Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku ah fannaanadda Ayaan Wadani

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 05. 2020
  • Maxaa kala qabsan doonaa caawa fannaanadda Ayaan Wadani iyo kooxda qaraaxo?
    Nala sug siday noqon doonto falcelinta fannaanaddu

Komentáře • 2,9K

  • @sharmakhaliif1231
    @sharmakhaliif1231 Před 4 lety +350

    Nabiga inta jecel like ii saara

  • @zakariyemohamed6085
    @zakariyemohamed6085 Před 4 lety +991

    Gawadha kabta siibanayso inta ila sugayso like isaar 😍😍

  • @sabraa2009
    @sabraa2009 Před 4 lety +88

    Ayaan wadani waa ka baxsatey.
    Waa qof damiir leh oo aan aqbaleeyn daandaansi.
    Ayaan wadani ha leeygu salaamo.

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +13

    haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaamNabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam❤ (SCW) 😍😍

  • @kinghanadofficial7928
    @kinghanadofficial7928 Před 4 lety +342

    inta igu raacsan in nala tuso Abshir camera manka 😂😂😂😂 inbadan ayuu dadka ka xanaajiyey ee aztaan tv hana tusaan camera manka 😂🙋‍♂️

  • @abdikanimohamed587
    @abdikanimohamed587 Před 4 lety +265

    Inta gabadha wariyaha taagyeersan jilataankeeda like dhac igu siya #Ramadaan Mubarak 🤗🤗

  • @IqroJiciir
    @IqroJiciir Před 4 lety +314

    Camero manka intaa waajigisa rabtaa sideydaa cml kkk

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715 Před 4 lety +301

    Gabadhan waa nag adag wlh inta tageersan ayaan wadani farta taaga😂😂

  • @38abdi54
    @38abdi54 Před 4 lety +206

    Inta Abshir wajigiisa rabto iney aragto like

  • @kamaladawe1231
    @kamaladawe1231 Před 4 lety +261

    Qoftaan ineey qof nool tahay inta ila aragtay like ta ha ii saaraan🤚 😂😂🙏

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 Před 4 lety +541

    Gabdha kabta siibanso inta ila sugaysaH like zaar👢👠😂

    • @ilwaadinasheikh
      @ilwaadinasheikh Před 4 lety

      Ayman Ahmett anaaa sugaayo runtii

    • @Suldan-IMW
      @Suldan-IMW Před 4 lety

      Taaas waa inagu raagtay 😁😁😁

    • @pretyysmile9923
      @pretyysmile9923 Před 4 lety

      @@Suldan-IMW
      Haa wlhy😁

    • @warsamegraphics
      @warsamegraphics Před 4 lety

      Kkk

    • @mohanofficial3373
      @mohanofficial3373 Před 4 lety

      Iku qaad waa walaalkaa plz subscribe ii saar hadaa soomali tahe🇸🇴🇸🇴🇸🇴I love inta somaliga ku hadasho
      czcams.com/video/GDiCmh-nSgE/video.html

  • @kipirlowadamariaofficial3724

    Baruud time kiisa ma ilaawo inta iguraacsan like dhac igusiiH

  • @mohamedbillow8828
    @mohamedbillow8828 Před 4 lety +267

    Fananada fartun ayan ucodeyey qofta ugudulqad badan inta an so dawaday 👍

  • @axmedmaxamedaxmed9261
    @axmedmaxamedaxmed9261 Před 4 lety +113

    Hadaad jiif kudaawaneyso liketa ha ila dhaafin huuno

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715 Před 4 lety +23

    Fananada ayaan wadani Afk qurux badanaa leedahay masha alaah 😍😍😍😍

  • @yusuffarajuun610
    @yusuffarajuun610 Před 4 lety +46

    Farxiyo kabayare ineey u qaab eg tahay inta ila aragtay ❤️

    • @farhansh.bashir476
      @farhansh.bashir476 Před 4 lety +1

      aad iyo aad codkeeda xadaa gariir baa ku jira sida farxiya gabayare

  • @kamalalamoudi3265
    @kamalalamoudi3265 Před 4 lety +73

    Ayaan wadani waa gabadha kaliya ee dhiiga leh oo aan reaction-keyda aan ka helay noolow ayaan wadiney xppti

