5calaamo hadaad isku aragtid Sixir baa caloosha kuu dhex fadhiya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 233

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 Před 2 lety +7

    mashaAllah tabarakallah shukran sheikh, with me my doctor tells me after every check Up i am negative but still am feeling pain all over my body for many years please pray for me.

  • @barwaqomohamedjelle8214
    @barwaqomohamedjelle8214 Před 2 lety +8

    Sheikh markan qura,anka aqristo oo an jirkeyga kutufo calol xanun Ayn darema iyo qandho iyo cabsi badan iga so jawab sheikh mahadsanid 🥰🥰

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 Před 8 měsíci +3

    Walahi barigi hore ma aamin sasanan jirin waa maqli jiray ilaa anigi aan arko oo laygu sameyo kadib aan quran saar aado

  • @ansarwarsame232
    @ansarwarsame232 Před 2 lety +6

    Shukran sheikh alle haku barakeyo Anigu waxan ku riyoday tiin afka iga so baxaysa ad bay u dhereyd wn so jidaay saan u jidayay bay kala godaay o qar ba iga so go.ay afka dhexdisa taan labad laabta io calosha gumarka io dhabaarka way i xanunan mataga wn leyahay io madax xanun an iga ba.eyn dhaqatirtuna wax xanun ah iguma shegaan sdo kle quranka wn ku xanunsada

  • @ayaanmahad8799
    @ayaanmahad8799 Před rokem +5

    Allah hakubarakeyo abti inta anadawan ayan waxan darema labalabo marnak cabitan cabo ama tahlil cabo catarada qar nh weyidhiban quraanka nh waadaawo ana dhaqtar ubahneyn quraanka halagudadalo 😥

    • @nastehaabdi920
      @nastehaabdi920 Před 5 měsíci

      Wll aniga hada sidaas maka fiicnaate lalabada markaa biyaha cabto ama

  • @quruxbila4149
    @quruxbila4149 Před 3 lety +13

    Xunuuñkas anigu ehayaa
    Insha allh wan kula so xidhidhaya
    Dawadas ayan u bahanayhy
    Calamad kasta oo ad shegtay
    Wan leeyahay 😭

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 Před 2 lety +9

    Suratu baqara waa mucjisada cudurada

  • @NiciimoAhmed-xm5xr
    @NiciimoAhmed-xm5xr Před 8 měsíci +3

    Mashaa Allah shiikh Ilaahey haku xifdiyo

  • @najimamaxamed2602
    @najimamaxamed2602 Před 2 lety +6

    Shiikh Alla ha kubarakeeyo

  • @hiyadaarulqaraar6941
    @hiyadaarulqaraar6941 Před 2 lety +4

    Mansh allaah illaahay haku xafido sh jasakallaahu khayrn alle haku sharfo

  • @nuuraibrahin6020
    @nuuraibrahin6020 Před 2 lety +5

    Ilaahaw cadaga Naga qabo sheikh
    Allaha ku barakeeyo

  • @nemo9844
    @nemo9844 Před 3 lety +7

    Mashallah mashallah May Allah bless you Walalo sheikh May Allah grant Janna Ameen Ameen 😍❤️😍❤️😍❤️🤲🤲🤲

  • @zuhaypalibille8265
    @zuhaypalibille8265 Před 2 lety +4

    Sheikh Riyaalati Dhowr Jeer Timaha Kasoo Saaray Cunto Lkiin Ma Riyooneyn Cadi Le U helay

  • @user-ib1sd6go8n
    @user-ib1sd6go8n Před 3 lety +9

    Masha allah wll allehakubarakeyo

  • @umusuldaan5672
    @umusuldaan5672 Před 3 lety +4

    Mashallha wllkay Allha haku xafiido wada ku mahaadsan tahy sidad no cilajisay Allha hanagu daweyo inshallha

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 Před 3 lety +5

    Woow very nice Quran

  • @drs-hamdacadaani3215
    @drs-hamdacadaani3215 Před rokem +2

    😭😭😭😭🤲isoo duceeya doctr check up negative ahy intaas waa I hysaaa he

  • @raxiimacabdilaahi207
    @raxiimacabdilaahi207 Před 3 lety +9

    Jakalahu khayr wlahi qofka lasima slada wakhtigega iyo quranka khaasatan albaqra waa qof gulaystay wax dhibayana majiro ilahay ha inaga dhigo kuwo guulayta aduun iyo akhiro

