Madoonaysaa xanuunka kuhaayo inaad ogaatid dhagayso ruqyada isha /sh caydaruus

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Ruqyah isha xasadka dhagayso niyadane gali insha allah waad ogaani xanuunkaaga

Komentáře • 1K

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus  Před 4 lety +305

    Qofka ubaahan quraan saarka online ka ah iska diwaan gali qolka
    chat.whatsapp.com/E3zmT8SOOEtDGBUdurVZ1r

    • @maryanabdi6933
      @maryanabdi6933 Před 4 lety +30

      Side

    • @Cocoady134
      @Cocoady134 Před 4 lety +18

      Oo side quran online lisaga saara?

    • @halimamusaali6851
      @halimamusaali6851 Před 4 lety +11

      Wcs ustaad kher badan Allaah haku siiyo aniga maba awoodo dhageysiga xanuun baa meel walba iiga imaada😭

    • @shukrisharaf9160
      @shukrisharaf9160 Před 4 lety +3

      Sh.adiko fasax ah madhakesan karta ne?

    • @samianur4839
      @samianur4839 Před 4 lety +4

      Lakin sheikh so dhigaa Ruqyah da caruurta

  • @amaalmohamed6808
    @amaalmohamed6808 Před 3 lety +123

    ilaahow qof kasta oo muslim ah dhibka ka dulqaad walalow wixii aad ka heshaan oo indhaha soo jidanaayo dheha masha allaah

    • @achrafamiir739
      @achrafamiir739 Před 3 lety +2

      Amiin abaayo qeyr illahey Haku siiyo

    • @munokeyf9538
      @munokeyf9538 Před 2 lety +1

      Aniga waxan qaba oyin hadan wax yar la idhoho xita wax an macno lehen man aqan waxas yarabi iga wad🙏🙏🥰🥰🥰

    • @kunkaroon8399
      @kunkaroon8399 Před 2 lety +1

      @@munokeyf9538 illahay haku cafiyo mcney

    • @asmaibrahim9100
      @asmaibrahim9100 Před rokem +1

      Amiin ya rabbiii❤

    • @AliyahAbdi1561
      @AliyahAbdi1561 Před 7 měsíci

      Amiin yarabi

  • @beftubule1031
    @beftubule1031 Před 3 lety +56

    I feel somthing painfuly in my body Thank you very much for your time and for energy . Alah ha ku barakeyow .
    Ilahayow qurcankaaga daawa nagadhig
    Thank you yaa Allah ❤💞

  • @SabarinRashiid-xd2dc
    @SabarinRashiid-xd2dc Před rokem +31

    Alllaha icaafiyo isoduceeyo walalayaal 40qufoood walaqbalaa ducadoooda😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @anisabashir9337
    @anisabashir9337 Před 4 lety +22

    Maa shaa Allah... Aad baad umahadsantahy Sh. Cayadrus...Jazaaka Allah In badan...

  • @fadumoshire9182
    @fadumoshire9182 Před rokem +38

    ruqyadaan aadbay i anfacday noloshayda way badashay wllhi illahy baa mahadaas leh quraan badan lacag wa ku bixiyey lkn tan si bilaasha ban ku helay wana ku liibanayn waxaanan rajaynayaa sheekh caydruus in aan u baal gudo 🙏 hadaanan dhiman insha allah

    • @sahrasahra5373
      @sahrasahra5373 Před 6 dny

      Sidaa igucaafimada masharixkartaa abaayo Malin walba maladhagsanayaa

  • @xamda4947
    @xamda4947 Před 2 lety +19

    Sheq Allah ha ku ilaaliyo Adun IYO Akharo Amiin ya Allah wax kasto o manta Ad u bahantahay o kher ah Allah ha ku siiyo Anagana Allah ha no Aqbalo Aamin ya Allah

  • @zakariahassan7659
    @zakariahassan7659 Před 3 lety +11

    Masha allaah A/sc sheikh caydaruus illaahay ha ku dhooro 2bada daarood idim alle
    اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا

  • @ayadruselmi5830
    @ayadruselmi5830 Před 4 lety +39

    Ilaahay jidhkaaga cadaabka ha ka ilaaliyo Sheekh caydaruus

  • @Ina.mataan
    @Ina.mataan Před 3 lety +33

    Ajar iyo xasanaad fara badan allaha ku siiyo

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 Před 3 lety +22

    kistoo waan ku roonaadey alow ajar badan ku SII aduun iyo aakhiro sheekh ceydaruus jasaakumulaahu kheyr

