Mohamed A Furshed - dad na quudhsada jira

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Mohamed A Furshed - dad na quudhsada jira
    djibouti, jabuuti, somali, fourchette, kaban

Komentáře • 94

  • @alexlegrand6669
    @alexlegrand6669 Před 7 lety +66

    Qaynuuka adag iyo
    Kii qoray distuurkee
    Qayb iyo sinaantooy
    Naqadarisay adigu yee
    Dad na guudhsadaa jira
    Dambiguu qof leeyahay
    Wu na wada qabtaayoo
    Waa la nagu qisaasaa
    Qorshaheega taladana
    Marka la isku qaabilo
    Anu qaybta kuma jiro
    Waana layga qadiyaa aabooy
    Qoraxdoon ku heesiyo
    Meel qaawan mooyee
    Goobaha qabow iyo
    Qolku waa iga xaaraan aabo
    Qaabki murtida iyo
    Ma qalalin abwaankuye
    Quruxdan sameynaba
    Qaladlaha kusoo jira
    Qolaaliyo arag
    Qoraansiyo arag
    Arag aabo arag aabo
    Qolaaliyo arag
    Gobanimo qumaatiya
    Kii noo qalqaale
    Qaranimadaa muujoow
    Noo qalantay adigu yee
    Qaar qaloocan baa jira
    Qiiroo banaanti
    Wuxuu qoonsadaa jira
    Qabax buu ku dhow yahay
    Qormadu lahaa iyo
    Qalad loo ma eegine
    Qusul madaxa loo galin
    Waana laga qawadayaa aabo
    Qoobku dhaqaajaba
    Xadhig lagu qaloocshiyo
    Dirin qiil ma waayo
    Qalin laba aflaa dilay
    Qaabki murtida iyo
    Ma qalalin abwaankuye
    Quruxduu sameeyaba
    Qaladlaha kusoo jira
    Qolaaliyo arag
    Qoraansiyo arag
    Arag aabo arag aabo
    Qolaaliyo arag

    • @abdillahifarahwaberi4964
      @abdillahifarahwaberi4964 Před 5 lety +2

      Allah yarhamou et janat el firdows'''

    • @G0_n3
      @G0_n3 Před 4 lety +1

      @@abdillahifarahwaberi4964 amin
      l'un des plus grand artiste de Djibouti !
      Un artiste complet auteur, compositeur, interprète, musicien, metteur en scène et un enfant du pays !

    • @abdourahmanmohamed8334
      @abdourahmanmohamed8334 Před 4 lety

      Maxad saniid

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 Před 3 lety

      Ereyadii Abwaan aden farah samatar allah caafimaadka hakuu daayo fanaan mohamed ali fourchette AUN. Amiin

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 Před 3 lety

      Qayimay sanantoo naqadirisay adiguye

  • @omarfatah4624
    @omarfatah4624 Před 5 lety +11

    Cet chanson ma fait pleurer😣😣😣😣,qoraax lagu hees iyo meel qawaan moye goobaha qabow iyo qoolku wa iga xaraan

  • @abdillahifarah7814
    @abdillahifarah7814 Před 2 lety +2

    Honte au shadirleh collabo bassas Dagaarqabeh guelleh, abahaa qabyaladaa iyoo boobka hantida ummada réer Djibouti
    C'est lui qui a viré de la rtd Allah yarhamou et janat el firdows Mohamed Ali fourchette !!

  • @aliisaack2060
    @aliisaack2060 Před 5 lety +3

    waaaaw ninkii garan ba garan waa erayo culus oo sarbeeb ah allaha unaxariisto fananka waaaw hees ka qiimo badan man arag run ahan

  • @mamegoanta4581
    @mamegoanta4581 Před 7 lety +6

    anigu qabyta kuma jiro wana layga qadiya. allaha u naxaristo

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 Před 4 lety +6

    Qoraxdoon ku heesiyo
    Meel qaawan mooyee
    Goobaha qabaw iyo
    Qolku wayga xaaraan
    Waayo dadka uu ka cabanayaa tolow fanaanka oo kale jabuuti masoo marayo aniga ma ihi reer jabuuti laakiin waan qiray fanka fursheed walaahay

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 Před 4 lety

      Ebbe how naxaristee Hassan Gulied ayuu la hadlayaa uu leeyahay adigu shaqo fiicanbaad qabate lakiin dadkaad xilalka u dhibtay ma heyaan shaqo fiican

