PIZZA+CIYAAR ayaan kucasumay caruurtayda Xadiiqatul Difli-Masar.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 18

  • @dalmar640
    @dalmar640 Před měsícem +2

    Farxada adi samayso
    Ilahay ha idiim siyaadiyo❤❤❤❤

  • @dalmar640
    @dalmar640 Před měsícem +2

    Ilahay ilmaha hakuu caafiyo wale horay usoco❤❤❤

  • @user-kp3sf8jj1f
    @user-kp3sf8jj1f Před měsícem +1

    Caafimaad taam ah Allaha siiyo babyga🤲🤲

  • @zakariye11111
    @zakariye11111 Před měsícem

    Xabiibti xafadaa dagantahy magaceed iso sheeg inaa masar sodago rabaa

  • @SaraAbdullkadir
    @SaraAbdullkadir Před měsícem

    M.a❤

  • @NaimoAbdullahi-mm9uh
    @NaimoAbdullahi-mm9uh Před měsícem +1

    noo sabadi vlogyadan hppti

  • @MunoHusein-bg5xc
    @MunoHusein-bg5xc Před měsícem

    Farxad kunoolaada

  • @user-qr8hu6ic1p
    @user-qr8hu6ic1p Před měsícem +1

    Masha Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉

  • @MishtiiSeyd
    @MishtiiSeyd Před měsícem

    🎉❤

  • @MishtiiSeyd
    @MishtiiSeyd Před měsícem +2

    Asc wllshay wankusalamy uugu horeen adiga iyo family iyo caruurtada in ad cafimad qabtaan ayan rajenaya waxan rabaa in aan masar imaadao wan arkay video aad ka soo samaysay iskuulka diyaradaha lagu barto wax doo nayaa in aan barto wan na rabaa in aad war bixin igasiiso wax yaaba loo Bahan hay mida kle abayo qof aan school dhamayn maian karaa o mabaran karaa xirfadas

    • @Fadumodeka
      @Fadumodeka  Před měsícem

      Abayo shahaado dugsi sare ayaa ah sharuuda wax kale ma rabaan

  • @NastehoMohamed-j8g
    @NastehoMohamed-j8g Před měsícem +1

    Asc

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 Před měsícem

    Wll xadiiqadu malacagbaa mise waa bilsh

  • @yasminmohamud5686
    @yasminmohamud5686 Před měsícem

    Asc wlhi beenta maaha marka ku cusub tahay egypt waa warere lkn marka fahanto beelo waaye aniga waxan kujira dadka markey wareren ka cararay abaayo allaha idin xafido adiga & ubadkaga

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi2696 Před měsícem +1

    Abayo xagee kala so xarira

  • @nuurofaarax7940
    @nuurofaarax7940 Před měsícem

    Masar makulay baa mise qaa qaboow xbbtii

  • @user-hi1fc6qt4j
    @user-hi1fc6qt4j Před měsícem

    Asc apayo waa idin salaamy adiga iyo caruurtada waxaan raby in aa iga caawiso cardka uncr ka cardka jaalaha groub 5 mareoanka malgu xareesan karaa apyo plz waakubaryaa iisoojawaab

    • @ahlamdahir6686
      @ahlamdahir6686 Před měsícem

      May abyo laguma xareysankaro karka jalaha waa inaa buluga hysta