Abi Axmed Wuu Is Badalay ! | Afrocentrism-ka iyo Taageerida Itoobiya !|

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 510

  • @icc.concepts
    @icc.concepts Před 7 měsíci +16

    Waddani dhab ah O inshaar. Thank u br. From hargeysa. Somaliland

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 7 měsíci +43

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 Před 7 měsíci +29

    Ayaantaan editingkii waad iska dhaaftay to save time muqaalada waad dheereysay that's good

  • @user-uc6bn3ty5r
    @user-uc6bn3ty5r Před 7 měsíci +10

    Mahadsanid mudane sida aad noo waafajinayso wacyiga waa masha allah

  • @nasramuse1627
    @nasramuse1627 Před 7 měsíci +8

    "ولن ترضي عنك اليهود ولاالنصاري حتي تتبع ملتهم "
    ماشاء الله عليك يارجل
    wax badn baan ogaady
    haka cabsan ankaa itoobiya hilibkeeda laqeena 😊

  • @maxamedaxmedabusumayo5752
    @maxamedaxmedabusumayo5752 Před 7 měsíci +12

    Waan ku salaamay cumarow adiga iyo tiim ogaasho horay aan ogalo moduca somaliya waxa ka jiro dhaka shacabka iyo siyaasadaxa isdiidan hadii aan ku hormaro siyasiga somaliya wax mabaadi maxesto mabdaiiso waa lacak dhanka shacabka waxa ladhigay qabyaalad iyo nin jecleeyso الله كريم

  • @Smaxto
    @Smaxto Před 7 měsíci +64

    ku saliya xabiibkeena muxamed nnk scw

    • @NimoFarhan
      @NimoFarhan Před 7 měsíci +3

      Scw

    • @hawonuurmahdi8657
      @hawonuurmahdi8657 Před 7 měsíci +2

      Scw ❤

    • @sakariyefaarax-qi4bu
      @sakariyefaarax-qi4bu Před 7 měsíci +2

      Scw

    • @DR__Qurayshi
      @DR__Qurayshi Před 7 měsíci +2

      ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

    • @Shugri-fj2oc
      @Shugri-fj2oc Před 7 měsíci

      SCW❤❤❤

  • @C.risak.yamani
    @C.risak.yamani Před 7 měsíci +4

    Thanks my pro omar ishaar

  • @Ali_qasim143
    @Ali_qasim143 Před 7 měsíci +5

    Mahadsanidcumar inshaar wadani dhiiran baad tahay ❤❤❤❤

  • @mr_mamett
    @mr_mamett Před 7 měsíci +12

    Ogansho waa mel wax lagu faaido wllh

  • @AbdullahiAhmed-ev6ml
    @AbdullahiAhmed-ev6ml Před 7 měsíci +5

    Waa mahadsan tahay walal waana wax wanaagsan in aad fahamsiido bulagada somaliyed wacyiga jira

  • @user-zi2si7nr2w
    @user-zi2si7nr2w Před 7 měsíci +63

    الحمد لله على نعمة الإسلام😊

  • @AnnoyedIcedSoda-xr8ez
    @AnnoyedIcedSoda-xr8ez Před 7 měsíci +15

    Xalqaddaas waa inoo muhiim wacyigeena❤❤

  • @hassanali-wi1wj
    @hassanali-wi1wj Před 7 měsíci +42

    Insha allahu waan iskaga filaanahay Ethiopia hadan naahay soomaali insha allahu

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 7 měsíci +6

      Waa Sidaas, Waanu iskaga Filannahay Dalka ithiyoobiya iyo dadka Ithiyoobiyaankaba

    • @nasriinnasriin2750
      @nasriinnasriin2750 Před 7 měsíci +1

      100%

    • @hanimohamud9639
      @hanimohamud9639 Před 7 měsíci +1

      we are🇸🇴 somalian we are the lions of africa✍️ethoipia will be sent back⚰️⚰️⚰️⚰️ inshllh injireey and oromo ⚔️🐒💩⚰️⚰️⚰️⚰️✍️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @Abdimalik_Educate
      @Abdimalik_Educate Před 7 měsíci

