5Calaamadod Hadaad ilmahaaga ku Aragtid ogoow in lagaa ileeyay

Sdílet
Vložit

Komentáře • 613

  • @hodanshaqlane1144
    @hodanshaqlane1144 Před 3 lety +41

    3 bismillah, Acuudi bicizatillahi Waqudratihi min shari maa ajidu wa u xaadir. 7 jeer. Sidaas baa sax JazakaAllah khayr sheekh.

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 Před 6 měsíci +10

    Dadkan Isha la wareegayaan Nacey..
    Illaahow Ummadda ka qabo dadkaa..
    Plz Maasha Allah yidhaahda markaad wax wanaagsan Aragtaan..

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 3 lety +14

    Mashaa Allaah jazaakalaa kheer Ramadan mubaark 🌙

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 Před 3 lety +31

    Shekhow gabar yar an dhalay ayan calamadaha ku arkay illhow cafimad taman kuway disanayna aamiin ya Rabi🤲

  • @farxiyoosman3165
    @farxiyoosman3165 Před 9 měsíci +9

    Walahay aney ishaa igu dhacday 2 ilmood baa kansar igaga dhacay waana iga dhinteen alxm calaa kuli xaal qadarka alle waa ku qanacsanahay lkn story baan saari jiray aadna waa u quruxbadnayeen allow kuwo janada ku kulma naga dhig

    • @umucukash2887
      @umucukash2887 Před 4 měsíci +1

      😢 anii gabar yaar an dhalay aad uburan ba dhalasho baas udhigay kadib qandho 14 day dhaqtr lagalay alxm waka so baxnay lkn hada waxa ku arkay ine so sasto indhaha tagto wan yabanahy wlhi 😢😢cuno did cano did story dhigu jiray alow ii cafi inta muslin uu cafii

    • @LadanQueenladan-mk7le
      @LadanQueenladan-mk7le Před měsícem

      Abyo saqiir aakhiro allha kaaga dhigo Ani wiilkeyga curadka qadka saarte kedib sokor iga dhacday asaga oo 3jir eh hda waa 6jir weyna iga heysa allha ii caafiye😢

    • @SacdaAbdi-dt5kh
      @SacdaAbdi-dt5kh Před měsícem

      samir iyo iimaan alaha kaasiiyo

    • @SacdaAbdi-dt5kh
      @SacdaAbdi-dt5kh Před měsícem

      😢😢

  • @saadoyuusuf6303
    @saadoyuusuf6303 Před 3 lety +22

    Sheekh ilaahay haku barakeeyo waxad noo sheegtaa waxyaabaha lagu daaweynaayo ishaas ilmaha ku dhacda

  • @user-zn1mv2vy5y
    @user-zn1mv2vy5y Před 2 lety +10

    سبحان الله 🥺ilahow iga batbadii ilmahega isha ilahow astuur ilamahega iyo ilmo Muslim 🤲🏽☪️ 💖 ❤ ♥ 💕 💓

  • @saacidkbb2635
    @saacidkbb2635 Před 3 lety +6

    Masha allah sh habib jazakallah ilaahay hakuxafido 🤲🤲🤲

  • @nemo9844
    @nemo9844 Před 3 lety +16

    Mashallah mashallah mashallah Walalo Allah bless sheikh and. Shower with blessings for Allah
    ❤️🌟❤️🌟❤️☝️☝️☝️

  • @fromguessworktoprecision9377

    Wakhti badan lamahayo sheikh adigoo mahasan soo gaabi sharaxaada badan. Allah haku xafido

    • @jax6277
      @jax6277 Před rokem +1

      Dee anaga rabna sharaxaada dhaadheer walaal

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před měsícem

      ​@@jax6277camal la'aan dadku mawada ahan sidaada dee walaal

  • @user-zr9eh3xl7b
    @user-zr9eh3xl7b Před 3 lety +6

    Wcs wr wb sheekh ilaahay hakuxifdiyo runtii intaa sheegtay iyo inkalaba waa arkay ilaahay ha nooxifdiyo

