Soomaaliya Ma Ahan Dal jiro , Safiirka itoobiya iyo Qodobo Kale .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho #ogaansho

Komentáře • 665

  • @sawdamqaalib
    @sawdamqaalib Před 7 měsíci +141

    Ogansho qofka kaliya ee wax lataban karo laga faido mahadsanid wllky

    • @QadroMadey
      @QadroMadey Před 7 měsíci +4

      Adiga xataa waxad kamid tahay dadka waxlagafaido abaayo macan ❤❤❤❤❤

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Před 7 měsíci +59

    Somaaliyey wanu hurdeena galadaan amxarada iyo oromada ah fikradooda waay inoo soo ban dhigeen oo waxay xitaa inoo shegen hadaf koda meshuu garsiisan yahay lkn ale baan kabaryay in uu inoo soo dhaliyo nin bahdilka wdaankeena kabixiyo in sha alaah

  • @abdulmalikcalasow3910
    @abdulmalikcalasow3910 Před 7 měsíci +27

    ilaahay haku barakayo wallalkay. information waxtarleh aad soo gudbisaa. ilaahay ayaan waxaan kabaryaa muslimiinta dhan in uu midayo.

    • @ifiyoaqiro2555
      @ifiyoaqiro2555 Před 7 měsíci +2

      Somali ayaa midoowi weese marka makula tahay in boqolal wadan oo Kala AF ah Kala midab ah in ay midoowayaan.

  • @maajid33443
    @maajid33443 Před 7 měsíci +20

    Kanaalka ogaansho wuxuu iigaga dhiganyahay in aan daawanayo tv yada waaweyn sida aljazeera arab iyo bbc ustaad waan kula socona

  • @Bulshada08
    @Bulshada08 Před 7 měsíci +19

    Cumar inshar arakti inan kula wadaago rabaa meel aan kaala so xiriiro ma leh sxb bal iisheeg meel iiga sheeg❤

  • @Eng_mohamed452
    @Eng_mohamed452 Před 7 měsíci +110

    HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed ‎ﷺ ❤️🫶

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 Před 7 měsíci +44

    Aniga kudhashy ethopia walidkyga kunool hadana aadbaan unecbahy ethopia dhiigayga somali ah aduunka waxan ujeclhy dadkayga somali oogul gara dhulka nagamqan ethopia nagahaysto aansoceshano
    Illahy qupnubtena hamideeyo

    • @abdiaziz.r6763
      @abdiaziz.r6763 Před 7 měsíci

      Dhulka laga haysto ad shegyso week hore aya jigjiga lagu xusayy diinta amxarada o wadada aya lala marayy calamad Christian ah isla ciidanka somalida aya ilalalinyy amnigooda dhulkasi miyd ledahy wlso celinya😅 tasi iskadaye 15 melod o Somalia kamida ayy jogan cidanka Ethiopianka tiro ila 40k o ciidan dhulksi sdad uga saari lahyden aya laysku haya mrkasd kw hadlysa dhul Ethiopian noqday😢😅

    • @hassan-adam2895
      @hassan-adam2895 Před 7 měsíci

      Dee Wa Kuu JaHil Nimo
      Iyo Caqdad Nafsi aH
      Dadka Wadmada KaLe Ku dhashaY mxY U nici WaYeen Ee somalidu Ethipian ka Uun u naceen south africaba Ma Nacnee

    • @user-kr9tu4hn8u
      @user-kr9tu4hn8u Před 7 měsíci +2

      ​@@hassan-adam2895zxp adiga waanku arkay waxa aadtahay oromo waayo videoyawkasta waxa aadka bixisaa comati soomaali nacayba waanu ku fahanay zxp😂😂😂😂😂

    • @A...A09888
      @A...A09888 Před 7 měsíci +2

      Anigaba jigjiga somalia 🇸🇴 ayaan kudhashay ethiopia aadbaan unecebhy xabashida gaar ahaan

    • @abdiaziz.r6763
      @abdiaziz.r6763 Před 7 měsíci +1

      @@A...A09888 jigjiga Somalia xage la dhahaa mise wa wax ad adigu samysaty si ad niyda ugu dhisato😂

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 Před 7 měsíci +49

    اللهم انت الحق ووعدك الحق
    ‏واسمك الحق.
    ‏ ونبيك مرسل باسمك الحق
    ‏ نسألك يا حي يا قيوم ان ترزق فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸و غزة وأهلها واطفالها اللطف والرزق وتجعل مخرجا لهم من عندك.
    ‏انك على كل شي قدير.
    ‏ 🤲🤲🤲🤲

