Hishiiskii somaliya iyo kenya ee Caruusha iyo niyad jabkii shacabka NFD!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Hishiiskii somaliya iyo kenya ee Caruusha iyo niyad jabkii shacabka NFD!
    Xiriirka u dhexeeya somaliya iyo kenya wuxuu ahaa sanooyinkii ugu dambeeyay mid sii xumaanayay waxaana inbadan la arkaa labada dal oo hawada isku marinaya hadalo xurguf xambaarsan, lakin maahan markii ugu horaysay balse colaada kenya ayaa ahyd mid soo jireen ah tan iyo xiligii gumaystaha...
    ---------------------------------
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Komentáře • 210

  • @hamzehazzanezze892
    @hamzehazzanezze892 Před 3 lety +42

    Nfd allow ka hoos Saar gacanta cadowga aamiin dhul somaliyed oo cadow gacanta loo geliyay 😷😷😪😪

  • @rayanmahamuud4880
    @rayanmahamuud4880 Před 3 lety +45

    Soomaliya soomali baa leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Gobanima na deeqdah zxp

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516

    mahadsanid saaaxib
    from burco togdheer

  • @hassanolol1292
    @hassanolol1292 Před 3 lety +23

    Ustaad ka soo hadal S.Y.L qofkii igu raacsan ilke saar🇸🇴❤

  • @mohaanmuhanad1482
    @mohaanmuhanad1482 Před 3 lety +12

    Aniga ugu horeya maanta hormar wcn sxp horey usoco

  • @queensacdiya7715
    @queensacdiya7715 Před 3 lety +12

    Wlhi aad yaan ugu farxaa markan arko muqaal sidaanano kle ah aad yaan ku tagera wll horay usoco noosobadi muuqaladan okle I.n💟

  • @suldamadamj999
    @suldamadamj999 Před 3 lety +21

    Hormar wacan walal qofkii kobaad like ha iga ilaawin plz

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 Před 3 lety +13

    Niyahaw libaax baa tahay, tariikhda boorka kajaf, dad badan aanu kamid nahay ayaa wax badan kaafaaidey,
    Tamardaro ayaa nahaysata balse isdhiibid ayaa marnaba go'aan noo noqon doonin inshaAllah,
    Ilaahay hanamideeyo Cadowgeenana hajabiyo dhanwalba, awood barakeeysanna hanawaafajiyo

  • @canabceyngoni9397
    @canabceyngoni9397 Před 3 lety +4

    Mowduuc muhiim ah ayaa kahadashay m.a horay usoco 👍🏻👍🏻

  • @hajahhshah2344
    @hajahhshah2344 Před 3 lety +5

    Masha Allah waxad no heysaa shaqo wacan waxan ku leyahy horay u soco my brother

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 3 lety +6

    NFD iyo SGalbed walaso celin doona inshAllah

    • @husseinyousuf5150
      @husseinyousuf5150 Před 3 lety +1

      I.a wan rajeenyaa.
      Lkn iskadaa in la qaado wadadii lagusoo celin lahaaye , xataa lama aqoonsan wadadii loo mari lahaa halkay ku taallo. Sorry.

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 Před 3 lety +1

      Insha alaah sxb

  • @nastehmohamed5787
    @nastehmohamed5787 Před 3 lety +12

    Carabkaaga Bir io Boog Toona Ma GoYzoH Zhpow♥️

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 Před 3 lety +1

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe..

  • @rugaalmedia3563
    @rugaalmedia3563 Před 3 lety +5

    Horey usoco wll cabdiraxmaan cumar guul ayaan ku rajenayaa hormar waangsan iyo guulo is dawajoog ah keep up the good work 🎧📢📖✏👏✋🗣

  • @Haarioffial
    @Haarioffial Před 3 lety +6

    Legend 👏👏

  • @vlogchannel2142
    @vlogchannel2142 Před 3 lety +7

    Walaal inuuso badi plz waxan rabaa tariiqda somalia technology adee isticmaalesi wataqtiga boqortoo yowyinka

  • @zalmaluul3965
    @zalmaluul3965 Před 3 lety +2

    Mahadsanid wll c/raxmaan 👍❣kenyaa dhulkeena iyo badeena mid ka haybsan mayno xarantaaaa ✌👊

