Apps u muhiim ah Bahda Caafimaadka 🚑

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 09. 2020
  • Casrigaani ku noolnahay wax walba oo jiro apps ayaa loo sameyay taasne waxaa u sabab ah horumarka ay tachnelogyda ku talaabsatey, midaasne waa ku dhabiqmee hada kamid tahay majaalka caafimaad waxa jiro apps ku ziyaadinayo xirfadaada dhanka caafimadka, muqalkani waxa kuso qadanaysna appska ugu wanaagsan oo loo sameyay bahda caafimadka , ahaaw dhaqtar ama kaaliye ama arday kuliyada caafimadka ama qof daneenayo cilmiga caafimadka way ku anfaci doonaa muqaalkaani.
    --------------------------------------
    Thanks for watching
    Please Subscribe to Our Channel
    Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya "Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.
    Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada
    🔗igala soco facebook
    / salmaan.maadow
    🔗 igala soco instagram
    / salmaan.maadow
    🔗si aad ula socota naqshadahaan sameeyay
    www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow

Komentáře • 91

  • @theonedirir
    @theonedirir Před 3 lety +13

    ( سبحانك اللهم وبحمدك أشهد أن لا إله إلا أنت أستغفرك وأتوب إليك )

  • @MohamedHassan-se5ne
    @MohamedHassan-se5ne Před 3 lety +1

    Jazakallah kheyr Ustad👍

  • @dr.sayidali210
    @dr.sayidali210 Před 3 lety +3

    Mahadsanid walal جزاك الله خيرًا

  • @faaymohamed5174
    @faaymohamed5174 Před 3 lety +1

    Mahadsanid ustadii wax badan ayuu naga anfacayaa mowduucan..🙏🙏

  • @drmohamedabdi4741
    @drmohamedabdi4741 Před 3 lety +16

    iam a medical student thanks allah blessed you sir 👏

  • @ahmedadam9214
    @ahmedadam9214 Před 3 lety +1

    Thanks teacher. Jzakallahu khyran

  • @JilleyAliIbrahim-vb9cd
    @JilleyAliIbrahim-vb9cd Před 10 měsíci

    Thanks our great teacher ❤❤❤

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Před 3 lety +25

    Apps waxa jiro muhiim u ah bahda casfimadka oo coursoyin iyo quiz iswato uu helayo qofka isticmalyo, magca Apps waa 《#lecteriomedica》, iyo Apps lagu magacaabo Tubestudy oo coursoyin free uu ka helayo qofkii ubashan.
    Thanks Alot, usaatd salmaan maadow

  • @HD11meadia
    @HD11meadia Před 2 lety +1

    Thanks my teacher 🙏👍

  • @maymuunxirsi3626
    @maymuunxirsi3626 Před 3 lety +3

    Thanks dr Allaha kaa abaal mariyo

  • @walkawissly1098
    @walkawissly1098 Před 3 lety +1

    Mahadsanid macaline salmaan maadow👏🔥💪🎉

  • @goolisyare7072
    @goolisyare7072 Před 2 lety +1

    Masha alah dr salman wad ku mahsnthy waxana rajeena in an wax badan ka faaidi doono insha alah

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 Před 3 lety +1

    Mahadsinid ustaad ❤️

  • @yungbille
    @yungbille Před 3 lety +1

    Masha allah ustad

  • @drmucaad2989
    @drmucaad2989 Před 2 lety +1

    Wa ka faideysty thnks hdaa kusoo biiray thnks sxb

  • @axmedilkacaseofficialinter975

    Maansha alaah my teacher

  • @mariamohamuudahmed8646
    @mariamohamuudahmed8646 Před 2 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @maxamedaxmedsuufi6144
    @maxamedaxmedsuufi6144 Před 3 lety +1

    Ustad ino soo badi kuwaan okale

  • @abdirahmanxidigle6755
    @abdirahmanxidigle6755 Před 3 lety +1

    Keepgoing

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 Před 3 lety

    Mahadsanid ustad runta ani ahan adbn ugu farxay barnamijkan madama an ka mid ahay bahda cafimadka