  • @maxamedxariir575
    @maxamedxariir575 Před 7 měsíci +39

    Waad mahadsantahay wll cumar
    Mar walba waan dhagaystaa ogaansho 1 video ima dhaafo
    Hargeisa ayaan kaala socdaa
    Walahi wll si dhab ah ayan u jeclahay muqaaladaa wll
    Sharaf iyo karaamo kunoolow wll
    Insha allah
    《Waxaan leeyahay riyo in aan maalin uu arko soomaali mid ah
    Aan gobol gobol u qaybsanayn😢》

    • @popular7493
      @popular7493 Před 7 měsíci +1

      insha ALLAH mar un way dhici wll

    • @S0MAALI__KING
      @S0MAALI__KING Před 7 měsíci +3

      Waligeed dhici maysso in alle naxariistisa no timaato ma ahane waxan ogahay somali madaxdooda ninwalba wuxu tageraya siyasiga rerkiisa oo daalim ah. mid wllki o muslim ahna qabil ahan bu unecebyahay lkn xaalka sidu kusocdo ilama Eko somali inay isku so laabaneso

    • @RM100-d9z
      @RM100-d9z Před 7 měsíci +1

      Taa waa mid aan mar waliba ku duceysta

    • @user-hl9hh4mb2r
      @user-hl9hh4mb2r Před 7 měsíci

      Ma dhacayso macquulna maahee wax kale ku riyo 😂😂😂

    • @maxamedxariir575
      @maxamedxariir575 Před 7 měsíci +1

      @@user-hl9hh4mb2r
      Qabyaalad iyo gobol gobol maalin uun bay naga dhamaan
      Iyo siyaasi xabshi iyo reer galbeed daba dhilif u ah😡😠

  • @AbdinorMohamed-bb4sc
    @AbdinorMohamed-bb4sc Před 7 měsíci +32

    Walalyaal channelkaan ogaansho aan gaadhsiino 1m insha'allah ❤

  • @user-sb2ys4hk6g
    @user-sb2ys4hk6g Před 7 měsíci +26

    Rasuul,keena,Suuban muhamed,SCW,Yaa,igula salinaya❤😢

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq Před 7 měsíci +1

    Shukran Yaa Ustaad runtii horaan isku weydiiyay inta madax caalaamka siiba kuwa carabta hal aan calooshiis ushaqeyste ahayn majiro inay Gaza wax utaraan iskadaaye kooga ayaysan daacad ugu shaqeynin waa wax cajiib ah

  • @user-ln3lp4nw9k
    @user-ln3lp4nw9k Před 7 měsíci +5

    Thank you so much my dear bro ❤❤❤

  • @MohamedAhmedAli-nv2sp
    @MohamedAhmedAli-nv2sp Před 7 měsíci +8

    waan kaa qaadnay wall omar, carabkaaga ugu hiili dhalin yarta somaliyeed dalkooda, diintooda iyo dadkooda. waxan kugu xiranahay sida jirka ugu baahan yahay dhiiga oo kale hana ka caajisin dadkaaga. mahad sanid. mohamed ahmed ali sacid.

  • @abdallealiabdi
    @abdallealiabdi Před 7 měsíci +45

    Dowlada somalia 🇸🇴 dhiigeeda waa iska yar xoogaa casriga daanyeerta ayey kujirta❤

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q Před 7 měsíci +1

      😂😂😂😂

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 7 měsíci

      Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
      Soomaaliya 🇸🇴

    • @maal5643
      @maal5643 Před 7 měsíci +3

      Hadaad aaminsantahay bili aadamku daanyeer ayay ka yimaadeen gaal ayaad tahay

    • @user-kr9tu4hn8u
      @user-kr9tu4hn8u Před 7 měsíci

      Mya wll wakhtigan aynu joogno ayaa loo yaqaanaa waayaha daanyeerta waayo dadkii ayaa ka tagay dhaqankii bani aadannimo 😅
      Soo akhri buuga uu turjuma aadan sahan ee la magacbaxay waayaha daanyeenta.
      ​@@maal5643

    • @xareed1
      @xareed1 Před 7 měsíci

      ​@@maal5643hakhalad fahmin midakale gaalkan aacla ordaysaa waamaxay ma waxad tahayqof aqoonyar casri buudhahay muu dhihin wayka yimadeen