  • @nuurtomohamed7100
    @nuurtomohamed7100 Před 3 lety +1

    Bismilaah waxaan filiyaa in aad aragten waxaan halkan fariin ugu diriyaa somalida somalia katagay waxaan idin leeyahay dhulkeena aan usoo laabano wadamo kale ayaad iska joogtiin dalkiina ayaa idin baahan dalkeena aan kusoo laabano somaliyey hadii aan aniga hadafkeyga madaxweyna uu ilaahay ii rumeyo somalida oo dhan ayaan dib usugo soo celinayaa nfd iyo ddsi somalida kalana waxaan idin leeyahay dalkeena aan so labano waxaan ahay ubax hada dalkeena usoobaxayo somali israacdaan doneynaa riyadeyda ilaahay ha iirumeyo🤲🇸🇴🇸🇴💖💖💖

  • @Durwaa
    @Durwaa Před 3 lety +5

    Cabdirashiid cali sharmarke ma hishiiskii caruusha ayaa loo dilay.

  • @mohameddeeeqocali1880
    @mohameddeeeqocali1880 Před 3 lety +26

    Asc wll
    Waan ka Xumahay Dayaca NFD aan dayacne😔
    SXB lkn bada Somalia NFD Mee Racsan thy ama Bada ka baxsan
    NFD Mala Soo Calin kara sababtu Hashiiska Midoowka Africa Lama Saxiixin🥳🥳 Somalia weeyned wee Soo Labane Insha Allah🤲🏿

    • @mohameddeeeqocali1880
      @mohameddeeeqocali1880 Před 3 lety +2

      @@maslahhash2624 🤣🤣 Riyaadu😇 lagu dare Rajo 🤠lagu dar Juhdi 🧐waxee lamid thy Mustaqbakeena❤💯 Somali weeyn🥳

    • @maxamedali3718
      @maxamedali3718 Před 3 lety

      @@maslahhash2624 sxb riya kasta oo dhab ah marbey rumowdaaa ogow wll mcn

    • @maxamedali3718
      @maxamedali3718 Před 3 lety +1

      @@mohameddeeeqocali1880 sax wlhi

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 Před 3 lety

      @@maslahhash2624 adaa riyoonaya doqon dhulkaagii kenyan sanbaawi baa haysata

    • @SatooGames
      @SatooGames Před 3 lety +2

      Insha'Allah

  • @abwaangaraneofficial2393
    @abwaangaraneofficial2393 Před 3 lety +5

    Madama ay muhiimadu ahayn keenii usoo horeya anugu imikaan si degan ufiirsanayaa.
    Bal dayaay xaqiiq iga dadneyd daaha laga qaadye
    Nimuu walaalkii daayacaa nacabku deyn waa dhe 😭😭

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 Před 3 lety +8

    Intad dhalinyaro ininkoo kale oo wacyi galinta noogu dadaala aad joogtaan waa hubaal ilaahay idankii inaan dalkeena (Soomali weeyn) inaanu soo ceshan doono, hormar barakeeysanna gaari doono

  • @wilgas4562
    @wilgas4562 Před 3 lety +1

    Shukran wll horey u soco

  • @keriimbatalaaleyare3480
    @keriimbatalaaleyare3480 Před 3 lety +7

    Somalia beri bay jirtay mala walamaqli haday wll tinimadu ay ina dhinto🤷😰🇸🇴 Alle ha isku keen keeno🥺

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 Před 3 lety +1

    Mahadsanid ustaad cabdiraxman waaberi

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 Před 3 lety +5

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

  • @qaranyuusufcaliburmad8696

    Ma garanayo wax ka xanuun badan adoo rabo inaad walaalka la noolaato isna dhabarka kuu jeediyo!

