Somali Family
Somali Family
  • 51
  • 93 826

Video

PIZZA+CIYAAR ayaan kucasumay caruurtayda Xadiiqatul Difli-Masar.
zhlédnutí 629Před 16 hodinami
PIZZA CIYAAR ayaan kucasumay caruurtayda Xadiiqatul Difli-Masar.
ROUTINE MALIN QURUX BADAN WAXAN QABTEY
zhlédnutí 881Před dnem
ROUTINE MALIN QURUX BADAN WAXAN QABTEY
QURUXDA QOYSKA WALSHAY MARYAN ALİ AYAN KADIS UGU TAGAY
zhlédnutí 1,7KPřed dnem
QURUXDA QOYSKA WALSHAY MARYAN ALİ AYAN KADIS UGU TAGAY
Qaxootiga masar malaga dhoofaa maclumad kaarka qaxootiga ah?
zhlédnutí 1,2KPřed 14 dny
Qaxootiga masar malaga dhoofaa maclumad kaarka qaxootiga ah?
Malin ka mida Noloshayda Routin qurux badan
zhlédnutí 1,5KPřed 14 dny
Malin ka mida Noloshayda Routin qurux badan
Habeen Noloshayda ka mida waxan qabtey
zhlédnutí 1,1KPřed 21 dnem
Habeen Noloshayda ka mida waxan qabtey
Jaawabihi su’alihi lay so waydiyey
zhlédnutí 1,2KPřed 21 dnem
Jaawabihi su’alihi lay so waydiyey
Vlog kaalay Ila so wareega Qahira
zhlédnutí 956Před 21 dnem
Vlog kaalay Ila so wareega Qahira
Malin noloshayda ka mid ah waxan qabtey
zhlédnutí 1KPřed 28 dny
Malin noloshayda ka mid ah waxan qabtey
Kaalay suuqa I raaca Ila so gada makeup
zhlédnutí 1,2KPřed měsícem
Kaalay suuqa I raaca Ila so gada makeup
Kalay iiraacaa suuqa Rashinka iyo xawashyada
zhlédnutí 1,7KPřed měsícem
Kalay iiraacaa suuqa Rashinka iyo xawashyada
Ciid Mubarak Eid Routine qurux badan
zhlédnutí 1KPřed měsícem
Ciid Mubarak Eid Routine qurux badan
Xaflad qalin jabin Ban aadey muqaalki igu quruxda badnaa…….
zhlédnutí 788Před měsícem
Xaflad qalin jabin Ban aadey muqaalki igu quruxda badnaa…….
Gabadhayda markuu hadalku kasoodaahay maxaan sameeyey
zhlédnutí 586Před měsícem
Gabadhayda markuu hadalku kasoodaahay maxaan sameeyey
Malin qurux badan Ayey I ahyd
zhlédnutí 1,3KPřed měsícem
Malin qurux badan Ayey I ahyd
kaalay ilasoo arag guri alaabtaal oo mafruush ah oo shidan(Masar)?
zhlédnutí 3,6KPřed měsícem
kaalay ilasoo arag guri alaabtaal oo mafruush ah oo shidan(Masar)?
Malin noloshayda ka mid Ah waxaan Qabtey
zhlédnutí 1,3KPřed měsícem
Malin noloshayda ka mid Ah waxaan Qabtey
Masar khudaarta ma Qaalibaa mise Raqiis ?
zhlédnutí 2,9KPřed měsícem
Masar khudaarta ma Qaalibaa mise Raqiis ?
Dhalasho yar oo aan udhigay gabadhayda Nawaal
zhlédnutí 1,2KPřed měsícem
Dhalasho yar oo aan udhigay gabadhayda Nawaal
Imisaa lagu bartaa Iskuulka diyaaradaha masar
zhlédnutí 1,8KPřed měsícem
Imisaa lagu bartaa Iskuulka diyaaradaha masar
Nawaaltayda oo dooratay taash shidan sanadguuradeeda 4aad.
zhlédnutí 1,2KPřed měsícem
Nawaaltayda oo dooratay taash shidan sanadguuradeeda 4aad.
2 nooc o xadaano ah ba ka jira qaahira
zhlédnutí 1,1KPřed měsícem
2 nooc o xadaano ah ba ka jira qaahira
Waxay Isoo Qoreen Comments Aan la ……..
zhlédnutí 1KPřed měsícem
Waxay Isoo Qoreen Comments Aan la ……..
Wa imisa Kirada Guryaha Alaabta taalo masar?
zhlédnutí 4,4KPřed 2 měsíci
Wa imisa Kirada Guryaha Alaabta taalo masar?
Night Routine habenki waxan aqriyaa comments Layso qorey
zhlédnutí 426Před 2 měsíci
Night Routine habenki waxan aqriyaa comments Layso qorey
Waxan Aday melaha jiifka lagu gado kaalay Ila so arag suuqa
zhlédnutí 1,7KPřed 2 měsíci
Waxan Aday melaha jiifka lagu gado kaalay Ila so arag suuqa
Guri kiro ah ban radiyey kaalay Ila so Arag
zhlédnutí 2,2KPřed 2 měsíci
Guri kiro ah ban radiyey kaalay Ila so Arag
Ma filaynin in ay san wax u sawirayso Gabdhyda
zhlédnutí 909Před 2 měsíci
Ma filaynin in ay san wax u sawirayso Gabdhyda
Xadanada carurta ayan aday preschool
zhlédnutí 2,1KPřed 2 měsíci
Xadanada carurta ayan aday preschool