  • @user-qh9by6cj7r
    @user-qh9by6cj7r Před 6 měsíci +4

    Aamin Aamin Aamin yaa rabi no.aqbal ducada shiikha Allaha xiftiyo

  • @nalkanuuriyaofficial4198
    @nalkanuuriyaofficial4198 Před 4 lety +14

    mash alh sheekh ale haku barakeyee waan oyaaay jidhko dhanbaa igaracay matag baa iqabtay naska bidixba ixanuunay lugaha ixanuuna jidhka meel an ixanuunin ma jirto ale janda haka warabiye
    sheekh markan iska jogo een isdhaaho gurso qofka amrkan sida u hir istaago matag baan kuwaasha taas iga soo ducee ma sababta isheeg

    • @hassanomar294
      @hassanomar294 Před 4 lety

      Wll adi qur aanka isku akhri oo kadaalin salaadana ilaa iyo waysada

  • @deeqocali3641
    @deeqocali3641 Před 2 lety +31

    Every time I hear This video IT makes me feel in Janna inshallah I will be there with all prophets inshallah and. All Muslims will be There Too inshallah Ameen Yaa Rabbi.(aaaammeeeenn)

  • @sahrayuusuf3907
    @sahrayuusuf3907 Před rokem +6

    Sheikh rabi raali haka noqdo.. aduun iyo akhirba

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 Před 4 lety +24

    Jazaakalaahu Kheyru Jazaa, Sheikhuna Caydaruus. Baarakalaahu Fiika. Adiga iyo Qoyskaaga ILaahey ha Idin Xifdiyo.

  • @kaafilyrics4841
    @kaafilyrics4841 Před 4 lety +23

    Masha llh sheq manta ayaa igu hireyso warbarashada ayaa cules iga saran xanaqa ayaa iga badan mar masha llha hala aan dhagestay farxad ayaan daremay iyo furfunan allh haku naxaristo sida aad dadka ugu naxarisatay sheq

  • @umumohamed8262
    @umumohamed8262 Před 2 lety +9

    Maasha allaah tabaaraka laah xafiidulaah ya sheikh caydaruu

  • @hoodoaxmed3888
    @hoodoaxmed3888 Před 3 lety +21

    Allah cilmiga hakuu siyaadiyo sheekhaw mashaa allah⁶.

  • @zaytum
    @zaytum Před 4 lety +18

    Mansha. Aah sheekhow alaaha kaa siiyo xasanaaad🥰

  • @mohahassan6103
    @mohahassan6103 Před rokem +2

    Jazakalllahu qheyran barakallahu fiikon Thanks God thank you so much sheikh

  • @roodoqurux6288
    @roodoqurux6288 Před 4 lety +23

    Sheeq allaah qayr ha kusiiyo aamiin

    • @FirtGirl-iv6he
      @FirtGirl-iv6he Před rokem

      Sheekh waxan dareemayay cabsi cabsi
      Qalbiga ka dareemayay
      Mahadsanid sheek jazaakalaah khayr

  • @sahrakeyse2993
    @sahrakeyse2993 Před 2 lety +11

    Mashalah allaahu baarek ya sheekhanaa 🤲❤

  • @maxamuudmataan9209
    @maxamuudmataan9209 Před 2 lety +6

    Maashaa allaah tabaarakallaah fasax calaalisaanak allaaa yadawil cumrak aamiin aamiin Yaa Rabi

  • @khadrahaji6279
    @khadrahaji6279 Před 2 lety +8

    Sheekh caydarus allh janad hakadhigo ish xasad ka jidh ka badash e hadan soo noqo noqota dawadeed allh haku barakeeyo
    ..

  • @anisaabdalla1678
    @anisaabdalla1678 Před 3 lety +32

    Asc my brother thank you so very much and May ALLAH bless 🙏 you and your family Ameen yaa ALLAH 🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ inshaa Allah 🙏💖💖💖❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @farxiyamaxamed9837
      @farxiyamaxamed9837 Před 3 lety +2

      Anisa ab

    • @khadijaabdi4045
      @khadijaabdi4045 Před 2 lety

      Asc my.brother thanks 😊you so very much and sorry may ALLAH. 🙌bless. You your famliy 👨‍👩‍👦‍👦❤love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖💖💖 inshaa Allahs homes 🏡 with and Our families 👪❤♥💙💕💔👪❤♥💙💕💔👪❤♥💙💕💔👪❤♥💙