  • @bishaar765
    @bishaar765 Před 3 lety +5

    Cabdi rahman cumar. Ilahay dartii kuu jeclahay

  • @mustafelamo
    @mustafelamo Před 3 lety +2

    Waanku slamay c/raxmaan adigiyo dhamaan bahda waaberi media

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 Před 3 lety

    Mahadsanid

  • @amiinsiciid3320
    @amiinsiciid3320 Před 3 lety +2

    Horta mrka hore waan ku slmy wxnan kamid ahy dadka sida qaaska ah ugu xidhan channelkanWllo adigo waxs oo xog ah hya sidanu kuu aragno angu kmid ah hormudka jiilka so kcaya ee somlida ma KUGU JIRTA FKIR AH INAD MADAX WEYNE NOQO SO XOREYA DHULKA SOMLIDA LGAGA QATAY QASPKA jwb wcn inchla

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 Před 3 lety +31

    Soomalidu waxay halgamaysaa 12 Qarni umad intaa dagaal u taagan lama arag oo soomali ahayn waxayna soomalidu dagaal facweyn lagashay Dowladaha kiristanka dariska nala ah Itoobiya
    markaan iska dhicino waxaa nala dagaalaya reer Yurub waayo itoobiya Waxay leedahay walaal ama Garab.
    soomalidana Wax garab ah kama helaan Ama walaal islaam.
    waxaan idin lee yahay Soomaliyeey waxaa tihiin Dad Taariikh fac weyn leh Ee Taariikhda saxan Barta

    • @cabdiraxmaancabdillaahi516
      @cabdiraxmaancabdillaahi516 Před 3 lety

      Kurdistan ayaa inala mida

    • @mrhoryaal
      @mrhoryaal Před 3 lety

      Wan Farxa Markan Arko Qof sidas Wax ufahamsann Waxbadan Baan Ururiyaa Taariikhda Somalida xitaa Gaadhay Ilaa AVALITE kii Magacaygana Weeyaan aad arkaysid wa ilaa 2kun sano inkabadan

    • @mrhoryaal
      @mrhoryaal Před 3 lety +2

      @@cabdiraxmaancabdillaahi516 kurdistan Wax la idhaahdo Majirto Way kaa Qaldantahay Taaruikhdu Kuwa Kurdistan u ololeeya Waa Kuwa Jab Badan U geystay Dadka Muslimka ka Kala Goygoyn Iyo Qabyaalad Ayay Waligood Kashaqeenayeen #SALAXUDIIN oo Kurdi Ahaa Xiligiisii Ayay Xita Ula Imaadeen Dawlad Noo Samee Waana Ka diiday SOMALI iyo KURDI isku Xaalad maaaha ha isbarbardhigin FADLAN taariikhda Baro Intaaanad Comment Qorin Hadii Kale Fikir Khaldan Baad Gudbinaysa,,, Waa Talo Walal

    • @ahmeddanan4618
      @ahmeddanan4618 Před 3 lety

      @@mrhoryaal
      waad mahadsan tahay wllo Xogaha ama taariikhaha Channel Aad ka daawato hada jiraan ila soo wadaag wllo

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 Před 3 lety +1

      @@mrhoryaal bro soomaalida way isku maqan tahay cadawguna wuu inagu dul tashanayaa

  • @kingmubarak9146
    @kingmubarak9146 Před 3 lety

    Wll alle haku barakeeyo wxbdn ba ka faaiidy barnaamijyda noocaas oo kle ah noosoo badi.

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 3 lety +5

    Somalidu Sidey Donnto Ha Isku Hayso Hana isku Necbado Coladna Ha uga Dhaxayso Lkn Cadowga Shiyeye Iska Celintisa way Ka Wada Siiman yihin

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 Před 3 lety +4

    Kenya badda somaliya in ay sheegato
    Anagaa isku dhignay oo damiirka beelnay somaliyeey dowlad xoog leh rabnaa🥶😕😵😵

  • @abdallaabdukarin9193
    @abdallaabdukarin9193 Před 3 lety +13

    somali hanoolaato from hargeisa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohapoy4956
    @mohapoy4956 Před 3 lety +1

    Ayaantaan waa ku waaye zxb ee mahadsanid

  • @dr.sakarieadem1324
    @dr.sakarieadem1324 Před 3 lety +1

    Keepgoing sxp barnaamij dhalilta somaliyed wax padan uso kordhintona

  • @aysartube9982
    @aysartube9982 Před 3 lety +21

    Hada iga dambeso like ta izaar😉😪

  • @ahmeyabdi8011
    @ahmeyabdi8011 Před 3 lety +3

    Anigoo Kenya gar Ayan GOWALKA WAQOYI BAARI ee Kenya ama NFD loo Ayan muqalkan dawanaya SOMALIA guuul waxan kajogaa magalo loo yaqan wajir