  • @user-qw6kh5uj7b
    @user-qw6kh5uj7b Před 7 měsíci +12

    Waligeedba oromadu wayku riyoodan lkn riyadoda wayla godgalayan insha Allah

  • @aacaska
    @aacaska Před 7 měsíci +1

    Mahadsanid wallaal cumar hori u Soco😊

  • @KeifNour
    @KeifNour Před 7 měsíci +1

    Ogaansho Best CZcams for umatu somali

  • @sharmake9331
    @sharmake9331 Před 7 měsíci +3

    talow ogaansho mdax waynaha somalia ma dhagaysta si uu runta ogaado. wa sual is waydiyo marwalbo🥺

  • @QadarnaXasan-hc2zv
    @QadarnaXasan-hc2zv Před 7 měsíci +10

    Inshalaah way guuleysan doorman reerqaza markeynoqota

  • @MascuudXikmaawi-me4us
    @MascuudXikmaawi-me4us Před 7 měsíci +11

    Soomaaliya 🇸🇴 soomaali baa leh 💪💪💪💪

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 7 měsíci

      Run, Hubaal
      Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
      Soomaaliya 🇸🇴

  • @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
    @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg Před 7 měsíci +1

    Zxp ma isku soo sharaxdid madaxwane 😊 taageero fican ayaad ledahay
    M.n .sh. nin aqoon yahan iyo aad maskax badan ❤

    • @gaashaanshow
      @gaashaanshow Před 7 měsíci

      Wadanka Mahan nin iyo cod waa wadanka gadan

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Před 7 měsíci +3

    Maasha allah.waan kaa qaadnay mid la mid ah ayaa ku salaameynaa wll jira❤

  • @WizkoFreestyle
    @WizkoFreestyle Před 7 měsíci +6

    Wll cumaR inshar waan ku salamay wll

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye Před 7 měsíci +2

    Aad ban ugu murugooday xaalada ay walaaladay rer falastii ay ku suganyihiin walahi waa ayaan darro in muslimkii u hiilin wayo walaaladoos ay yuhuudu sida u galayso subxanaALLAH,
    Ilaahayow dulligan umada Muslim ka ku habsatay ka dul qaad amiin

  • @yaser452
    @yaser452 Před 7 měsíci +4

    اللهم صل على محمد وال محمد

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf Před 7 měsíci +2

    Walaalaheen falastiin ALLAH dhiibta ka saaro INSHAALLAHA 😢😢😢😢😢😢😢

  • @Katabkha
    @Katabkha Před 7 měsíci

    chanel is the massive star thank you ogansho

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 Před 7 měsíci +8

    1m coming soon ustaad❤ustaad

  • @mohammedabdirashid7053
    @mohammedabdirashid7053 Před 7 měsíci +2

    Jazakallah Omar Inshar , niiga igu karaayo baryhn markan maqlabo memeska itoobiyanka

  • @yaser452
    @yaser452 Před 7 měsíci +4

    الحمد لله على كل حال

  • @abdisamed889
    @abdisamed889 Před 7 měsíci +3

    Waa xalaqo muhiim ah mhdsnd

  • @aadancawil47
    @aadancawil47 Před 7 měsíci +5

    Alle haynaga qabto muuse juudaan iyo xasan shiikh iyo dhamaan shaqaalaha itoobiya ee madaxda inoo ah

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 Před 7 měsíci

    Ustaad inshar ilahay ajar iyo xasanad

  • @sakariyefilfil6578
    @sakariyefilfil6578 Před 7 měsíci

    Baraha bulshada waxan ka faaiiday chanalka ogaansho omar iinshar walalkey allaha ku xafido

  • @AbdicasiisAli-md6fe
    @AbdicasiisAli-md6fe Před 7 měsíci

    Thanks wllo qLi cumar

  • @saynabali9801
    @saynabali9801 Před 7 měsíci +2

    Marwalba waan ku ducaysta waana jeclahay inan arko somali mid ah

  • @cabdimalikcisman4120
    @cabdimalikcisman4120 Před 7 měsíci +4

    1M coming soon i.n❤

  • @user-ih5ip1xo1b
    @user-ih5ip1xo1b Před 6 měsíci

    Itoobiya waa cadowga ugu weynsoomaamaaliya shanjirka soomaaliya wuu ogyahayitoobiya
    ❤❤❤❤❤