    • @deqaahmed2022
      @deqaahmed2022 Před 2 lety

      .m

    • @deqaahmed2022
      @deqaahmed2022 Před 2 lety

      .....sssb..m

  • @aminaabdullahi2719
    @aminaabdullahi2719 Před 4 lety +11

    Masha allaah shekh caydaruus allaah haku xiftiyo danbigaaga allaah hadhaafo

  • @haredhomohammed4716
    @haredhomohammed4716 Před 4 lety +27

    Sheekh caydurus illahay dartiis ayan kujecelahay allaha kuxifdiyo

  • @MaxamedEto
    @MaxamedEto Před měsícem +1

    Sheikh janatul firdowda alalha haku geeyo ilahay idinkis

  • @maniiraapdiasiis8235
    @maniiraapdiasiis8235 Před 4 lety +11

    /sh cayduruus alle haku ajarka quraanka aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @cibrochannel777
    @cibrochannel777 Před 4 lety +13

    jazakllah kheyr sheikhana allah hakaa abal mariyo

  • @NuuraMohamed-vv3fw
    @NuuraMohamed-vv3fw Před 2 měsíci +1

    Shiiq ilahay ha ku daayo insha allaha caafimad kuwar ❤ aamiin

  • @deeqocali3641
    @deeqocali3641 Před 2 lety +20

    May allah bless you in duniya and akhira(Aamiin) Yaa rabbi♥️♥️

    • @user-tv3yk4jv6z
      @user-tv3yk4jv6z Před 9 měsíci

      R8te8ts7ydtff8qmf8

    • @user-tv3yk4jv6z
      @user-tv3yk4jv6z Před 9 měsíci

      T8😅tgnmh8whdgnwuBHG😅😮❤❤❤HUGIYBFBUGCIUGOHHIHGH❤😮😮GUGUIEYUG8EGMNCBGEU😮😅NIJHDIGFFUYGVUYUDYG8😊GIDUFUDY😊GDUYTGHF6G8MNHSU76IUDHIFJCJIH😂🎉HHFU8YDUYEGOYRYYY😊UDYY❤YUYYUYHY7Y❤❤HUYXGU❤❤GUCTTFOHD😮😮😢😢😅😅😊😊YJNGUBH78GJHAGFYST7TUYGHGHHDOH❤G8GVFI😢😂GHGXXHHCH😮HHCEGH😅FHIDHFG😊HDVDIE8

    • @DahaboAhmed-bo8rs
      @DahaboAhmed-bo8rs Před 6 měsíci +1

      😂😅

  • @hzhury1666
    @hzhury1666 Před 4 lety +6

    Sheikh jazaka lah ilahay qer badan haku siyo insha allh

  • @fathimohamed5712
    @fathimohamed5712 Před 4 lety +14

    Isooo duceeya in Allah iina naxariisto walwalkana iga qaado yaaa Rabi Adaa Awoodleh

  • @MaxamuudIbrahim-h9s
    @MaxamuudIbrahim-h9s Před 13 dny +1

    M.a sheeq Alle qeyr haka siisiyo umda waxa u qabte Alle wax kaweyn Alle hagu badalo

  • @HindaCabdi-ib7hh
    @HindaCabdi-ib7hh Před rokem +1

    Sheekh waxa xanuunsan gabar walashey ah mudo Dhan saxe Saàno

  • @wazirmahammadkhalifa5624

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا شيخ الفديل شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا شكرا لك والله جزاك الله خير الجزاء مقطع فيديو فاعيد زيادة أن أخرج الجين 30 من ناس

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 Před 4 lety +17

    Jazakumullah Khayr sheekh wlhi culays ba iga degay iyo cagahi i garirayay iyo baqdinti Mansha Allah Ilahay ba mahad leh.

    • @aaminasaacid6031
      @aaminasaacid6031 Před 4 lety +1

      Masha allah

    • @nastexobeauty9242
      @nastexobeauty9242 Před 3 lety +1

      Abayo anigaa xitaaa lugahaa aya ijarayan

    • @nimcoabdisalam5925
      @nimcoabdisalam5925 Před 3 lety

      Nhftýý7t7t7t7755y5y5y5y5y565757565666566556555656565655665656664646456655ýyrryyrr6t6yttr66r6rr6r6r64364646t66r5r6r6r6r6r6r6r66t6r666r6r6r6r6r6r6r6r6r66r6r6664yr6r6r636636364r64y6y4y5ýyryu4u4u50