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 Před 4 lety +349

    Naagta kabta inta ila dharareyso Like👍

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 Před 4 lety +48

    wlhi naag nool waaye
    inta ila argtay kipirkeeda👍🤣🤣

  • @jaajurjiinoow2580
    @jaajurjiinoow2580 Před 4 lety +33

    Wale wa gabadh geesiyad ah
    Aadbaan u jeclahay dumarka kulkulul ee dulmiga neceb ee wax iska celiya

  • @zaydkhaliif4664
    @zaydkhaliif4664 Před 4 lety +365

    Camera manka inta wajigiisa rabta inay aragto liketa🙏

  • @worldtiktokchanel9130
    @worldtiktokchanel9130 Před 4 lety +267

    Baaruud baaaruud yaa ila taageera baaruud😂😂

  • @liinjaofficiall6271
    @liinjaofficiall6271 Před 4 lety +151

    Meshan Timekeygan ku imaday like isara Bal😂😂

  • @mohammedqadarabdi4847
    @mohammedqadarabdi4847 Před 4 lety +11

    Barnaamijkan wuxu i baray fannaaniin aan horeyba u ogeyn in ay jiraan hadad ila mid tahay Like ii saar si aan u ogaado inta ila midka ah

  • @fahadiyosaacid9176
    @fahadiyosaacid9176 Před 4 lety +322

    Inta abshir cameriste ina aragto rabto like isara

  • @qunyarsocod6737
    @qunyarsocod6737 Před 4 lety +176

    Inta gabdhan u dhareerinaysay like ha ila dhaafina 🤣🤣🤣

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Před 4 lety +1

      qoftan marhora kahelay ayado dhehse inte kaheysta orod mesha kahesijirtay ad

  • @raaficyusuf7574
    @raaficyusuf7574 Před 4 lety +54

    inta USA ka dhawanayso like ii dhaafo waxaan rabaa in aan ogaado inta qof ee reer maraykan ah oo dhawanayso!!!

  • @mistermonsieur5162
    @mistermonsieur5162 Před 4 lety +87

    Somalida waxey aaminsanyihiin hadii laguugu tumanaayo wa ina aqbasha hadi kale waa dabeecad xuntahay

    • @ciiseqani5806
      @ciiseqani5806 Před 4 lety +4

      sax umadaan meel lo raco mjirto

    • @qalanjomoha1833
      @qalanjomoha1833 Před 4 lety

      @huda love maxaa fudaydka dhan kugu wata mad iskagatagti meshaba

    • @qalanjomoha1833
      @qalanjomoha1833 Před 4 lety +1

      Lagmaha hadlayo tumasho ee qofkan afkuu kahadla aduna afkaga xaqaga kudhacso adoo ixtiraam muujinaya waa xadaariyad lkn kiis iskawaal waxy tusinee inadan waxba islahayd iyo kalsonidaro

    • @yasenmohamed4656
      @yasenmohamed4656 Před 4 lety

      Wlh xaqiiqada sheegty

  • @kadraali9180
    @kadraali9180 Před 4 lety +72

    soonka allah naga aqbalo inta soo afurtay ee africa ku nool intaan wali afurin allah idin yasiro

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 Před 4 lety +252

    Kabo la'aan hadad dawanaysid Commentigan like saar wll👍🏾😅

    • @mariaabdirahman3013
      @mariaabdirahman3013 Před 4 lety

      😂😂😂😂

    • @gabareymaanyo5672
      @gabareymaanyo5672 Před 4 lety +2

      🤣 mayee Surweel la'aan hadad ku dawaanayso

    • @cuzeerabdullahiabdi5623
      @cuzeerabdullahiabdi5623 Před 4 lety +1

      @@gabareymaanyo5672 niyadaydaa in aad kala baxaday aan umalaynayaa baa in aaan soo qor baan u soo galaybaa

    • @gabareymaanyo5672
      @gabareymaanyo5672 Před 4 lety

      @@cuzeerabdullahiabdi5623 🤣🤣walaalow waa yabay kabo la'aan kulaha wlhi Like radis meel xun ba lo gali doona