  • @kimo828
    @kimo828 Před 3 lety +1

    Love ❤️ this channel waaberi media!!!😙😙

  • @garyaqaan04
    @garyaqaan04 Před 3 lety +2

    Guulayso wl

  • @teamstatisticians5430
    @teamstatisticians5430 Před 3 lety +1

    Aad io aad masuul barnaamijkaan cml noo soo badi waan xiisaynaynaa wllhi mhdsanid

  • @clayman2962
    @clayman2962 Před 3 lety

    Mashaa Allaah.Eebe hakubarakeeyo

  • @Dhambaal55
    @Dhambaal55 Před 3 lety +1

    Cigaal ninka maskax badna soomali soo mari maayo alle hakuu naxariisto

    • @sumaya6201
      @sumaya6201 Před 3 lety

      iyo mickeal mariano

    • @Demmass
      @Demmass Před 7 měsíci +1

      Waa ninka iibiyay nfd

  • @CilmiXasan-mw8jr
    @CilmiXasan-mw8jr Před 5 měsíci +1

    5tii somaliyeed waxa ugu horumarsan NFD somalidu guusha waxay u taqaan guuldaro

  • @jokejoker4752
    @jokejoker4752 Před 3 lety +2

    Ha dhihin northern front district ( NFD) sawabta markaa joogtid dhulka somalida dhulkaas waqooyi nagama xigo ee koonfur uu naga xigaan meel walba ka joog dhulka Somalida sida jabuuti, hargeisa, Mogadishu, kismayo ama jigjiga ee aa dhahno southern frontier district ( SDF)

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 Před rokem

      wlhii sxb waa runta 2 yrs inaa arko hdalkan wa ka xumahay SDF ,waaye sida saxda ah ,hada dadkas dhulkaas ku nool hada somalinimadii wey ka guurtay ooba waxay leeyihin am proud kenyan waa ayan daro weyn💔💔

  • @wilgas4562
    @wilgas4562 Před 3 lety +3

    Ilaahay somaalida haw gargaaro😭

  • @ibrahimhamid1460
    @ibrahimhamid1460 Před 3 lety +1

    Masha AllaH vedioga intaa kadib walalayaal soo booqda (lishko 63)

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Před 3 lety

    Shukran wllo hiray usoco
    Taariikhahan iyo halgamada dhalinta sugaya inla baraarujiyo waaye

  • @salahdiindamal3325
    @salahdiindamal3325 Před 3 lety +8

    60 sanno iyo kabadhan Somali weyn inaysan midowen wan ka xumahay wlhi runtii Somaliland to Garissa Jigjiga to moyali One nation wan jaclanlahay

  • @mohahassan1
    @mohahassan1 Před 3 lety +2

    Waaw m.a qeebkamida waxa kudaawada page ka Facebook ga keep going pro

  • @abdiqerhassow4215
    @abdiqerhassow4215 Před 3 lety +2

    Intaa hada ogate tariqtaa like saar

  • @lilpoop4425
    @lilpoop4425 Před 3 lety +3

    #NFD #Somaligalbed #DJabouti #Somaliland marhdow way so noqondona Dibna waxa umidoobi dona shanta somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍💯💯💯😍

  • @yahyeamaanat7448
    @yahyeamaanat7448 Před 3 lety

    Masha allah waxan rajaynayaa inay dhalin yaro badan ka faaidaysan doonanaan channelkan ,waayo badanaa wuuxu so galiyaan barnaamijyo muhiima oo aniga muddo badan aan waysanaa markii danbe luuqado kle ilaa aan ku raadiyay ayuunbaan helay.