  • @safiyamohamud1176
    @safiyamohamud1176 Před 3 lety +10

    Allaha ka xifdiyo Xaasidka iyo sheydaanka

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 3 lety +9

    Mashaa Allaah jazaakalaa kheer

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Před 3 lety +5

    Alle subxaanallaah watacalaa hanaga xifdiyo anaga iyo intii muslib ah

  • @gabadhareerhoowd5799
    @gabadhareerhoowd5799 Před 2 lety +2

    Sheekh calaamadan waa haystaa madaga afka kama qaado timaha waaba xiiraa markaa umaara waayey

  • @cabdiraxmaanjanagale5080

    Shekh Allha ku xifdiyo calaamahaas waan isku arkay biyaana la iigu daray sixirka Rabbi baa ii saqiray Alx

  • @danah5006
    @danah5006 Před 3 lety +5

    Asalam aleykum cheik waan raba inchallah inaad i fasilto riyo.
    Ruux dumar oo timaheedu adqadeyn ayey ku fereysey midiil.
    Fadlan ii fasiil.

  • @ishafilms9730
    @ishafilms9730 Před 3 lety +3

    Every time white stuff and Warms coming out my month in my dream Specially when I read Quran on me sheikh plz reply what’s that

  • @mustafabdulahi6468
    @mustafabdulahi6468 Před 3 lety +3

    Walaal xagee kaaga Soo xariiraa dhibkaas waa ihayaa dawana waan kadaalay

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 Před rokem +3

    Masha allah 🥰♥ ilahey haku xifdiyo ustaat

  • @amalmusa6230
    @amalmusa6230 Před 3 lety +4

    Mansh Allah sheekh Allah ku xifdiyo.

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Před 2 lety +4

    aamiin ya raaaaaaabi alaaah hanaga qabto kuwa sheydanka ah Ducada alaah no aqbalo

  • @xabiibacabdi7787
    @xabiibacabdi7787 Před 3 lety +18

    @:حَسْبُنَا 🌷ٱللّهُ🌷سَيُؤْتِينَا 🌷ٱللّهُ🌺مِن فَضْلِهِۦ 🌷 إِنّآ إِلَى ٱللّهِ🌷 رَٰغِبُونَ

  • @halimaalinoormohamed4397
    @halimaalinoormohamed4397 Před 3 lety +7

    Where can someone get the medication sheikh

  • @hormarc
    @hormarc Před 3 lety +5

    Iso ducya wlliyal waan xanuunsanhye Allah dartiisa

  • @bisharomahad1712
    @bisharomahad1712 Před 2 lety +3

    masha allaah shikh Alle haku xifdiyo

  • @Fathiqueen-ke8hf
    @Fathiqueen-ke8hf Před měsícem

    Shiikh same tames waxaan dareemaa cabsi fara bdn oo jirkoo dhan mar ayaan ilmeeyaa

  • @adanmohamed9546
    @adanmohamed9546 Před 3 lety +5

    masha allah sheikh

  • @FardoosoNuur-qo2xc
    @FardoosoNuur-qo2xc Před rokem +1

    Masha Allah Allah ilxun kuma tuso adeer wanaagsan

  • @rahmaaliomar6137
    @rahmaaliomar6137 Před 2 lety +1

    Alle wll khyr aan kaa dhaman haku siiyo isoduceya dhamantin

  • @lakiqaali5463
    @lakiqaali5463 Před 3 lety +7

    Sheekhow markaan quraanka dhagaysto waxaan dareema lalabo maxladhihikaraa

  • @fartunnurh3217
    @fartunnurh3217 Před 2 lety +4

    Asc Akhayarta Sheikh xageebu daganyahay? Please igu cawiya

  • @leylamahamuud1761
    @leylamahamuud1761 Před 3 lety +18

    Dadka dhahaayo ma aaminsani sixirka iyo xasadka iyo isha waa saaxiriinta

    • @caaisha71
      @caaisha71 Před 3 lety

      Illahayba wll sheegay sowmaaha wey danbaabayaan

    • @haniqueen668
      @haniqueen668 Před 3 lety +4

      Ilaaheey aan aaminsanahaay sixirka iyo isha quraanka ilaaheeybaaka adag xasbunallaah wanicmal wakii

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 Před 3 lety +3

    Woow very nice song maashaa alaah farxad ku nooloow weligaa

  • @deeqomacalin9314
    @deeqomacalin9314 Před 3 lety +4

    Asc aad bad umahad santahay wiki kuma holgali lakiin wixii matakabilabato insha alaah cadawga wan dabagalayaa insha alaah waxan rajeynaya in aan kugulesto adigana ajir aan lakobikarin alaah hakaasiyo wad diinta biri markati beykunoqon tankale daad Ku diinta runteda matabtan wayo waxbadan ban arkay kitabka ale sisax ah oo dhamestiran halogarun shego oo halodhamestiro bir waxqarsomi Mayan ee yaalawasan culumadu market dadka wacdayan hafbey kadhigan waxase kajeclan lahaa wacdiga iyo quranka iyo ale kabsiga in nolabadiyo qasatan adiga runshegaa badi wax walboo runa kitabka ale kuyalo ma ogi in aad noshahay iyo in aad dhimatay marka hadii aad nosha ahay dadaal wad garidoon taa rajadaada asc