  • @Abdifatahmo
    @Abdifatahmo Před rokem

    Thanks Bro JazakallaH

  • @fardowso6808
    @fardowso6808 Před 3 lety +1

    mahadsanid ustad

  • @sacdiyageele4881
    @sacdiyageele4881 Před 3 lety +1

    Thanks ustaad

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts Před 8 měsíci

    Mahadsanid wll

  • @Trusfrated02
    @Trusfrated02 Před rokem

    Shukran ustaad

  • @zukaymainaabdiqadirziciid7097

    Thnk you teacher i am student Nursing✅️

  • @caaqilacademy1497
    @caaqilacademy1497 Před 3 lety +1

    ماشاء الله شكرا

  • @xasanmoallim
    @xasanmoallim Před 3 lety +2

    Masha Allah ustaad aad baad umahadsantahay (جزاك الله خيرا يا أستاذي الكريم وأرجو لك خيرا)
    Macalin applications loo isticmaalo physics sodiyaari adoo mahadsan
    Iyo Sida wax loogabaaro internet ardaywabo wey anfaci adne ajar weyn beykunoqon

  • @jasminafarah1168
    @jasminafarah1168 Před 3 lety +1

    Mahadsanid

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Před 3 lety

    Thanks alot ustaadi

  • @caaqilacademy1497
    @caaqilacademy1497 Před 3 lety +3

    Medscape waa appka ugu fiican ❤

  • @zakariamohamed4858
    @zakariamohamed4858 Před 3 lety

    Keep going bro

  • @abdallaabdalla2507
    @abdallaabdalla2507 Před 3 lety +1

    Thanks 👍 bro

  • @shukrimohamed9261
    @shukrimohamed9261 Před 3 lety +1

    Mash allah

  • @muhammadsalah8197
    @muhammadsalah8197 Před 3 lety

    Mansha Allah Walal salmaan Maadow Barnaamijyo qiimo Baddan baad Nala wadaagtay inay na anfici doonan ban Rajaynayaa

  • @Haghar2001-yd3hc
    @Haghar2001-yd3hc Před 11 měsíci

    Thanks walaal

  • @ahmedrezw691
    @ahmedrezw691 Před rokem

    اولا شكرا لك wll salmaan

  • @najaaxbaashe4247
    @najaaxbaashe4247 Před 3 lety

    Shugran ustaad

  • @Muna2187
    @Muna2187 Před 3 lety

    Thnks ustaad

  • @calicabdiqadircali4992

    M.shalh horay

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 Před 2 lety

    Thanks

  • @abdirahmaanturanazayir6054

    Thnaks salmaan

  • @becomanyko4591
    @becomanyko4591 Před 3 lety

    mhdsnnd ustadi

  • @mahadmohamedahmed3335
    @mahadmohamedahmed3335 Před 3 lety +2

    Apps linkiyadoodo ayaan u baahnaay ustaad mahadsanid mar waliba

  • @Enjoy-tom
    @Enjoy-tom Před 3 lety +3

    salmaan maadow waxaan kaa codsanayaah inaad noosoo gudbisoh app wax barashada

  • @apperam9303
    @apperam9303 Před rokem

    ASC macalin ugu horeyn waan kusaalamey Ustaad
    Salaan kadib waxaan rabey appka
    medscape mabba iisoo tegaayo sababtoo ah wuxuu idhahaayaa waddanka aad joogto kuma isticmaali kartid camal ama kuma soo tegsan kartid 😪😪😪

  • @nisteehabintuibraahim2719

    Mahdsnid ustd
    Waxbadn ayan ka faaidy muqalkan waayo waxan raadinayay apple dictionary medical
    Waxan ahy arday mardhow bilaabay barashada caafimadka mahdsnid
    Jazaaka llah kher

  • @somalimaxamed
    @somalimaxamed Před 2 lety +2

    Complete anatomy 2022 free ma ahan lacag waaye sxb yaal

  • @muniirdaarood9218
    @muniirdaarood9218 Před 3 lety +2

    ustaad waxaad noosaa diyaarisaa sida hand writing video logu sameeyo

  • @siciidmostafesiciidmoha5740

    Tankis tankis waan ubaahanaa ba saaxiib

  • @salahudinmohamedmoallim4379

    M.a Ustd waxaan kalo kaa codsaneynaa inaad noo soo diyaariso apps kaloo muhiim u ah dhinaca iyo IT I.a waan kaa sugeynaa Mhdsanid.