  • @Cashraabi
    @Cashraabi Před 2 lety

    xax, xax eeee, mar un waan midoobi doonaa in shaAllah

  • @taqwamedia11k70
    @taqwamedia11k70 Před 3 lety

    Mashalah

  • @sidiiqahmed4895
    @sidiiqahmed4895 Před 3 lety

    Wallee waa hawl inoo taal soomaaliyee meeshaad doonto joogo,waana qadiyad muqadas ah xoraynteedu

  • @mahdihassan4580
    @mahdihassan4580 Před 3 lety +3

    ❤️♥️

  • @sharmoboy5278
    @sharmoboy5278 Před 3 lety

    noosobadi zxp

  • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE

    Ani NFD ayan kasojeda balse NFD wajeer garissa iyo mandera kalih maxa sitha dad bathan qariri usoqatan balse marasabit iyo isiolo aya soraca o boranta ubathan taxay

  • @FUNNY_VIDEO220
    @FUNNY_VIDEO220 Před 3 lety

    Wll minxooyinka waxbarasho nooga soo hadal thankz

  • @motafo8651
    @motafo8651 Před 3 lety +1

    firs one

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 Před 3 lety

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe..

  • @faizaabdirazaq5433
    @faizaabdirazaq5433 Před 3 lety +1

    Wll wadankan kasohadal🇲🇲🇲🇲🇲🇲🇲🇲 plz

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 Před 3 lety +1

    Hadaan Somali nhy cadawga waan kaxoroobi doona

  • @cabdirisaqsulayman221
    @cabdirisaqsulayman221 Před 3 lety +1

    NFD markaad leedahay soo digaa adigu u ogal in ay ka mid tahay kenya

  • @dayahplatnum5600
    @dayahplatnum5600 Před 3 lety

    Waaberi yare
    Texlgin Gaaara ku heyna hadeyno ahay dad hal af keliya kuwada hadalno🇸🇴

  • @mohahassan1
    @mohahassan1 Před 3 lety +1

    Pro mida kale codsi wataa page ka Facebook ga waxa ceclaalahaab in sidiisa hore lagu soo celiyo haday macquul tahe waayo sida hada uu yahe wax kunace muqalka hore makaa soo qaarayo mana lahan meel ee aad all video yada cusun on kaga dhiganeysid sida markii hore uu ahaan video photo community iyo kuwii kle saasaana quruxbadan pro
    Mida kle kaliya wax uu muqalada sitoos ah usoo gaaraa dadkii markii hore saare like iyo follow all video iyo posts on kadhigte halka kuwa cusub ay follow bis dhahaan kadibna aysan arkeynin meel ay waxaas on kaga dhigtaan pro muhiimadu waataas keep going

  • @camaarabokor7022
    @camaarabokor7022 Před 3 lety +1

    Keep goin

  • @AhmedSaid-zn3hu
    @AhmedSaid-zn3hu Před 2 lety +1

    Ku bishaaraysta dhulka inagaga maqan carab iyo afrikaanba waynu soo ceshan ee kaliya ma hubo in aan xiligaa noolahay

  • @ozakediamond2670
    @ozakediamond2670 Před 3 lety +1

    wllhi jilicsan baa heshiiskas loo diry iyo wax ma garato dad ad adag in loo diro bay ahyd

    • @sumaya6201
      @sumaya6201 Před 3 lety +1

      waxan qabaa ninka barigaa loodiray hashiiska inuu isagu ugu siyaasisanaa

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 Před 3 lety

    Lkns wllo shacabka nfd way yara dhaman kuwa kunolol smglbd

  • @theholyquraankreem6488

    Resulwazare cigal Allow unaxariso Amiin

  • @abwaangaraneofficial2393

    Ogaanshaha aan ogaaday sababta uu dhulkaa kumaqanyahay ayaanba farxay sida anigoo dib uhantiyey.
    Lkn waxan aad uga xumaaday cidleynta ummad halgan udiyaara iyo fursada ina dhaaftay ee ah dowladii kacaanka ineey si fudud kuhanan kartay NFD

