Alaabta gurigayga mesha an kaso gatay iyo dukamada ugu ficaan oo Alaabaha laga gato kaa faidysta.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 04. 2024

Komentáře • 39

  • @AbdiazizcadeAxmed
    @AbdiazizcadeAxmed Před měsícem +1

    Abayo xafad qurux badan oo raqiis ah iisheeg wan soo bixi rabaa

  • @faraxkhano
    @faraxkhano Před 2 měsíci

    Maanshaa allh❤❤❤❤allyu baark awllo

  • @user-ng1ib1du8n
    @user-ng1ib1du8n Před 3 měsíci +1

    Wa istaahishaa abayo wax bdn aan kaafaaiidnay shukran

  • @shorebeatz9092
    @shorebeatz9092 Před 3 měsíci

    wao its amazing and mind blowing

  • @fadumohaji9595
    @fadumohaji9595 Před 3 měsíci +1

    Masha allah Abaayo keep going ❤

  • @fardozabare5876
    @fardozabare5876 Před 3 měsíci +2

    Masha Allah

  • @nooramohammed6312
    @nooramohammed6312 Před 3 měsíci +1

    Mashallah abayo dugsiyada quranka nogasohadal qeer Allaha ku siyo!!!

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 Před 2 měsíci

    masha allah ❤❤❤❤ allow kubarakey

  • @sameeraabbas8710
    @sameeraabbas8710 Před 2 měsíci

    Wow aabayo keep going❤

  • @HaniabdiSiyaad
    @HaniabdiSiyaad Před 3 dny

    Asc abyo xagee kala soxariraa

  • @abdiqaadirahmed144
    @abdiqaadirahmed144 Před 3 měsíci +1

    guuleyso sister ❤

  • @leilaomar5706
    @leilaomar5706 Před 3 měsíci +3

    Masar baan rabay inaa usoo guuro lkn Ilaahay iima qadarin Nairobi baan u socda Ilaahay kheyr ha iiga dhigo

    • @Umumahirofficail
      @Umumahirofficail  Před 3 měsíci +2

      Mar walbaa markad rabtid inad gurtid salaada istiqarada laa tukadaa abaayo Ilhay mesha u qerka kugu jiro haku geeyo.

    • @leilaomar5706
      @leilaomar5706 Před 3 měsíci

      ⁠​⁠@@Umumahirofficailxabiibti waan tukaday Alxamdulilaah Nairobi baan tigidkii u jaranay masar jaceylki iyo xiisahaan u qabay wey idaayeen, lkn insha Allah mar un waan soo booqon

    • @waashekokaleciise7470
      @waashekokaleciise7470 Před 2 měsíci

      Ilahay haku gu xafido Nairobi ayaa fcn masar wax barashada ayey ku liidata sidan maqlay

  • @zakizaka8218
    @zakizaka8218 Před 3 měsíci +2

    Masha,alah abaayo waxa tahay qof ilbax ah ilahay haku xafido suuqa daahyada iyo go,yaasha noso duub abaayo

  • @istaahilmohamed702
    @istaahilmohamed702 Před 3 měsíci

    Mashallah aad ayaad umahadsantahy no Abadi school ka madarasada kuli kasohadal

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 Před 2 měsíci

    Masar way jaban tahay alaabteedu wlahi marka somali lo eego

  • @raaxosiciid-gd1nr
    @raaxosiciid-gd1nr Před 3 měsíci +1

    Masha Allah walal dhawaan Inaan usoo guuro ayaan rabaa hadii Alle qadero Xbbti waxaan rabaa meel aan Kala soo xiiriiro mahadsanid

    • @Umumahirofficail
      @Umumahirofficail  Před 3 měsíci

      Masha alah wll soo dhawow waxa igala xiidha Snapchat hiibocadey.

  • @fahmoxaji6853
    @fahmoxaji6853 Před 3 měsíci +1

    asc abayo miiska tv inte kaso gaday

  • @LulSaid-jk6cw
    @LulSaid-jk6cw Před 3 měsíci +1

    Uqtii waxan ku weydiinaa xaga dugsiyada quraanka iga waran iyo luuqada afka carabiga qaasatan fusxada waxan ahay mucalim quraan shukran

    • @Umumahirofficail
      @Umumahirofficail  Před 3 měsíci

      Masha alah Alahuma barik abaayo maa waxad rabta inad barato mise inad bartid cilmigaga Ilhay haku barakeeyo.

    • @Duceysan367
      @Duceysan367 Před 2 měsíci

      Asalamucalaykum abyo setahay inaad madarazo taxfiid kafurato marabtay

    • @Duceysan367
      @Duceysan367 Před 2 měsíci

      Dadka masar dagan aad ayay melaha taxfiidka iyo diinta ilmaha Lagu baro ad ayay ujeclyihin

    • @LulSaid-jk6cw
      @LulSaid-jk6cw Před 2 měsíci

      Ha abaayo walalkay ayaa maclin ah marka asaga ayan uraway inuu jaamacad ka bartana wuu rawaa bal warbixin ayan kaa raway abaayo ​@@Umumahirofficail

  • @Simonhuss173
    @Simonhuss173 Před 3 měsíci +1

    Mash allah ❤

  • @istaahilmohamed702
    @istaahilmohamed702 Před 2 měsíci

    Abayo dukanka linkage sogali please

  • @asmaindho6130
    @asmaindho6130 Před 3 měsíci

    Abaayo mahadsanid abaayo dukaanka Alaabta kaso iibsatay magacisa qoraal ma igula wadaagi karta

  • @fardozabare5876
    @fardozabare5876 Před 3 měsíci +1

    Abaayo guriga dhan meqa kugu filaan xabibti

    • @Umumahirofficail
      @Umumahirofficail  Před 3 měsíci

      Abaayo waxay ku xiran tahay waxad adiga u bahan tahay iyo inta qofood ad tihin iyo albta ad rabtid. Raqiis iyo qali dhexdhexaad waa yalan intaba.

  • @user-yn8nl4ti1f
    @user-yn8nl4ti1f Před 3 měsíci +2

    Snapkaada no so qor sis

  • @zakizaka8218
    @zakizaka8218 Před 3 měsíci +1

    sida qofka marku cusub yahay dugsiyada ilmaha iyo macalimiinta guryaha imaado kuli war bixin naga siin

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 Před 3 měsíci

    Masha Allah xabiibti hormar wacan xabiibti Abaayo cusub ayaan ahaye hala iso dhaweeyo xabiibti ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli Před 2 měsíci

    Salaam xagee kala soo xiriira plz I need your contacts

    • @Umumahirofficail
      @Umumahirofficail  Před 2 měsíci

      Wcs walalo waxad igala soo xiriirta Snapchat hiibocadey