    • @Abdikadir1
      @Abdikadir1 Před 4 lety +1

      @@gabareymaanyo5672 adu Aya ku dhahy Reply ugal camal la'antada😅

  • @qadaasbinabdalla739
    @qadaasbinabdalla739 Před 4 lety +19

    M.A Waa Libaaxad Wlhi
    Tanoo Kale Allah Calafka Noogu Daro❤👏

  • @scwscw3047
    @scwscw3047 Před 4 lety +15

    Fananada an donayay ba weye , ala qurux badana o qosol Macaana 😍😍

  • @anisoabdillahi4065
    @anisoabdillahi4065 Před 4 lety +95

    Nagtii kabta qadaneysay inta ila sogeyso likes dhac igu sii🙏

  • @Short_factz
    @Short_factz Před 4 lety +107

    inta cameraman ka wajigiisa inee arkan rabto
    like dhac kusiiya

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 Před 4 lety +252

    inta saxuurta dawaneyso LIKE dheh
    cawa wan so daahay LIKE jcyl lee lamaroyaa😃😃

  • @farhaanabdullaahi349
    @farhaanabdullaahi349 Před 4 lety +55

    Ji jin aan is Laheen ayaa soo Xiranee inta ku Qososhay Like ✌️😋😂😂

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 Před 4 lety +212

    Codkar isku kalsoon waa tanoo kale
    Hal Wiil hadeey ii dhali laheed,
    Xamar laamigaan dhex seexan lahaa

    • @fartuuncabdi7324
      @fartuuncabdi7324 Před 4 lety +2

      😁😂😂🤣😃🤣

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Před 4 lety +3

      qoftano kale le kudifaci karta wa codkar karti badan o lalabada udulqadan karin

    • @hgh6577
      @hgh6577 Před 4 lety +8

      Hhhhh lamiga iska seexo ma umakeysaa hada shabel nool lagu dhali xataa koo libax ismoda imana somali bareejo hhhhh

    • @munirianah
      @munirianah Před 4 lety +1

      😂😂😂😂😂

    • @Zahraxasan350
      @Zahraxasan350 Před 4 lety +2

      Hhh wlhi funny yaathy

  • @faisoahmed4951
    @faisoahmed4951 Před 4 lety +26

    Astaan Tv waxaa idin leeyahay mesha kasii wada waalida Ayaan Wadani so funny Masha alllah Abgaaal Osmaaan❤️🤍💯😂

  • @karaamaofficial2092
    @karaamaofficial2092 Před 4 lety +58

    Dayax Dalnurshe inta in lakeeno rabto Like dgac kusiii

  • @abdirahmandahirali6586
    @abdirahmandahirali6586 Před 4 lety +59

    Wiilka wato surwaalka 8 jirka wajigiisa ina rabto like saar hhhh

  • @abdullahiosman9274
    @abdullahiosman9274 Před 4 lety +80

    Adhigo sarirta kujiftit hada dawanii like igu qawoo ☝🏿

  • @drsmuniiro9051
    @drsmuniiro9051 Před 4 lety +141

    Waligey aztaan sida aan ugu xiranahy uguma xirnaan😂😂😂prank lee lamaroyaa

  • @drsfaatima6307
    @drsfaatima6307 Před 4 lety +32

    War nio qoftaan way ka reysey hhhh mooryaana tihin kulaha 😁😄😄

  • @yasminali74
    @yasminali74 Před 4 lety +22

    wlhi waa Gabar Dhiig Leh Oo Xaqeeda dhacsa neyso xiligaan laga bilawo dumar ma ihi🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Před 4 lety +139

    Hadaa jiifka ku daawaneyso Like ta ha iLa dhaafin👍👈

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 Před 4 lety +39

    Gabdhan quruh badan tahy wlhi😍

  • @Ahmed-ud1rh
    @Ahmed-ud1rh Před 4 lety +123

    Ayaan: "saacaan laga bilaabo dumar ma ihi
    Baaruud: "goaan qaado"😂😂😂😂😂😂

  • @sheeymaakchannel375
    @sheeymaakchannel375 Před 4 lety +7

    ayaan Wadani boqortooyo Abgal dhiiiga wa u dhalasho my sister wad u dhaladtahya❤❤❤❤

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter Před 4 lety +144

    Hhh wallle tanaa barnamijkan banad waye Kulaha

  • @ahmedtaajir5829
    @ahmedtaajir5829 Před 4 lety +69

    Shadiya sharaf wax bareejeyo wali waan la'ahay yaa ila qaba fakarkaan.