  • @mohazcaddemedia5217
    @mohazcaddemedia5217 Před 3 lety

    Mansh Allh

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO Před 3 lety +2

    Cadawga soo hanqal Taagayow ogow kaagamaan hadhin dhulkayagi maqnaa NFD iyo socotra iyo DDS intaba mar uun waysoo midoobi doonan insha allah
    FG: Dhalinyaroy kaca oo badbaadsha mustaqbalkiina iyo kan ubadkiina ubadkey dhali doonan
    U midooba Cadawgiina dibada
    U midooba cadaw inagu dhex nol
    Umidoobo Sidaan u dhisan lahayn
    Dowlad na hagta inaguna nafahayna si gaar ah u hormarsano🇸🇴✌️

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 Před 3 lety +1

      Laakiin soqotra waxaa dega qabiilka meheri oo ah qabiil carab iyo soomaali isugu jira marka arrintaas dhib waaye

    • @baacsiRADIO
      @baacsiRADIO Před 3 lety

      @@ismailmire4114 mar hadiiba dad soomali kasoo jeedo ay deganyihiin dhulkuna yahay dhul ay soomalia ka talin jirtay sidaan kusoo ceshan lahyn waa inaan falkeeda galnaa waayo qayraatka ay suqatro leedhay wuxu ku sedex jibaarmaa kan NFD

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 Před 3 lety +1

      @@baacsiRADIO adeero horta cirifka koonfureed yacnii nfd iyo ogadenya iyo jabuuti aan soo celino markaas ayaan yaman la hadlaynaa midda labaad dadka dhulkaa degen badankood waa carab

    • @baacsiRADIO
      @baacsiRADIO Před 3 lety

      @@ismailmire4114 walaal geedka miraha waxaa laga gurtaa laanba laantey ka hooseyso ama si kale hadaan u dhigo canjeero sidey ukala koraysaa loo cuna marka maanta yaman iyadaa daciif ah kala daadsan dowladeydu dibad joog tahay inagana maanta waxa ina celinaya waxa weeye cunaqabateenta hubka ee ina saaran taana waxay inooga xidhantahay inaan ka tanaasulno nin jeclaysiga iyo caadooyinka ku salaysan kala qobqobka
      Tan kle Djibouti maanta waa dal xur ah dhibaatana kuma dhex jidho marka hadeynu sedexdaa gobol soo helno baynu lahadlaynaa Djibouti wayna aqbalayaan i. A✌️

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 Před 3 lety +1

      @@baacsiRADIO us yaman ayaa wada hadal la samaynaynaa midda labaad yaman waa dad muslimiin ah in tabar daradooda looga faaiidaysto waa wax xun ani yaman waa reer abtigey marka kenya aan ku duulno iyadaa tabar darane

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 Před 2 lety

    Keep going

  • @wllmohammed3510
    @wllmohammed3510 Před 3 lety

    Sxp waxat kahadasha Somalia xiligaan siyasada ee ku jirto iyo dibatoyin ka naku wajahn

  • @caraaleproduction2098
    @caraaleproduction2098 Před 3 lety

    waad mahadsan tahay sxb abdirahman omar waxaaqnu kaa sugnaaba waa TaariikhdA SOMALIDA GUMAYSIGA UHOOS TAGA ITOOBIYA

  • @shaafikhadar9977
    @shaafikhadar9977 Před 3 lety

    Horay usoco wlloh qli

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 Před 3 lety

    Wa alleykum salam w w

  • @mohametwardi7021
    @mohametwardi7021 Před 3 lety +3

    somaliland sababaha ictiraaf u hali doonto ayaa ah in African union ay xaduudaha u dayaan sidii gumaysigu uga tagay hadaba Somalia iyo Somaliland xuduud ayay lahayeen waqtigii gumaysiga si fiican halkaa u dhuuxa qadaadwaynay

    • @zuhuurm2479
      @zuhuurm2479 Před 3 lety

      Ado kale intu nolyahay tiiha wanku jirayna
      Caydana wa xaram ogow

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 Před 3 lety

      😂😂😂😂😂😂😂🤣

    • @mohametwardi7021
      @mohametwardi7021 Před 3 lety

      @@zuhuurm2479 cay ma jirto lkn just waa ra'yigaaga balse ogow xaqiiqdu inay tahay in xaduud ay lahayen xiligii gumaysiga iskuna biiren hadana kala baxayaan sidii NFD iyo somalia