      Hhh, kaftanka naga dhaaf bro

  • @OxysomPodcast
    @OxysomPodcast Před 7 měsíci +17

    Somalia rabbi has ino bad baadiyo 🤲🏾Aamiin

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 7 měsíci +1

      Aammiin
      Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
      Soomaaliya 🇸🇴

    • @ahmedmohamud4294
      @ahmedmohamud4294 Před 7 měsíci

      Aamiin❤

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k Před 7 měsíci +16

    الحمد لله على نعمة الإسلام 🥰

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Před 7 měsíci +72

    Insha alah hadafkeyga iguu wen waa in an qabta madaxwenaha Somalia 🇸🇴 oo qashinka gobladena wada hogamiyo an wada tir tiro oo dib iso celiyo great Somalia 🇸🇴 ween tii ehed alow irumey 20 54 hadana waxan jira 20 years oo wax barasho dugsiga sare sanadki ugu danbeyo kujira 😮😮

    • @user-et5ij2hr9r
      @user-et5ij2hr9r Před 7 měsíci +4

      Insha Allah waxn rajaynaya Ana in an badlo waxbarashada oo wasirad noqdo

    • @maxamadcabdisalaan9967
      @maxamadcabdisalaan9967 Před 7 měsíci +2

      Is ku aragti ayaa kana hay arimaha siyaasadda dalkeena I.a way rumoobi doontaa riyadeeno

    • @musababdijamal9556
      @musababdijamal9556 Před 7 měsíci +5

      ​@@user-et5ij2hr9r kaliya waxa kaxigto in an xilkas lawarego magaca muscab Cabdijamaal oo samentisa wata oo warkisa cad yahay wuu sobixidona ee waqtigas sug

    • @mohamedHassan-vg9wo
      @mohamedHassan-vg9wo Před 7 měsíci

      ​@@musababdijamal9556lets make this message a time box 📦 ⏲ 2054 madaxweyne muscab majogta😂 for real

    • @ahmetgulet
      @ahmetgulet Před 7 měsíci

      Caadifadada aya ka hadshy

  • @Cilia34
    @Cilia34 Před 7 měsíci +28

    Our golden voice nd another 50min❤

  • @noorfalir9585
    @noorfalir9585 Před 7 měsíci +4

    Asc ogaansho chanal ruunti warakada aadban ullasocda wanna kahella mansha allah

  • @mohametapdirahman8847
    @mohametapdirahman8847 Před 7 měsíci +9

    1m inshallah ❤🎉

  • @cambarodaahir8774
    @cambarodaahir8774 Před 7 měsíci +27

    wll wad ku saxsaned afrika iska daye xata somali kiristan ah waxa iga xiga israili islama viva muslinimada waxan mar walbo walalo nahey qofka islamka ah meshu dono haka soo jeede

    • @Naagishubta
      @Naagishubta Před 7 měsíci

      Israel=naaneystii nabi yacquub cs
      Cancer-rael =koox gumeysi ah oo dalka Falastiin iyo muslimiinta leh dalka xasuuq ku haayo adeegsadana magaca (Israel) oo aha magac sharfan iyagoo ula jeeda ineey yihiin owlaadii nabi Yacquub cs yacni yahuud. marka saas u fahan wll hal waddaan unbaa halkaas ka jira waana FALASTIIN🙏

  • @aaminahmed3513
    @aaminahmed3513 Před 7 měsíci +13

    Waar waxn siyaasiyiin maaha ee ilaahay wax hafahamsiiyo😢

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 Před 7 měsíci +30

    Ogaansho 1M coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @ASSadkey
    @ASSadkey Před 7 měsíci +14

    Isku maqan iyagana lagu maqanyahay ayaan nahay alle hanaga dhigo kuwii dal,dad iyo diinba difaacdo✊🏾

  • @Mireyare889
    @Mireyare889 Před 7 měsíci +6

    ❤❤❤❤
    Masha Allah omar inshaar

  • @user-nb2uj3uj9q
    @user-nb2uj3uj9q Před 7 měsíci +9

    Ustaad cumar inshaar waa ninka kaliya ee cadaw iyo sokeeye i kala baray mahadsanid ❤

    • @adalmedia4291
      @adalmedia4291 Před 7 měsíci +1

      Waxan xasuusta mar uu yiri abiye waxa uu ka darnaan doona kuwii hore oo dhan wayna cadaatay maanta ayey kuwo badan oo la socday ogaadeen.