  • @nimcoxaashi4281
    @nimcoxaashi4281 Před 10 měsíci +1

    M.a sheekh Alleh ha ku barakeeyo cilmigaa uu Alleh kusiyey eed wllalahaga uga faaidaynayso

  • @bureeqaqani5545
    @bureeqaqani5545 Před 4 měsíci +1

    Mansha allaah illaahay cimriga haku dheereiyo shekhee caydaruus ❤❤❤❤❤

  • @yusufhussein4610
    @yusufhussein4610 Před 4 lety +25

    اللهم صل وسلم على سىدنا محمد صلى الله علىه وسلم واشف امراضنا

  • @mohaaabdi4684
    @mohaaabdi4684 Před 2 lety +3

    Masha Allah mizaanka aakhiro allha kusaaro sheekh Jazza kallah

  • @MowliidCabdiwaligeelle
    @MowliidCabdiwaligeelle Před 7 dny +1

    Ilaahey Hana gu caaafimàadiyo amiin

  • @bahjaabdinor9343
    @bahjaabdinor9343 Před 4 lety +9

    Markaan dhagesto ayadaha xasadka markii la aqrinaayo madaxa in dube liga garacayo Moda
    Allahow cafimaad nasii anaga iyo inta xanuunsan

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 Před 4 lety +9

    Allah ha ka ajar siiyo sheeq caydaruus

  • @cimaarelmi6598
    @cimaarelmi6598 Před 3 lety +16

    asc sheekh ilaah qeer badan hakusiiyo aduun iyo aaqiro. yaa rabbi

  • @deqoruunhassan9302
    @deqoruunhassan9302 Před 6 měsíci +2

    My daughter has evil eye 🪬one her chest I brought her every person who could help me but no use 😢 may Allah (SWT) save my daughter 😢😭

  • @moussaomarali6791
    @moussaomarali6791 Před 2 lety +6

    Jasakalu kheir cheikh. Allaha janada kaga abal mariyo.

  • @deeqoabdulqaadir1691
    @deeqoabdulqaadir1691 Před 4 lety +21

    asc sheeq aayada aayada wa bimaa razaqnahum yunfiquwn waye ma ahan yunsiqun baarka Allah fii cumrik

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 Před 3 lety +4

    mashalllh alaha ku xafido hooyo caydaruus waxaan ka qaaday fudayd alxamdulilaah

    • @hamdamohamed113
      @hamdamohamed113 Před 3 lety

      Mansha alah tabarakalah aleh hauku barakeyo

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve Před měsícem

      Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl scwsscwscw scwscw🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saidaomar7486
    @saidaomar7486 Před 11 měsíci +1

    Maasha allah waa ruqiya power leh sheekh jzkkheyr inoo soo badi insha allaah

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 2 lety +3

    Jisakalahu qeeran sheikh quna alah ha kubarakeyo

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve Před měsícem

      Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 💯💯💯💯💯💯💯💯💯 scwsscwscw way 🎉🎉🎉

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve Před měsícem

      Xakimocali 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw z🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 💯💯💯💯💯💯💯🎉🎉🙏🙏🎉🙏🎉🎉🙏🙏🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 HooooYo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve Před měsícem

      Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 💯💯💯💯🎉💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @safiyomaxmuud8999
    @safiyomaxmuud8999 Před 3 lety +5

    Maansha allaah allaha ku xafido sheekh caydaruus

  • @zaamiyasimancigale4118
    @zaamiyasimancigale4118 Před 4 lety +14

    Manshaa alah xafidu laah shikh caydarus

  • @sahrayusuf6278
    @sahrayusuf6278 Před rokem +5

    Masha Allah Allah kubarakayo adun iyo aqiraba

  • @adrechcade465
    @adrechcade465 Před 2 lety +3

    Sobathii sheikh qer allah kusiye❤️❤️❤️

  • @fanusnuur6854
    @fanusnuur6854 Před 3 lety +27

    Sixr il jin ayaa idaashadey Larkin manta aad ayaan fiicanahay culimada dhamaantood allah dhoowro

  • @hamdihassan1703
    @hamdihassan1703 Před 3 lety +3

    Manshall thanks sheikh for everything my allah bless u n protect to u

  • @manishamaxamud9475
    @manishamaxamud9475 Před 3 lety +21

    😭 waxn jira 19 run ahtii wax barsha santkan ay ugu dan by say wan si wadi wayay madx wareer xata 3 mar dhaqrt kal duwan ay lageyay waxb is kam badlo
    Wan isk oyaaa wax sameyo ma aqn isooo duceya wall😭🙏

