islaamka ah

  • @naasircadanweyne197
    @naasircadanweyne197 Před 6 lety +3

    masha allah shiekh mustafe alle ha ku xiftiyo
    Anaga alle ha na hanuunsho

  • @abdisamedmohamud8905
    @abdisamedmohamud8905 Před 6 lety

    Mnsha'allah sheekh Mustafe Hajji Ismail Allaha Ku xifdio boos Qaliya baad Ugu Jidhaa Cilmiga Diintena wanaagsan Io Dhamaan Culimada Islamka Ah Iyo Kuwa somaliyedba Cimri Dheer Io Cafimaad ban Alle Kaga rajyn shiikhuna-Alfaadil.
    Jazkllah Kheir.

  • @dmgproduction5
    @dmgproduction5 Před 6 lety +1

    Ummadi jiritaankooda waa intuu afkooda jiro ilaahay ha garansiiyo Soomaali

  • @sarahamaar6420
    @sarahamaar6420 Před 6 lety +2

    mansha allah rabi ajar iyo xasanaf ha kaa siiyo

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 Před 5 lety

    JAZAKALAHU KHEYRAL JAZA Ilaahay Dartiii ayaan kuu jeclahay SHEEKH Mustafa

  • @nawaalabdirahman2908
    @nawaalabdirahman2908 Před 6 lety +2

    Mnsha alllah sheikh alllah haku barakeeyo

  • @havongo2191
    @havongo2191 Před 6 lety

    sheikh mustafe x.ismscil harun ilaahay janada guri ha kaaga dhiso alle ha kubarakeeyo aamiin amiin

  • @awhamseibrahim8340
    @awhamseibrahim8340 Před 6 lety +3

    6 qof ee sheekha dislike saaray mxy ahyeen ma jin aya ku jira .Mansha allah ilaahy cimrigiisa ha dheereeyo

    • @ContentCreature24
      @ContentCreature24 Před 6 lety

      Aw hamse ibrahim salafiyiinta kuwa sheegta koley kama madhna!

  • @barniibar372
    @barniibar372 Před 6 lety +2

    Mashaallah ilaaahaw ku xafid

  • @halimaali5995
    @halimaali5995 Před 6 lety +1

    Mashaallaah ilaahay haku xifdiyo cimrigaaga ilaahay hà dheereeyo yaa sheekhunaaa

    • @goonbarash924
      @goonbarash924 Před 6 lety

      Masha allaah rabi cilmiga iyo cimrigaba hakuu barakeyo sh mustafe ismacil haruun anana kuwii weeleeya rabi hanaga dhigo aamiin aamiin aamiin

  • @abdirashidmohammed
    @abdirashidmohammed Před 6 lety +1

    Fahamka Allaa iska leh, Allow nafahansii Fahanki Adomahada wan wanagsanaa.
    Sheakha Iyo intii nala wadagtay iyo inta ku cml fashay Xumahoda dhaaf.

  • @nuurakhadar4695
    @nuurakhadar4695 Před 6 lety +1

    Allah sheikh ku jecliya ilahow ku xafid

  • @yaasirahmed9299
    @yaasirahmed9299 Před 5 lety

    Masha allah ILAHOW daa sheekh mustafe ILHAY haku siyadiyo aqliga iyo xoga iyo ubadkaba amiin

  • @mukhtaarxsulub5749
    @mukhtaarxsulub5749 Před 5 lety

    Sheekh mustafe xaaji ismail haaruun ilahay haku barakeeyo ilahay dartiibaan ku jeclahay wax badan ayaan ka faaidaystay mudo aaan ku xidhnaaa

