Hal Kiilo Oo MALABKA Ah Waxay U Dhigantaa 6 Kiilo Hilib Fresh+5 liter.Q1aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

Komentáře • 132

  • @umuabdibasid7133
    @umuabdibasid7133 Před 3 lety +13

    Qofkii ugu horeeye ayaan noqday khayr allaha siiyo shekha iyo safiirka

  • @saynabxirsi5427
    @saynabxirsi5427 Před 3 lety +7

    Shiikh xage kaa hela lanbarkaga waxn ubahanahy dawo

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 Před 3 lety +2

    Masha Allah

  • @xafsasuleimaan3780
    @xafsasuleimaan3780 Před 3 lety +1

    masha allaah sheekh jazakalaahu kheyr

  • @filsanchannel3487
    @filsanchannel3487 Před 3 lety +2

    sheekhan lambarkiisa iso qor walaal baarakallaahu fika

  • @fowziaali51
    @fowziaali51 Před 3 lety +2

    Man shaa allah

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 Před 3 lety +2

    Maansha Allah tbrka jzklh Shiikh waan sugeyna iinsha Allah.

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 Před 3 lety +1

    MashaAllah keep going my brother's Jazakallahu khairun

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 Před 5 měsíci +1

    Maashaa allaah

  • @nasramohamud4388
    @nasramohamud4388 Před 3 lety +1

    Wcs masha Allahu alle ha idiin xafido aamiin aamin aamin yarabi xa

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 Před 3 lety +1

    masha allah waye

  • @fatimaabdullah7996
    @fatimaabdullah7996 Před 3 lety +1

    Mahadsanid wll

  • @user-ns3uz5di9v
    @user-ns3uz5di9v Před 3 lety +1

    جزاكم الله خيرا

  • @HafsaMohamed-us7kk
    @HafsaMohamed-us7kk Před 3 měsíci +1

    sheekh nabar ayaa igu dhacay drka i dhaya waxa uu igu idhi malab saafiya soo qaado ha lagugu dhaye sidee ayaan ku garan kara malabka saafiga hargeisa meel ma ku leedihiin

  • @xasanabdullahi8596
    @xasanabdullahi8596 Před měsícem

    Mansha Allah sheeq ilaah ha ku xifdiyo xageeha laga heli karaa ❓

  • @simaneycabdi8310
    @simaneycabdi8310 Před 3 lety +1

    masha allh

  • @umakhalid4044
    @umakhalid4044 Před 3 lety +2

    mansh Allah ilaahay Haku barkeeyo hadan wadan kii usocod malab baan uxisay

  • @omarmohamedmaalimmaalim9569

    The best channel

  • @fatumafati2036
    @fatumafati2036 Před 3 lety +1

    Mash allah

  • @mohamedibrahimhussein2689

    Mahadsanid

  • @maryanabdi7884
    @maryanabdi7884 Před 3 lety +1

    mashaallah

  • @sheekhabdi5356
    @sheekhabdi5356 Před 3 lety +1

    Sheekh hexadecimaal kheyr. Fadlan waXan kamelenteen Wada ama Qabloo is ticmaalo iyo Waqtidayada lasticmaalo malabka Cashika labad noga dhig fadlan.

  • @mohameddaahir8748
    @mohameddaahir8748 Před 2 lety

    Masha allh

  • @fahmoahmed8369
    @fahmoahmed8369 Před 3 lety +2

    Kiilo maba dhamee waa yar yahee waa see shiiq

  • @faisafarah6840
    @faisafarah6840 Před 2 lety

    Marsh Allah

  • @rukiadahir8880
    @rukiadahir8880 Před 2 lety

    MashaAllah

  • @AniSa-mk8lr
    @AniSa-mk8lr Před 3 měsíci +1

    Asxabey malabka ilmo bil jira oo qufaq qaba malasiin karaa

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 Před 3 lety +1

    Sheekh ale haku xiftiyo

  • @MaymuunSheek-sx3ny
    @MaymuunSheek-sx3ny Před rokem

    M.a wll xageen kahelaa

  • @cashacadey2686
    @cashacadey2686 Před 3 lety +2

    Sheekha khayr illahay ha siiyo lakin xage ayan ka.helikaraa malabkas sheekhu shegayo e saafiga ah wan u baahanahaye