    • @XOGTEENA
      @XOGTEENA Před 4 lety +1

      Bentaa Maahan Walal

    • @samisfamily5703
      @samisfamily5703 Před 4 lety +2

      Me too ilaa hada Waxn ka hely majirto on ka aheen shadia

    • @SoccersmileTV
      @SoccersmileTV Před 4 lety +1

      Shadia qabiil dhanbayba wacaty hahah

    • @khadarhapy2439
      @khadarhapy2439 Před 4 lety +2

      ayaan wadani malaha maydaan ufiirsaninba .... naagta kaliyee baaruud ka badisay waa ee meesha dhan shidatay waa ayaan wadani hadaad xaqiiqa doonaysaan

  • @MeeraMeera-gl8ok
    @MeeraMeera-gl8ok Před 4 lety +7

    Dadkaa iishegay ina fananad ahay oo cod macanahay😂😂😂wlhi naag nool waye ayan wadani wa kuwataa like ta dhac kusiya hada intas kaheshay🔥

  • @badrismart246
    @badrismart246 Před 4 lety +55

    Wlh qoftaan qof adag waaye qofta wariyaha siday ula hadasha layaabay waraa yareY meesha maxa igu wacday kulahaa😂😂

  • @munadaganmuna2711
    @munadaganmuna2711 Před 4 lety +38

    Ayyy inta ku xidhan barnamijka qaraaxo like

  • @maxamedqays1631
    @maxamedqays1631 Před 4 lety +21

    Team baruud likta
    haila dhafin somaliyey
    Ramadan mubarak 🇸🇴

  • @ahmedsamater4159
    @ahmedsamater4159 Před 3 lety +2

    Runtii waa fanaanad aad u dulqaad badan codkeedana aad aan uga helo. Bravo 👏🏽👏🏽👏🏽

  • @kaledtaher1974
    @kaledtaher1974 Před 4 lety +8

    Love that girl Ayaan Wadani, true musician,

  • @tmjofficial8932
    @tmjofficial8932 Před 4 lety +68

    Qoftaan intii sugeesey LIKE 🙏🙏

  • @haifabacchar1447
    @haifabacchar1447 Před 4 lety +21

    Adoo jifo Hda dwnyso like Hdana soo Afuray Alx

  • @tolmoon2233
    @tolmoon2233 Před 4 lety +10

    Ayaan wadani waan tagersanay naag nool👏👏😂

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 Před 3 lety +5

    AYAAN....has outwitted them briliantly...damn! She's got trilling eye-queue than all combined!...why?.. conducted herself in calm while observing mostly all around in killing silence than blathering about...she looked at them and focused more to learn on their behaviour of disruption and finally declared "Mooryaan" at play...!😀...

  • @asiye717
    @asiye717 Před 4 lety +216

    Moryana tihiin 😂🤣
    Barnamijka banad wye 😂🤣😂😂😂😂
    Sacadan laga bilawo Dumar maihi mrkn edab daradan okale arko nimanka kubira😂😂😂😂😂😂

  • @AB-880
    @AB-880 Před 4 lety +81

    Eedo Sahra Axmed Jaamac ILAAHAY ha u NAXARIISTO Dicada u raaciya.
    IYO inta Muslimiinta ah ee dhimatayba.

  • @khadargeedi2781
    @khadargeedi2781 Před 4 lety +47

    Qaar aan waligey dawan xita oo fanaana meshan ku bartay iney hesaan yasiinke 🤣😂🤣 tolow codadkan maqlayo laguma hesee heesaha maxaa lagu sameyaa markey qadaan 🤣😂

  • @omaregal164
    @omaregal164 Před 4 lety +3

    Ayaan wadani waa gabar dhiig leh weeyaan dadka waa layska celiyaa Somali qofkaa yac iska dhihin waay ku dul tuntaan

  • @halbeegnews9166
    @halbeegnews9166 Před 4 lety +74

    inta borama ka daawanaysa like ha ila dhaafina. hno

  • @dhoorsanedaacad5909
    @dhoorsanedaacad5909 Před 4 lety +111

    inta kabley nagu soo daahiyeen hadana sugaayo like dhac 😂😂😂

    • @shuushudahir320
      @shuushudahir320 Před 4 lety

      Kablay maxa losodena idinkaba tuugsi ku dishene wa lidin macane na noh uff tuugsiga kadayay nooh uf

