DEG DEG Dagaal ka Dhex Qarxay Taiwan &S/land,Abiye oo la Ogaaday in Aqoonsiga S/lnd ku cabsi gilgish

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 07. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Komentáře • 35

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 Před 3 dny +2

    Masha Allah alahu akbar waa sax hadalkaga 🎉❤

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf Před 4 dny +3

    Hamarora dilaacin adeer somaliland way ku dhaaftay

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 3 dny +2

    NACABKU DERBIYADA HA JIIDHO OO DERAJADA HA WAAYO CAGTA HOOSTEEDA CADOWGA SOMALILAND.

  • @LovelyDahliaFlower-wy3lb

    Saxaro tv

  • @cadecalasoowcariif1257

    Asc.aby axmad hbartaa ay kaa tahay badda soomaali

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 3 dny +1

    Beenaale ciilqabe ciilqabe dhalay hush Hooyadaa usheeg cunsuri qabyaaladii oo qof ah alle ku cadaab

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Před 4 dny +4

    SULDAANKA TV HOREY USOCO DADKA EDEBDA DARAN QORAALADA XUN XUNKA SOQORAAYO DHAG JALAKH HAUSIININ WASAQDA

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před 3 dny

    In lagula hadlo ayaaba qalad ah adigo qiyaanola ah

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Před 3 dny

    Dekada berbera ayey qadan doontaa iyadoon cidna aqoonsan itoobiya dadka hargeysa joogana xarshin ayaa qaxooti looga dhigi doonaa dekad dhisan iyadoo arkaysa maxaa u gaynaya mid aan dhisnayn

  • @Terza56
    @Terza56 Před 4 dny

    Abiye in leyska celiyo lee waaye Hassan Qoslaaye diyaar uma ah dagaalka Ethopia mana aha ruux u diyaarsan iska celinta Ethopia e somaliyey wadanka difaacda✅✅✅

  • @cirsankayeer7464
    @cirsankayeer7464 Před 3 dny

    tako kamida dhulka somaliyed itibiya xoog kumaqadan karto kuwa narquutayasha ah ee galka daba nashlaynaya madhicikarto inay ufudaydiyan dhul somaliyed dhimasho diysr ayan unahay difaca dalkayaga guuuul somaliya

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule Před 3 dny +1

    Guuleeyso suldaanka tv dhin daacad ah dhex dhexaad ah aan cidna u hiilin cidna aan ku xirneen waxaan dhihi karaa waa wariyaha kaliya ee aan cidna la safan aqoon uma lihi laakiin mudo sanad ah ayaan ku xiranahay hadda waxaana aaminay inuu yahay wariyaha kaliya ee aan cidna warkiisa ku raali gilin xaqiiq guuleeyso wll

  • @ifraaxmaxamed980
    @ifraaxmaxamed980 Před 3 dny

    Allahi abuuray badmusin siduu badku helaya oramkan jahilka ahi itobiyuu babiyay waxanu kudambayn doona sidi mingiste

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 Před 4 dny +3

    Suldaanka tiifi. Ookalaa waxlootabiyaa ama waala maamusaa

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před 3 dny

    Gesi gesi dhalay runta hawada maqlan .cbb.odhan xasana bada gatay iyo batatac alawda marnaba runta sheganwayo farmaju aha ninka damaca geliyey kadib marku ubalan qaday afar dekedod

  • @MadamedAxmed-bw9xs
    @MadamedAxmed-bw9xs Před 3 dny

    Itoobiya Kal baq da yay ledahay somaliya dad malaha

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 Před 3 dny

    Waar kuwan Sultaan tv waa dhashii faqashta ee 4eer Somaliland oogaada

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 Před 4 dny

    Maxaad been hurgufaysaa
    War xaqiiqa ah keen

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy Před 4 dny

    War beenta daa waxad ka hadashidba wax jeebka ah

  • @yassenabdallah2143
    @yassenabdallah2143 Před 3 dny

    Beenta u Sheehan faqashtii dhimatay

  • @Maaxchannel9792
    @Maaxchannel9792 Před 4 dny

    Waar beenta is kadaaaa

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Před 3 dny

    Way xadan lahayd hadu farmajo rabay in uu bad somaliyed xarashayey wuu xarashi laha bad iyo beri tona ma bixin mana bixin doono xamse gudaheda wata la xarashaye ma farmaj ayaa sii cilamiyey somaliya ways taqan cidna wax xarasta iyo cida wax ilaalisa

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před 3 dny

    Waa bèentaa beenaale waynbaad tahay

  • @warss11
    @warss11 Před 3 dny

    Been

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n Před 15 hodinami

    Beenaale Waar Run Dadka u Sheeg

  • @mohjama399
    @mohjama399 Před 3 dny

    Beenaale

  • @aesse7702
    @aesse7702 Před 4 dny

    Mapka aad soo saarto marka kasta oo aad ka hadlayso goonigoosatada ee calanka SNM ku dul fidsan yahay, dhulkaas SNM kama wada taliso. Haddiise aad kutalogal u sameeynayso waa arrin kale.

  • @Terza56
    @Terza56 Před 4 dny

    Somaliland waa wareertay e somalilaney anaa xal idiin haayo ma ogashihiin Hassan Sheikh anaa la hadlaayo ok soo qora dadyahow waalan waa daasheen✅✅✅

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Před 4 dny

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was