MOHAMED ALI FOURCHED - Bal Aan Hoodo Sheegto

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 34

  • @Israabdourahim
    @Israabdourahim Před 11 měsíci +2

    Chanteur préféré allaha ku naxariisto qu’allah ait pitié de toi ❤

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 Před 4 lety +10

    Hantibaa geesi harigga saartee
    Waakaa laygakaa haleelee
    Bal aan hooda-sheegtee
    Hubaal ima horjoogtide
    Kalgacalo i haysaa
    Hadalka iga keentee
    Hawada iga maqal
    Inaan heeso maahee
    Afkaa kuu hamuumoo
    Hibanaaya habeen tagay ee
    Hawada iga maqal
    Hal suaala weeyee
    Hibooy aaway kalgacaaladii
    Inna hayseen ku heshiinnay
    Waa hore.
    .................

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 5 měsíci

    Allya Raxmaa Mohamed iyo dhamaan ddkii muskinkii inga soo horeeyey . xigmad laxan cod 100%

  • @dahirgodsouleiman922
    @dahirgodsouleiman922 Před rokem +2

    Un héros mort dans la détresse. Un indépendantiste ayant libéré le pays par la parole.
    Tous les héros indépendantistes seront-ils un jour reconnus et honorés par la Nation.
    Que Dieu le TRÈS-HAUT ait pitié de son âme AAMIIN

  • @G0_n3
    @G0_n3 Před 3 lety +3

    The greatest artist of Djibouti 🇩🇯

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 Před rokem +1

    Allah ha u naxariisto fanaan Aad u edeb badan buu ahaa

  • @abdikadersalad9737
    @abdikadersalad9737 Před 7 měsíci

    Ilahay ha unaxariisto qabrigana ha unuuro amin ehelkana samir iyo imaan ilahay haka siiyo

  • @abdidjibril6612
    @abdidjibril6612 Před rokem +1

    Allaha ku naxariisto amin amin yaa rabi

  • @mohamedaskar9443
    @mohamedaskar9443 Před 4 lety +1

    Mohamed ali fourchette repos on paix un grand chanteur apr il a laise le chanson et tourn ver le qasaid repos en paix

  • @aaliisac7796
    @aaliisac7796 Před 4 lety

    Allaaha unaxariiisto fananka med ali farshed

  • @axmedmuuminismaciil7082
    @axmedmuuminismaciil7082 Před 9 lety +2

    axyaaaaaa ax fanaan axyaa sawd u eg cabdi qaadir cilmi talankkkkkkk
    hal su aala weeyee hibooy aaway

  • @abdinaafic3155
    @abdinaafic3155 Před 5 lety +1

    He is legend

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 Před 3 lety +1

    Hargeysa song.

  • @abdinaafic3155
    @abdinaafic3155 Před 5 lety +1

    Allaha kunaxariisto

  • @Ared-ft2sd
    @Ared-ft2sd Před 7 lety +2

    beautiful song

  • @osmanpilote9726
    @osmanpilote9726 Před 8 lety +4

    hantii ba gesyahayga saartee waaka la igaka haleleh bal aan hoodo shegtee voila les filles aujourd’hui

  • @abdikadersalad9737
    @abdikadersalad9737 Před 7 měsíci

    Heeskan waxaan dhagaystay 2 asbuuc ka hor lkn waxuu ka heesayo cawa ayay i haysataa
    Xalay ayaan kala tagnay aniga iyo gabadhii aan la sheekaysanayay
    Ka dip markay la timid gadii lagu yaqaanay gad aaan ahayn
    Hal suaale weeye xlmo aaaway ..........

  • @ismaildjama2253
    @ismaildjama2253 Před 6 lety +2

    Allaha kounaristo

  • @axmedmuuminismaciil7082
    @axmedmuuminismaciil7082 Před 9 lety +1

    balan hooda sheegteeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  • @omardoualeh7466
    @omardoualeh7466 Před 6 lety +2

    un heros disparus allaha kunaxaristo

  • @queenhotho6220
    @queenhotho6220 Před 2 lety

    𝐇𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐧𝐚 𝐥𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐝𝐚𝐲🥰🥰🥰

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 5 měsíci

      ma jaceylkagii baad lacag ka raacdey kk mise say walaahi baad tahey af somaliga dhib ka jira miyaaa waa normal

  • @awamuse6635
    @awamuse6635 Před 6 lety

    ilahaya ha ku naxasisto

  • @hamzaabdi3609
    @hamzaabdi3609 Před 5 lety

    1:40 pm ayay ii baxaysaa ax yaa hees.

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 Před 6 lety +1

    heestan waa hees jacayl aad umacan ee abwaanka sameeyey tolaw waa kuma

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 Před 6 lety

    waa iga su ale xiligee ayey ubadantay qofka jacaylku hayaa heesaa ma habeenkii mise malintii mise xilyada robku da ayo ama uu socurto aydaruuruhu iswaydaranyaan mise markay qoraxdu sii dhacayso ama ay soobaxayso ayey qofka wax jecel aykusoo dhacaan erayada jacalka ee ku heeso ama ku gabyo ku buranburo ama uu qoro?

    • @jawahirsaid1345
      @jawahirsaid1345 Před 5 lety +1

      Mar walba uu xasuus galo siiba waqtiyada uukaligii yahay oo fakarayo

  • @bilanhoussen9580
    @bilanhoussen9580 Před 5 lety

    ❤❤❤