    • @user-nb2uj3uj9q
      @user-nb2uj3uj9q Před 7 měsíci

      @@adalmedia4291 ustaadka allah noo dhooro 👍

  • @user-ce8rj6db8m
    @user-ce8rj6db8m Před 7 měsíci +3

    respect🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mahamedabubakar7113
    @mahamedabubakar7113 Před 7 měsíci +10

    Qofka ugu horeeyo ahay maanta comments

  • @AliFarai-dc7yg
    @AliFarai-dc7yg Před 7 měsíci +4

    Aim first ogaansho

  • @FunnyBeachCoast-zd4ek
    @FunnyBeachCoast-zd4ek Před 7 měsíci +4

    The best CZcams 👌

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Před 7 měsíci +11

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda hana garadsiiyo nimcada Allah ku beerey iyo diintooda aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo ee guushiina waxay ku xiran tahay midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed Allah ha noo soo saaro dhalinyaro aqli iyo dadnimo leh ee isku duuban ee dalkaan badbaadiyo aamiin soomaali soomaali baa leh soomaali alley leeyihiin ee Allah ha badbaadiyo aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo ee iska qabta dalaaliinta iyo munaafaqiinta dhexdiina ku jiro ee cadowga u adeego aamiin

  • @abdihafidabdirahman2384
    @abdihafidabdirahman2384 Před 7 měsíci +6

    Cumar inshar Alla haku dhawro

  • @shankaraaj
    @shankaraaj Před 7 měsíci +5

    Cumar inshaar guuleeso ustaad❤

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Před 7 měsíci +2

    Waa in aad loo aqriyo afrocentrism key word thanks

  • @user-cz3zk8zx7z
    @user-cz3zk8zx7z Před 7 měsíci +3

    Thanks

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- Před 7 měsíci +7

    Kanaalka Ogaansho 1M Inshallah mardhow ❤️🔥💯

  • @stepone1693
    @stepone1693 Před 7 měsíci +4

    Frist person ☺️

  • @waxgarad6646
    @waxgarad6646 Před 7 měsíci +4

    Legend ogaansho ❤

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Před 7 měsíci +9

    Baarakalah fiik aqliga Allaha kuubarakeeyo aderkiis❤waxaan waasharciga duurka kani,ma,aha dadka.😂

  • @camirkey
    @camirkey Před 7 měsíci +1

    صلو على النبي صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا .❤❤❤❤

  • @popular7493
    @popular7493 Před 7 měsíci +5

    Somalia 🇸🇴 ALLAH ha xifdiyo

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 7 měsíci +1

      Aammiin iyo Soomaaliba
      (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
      Soomaaliya
      Soomaaliya 🇸🇴

    • @popular7493
      @popular7493 Před 7 měsíci

      ❤❤❤❤​@@m.k.7788

  • @noloshaaduunyodhanadhanmaleh
    @noloshaaduunyodhanadhanmaleh Před 7 měsíci +5

    Inash allh❤

  • @Hadraawi52
    @Hadraawi52 Před 7 měsíci +5

    Usted omar inshar😊

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 7 měsíci

      Bare Cumar (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

  • @BileBashiir-hy8sp
    @BileBashiir-hy8sp Před 7 měsíci +1

    Guuleyso wllkey camar

  • @moussedorale6190
    @moussedorale6190 Před 7 měsíci +4

    Walaal walahi indher gaard batahay alah hano ka xafido anu wanku aminsanhay jir oo jog horay usoco. Wan hubaa in wax magarato kugu lugoayan sidii dadkii ficna Lakin hajabin.