  • @saciidhagi8810
    @saciidhagi8810 Před 3 lety +4

    Allah haku xifdiyo shekh

  • @munalizaahmed1894
    @munalizaahmed1894 Před 3 lety +4

    Walhi waan arky calaamadaahan oo dhan

  • @siciid1289
    @siciid1289 Před 2 lety +1

    Sheikh daawada ubaahanahay xage kaala soo xiriiraa adigo mahadsan.

  • @kaltunali9081
    @kaltunali9081 Před rokem +1

    Maasha allaah sheeqow alaha ku xafido

  • @habonmusse7893
    @habonmusse7893 Před 3 lety +4

    Ilaahey hanaga xafido saxariinta sharkooda

  • @halimaalinoormohamed4397
    @halimaalinoormohamed4397 Před 2 lety +3

    Asc sheikh, where are you located

  • @barwaaqofamily8146
    @barwaaqofamily8146 Před rokem +2

    Asc sheikh halkee laga hela

  • @user-pm1mx9pn9w
    @user-pm1mx9pn9w Před 8 měsíci

    Sheik daqtar wankadalay wxa keli ee iidiman wa inan kiliyaha Iyo wadnaha iskabaaro lkn xnun kle wan iskawaye xnunkeygana wa dabar Xnun daran hurdo yari cunto xumi daaco tiro bdn timaha oo igadaadanayo Inshllh quran sar Ayn bilaabaya isbitaal dambe iskuma ogi Tankle jirka wankadamada wax yar mrkey igu darsaman malma kadib wey igadacan😢

  • @mohamedahmedolhaueh4243
    @mohamedahmedolhaueh4243 Před 2 lety +2

    Asc sheekhana dalkeed joogta
    Ii soo diray inshalla mahadsanid

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Před 3 lety +5

    ALLAHU AKBAR ❤️

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 Před rokem +1

    Dawadan xagee helaya hadaa puntland joogo qiimahana isoo sheg sheekh

  • @saafiahmed1581
    @saafiahmed1581 Před 3 lety +4

    Walalo iso ducey aniga soday iyo dumashi igu dhibay aniga ilmahey dil i hanjaban allé kawen 😭

    • @user-zf9gd5tp9m
      @user-zf9gd5tp9m Před 3 lety

      Oo waabey kuu sheegeen iney dil kuu qorsheyeen adiga iyo ilmahaaga?

    • @sahramiriaden3404
      @sahramiriaden3404 Před 3 lety

      Asc sheekh
      Waxaan rabaa daawooyinkaas ee xagee kaala soo xiriiraa

    • @drottnin
      @drottnin Před 2 lety

      Nah ka carar reerkas

  • @nabillasalim7327
    @nabillasalim7327 Před 2 lety +2

    Video starts at 15:30 your welcome

  • @deeqocabdi1998
    @deeqocabdi1998 Před 3 lety +2

    Shiikh xagee ka heli karaah dawadaas

  • @farhiyohassan3758
    @farhiyohassan3758 Před 3 lety +3

    Asc sheekh rabi haku xifdiyo xaruntaada xagee kutaalaa

  • @nimcoali5312
    @nimcoali5312 Před 3 lety +1

    Sheikh xageen kala soo xiriiri karaa.....waxaan dagaysta cilaajkaga..dawadaas ayaana ubaahnehe aad ku sheegte mesha

  • @xaliimasacdiyo7671
    @xaliimasacdiyo7671 Před 3 lety +17

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم نجنا

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 Před 4 měsíci

    Sheikh aniga waxaa laiqabaa 8 years caruurna madalin,hajigeygana xaasas kale ayu leyahay oo caruur udalay,ilmaha xasaskas kale aniga ayey ilajogaan,malin waxay kenen nyanyur yar oo madhow inda la,nyanyurti shansano ayey ilajogtaa,mel an aniga joga maogii melnkale mafadisato,balse nyanyuraha kale umadawaato,bisadaas marwalba way careysantahay,marka haben waxan kuriyodhe anigoo biya jubad kujiro cabayo bisadi madhowed ay kudaxjirto,iyo anigoo cunta baris cad karinayo bisadi madhowedna ay daxtaalo,sheikh ban uyerte quraan isaaro,wanmatagay bisadiina weymatagi,kadambe bisaadi mel ay kabaxde ila iyo hada lamashegi karo.maxaa talo eh sheikh

