Dawadii Nabuyullaahi Muxamed Scw Ka Dardaarmay Asanaa Wasanuud.....

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

Komentáře • 96

  • @safiirkaislaamka
    @safiirkaislaamka  Před 2 lety +8

    Ruuxji Talo Ubaahan Ama Raba Dawaa Ka wac Lambarkaan Doct.Sh.Xoogweyne +254722115511

    • @xilkascade
      @xilkascade Před 2 lety +1

      Anaka soomaaliya joognaa qaasatan muqdisho numberka meesha kusoo qortay waan kudaalnay lagama jawaabayo

    • @safiirkaislaamka
      @safiirkaislaamka  Před 2 lety

      @@xilkascade waxaa dhici karta in uu mashquulsan yahay ee Fariin U reeb idanka Alle Wuu Kuu Soo Jawaabi Doonaaye

    • @xilkascade
      @xilkascade Před 2 lety

      @@safiirkaislaamka waan udhaafay waa lafiirshey jawaab maleh

    • @khadramohamed172
      @khadramohamed172 Před rokem

      Sheekh sidee iskugu daraa

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 Před 4 měsíci

      ​@@safiirkaislaamkamalmal Hadi luuqada qalaadna lagu dhaho commiphora guidotti from somalia kasoo hadla

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Před 2 lety +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah Jizakallahu Qer sheeq Qer Allaha Idin siiyo Dhamantiin Allaha Idin Barakeyo Dhamantiin

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 Před 2 lety +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظك شيخ يوسف جزاك آلله خير بارك الله فيك 👍🤲

  • @maanka305
    @maanka305 Před 2 lety +6

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqdaجزاكم الله خيرا 💯

    • @calisahal8657
      @calisahal8657 Před 2 lety

      Asc walal nambarkaaga ii sheeg

    • @maanka305
      @maanka305 Před 2 lety

      @@calisahal8657 kanalkeyga iga lasoo xariir wll

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Před 2 lety +1

    Jasaakallaahu khayr shiikha iyo safiirkaba illaahay ajar iyo xasanaad aan dhamaan haydinka siiyo khayrka iyo dawooyinka iyo cuntooyinka waxtarka leh ee aad umada u soo gudbinaysaan hana kacaajisina qofka iska hadlaha ah ee umada waxba ku soo kordhina how joojinina isaga samra wixii waxaan idiin qalimin idinku yidhaahda

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 Před 2 lety +1

    Sheikh jazakalahu khayr

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 Před 2 lety +3

    Maansha Allah tbrka jzklh.

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 Před 2 lety +1

    Allahuma Amin🤲🏾

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 Před 2 lety +1

    Masha allhaa xage ka helaa shiikh kheyr Allha ku siiyo

  • @aishadarawish3967
    @aishadarawish3967 Před 2 lety +1

    Masha Allah juza akallahu kaar

  • @mannish.mmk.
    @mannish.mmk. Před 2 lety +1

    Sheekhow kheer Allah ku siiyee qof gaas qabo macabi karaa sanamaki wax dhib mee ukeenee

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Před 2 lety +1

    Sheesh qayr allah haku siiyo sanaa waan aqaan sanuudka nooga faa,idey jazaakallah qayr

  • @umucadnaanumucadnaan3805

    Masha Allah

  • @alinoormohamed9100
    @alinoormohamed9100 Před 2 lety +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hindajibril4269
    @hindajibril4269 Před 2 lety

    Sheekh ilaahay haku xafidee maar natustid mangaan geedka sana waasanuud

  • @hindamohamed6455
    @hindamohamed6455 Před 2 lety +1

    mash allah

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 Před 2 lety +4

    Asc safiirka walal sheikha waxan rabaa inu noso badho dhirta u fiican xasasiyada food allergies ka iyo asthma da caruurta iyo dadka waweyn inshallah jazakalah khayr

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 Před 2 lety +1

    Scw

  • @salmaali4136
    @salmaali4136 Před 2 lety +2

    Asc masha Allah

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před 2 lety

    Scw scw scw scw scw scw. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴☪️☪️☪️☪️☪️☪️💚💚❤️❤️☪️☪️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴💕💖

  • @kineawaleh8217
    @kineawaleh8217 Před 9 měsíci +1

    Maashaalaah sh

  • @abomahir3828
    @abomahir3828 Před 2 lety +2

    Masha Allah hore usocod wacan

  • @jimcaalefarax2506
    @jimcaalefarax2506 Před 2 lety +1

    Salalaahu alaihi wasalam

  • @cabdirashiidcali4925
    @cabdirashiidcali4925 Před 2 lety

    Mahadsanidiin

  • @aminomohamud7736
    @aminomohamud7736 Před 2 lety +1

    Asc alah haku barakeyo waxbadan ayad nofaidhesa wamahad santahay

  • @mannish.mmk.
    @mannish.mmk. Před 2 lety +1

    Sanamaki kawaran caadiya asigoo ku jirin sanuum sheekh wax dhib amuu leeyahay

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Před 2 lety

    shukran

  • @shaqlanshaaciye3606
    @shaqlanshaaciye3606 Před 2 lety +1

    Asc brothers may Allah bless you in janatul Fardows both of you.please brother let me known what to call that herbs Asaa Wasanuud in English or somali jazakallah khair
    wasalaam