  • @Gantling
    @Gantling Před 7 měsíci +5

    Al Ustaad Cumar aad baad u mahadsantahay

  • @user-zi2si7nr2w
    @user-zi2si7nr2w Před 7 měsíci +7

    Run ayaad sheegtay Allaah ha ku barakeeyo

  • @princeabdirahmanfarah
    @princeabdirahmanfarah Před 7 měsíci +4

    Mansha Allah aragti dheer fiiro fog
    Afrocentrism..waa is baheesi xagjirnimo ah fog

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Před 7 měsíci +3

    Cumar iinshaar ilaaheey Haku Xafido Aqoon-Yahan, Waayo-Arag Cimrigaada ilaaheey Ha Dheereeyo, ilaaheeyna Haku Barakeeyo

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 Před 7 měsíci +8

    Xalqad aad u ruxday dareenkayga waddaninnimo aaad baan u jecelahay inay somali is garabsato cadawgeenu maalinba gobol buu naga qabsanayaaa wuuna isku keen fidinayaa waad aragtay hargeisa inta oromo joogta bosaso waad aragtay inay xaafad dhan ka deggan yihiin wllahay xittaa xaafadaa hadduu gabbalku dhaco Somali kuma arkaysid adaa lafahaga kala cararaya gobol aan hadda joogo oo sanaag la dheho waykusoo badanayan waxaan arkay qaar badan oo hore u joogay oo keenay kuwo kale oo oromo ah beerihii bayka shaqaynayaan kii soo galaba way meelaynayaan alla haynaga dhigo kuwii fahma dhalan roggaas dhulkeena ku socda😢😢😢

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade Před 7 měsíci +1

    ربنا اتنا في الدنياحسنة وفيءاخرةحسنه وقناعذابالنار🤲

  • @sahalazmed6182
    @sahalazmed6182 Před 7 měsíci +1

    Horu soco wllo ani xitaa ethiopian aa ahy lkn kuma faraxsani inay bad hesho ethiopia

  • @xamdiaxmed5598
    @xamdiaxmed5598 Před 7 měsíci +8

    Cumarow sanadkaan 2024 ay baxayaan aa la dhahay insha allah

  • @stepone1693
    @stepone1693 Před 7 měsíci +14

    Nooso badi macluumadka Insha Allah

  • @XareedCabdi-jm2nd
    @XareedCabdi-jm2nd Před 7 měsíci

    Mahadsanid Mr ogaansho balse hadaladaada marwalba ma kobkoobna

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x Před 7 měsíci +2

    صل الله عليه وسلم ❤

  • @husseinahmed7407
    @husseinahmed7407 Před 7 měsíci +7

    Cumarow Saudi Arabia is set to open the first liquor store in capital Riyadh, talk about that next vid

  • @user-pu9dm4zh9c
    @user-pu9dm4zh9c Před 7 měsíci +6

    Waa fikrad waalan . Siduu qofka gaalka ah ee madow walaal u noqonaya qofka carabka ,cadanka ,indha yarta islamka ahina unoqon cadow .

    • @Naagishubta
      @Naagishubta Před 7 měsíci +1

      In adeerkeey kirishtanka ah wxaa iiga dhow indhayarta muslinka ah taasi waa xaqiiq.
      Qadiyadda 1aad waa islaanimo❤

  • @Qaasqaas3
    @Qaasqaas3 Před 7 měsíci +2

    Masha Allah zada Allah caqlak❤

  • @sm.5191
    @sm.5191 Před 7 měsíci +5

    Somalia❤🇸🇴♥️Hanoolato❤💯💪🏿

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 7 měsíci

      Soomaaliya Hanoolaato iyo Soomaalina Ha Noolaadaan.
      (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
      Soomaaliya 🇸🇴

  • @Hw15243
    @Hw15243 Před 7 měsíci +2

    Waa run arintaas walaalkayow , balse waxaa Rahmo Kara dad yar oo fogaan garaad ah
    I hope you will understand this phrase 💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴

