Ahmed naji sacad waala aaweeyaa (shareero stars)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • waala aaweeyaa
    axmed naaji sacad
    shareero stars

Komentáře • 27

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Před 4 lety +7

    مااجملها كلمات ومااجملها لحن ستظل اغانيك خالده في وجداننا ، .مبدع وربنا يعطيك الصحة والعافيه يا أستادنا الكبير أحمد ناجي سعد

  • @AliHassan-yo2qw
    @AliHassan-yo2qw Před 5 lety +4

    Yasalam Fanan Aan Codkisa Ahmed Naji Sacad Allow Kubarake🙏🏻

  • @abdimohamed1088
    @abdimohamed1088 Před 5 lety +4

    Nin Adkeesta Iimaan lahaadee Amarkiisa Eeba U Yeelaa Sax Ustaad Ahmed

    • @bcawl
      @bcawl Před 4 lety +2

      Amarkiisa maahin arinkiisa eebaa uyeelaa

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 Před 3 lety +1

    Dad dadkii hore waaye, fan na fankii hore waaye hadda murti ma jirto.

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 Před 5 lety +9

    Waa la aaweeyaa
    Nin ku aaminoo kuu asxaamee
    Ebidkiis afkiis kuu samaadee,
    Aah miis yiraa
    Oos ooyo uurkiis xumaado
    La arwaaxiyaa loo ordaa
    Waa la aaweeyaa.... Runtaa.

    • @augustuscarter7883
      @augustuscarter7883 Před 3 lety

      Pro trick : watch movies at Flixzone. Me and my gf have been using them for watching a lot of movies these days.

    • @joelthiago3059
      @joelthiago3059 Před 3 lety

      @Augustus Carter Yup, I have been watching on flixzone for since november myself =)

  • @cabdikareem7650
    @cabdikareem7650 Před 4 lety +3

    Ustaadka allaha xafdiyo dar ilaahay ku jeclahay

  • @ustadmaow4754
    @ustadmaow4754 Před 2 lety +1

    Maasha Allaah, Xasuus igu Qaali ah.

  • @saraayaaawoow9214
    @saraayaaawoow9214 Před 11 lety +13

    Yaa Rabbi adiga, aniga iyo dhammaan Muslimiinta oo dhan Allaah ha soo haddeeyo heesahana Quraanka Kariimka ha uhu beddelo Insha Allaah Wa Tacaalaa. Aamiin.

    • @slmndow
      @slmndow Před 5 lety

      Walaasheey Saraaya ...hadaa fahmi laheeyd xasuusta eey ummadda Soomaaliya heestaan ah,
      "waa -la-aawaayee", eey ku leedahay ...
      erayadaan ma aad,soo qorteen..
      raali yaa, hadaa qof yar aa tahay...

  • @moxamedali1731
    @moxamedali1731 Před 8 lety +9

    One of the best songs in Somali music nationally. It reminds of the friends I grew up with a long time ago.

  • @nadiyamaxamed7125
    @nadiyamaxamed7125 Před 5 lety +4

    Banadirigi saxda ahaay👂🏻👀

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra Před 9 lety +8

    Great Song

  • @abdiassisbarre7965
    @abdiassisbarre7965 Před 9 lety +4

    waa fanan intaba isku darsadey midla mid aan wali nasoo marin ustaat nolol
    farxad leh ayaa kuurajeeynayaa adoo nool iney ahmiyadii somalinimada soo laabato ayaa kuurajeeynaa ii noolaaw
    kilo

  • @MaymuunmahamudHassan
    @MaymuunmahamudHassan Před 2 měsíci

    Allayaraxma raaximiin

  • @Worldpatriot
    @Worldpatriot Před 13 lety +3

    fantastic!

  • @cabdiboodhari1764
    @cabdiboodhari1764 Před 4 lety +1

    Halkaan waxaa kamuuqda fanaan dalxa iyo naaji sacad iyo saaxiibadii

  • @jamaljailani9140
    @jamaljailani9140 Před 5 lety +1

    Wow

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 Před 4 lety +1

    16 /4/2020

  • @internwomen
    @internwomen Před 5 lety +1

    2019👀👂🏼

  • @ragemadoobe4628
    @ragemadoobe4628 Před 4 lety +1

    ?

  • @safwaanqanaas1748
    @safwaanqanaas1748 Před 3 lety +1

    l"