Jaawabihi su’alihi lay so waydiyey

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 28

  • @nurocilmi9084
    @nurocilmi9084 Před 2 měsíci +1

    Asc abaayo waxbaradhada ashar 1 cunug lagtiiso wameeqo iyo iskuulada kalaba qiyaas nosoo shek qaymahooda fadlan abaayo wasooguurabaa thanks

  • @Maan3416
    @Maan3416 Před 2 měsíci +1

    Thanks millions subscribers baad uqalantaa wlhi wlashayeey dedaalkaaga 😊Wll guryaha kiradooda nogasoo wrn

  • @AbdiazizcadeAxmed
    @AbdiazizcadeAxmed Před měsícem

    Abayo xage kala soo xirira wan ku rabe

  • @yusraahmed3833
    @yusraahmed3833 Před 2 měsíci

    Thanks❤❤❤❤❤ habibti kaso hadal guryaha vilada camal ah o leh garden ka carurta ku ciyari Karan qiimahoda iyo xafadaha lakahelikarothanks ❤❤❤❤❤

  • @user-or6eh5ye8i
    @user-or6eh5ye8i Před 2 měsíci +1

    Waad ku mahsan tahaya aboyo mcn❤❤😊

  • @ahmedalisaalim
    @ahmedalisaalim Před 2 měsíci

    Kaarka Qaxootiga waqti intee la eg ayaa lagu helaa? Walalo

  • @suadomar-ry7od
    @suadomar-ry7od Před 2 měsíci

    Abayo xaga dacwada safarada marekanka kawrn?

  • @marwohaad2365
    @marwohaad2365 Před 2 měsíci

    Abaayo waxaan aad u dhararayaa imansha ha masar ma heli karaa melaan kala soo xariiro adoo mahadsantay horayna usoco qali

  • @nimco9305
    @nimco9305 Před 2 měsíci

    Asc ukhti kheyr allah ku siyo waxan raba school lada British systems ama America an rabaa in ad war ka helo carur ka wawaynaday azhar ayan wata jazakalahu kheyr ukhti.

  • @rahmoosmanali
    @rahmoosmanali Před měsícem

    Shaqada nimanka kawarn abaayo

  • @qamarqali8473
    @qamarqali8473 Před 2 měsíci +2

    Abyo korantada biyaha io gaaska kasoo hadal qiimahooda

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 Před 2 měsíci

    Masha Allah xabiibti 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @user-vz5oo3vo1k
    @user-vz5oo3vo1k Před 2 měsíci +1

    Abaayo and baad umahdsanthy

  • @yasminmohamadabdallah5812
    @yasminmohamadabdallah5812 Před 2 měsíci

    Asc abaayo aad ayaa u mahadsantahay maclumaadka waxaa rabaa inaa ku wey diiyo goormaa la qoraan ardayda cusub iskulka iyo xiliga ey fasaxa galaan

  • @asmaindho6130
    @asmaindho6130 Před 2 měsíci

    Kadhka daganaashaha hada anigu ardaynimo ku qaato ninkayga o qurba joga ma I gu Qadan kara kaadhka dhalashada o marka u dono kuso galo kuna baxo?
    Mahadsanid wll qli hore u soco Waa I muhiin su,shasu iga so jwaab ado raaliya abaayo dhawr su,aalod aan ku waydiyay igamad jawaabine

    • @Fadumodeka
      @Fadumodeka  Před 2 měsíci +1

      Haa wuu kula qadan karaaa ninkaga iyo hada ilmo wadataba

    • @asmaindho6130
      @asmaindho6130 Před 2 měsíci

      Mahadsanid walaal qali Alle haku sharfo❤❤

    • @asmaindho6130
      @asmaindho6130 Před 2 měsíci

      @@FadumodekaShukran walaal Alle haku sharfo❤❤

  • @user-gu1uu9pd3r
    @user-gu1uu9pd3r Před 2 měsíci +2

    Madama qofki u horeyey comentiga ahay ma heli karaaa abay whatsup numberkada .

  • @NasraAbdulahi-wt6ff
    @NasraAbdulahi-wt6ff Před 2 měsíci +1

    Abaayo unka laga baxayo ama filekeeda laysku xirayo qaab keee layskaga xiraaa

    • @Fadumodeka
      @Fadumodeka  Před 2 měsíci

      Xarunka kaarka kaso qadataa tagee iga xira dhahaysaa

  • @hamdamoha8153
    @hamdamoha8153 Před 2 měsíci

    Abyo jmacadaha gorme la bilaba scholarship ka nga cawi hdd wx nagu dhanti