  • @hasaluginwayaha4475
    @hasaluginwayaha4475 Před 6 lety +1

    Mgc waa cabdikariim supeer ismacil

  • @hassanshowle4879
    @hassanshowle4879 Před 6 lety +6

    Maasha-Allah sheekh.shukraan

  • @maxamedcali5527
    @maxamedcali5527 Před 6 lety +2

    Allah haku barakeeyo sheekh mustafe

  • @khaalidaragzan3770
    @khaalidaragzan3770 Před 6 lety +2

    Alle haku xifdiyo sheekh

  • @makotuurjare8706
    @makotuurjare8706 Před 6 lety +3

    Masha Allah sheekh qarbadan Allaha ku siiyo

  • @maxamedali9366
    @maxamedali9366 Před 6 lety +2

    Jazaa akalah sheekh

  • @ubahmohamed9865
    @ubahmohamed9865 Před 6 lety +8

    Jazallah kheyr msha Allah😍

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Před 6 lety +1

    AfSomaaliga ku hadalkiisa Illahay Sheikh Mustafe wuu baray.

  • @hodanabdilahi4320
    @hodanabdilahi4320 Před 6 lety +1

    الهم صلي على سيدنا محمد سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم أستغفر الله العظيم وأتوب إليه

  • @fatimajama84
    @fatimajama84 Před 6 lety +4

    asc. Sheekh ilahaayo ajeerkasii. Somalidan qurba joogta usheeg waxaay ilbaxnimo modeen luqadaha ajaanibka .

  • @user-xy3te2yb7u
    @user-xy3te2yb7u Před 7 měsíci

    Allow no xafid Xbbi mustafa❤

  • @HIIGSITRAVEL
    @HIIGSITRAVEL Před 6 lety

    mansha allah allaha ku barakeyo sheeq mustafe somaliyeey arka videogan 28 qof ayaa dislike sartay inta waa inta galada ah kufarta ah ee inagu dhex jirta

  • @ahmedmahmed6824
    @ahmedmahmed6824 Před 6 lety +2

    jazakillah sheekh alle hakaa abaalmariyo

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 Před 4 lety

    mansha allah Allah sooomaaali luqadeeenu waaa luqada cilmigaaad rabto ku barankartid macnaha si sare takhasus aad ku noqonkarto macnaha adoo soomaaali ah sidayda hadaad shiikh mustafe kudhagysanayso luqad soomaaali ah way kaduwantahy hadaaad luqadkale ku dhagaysanayso xaga fahamka adoo luqada kalana yaqaaana waliba

  • @topvision105
    @topvision105 Před 5 lety

    Jazzakallah sheikh Allah darti ban Ku jeclahy allaha Ku dhawro

  • @badrimustafa10
    @badrimustafa10 Před 2 lety

    Sh.Mustafe allaha ku Danabi dhaafa

  • @abdishaggy6288
    @abdishaggy6288 Před 6 lety +1

    Afkega waa af somalia waana ku faadaa ee walaalyaal afkiina ilaalsada waan jeclahay afkega hooyo b t j x kh d r s sh dh g r iwm

  • @lajecelashiek6999
    @lajecelashiek6999 Před 6 lety +2

    Ilaahow xafida sheikheyna

  • @nastehobashir309
    @nastehobashir309 Před 6 lety +2

    جزاك الله خيرا شيخ مصطفى

  • @harguees
    @harguees Před 6 lety +1

    Dadka dislike saraaya waa dadkeeni diinta ka baxay oo shagaysanaya. Waxan huba in Bible af somali ku goran haystaan, lakin waxa kasii jacayl yihiin in af somaligu uu dhinto waayo diinteenu ku xiran yahay.