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Před 3 lety +3

    Wa Aleikum salam bro masha Allaah mahadsanid 👍

  • @princexilkas1826
    @princexilkas1826 Před rokem +12

    Sheekh jazakalahu qeyr waqtigaga cimriga iyo caqligaba Allah ku barakeyo wax weyn ba no heysa

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 Před 3 lety +3

    Msha Alla jasakalahu khyr ustaad
    Laba calamadood oon ku wareersanaa
    Hadan fahmay Alle khyr haku siiyo

    • @zamzamali8150
      @zamzamali8150 Před 3 lety

      Mashalaah jasakalahu khyr 4calamadood wn ku arkey

  • @fadumozahrasiyasi5502
    @fadumozahrasiyasi5502 Před 3 lety +33

    aniga waxan u aqriya ucidukuma bikalimatilahi dhaamati minkuli shaydhanin wahama wamin kuli ceynin laama hadu iga fogyahayna wan uniyesta midkalana ifa idey qer allh kusiye

  • @naimaabdulahi3447
    @naimaabdulahi3447 Před 3 lety +18

    shiiq anaga soomaali ayaa nahay ehel qaraabo kuli waan isa so booqana somaha dhaqankas mabadali karno marka awlada allaha no xafido

    • @amina.shukri8955
      @amina.shukri8955 Před 3 lety +4

      Abayo awlada uxirsi xir oo adkaarta u akhri marwalba Inshallah

  • @sumayocabdi8787
    @sumayocabdi8787 Před 3 lety +4

    Mash Allah illaahey haku xafido insh Allah jasaakalaahu qeyr yaa aqiifilaah

  • @abdiaziizmohamed6606
    @abdiaziizmohamed6606 Před 2 lety +1

    ماشاءالله تباركالله
    ماشاءالله تباركالله
    ماشاءالله تباركالله
    Kher allaha ku siiyo wll mcn

  • @umusundusqaali8963
    @umusundusqaali8963 Před 3 lety +10

    MashaAllah sheekh waarunta mahadsaanid

  • @fadumoahmed9973
    @fadumoahmed9973 Před 3 lety +3

    Allah khyr ha ku siiyo sheekh walhi wan ku arkay calamdahas waliba oohinta badan sas hurdo xumo cuno xumi lkn sheekh hadiii ay hooyadu il hayso ilmaha may samaynysaaaa

  • @sadioboolbire9372
    @sadioboolbire9372 Před 3 lety +81

    walidka ilmaha asaaba iska ileyso wax yar mrkuu qurux bdn ishuu laracaa allow inta aanan hysan sii olad salix ah

    • @quruxsaninaadam9165
      @quruxsaninaadam9165 Před 3 lety +7

      Wlhi aniga bas is moday cunugeygo qurxon markan arka waxan dhaha masha alah ilahow isha bini adamka iga qaboh

    • @munomuxyadiin3779
      @munomuxyadiin3779 Před 3 lety +4

      Anigu markaan eego ilmuhu waaba iga xanuunsadaa

    • @umabdulahi95
      @umabdulahi95 Před 3 lety

      @@munomuxyadiin3779 Ishaadaa kudhacdo Abaayo mashaa Allah kilina kumafilneeydheheen culimada

    • @nasteexamaxamed9506
      @nasteexamaxamed9506 Před 3 lety +2

      @@munomuxyadiin3779 m.a dheh markaad eegtaba

    • @NasraMaxamed-qy1ig
      @NasraMaxamed-qy1ig Před 3 měsíci

      ​@@umabdulahi95wll Masha allah hadaney ku filnen maxa la samen

  • @luulubarebare1008
    @luulubarebare1008 Před 3 lety +6

    Shiiqòw ilaahay hakuu naxariisto walhi waxbaan kaa faaiiday ilaahay ajar iyo xasanaad hagaa siiyo wiil yar aan cunto cunin aa ii joogo

  • @istel3283
    @istel3283 Před 3 lety +5

    Walee sheeq waa runtiis. Ilaahow awlaada noo dhowr. Bisinka iyo yaasiinka. Waa mahadsantahay shiiq😍🙏