    • @xahirhaji-fk7rr
      @xahirhaji-fk7rr Před měsícem

      0:29 ​@@SuperAbdul0000

  • @gouledmoussa3133
    @gouledmoussa3133 Před 6 lety +7

    Allaha u naxariisto abwaan,fanaan iyo musician ayuu ahaa med Ali furshet

  • @aska805
    @aska805 Před 5 lety +4

    Allah haou naxaristo Maxamed cali Fourched. Merci à vous pour ce souvenir

  • @madmah7519
    @madmah7519 Před 6 lety +2

    Inalillah wa inaa ileyhi raajicuun fanaaniintii jabuuti intii dhamatay and you allah janadiisa ha idiinku deeqo

  • @aska805
    @aska805 Před 7 lety +4

    Hassanow aad baad ou mahadsantahay. Allah yarhamou Fourchette Med Ali. issago cheikha ayou gueriyodey.

    • @mahdielmi1544
      @mahdielmi1544 Před rokem

      Allaha unaxarito amin amin amin waxa ushegayo

  • @osmanpilote9726
    @osmanpilote9726 Před 7 lety +7

    hestaann sidaan u radinayay merci beaucoup

  • @abdillahifarahwaberi4964
    @abdillahifarahwaberi4964 Před 6 lety +8

    Honneur à tous les chanteurs gaan'macan'''porte drapeau de la libération de Djibouti

  • @abdillahifarahwaberi4964
    @abdillahifarahwaberi4964 Před 5 lety +4

    Allah yarhamou et janat el firdows'''

  • @aichahoussein9012
    @aichahoussein9012 Před 7 lety +5

    paix à son ame que Allah accueille dans son paradis Amin ya rab Mohamed Ali Fourchette

  • @mamegoanta4581
    @mamegoanta4581 Před 7 lety +2

    anigu qabta kuma jiro wana layga qariya. allaha u naxaristo.

  • @abdillahifarah7814
    @abdillahifarah7814 Před rokem +1

    Naharisti janno à Mohamed Ali fourchette

  • @naimaaminnaimaamin
    @naimaaminnaimaamin Před 3 měsíci

    Elle m a fait pleure serieux

  • @medmoussa149
    @medmoussa149 Před 5 lety +2

    Allaha u naxariisto abwaan,fanaan med Ali furshet

  • @abdillahifarahwaberi8500
    @abdillahifarahwaberi8500 Před 4 lety +1

    Qaynuunka adaag ki koorey destuur na qadarisay adiguu'tuug na gudsada iyaa yiimiid hantida daadweynaha biliqsaadaay'
    Wahbaa aa daafeeyn''

  • @mmimadar4216
    @mmimadar4216 Před 7 lety +6

    Waaaaaw wlhi @Hassan ahmedow wxd mooda ind qalbigayga ogeyd heestan xalaybaan CZcams aad uga raadinayey .! Thnkz

  • @abdidilahifarah6296
    @abdidilahifarah6296 Před 7 lety +9

    des le début 'il à dénonce'les dérivés dictatoriaux'd un certain voyou'guelleh'....il était aussi le chef de la rtd''''''allah u'naxarito'fourchette

  • @G0_n3
    @G0_n3 Před 4 lety +2

    Qui connait la date exacte où ce génie de Fourchette à écrit cette belle chanson ? Je crois que c'est dans les années 80-90.
    Si quelqu'un a des infos prière de laisser dans les commentaires.

    • @abdillahifarahwaberi4964
      @abdillahifarahwaberi4964 Před 4 lety +3

      C'était en 1980 des le début de la création de la troupe 4 mars '''tous les chanteurs gaan'macan ont été virés de lartd sauf bow'bow'et les frères hamargod

    • @G0_n3
      @G0_n3 Před 4 lety +1

      @@abdillahifarahwaberi4964 et on sait ki était derriere ca

  • @abdillahifarahwaberi4964
    @abdillahifarahwaberi4964 Před 6 lety +3

    En ce jour de l'Aïd'1918! Aïd adha'allah yarhamou et janat el firdows''' mort en'iman'

  • @buralexared619
    @buralexared619 Před 7 lety +3

    thanks sxb ahmad xasan waa raadinayay heestan

  • @somalietijger7404
    @somalietijger7404 Před 6 lety +10

    qoraxda on ku heesiyo meel qawaan mowee = salinka . gobaha qabow iyo qolku wa iga xaran palai du peupel et charaton .il as tou dit

  • @AhmedAbchir-j8f
    @AhmedAbchir-j8f Před dnem +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @godeymedia1276
    @godeymedia1276 Před 5 lety +1