    • @shamsocali8359
      @shamsocali8359 Před 3 lety +2

      Allaha kaa caafiyo wareerka ana kula qabo cafimaad allah ayaa haayo

    • @maryamawaale7789
      @maryamawaale7789 Před 2 lety

      Allah ku cafiyo apayo.stay strong

    • @munadomar2846
      @munadomar2846 Před 2 lety

      Alle Sheekh a ayat kiis hanigu daweyo

    • @munadomar2846
      @munadomar2846 Před 2 lety

      Isgana haxiftiyo

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 Před 2 lety

      Abyo anaa kula midah 20jira ahy sanadkan ardayda jmcda ka qalin jibineysa ahy adaa uxanuunsaday alxm wixii ale keeny waa xirty waaawoodi waye waa iska oyaa wlh drwlbo tgo gas loo iga shegaa

  • @omarmohamedhussein7367
    @omarmohamedhussein7367 Před 2 lety +3

    Masha allah sheikh may Allah bless u

  • @Rahma-jp6kh
    @Rahma-jp6kh Před rokem +3

    Machaallah
    Sheikh jazak'Allahu kheir

  • @nimcoali305
    @nimcoali305 Před 3 lety +12

    Insha allah wll aamiin aamiin aamiin aay rabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hzhury1666
    @hzhury1666 Před 3 lety +15

    Sheikh ilahay janada haku geyo amiin

  • @MaxamuudIbrahim-h9s
    @MaxamuudIbrahim-h9s Před 13 dny +1

    M.a qeyr Alle haka siiyo sheeqa

  • @shahrazadhuseein6693
    @shahrazadhuseein6693 Před rokem +17

    Sheikh kheyr allha kusiyoo mar walba wan ku duceeeya anigoo sadex sano iyo kabadan xanuunsan oo
    ilmuhu iga dilmaan marwalbana ninkayga furin ka codsada noloshu dhan ciriiri igu tahay oo sadaxbari sexaan ayaan ilahay kasokow kugu cafimaday

  • @nafisaosman5575
    @nafisaosman5575 Před 4 lety +9

    Maasha allaah shiiq allaha kubarakeyo

  • @cabdinaasir3497
    @cabdinaasir3497 Před 3 lety +1

    Mansha allllh shiiq ceydaruus ale haku xafido wll ina ayaa umaleynaynaa inla lasirxay ama la falay wuu xanuunsanayaa markaa halkee lagaa helaa se ramadanta kabacdi

  • @iqrohussien5242
    @iqrohussien5242 Před 2 lety +3

    جزاك الله خير شيخ عيدروس 🤲

  • @abdikaicjama4855
    @abdikaicjama4855 Před 2 lety +20

    Masha Allah i hop Allah bless all of your good des ya alllah thanks you for your a wonderful videos thanks for you engey and time to make this video you really make me fell i can read the whole quran i am almost done i need to read surah barqah :D bye have a wonder full day inshallah i well alwyas supproto you jazakllah and one thing can you make more videos please its make lots stuff easier and take care ameen i hope you go janaana inshallah ameen :)

  • @fardowsoizak3136
    @fardowsoizak3136 Před 3 lety +12

    Alaha qeer badan alaha kusiiyo

  • @Unknownuser-nm8bx
    @Unknownuser-nm8bx Před 3 lety +12

    mashaa Allah may allah bless u duniya and akhira

  • @maryanadowgure644
    @maryanadowgure644 Před 4 lety +5

    Masha Allah Allah codkaga ha barakeyo Amin Amin Amin Amin

  • @rihaneygamesshooting1634
    @rihaneygamesshooting1634 Před 3 lety +3

    Walahi o billahi oo talahi ilahi baan kudartee waalalkeyga bahashan wau kuhurdaa mahadsanid maxaba

  • @sayuunabdala4781
    @sayuunabdala4781 Před 4 lety +9

    جزاك الله خيرا شيخ

  • @asadjaamac
    @asadjaamac Před rokem +1

    bismilah anigu imika ayan arkay ruqiyadan mansha allah sheekh alle hakudhowro wan daremay kuul iyo saas jidhkoodhana xanun ad ayan udareemay

  • @awil5645
    @awil5645 Před 4 lety +13

    Maanshaa.Alle shiikh khayr aduun iyo mid aakhiro ilaahay hakusiiyo aniga.iyo intii.aamin tidhaahdaba hana.caafiyo inshaa.alaah thanks
    Shiikh wakhtigaa aad.ku.bixinaysid.ajar.iyo.xasanaad.alle.ha.ku.siiyo.inshaa.alaah