  • @thanksman5263
    @thanksman5263 Před 5 lety

    Sheekh ale ha ku xifdiyo aamin

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 Před 6 lety

    Jazaka allahu khayr sheikh mustafe

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 Před rokem +1

    "Sunnaha iyo Diintiyo
    Soomaalinnimadaan
    Dadka kaga sarraynnaa."
    Af, lisaan, language.
    Kala geddisnaanta afafkiinna iyo midabbadiinna.
    Bini-Aadamku waa Noole hadla.
    Afku waa waxa qofka ka dhigay bulshaawi.
    Afka haddii la beelo dhaguhuna way raacaan.
    Sheelo* qaybta gaarka ah ee lagu xidho qofka arbushka, rabashka, iyo faldambiyeedka sameeya.
    Haddii dad afkoodu lumo, dhaqankoodaa luma.
    Afku waa weelka sida xaddaaradda ummadi leedahay.
    "Muusiggu gumaysiguu la socday."
    Dhaqankii Soomaalidu hees wuu lahaa. mid geel lagu carraabiyo, ha ahaato ama tu kale ha ahaato.
    Soomaalinnimadu waa afka.
    Qoomiyadnimada Soomaaliyeed waa luqadda.
    Afku waa hantidii, hiddihii, dhaqankii, awoowyaasheen.
    Waa in la ilaaliyaa afka, waayo; waa dhaxal iyo hidde ummadi leedahay.
    Afku waa Aqoonsiga, sowraca, iyo baadisoocda ummadeenna.
    ”Gaadiid la raaciyo haddaad, gellin laxaad weydo
    Gurgur lama shidhaystiyo, hasha geela ka irmaan
    Guntana lagama jaro geed hadduu, kuu gabbaad yahay.”
    Abwaan Maxamed Fiin.
    Ma af cilmiyaa jira?!
    Maya! Af cilmi la idhaahdaa ma jiro.
    Ummadda afkeeda in ay wax ku qorto oo wax ku barato waa arrinta lagu kala horumaray.
    "Ha Qoordiinleeyaan." "Leeda-fuul."
    Ereybixintu waxay kobcisaa afka.
    Gacan-ka-hadal
    Hirarka dhaadheer waves
    Dayax-gacmeed/gamceed.
    Midab-takoor.
    Hanti-wadaag.
    Hanti-goosad.
    Barwaaqo-soor.
    Circuit: Mareeg.
    Guddoomiye.
    Xeer-i-laaliye.
    Maareeye.
    Dambi-baadhe.
    Xog-haye.
    Agaasime.
    Dawladda dhexe.
    Kelmed aynnu amaahinnay adduunkoo dhan ”Garanuug.”
    Ingiriiska waxbaynnu amaahinnay.
    Ummaddu iyadaa afkeeda cilmi ka dhigta oo aqoonta ku qorta ama jahli ku qorta.
    Sagaal-iyo-tobanka Waddan ee adduunka uugu sarreeya tegnoolajiyaddu waxay wax ku bartaan luqaddooda.
    Shanta boqol ee jaamacadood ee adduunka uugu sarreeyaa waxa laga baxaa afkooda hooyo.
    Afkaaga hooyo ha kuu noqdo mid qiima kula leh.

  • @MohamedOmar-sg1yn
    @MohamedOmar-sg1yn Před 6 lety +6

    Afkaygoo huru maraan
    Ku hamiyaa

  • @kazimomni3449
    @kazimomni3449 Před 6 lety

    Masha allha shekh noolow ilahey haku barakeeeeyo

  • @deeq.deeq.6250
    @deeq.deeq.6250 Před 6 lety +2

    Waad mahad santahay sh mustaf.

  • @user-cf6cr4un6r
    @user-cf6cr4un6r Před 6 lety +1

    manshl Allah sh mustafe x Ismail haarun

  • @abdishaggy6288
    @abdishaggy6288 Před 6 lety +1

    Sheikh mustafa qeyr allah kusiiyo maanta waxaa joognaa dad afkooda ka carara teedda kalle waa runtaa qofka xamsiga galo oo u waayo qof lahadla wuu isdhax qadaa aniga abdi ahaan waxaan galay xabsi jarmaka ku yaalla xasiga dhaxdiisaa dagaal ku galay kadib waxaa laii geeyey qol la dhaha bunka oo idna kula joogen lkn kaamiro ku xira allah ayaaa ila joogay

  • @cabdiraxmaanxaashi1050

    mashallah muxaadiro qiimo leh ilahay hana garan siiyo

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 Před 5 lety +2

    kuwan dislike saraya ma gala mise waaa somali talow bisinke somalidu wy ka sharaf wayned eee in ad dad ka somalidu af koda kaso horjedan allah ayaa somali inaga dhigy alx allah u mahad celi

  • @farhiyahassan2151
    @farhiyahassan2151 Před 6 lety +1

    Jazak'Allah khayr sheikh mustafa xaaji .