  • @ashaalimohammed1549
    @ashaalimohammed1549 Před 3 lety +6

    Ilmaha ma qof aan ilmo leheen iyo nin baa ileesta. Waaa hadal kaan gabdho badan waxa loo dhaho qumayaatihiin markebaxaan gadashooda laga sheego. Isha qof hanti iyo reerba leh ayaa wax ilesankaro. Qof walba rag iyo Dumar a waxii cajabiyo hadeesan masha Allaah dhihin insha wey ku dhaceesaa.
    Hooya ilesatay gabadheeda habeenkii arooskeeeda gabadhii a wey indho beshay hooyada waxay la cajabtay gabadheeda quruxdeeda

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 Před 3 lety

      Wallahi ninkan hadalkisa aniga xata waan layaabey. Wax xikmad ah misey daliil sax ah ma lahan. Somalida qof walba oo khamis xirta wexe moodan sheekh.

  • @daganlovehoyofatima1203
    @daganlovehoyofatima1203 Před 3 lety +10

    Masha Allah ilhay nagaqabo shaydanka ilhay ilmaha ill noga qabo🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @shukrisaid8870
    @shukrisaid8870 Před 3 lety +1

    Asc shikh Allah ha ku barkeyo siiden kula so xidhidhi karna Allah ha ku barkeyo

  • @zamzamjama5769
    @zamzamjama5769 Před 3 lety +1

    All wilkaygaa wayn oo hadaa 7yrs jira saasaa anaa doctorkaa u sheegay kadiinnaa threppy gay lay yidhiii 8 months buu adaa meshaash lakin runtii quraan wali maa saarin insha allh quraankaa kuu waaadaa

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 Před 3 lety +4

    Masha allah ♥ 🙏 jazakalah yaa sheyq 4gabadheyda walaba sano waxbo igamacunto mizaankeyda waqafiyf alow icafi

  • @muniiramaxamed2107
    @muniiramaxamed2107 Před 3 lety +2

    Alxamdulilaah quraansaar ayaan ugu baxay

  • @nffamily3240
    @nffamily3240 Před 2 lety +2

    Masha allah shaikh 2ilmo ayaanku arkay allah iicaafiyee iiguso ducey

  • @maryanmuqtaar582
    @maryanmuqtaar582 Před 3 lety +7

    Masha Allah shukran sheikh nolow yaa raabi 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🥀🥀🥀🥰🍇🥀🍎🕋🕋🕋☝👌👌👌👌

  • @amranalinur8688
    @amranalinur8688 Před 3 lety +7

    Manshallh jazakallh sheekh ilahey hakuxafido 😘😘😘😘🙏

  • @abdirahmanadanmohamed8100

    Jazaaaka lah sheekh
    Ilahay haku barakeyo

  • @rooyalrooyal4993
    @rooyalrooyal4993 Před 3 lety +10

    Al huhiim carruurta adkaarta haddii la baro cid kusoo booqatay iyo cid bannaanka joogtaba waxba kaama qaadayaan ee ilmaha hala baro adkaarta subaxii iyo tan galabtii waa ku badbaadayaan insha Allaah

    • @qalisoomali324
      @qalisoomali324 Před rokem +2

      Wllo Ani mid yar oo aan wax aqris gaarin ba iga xanunsan😢

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Před 3 lety +10

    Masha Allaah Sh habib Welcome back Thank you so much 🥰🥰🙏

  • @sharafshekh7994
    @sharafshekh7994 Před 3 lety +2

    Mahadsanid ustaad👍

  • @HaawoOsman
    @HaawoOsman Před měsícem +2

    Wiil 3jir ah oo i joga ayaa waxa ku arkey misankisa oo lumey cunto xumo hadana subax hore waxa ku arkey inu suxey wx yar kadib u so naxey aniga naxdin isbitalka geyay wu ficanyhy ayaa li dhahay ila hada wu iga cajisanyhy igu so duceyo inu alle i cafiyo ilahow inta xanunsa. Cafimad siii ya rabi

  • @user-uv7co6hz8b
    @user-uv7co6hz8b Před 8 měsíci +2

    Sheekh alle ha ku dayo ana xalada ku jira dhan carurtu naa way wada oyan anon dilin oo anan dagalin ayay oyan marka shaybadhka laga qado waxa la odhanaya wax baa mahayan sheekh khayr alle ha ku siyo manata waxbad isheegte