  • @nasramuse1627
    @nasramuse1627 Před 7 měsíci +3

    صلو علي منقذ البشرية محمدا صلي الله عليه وسلم

  • @maxamedamiin8475
    @maxamedamiin8475 Před 7 měsíci +2

    Mahad sanid Walalkey Omar inshar 🥰🥰❤❤❤allah haku xafido

  • @user-mc7oz6zf8s
    @user-mc7oz6zf8s Před 7 měsíci

    Asc wllky cumar inshaar xageen kaala soo xidhiidhaa

  • @user-fv3vr7mq6b
    @user-fv3vr7mq6b Před 7 měsíci

    Omar inshar thanks ka soo hadal colaada somalia iyo Ethiopia

  • @CabdicasiisCabdicasiismu-if1qw
    @CabdicasiisCabdicasiismu-if1qw Před 7 měsíci +5

    والله هدا زمننا الفتن

  • @aaminahmed3513
    @aaminahmed3513 Před 7 měsíci +2

    1m coming soon I.n🎉❤😊

  • @popular7493
    @popular7493 Před 7 měsíci +28

    حفظ الله الصومال ❤❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @mohamedsalat2142
    @mohamedsalat2142 Před 7 měsíci +3

    Seen ugala sheer xirfad Ina an kaqibqaato Ayan rabaa ustaad omar

  • @alixiis9228
    @alixiis9228 Před 7 měsíci +3

    Asc, bro ma ilowsan tahey in Soomaaliya aysan ciidamada Ethiopia iyo Kenya eysan rabitaankooda ku imaan.
    Soomaaliya markii ciidamada amsoom lakeenayey wacey codsadeen imaan lakeenin dowladaha safka hore.

  • @khaledali5093
    @khaledali5093 Před 7 měsíci +6

    BUT JUST COME LET US NEGOTIATE ABOUT THE SEA quote from HSM🤔🤔

  • @HassanAl-masHhadi
    @HassanAl-masHhadi Před 7 měsíci +9

    War cumarow kismayo duleedkeda bay jogan dadka iyaga baara
    Roobabka markay daeen wadadii qudaarta soo mari jirtay way xirteen kawaran waxas😢😢

  • @user-lh1jl1bq7p
    @user-lh1jl1bq7p Před 6 měsíci

    🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔 thx for information walalo 🇸🇴🇺🇸

  • @jijiylejijiyle9999
    @jijiylejijiyle9999 Před 7 měsíci +3

    Alxamdullhi inaa Muslim ahy

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 Před 7 měsíci +2

    Ustaad inshar

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 Před 7 měsíci +2

    Madaxdeenu waa kuwa caddawga inoo jabiyay wll Omar

  • @ibrahimmahmoud114
    @ibrahimmahmoud114 Před 7 měsíci

    اللهم استر عوراتنا وآمن روعاتنا واهدنا سبل السلام

  • @MohamedAhmed-lk3sh
    @MohamedAhmed-lk3sh Před 7 měsíci

    Maasha allaah tabaaraka wlh waxaa tahay nin qiimo badan somalinimada ee ku weyn tahay adoo kale ilaaheey hanoo badiyo lkn inshallah bar unbaan dacwada jigjiga maxkamad caalamiya ladeeyndoonaa inshallah 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
    Hadaan maanta anaga geyn wiilasheena ayaa geyndoona inshallah

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 Před 7 měsíci +10

    waligiisab ha is badalo hadeey u dhaw dahaya in aan dhulkeena ka soo dhacsano please aan ku naqaaqno in aan biloowno in aan ku dhawaaqnaa in aan ka soo ceshano aanu bilaawno in aan ka biloowno ogaansho soo biloow somali in ey ku dhaqaaqdo uhiilinta dhulka nalaga qaataya anagoon nala weydiin

  • @user-lw3yj8ge4l
    @user-lw3yj8ge4l Před 7 měsíci

    Ustaad Omer Hisham Guul inshallah zhp

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 7 měsíci +12

    🥺😥🥺😥 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* .
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS Před 7 měsíci +15

    Golden voice❤😊

    • @yunisbashir8541
      @yunisbashir8541 Před 7 měsíci

      Ku qabso ku qadi maysid miyaa sheekadda itoobiya hhhhh😊😂😂

  • @mr__esca1559
    @mr__esca1559 Před 7 měsíci +4

    Walaal cumar waan lasocday 10 bil ayaa kasoo wareegatay ayaan filaa balse waqtiga aad ayuu u orday yaab!. Lkn waxwalbo waa allah awoodiis

