Hal Xabo AVOCADADA Qofkii Cuna Maalin Kasta..Beerka,Haaraha Wajiga,

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 03. 2022
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

Komentáře • 103

  • @safiirkaislaamka
    @safiirkaislaamka  Před 2 lety +11

    Qeybtii Koowaad Halkaan Kasoo Daawo czcams.com/video/hse4bc2WoKk/video.html

    • @-jf3fu9fb8b
      @-jf3fu9fb8b Před 2 lety +1

      أحرى له ............
      5tii qodob , Malaila fahmay , mase waasocadeeya , waayo in lawada fahmo , ugumatala galine , ilaa ay uekaatay hal xeraale (اللّغز)

    • @mohanadff736
      @mohanadff736 Před 2 lety

      00000000000

    • @farhanmahadmahad2068
      @farhanmahadmahad2068 Před 2 lety

      Shikhow inte ka Hela waxa joga kenya

    • @NaciimoNuurCali
      @NaciimoNuurCali Před 2 lety

      Shiiqow xagee lagaala soo xariira

    • @-jf3fu9fb8b
      @-jf3fu9fb8b Před 2 lety

      @@NaciimoNuurCali
      السّلام عليكم ورحمة الله وبركاته
      Aan kula kaftame , armaadba adigu khiikhadtahay , walibana sheikh kudhalay waayo : sheikh nuur cali hadu kudhalay waasheikh caalim ah , maashaa a allaahu , wlle adankaan jogaa mase magaalada ??

  • @fatumaabdullahi1861
    @fatumaabdullahi1861 Před 2 lety +3

    W sallam.MashaAllah.Jazakallakheyr.Very nice topic sheikh.Thanks our teacher.

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Před 2 lety +4

    MASHALAH MASHALAH jzk qayeer sheq ilahaay hakuxafiido

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Před 2 lety +3

    Ma sha Allah Sheekh Yuusuf jazaaka Allah. Khayr Ilaahay haku xafido.
    Walaalka noosoo gudbiyey adigana khayr Eebe hakaasiiyo.

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před 2 lety +2

    Aslam alaykum Shiekh shukran
    Ilaahay ajir xasanaad badan ilaahay ha kaa siiyo
    Aad baad noogu faaiidaysaa
    Man shaa Allah tabaraka raxmaan

  • @AsdAsd-wq8tp
    @AsdAsd-wq8tp Před 2 lety +2

    جزاك الله خيرا وبارك فيك يا شيخ

  • @deeqonuur1808
    @deeqonuur1808 Před 2 lety +3

    Masha allah tabarakalaah allaha ku xafido shiikh

  • @sahrayusuf5879
    @sahrayusuf5879 Před 2 lety +1

    Masha allah jazaakalah kheyr sheikh

  • @xilkascade
    @xilkascade Před 2 lety +4

    Shukran Alle hakaa ajarsiiyo

  • @khadrajaamac6925
    @khadrajaamac6925 Před 2 lety

    Jazallaahu khyran jazaa Alle haku barkeey shiikh

  • @user-xy3xv4wl4m
    @user-xy3xv4wl4m Před 11 měsíci +2

    Asc waall alaah kaku barakeeyee waxaan rabey meesha and kajoogto suuqa islii nabarkaga iigusoodir waxaan karabey saliida seeytuunka waall

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před 2 lety +1

    Mansha Allah Alle haku xafido Aamiin yaarabi jisakalah khayr

  • @ayanmoh6078
    @ayanmoh6078 Před 2 lety +4

    Walaahi sheeqan caadi mahan wuu ku fiican yahay qeebta hayeesinta huuleyso sheeqo waan jacelahay markaad hayeesineysid