    Alaha unaxariisto abwaan qali ah

  • @ilyasyonis3217
    @ilyasyonis3217 Před 5 lety +2

    Allah yarhamo

  • @ahmedabdi4322
    @ahmedabdi4322 Před 6 lety +1

    Que dieu accueille dans son paradis tu a été le meilleur

  • @abdillahifarahwaberi8500
    @abdillahifarahwaberi8500 Před 4 lety +4

    Nos chanteurs sontmorts dans l'indiference totale alors que le voyou guelleh al capone engraisse les chanteurs etrangers comme samatar

  • @dhuureh
    @dhuureh Před 2 lety

    sidaas iyago u calaacalaaya aye dhinteen dhamaantood halgamayashi wadanka . ninkan caloosha weyn le ee dictaatoorka jaxiima allah ha ku fogeeye umada reer jabuuti allah ha ka dul qaado

  • @ladakiin8896
    @ladakiin8896 Před 6 lety +1

    anigu qaybta Ku ma jiro wa layga qadiya

  • @sahalelmi7330
    @sahalelmi7330 Před rokem

    Mohamed Ali F Allah yarhamouuuu

  • @souleimandahirgod8504

    ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN

  • @cissemohamed8832
    @cissemohamed8832 Před 6 lety +1

    Allah yarhamo amine ya rab

  • @sahalibro5357
    @sahalibro5357 Před 7 lety

    Allah ya rahmo 👑

  • @mohamedkhaire2098
    @mohamedkhaire2098 Před 5 lety

    VIVE LA REPUBLIQUE...

  • @osmandaliey-tj7ng
    @osmandaliey-tj7ng Před rokem

    Jabuuti TV.

  • @caligadhacase3673
    @caligadhacase3673 Před 7 lety +1

    hassan ahmed thanks you bro

  • @sadiyarooney4475
    @sadiyarooney4475 Před 6 lety +1

    😭 so sad 😭

  • @abdinaaficabdala7559
    @abdinaaficabdala7559 Před 2 lety +1

    DAMBIGUU QOF LEEYAHAY WUNAWADA QABTAYOO WANALAGU QISAASAA. QORSHAHEEDA TALADA MARKA LAISKUQAABILO ANUQAYBTA KUMAJIRO WANA LAIGAQADIYAA(CAJIIB)

  • @maxamedxasan-eq5ou
    @maxamedxasan-eq5ou Před 11 měsíci

    Aerr

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    LOVE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    LOVES

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    LIkE

  • @maxamedxasan-eq5ou
    @maxamedxasan-eq5ou Před 11 měsíci

    Qoraxdo nahayso melqawan mooye goobah qolku waa iga xaran

  • @touristchannel1294
    @touristchannel1294 Před 2 lety

    Reposé on paix

  • @somalietijger7404
    @somalietijger7404 Před 6 lety +2

    repose sont lam au paradie

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 Před 6 lety +1

    Can some one explains to me the intention and Aim of this song

    • @abdillahifarahwaberi4964
      @abdillahifarahwaberi4964 Před 5 lety +1

      La justice pour les chanteurs

    • @alexfoot8555
      @alexfoot8555 Před 5 lety

      Inchallah au paradis of power Allah.

    • @G0_n3
      @G0_n3 Před 4 lety

      Justice for artists and for the people in particular and the denunciation of the dictatorship!

    • @historymade2280
      @historymade2280 Před 4 měsíci

      Somali culture is deep brother it doesn't mean how it sounds go watch FURSHAD WAA MAXAY WAXYEELADA WITH LYRICS

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    LI fe

  • @abdourazakmoussa6838
    @abdourazakmoussa6838 Před 7 lety +1

    ilahay ha u naxaristoo

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    LIVESTOCKS

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    LOFES

  • @tinesloveochkarleken5977

    allo

  • @abdillahifarahwaberi4964
    @abdillahifarahwaberi4964 Před 5 lety +4

    Allah yarhamou et janat el firdows'''

  • @mamegoanta4581
    @mamegoanta4581 Před 7 lety +1

    anigu qabyta kuma jiro wana layga qadiya. allaha u naxaristo

  • @papamed9485
    @papamed9485 Před 6 lety +3

    Paix à son âme que dieu l'accueille dans son paradis

  • @mamegoanta4581
    @mamegoanta4581 Před 7 lety

    anigu qabta kuma jiro wana layga qariya. allaha u naxaristo.

  • @mamegoanta4581
    @mamegoanta4581 Před 7 lety

    anigu qabta kuma jiro wana layga qariya. allaha u naxaristo