    • @aishafat6702
      @aishafat6702 Před 3 lety

      Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin ya Rabiiii..🤲🤲🤲🤲🤲

    • @kamaaziosman3838
      @kamaaziosman3838 Před 3 lety

      Amiin yarabi

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve Před měsícem

      Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 💯💯💯💯💯💯💯🎉💯🎉🎉🙏🎉🎉🙏🎉🙏🙏🎉🙏 scwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimcomaxamed3346
    @nimcomaxamed3346 Před 3 lety +3

    sheekhow xagaa lagaa helayaa alle hku barakeeyo

  • @aaminakhaliif2872
    @aaminakhaliif2872 Před 2 lety +10

    Masha. Alah

  • @najmahassan3726
    @najmahassan3726 Před 3 lety +1

    Masha allah jazakalah sheikh illahay kheyr haku siiyo

  • @khalidheybe7358
    @khalidheybe7358 Před 3 lety +3

    Maaan sha allah sheeekh alle ha barakeeyo sheeekh

  • @waneywaney9101
    @waneywaney9101 Před 2 lety +8

    M.a baraka lah

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve Před měsícem

      Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 💯💯🎉💯💯💯💯💯💯💯 wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve Před měsícem

      Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 😢❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @samiradahir664
    @samiradahir664 Před 2 lety +4

    Shiqow wanku bahanhy halke lakala so xarira ale ha ku barakeyo

  • @mursalbashir5694
    @mursalbashir5694 Před 4 lety +4

    Mwehq qllh sheikha wan ka faiday qayr allaha kudiyo

  • @khadrocabdinaasirkhadrocab4787

    Asc sh cayduurs allh hakubarakeeyo show and ayaan isha ULA gubanaa wadnaaha layga qabtaaye

  • @tuumatalaso957
    @tuumatalaso957 Před 4 lety +25

    Masha’Allah May Allah bless you

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před 2 lety +4

    Aaaaaamiin aaaaamiin

  • @kiinqueen8898
    @kiinqueen8898 Před 4 lety +3

    Shekh koow waan hamansaday cajisa iqabtay kadibna madax ixanunay anona oyayn ilin baa iga sodadatay jasaklah sheekh

  • @fathyabileh2616
    @fathyabileh2616 Před 4 lety +13

    Jazakallahu khair cheick

  • @cumarsheekhcali2817
    @cumarsheekhcali2817 Před 3 lety +4

    Caafimaad alana nagusiiyo aamiin

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 Před 3 lety +13

    Maash ahAll. Aamiin. Insha laah. Aamiin.

  • @raxmamuuse1162
    @raxmamuuse1162 Před 2 lety +1

    Waan xanusanya cawan bilabay aloow igu daway jisaklaah khayr sheekh

  • @headsports1842
    @headsports1842 Před 4 lety +9

    Allaah ha kaa abaal mariyo wll

  • @ayannoor3422
    @ayannoor3422 Před 4 lety +3

    Sheikh jazakallah qeyr janatul firdows Alle ha ku geyo Alle ha ku barakeyo.

    • @sawdociise2490
      @sawdociise2490 Před 4 lety

      Awalan asc shiiqow waxan u bahanahy mel dadka lugu quransaro isheg wan xanunsanahy mudo dher

    • @hlamahh1961
      @hlamahh1961 Před 4 lety

      asc masha allaah

  • @abdullahiissack5426
    @abdullahiissack5426 Před 4 lety +8

    Asc sheikh kher allah haku siyo horta ruqyah ayan ku cusubahy Kadib waxan rabey sheikh salidi timaha dhata uficnet iyo xabatul baraka

    • @djjdj2936
      @djjdj2936 Před 4 lety

      Masha alaah alaha ku xafido sheeqoow

  • @ilhansahal
    @ilhansahal Před 4 měsíci +2

    My mom loves it❤❤❤

  • @cabdilaahicumarismail6158

    Jasaaka laahu.khayr illaahay.
    Denbigaagaha dhaafo oo janatul_fardowsa ha kaa waraabiyo
    Insha allaahu

  • @ilhaanahmedupdy355
    @ilhaanahmedupdy355 Před 2 lety +6

    Mansha alllah allayabarak

  • @najmanalka3761
    @najmanalka3761 Před 4 lety +8

    Mnzha allha allha ha kuxifdiyo

  • @mahamedbachiir35mahamedbac81

    Masha allah allaha kubarakeyo