  • @maxamedibrahim829
    @maxamedibrahim829 Před 2 lety +2

    Masha alaah sheeq alaha ku xifdiyo

  • @ubaxciiseibraahim9373
    @ubaxciiseibraahim9373 Před 2 lety

    Masha allah sheeikh allaha kuxafido aamiin

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 Před 2 lety +2

    Maasha allah jizakallahu kheyr

  • @hindiamustaf6302
    @hindiamustaf6302 Před 2 lety +1

    Maashaa Allah jazaakalahu khayr

  • @maryanl804
    @maryanl804 Před 2 lety +1

    Jasaakalahu kheyr sheekh

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 Před rokem

    Masha Allah tabaarakallaah
    Allaha Ku barakeeyo

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 Před 2 lety +3

    Baaraka allaah fiikum

  • @rahmoruuxihussein8165
    @rahmoruuxihussein8165 Před 2 lety +1

    Masha allaah shiiq jazaakumu llaah

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 Před 2 lety +1

    Masha allah jazakalah khair

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 Před 2 lety +1

    Masha allah shekh jisakalaha

  • @mohammedamin8624
    @mohammedamin8624 Před 2 lety +4

    Asc sheikh yuusuf saffronka ka so hadal fadlan ilahay ha,idin xifdiyo 👀🦻🏃🏃

  • @zahranoor2291
    @zahranoor2291 Před 2 lety +1

    Mash Aallah sheekh👍🙏

  • @haweyoosman8510
    @haweyoosman8510 Před 2 lety +1

    Masha allah shekhu wa runtiis avocado wa dawo adunku wa isku dila sidey ku heli lahayeen ayay tartan ugu jiraan dalka kenya ayan arkey beralayda waxa dagal ba an ku haya tuugo radinaysa avocado 🥑 qof waliba siduu ku heli laha beralaydu waxay samaysten wardiyaal ilalisa avocado 🥑 da waxa dalal badan oo calamka ay aad uradinayan oo ay melo fog fog uga yimaden helitanka avocado intas uu sheku shegay wa runtiis iyo inkaloo farabadan hadaba ku dadala berideeda iyo isticmalkeda

  • @imanshirwa9217
    @imanshirwa9217 Před 2 lety +1

    Jazakalah kheyr

  • @amiranuurahussein4265
    @amiranuurahussein4265 Před 2 lety +3

    Masha Allah shekha waxaan ka codsanayaa inuu ka Soo hadlo subaga lo"da

  • @saciidaxassan4680
    @saciidaxassan4680 Před rokem

    ماء شاء الله ❤تبارك الله

  • @barwaqoahmed5859
    @barwaqoahmed5859 Před 4 měsíci

    Jasaakallaahu khayran jasaa sheikh

  • @nadiramawlid39
    @nadiramawlid39 Před rokem

    Asc sheekh jakal uh khar alle hakaa abaalmariyo misaanka xasanaadka alle hakuugu daro sheekh hamaqlin dadka Maan gaabka ah ee noofaahfaahi geedkasta

  • @sahroyahyedamey6794
    @sahroyahyedamey6794 Před 2 lety +2

    Masha Allah

  • @khadraali620
    @khadraali620 Před 2 lety

    Jazakallahu khairan

  • @AsdAsd-wq8tp
    @AsdAsd-wq8tp Před 2 lety +2

    waa mahadsantahay

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 Před 2 lety +2

    Thanks sheik

  • @user-zt9ub6df3c
    @user-zt9ub6df3c Před 2 měsíci

    MashaAllh sh waad. No faidaysay mahadsanid

  • @yasminemahamud1332
    @yasminemahamud1332 Před 2 lety +2

    Quelle magnifique conseils qu Allah te récompense d'ici bas et au delà et t'offre le paradis le plus haute degrés inshallah franchement merci énormément