  • @aminafarax6495
    @aminafarax6495 Před 2 lety +1

    masha allah jazakumu llahu kheyraa

  • @abdiissak7307
    @abdiissak7307 Před 2 lety +2

    Asc sheikh dawatha sithen kuheli Kara xageyna xaruntaatha dawatha kusaleysantah

  • @mohamedhussein1689
    @mohamedhussein1689 Před 2 lety +1

    Sh Yusuf xogweyna Nambarkada nosodhig

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 Před rokem

    Mhdsnd Alle hydin barakeeyo

  • @hibaaqmaxamed3108
    @hibaaqmaxamed3108 Před 2 lety +1

    Skiing kharbadàn alle hakusiiyo dambigaaga iyo damage walidkaa hadhafo

  • @laylohasan4069
    @laylohasan4069 Před 2 lety +2

    Asc sheeq geeduhu miyay isku jiraan zana wa zanuu,iyagoo qoyan malahaelaa yurub dadka joga magacee lagu raadinkaraa alle haku xafido

  • @khadraaxmed2846
    @khadraaxmed2846 Před rokem

    Asc ma sha allah allah

  • @muslimabile3700
    @muslimabile3700 Před rokem +1

    Asc wrt Allaahi wb walaal Muqdisho malaga heli karaa dawadaan?

  • @ubaxlucky9338
    @ubaxlucky9338 Před 2 lety +1

    Xagee laga helaaa

  • @khadraguray191
    @khadraguray191 Před 2 lety +1

    Asc
    Marka hore wadmahadsantihiiin qofka macanka qabaa ma isticmalikaraa

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 Před 2 lety

    Asc wr wb walaal illaahey ha kaa ajar siiyo. Sidee ku heili karaan dadka joogaa yurub iyo somalia. Mahadsanid.

  • @HodanUmar-ew5qh
    @HodanUmar-ew5qh Před rokem

    Asc sheikh allh Haku barakeyo wxad noshegta magaca ay somalidu utaqano iyo mesha laga heli karo pls noso jwb

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Před 6 měsíci

    Ilahoow dadka

  • @mohamedali-tw2rq
    @mohamedali-tw2rq Před 2 lety

    Asc sheekhoow waan fahmay sannaa laakiin sanuutka mirihiisa ma iisheegi kartaa si aan usiigato english maxaa lagu dhahaa ama muuqaalkooda

  • @abdallabikolo5084
    @abdallabikolo5084 Před 2 lety +1

    Wall side ula xerira sheeqa

  • @xaruudxusseen3567
    @xaruudxusseen3567 Před 2 lety +2

    Afsoomaali noogu sheeg si dadku uga faaiidaystaan

  • @aasha1711
    @aasha1711 Před 2 lety +1

    Asc sheekh cuntada hor miyaa ama kadib waaye noso jawaab kheyr allaah hakusiiyo

  • @fisaali648
    @fisaali648 Před 2 lety

    sidee ayaanu uheli karnaa

  • @suleimanabdi5340
    @suleimanabdi5340 Před 2 lety +1

    asc sheikh dhawada infectionka kaso hadal

  • @hidaayoaxmedali7674
    @hidaayoaxmedali7674 Před 2 lety +1

    ASC wllo magac kale ma leeyahay

  • @user-fd7si7rz5u
    @user-fd7si7rz5u Před 6 měsíci +1

    Shekh mudada aad kudawobayso eed joojinayso waa imisa

  • @mohamedisse3043
    @mohamedisse3043 Před 2 lety +1

    Xagee laga hela

  • @anabamed8607
    @anabamed8607 Před 2 lety +1

    Wan ka raali gelinaynaa shekha dadk

  • @abdiwahabmohamed8786
    @abdiwahabmohamed8786 Před 2 lety +1

    Safirka mxa lagawadaa dawathaa intee lagahella afsomali mxa lagudahaa dawathaan

  • @ganiaxmadtaksi9537
    @ganiaxmadtaksi9537 Před 6 měsíci

    Acs....buro...biyooda...maxalesaga..daweyaa

  • @haajiaxmedsiciid7835
    @haajiaxmedsiciid7835 Před 2 lety

    Walaal waxaan Joonas laascaanood, waxaan doonaya inaan Gato daawada Asanaa wassanuud, zidee ku heli Kara?

  • @ashahassandualeh3488
    @ashahassandualeh3488 Před 2 lety

    Asala'am Aleikum xage ban ka heli kara?