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Před měsícem

    SHORTS

  • @faisamohamed4673
    @faisamohamed4673 Před 3 lety

    Sheekh jazaakumulaah kheyr ad ayaan ugu bahanay in an kale barano kan waxtarka leh ee nosoo kordhiga faahfahintiisa

  • @inadoole6548
    @inadoole6548 Před 2 lety +1

    Dhakhtarka waxaan waydiinayaah su,aal sida ugu wanaagsan oo loo isticmaaloh iyo xiliga

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Před měsícem

    LIKES

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 Před 3 měsíci

    Malabka meeqo qaado ayaan ka cabi karaa? Habeenkii inaan cabo iyo maslintii kee waxtar badan ama fiican? Waad mahadsantihiin❤❤❤

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 Před 3 lety +4

    Maxa lagu garta malabka saafiga ah

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Před měsícem

    SHARE

  • @fatumafati2036
    @fatumafati2036 Před 3 lety +4

    Inte kaheli karaa Nairobi wa meqo

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Lagata

  • @IshwaqAdan-n2p
    @IshwaqAdan-n2p Před 20 dny

    Asc

  • @shamsomohamed3743
    @shamsomohamed3743 Před 3 lety +2

    Asc wr wb sheik waxan Raba ina kulasooxiriro fadalan igu cawi lambrkagaga sheik Kher Allah kusiye

  • @naimamohamud1328
    @naimamohamud1328 Před 3 lety +4

    Cagaarshowga kaso hadla plz

  • @hodancadey4922
    @hodancadey4922 Před 3 lety +1

    Sheekhow aadahadsantahay

  • @fadumokhayrjacel7658
    @fadumokhayrjacel7658 Před 3 lety +3

    shekh majiro dakhtar malabkuu qoraya

    • @xilkascade
      @xilkascade Před 2 lety

      Dhaqaatiirta weyba kasoo horjeedaan dadka haday herbal ulaabtaan suuq la'aan aa Ku dhaceysa

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Před 3 lety

    Aniga waxan maqlay malabka waxa lagu shegay quraan ka waxan losodajiyay rer bani israil inay cuntada ku iidaantan xaga dawadana nibi maxamad sws aya ku daaye yay nin asaxabi ah oo calasha xanuntay nabi maxamda aya biyo ku qasanjiray intas ayan ka malay fahfahinkale maba malin iyo cuduro kled duwan lagu kaladaweyaa oo dhaqtar lTagayo wali ma maqlin anyway qayrka alle hana waafajiyo

  • @marianshire5671
    @marianshire5671 Před 3 lety +2

    Malabka fiican maxaan kugarankaraa

  • @fatuushacadey7062
    @fatuushacadey7062 Před 3 lety +1

    Inte ka helnaa shekh midka fican casal sadri ma hesaana

  • @khaliifnuur9844
    @khaliifnuur9844 Před 3 lety +1

    Asc sheekh malabka sonkorta lagudaro faa iido maleehayahay

  • @madiinojeylaani1058
    @madiinojeylaani1058 Před 3 lety +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hamseali9359
    @hamseali9359 Před 3 lety +1

    Asc wll waan idin salamay malabka wan ubaahnahy insha alh halken ka heli kra waxan jogaa hargaysa

    • @safiirkaislaamka
      @safiirkaislaamka  Před 3 lety

      meel kasta wuu yaala hargeysana dabcan haa

    • @hamseali9359
      @hamseali9359 Před 3 lety

      @@safiirkaislaamka hargaysa lafteeda halkeed iitilmaami kartaa wll adoo raaliya

    • @99salz70
      @99salz70 Před 2 lety

      Asc @@safiirkaislaamka

    • @99salz70
      @99salz70 Před 2 lety

      @@safiirkaislaamka side aan ku heli karaa sheik tell kiisa waxbaan weydin laha

  • @nasramohamud4388
    @nasramohamud4388 Před 3 lety

    Shiikh xageelagaa xariiraa

  • @saidqoslaaye2976
    @saidqoslaaye2976 Před rokem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaraH-dw7cb
    @FaraH-dw7cb Před 2 lety +1