  • @fardowsaosman2253
    @fardowsaosman2253 Před 2 lety

    Sallahu caleyhi wasalam shiekhunaa

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 Před 2 lety +2

    Asc hasoo kabin ee faidada dhameystiran noo sheeg

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Před 2 lety +3

    ani xitaa majecin vedio dheer

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 Před 2 lety +2

    Caafimaadka Wadnaha na wuu u fiican yahay Avocado🥑

  • @fardowsaxmed184
    @fardowsaxmed184 Před rokem

    Subaga ka soohadalku dhe sheesha safirkow

  • @hudaaabdulahi437
    @hudaaabdulahi437 Před 2 lety +3

    qofki gaal markiisa dhageyso subag loaad iyo salid zeytun iyo moos haiska Ilaaliyo caani loda inteey dheheen waxa Laga qaadaa burusela baa wexeey nookeeneen sun lagu Soo shubay gasac markaseey dheheen Ilmihi siista walle gurigeeyga masoogasho Alxamdulillah

  • @basraabdullahi4154
    @basraabdullahi4154 Před 2 lety +4

    MashaAllah

  • @abdulfatahmohamed7393

    Inalacuna iyo inalashida yafecan

  • @AsdAsd-wq8tp
    @AsdAsd-wq8tp Před 2 lety +1

    👍👍👍👍

  • @zakariamostave829
    @zakariamostave829 Před 2 lety +1

    sheekh babasirta maxa lagu daweya

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před 2 lety

    Sheekh somali deege deeg baa laaga raacay ee siifcaan u shaarax haa gaagabiin

  • @sadamabdi856
    @sadamabdi856 Před 2 lety

    ❤👍

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 Před 2 lety +1

    Bahasha cunideda iyo cabideda ma jecli

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b Před 2 lety +3

    Walaalayaalow , 5:arimood aankahadlo:-
    3dex waasi guud 2bana waa si gaar ah
    3da hore
    1:waataageersanahay in lasoo gaabiyo mawduucyada lasoo jeedinayo , gaar ahaan arimaha caadiga ah , lakiin muxaadaraadka way dhacda in ladheereeyo ,
    2:sawirada dumar naga daayo , ama sawirada aan fiicnayn , allaah subxaanahu watacaalaa kacabsada ,
    3: meesha aw yiri afgaalaadka , eraygaa dib haloo fiirsho , waayo dad badan ayaa af -English ka kuhadla .
    1:walaale adoo raali ah maxaa cadayn uah waxa aad sheegayso oaad qaabkaa usheegayso ??????
    2- tan udambaysa waaasidaan👇
    أليس أحرى له-وأعنى هذاالضّمير الغائب صميرَ المخاطب!!- أن لا يفعل - بالتّاء بدل الياء- يمضغ - بالتّاء بدل بدل الياء- على مَرئي من النّاس - . لأنّ ذالك يخرمها (أعنى المروؤة).؟؟؟

  • @IstarXamud-ol9in
    @IstarXamud-ol9in Před 6 měsíci +1

    ❤❤❤❤

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před 2 lety

    Biisinka hii mashaallah

  • @alialbare3353
    @alialbare3353 Před 2 lety +2

    asc, sheekh Rabi haku xafido.
    sheekh ka waran barida ama badhida Idaha(adhiga) subageeda.

  • @zeinabali2250
    @zeinabali2250 Před 2 lety +1

    Mansha allah jasakalah

  • @farxiyahasan846
    @farxiyahasan846 Před 2 lety +1

    Haraha la dhaha

  • @aminaabdullahi6913
    @aminaabdullahi6913 Před 2 lety +1

    I 👍

  • @zuexsiman7009
    @zuexsiman7009 Před 2 lety +2

    Hooyoda uurka leh ma sticmaali karataa sheikh

  • @qadroabdiali8891
    @qadroabdiali8891 Před 2 lety

    Sheeqow side lo beeraaa soomalia joganaaye

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Před 2 lety +4

    gaas may kicisaa sheeqa waydiii ustaad?

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 Před rokem

    Jowhar ayuu ka biixi jiray lakiin dadka ma aqoon daanyeerka ayaa cuni jiray iyo dadka ajaaniibta ah, somalida ma aqoon aqoon la aan ayaa u diiday

  • @AdanMcalin-ki7lw
    @AdanMcalin-ki7lw Před rokem

    Waarabna saliita sytun Ka intaa kaheli karnaa

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 Před 2 lety

    Asc. Makuficantahay ina dadka hotisakucunto

  • @FarduusCabdi-rh4on
    @FarduusCabdi-rh4on Před rokem

    tayroonka maloocunikaraa

  • @sayidcilmi4976
    @sayidcilmi4976 Před 2 lety +1

    Sheikh yuusuf halkuu Nairobi ka daganyahay?