  • @anisaladan6785
    @anisaladan6785 Před 7 měsíci

    Waxan raba talefanka Shaqada

  • @raaxojimcaale6873
    @raaxojimcaale6873 Před 2 lety +1

    Waxan rabaa shiqa inan laxitiro ee sideh kuhelaa

  • @leyloabuukarmaxamuud5890
    @leyloabuukarmaxamuud5890 Před 2 lety +1

    Asc sh in tee ka helaa waan rabaa

  • @bintiyusuf517
    @bintiyusuf517 Před 2 lety +1

    Shiikh ashwagandha kasoo hadl

  • @cadegurey8391
    @cadegurey8391 Před 2 lety +1

    Xagee shiikhu xarun ku leeyahay

    • @safiirkaislaamka
      @safiirkaislaamka  Před 2 lety

      Nairobi Islii 5th street Madina Guest house ama Ka wac Lambarkaan +254722115511

    • @raysiyobarwaaqo3804
      @raysiyobarwaaqo3804 Před 2 lety +1

      @@safiirkaislaamka walal shiekh Allaah ha barakeeye nogu sheeg in uu Af somali nogu micneeyo dabedan jognaa English aan ku raadino hanogu sheego carabiner meeshaan lagama yaqaane

  • @ZEKO_B
    @ZEKO_B Před 2 lety +1

    Asc walaal
    Number kale ma no sameysaan numberkan waa lagu daalay ama shaqaalo u sameeya dadka u adeega soo wacaaya wax u qabanaaya fadlan.

    • @safiirkaislaamka
      @safiirkaislaamka  Před 2 lety

      Wcs wllo cafwan Allaah Haku Sharfo waan kaa raali galineynaa Codsigaagana waan Tuxgalineyaa waana U Gudbinayaa insha'allaah hadaba

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Před 2 lety

    Dadka qaata daawooyinka dhiig karka macaanka kalastaroolka iyo daawiiyin kale ma qadan karaa daawadan

  • @Magool-pb9gt
    @Magool-pb9gt Před 2 měsíci

    Diisi maxalocunaa

  • @khayreali7629
    @khayreali7629 Před 2 lety

    XAGEE LAGA HELAA?????????

  • @munoluul5644
    @munoluul5644 Před 2 lety

    Asc galler laga helaa

  • @abunasrudin8892
    @abunasrudin8892 Před 2 lety +1

    Intee laga heela

    • @safiirkaislaamka
      @safiirkaislaamka  Před 2 lety

      Nairobi Islii 5th street Madina Guest house ama Ka wac Lambarkaan +254722115511

    • @safiyodaud8258
      @safiyodaud8258 Před 2 lety

      Al qooloonal casabi maxaa daaweeya

  • @user-tp5hz5ge5b
    @user-tp5hz5ge5b Před 2 lety

    ለምን በአማረኛ አትናገሩም ምንም አይገባን የምተወሩት

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 Před 2 lety +1

    Magaran.waxad.wadaan.waalatusaa.dadka

    • @safiirkaislaamka
      @safiirkaislaamka  Před 2 lety

      Nairobi Islii 5th street Madina Guest house ama Ka wac Lambarkaan +254722115511

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 Před 2 lety

      @@safiirkaislaamka yurub ma kentaan

  • @raxmaxaaji75
    @raxmaxaaji75 Před rokem

    اآللـــھمِے🕋🌾صَّلِ🕋🌾وَسُـُلْـﻤ🕋🌾وٌبـ̨̥̬̩ـارگ🕋🌾عَلے🕋🌾سَيدنِـــا🌿🕋🌹 مُــُحـمـ̨̥̬̩ـد🌿🕋🌹عَدد🌾🕋مَا ذگرهُ🌾🕋 ألذَاكِرونّ🕋💙🕋🌾وغَفِلَ🕋🌾🕋عن🌾 ذِكِرهِ🕋💙🕋💖🕋💚🕋ألغَافِلونّ🌾🌾
    ❤‏آلُلَُّـہِــم💮صٍَلُِّ💮ۆَﺳَ̭͠ـــلُِّم💮 ۆَبَْآرِگّْ💮علُﮯنَْبِْيَِّنَْـــآ🌼🌿مُحٍمَّدِ🌿🌼 ۆِأّلَُـﮧِ💮ۆِصٌٍحٌٍبِْـﮧِ💮 أّجٍِمَعٌيَِّن💮وسلم🕋💮تسليما🕋💮كثيرا🌾🕋🌾💖🌾🕋🌾💙🌾💚🕋🍀🕋🌾🕋اللهم صل على سيدنا محمد🌹🕋عدد خلقک🌹🕋ورضا نفسک🌹وزنة عرشک🌹🕋ومدآد كلماتک🕋🌲وعدد الذاكرين🌲🕋والذاكرآت🌷🕋وذرآت وآلرمال🕋🌷ف لأرض والبحار⁦🌺والجبال🕋🌻ولانهار🌻🕋وعدد مالا يحص عدد🕋🌷و على اله🕋⁦🏵️⁩وصحبه🌹🕋اجمعين🌷اللهم امين🕋🌿🕋يارب العالمين🕋🍀🕋🕋استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه🕋 🌼🕋اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين🌾🕋💮🕋🌾🕋🕋 اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا عليه الصلاه والسلام ونعم بالله العلي العظيم رب العرش العظيم

  • @Magool-pb9gt
    @Magool-pb9gt Před 2 měsíci

    Diisi maxalocunaa