    • @dhoorsanedaacad5909
      @dhoorsanedaacad5909 Před 4 lety

      @@shuushudahir320 lakiin codsiga Astaan Tv oo ku socdaa ee adiga maxaa ku daaray ufta intee u socotaa walaaley ramadan waaye caayda jooji ceeb waaye waxa adiga lagu weydiinin inaad jawaabto

    • @fatimacadey4563
      @fatimacadey4563 Před 4 lety

      shuushu dahir ma aragtay waaba logu danbeysiina 😂😂😂😂

    • @shuushudahir320
      @shuushudahir320 Před 4 lety

      @@dhoorsanedaacad5909 hhh codsiga hadad astan uwaday tel ayay leyihiin mida kle uf ceeb maha mida kle yaaba ku aqoon san codsi labila waye barnamij illa hada waba lacodsanaye wax idin tax galiye ma aragten😂 tuugsigina lagu raxesanoya😏😎

    • @dhoorsanedaacad5909
      @dhoorsanedaacad5909 Před 4 lety

      @@shuushudahir320 sidaa adiga aaminsantahay ka hadashay codsi lagu raaxesanayo miyaa soo baxay mida kale commentiga wax walbo oo qofka qabo inuu kuso gudbiyo ayaa looga talagalay talefoon maxaa ii geeyi intaa u jeedaa oo si fudud lagu arkaayo

  • @batoyareofficiall4061
    @batoyareofficiall4061 Před 4 lety +25

    Yaa ila arkay ayaan wadani. Sarwaalka 8 jirka wadataa😂

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 Před 4 lety +2

    Ayaan wadani waxaad tahay gabar adag oo cadkeeda dhacsanayso waa ku taageer sanahay yaaqaay

  • @cadnanlovelybigix5083
    @cadnanlovelybigix5083 Před 4 lety +34

    Sideydo kle inta #Dayax iyo #Khadar #keyow sugaysa like isku muujiya😂👍👍

  • @isma0657
    @isma0657 Před 3 lety +2

    Ayaan ugu fcn inta kle barnaaamijka lgu cazuumey💓

  • @abubakertezmoofficiall7631
    @abubakertezmoofficiall7631 Před 4 lety +11

    😂😂😂gabadhii ugu ad adkayd wlhi inta barnamijkan aandawaday raga kubiir abayo edeb daro hadad aragto

  • @mahamudjama4639
    @mahamudjama4639 Před 4 lety +31

    ayaan wadani kow anaa tageersan i love ayaan wajigedaan quruxdiisaan heesaheeda udhagaystaa

  • @ridwaanhaji3054
    @ridwaanhaji3054 Před 4 lety +15

    Ani gabadhan codkeedaban ku haystaa wlhi❤❤

  • @hafsamohamed7599
    @hafsamohamed7599 Před 4 lety +22

    We want see her actual reaction. Pls post the rest 😂😂😂😩

    • @telltale1129
      @telltale1129 Před 4 lety +2

      They r so shit they never post the initial reaction, what's then point of prank if ur not adding the reaction

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Před 4 lety +1

      Me too😒😫😫

  • @suadfamily522
    @suadfamily522 Před 4 lety +39

    Ck reactionkiisa sugayaa qaraaxo io bar 😂😂

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 Před 4 lety +26

    Waryaa iga dambeyo somaliyey Allaha soonka naga aqbalo cuduuro iyo xanuuno faafo Allaha naga qabto

  • @umurajab5825
    @umurajab5825 Před 4 lety +32

    Inta fb live kaso weysay ani cml shib iska dhaha 😷🤔✌ hada xanaaqo sanboor igu kaca 🤫😳😂😂😂

  • @muuqproduction5831
    @muuqproduction5831 Před 4 lety +4

    Waa markii 3aad oo aan daawanayo hadad ila mid tahay like👍👍 dhackusio

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 Před 4 lety +16

    17:23 hhahahah baaruud wax badan buuu dhahay ....
    *barmaamjika waa banad*
    Maanta asaga looga hormaray😂🏃‍♂️😂😂 bom 💣