  • @farxiyahasan846
    @farxiyahasan846 Před 2 lety +1

    Asc sheikh suaal whatsappbkaso weydiiyey mxa iga jwbi weysay

  • @adhamzalad8765
    @adhamzalad8765 Před 2 lety

    In badan ayaan idinka dalbadey
    Meel idinkala soo xidhiidho

  • @muhdiina7382
    @muhdiina7382 Před 2 lety +2

    Please stop these nonsense claims without citations and proofs itaqalaah stop qiila wa qaala “hatuu bur haanak inkunta taclam”

  • @amatullahbintumuslimah7775

    ASLMCLYKM W W JAAMACOW HORTA WAXAA NASIIB DARO AH SOMALI INEEY MAANTAY SARKHAANSAN TAHAY OO IN BADAN OO KAMIDAH AYSAN BA LAHAYIN XILKASNIMO IYO DAREEMO WAX FAHMAH WAAYO BAL U FIIRSO WAXA MAANTAY MUQDISHO KASOCDAH OO GUDIGA LOO XIRSAARAY DIB U EEGISTA WAXA LA DHAHO TASDUUR EE AH SHARCIGII AMA QAAMUUSKII SOMALI LAGU HAGILAHAA GUDI KU SHEEGA LOO XULAY, MALAYIN MAHAYO INUU KU JIRO QOF DAARADA IYO SIDA NIJAASTA LA ISAGA DHAQO, SIDOO KALE U MALAYIN MAAYO INUU KU JIRO QOF AXKAAMTA SALAADA AMA SOOMKA AMA SAKADA AMA XAJKA IYO SHAHADATEYINKABA INUU KU JIRO MAXAA LOO DOORTAY INEY NOO SOO QORAAN NAAG NAAG KALE DABADA KA FARDEYNEYSAH AMA NIN NINKALE DABADIISA QOORAAN SANAYAH IWM😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭WAR AAWAY CULIMADII WAR AAWAY DADKII CILMIGA ISLAAMKA IYO KAN MAADIGABA YAQIINEY, ALLAH BA'ANAYAY ALLAH SOMALI HOOGTAYEY ALLAH SOMALI U DHAMAATAYEY ALLAH YAA ISLAAMAHEY ALLAHAYOW NOO GAR GAAR ADIGAA AWOOD LEH AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @qadroabdiali8891
    @qadroabdiali8891 Před 2 lety

    Meeqo sanee ku bexee

  • @muhdiina7382
    @muhdiina7382 Před 2 lety

    Are all of these his own opinion or he has results from research studies that he can share with us ? Lol #cajiib

  • @kheiramohamud3527
    @kheiramohamud3527 Před 2 lety +1

    Dukanka halke kuyala

  • @FarhiyoMohamud-ht6fq
    @FarhiyoMohamud-ht6fq Před 2 měsíci

    Meekho bilod ayu kugu baxay

  • @Macaneye
    @Macaneye Před rokem

    Been loow

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před 2 lety +3

    Aslam alaykum Shiekh shukran
    Ilaahay ajir xasanaad badan ilaahay ha kaa siiyo
    Aad baad noogu faaiidaysaa
    Man shaa Allah tabaraka raxmaan

  • @aminaabdullahi6913
    @aminaabdullahi6913 Před 2 lety +1

    Masha Allah

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 Před 2 lety

    Masha Allah

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před 2 lety +2

    Aslam alaykum Shiekh shukran
    Ilaahay ajir xasanaad badan ilaahay ha kaa siiyo
    Aad baad noogu faaiidaysaa
    Man shaa Allah tabaraka raxmaan