  • @saadadaher552
    @saadadaher552 Před 2 lety +2

    Asc masha alllaah

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Před 3 lety +4

    Xaasbunallaah wa nicmal wakiill

  • @fartaumar4467
    @fartaumar4467 Před rokem

    asc sheeq dawadan waan ubahanay ee xagen kaheli karaa

  • @king___last9533
    @king___last9533 Před 3 lety +2

    Sh.xagee lagaala xiriiri karaa

  • @cabdiraxmancali4157
    @cabdiraxmancali4157 Před 3 lety +3

    Asc walaahi.sheekh been madan.sheegin.waasax.wadaalimiin qaarbadan oodumarka.kamida.anigan.ayay igudhacday.

  • @hibaqmohamed2201
    @hibaqmohamed2201 Před rokem +1

    Xanunkan mudo 3sano ayu ihaya shiq waxa isii dher bog xanun calol xanun xilka cunta halken laga helaya dawada qeyr allha kusiyo

  • @queenlucky1454
    @queenlucky1454 Před 3 lety +3

    Sheikh waxan rabaa riyo aan kuriyoday Ramadan ki tobanki dhaxe markan saxuurta ukacay kuma labanin jiifka waxan sukay salati wan dugaday kadib qur aan ayan aqristay wana duceystay ilaa ow waaka kabaryo qoraxdana ey kasoo baxdo kadib waxan dhahay intan jiifka kulabanin allow nasiibkeyga ama calafkeyga ikutus hurdada dhax deeda waxana arkey wiil an kala harnay wana ka ortay kadib gacantow iku dhakay waxowna ii shekay in ow yahay calafkeyka ane wan kadiiday kadibna xookow iku watay aniga cabsi badan ayaa ikashay markan hurdada kasoo kacay waxan layaabay riyadi yaabka laheed ilaa io hadana lamurukeysanahay sheikh iisoo fasir plz murugta ha ika yarayee adigana ajar allaha kasiiyo

  • @aaminomaxamuudmire2367
    @aaminomaxamuudmire2367 Před 3 lety +4

    Shiikhow intee lagaga soo xariiri karaa

  • @nimagabayre1151
    @nimagabayre1151 Před 3 lety +3

    Walaalo waan ku salamaya

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 Před 3 lety +4

    Masha Allah

  • @musdafahmed3091
    @musdafahmed3091 Před 2 lety +1

    Sheikh xageen ka hali karaa dawayashaas

  • @ibtizaamahmed
    @ibtizaamahmed Před 2 lety +1

    Sheikh somalia malaga Hela dawada

  • @SumayaMohamed-sg6iw
    @SumayaMohamed-sg6iw Před 4 měsíci

    dacada badan leyahay waliba markan cilaajka sameyo lkn barar ma lihi sheekh

  • @ismaaciilmaxamedaadan6995

    حسبنا الله ونعم الوكيل

    • @xabiibacabdi7787
      @xabiibacabdi7787 Před 3 lety +2

      @:حَسْبُنَا 🌷ٱللّهُ🌷سَيُؤْتِينَا 🌷ٱللّهُ🌺مِن فَضْلِهِۦ 🌷 إِنّآ إِلَى ٱللّهِ🌷 رَٰغِبُونَ

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 Před 3 lety +4

    Subxaana rabika

  • @ismaaciilmaxamedaadan6995

    Daawadan somalia maka heli karaa shiikh

  • @risakabdalla7388
    @risakabdalla7388 Před rokem +1

    Shiik intee ka helaa dawadaan wan u bahnahay

  • @user-ih5ip1xo1b
    @user-ih5ip1xo1b Před 6 měsíci

    Shiiqoow dumarka dhan maaha ee waa qaar kamid ah iyo qof cabsi illaah ku jirin

  • @maxamadcismaanmuumin1838
    @maxamadcismaanmuumin1838 Před 2 lety +1

    Shiikh xalkee jogtaaa nh

  • @zuhuurmuuse3209
    @zuhuurmuuse3209 Před 2 lety +2

    Mansh allah

  • @zamzamisse9919
    @zamzamisse9919 Před 2 lety +2

    Mansha allah Amiin 🤲🤲

  • @maxamedcabdi6197
    @maxamedcabdi6197 Před 4 měsíci

    Sheekh caloosha ayaa mudda ah ayaa i haysay markii dambana nabaro ayaa jidhka oo dhan i qabsaday dhakhtar walba waan la tagay wax is beddela ah ma hayo waxan filayaa inuu yahay sixirka caloosha se nabaro ma leeyahay sixirka calooshu