  • @Madridista686
    @Madridista686 Před 7 měsíci +2

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @mahamedcabdi-ig2uo
    @mahamedcabdi-ig2uo Před 7 měsíci

    Thank you cumar inshaar

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 Před 7 měsíci +1

    Wll cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤❤

  • @HaniMaxamuud-ni1ps
    @HaniMaxamuud-ni1ps Před 7 měsíci +6

    Nin ana waxa badan ka baratay cimrugagu raga wll❤❤❤

  • @asadahamadbarre1164
    @asadahamadbarre1164 Před 7 měsíci +4

    Asalamu caleykum ayaa nagufilan ustaadi wad mahadsantahay

  • @user-rk4pp1ri9y
    @user-rk4pp1ri9y Před 5 měsíci

    Kanaalka ogaansho wabararujin waxkasta sifican kufahansinaya sxb cumar alahakubarakeyo

  • @omargarad6774
    @omargarad6774 Před 7 měsíci

    Good points brother

  • @user-pu5px9oj4o
    @user-pu5px9oj4o Před 6 měsíci

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين يارب العالمين

  • @abdikanimohamed9958
    @abdikanimohamed9958 Před 7 měsíci +4

    Mahadsanid mundane waxbadan ayaa noo iftiimisay Saas ku sii wad barnaamijyadaada faaidada leh. Cumar inshaar waa mahadsantahay markale

  • @user-ln3lp4nw9k
    @user-ln3lp4nw9k Před 7 měsíci +2

    Wlhi wa dhageestay been kama sheekin ustaad cumar inshaar sheek samatar ❤❤

  • @NimcaaMahamed-xu9mg
    @NimcaaMahamed-xu9mg Před 7 měsíci +2

    Saturday Raxma mashallah abowe illahi haku siyadiyo❤❤❤❤❤

  • @fiidsecade4113
    @fiidsecade4113 Před 7 měsíci

    Ilahey haku xifdiyo wllka

  • @popular7493
    @popular7493 Před 7 měsíci +4

    wadankeena ALLAH ha xifdiyo
    somalia waa mid cid na kala goyn kartana ma jirto

  • @user-sf4zr8zg8o
    @user-sf4zr8zg8o Před 6 měsíci

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤يا احي القالي ❤❤

  • @axmedcaabi6516
    @axmedcaabi6516 Před 7 měsíci

    Wad mahadsnthy wllky cumar runti wxd tahy nin dhulkisa iyo dintisaba jecel❤

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w Před 6 měsíci

    Masha allah

  • @sadaqahmed2816
    @sadaqahmed2816 Před 7 měsíci +4

    Ogaansho❤

  • @RamlaAhmett
    @RamlaAhmett Před 7 měsíci +6

    Itoobia waa cadawga koowaad ee 🇸🇴

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 Před 7 měsíci

    فرج الله قريب يا اهلا غزا الهم نصر اخواننا في فلسطين يارب العالمين

  • @omarawale803
    @omarawale803 Před 7 měsíci +6

    War Ninkan Waxa Uu Ka Had layey Ma Sahlaneyn Anaa Af Ethiopian ka Fahmoo Walhi Waw Iga Yabeyay Kalsonidaa Intaa Leg U Sas Ku Leyahay Intuu Kakenay 😢

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Před 7 měsíci

    War Cumar waan kaa qaadnay salaanta masha allah mid lamida hawada kuu soo marinaa

  • @Maxamedmarayare
    @Maxamedmarayare Před 7 měsíci

    Mahadsanid

  • @abdinasirhassan-se7eq
    @abdinasirhassan-se7eq Před 7 měsíci +13

    Asc walalahey iyo walalshey waxan in sheega hala bilaalo in laga bixiyo oromada wadanken sida hada ka socoto walaheena bosaso iyo garowe iyo hargeyso waad ku mahad santihin hoosha aad wadiin malaha kala dhiman waxan idin sheega adinkane in aad bilawdaan ( bixi cadowka dhulkeena)

    • @maxamadsaaj8918
      @maxamadsaaj8918 Před 7 měsíci

      Waxaas in la isku mashquuliyo arin wanaagsan maahan walaal.
      Dunida mel walba waan joognaa cid somalida ha laceeriyo ma aragtay waa maya dadkaan in ay inala joogaan dhaqaalaheena ayay korinayaan waana inoo faaido dhanka kalena waa dad maskiin ah marka in aad ku xadgudubto dinta kuuma baneen ee dadka haku qalqaalinin in dadkaas la dhibaateeyo.
      Hadii la saarayo arinkaas waa in dawlada ay goaan ka kaarto sidaasna si nabad ah dalka looga tarxiilo ayadoon wax dhib ah lagaarsiin.