  • @baariaxmad4520
    @baariaxmad4520 Před 4 lety +114

    Adiga yareey kulahaa😂😂🤣
    ¶Tankale saacan laga bilaawo nin
    ayan ahay kulahaaa😂😂
    ¶Waxa kasii daran Barnaamijka Banad waye hhhhhh😂🤣🤣

  • @user-hb4vy5wp2c
    @user-hb4vy5wp2c Před 4 lety +69

    200sanuu timekiisa Ku imanayay baruud waqti kama lumo 😂

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Před 3 lety +5

    We need girl like ayaan who never take bullshit. Waa gabar mooqifkeeda adegyahay

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 Před 4 lety +5

    15:32 war ileen siday udhahayso kahelay❤ waaawareeey qosolkan yaroo kale ayaaney dareenbuu igaliyaye ma ogtahay yaray😍

  • @casarduulofficial8484
    @casarduulofficial8484 Před 4 lety +38

    Allah dartiis baan kuu jeclahay ee adna ii Jeclaw sido kale allah dartiis #SUBSCRIBE igu saar #Mahadsanid

  • @Gaashaanlle8472
    @Gaashaanlle8472 Před 4 lety +125

    Inta sugayso
    in la soo daayo waraysiga
    qadar keeyw iyo
    Dayax dalnuurshe
    Like iisaara

  • @fadumoaddow8552
    @fadumoaddow8552 Před 3 lety +2

    Maasha allaah tabaarakalaah Naag nool iga dheh ❤️💖👌

  • @husseinabdidahir1924
    @husseinabdidahir1924 Před 4 lety +6

    Asxbta qoraalkyga inta arakta liketa ha ila dhafina🙏

  • @ISMOBeautyandCooking
    @ISMOBeautyandCooking Před 4 lety +60

    Waatan gabadhan sugaayey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 Před 4 lety +62

    YareeY kulaha walhi qoftan yaraantedi dadka ayay laYn jirtaY...🤣

  • @kowtherfarah5547
    @kowtherfarah5547 Před 4 lety +4

    Aad bn u jeclahy inta fanaan ee halkaan lga wareysty mxa yeelay dhamaantood xasan aadan samtr bay jecel yihiin😥❤💋

  • @ugaasoali3717
    @ugaasoali3717 Před 4 lety +13

    Dadka dul qaad kee qalad kafah meen dulmiga looma dulqatee waala iska dhiciyaa dadka inti dhigleh tageero u ahay

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 Před 4 lety +38

    Ilaahay soonka hakaa aqbalee subscribe iigu deeq wllo❤

  • @saadaamlajoya2453
    @saadaamlajoya2453 Před 4 lety +39

    Inta gabadha fanaanada ah inay kibireey tahay dareentay like ii saara

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 Před 4 lety +11

    Episode ki shaadia sharaf 🔥iyo episode kan Ayaan wadani🔥 2 badaas was more spicy🔥🔥, xawa degen😘 na she was coolest👌

  • @abdirahmanblue3621
    @abdirahmanblue3621 Před 3 lety +1

    Ayaan wadani we love u wll gabadh qaali ah oo dabecad iyo muuqaal dahabi ah leh ♥️✔️🇸🇴

  • @osmanmohamed3914
    @osmanmohamed3914 Před 4 lety +50

    4:50 Abshirow adi maad iga leexatid walaalo, so sweat , wixii intaa ka dambeeeya haadii ay xanaaqday waa ibnu adaan , its just normal, you got my support 100% from Toronto Ayaaaan

  • @hamdacadey6394
    @hamdacadey6394 Před 4 lety +66

    waa bil Ramadan murad ayan leyhy iso duceya asxbey plz 🤲❤

  • @cabdinuurmohamedcali8933
    @cabdinuurmohamedcali8933 Před 3 lety +2

    Wllhi ayaan wadani wey dabeecad fiicantahay hadey intaas udulqaadatay

  • @imabdullah3538
    @imabdullah3538 Před 4 lety +5

    AYAAN I LOVE YOU

  • @shakurmahamedshakurmahamed4760

    Inta madhera kadawanoyso 👍 somaliweyn Ramaadan kareem melkasto jogtanba xanunka alaha nagabadbasho