Komentáře

  • @user-nc1cf6ve1j
    @user-nc1cf6ve1j Před 10 hodinami

    Masha allah queen

  • @anisamohamed348
    @anisamohamed348 Před 10 hodinami

    Ani Somalia kaadawadaa abaayo

  • @mohamedmohamoud7775
    @mohamedmohamoud7775 Před 14 hodinami

    Thank you very much

  • @Cptyopo
    @Cptyopo Před 16 hodinami

    Wllaal kwrn warqad dhalasha ban la tagay balan bay i siyeen, passport somali ma haysto? Lkn wadanka waxan kuso galay passportka wadanka kenya? 👏. Jawab daddag ban kaa suugi wllaal from darwish 😁

  • @xamdimohammed5858
    @xamdimohammed5858 Před 23 hodinami

    Gawafah masar ayan uxiisay 2006 ayaa kaso tagay I love Egypt ❤❤❤❤

  • @FarhialuckyChannel9810

    Abaayo please CZcams ka miyaad igacaawin kartaa sida lacagta loogu xidho hlke kaala soo xidhiidhaa

  • @abdullahimkhalifladane1379

    Horay usoco Abaayo❤

  • @kalsonyusufcali640

    Hanbalyo

  • @razaanabdullahi6906

    Anaa kula mid

  • @dalmar640
    @dalmar640 Před dnem

    Wale horay usoco❤❤❤

  • @SafaanaChannel1
    @SafaanaChannel1 Před dnem

    Mashaa allah wll mcn

  • @MosabAbdulqadi8
    @MosabAbdulqadi8 Před dnem

    Aac abaayo iqaamada masar malagubixikaraa Spain makuaadikaraa plz reply

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před dnem

    Pls gabadha siiya sbuscribe iyo like Soomaaliyey aan is caawino Abaayo dadaal qof adag ba tahay ❤❤

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 Před 2 dny

    Abayo babi dadka way ku imanayan wa hubaal flog iyo rotinba cunta karinta inta kusoi shub lkn hadi laku arkin wa laka dagayaa huun wan ku jeclahay ani wlh quruxey

  • @user-kp3sf8jj1f
    @user-kp3sf8jj1f Před 2 dny

    Xbbti hanaga xanaaqin nala joog abaayo mcn

  • @user-kp3sf8jj1f
    @user-kp3sf8jj1f Před 2 dny

    M.a tabarak Allah xifdullah xbbti ❤😊

  • @yasminmohamud5686
    @yasminmohamud5686 Před 2 dny

    Faduma cadey waa ku salamy adiga & carurtada wax kasta in lagu saro waa astahisha waana guleysaneysa hanaga tagin sharafey allaha idin xafido adiga & ubadkaga

  • @sagalabdullahi5397
    @sagalabdullahi5397 Před 2 dny

    Allh cafiyo asma

  • @NastehoMohamed-j8g
    @NastehoMohamed-j8g Před 2 dny

    Mashaallah habit

  • @MunoXuseen-pq4ki
    @MunoXuseen-pq4ki Před 2 dny

    abayo anaa usoo socdo xabibti horay usoco

  • @user-cq7vj3by2c
    @user-cq7vj3by2c Před 2 dny

    Wll anagu waan kudawanaa 90kaba masar joognaa kumana aragno suuqa yada Ku weydiin lahaynbee

    • @MaryanAbdi-wj7jc
      @MaryanAbdi-wj7jc Před dnem

      Abaayo inaan usoo guuran rabaa please abaayo sey tahay masar

    • @user-cq7vj3by2c
      @user-cq7vj3by2c Před dnem

      ​@@MaryanAbdi-wj7jc inyar joogaa wll wxba kama shegi Karo

  • @AishaSaid-o6c
    @AishaSaid-o6c Před 2 dny

    Ana masar ka dawanaya ❤

  • @KoxdanSiciidYusuf
    @KoxdanSiciidYusuf Před 2 dny

    Snapchatkaaga abaa isoo sheeg ❤

  • @umuahmedofficial6604

    Masha Allah xabiibti ❤❤❤

  • @user-ws9be1eu8c
    @user-ws9be1eu8c Před 2 dny

    Abayo waad gaadhi insha allh inta iyo kabadan ee abayo wxn ku waydiye sida kenya shaqale lama helo miya dharka iyo nadafada ado raliya ❤