  • @Forexsom
    @Forexsom Před 7 měsíci +1

    Brother Omar, arin muhiim ah ayaad kahadashay

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Před 7 měsíci +1

    ogaansho 1M dhaawan 😊😊😊

  • @Aboflahfans.
    @Aboflahfans. Před 7 měsíci +12

    SOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴🇸🇴

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Před 7 měsíci +7

    Sas kubada hada uma xiseyo lkn carabtii waa lawada galay oo hal Morocco 🇲🇦 baa soo haartay

  • @abdimainmahamud4753
    @abdimainmahamud4753 Před 7 měsíci

    INSHA ALLAH
    ILAAHEEY idinkiisa cadowgeena wuu hungoobayaa
    INSHA ALLAH

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 Před 7 měsíci +2

    Carabta gaalada ah ee somalidu soo dhawaysanyso ha iska dayso. Somalidu qofkii Af carabi ku hadla Muslim bay u haystaan

  • @maxamedxariir575
    @maxamedxariir575 Před 7 měsíci +5

    اللهم حرير المسجد الأقصى 🤲😔🤲

  • @SUHAYBJOKEF2021pk
    @SUHAYBJOKEF2021pk Před 7 měsíci +4

    Asc cumar maclin ninkii kanaalka maskax quudiye ahaa war ma ka haysaa miyuu noolyy maxaa helay waan laayahy ninkaas wll hadaad macluumaad ka hayso noosoo sheeg

  • @mohamedabdi9475
    @mohamedabdi9475 Před 7 měsíci +4

    Ku qabso ku qadimasyo❤

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 Před 7 měsíci +4

    Zxp afroctrism Wan taagersanahay sababtoo waxan ahey nin somali cushitic african ah markaa carab meel iskama soo galno aan aheyn diinta islaamka

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan Před 7 měsíci +1

      Carab iyo afrikan midna umabaahnin sxb dad muslimin xura nahy anaga isku filan

    • @adalmedia4291
      @adalmedia4291 Před 7 měsíci +1

      Carabta waxan wadaagna diinta islam ,dhaqanka iyo saqaafada lkn ninka cawaanka africanka waxbama wadaagno oo color ahayn

    • @amiircaamir8380
      @amiircaamir8380 Před 7 měsíci

      Legend ayaa tahay , afrikaan ayaan nahay , carabta sidaan u nacay xataa diinta u daaa ayaan is leeyahay

    • @hamdichannel6823
      @hamdichannel6823 Před 6 měsíci

      @@amiircaamir8380Subxanalah 😢 ma galobee war isku xiishoo arab ma fcna lkn dintada arab malahan

  • @maxamedmire1434
    @maxamedmire1434 Před 7 měsíci +3

    Alxm ilaahey itoobiya qoomiyadu badan ka dhigay

  • @nasiraden4628
    @nasiraden4628 Před 7 měsíci +2

    Musuq maasuq- ciyaaryahan qabiil ama saxiibtinimo lagu keeney maxuu kenayayaa???

  • @amadeoelmifonka9888
    @amadeoelmifonka9888 Před 7 měsíci +4

    Kkkkk hal lug baan ujeedaah aniga ma ila aragteen😂😂😂

  • @maxamedcabdi5210
    @maxamedcabdi5210 Před 7 měsíci +3

    Waa wax murugo leh in an manta aragno oromo dalkeena soo haweysto. In turkida dakad lasiiyo oo diyarado dagaal f16 naloogu badalo dakad 20 sano. Itobiya ayada gaajo dagaal sokeeye kajira waa libaax daawac ah oo madaxa kanool

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 7 měsíci +6

    Waa marna xoog ku day marna sir ku dey

  • @SmilingBilliards-to4db
    @SmilingBilliards-to4db Před 7 měsíci

    Okey

  • @qalanjadaqaranka6171
    @qalanjadaqaranka6171 Před 7 měsíci

    Ustaad ka soo hadal arinka sucudiga iyo khamriga in kastoo hada wax lala yaabo oo dambe ay jirin. Waa mahadsantahay ustaad.