  • @raqad4642
    @raqad4642 Před 3 lety +19

    5:56 bay calaamadaha ka bilaabanayan inkasto sheekha hadal faaido badan kuhadlay iyo sababaha keena isha inay kudhacdo caruurta

  • @dekamanshaallahmammajkqeer7077

    Maasha allah illahay haku xifdy sheeq anagana illahay hanaga qabto

  • @yaasmiinmaxamed1309
    @yaasmiinmaxamed1309 Před 3 lety +3

    Maasha Allah sheeq Allah kubarakeyo

  • @marsmarinta6960
    @marsmarinta6960 Před 3 lety +2

    MashaAllah ilahiyo akubarakeyo

  • @sawjatuaweys9189
    @sawjatuaweys9189 Před 3 lety +45

    Asc Dhamaan Walala heyga muslinka ahaw waxaan ahey hooyo xanuunsan isoo duceeya xanuun keyguna waa walwal iyo walbahar Cabsi aanka cabsanayo dadka Naxdin jooGta ah awlaadeydii xitaa ciyaartooda iyo aragoodu wuu dhibayaa marka walal isoo duceeya waa bil Rabadaan qof laGu Jiro ilaahey baa Og

  • @idilabdi9456
    @idilabdi9456 Před 3 lety +1

    Jazakalaah kheyr shiikhunaa waan arkay calaamadahan qayb kamida wxaa iidheer Ani fudayd saaid ah ayan ku arkay

    • @NasraMaxamed-qy1ig
      @NasraMaxamed-qy1ig Před 3 měsíci

      Wll aniga sasay u fududyihin baburta xita weku ordan alla hayno xafido

  • @zahroadam7444
    @zahroadam7444 Před 3 lety +7

    Sheekhow kheyr allaah haku siiyo
    Ilmaheyga Waxaan ku arkey
    Nabro biyo wata iyo ilkaha oo isku xoqayo markuu hurdo

  • @munamaxamuud7622
    @munamaxamuud7622 Před 3 lety +8

    ماشاء الله عليك جزاك الله خير شيخ ducoyinka nosoQaor Qer allha kusiiye

  • @xaliimodiiriye4280
    @xaliimodiiriye4280 Před 3 lety

    Manshaallh hbo allh haku barakeey inantaada yar ka xijaab xidh isha xasadka yaa nayilgaalo ku dhicine

  • @whome4851
    @whome4851 Před 3 lety +4

    Sh illaahay khayr haku siiyo

  • @hasandheer5792
    @hasandheer5792 Před 3 lety +1

    sheekh Maashaallh Aniga wiil sided sano iga xanuusan

  • @sadiyoabdi5825
    @sadiyoabdi5825 Před 3 lety +1

    Asc sheekh kheyr Allah ku siiyo wiilbaa saa iga ah Ee iigu soo duceeya

  • @munoxasanmubarak6180
    @munoxasanmubarak6180 Před 3 lety +6

    Masha allaah waa run rabiyow noo xafid owlaada

  • @asmagame3527
    @asmagame3527 Před 3 lety

    Jazakallahu khyr wll

  • @nimcaanadan5584
    @nimcaanadan5584 Před 3 lety +1

    Asalaamu calaykum wr wr MashAllaha baarakalaahu fiika jazaakalaahu khyer jazaa

  • @user-nz6cm5kd1k
    @user-nz6cm5kd1k Před 13 dny

    Sheikh ani waxan xasustaa wagaan yaraa en quranka baran jirey waancadaa waliba mamo went ilaaheybaa weyne aya idhihi jirtey gabadha carabtaueg ee heblaayo walaasheda kabacdi wajiga kala nooc ayan noqdey meel cadaan meelnaa finaan wali qandho iyo qufac marwalboon wax cunana wan mataqi jirey hoyadey alle Haa unaxariistee xitaa mar ayey tbj iga baadhey dhaqtarkii wuxu kudhahey gabadha mama meesha dhafi wax maqabtee