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n Před 4 měsíci

    Shiiqow calosha mudo ayaa laiga hayaa way idibiraysaa waa idamqanaysaa waana ixirantahay oo musqusha waa iskudhibanahay xitaa waxkasta oo calool bixiya waa isticmalay waaba ila dagaalaysaa oo waa kasiidaraysaa calooshu wlhi waan dhuubtay oo oomateedkii ayaan kagoay maxaa yeelay baahi dhan ima qabanayso waaiska dibirsanahay alxm allow icaafi shiiq iyo intii talo haysaa isojawaaba

  • @NeimaAbdi-re4hh
    @NeimaAbdi-re4hh Před 5 měsíci +1

    Asc

  • @rahorabileh3566
    @rahorabileh3566 Před 3 lety +1

    Wll Adiga online maaa ku dabiibtaa dhabar hanuun xoog lafta caloosha way ifuurtaa waxa itaagan hunguriga allah ku xafido dawadaa see isoo diri kartaaaa

  • @nasriinbashe5562
    @nasriinbashe5562 Před 3 lety +2

    Scm shekh wan u bahnay dawada wanan kulaso xidhidhay xaga whatsup ka iso jawaab

  • @FihiimaCoosh
    @FihiimaCoosh Před rokem +1

    Shekhow xajigi ayanankalageyay ismafamayno calamadah sodhan waykamuqdan anigu kadarni waxa igu daran gurigi onjogi karin caruurti way iga yacayan quranka ayan baray waxuwayn 11 jir waxa uyar 1 iyo bar imamaqlayan jaxiga hal kalmad hadan yidhahdo wukacaya anigu diqad badan ayan daremaya culas qorta dhabarka macdan xanuun badan dhakhtarka nigitif shikhow ilsoxidhiidh fadlan halkad jogta

  • @xilkascade
    @xilkascade Před 2 lety +1

    dawada xageen ka helaa shiikhow

  • @Ayaan-9900
    @Ayaan-9900 Před 8 měsíci

    WALAAHI BILAAHI SHEEKH DHIIG AYAAN MADAGA MADOW WALIBA CALOOSHUNA WAY I NEEFAYSAN TAHAY OO 2 MATANO AH BAA MOODAYSA INAAN SITO SIDOO NIN guur igama dalbado ninkasta waa i shukaansada wana iga taga😢

  • @caqilkasomaliyed1037
    @caqilkasomaliyed1037 Před 3 lety +2

    masha allah

  • @user-hq4ci4zk4q
    @user-hq4ci4zk4q Před měsícem

    Maash.allah ❤❤❤

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 Před rokem

    Aslamu alaikum sheike calmaadha qar waan isku arkay. Sidan dawda ka hela?

  • @khatraali2647
    @khatraali2647 Před 3 lety +1

    Asc sheekh waxa aan Kiu Sheehan Sherlock sheer EE ii soo dir naberka was aabkaaga Garland waxa aan Rabat in aan gato daawad social caloosha

  • @butterflies1248
    @butterflies1248 Před 3 lety +1

    Riyada mhne inta kle waan isku arky dhakhtaro badann tagy mid wuxuu yiri bacteria kuhaysa oo caloosha wan kadawaynayaa hadana isla sidii ayaan ku laabtay midkale ayaa lay geyay wuxuu idhahy gaas baad qabtaa lakiin gaaskag ma kacsana midkalan tagy wuxuu iyiri waxba ma qabtid hada cilaaj ayaan taagaa

  • @xilkascade
    @xilkascade Před 2 lety +1

    shiiqa xagee lagala soo xiriiraa

  • @deeqodeeqsandeeqo1315
    @deeqodeeqsandeeqo1315 Před 2 lety +1

    Masha alah

  • @user-nc4xn7wr1f
    @user-nc4xn7wr1f Před 4 měsíci

    Alla waa isku arkee

  • @user-wv6pi5gx4l
    @user-wv6pi5gx4l Před 9 měsíci

    Sheak Riyo waxan kuriyodey anigoo şanka xarkaaa dader igasobaxayo eyo tima kadib miskadeda nadif kadibna qofwalan camal udaqmayo oo dakadan egayabayihiin

  • @umalkhayryousuf7205
    @umalkhayryousuf7205 Před 3 lety +1

    Shekh lanbrkaga no sheg ama waths up riyo an ku riyody aya ifSirysa

  • @user-ye7eg6po4z
    @user-ye7eg6po4z Před 10 měsíci

    Maxamed warsame sheekh halkee lagahelaa dawadan