  • @sacdiyageele4881
    @sacdiyageele4881 Před 3 lety +3

    Ustaadow noosameey koorso computer ka lagu barto adoo mahadsan sharaxaadaada aadba loofahmayaa Masha Allah

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před 3 lety +1

      Waa mahadsantahay walal ,waa sameyay walal websitka afoogy ayaa ka dhigan karta linkiya hoose fiiri
      afoogy.com/course-cat/office-applications/

  • @XOGDHUUX
    @XOGDHUUX Před 3 lety +1

    Macalin kasoo hadal dhanka xisaabta

  • @sacidmohamed6188
    @sacidmohamed6188 Před 3 lety

    Mucalim noo soo gudbi barmamijyada ugu fiican mobilka lagu edit ga1reeyo

  • @siciidmostafesiciidmoha5740

    Masha allh masha allah wow waad kuta kha susta fariid kaasaa laidha haadaa masha allah

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 Před 2 lety

    Ad ba u mhd sn thy ustad

  • @yahyearahmanor5310
    @yahyearahmanor5310 Před 3 lety +1

    With out internet ma shaqayn karaa ustaad markaad soo degsado ka dib

  • @salahmubaraksuni5590
    @salahmubaraksuni5590 Před 3 lety

    aaad baaa u mahad san thy macalin anigu waxaa ku dari lahaa anking app kaaas aaad buu u fii cana yahy ardeyda caaafimaadka appkaaas waxaan kaa cod sanenaaa asoo luqadeena inaaa noo shraxdo pls pls khyr allaha ku iiyo

  • @maryanyasin734
    @maryanyasin734 Před 3 lety

    Wad Mahad snthy maclin jasaka llh
    Qaybta it noso geli

  • @ahmedrezw691
    @ahmedrezw691 Před rokem

    wll waxaan ahay ardey dhigta kuliyadda caafimaadka waxaana kunoola hay yaman markaa waxaan kaa codsan lahaa hadii ayjirto ama aad taqaan ay baraamij ama app ah arabic english iga caawiniyo waxbarshadaas MAHADSANID❤

  • @yusufabdi3855
    @yusufabdi3855 Před 3 lety

    Ustadi Bugatti dowladi maxa ugu soo hdli waysay

  • @abdirahmanxidigle6755
    @abdirahmanxidigle6755 Před 3 lety

    M.a

  • @Abdullahi111
    @Abdullahi111 Před 3 lety +1

    1:44
    3:05

  • @xaange
    @xaange Před 3 lety +3

    Istad microphonekan intee kahelaa

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před 3 lety +2

      walal somalia kama iibsan ee waa lay kaynay.

  • @nimcobare8973
    @nimcobare8973 Před 3 lety +1

    Faaido ma u yahay qof laboratory ah

  • @khalidabdurashid3094
    @khalidabdurashid3094 Před 3 lety +1

    Mudane salmaan Asc
    Mudane adigo Rali ah Microphone-ka sida loo isticmaala iyo halka laga heli karo kasoo hadl oo nala wadaag adoo Rali ah mahadsnid

    • @BayleChannel
      @BayleChannel Před 3 lety +1

      Waxaad Ka helaysaa Amazon ama meesha aad joogti Ka gado

  • @hoodomaxamudcali-sk5pi

    Appka cafimadka noso badi maclin plz

  • @dr.sayidali210
    @dr.sayidali210 Před 3 lety +5

    Aniga waxan ku darayaa:
    DIMS
    MSF medical guidelines

    • @dariusprinceton5302
      @dariusprinceton5302 Před 3 lety

      A tip: you can watch series at flixzone. Me and my gf have been using it for watching all kinds of movies these days.

    • @elishiloh2691
      @elishiloh2691 Před 3 lety

      @Darius Princeton definitely, I've been using flixzone for since november myself =)

    • @bodhibriar7401
      @bodhibriar7401 Před 3 lety

      @Darius Princeton definitely, have been using flixzone for since december myself =)

    • @miloremington4870
      @miloremington4870 Před 3 lety

      @Darius Princeton Yea, I've been using Flixzone for months myself :D

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 Před 3 lety +1

    Waar nio fakltiyda ict ga kzo hdala parzhadooda iyo macluumadkoda

  • @mohamedabdilahi4663
    @mohamedabdilahi4663 Před 2 lety

    WebMD, LLC LABADAA AYA IYAGU NA UGU MUHIIM SAN MHDZNID

  • @deckfarah4016
    @deckfarah4016 Před 3 lety +1

    rajadu marbay rumoowdaa please somali weyn subscribe iisaa waaa iga codsi

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 Před 3 lety

    Mnsha Allah Ustaad mahadsanid Appkan ayaan anna idinla wadaagay oo ku saabsan Caafimaad ilkaha
    play.google.com/store/apps/details?id=com.Treatmento.Dentall

  • @muniirdaarood9218
    @muniirdaarood9218 Před 3 lety +1

    salmaan ustaad noo soo diyaari sida loo sameeyo hand writing sidan oo kale:
    czcams.com/video/eiR49OhYIXE/video.html

  • @rihaanalastqueen2648
    @rihaanalastqueen2648 Před 2 lety

    M.a