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh Před 2 měsíci +1

    ❤ALLAHU AKBAR ❤
    ❤sallallahu aleyhu wa salaam ❤❤sallallahu aleyhu wa salaam ❤❤sallallahu aleyhu wa salaam ❤❤sallallahu aleyhu wa salaam ❤❤sallallahu aleyhu wa salaam ❤❤sallallahu aleyhu wa salaam ❤

  • @Aishcud
    @Aishcud Před 3 lety +5

    Masha Allah 🥰🥰

  • @maryamash1322
    @maryamash1322 Před rokem

    جزاك الله خيرا ياشيخنا

  • @wilofamily5150
    @wilofamily5150 Před 3 lety +4

    Masha allah 🙏🙏🙏

  • @yasminahmed6140
    @yasminahmed6140 Před 4 měsíci

    Illaahow iicaafi inantayda calamadaha wanku arkay jasakalaah sheekh

  • @shaaddashaadda5424
    @shaaddashaadda5424 Před 3 lety +1

    Wale ciyaalkayga wxa iga haayo isha khasatan gabdhayga subxanallah

  • @xaliimoibrahim1936
    @xaliimoibrahim1936 Před 3 lety +3

    Masha allah shukran sheikh allah haku barakeyo ilmahana allah ha inoo xafido

  • @user-fc3xn1px6x
    @user-fc3xn1px6x Před 3 měsíci +1

    walhi sheikhow wiil yaro shan jir ah oo timo jilicsan ayan timaha usaarna suuqan ukaxayna kadibna kii yara waa xanusan yahay caawa dhakhtar la geeyay joonisba laga so helay ama caagaarshow waxan ladhaho marka please iiguso duceya wllkay walhi guriga no shidi jiray cawana gurigi wa mugdi lkn alx

  • @marwochannel3
    @marwochannel3 Před 3 lety +2

    Jazaaka allah kheer

  • @SAMATALIS998
    @SAMATALIS998 Před 3 lety +4

    Jasaakallah khayr

  • @abddua
    @abddua Před 3 lety +3

    Masha Allah .... Laki in shekhow Laakiin too slow bad u hadlaysaa

  • @ubaxmohamedwarsame9218
    @ubaxmohamedwarsame9218 Před 3 lety +2

    Masha allah sheikh mahatsanit😢😭

  • @sadamalio5406
    @sadamalio5406 Před 3 lety +2

    Thnaks you abtii

  • @ayaancumar9685
    @ayaancumar9685 Před 3 lety +10

    Asc sheekh dhaman calamadaha waa lanahay maxan sameeya

  • @user-zr9eh3xl7b
    @user-zr9eh3xl7b Před 3 lety +12

    جزاك الله خيرا بارك الله فيك وزادك الله علما وثباتا علي الحق

    • @heiba6189
      @heiba6189 Před rokem

      السلام عليكم اختي الكريمة، اي لغة يتكلم الشيخ

    • @user-zr9eh3xl7b
      @user-zr9eh3xl7b Před rokem

      @@heiba6189وعليكم السلام ورحمت الله يااختي يتكلم الشيخ اللقة الصوماليه somalia

    • @heiba6189
      @heiba6189 Před rokem

      @@user-zr9eh3xl7b شكرأ جزيلا اختي الكريمة، اخيار الناس اهل الصومال، تبارك الله و الصلاة على النبي ، الله يحفظهم و يرزقهم من خير الدنيا و الآخرة

    • @saynabm
      @saynabm Před rokem

      😢😢

    • @user-zr9eh3xl7b
      @user-zr9eh3xl7b Před rokem

      @@heiba6189 اللهم اامين واياكم

  • @aminachannel8191
    @aminachannel8191 Před 3 lety +3

    Masha Allah

  • @rodaabdallah7977
    @rodaabdallah7977 Před 3 lety

    manzha allaah zheekh aniga waxan hayzta 3 cunug intaba wan ku arky caruurtayda sen yela maxan ku dapipa ilahy kheer ha ku ziye

  • @queenxayaati9503
    @queenxayaati9503 Před 3 lety +3

    MashaAllah shiqow🤲🧠🥰

  • @kiincisman7197
    @kiincisman7197 Před 3 lety +2

    Mansha allaah sheekhow halahakudhowro

  • @hibahassan5252
    @hibahassan5252 Před 3 lety

    Mahadsanid sheekh

  • @fatimahassanali3155
    @fatimahassanali3155 Před 3 lety +1

    Mashaalllah jasakalah kheyr

  • @munadhuh2487
    @munadhuh2487 Před rokem

    Manshalah cilmiga alah ha kuu siyaadiyo

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 Před 3 lety +5

    Subxana Allah..