    Wall malabka saafiga ah halkee ka helaya seena lagu gartaa

  • @daflesaiddafle2218
    @daflesaiddafle2218 Před rokem

    Shiikhaw caloolshayda waxaa ku badan aysiidha

  • @muhdiina7382
    @muhdiina7382 Před 3 lety +1

    Warkan diin miyaa oo aayad iyo xadiith miyaa laga keenay? Ma science baa oo ma cilmi baaris la sameeyay ayaa laga keenay? Mise waa sidaa uu umuuqdo oo waa qaylo sida dameeraha oo kale

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul Před 3 lety

      Sifiican ugu soo cesho sheekha isaga ayaa ka hadlay

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 Před 3 lety

    Asc shiikh malintii ad ka hadlaysay xunun ka jimanka waxa dhahday midix iyo midig ba lagu kala ogan kara in u yahay xanun dhaqtr raba iyo mid qur aan raba.

  • @ismahanabdurahman4590
    @ismahanabdurahman4590 Před 3 lety

    Asc sheikh malabka vitamin waliyahay lakin hilibka burutin ayoliyahay canahana calshom ayalagahila lakin suual malbka kalshom iyo burutin maliyahay

  • @ismailyasindhogor7559

    Dhaqtar marka qofku malabka uu iskaga dawaynayo gaasteriga caloosha , noo sheeg

  • @adanmohamed7841
    @adanmohamed7841 Před 3 lety +1

    Asc cagaarashowga sidee logudawaeyaa?

  • @indhadro2633
    @indhadro2633 Před 3 lety +1

    Sheekh yuusuf islii malab safiya mayaale waa kudalanaye adigu maheysaa an kagadanee shekh jawab

  • @maclinabdullah646
    @maclinabdullah646 Před 3 lety

    Asc Shiq gasayaan qaba san u isticmaalaa waxa kalooleydhaha bagteeri ayaa Qataa malabka Hassan cunomadhibaa jira san sa ucunaa

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 Před 3 lety

    Halkee ka soo gaday moqdisho miyaa mise Nairobi

  • @sacdiamohamed4972
    @sacdiamohamed4972 Před 3 lety

    Sheekhan meel yaa iigu sheegi kara or telkiisa

  • @abdinajiib5190
    @abdinajiib5190 Před 3 lety +1

    Inte kahelikaraa malabka

  • @roodajaamac7668
    @roodajaamac7668 Před 2 lety

    ACS,❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💙💙

  • @maxamedxusen8091
    @maxamedxusen8091 Před rokem

    Dhiiga muxuu udhibaa

  • @umunajmo2033
    @umunajmo2033 Před 2 lety

    Lambarka shiiqa iisoo dira

  • @maryamomuxumed9402
    @maryamomuxumed9402 Před 3 lety

    Wcs waxa jira sheikh malabka qeyba kamid ah oo sababayo matag saa Id ah iyo shuban oo hal sharobo 10 qof hadey ku caban shuban iyo matag ku waalanayan 24 saac kadibna weyka kacan maxaa sababayo?

  • @sofiantje0105
    @sofiantje0105 Před 2 lety

    ❤♥️👍

  • @khadarcabdiraxman6660

    Qofka xasaasiyada Leh kawaran

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Před měsícem

    LEGETA

  • @abdikafihassan7554
    @abdikafihassan7554 Před rokem

    is it true that

  • @abdirahmanhassan4651
    @abdirahmanhassan4651 Před 3 lety +1

    Asc safirka wxa iku sacida
    Nomber ka shekha

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Livetime'S

  • @maxamedxaanshidhalin6392

    Shiiq intaanka helaa aniga ubaahane

  • @xilkascade
    @xilkascade Před 3 lety

    Waxaa dhimman Sida cudurada loogu daweeyo Siiba gaaska

  • @abdullahimursal2165
    @abdullahimursal2165 Před rokem

    Gaaska malgu daween karaa malabka

  • @user-cz2px7pz6h
    @user-cz2px7pz6h Před 3 lety

    Mal malab ayaat maanta nabareysaa waxa uu kasa meysan yahay

  • @iqraiqroos7818
    @iqraiqroos7818 Před 3 lety

    Malabka malgu cayilaa?sokortase ma kiciyaa?