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln Před 2 dny

    Ani kenya kaadaawada

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln Před 2 dny

    ❤❤abyo hanaga tagin please qali❤❤somaaliyeey please usaara gabadha

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 Před 2 dny

    Anigu qli waa imi masr lkn waa kadhmaday markiba

    • @MaryanAbdi-wj7jc
      @MaryanAbdi-wj7jc Před dnem

      Abaayo miyay kula xumaatay masar inaan usoo guuran rabaaye abaayo sey tahay masar

    • @rifalalsharif2884
      @rifalalsharif2884 Před dnem

      @@MaryanAbdi-wj7jc wll masar anba waa jogi joray 7 sano kahor masar noloshedu waa raqiis marka Indonesia 🇮🇩 magrnyo nolsheda balsificn uwaryso lmasr dadbadnoo 🇸🇴 maliyedna waydagnyinoo way fcnty

  • @nuurofaarax7940
    @nuurofaarax7940 Před 2 dny

    Xiyilyada Jawigeed nooga soowarn Iyo kaneeco iyo dikhsi maleedhy qaali

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi2696 Před 2 dny

    America ayan kadawada

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi2696 Před 2 dny

    Abayo xagee kala so xira

  • @NaimoAbdullahi-mm9uh

    abayo waxa ii shegta meel aa kala soo xariiro

  • @aminaaweys1524
    @aminaaweys1524 Před 2 dny

    Waa soo socdaa bayo masar❤

  • @user-qr8hu6ic1p
    @user-qr8hu6ic1p Před 2 dny

    Masha Allah abayo macaan horay usoco ❤❤🎉🎉

  • @nuurofaarax7940
    @nuurofaarax7940 Před 2 dny

    Masar makulay baa mise qaa qaboow xbbtii

  • @nuurofaarax7940
    @nuurofaarax7940 Před 2 dny

    Masar maqabaw baa mise waa kulayl

  • @MohamedDiriyeIsa
    @MohamedDiriyeIsa Před 3 dny

    Su,aasha labaad muwaafaqada sidee u codsan karaa anoo Somalia jooga??

  • @MohamedDiriyeIsa
    @MohamedDiriyeIsa Před 3 dny

    Asc wll qofka haysta baasaboorka Somaliga inta Ticket jarto ma imaan karaa visaha garoonka miyaa laga siinayaa mise waa in uu visa codsado isagoo Somalia jooga,jawaab wacan inshaa Allah???

    • @Abdirahman_24
      @Abdirahman_24 Před 2 dny

      May suurtagal maaha waa marka hore kuwo masaari ah kusoo dhameeyaan labo warqadood oo mid tahay soo gelitaanka wadanka

  • @user-cr9rj1lt6o
    @user-cr9rj1lt6o Před 4 dny

    Mansha allh tabaarakalaah wll😊

  • @zakariye11111
    @zakariye11111 Před 4 dny

    Xabiibti xafadaa dagantahy magaceed iso sheeg inaa masar sodago rabaa

  • @hasiinohusain1410
    @hasiinohusain1410 Před 5 dny

    Asc ad ayan ku dawa family qurux badan mash allah waxan raba mel an laso xariro sidan wx yabo qar an karabo dalka masar an ku weydiyo abayo hadey macqul tahay

  • @aadammaxamedmayow1367

    50 dollar qol lagu kireeyo isoo sheeg ani ardey Bacley kuseexanaa ahay

  • @aadammaxamedmayow1367

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kp3sf8jj1f
    @user-kp3sf8jj1f Před 6 dny

    Caafimaad taam ah Allaha siiyo babyga🤲🤲

  • @NastehoMohamed-j8g
    @NastehoMohamed-j8g Před 6 dny

    Mash Allah ❤❤❤❤

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 Před 6 dny

    Wll xadiiqadu malacagbaa mise waa bilsh

  • @kalsonyusufcali640
    @kalsonyusufcali640 Před 6 dny

    Waan daawadaa waana jeclahay

  • @kalsonyusufcali640
    @kalsonyusufcali640 Před 6 dny

    Dhanka waxbarashada dhanka caafimaadka qaxootiga iyo walipa xaafadaha ugu dagan oo raqiisna ah

  • @kalsonyusufcali640
    @kalsonyusufcali640 Před 6 dny

    Abaayo waad mahadsan tahay waana nafa jaahil bixisay aniga waxaan wataa caruur waxbarasho ubaahan soomaa liyaan ka soo guuraabisha 8aad i.n maxaa igula talinee

  • @MunoHusein-bg5xc
    @MunoHusein-bg5xc Před 6 dny

    Farxad kunoolaada