    • @afsax4694
      @afsax4694 Před 7 měsíci

      Hargaysa wala raafa lakin malinkaste aroor iyo malin wadada hargaysa galbeedka kasoo gasha oroma kusoo qaxaysa wllhi wad yabysaa waxaad mooda umad wadnkoodu dagaal kasocdo sida falstiin ookale badnida inta ay leegyhiin

    • @aninfinitelyvixxedvip6
      @aninfinitelyvixxedvip6 Před 7 měsíci

      @@afsax4694 ineey caloosha naga cunaan ayeey usoo socdaan. Weeynu inaan iska qabannaa

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 Před 7 měsíci

      @@afsax4694 waa sida yahuud dhulka falastiin kuqabsatay

  • @Zeryahye
    @Zeryahye Před 7 měsíci

    Wcs ustaad Omar inshar

  • @abdisamed889
    @abdisamed889 Před 7 měsíci +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @AbdullahiAhmed-ev6ml
    @AbdullahiAhmed-ev6ml Před 7 měsíci

    Jazaakallahu kheyral jazaaa walaal wallaahi waxaad noo heysaa howl aad muhiim u ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shankaraaj
    @shankaraaj Před 7 měsíci

    M.a ustaad cumar inshaar Allah kubarakeeyo❤

  • @nasramuse1627
    @nasramuse1627 Před 7 měsíci +1

    صلو علي منقذ البشرية محمدا محمدا صلي الله عليه وسلم

  • @MohamedSaid-ri4kx
    @MohamedSaid-ri4kx Před 7 měsíci

    Ilaahay Haku ilaaliyo Walaal Cumar inshaar

  • @afsax4694
    @afsax4694 Před 7 měsíci +2

    Ethiopia imka damceedu uu cadyahy tariikhda hadaad ufiirsatid dakada ay riyadoodu tahy in ay qabsadaan waa saylac
    Saylac hada hadaad taktid imka xabashi ayaa kabuuxda dad aad somli ah uyar ayaa dagan oo dawlada ushaqeeya lakin dhaqaalo fiican an haysan magaalo dayacan dadkii hore dhiiga iyo dadnimadu kujirtay hada ay hadlka musabixi ay maqli lahaayeen ma uusan kufadhiyeen xilka odayaashii waawaynaa somlililand dhulkooda difaaci jiray hada manoola ilahay ha unaxariisto dhamantood musabixina baal madow ayuu tariikhda kagaly mustaqbal xumo ayuu uhorseeday dadkiisa ilahy hanaga qabto wixii shar wada 😢💔

  • @user-lt3ul7in5f
    @user-lt3ul7in5f Před 7 měsíci

    Shukrn yaa ustaad insha'Allah 1M

  • @mahamedcabdi-ig2uo
    @mahamedcabdi-ig2uo Před 7 měsíci

    Thank you

  • @Abumuscab-qy7ul
    @Abumuscab-qy7ul Před 7 měsíci

    I enyoy the golden voice of omar inshar
    أستمتع الصوت الذهبي للعمر إنشار

  • @user-ih5ip1xo1b
    @user-ih5ip1xo1b Před 6 měsíci +1

    Masar iyo turki wallaalaheen❤❤❤❤❤

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 Před 7 měsíci

    1M coming soon I.n

  • @ibrahimmohamed2153
    @ibrahimmohamed2153 Před 7 měsíci +3

    السلام عليكم ورحمة الله ninkaan waxuw kahadlaya afk Amhara aniga waan aqaana afan oromo muslimiinta ku nool eithopia aad baan o aqaana waxaan dhahna Islam dabadaba afguregeenaa

  • @sakariyefaarax-qi4bu
    @sakariyefaarax-qi4bu Před 7 měsíci +37

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸

  • @safiyaxuseen-sq4wq
    @safiyaxuseen-sq4wq Před 7 měsíci

    Shukran walalo

  • @alsacadatv7294
    @alsacadatv7294 Před 7 měsíci

    Thanks 👍 macalin

  • @abdihakiimyuussuf3598
    @abdihakiimyuussuf3598 Před 7 měsíci

    waa hadalkii boqoradii xabashida

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 Před 7 měsíci +5

    Ninkaas warkiisa waa run hadii la fiirsho
    Sababtoo ah asoo
    Sidaas bakhtiga u hadlay ayuu wali
    Dalkeena sii joogaa
    Waliba caasimada ayuu dhax mushaaxaa