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 Před 3 lety

    Oo adigu ma dhakhtar baad tahay? Ma Nutritionist cuntada ku takhasusay baad tahay? Sideed ku cabirtay in hal kiilo oo malab ahi u dhigmo 6 kiilo oo hilib ah?
    Waxan aad ka hadlaysaa waa aqoon caafimaad oo aan rayi iyo hadal u baahnayn keliya aqoon u baahan

  • @sweetieinahassan4153
    @sweetieinahassan4153 Před 2 lety

    Xagee ka helaa malabkaa wll

  • @laylamuse5428
    @laylamuse5428 Před rokem

    Shiiqow intee joogtaa?😢❤

  • @duceysannoor4022
    @duceysannoor4022 Před 3 lety +1

    Sheeqa xaguu kadagan yahay 5ka fadlan noo sheeg

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul Před 3 lety

      Dadka weeydii kula jooga Kenya sheekh Yusuf xoogweeyne xagee ka helaa dheh waalla yaqaan.

  • @abdirashidsh8961
    @abdirashidsh8961 Před 3 lety

    Please noo sheega qarashkooga

  • @soulehassan
    @soulehassan Před 3 lety

    Hinka iyo hilibku isku maado maha,ruux sonkorow hayo hadaad siiso malab badan khatarteeda ayay leedahay ninow.

  • @xilkascade
    @xilkascade Před 3 lety

    Lkn malabka gaas buu inagu kiciyaa

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 Před 3 lety

    Sheekhow maso diri karta dibada

  • @rehab328
    @rehab328 Před 3 lety

    Asc sheekh dukanka halkaa ku yaa islii dhankee

  • @cukaashgoolcade1998
    @cukaashgoolcade1998 Před 3 lety

    Inte laga Hela wadadkan zabanka jogaahe

  • @kooscalixusen2456
    @kooscalixusen2456 Před 3 lety

    Ascww wllhey malabka masiinkara hooyaday oo macan qabta

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 Před 3 lety

    Malabka waanbah jecel guriga inaa kawaayo maba jecli shekh lakiin aqon uma lihi shekh allah in xiftiyo

  • @ayuubabdirizaq989
    @ayuubabdirizaq989 Před 3 lety

    Hhhhhhhuukkkkkkkkk

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Před 10 měsíci

    been badaa.

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali

    Malab nadiif ah hadi aad rabtid asaga oo qolofkiisa ku jira wa diyaar ila so xariir

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN Před 3 lety

    Yaasokor kuridee xabad ukuna iidhanto

  • @Easyfish9
    @Easyfish9 Před 3 lety

    malabku waa dawo waa sax lakin maxaad been iyo barabagaando umada u tirisay , waxaadan aqoon u alahayn ayaad maalin walba ka hadashaa , malabka ma waxaa ku jira protein hilibka waxaa ku jira proteins, malabka ma waxaa ku jira amino acids , ileen hilibka waxa kujira amino acids , ma waxa kujira creatine ileen hilibka waxa kujira creatime , wadaadada inay umada sun siiyaan ayaa kasoo dhow war waxaan cilmi iyo aqoon midna una lihide faraha kala bax umadana ha waalin, malab iyo hilib mid walba nafaqada kujirta google garee oo soo baar sida saxda ah , isku mod maaha waligodna noqon maayaan , waxaa tahay kuwi yiri xabada ukunta ah waxa ay u dhigantaa kiilo hilib geel ah hhhhhh dummy

    • @umuilyaas1135
      @umuilyaas1135 Před 2 lety

      Asc wiilkan shiiqa kudhaganow hadan su aal kuweydiiyo waa diga kuhaya googal gareeye googalka qof bani aadama soo sooma gorin???

    • @Easyfish9
      @Easyfish9 Před 2 lety

      @@umuilyaas1135 xaqiiqooyin iyo culuum laso baaray oon science ah ayaa ay so galiyaan kano kale qurafad kama hadlaan, ma cawaan buu u shekeynayaa

  • @maryanmohamed4182
    @maryanmohamed4182 Před rokem

    I need his number

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 Před 3 lety +2

    Masha Allah

  • @user-in6wu6mh1e
    @user-in6wu6mh1e Před rokem

    Maasha allaah

  • @salwaisse136
    @salwaisse136 Před 3 lety

    Mashaa alaah