Gurigayga Masar iyo Daily rutinekayga.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 04. 2024

Komentáře • 25

  • @khadijoosmanadan5066
    @khadijoosmanadan5066 Před 2 měsíci +2

    Assalamu Caleykum WaraxmatullAhi wabarakaatu Habaryar dhulka waa marmar ha ku kufin ee kabo gasho markaad tirtireysid.

  • @Bbygirl..2
    @Bbygirl..2 Před 2 měsíci +1

    Mansha Allah beautiful family❤️

  • @samiroali542
    @samiroali542 Před měsícem

    Fadumo Xagee kala so Xiriira abayo Samiiro Cali nuur Weeye Masar bn kaa Xog Wareysan lahaa❤

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 Před 2 měsíci +2

    Masha Allah xabiibti hormar wacan xabiibti Abaayo cusub ayaan ahaye hala iso dhaweeyo xabiibti ❤❤❤❤❤❤

  • @umuakram-yp8vn
    @umuakram-yp8vn Před 3 měsíci +3

    Horey u soco my sister waxaana kaasugeena nolosha masar raashinka qudaarta kirada kuli safiican ugu soo hadal abaa inaa usooo guuro ayaan jeclahay mar dhow insha allah ❤

  • @user-ng1ib1du8n
    @user-ng1ib1du8n Před 2 měsíci +2

    Masha allh hore usoco anay say igudawadhaganaayeen iskadhaafay kusoco

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 Před 2 měsíci +1

    masha allah somali family ❤❤

  • @SacdiyoMaxamed-kz8ov
    @SacdiyoMaxamed-kz8ov Před 2 měsíci

    Abayo waxan ku weydinaya waxaan raba ina masar u so guro gurigaga masha Allah waye qimahiisa II Shega Kuwa badano la itu say kama helin

  • @beelamaxamed4203
    @beelamaxamed4203 Před 2 měsíci

    Masha allah

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 Před 2 měsíci

    Abaayo Allah ku caafiyo caafimaad sareecan Allaahuma AAmiin

  • @SafaanaChannel1
    @SafaanaChannel1 Před 2 měsíci

    Mashaa allah horumar wacan

  • @Arwa-r110
    @Arwa-r110 Před 2 měsíci +1

    Xppti video nogaso same nolosheda masar kirada wax kasta❤insha allah wa ku sugayna

  • @user-dj8es4gw3e
    @user-dj8es4gw3e Před 2 měsíci +1

    Masha allah qali waa malinti u horeysay an kuso boqday

  • @sacdiyaismail9487
    @sacdiyaismail9487 Před 2 měsíci

    huno lanbarkaga rabba qahiran uso guurayaye

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před 2 měsíci

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @fardowsahussein9316
    @fardowsahussein9316 Před 2 měsíci +1

    My family❤😊

  • @user-el9og4fu6m
    @user-el9og4fu6m Před 2 měsíci +4

    wllo ka daso coyaalka camerada

  • @naimaali2477
    @naimaali2477 Před 2 měsíci +1

    Sweden miyaad kasoo guurtay wllo

  • @1quuran813
    @1quuran813 Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @fatumoyusuf8720
    @fatumoyusuf8720 Před 2 měsíci +1

    Mandiqa taasic miyaad dagantahay wll tayasiir bean Garway waan daganaan jiray mansha Allah waan jeclahay masar

  • @Neshremy
    @Neshremy Před 2 měsíci

    Asc

  • @sabrinabdikadir9994
    @sabrinabdikadir9994 Před měsícem +1

    Abyo tiktok maxaa kuugu qoran

  • @ismahanabdourahman8526
    @ismahanabdourahman8526 Před 2 měsíci +2

    Wllo masar xaafade ka dagantahay