  • @omaryusuf3938
    @omaryusuf3938 Před 6 lety +2

    Masha allah sh mustafe allah ku xafido .illahay hakaa abaal mariyo wanaaga aad umada uhayso

  • @mupaarakahmed6223
    @mupaarakahmed6223 Před 6 lety

    Mnshaalaah shiikh mustafa alaha kuxufdiyo

  • @hasaluginwayaha4475
    @hasaluginwayaha4475 Před 6 lety

    Sheekh mustafe mnsha allaha illhy hano kadayo

  • @mokhtarbaadil3801
    @mokhtarbaadil3801 Před 6 lety +4

    Alla Haku Xafido

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 Před 6 lety

    Masha Allah shiiq Mustafa allaha ku xifdiyo

  • @amalahmed9650
    @amalahmed9650 Před 6 lety

    Allah yabarik fik sheik mustafe

  • @khadarcabdi6153
    @khadarcabdi6153 Před 6 lety +1

    Mansha
    Allah

  • @cajebdocumentaryhistory3233

    Maansha allaah sheikh mustafe

  • @abdikheyrsalad6027
    @abdikheyrsalad6027 Před 6 lety

    Alle cimrigaaga ha barakeeyo sheekh waxad ka hadashay arin muhiim ah oo runtii laga yaabo salaada oo kale ajarkeed inay leedahy Allaha kaa abaal mariyo sheekh su,aal waxan ku weydiin lahaa ah cilmiga afka somaliga ma suurtagalbaa in lagu qoro dugsiyada sare ilaa jaamacadaha maxaa ka dhigay in luuqada qalaad cilmiga lagu qoro mida kale gobolada gumaysigu haysto ama maqan sida nfd runtii somaliga waa ilaabeen 50% sawaaxili bay ku hadlaan kuwaasna sideeban afka u bari karnaa

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 Před 6 lety

    Mashaallah ilahey hakuxifdiyo sheikh mustafe

  • @mustafagk5387
    @mustafagk5387 Před 6 lety +1

    Jazakalah khiekh unaa

  • @rahmohussein3779
    @rahmohussein3779 Před 6 lety

    Jazakallahu kheyra sheekh Mustafa

  • @asaimupdull601
    @asaimupdull601 Před 6 lety

    Mashaalah Allah haku barakeeyo

  • @mustafemahamed5706
    @mustafemahamed5706 Před 6 lety +1

    mansha allah

  • @islamsomali7191
    @islamsomali7191 Před 5 lety +3

    Aqoonyahan somaliyed oo caafimad qaba

  • @ContentCreature24
    @ContentCreature24 Před 6 lety

    Jazakalaahu kheyr sheekh

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal Před 6 lety +5

    Hadii umad afkeedu lumo taariikhdeeduna way lunta kadibna iyadaba lawaaya. ... Waliba afsomaliga aduunka afafka inay tiro goaan looga baqayo weeyaan SOMALIYEY SUUGAANTA USO LAABO

  • @ismaaciilaxmed1866
    @ismaaciilaxmed1866 Před 5 lety

    Masha allah alle haku xafido sh mustafe

  • @ashaabdi7365
    @ashaabdi7365 Před 6 lety

    sheekh mustafe jazakAAllAhu kheer

  • @fatimajama84
    @fatimajama84 Před 6 lety

    asc wallaahi Sheekh waa iino dardarmaye

  • @zubayrjama1823
    @zubayrjama1823 Před 6 lety

    Ilahy dartiis ban Ku jecelahy balance nah macalin nafsiya iyo diini wa balan INA noqdo sheikh

  • @ramloadaawe9351
    @ramloadaawe9351 Před 6 měsíci +1

    ❤❤❤❤🥹🥹🥲🥲❤️‍🩹🫀

  • @yuusufmaxamed4951
    @yuusufmaxamed4951 Před 6 lety

    Allaha ku xifdiyo sheekh

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 Před 3 lety

    Scw scw scw

  • @noorabdi180
    @noorabdi180 Před 6 lety

    وفقكم الله.