Maw liihii na oumaa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024

Komentáře • 27

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac Před 5 lety +21

    '' Midab wacanidaadan iyo
    Ani maal la’aantaydan
    Waa labo aan midoobaynoo
    Meel wada dagaynee
    Mawlihii na uumaan
    La magansanaynaayee
    Weligaa ha murogoon
    Muddo ma leh adduunyadan
    Iyo maalmo dhaadheeroo
    Kii manta haystaa
    Berituu ka madhanyee
    Mawlihii na uumaan
    La magansanaynaayee
    Weligaa ha murogoon
    Magool soo baxaaya iyo
    Mayaygoo da’aayaay
    Marwadii naftaydan
    Maaweelinaysaan
    Mawlihii na uumaan
    La magansanaynaayee
    Weligaa ha murogoon
    ''
    Ilaahii abuurkiyo lahaa idaylkii uumigow naxariistaadii janno ka waraabi Aabo Fursheed, Gee Ilaahow jaahii Ergaygaagii udgoonaa isagiyo dhammaan intii naga xijaabatay (Aamin)

    • @G0_n3
      @G0_n3 Před 4 lety +1

      merci

    • @MOHASHO14
      @MOHASHO14 Před 4 lety +1

      Sxb Idaylo micnaheed

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac Před 4 lety

      @@MOHASHO14 giddi. dhammaan.

    • @abassovnodrich399
      @abassovnodrich399 Před 4 lety

      Merci a vous pour le partage. Chanson trés véridique qui nous prévient des cycles de karma existant dans ce monde.

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey Před 4 lety +1

    Waa igu socotaa heestaan maanta xariir waa jiraa hantina jiq waye ✋ marka alle amarkii rajo ayaa lagu nool yahay.

  • @fafmoz5354
    @fafmoz5354 Před 3 měsíci +1

    Étant petit je la chantait déjà ❤❤❤

  • @sahalos007
    @sahalos007 Před 14 lety +4

    haa way jirtaa iyadoo cusub inan kiisa yaa ku heesa ha
    ke dieu l aceuill dns son paradis eternel amiiiiiiiiiiiiiin

    • @malikaliban9399
      @malikaliban9399 Před 3 lety

      Est il possible de trouver la version de son fils

    • @yacineriksen
      @yacineriksen Před 2 lety

      @@malikaliban9399 moi je cherche hn si tu est à Djibouti et que tu trouve partage le avec moi

    • @yacineriksen
      @yacineriksen Před 2 lety

      @@malikaliban9399 as tu trouver la versión de son fils

  • @osmanpilote9726
    @osmanpilote9726 Před 9 lety +1

    quelle chanson ces tre triste vraiment axx

  • @aliciid9166
    @aliciid9166 Před 9 lety +1

    Wowwwwwwwwww ilek this music so das music schun

  • @zeimourmoud4920
    @zeimourmoud4920 Před 8 lety +1

    waouhhhhhh.

  • @faf2456
    @faf2456 Před 12 lety +1

    nice songs

  • @mandeklucas9101
    @mandeklucas9101 Před rokem

    Bel song

  • @jogwolf
    @jogwolf Před 12 lety +2

    Je Cherche celle quil a chante en rocknroll

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed Před 7 lety +1

    Ahu wuxuu ahaa fannaan weyn, lkn wiilkiisu af Soomaali badan xataa ma yaqaan iska dhaaf inuu heesihii Aabbhiis soo nooleeye,, keliya waa nin dheer oo qurux badan lkn fannaan fikraddeyda kuma fiicneynn .

  • @abdiqarbo9519
    @abdiqarbo9519 Před 6 lety +1

    Reeer jano

  • @mohamedkhaire2098
    @mohamedkhaire2098 Před 5 lety +1

    don t worry...

  • @wilanna1
    @wilanna1 Před 12 lety +1

    trouvez moi la chanson abo qu'il a chanté pour Hassan Gouled Aptidon feu notre regretté président svp merci!!!

  • @abdurahmanabdurahman919

    Does

  • @asmakeita
    @asmakeita Před 11 měsíci

    🫡🫡🫡🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🎉