    • @fieldmarchalweesado7401
      @fieldmarchalweesado7401 Před 3 lety

      @@mohametwardi7021 nio cuqdada idin ma deyso miya waa la isdila lana heshiya caqyaho caaqu dhaley

    • @asmayuusuf7501
      @asmayuusuf7501 Před 8 měsíci

      ​Kan Dadka waayeela Yaasha ayuu Ku Tirsan Yahay 😅Haddal Yeesan idinku dhamaanin 😂Waa 40 jir

  • @captainnaimaupdyrahman9856

    Koley sida ii muuqata soo laabasho danbe ma jirto oo malinba malinka ka danbeya waxan aragnaa rajadeena oo sii baaba'aysa hadey ahaan laheyd hab dhaqanka bulshada iyo kan dowlada wana niyad jab weyn

  • @Ahmed-jama
    @Ahmed-jama Před 3 lety

    NFD inaan iraahdo baaba qalad ah

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p Před 2 měsíci

    War.cigaal.ayaa.bixiyey

  • @faysalnagiip7020
    @faysalnagiip7020 Před 3 lety +1

    Waar abdirahman taageere ayuu mudan yahay

  • @maxamedcabdiraxmaan6398

    Hadee sas thy dhulkaaan. Kenyaa iska leh marka

  • @SaraMohamed-zt7sq
    @SaraMohamed-zt7sq Před 3 lety +1

    wxn nahay umad dhan wlba dagaal looka haayo hadana aan ujeedin dagaalkaas ee iyada iskumaqan

  • @ahmedshaah1627
    @ahmedshaah1627 Před 3 lety

    Mudo Badan ayay NFD ku Hoos jidhay Hadda waa kenyatti Meeshoida Hanaga joogaan

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před 3 lety

    LATAG TAARIIKH DA KHALDAN EE AAD SOO DEYNEYSO ?

  • @guleedabdirisak8720
    @guleedabdirisak8720 Před 3 lety

    clraxmanow sual marakkad ka sheehaynaysay siyaad bare maad oran alle hauna xariisto balse ibrahin waxaad tiri alle ha unaxariisto.....
    mafahmin micnaha😞😞😞

    • @sumaya6201
      @sumaya6201 Před 3 lety +1

      cuz xeerka warbaahinta qofka genoside gala loomana duceeyo lamana habaaro

  • @Farasle15
    @Farasle15 Před 3 lety +1

    Fadlan iisar subscribe dhib kuguma ahan anigana waa ii dheef

  • @adenarabmuhumad779
    @adenarabmuhumad779 Před 3 lety

    Somalidu waa umad qabyaaladi qalbigooda dagtay waligoodna mid obi mayaan lakin lhay baa umaqan

  • @axmadcraxmaan1875
    @axmadcraxmaan1875 Před 3 lety

    anigu waxaan aaminsanahay in xataa qaybaha kaxoroobay somaalida iyo xataa caalka islaamka dhamaan xilgan ay ku jiraan gumaysi marka gumasiga tooska ah iyo midka dadban waxa ay is dhaamaan baaba iska yar

  • @khaalidkhadar3615
    @khaalidkhadar3615 Před 3 lety +1

    SYL si fiican uga soo hadal wll

  • @keriimbatalaaleyare3480

    Waayo waxan garadsaday dhashayna ayadoo somalidu qabil qaran kadorten mana jiro marta hal Somalia o yaqan dadnimada ay ledahay walaaltinimada

  • @yajsomali6865
    @yajsomali6865 Před 3 lety

    Mala helyaaa dhalinyaro inaynu imka dalka soomaliyeed iyo muwadinita soomaliyeed ee guumaysiga kujira inaynu xirayno

  • @boyaxbyx8648
    @boyaxbyx8648 Před 3 lety

    Heshiis ma ahayn ee waa is af garad fadlan baaritaan samee

  • @khadardayib317
    @khadardayib317 Před 3 lety

    Heshiiska walaynaga bursaday

  • @ahmett5835
    @ahmett5835 Před 3 lety

    Aad ban ku taagersanayhy soo bandhigida tariikhda somalyeed

  • @mohamedabdullahi5708
    @mohamedabdullahi5708 Před 3 lety +1

    Comments àań cinwaanka video ga waxba galin aan naçay