Habeen Noloshayda ka mida waxan qabtey

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 23

  • @faraxkhano
    @faraxkhano Před 2 měsíci +3

    Keep going

  • @user-kp3sf8jj1f
    @user-kp3sf8jj1f Před měsícem

    Mansha Allah tabarak Allah Allaha ku xafido habo mcn❤

  • @NaimoAbdullahi-mm9uh
    @NaimoAbdullahi-mm9uh Před 2 měsíci +3

    wlh waa run suudantii oo dhan waala tarxiile ilahay haini amansado hppti

  • @NastehoMohamed-j8g
    @NastehoMohamed-j8g Před měsícem

    Mash Allah ❤❤❤❤

  • @farhiahassan974
    @farhiahassan974 Před 2 měsíci +2

    Masha Allah 😊😊😊😊😊❤❤❤

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 Před 2 měsíci +2

    Waku saaray abayo wana u qalantaa runtii ❤

  • @IfrahAbdi-it7hk
    @IfrahAbdi-it7hk Před 2 měsíci

    Masha allh cairo jogah mukefah ubahnah mid fican miyah midka so gadatay qabobkisa ma fican yahay iyo mesha kaso kadatay iku soo cawi abyo iyo magaca

  • @user-hj2nq5di3h
    @user-hj2nq5di3h Před 2 měsíci +1

    Vis wataa markan erbotka ka soo dago ciqamo miyaa la iga rawaa

  • @user-ng1ib1du8n
    @user-ng1ib1du8n Před 2 měsíci

    Fadumo mukeefka kasohadal mid aan gataan garan la ahy meeqaa kasoobixisay

  • @nijaj9157
    @nijaj9157 Před 2 měsíci +1

    Abaayo ilma kuu jooga ka daa guriga bleack ka badan ee detol isticmaal ayadana germs ka Waa e dhahaa balse sanbada ilmaha bleachka Waa u daranyahy biyo lagu daraa xitaa bleachka

  • @allawayn1048
    @allawayn1048 Před 2 měsíci +1

    Wilka yu mesha ka dicin miyaarada kor uqaad

  • @NajmaAhmeT
    @NajmaAhmeT Před 2 měsíci

    Asc wll wn ku bahanahe halkee kala soo xidhidha

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 Před 2 měsíci +1

    Masha Allah xabiibti hormar wacan xabiibti 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @bahjaok4835
    @bahjaok4835 Před 2 měsíci

    Asc sister tiktok kaso raacay abaayo Citicoline dawadan nosoo sharax ilmaha age uu jiray qaabka loo siinayo autism mom ayan kamid ahay ilmahayga mahadlo

  • @user-vz5oo3vo1k
    @user-vz5oo3vo1k Před 2 měsíci

    Abaayo halkeed dagntahy aan kula jaaree waan kaahelay

  • @khadromohammed6874
    @khadromohammed6874 Před 2 měsíci +1

    Abyo dukaanka ninka suuriyaanka ee canjeelada ka shiidaneysid location kisa iso sheeg

  • @qamarqali8473
    @qamarqali8473 Před 2 měsíci +1

    Wllo mukayfka intee kasoo bixisay

    • @Fadumodeka
      @Fadumodeka  Před 2 měsíci

      Abayo 6 boqol dollar lcg u dhiganto weye 28 kun o lcgta masara weye

  • @Xaawa4120
    @Xaawa4120 Před 2 měsíci

    Abaayo masar meeqa Sanaa joogtaa?

  • @user-vz5oo3vo1k
    @user-vz5oo3vo1k Před 2 měsíci

    Abaayo and ayaad umahdsantahy