  • @edabsan1308
    @edabsan1308 Před 3 lety

    Masha allah wlhi waaa runtaa arinkaa waana arkay

  • @hamdimohamud7626
    @hamdimohamud7626 Před 3 lety

    Jazakallah shiikh

  • @Xaawosaid-dq3de
    @Xaawosaid-dq3de Před měsícem

    Alla shikhow wlh wan ku arkay calamadahaas baby yar oo ii jogta alle ha ku barakeyee maxan ku cilajiyaah

  • @khayrwadeyoutub9461
    @khayrwadeyoutub9461 Před 3 lety +5

    Maansha allah

  • @umaayashukri1603
    @umaayashukri1603 Před 3 lety +6

    waan dhawnahay wallo

  • @cabduraxmancally
    @cabduraxmancally Před 3 lety +2

    Masha Allah alhamdulillah

  • @yaasiinabdi1784
    @yaasiinabdi1784 Před 3 lety

    Jazakalah shekh

  • @dagankhaireh614
    @dagankhaireh614 Před 2 lety +3

    Subhana Allah

  • @user-tt6xn6nm4y
    @user-tt6xn6nm4y Před 19 dny +1

    Wlhi ani cunga sa ku argaya hbnki mara waa iska ooyna subaxina waa iska ayoona 12 bildo ayo jire waxasa ku argi jirina yarbi alwo no cafi 😢😢

  • @aslichannel2785
    @aslichannel2785 Před 3 lety +3

    Mansha ALLAH

  • @fadumocali1302
    @fadumocali1302 Před 21 dnem

    Subxanallah sheekhow arinkaas waa ihayasata mamo darikayag ah haday aragato waxa fiican oo aan helay waya calacalyasa😢

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 Před 3 lety +3

    Masha allaah

  • @safiyoahmed9195
    @safiyoahmed9195 Před 2 lety +1

    Masha allh sheeq jasaakalaahu qeeyr

  • @queenmarayam6948
    @queenmarayam6948 Před 3 lety +17

    ماشاءاللّٰه
    Shiiq
    جزاك اللّٰه خيرًا
    Shiiq

  • @fardoosamaxamud8390
    @fardoosamaxamud8390 Před 3 lety +1

    Jasakalaah kher sheikh

  • @fardowsacadced510
    @fardowsacadced510 Před 3 lety +1

    Mansha alh alh kuxifdiyo

  • @raxmomaxamuud2401
    @raxmomaxamuud2401 Před měsícem

    Masha allh ilaheey ajir hakasiyo shiqow aney ijogaan ayagoo sidad sheegeyso wada ah iyo waxayabo kale oo badan

  • @CaaliyaCabdiraxmaan-is5rz

    Waa run khayr allaha ku siiyo

  • @umulkhayrkhayraat6189
    @umulkhayrkhayraat6189 Před 3 lety

    M.a ustaad thanks

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 Před 3 lety

    Asc shiikh Habib waan kuu mahadcelinayaa marka hore, mahad kadib 5 calaamadood ee aad nalawadaagtay 2 kamida ayaan ku arkey mid yer oo aan dhalay markaas mawaxaan ugeeyaa goobaha ciraashyada? mise culimo ayaan uguriga uguyeedhaa iigu akhrida Qur'aanka yaa iifaa'iido badan 2 daas?

  • @waxwalbalechannel1676
    @waxwalbalechannel1676 Před 3 lety +2

    Mashaa Allah shekh

  • @yebayetu9250
    @yebayetu9250 Před 2 lety +2

    Mashaallah 😍

  • @arwamukhtar
    @arwamukhtar Před rokem

    Sidee loo cilaajin karaa sheekh illahay haku barakeeye