  • @ubahmohamed7242
    @ubahmohamed7242 Před 7 měsíci +1

    Mahasanid cumar ishar

  • @abdirizaksheikhadanabdiriz12
    @abdirizaksheikhadanabdiriz12 Před 7 měsíci +1

    Cajiib wallaahi

  • @user-pu7kb6xz8i
    @user-pu7kb6xz8i Před 6 měsíci

    Wallhi waan anigoo oglaado in aan jihaad lagalo wallhi ustaad anaga ahaa sidee u dhisnaa dad nimada iyo dalkeena

  • @Suhaybabdulqadir43
    @Suhaybabdulqadir43 Před 7 měsíci +7

    Tas mida laga amuso maha 24:22

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Před 7 měsíci

    Waa axmaqyaal wexeyba u maleeyaan SOMALIA 🇸🇴 dadkeena galbeedka Somali dagan 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guul Somalia ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴

  • @Mo.Suldan
    @Mo.Suldan Před 7 měsíci

    نحن صوماللان احسنتم يا اثوبيا

  • @Karbuun1
    @Karbuun1 Před 7 měsíci

    Asc omar inshaar illah aqliga haku xafido waxa aa tahay shaqsiga kaliya ee nool wacyi galinaya umadiisa runtana lawadagayo kansafsadeyda ahaan waxa dhihi kara isku ra,yi beynu nahay wax badan oo maclumad ehna waan ogahay gabay qurux badan oo ka hadlaya waaqica somalia xita waan diyaariyay isaga oo cod eh baan kuso gudbinaya hadad ila soo xariireyso wlhi si aan umadeyda waxa aan u awoodo ula qeybsado waxana waajib nagu eh in aan wacyigeena kor uqaadno waa idiin salaamay dhamaan umada ku xeran beejkaan

  • @mataanmucaqli4756
    @mataanmucaqli4756 Před 6 měsíci

    Asc❤❤❤

  • @DaadirmacalinMaxamuud-ki3pj
    @DaadirmacalinMaxamuud-ki3pj Před 7 měsíci +1

    Waa run midaa wallahi

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 7 měsíci +1

    OGAANSHO BEST CHANNEL 🎉❤

  • @deanmurphy603
    @deanmurphy603 Před 6 měsíci

    Welcome our Ethiopian brothers. We are ready with you

  • @AhmedAli-rr9xv
    @AhmedAli-rr9xv Před 7 měsíci

    alaah hainoo kaa xafido ustaad

  • @weezy1o941
    @weezy1o941 Před 7 měsíci

    Wcks wll 💯✅

  • @Mohamed.solo.344
    @Mohamed.solo.344 Před 7 měsíci +1

    1m coming soon insha Allah ❤❤

  • @gaashaanshow
    @gaashaanshow Před 7 měsíci +2

    Etobia Jaceel inooma qabto laakin madax love ku ah😢

    • @xareed1
      @xareed1 Před 7 měsíci

      Hadalkaa jilicsan waanka xanaqay aad soo qortay ethiopia nama jecla wamaxay jilicsanidaa

    • @zumeerboy
      @zumeerboy Před 7 měsíci

      Miyaad walan tahay dad waligoodba an cadow soo ahayn see bad u dhihi karta nama jecla

  • @dhalintamaanta1391
    @dhalintamaanta1391 Před 7 měsíci

    Wcs ust Omar

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před 7 měsíci

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Před 7 měsíci +3

    Laa jixan jax caruur taas ana lehen kaliya anaga baa isku maqii qena hadalkan waa mid dareen wataa😢😢😢😢

  • @sahalitosahal1228
    @sahalitosahal1228 Před 7 měsíci +1

    Zxp qali dadku isgu jeeb ma ahan markasi videoga sogabi please

    • @MusaMohamed-st5ne
      @MusaMohamed-st5ne Před 7 měsíci

      Had snid wllky qali wan ku dhfi wayey wxa jira kuwo hysta misana an kaga faidysnyn wxa ay wx ka faidyaan❤

  • @Samba_gameofthrones
    @Samba_gameofthrones Před 7 měsíci +3